Another master piece Mr. Ayaanle. Waad ka fiicatahay kuwa qabiilka iyo cayda dadkii ku halaagay ee aan waxba laga faa'iidayn. Dadka soomaaliyeed ee aad taariikhdooda soo bandhigaysid si wax looga barto oo khaladdadkii ina soo maray aynaan ku celin runtii abaal bay kuu hayaan. Saaxiib guukayso
So true and my best wishes to all who lost loved ones during the SSDF's fight against the Barres regime and for the development of Puntland. By the way, the lawyer who defended the military officers of the coup d'état like General Ciiro was Avvocato Mohamed Jamac Xabeeb who was also in prison for 8 years because he was there as a lawyer.

Ayaalow waan ku salaamay. Ninkan weydii waxa aan u maleynayaa aniga oo macalin shaqo qaran ka ah xero qaxooti oo la yiraa "Halbo one" oo u dhaweyd magaalada Luuq dhanka Ethiopia ee buurta "Dhuusaay" sanadkii 82/83. Waxa aan u shaqeyn jiray mark aan macalinimadda ka soo baxo hey'ad qaxootiga daweyn jirtay oo la dhihi jiray "World concern" oo aan u ahaa turjubaan iyo machanic baabuur. Waxa ay xeradoodu ku taalay qarka wabiga jubba, habeen habeenadda ka mid ha ayey SSDF ka soo gudbeey wabiga oo biyahii ka gureen markaasey QARXIYEEN guryahii iyo xafiisyaddii oo dhan. Balo shaqo la'aan ayey i dhigee saa hey'adii waxa ay u guureen Jilib iyo Juudaan daweys ana waan ka cabsaday Juudaanka. Waa sheeko dheere waan ku salaamay imbow.
Puntland bur-burka la sheego wuxuu helay 1978 oo ay ka dhaceen jariimo ka baxsan banii-aadamnimada, afweyne markuu cararay 1991 kii ahaa Waxay ku heshay Nabad wayeelkii wadarta loo laynayay iyo sabigii dariiqyada ay ku jiidayeen arxanlaawayaal aan u dhalan ayay ka xorowday magaalooyinkii gaari waaga ahaa ayaa Noqday kuwa ugu horumarsan uguna magaca dheer somalida Halgamayaashi naftooda u huray ladagaalanka shuuciyiinti dadka xasuuqa iyo caburinta ku hayay dhaxal loo aayay bay uga tageen dadkooda.
29:42 qisada Ina shareeco iyo Generaal shabeel dhexmartay we iga qosolsiisay lkn sido kale waxe itustay xiligaas in wadan ka rag adag askar ka ahaayeen somalina nin noocaas o kale un ba na xukumi karo runta waxe tahay baryo iyo xushmad waxba kuma lihin
Ahlam War laliska Radio Mogadisho,waxaa uu ku yaala,Ex KM 7 ee xigta Kuliyadii Gahayr ee Hore. Xaafadaha Arhantiina Waxaa ku yaalay Sateliat one,waxaa la haa wassaradacBoostada iyo isgasrsiinta. Waxaa garan kara dadkii Xamar Ku dhashay oo wax ku bartay. Nabadii beri samaadkii ALLAHA soo celiyo
Ninkan iyo cid kasta oo Ethiopia u carartay magac kasta oo ay sheegato waa in la record gareeyo QARAN DUMIS ayay ku suntan yihiin ma aha in buunbuuniyo khaainul waddan
Mujaahid Ahmed Mire waa saraakiishii SNM ee MAALIN CAD Xeradii birjeex ee Hargeisa kala baxay mijaahid Abdullahi askar AHU. Waa nin Habar yonis ah , isaq. Hadda degan london.
In laga horyimado keligii taliyihii maxumeyn Larkin nasib daro dariqadii ay uga hor yimadeen ssdf waxay ahayd dariqad qabyaaladeysan oo haday guuleysan lahaayen waxay dhisi lahaayeen maamul ka xun midkii ay ladagaalamayen sidaas daraadeed in laga hor tago sax bay ahayd aniga aragtideyda
@@bileabdi9142 Bilow :Hadii aan la walaalayn karayn dadk walaalaha ah Ee qaraabada ah Ee madhabka keli ah Ee iswada dhalay eeisku afka ah Maxaa tarteen!!! Wixii ugu fududaa ee qof daacad ahi kagaajin lahaa ayaad qaban kari waydee. Ina abi ina habaryar ina ayeeyo markaad ka faaiidaysan wayday cadow u arag.
@@kashkaash8818 TAARIIKHADA XUSUD MUDAN DHIIGII . SUNTII BARKADAHA XASUUQII LOO GEESTAY DADKA SOMALIYEED EE JAHLIGII KACAANKU U GEESTAY LAMA QARIN KARO sxb
Ayaanlow ninkan waa in maxkamad la soo taaga waayo isago canshuurtii dalka wax ku so bartay una dhaartay in dalka uu ka difaco cadawga in uu isagii cadaw ku noqdo isla markaane dhibatada maanta ka tagaan somalia masuuliyadeeda kow buu ka yahay hadii uu wax garanayo somalia cafis ha weydisto
Mujrim maxamuud gelleh ma noola. Wuu baqtiyey nin bilaa damiira oo shacab iyo saraakiil dawladeed dil kiu toogtay oo dhiigooda syaad barre u baneeyey ayaad amaanaysaa. Xisaabtiisii dhanka Alle ayey ku kaysan tahey.
Canjeex 1975 ayaa laga dhigay xidigle. Marka 1978 muxuu ahaan karay, hadii ay u badato 2 xidigle. Waa senior officer. Sarkaal hoose oo aan micno badan lahayn. Marka maxaa loogu yeerayaa.
Ciraha aad meesha ku sawirateen ma ahan cirrahii cinqilaabka hogaaminayey. G. Sarre Ciro aad meesha ku sawirteen Virginia USA ayuu ku danbeeyey ogaantay.
Qabyaaladu waa mida SSDF Raac ku tiri dowladii siyaad bare ninkii SSDF looga shakiyo waa la xiri hada maanta ninkii Alshabaab looga shakiyaa miyaa la cafinaa adeer soomaali siyaad bare ayaa maamuli kara qabyaalad iyo musuqna wuu la diriri jiray waxaad sheegayso waa qabiil naceeb iyo qabyaalad ku qaadatay oo duurka kuu dirtay ninkaan ku wareysanaayo isaguna waxaan leeyahay ilaahay ha caafiyo maxaa yeelay wuxuu marqaati ka yahay Ayuu in kiraa siyaad bare wanaagiisii uu soomaali u sameeyay wuu og yahay laakiin wuxuu jecel yahay xumaantiisii inuu soo siidaayo iyo wareysi uu layeelanaayo dad jiran
Siyaad iyo Mingistr farqiga u dhexeeyaya ma ii sheegi karta?. Laba kaligii taliye oo shuuci ah waliba Mingiste ma layn wadaadada diintiise halka Siyaad 10 wadaad maddaxa ag dhigay.
@@xanfargeele4643 Dhibaato ka weyn ma jirto markaad ka hadasho wax aadan aqoon, laakiin waxaan kuugu cudurdaarayaa inaad nin yar tahy ama qabyaalad kululi ku hayso, ogsoonoow hadaynu isku reer ahaan lahayn, aniguba mahbarnimadu way ila fiicnaan lahayd, Mengistu iyo Siyaad baa shuuciyad isku si u qaatay! Ethiopia, intuu haystay dadkii lahaa beeraha, guryaha iyo dhulka kaleba waa lagala wareegay! Dadkoo dhan baan ka hadlayaa! Inqilaabka Mackay dhigeen wax ala iyo wixii siyaasi hore ahaa waa la dilay, diin oo dhan mamnuuc bay ahyd oo baaderigii ugu weynaa Ethioia waa Ła dilay, Ilaa intii laga saarayay Mengistu, Ethiopia bandow habeenkii ah ayaa saarnaa, meesha lagu gaaro maqrib, qofkii socda xarig ayuu ahaa! Mengistu, gacantiisa ayuu ku dilay Haile Selassie! Barkin buu afa ka saaray, ilaa uu ka dhinto! Siyaad waxaynu dhahnaa tobankii sano ee hore ilaa labaatan qof bay dishay dowladiisii oo wadaadadu ku jireen, Mengistu, tiraba ma laha, kaaga daran dil kaliya maaha ee abaartu markay timaado , jidadkuu ka xiran jiray dadka si ay u xasuuqmaan! Dadka uu xasuuyqayo Somalida galbeed ayaa number one ka ahyd, in loo tago Mengiste si loo saxo qaladaadka kacaanka, waa wax qof qabyaaladi qaaday mooyee aan qof aduunkan jooga laga dhaadhicin karin! Waxaynu ka dagaalanaa, " Nin baa wata Land Cruiser iyo madax buu ii noqday" Aduun kale ayaynu ku nool nahay, markaa iska nooloow saaxiib Soomaalinimadu waa cajiibee!
@@lilcuzzwhitemoe siyad bare lama dooran waa nin majid imaan xoog oga noqdey ilaaheyna xukunkisii iyo dictator ninadiisi musqul nageria ku dhex dhintey meesha ugu xun ee qof ku dhinto okay
Muhiimadu waa in dalka iyo dadka laga xureeyaa dadka magaca dowladda kudilaya dadka oo laga saaraa dalka , hadii shaati dowladnimo dadka lagu xasuuqayo oo lagu cadaabayo waa in dowladnimada ladumiyaa si loo eryada tiktaytorka iyo kuwa ummada ciqaabaya.
Waxana layaban doqonkan weriya ku shegay ah daminka ah ee BBC da iska cayrisay talow majertenkan tarikhda xun amxarada dabadhilifka u noqday, mxa Laga waraysana
adiga dowladk hore waxa ka dhacay gobaye somali iki si kicinaye 1991 iyo dagaaladii qabiilada dhibka ay geeysteen somali maad bararujis duliyahoow qabiilo somali ah ba iski goobeysaaye mida kale xukunki siyaad bre wala ogyaay xukun militeri wa aha lkn xukun somali udhamay majirin ee ka hadal waxa manta tagan waxii qabilkaxuma lasoo dhafay dadkana ka baraaruji iney is cafiyandowlad nimana deeqdo0
Waan jeclaa inaan polis noqdo anshax xumada in la is qaawiyo ayaan u goaansadat inaan noqon, waxaan ku hamiyi jiray inaa Aden Abdi ducaale (Aden kuukay oo kale noqdo maadaama magacaygu yahay Cabdi ducaale cali
Somalida koonfur wali saraakiisha wax sii qofka madaxweynha ah Farmaajo intuu joogey caruur buu Jananano ka dhigey Jananaka ciidmada ciyaar ma ha xataa xidigle ciyaar ma aha why waa Janan wa nin guutooyoin ciidmada loo dhiibyo ilama yar ma qadi karo Janananaaka
Ayaanlow Sallaad gabeyre maaheen inqilaab nin Saxbooley ahoo lagu been abuurto cadeymo lsgu heynin miyaad bar bar fhigeysaa kan Ciro Taangiyo watey mise waa qiil uraadineckan Mj war Uqilaab maaheen gabeyre tuhun tuhuna dil ma noqdo .
Another master piece Mr. Ayaanle. Waad ka fiicatahay kuwa qabiilka iyo cayda dadkii ku halaagay ee aan waxba laga faa'iidayn. Dadka soomaaliyeed ee aad taariikhdooda soo bandhigaysid si wax looga barto oo khaladdadkii ina soo maray aynaan ku celin runtii abaal bay kuu hayaan. Saaxiib guukayso
Illaahow u naxariiso intii dhimatay, Majeerteen dariiqa ay soo mareen Hawiyaha Cusub ha bartaan, My heroes MJ love you 🇺🇿💚🇸🇴💙
GEESI HORAY U SOCO WE THANK YOU FOR STANDING UP FOR YOUR PEOPLE ILAAHAY HA NAXARISTO GEESIYADA INAGA BAXAY OO U KU JIRO MY ADEER MY UNCLE CIRO.
Amin my Apti gorod was in
ILAAHAY U NAXARISO DADKI INAGA DHINTAY OUR HEROES WE ARE PROUD 👏 YOU ALL.
Proud of what? No pride here in Somalia because our people were killed, jailed, denied citizenship, looted, destroyed their nation..
Maxey u dhinteen?
So true and my best wishes to all who lost loved ones during the SSDF's fight against the Barres regime and for the development of Puntland. By the way, the lawyer who defended the military officers of the coup d'état like General Ciiro was Avvocato Mohamed Jamac Xabeeb who was also in prison for 8 years because he was there as a lawyer.
X U S E E N K H A L I I F XAAJI JAAMAC caadi ma aha Legend! 🔥
❤❤❤❤❤❤
MashAllah ayaanle waxaad soo bandhigtaa mawduuc aad u mihiima
oo Somali u baahnaa khaasatan Taariikhda Somalida iyo dhacdooyinka xusuusta mudan.
SSDF🇸🇱🙏💯❣
Hanolatu waxn kuleyahy sxb keep going
So true and my best wishes to all who lost loved ones during the SSDF's fight against the Barres regime and for the development of Puntland. By the way, the lawyer who defended the military officers of the coup d'état like General Ciiro was Avvocato Mohamed Jamac Xabeeb who was also in prison for 8 years because he was there as a lawyer.
Maxaa geesi naga dhintay ama gaboobay yaa allaah
Ha noolaato aad ayaan kaaga mahad celinayaa xusuusahaagaa aad na xasuusinayso Mr ayaanle
THANKS YOU ALL 😘 SSDF WE ARE PUNTLAND TODAY BECAUSE OF YOU.
Absolutely
Power puntland
So, you are enjoying about Somalian situation for the last 32 years! You are a real patriot!
👻👻???
cajeeeeb ❤
Thanks walal ayaanle lixdii bil ee lasoo dhaafay habeen kasta intaanan seexana kahor waxaa joogta ka dhigtay Inan daawado Hal episode oo hanoolata 👆🙏🙏🙏❤️
Hanoolaato iska ilaali qosolka markaad dadka waraysanaysid(horow soco )
Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah. Guul iyo Gobanimo.
In aad qortey
The one and only legend always Legend 🙏 Big fan Ayaanle keep going Hanoolaato💯
Ayaalow waan ku salaamay. Ninkan weydii waxa aan u maleynayaa aniga oo macalin shaqo qaran ka ah xero qaxooti oo la yiraa "Halbo one" oo u dhaweyd magaalada Luuq dhanka Ethiopia ee buurta "Dhuusaay" sanadkii 82/83. Waxa aan u shaqeyn jiray mark aan macalinimadda ka soo baxo hey'ad qaxootiga daweyn jirtay oo la dhihi jiray "World concern" oo aan u ahaa turjubaan iyo machanic baabuur. Waxa ay xeradoodu ku taalay qarka wabiga jubba, habeen habeenadda ka mid ha ayey SSDF ka soo gudbeey wabiga oo biyahii ka gureen markaasey QARXIYEEN guryahii iyo xafiisyaddii oo dhan. Balo shaqo la'aan ayey i dhigee saa hey'adii waxa ay u guureen Jilib iyo Juudaan daweys ana waan ka cabsaday Juudaanka. Waa sheeko dheere waan ku salaamay imbow.
Xusuus Reebka Daraasaadka kusoo dhaweeee sheekhyda Dadka Somaaliyeed Sida Sh Mohamed idirs Sheekh Mustafe Sheekh Abdirahmaan Bashiiir sheekh Al-miz yaxye
Dadka waxbadan Anfaca ayay Hayaaan Mahadsanid
Puntland bur-burka la sheego wuxuu helay 1978 oo ay ka dhaceen jariimo ka baxsan banii-aadamnimada, afweyne markuu cararay 1991 kii ahaa Waxay ku heshay Nabad wayeelkii wadarta loo laynayay iyo sabigii dariiqyada ay ku jiidayeen arxanlaawayaal aan u dhalan ayay ka xorowday magaalooyinkii gaari waaga ahaa ayaa Noqday kuwa ugu horumarsan uguna magaca dheer somalida
Halgamayaashi naftooda u huray ladagaalanka shuuciyiinti dadka xasuuqa iyo caburinta ku hayay dhaxal loo aayay bay uga tageen dadkooda.
PUTLAND HADIII DHIBKAAA SIYAD BARE KU DHIGEY MORGAN MUXUU SIYAD BARE UU BADBAADISEEN ? SIYAD BARE IN LA QABTO OO PUBLIC LAGU DILO BEY AHEYD
Thank u ayaanle✊️
War odayga marka laga saarey caasimada inaan waxun reebano bay ahayd maanta dalkii balaaya kalaa ku rafanaysa oo dadkii kadeeday ilaahow Arsenal aduunka ku ciqaab ummada waa dhibeene bal meelahaas kale iska aadaan haday dhuuni raac yihiin
Taariikhda waa loo baahan yahay masha alah
Waxaan maqli jirey Ayaan horey maah maah tiraahda
#Shalaad dhalataye waa shubi jirey
Hanoolaato waa taariiq hala keediyo muuqaalada uu soo qabto fadlan
Ayaanle Abdi Xuseen Allaha Ku xiftyo Suxufi Xalaala xageen Ka Helaaa Buuga
Prof xasan niinkan way isku eegyehiin
Protokoll ka waraysiga baa xun, waraysi iyo wadasheekaysi waa kala laba kani waa wadasheekaysi ee maaha waraysi.
Maxay ahayd ssdf waxAy rabeen
It was somali against majeerteen at that time (then we built ssdf who became (punland leave it or take it )love it or hate it God bless somali
Ayanle sodaa taarìikhda iyo xusen Khaliif jamac hada waa nin kaa majerten ñabad galyo
Basaboor baa loodiiday Qof Soomaali ah Erateriyan baa 12 baasa Bor la siiyay waa Xanuun midaasi Yaab wallahi Soomaali
War waad naga yaabiseen nimanyahow
Salaad gabayre iyo dheel,iyo caynaanshe tuhun baa dhiigooda lagu daadiyey
Ilaahay hortiisa maalinta qimaamaha
Yaa qaadi doono
Dhamaantood jabhadihii anigoon kala saaraynin khayr malahayn
Dawlad waxaan kunacay, walaalkaa ayaa kijaasuusaya.
Nin wayn baad soo qabatay
P ppl
Ayaan waa mahadsan tahay buuga linkigiisa soo gali
Asc ayanlow adoo raali waxaan ku weydiiyay ereyga halgan in aad ii micneyso
29:42 qisada Ina shareeco iyo Generaal shabeel dhexmartay we iga qosolsiisay lkn sido kale waxe itustay xiligaas in wadan ka rag adag askar ka ahaayeen somalina nin noocaas o kale un ba na xukumi karo runta waxe tahay baryo iyo xushmad waxba kuma lihin
Asc brother walaahi bernaamijka aad iyo ayuu u fiican yahay think
Wacadkii ay cabdullaahi yuusuf ugabaxeen ayaa helay Raggii latoogtay.
Maasha alaahu Waa jab hadii kilmis maxaan u soo joogay
Asc ayanlow
Runta kaama maqal
Somali badan
Sheeg oo sheeg haddii nooshahay
Xaafada arjantiin waaye meesha uu ku yaaley warlaliska iyo tvga qaranka soomaaliyeed.
Ahlam War laliska Radio Mogadisho,waxaa uu ku yaala,Ex KM 7 ee xigta Kuliyadii Gahayr ee Hore.
Xaafadaha Arhantiina Waxaa ku yaalay
Sateliat one,waxaa la haa wassaradacBoostada iyo isgasrsiinta. Waxaa garan kara dadkii Xamar Ku dhashay oo wax ku bartay.
Nabadii beri samaadkii ALLAHA soo celiyo
@@elmiabdullahi1960
Waa mahadsan thy wll aniga iska dhaafe awoowayaasheydii abtirsiga ka soo bilowdo ayaa ku dhalaney xamar waa hantidii awoowayashey ee xiligaas waa yaraay si fiican ma u kala aqoonin meelaha dawlada kala daganey waxaase xasuusta in arjentiin tv miyaa mise Radio laga xukumi jiray alahu aclame burburkiina dadka wadanka kasoo tagey ahay alaha wadanka nabad nooga yeelo kuwo kitaabka quraanka kariimka inagu xukumo alaha inoo keeno aaaamiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiiin 🤲
Ninkaastaa sargaal buu sheegtay markay
Duntay dawladii qabiilka ahayd.
Majeerteen...
Atoore Baadiya ...
Dhibka soomaalida.
Taydaaa hadaba shaqaysa ama xaar ba cunysaan
Wawa
Ninkan nacaska ah ...
Asaga iyo waxii la mid ah waa dambiilayaal.
Sababtoo ah waa kuwii burburiyey qaranka soomaaliya iyo himiladii soomaalida.
Waxayalaha ijaabiyaadka ah oo soomaray wadanka ka sheekeeya haka sheykaynina salbiyaadka kaliya e
Ninkan iyo cid kasta oo Ethiopia u carartay magac kasta oo ay sheegato waa in la record gareeyo QARAN DUMIS ayay ku suntan yihiin ma aha in buunbuuniyo khaainul waddan
Waxa ka sii darnaa kuwii dalka xukumayey iyo cidii taageersanaydba waa labada lagu qoraa khaa,inul wadan waxana sii xun kuwii awooda allaah u siiyey inay dalka burburoyaan ama ay badbaadiyaan ee doortay inay dalka burburiyaan.
SSDF waxa ay dhihi jieer hebel waa "BAXSADAY" SNM waxa ay dhihi jireer hebel waa "TALAABAY" ma sheegi kartaa farqiga labadaa ERAY. Salaan sare imbow
Mujaahid Ahmed Mire waa saraakiishii SNM ee MAALIN CAD Xeradii birjeex ee Hargeisa kala baxay mijaahid Abdullahi askar AHU. Waa nin Habar yonis ah , isaq. Hadda degan london.
Aniga,
Waxaan la yaabanay nacasnimadiina.
Ayaan loow sawirkan waa Awoowgay jeneral c ciro waxuu dhibtay 7bil ka hor ma aha cirohii cinqilabka ee sawirkan ka saar please
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Sheekow ku nacay sheegashaddii oo qof subxaanalaaah
🤯🤯🤯🤯
@@Birds-i5b hee
Hoog buu ahaaye halgan ma ahayn hallaagii kAdbashay waa taasi soomaaliya go ka dheer ku dhacday kanna soobixi karin maxaa laga dheefay 😢😢😢😢😢😢 oo ballaayadaasi ahayn gaalkii ruushka waxaa wixii uu sheegay ayaa dhacay oo gaalkii saadaashii wayna rumawday 😢😢😢😢😢
Soomaali inay is aaminto waxaa ka fcn inay xisaabtanto oo is fatashto.
Jamhadihi dalka dumiya iswareysana Allow Alle
Mareexaan naceyb qabill qabyaalad qaran dumis wadani qabil fuley saxaafadeed ama Damiin waa weriye hal dhinac ah aan cadaalad u sameyn soomalida
Buugaaas isagooo PDF ah mala heli karaaaa mhadsanidiin
In laga horyimado keligii taliyihii maxumeyn Larkin nasib daro dariqadii ay uga hor yimadeen ssdf waxay ahayd dariqad qabyaaladeysan oo haday guuleysan lahaayen waxay dhisi lahaayeen maamul ka xun midkii ay ladagaalamayen sidaas daraadeed in laga hor tago sax bay ahayd aniga aragtideyda
Tarikhdi gen.maxamad said bare inoga shekay aabihi umada
Wasa wasq wareesaneyso uf iyo akh iyo hus ciil qabayaal. Aduunkana ceeb iyo jabhad iyo mucaarad ku noolaada aakhirana cadaab iuo jahano iyo cara ilaah ku noolaada faa iidada jabhadihii waa heysaan in ragiinii la arooso oo gaal magan u noqotaan soomaaha yaahuuu
TAARIIKHADA MIYAAD QARINAYSAA NAA WAA LA SHEEGAYAA KACAANKII XAARAANTA EE DALKA MEESHAA DHIGAY HUNNO
NIMO JAMAC: JAHILAD MAREEXAN BAAD TAHAY AQIRO IYO ADUN MAREEXAN BAA DHUMIYEY WAA KUWAA NABSIGII SOMALIYA KA SOO BAXEY siyadna lama dooran tuuug buu ahaa gaajada iyo xarantii waa kaa lagu qarfeysanaayo maanta somali adigaa igu lita cadaado eeg dhiig iyo kufisiga ka socda nabsi iga dheh
Nimco nimankan iney wasaq iyo qurun yihiin makugu raacayo lkn jabhad qaab qabiil u aasaasan khery maleh waxey wadanka kasameyen waa waxa soomaali halkAS DHIGey Dano qabiil beyna raadinayeen ee Dan soomaali umdagalameyn ilaa hadana maamulo magac qabiil kudhisan ayey wadanki u qeybiyen marka ssdf qarmuun bey aheyd ilaa hadana dhibki iyo qabyaladi weykashaynayan. Hore usoco nimco
Isooqabo.
@@saadhussein5466 maxaad ku raacdaa laangaab yaro gaari dameera qaado tahay.. mise qoladdi odayaii iyo calool u shaqeystayaadhii ku lamaanaa kuna hios noolaa KACAANKII XAARAANTA baa tahay DALKA DIINTA IYO DADKA SOMALIYEED WAXAA MEESHAA DHIGAY WAA AFWEYNE IYO TUUGTII.. TAARIIKHADA LAMA QARIN KARO .. HANOOLAATO WAA KU MAHADSANYIHIIN
Xageen ka helaa buugaa please 🙏🙏 igu Soo qabta meeshaan ka heli karo
Hargeisa muqadisho garoowe
@@abdi-nm2vy
Thank you abayo mcn ♥️♥️♥️
duqiilagama rayisane afakaadidayonacay
Waxan xussusat inuu gasimaha guud ee imataxanad guud waddanaka uu ahaa Dr. Xussen suufi maxamed
Soo Daf ..
Dhibka heesta soomaalida.
Aakhiradaada ma gadatay mise waad illawday qabriyo soo faagaw adna waad gali ka fiirso
Muxu qoraya qof wadanka ku soo dulay
Kacaan lahaynina ee dadkii shaki wiswis sharaf daro qabiil aadan aqoon isku khasbid daba gal isha ku hayn guryo baadhasho kufsi bandow casar xarayn
Wixii qiimo leh aakhiro u dir
Astur ladagaalan masaajid basaasid
Kuwii shaqadaa hayey baa hadana
Cadawga wadanka soo geliya oo laga degi layahay .waanu yaabnay
Ayaanle iyo qoraaguba waad mahadsantihiin.
Kkkkkkk kkkkkkk buug aa sacadaan 2022 la soo qoraa oo qabyaalad ama qoys kaliya looga hadlaayo SSDF waa bilawgii meesha ay soomaaliya taalo maanta
@@bileabdi9142 Bilow :Hadii aan la walaalayn karayn dadk walaalaha ah
Ee qaraabada ah
Ee madhabka keli ah
Ee iswada dhalay eeisku afka ah
Maxaa tarteen!!!
Wixii ugu fududaa ee qof daacad ahi kagaajin lahaa ayaad qaban kari waydee.
Ina abi ina habaryar ina ayeeyo markaad ka faaiidaysan wayday cadow u arag.
Hadii aadan ogaan maxaa loo dilay madaxwayne cabdirashiid Cali sharma arke weli waxaa tahay ilmahayga ?!1@
Kaasina mahalganbaa mise magaca ayaa laga qalday
Kashkaash88
ninkani taariikh buu ka hadlay ama qoray
Taariikhda somalida wax is yeeshay sheeg sheegeeda naxliga iyo isnaca ayay kor dhisaa we anigu wax kale kuma haysto
@@kashkaash8818
halays noco ama halays jeclaado waxani waa taariikh dhacday buug in laga qoro waa waajib
Yaa ku waydiinaya guulwadow XAARAANTA KACAANKA RABTAA
XAQ BAY AHAAYEEN SSDF SNM USC SPM DALKAAN CALOOL U SHAQYSTAYAL IIMAN DARAN BAY KA CAYRIYEEN DALKAAN MEESHAA KACAANKII XAARAANTA BAA BAA DHIGAY
@@kashkaash8818 TAARIIKHADA XUSUD MUDAN DHIIGII . SUNTII BARKADAHA XASUUQII LOO GEESTAY DADKA SOMALIYEED EE JAHLIGII KACAANKU U GEESTAY LAMA QARIN KARO sxb
Ayaanlow ninkan waa in maxkamad la soo taaga waayo isago canshuurtii dalka wax ku so bartay una dhaartay in dalka uu ka difaco cadawga in uu isagii cadaw ku noqdo isla markaane dhibatada maanta ka tagaan somalia masuuliyadeeda kow buu ka yahay hadii uu wax garanayo somalia cafis ha weydisto
Caqliga marexaaan 😂 kaaley saar
Mujrim maxamuud gelleh ma noola. Wuu baqtiyey nin bilaa damiira oo shacab iyo saraakiil dawladeed dil kiu toogtay oo dhiigooda syaad barre u baneeyey ayaad amaanaysaa. Xisaabtiisii dhanka Alle ayey ku kaysan tahey.
War wax bug lama yira wa qurun, waxba jano xayay sinin
Camera da iska sax boss/ qabka ad u
Fadhisan🫡👈
Canjeex 1975 ayaa laga dhigay xidigle. Marka 1978 muxuu ahaan karay, hadii ay u badato 2 xidigle. Waa senior officer. Sarkaal hoose oo aan micno badan lahayn. Marka maxaa loogu yeerayaa.
Malaha dee garab iyo taagerid qabiil buu HAYSTAY inta badan xidigle mareexaan awood buu lahaa
Mareexan somali iyaagaaa meeshaa dhigey dad iyo duunyo AMAZON MILITARY SOMALI WALI DHIB BEY KU HAYAAAN BALSE KURSI DANBE MA QABNAAYAAN WAAA IA
Qosolka ...
Waxaa idiin dhaama inaad fikirtaan.
Qof caqli leh Iskama qoslo.
Dhibka aad Umadda Soomaaliyeed u geysateen ka fikira.
Sheeoko sheeko koow oo hadana koow ii wadsheekadda.
SSDF jabhad qabiil ku aasaasan bey aheyd kadibna jabhado kale oo qaabkas qabiil kudhisan baa kuxigey snm usc spm sdm ilaa hada waa mumulo qabiil oo hortagan in dowlad soomaaliyed oo xoog leh kuwan dhibaato uubey soomaali ubilaben.
Aad baad u dedaalaysa Ayaanle.
Halkee ka hela boogan?
Ciraha aad meesha ku sawirateen ma ahan cirrahii cinqilaabka hogaaminayey.
G. Sarre Ciro aad meesha ku sawirteen Virginia USA ayuu ku danbeeyey ogaantay.
Dhawaan ayuu dhintay. Labo cirro ayuu isku khalday.
Ayaanlow odayaal badanaa jira si khabar badan u helno. Faarax Qare bal asna wareeso dhanka kacaanka asna waxow ka qabo
Ayaale walal waxan ku waydinaya waraysiga abwan guure part yo kale ma laha miya ?!
Waa u baahanahy Abwaan wareysi labaad iyo mid sedexaad war badan buu sheegi lahaa
@@YA-xo7ru qof xog badan haya weeye .
Qabyaaladu waa mida SSDF Raac ku tiri dowladii siyaad bare ninkii SSDF looga shakiyo waa la xiri hada maanta ninkii Alshabaab looga shakiyaa miyaa la cafinaa adeer soomaali siyaad bare ayaa maamuli kara qabyaalad iyo musuqna wuu la diriri jiray waxaad sheegayso waa qabiil naceeb iyo qabyaalad ku qaadatay oo duurka kuu dirtay ninkaan ku wareysanaayo isaguna waxaan leeyahay ilaahay ha caafiyo maxaa yeelay wuxuu marqaati ka yahay Ayuu in kiraa siyaad bare wanaagiisii uu soomaali u sameeyay wuu og yahay laakiin wuxuu jecel yahay xumaantiisii inuu soo siidaayo iyo wareysi uu layeelanaayo dad jiran
Mahadsanid waayo arag buuxa xafidu laah aduun iyo aakhiraba aaaaaaamiin
Ilaahay haku tuso dulmigii M siyaad barre gaystay sida layntii culimada beenintii quraanka qaawan tii dumarka soomaaliyeed xasuuqii mudug iyo xasuuqii waqooyi galbeed
Ninkan waa runtiis hadaladiisa anigo ah dowlada baxsadna ku dibada waxaa dhoci jirtay qaraxyo aan cidna waxyeen qaraxyadaas ka dib waan dhoofay
Ssdf somali meel xunbaydhigeen
Waxyaabaha cajiibka waxa kamida, Ethiopia oo waqtigaa Mingistu xukumayay oo dad Soomaali ah gumeysi ku hayay, oo laynayay in loo cararo ! Dadka uu laynayo oo gumeysanayo Mingistu iyo Hale Selasie oo ka horeeyay ,xitaa wax u dhow ma ahyn waxa uu ka cabanayo ee arxandarada ahaa, ninkan odayga ah iyo raga lamidka ah!
Siyaad iyo Mingistr farqiga u dhexeeyaya ma ii sheegi karta?. Laba kaligii taliye oo shuuci ah waliba Mingiste ma layn wadaadada diintiise halka Siyaad 10 wadaad maddaxa ag dhigay.
@@xanfargeele4643 Dhibaato ka weyn ma jirto markaad ka hadasho wax aadan aqoon, laakiin waxaan kuugu cudurdaarayaa inaad nin yar tahy ama qabyaalad kululi ku hayso, ogsoonoow hadaynu isku reer ahaan lahayn, aniguba mahbarnimadu way ila fiicnaan lahayd, Mengistu iyo Siyaad baa shuuciyad isku si u qaatay! Ethiopia, intuu haystay dadkii lahaa beeraha, guryaha iyo dhulka kaleba waa lagala wareegay! Dadkoo dhan baan ka hadlayaa! Inqilaabka Mackay dhigeen wax ala iyo wixii siyaasi hore ahaa waa la dilay, diin oo dhan mamnuuc bay ahyd oo baaderigii ugu weynaa Ethioia waa Ła dilay, Ilaa intii laga saarayay Mengistu, Ethiopia bandow habeenkii ah ayaa saarnaa, meesha lagu gaaro maqrib, qofkii socda xarig ayuu ahaa! Mengistu, gacantiisa ayuu ku dilay Haile Selassie! Barkin buu afa ka saaray, ilaa uu ka dhinto! Siyaad waxaynu dhahnaa tobankii sano ee hore ilaa labaatan qof bay dishay dowladiisii oo wadaadadu ku jireen, Mengistu, tiraba ma laha, kaaga daran dil kaliya maaha ee abaartu markay timaado , jidadkuu ka xiran jiray dadka si ay u xasuuqmaan! Dadka uu xasuuyqayo Somalida galbeed ayaa number one ka ahyd, in loo tago Mengiste si loo saxo qaladaadka kacaanka, waa wax qof qabyaaladi qaaday mooyee aan qof aduunkan jooga laga dhaadhicin karin! Waxaynu ka dagaalanaa, " Nin baa wata Land Cruiser iyo madax buu ii noqday" Aduun kale ayaynu ku nool nahay, markaa iska nooloow saaxiib Soomaalinimadu waa cajiibee!
@@xanfargeele4643 wadadad Haday wax Qabanayan Hada umad ha isku Keenan
Waxa ka darneyd wixi xamar ka socdey ee siyad barre ka shaqeyneyyey oo na manta dhaxakedii aynu guraneyno
Somali waxaaa dib uu dhigey :waaa nin dictator ah diin lahey siyad bare MAJEERTEEN waaaa cuney ..iyo ninwalba fuleynibo iyo
Kursi jecel buu dadka ku dilaayey
Yaa soomaali soo xukumay oo aan diin laawe ahayn ?
1960 kuwii xukunka qabtay waa kuwiii yiri diin kuma dhaqmikarno namana anfacayso , waana meeshii carada Rabbi soomaali ka raacday wixii ka dambeeyey dhammaana waxay ahaayeen ashahaado ladirir miiran ilaa kuwa maantadaan joogto . Adeer Madaxda soomaalida diin xumadeedu Mohamed Siyaad waana ka horraysay waana ka dambaysay isaga kuma koobna
@@lilcuzzwhitemoe siyad bare lama dooran waa nin majid imaan xoog oga noqdey ilaaheyna xukunkisii iyo dictator ninadiisi musqul nageria ku dhex dhintey meesha ugu xun ee qof ku dhinto okay
@@Birds-i5b kuwa ladoortay waxaa doortay shaydaan ashahaado ladirir ah markaasay yiraahdeen diin ma rabno , iskuma xukumayno namana anfacayso markaasaa caro Allah ku dhacday waxaana Rabbi ku diray oo inqilaabtay askartoodii makar adeer wixii soomaaliya soo xukumay iyo kuwa hadda jooga majiro mid astaahila inuu u taliyo ummadda muslimka ah ee soomaalyeed maxaayeelay waxay ka midaysan yihiin cadowtooyada Islaamka iyo ehelkiisa
@@lilcuzzwhitemoe MJ maxey siyad bare uu badbadiyeeen???????
@@Birds-i5b waa su'aal aan jawaab loo hayn maxaayeelay wax dhacayba maaha waan faan ficil lahayn
Ninkani saw miracas maahan ee biciidyahan
Kacaankii qabiil aan mucaaradin majirin, qabiil aan lashaqayna majirin ee qabyaalad waxmatartee yaan lagu wareerin. Dadkii dadka dhibay oo soo qab-qabanjiray waxay ubadaayeen Iidoor iyo majeerteen.
Shabeel oo lasocda ciidankii USC ee qabsaday buulaxaawo kadibna lagudilay mandera iyo buula xaawa dhaxdooda ayaan kor istaagay
Beenale meydka shabeel adiga iskadaye cidanka is dagalayen xata ma arkin
@@nimohassan9721 oo seed ku,ogaatay inaan been sheegayo
Maxaa xaasil ka ah jabhadda aad sheegayso waxaan burbur ahayn oo aan ka dhaxalay miyaa jiraa
Puntland bur-burka aad sheegaysid Waxay ku heshay Nabad magaalooyinkii gaari waaga ahaana kuwa ugu horumarsan uguna magaca dheer somalida ayay noqdeen
Halgamayaashi naftooda u huray ladagaalanka shuuciyiinti dadka xasuuqa iyo caburinta ku hayay dhaxal loo aayay bay uga tageen dadkooda.
@@mohamedamiin5796 dhibkeenay ka shaqeeyeen maantana waa waxaad ka cararteen guryihii iyo hantidii koonfurta aad ku lahaydeen ee meel kulayl iyo dhagax qalalan aad leedihiin puntland meeday beerihiinii labada webi magaalo ay deganayn reer puntland oo ay sharaf ku lahayn majirin maantana tuka canbaar leh oo qarfa dhex taagan taasaad ina dhaxalsiiseensomaliya mid bay ahayd idinkaana ugu nacfi badnaa maanta hawye ayaad dhaxal uga dhigteen
@@abdirashidhaji3405 Taariikhda baar maadan jooginoo caruur baad tahay
Dhibta waxaa bilaabey mujrimiinti habeenka madow dalka afduubka ku qabsaday dadkiisina ka dhigay wax ay xiraan wax ay dilaan iyo wax ay gumeeyaan xaq -udirirkii ka halgamay jariimada iyo ihaanada dadkooda lagu hayo waxay ku sugnaayeen sunada ilaahey ee diidida dulmiga
PUNTLAND WAA JAWHARAD KA IFEYSA GEESKA DADKAAD LEEDAHAY BEER BAY HAYSTAANA IYADAY MAJEERTAAN OO MAGAN SOO BIDAAN KAGA NASTAAN BA,A IYO HOOGA DHULKOODA YAAL DAWLADNIMO IYO NABADNA KU HELEEN.
Muhiimadu waa in dalka iyo dadka laga xureeyaa dadka magaca dowladda kudilaya dadka oo laga saaraa dalka , hadii shaati dowladnimo dadka lagu xasuuqayo oo lagu cadaabayo waa in dowladnimada ladumiyaa si loo eryada tiktaytorka iyo kuwa ummada ciqaabaya.
Mar kaas ka hor baa dad labaa biyiyay dadkii dadkooda latooga naayay baa hada taagan
Waxana layaban doqonkan weriya ku shegay ah daminka ah ee BBC da iska cayrisay talow majertenkan tarikhda xun amxarada dabadhilifka u noqday, mxa Laga waraysana
adiga dowladk hore waxa ka dhacay gobaye somali iki si kicinaye 1991 iyo dagaaladii qabiilada dhibka ay geeysteen somali maad bararujis duliyahoow qabiilo somali ah ba iski goobeysaaye mida kale xukunki siyaad bre wala ogyaay xukun militeri wa aha lkn xukun somali udhamay majirin ee ka hadal waxa manta tagan waxii qabilkaxuma lasoo dhafay dadkana ka baraaruji iney is cafiyandowlad nimana deeqdo0
Maxad. U soo radon Wausau dhibaatadi USC dadka iyo dalka u gays teen iyo dadki xawadle wabiga ku guray
Sax weeye fardowso xafidu laah
Assalamu caleykum.
Ayaanle maxa laga faiidaya wareysigan dadki kadanbeeyey burburka soomaali sow xayeysiin iyo dhiirigalin unoqonmeyso nimanki barigas jabhado qabiil sameeyey oo cadowga umada soomaaliyeed ugaley oo hubkasoqatey dowladeni dumiyey Kuna badaley maamulo qabeeleed ila hada looga taagla'yahey dhisida dowlad soomaaliyed oo xoog iyo sharafleh.
Ayaanle sheekada UA-cam iyo dhuuni doon yaaney kanoqon.
Burburka waxaa ka danbeeyey dawladdii digtatorka ahayd ee Keli taliska ahayd
waxaa laga faaiidayah ineeysan dibdanmabe u solaaban dhaqanka oo kale waa taariikhdii laso maraye
@@mohamedhassan6556 sax no more dictators
Qabiilka siyad barre baa La yimid isagana la tagey ee haddii uu dowlad cadiya hoganmi lahaa dhib ma yimaden
Waan jeclaa inaan polis noqdo anshax xumada in la is qaawiyo ayaan u goaansadat inaan noqon, waxaan ku hamiyi jiray inaa Aden Abdi ducaale (Aden kuukay oo kale noqdo maadaama magacaygu yahay Cabdi ducaale cali
Somalida koonfur wali saraakiisha wax sii qofka madaxweynha ah Farmaajo intuu joogey caruur buu Jananano ka dhigey Jananaka ciidmada ciyaar ma ha xataa xidigle ciyaar ma aha why waa Janan wa nin guutooyoin ciidmada loo dhiibyo ilama yar ma qadi karo Janananaaka
DAGAALKA SOMALI ee DHACEY 1991s dagaalkii mareexan siyad bare waa ka carareeen MJ BAA BADBADIYEYE.
Durdurbaa biyo waayey oo docmaa looga arooray dad mowqaadanayaa ? . Wiilashii mareexaan oo nolosha Mohamed Siyaad tooda ka jeclaa fool adaygana ku tilmaanaa ayaa ka caray oo Majeerteenbaa ku mintiday oo rasaas Mareexaan ka cararay u jilib dhigay soomaali loogu sheekayn maayo ee malaha ajnabi ayaa loo sheegayaa
Mareexaan Maxamed Siyaad waxay uga carareen Fiiladii ayuu diiday inuu ka baxo inuu ku dhinto mooyiye.Marka Majeerteen intay u yimaadeen oo xidhxidheen ayay si khasab ah Taangi ugu dhex rideen oo Kismaayo ku geeyeen intaas baa Mareexaan garan waayeen
@@bushraaxmedcismaan2779 Waa beentaa ninkii xoogga ku sa aray gaariga wuxuu General Gaani , Moorggan oo wasiirkii gashaandhigga ahaa gabadhiisana qabayna waa la socday malhayga majeerteenka aad u jeedaa waa Moorggan
@@bushraaxmedcismaan2779 Majeerten maxey siyad bare uu badbaadiyeen ? Sow ma aha ninkii raggoodii xininyhaya ka jarey ? Gabdhahoodii adoonta ku fasaxey ? Maxey uu badbadiyeen kula tahatay
@@bushraaxmedcismaan2779 mareexan majeerten waa ka cararilaaahaaa why?
AYAANLOW HALKAN NIMANKAA SHEEGANAYAAN BAL DADKA USHEEGA DHEG,DAD SOMALI DEMBI MIC HA HOOSDHIGIB TAARIIKHNA HA USAMAYN
Taariikh adiga kaa baryi maayaan halgamayaashi afka ciida u darary shuuciyiinti kitaabka beeniyay dadkana xasuuqayay.
Geeljirayaal cinqilaab maqlay bay ahaayeen. Midda kale cabdullaahi yuusuf ayaa inkaaray waayo way gacandhaafeen isagaana cinqilaabka hoggaaminayey qabiil darti ayaana loo gacandhaafay cabdullaahi yuusuf.