WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Cabdi Farax Laqanyo wuxuu noqday guddoomiyihii gobolka Hiiraan inti u dhaxeysay April 2013-April 2014 xiligii dowladdii Xasan Shiikh Maxamoud.

КОМЕНТАРІ • 97

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 роки тому +38

    Soomaalida dadka sidan uwanaagsan hadi ladooranlaha waahoraanu ciilkabixilahayn mindi dheerta aya lajecelyahay albaabkasta taagan ilaahayow soomaali ugargaar🤲 cabdi farax mnsha allah ayan leeyahay ♥️👍

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +9

    Mudane Cabdi Khayr Allaha ku siiyo. Cimriga iyo caafimaadka Allaha kuu dheereeyo. Waxad muwaadin dhab ah oo jira. Ummadda Soomaaliyeed way kuu abaal celin doontaa haddii Alle idmo.
    Madaxweyne Xasan Sheekh taariikhda ayaa qoraysi wixii uu falay, wax wanaagsan iyo wax qaloocanba.

  • @mowlidmohamedahmed6902
    @mowlidmohamedahmed6902 3 роки тому +16

    Adeer abdi farah laqanye horumar balaaran baan kurajeynaa intaad joogtay gobolka waad noo dadaashay

  • @caamirmuusa7854
    @caamirmuusa7854 3 роки тому +6

    dad waa dadkiì hore wlhi Allah ku xafido laqanyo somalia adiga cml ayeey kuu bhn thy qof dacado u diirnaxayoh shacapka io wadanka somalia allow wadada saxda ah hana tuso 😥🤲

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 3 роки тому +7

    masha allah. wlhy waa Oday iyo Aqoon-yahan soomaaliyed oo xalaal ah oo Qalbi Fayoow oo Waddani dhaba ah😍, isaga iyo inta lamid ka ah ee nadiifta ah ayaynu u baahanay

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 3 роки тому +12

    Reer hiiraan run ugu imaaw

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +11

    Reer Hiiraan iyo Beledweyne.
    Wan salamayaa.
    Xuduntii 🇸🇴 weyn.
    Xaqeedii Lama Siin
    R wasaare Rooble. Waxan ugu baaqayaa in uu booqdo dadkiisa reer hiiraan. Tabashadooda la dhegeysto

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 3 роки тому +4

    Waad ku mahadsantahay wanagaga iyo rajada ah in wali u jiro Somali ah l

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 роки тому +1

    Wadankan qabyaalad iyo musuqmaasuq aya afduubtay, lakiin sharciga ISLAM ka aya uga xoreynayna in sha ALLAH. Sababtoo ah wax kale loogama adkaankaro nin qabiil iyo xaaraam awood kadhiganaya. We will win at the end by ALLAH!

  • @globalmoneyexchange7272
    @globalmoneyexchange7272 3 роки тому +13

    WAXAAD WAREEYSATAY NIN DAACAD AH MAS’UUL AH SHAQO QABTAY LKN LOO DIIDAY IN UU DHAMEESTIRO SHAQADII WANAAGSANEED.

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 роки тому +14

    We need this guy in the Somali government

  • @mohamednour4793
    @mohamednour4793 3 роки тому +5

    Ninkaan waan ka heley runtii mashaaa allah soomaalidu ma cuqdad badna

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 роки тому +6

    Masha Allah Baarakalaah.

  • @ahmedabdinaasir3676
    @ahmedabdinaasir3676 3 роки тому +15

    Ninkaan waan xassuustaa
    Waa ninkii military u bilaabay mushaarka.

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 3 роки тому +4

    Waa Ragga Dalku U Baahanyahy,
    Wuu shaqeeyey walee Hadaan Lasy xaqirayn,
    Erey bixin Fiican ayuu Yidhi "Dhab U hishiisiin"

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 3 роки тому +9

    HAYADDAHA
    Qeybta uu kaka hadlayo hayaddaha ama dadka ay noloshu ka gashay NGO yada sida ay u dhaqmaan qaarkood Soomaaliya oo kaliya maahane inta badan dalalka bilaa dowladaa ee ay colaadahu ka dhaceen ayey shacabkooda sidaas ula dhaqmaan.
    15 sano ka hor dadkii madaxda ka ahaan jiray hayaddahii ugu waaweynaa ee ka howl geli jiray dalka Ciraaq badankood iyagoo taajiriin ah ayey maanta ku jiraan xabsiyo kala duwan oo caalamka ah.
    Mid ka mida dadkaas waxuu sameyn jiray weligii dalka Ciraaq hooyo ama caruur ku dhibaateysan waxbo uma qaban mana caawin waxuu tagi jiray magaalooyinka waaweyn kedibna dhalinyaro reer Ciraaq ayuu intuu magaalokasta ka shaqaaleesiiyo markaas dib ugu laaban jiray wadankii uu ka yimid markiisii hore.
    Dhalinyaradaas reer Ciraaq shaqadooda waxey aheyd kaliya oo lagu yiri waa in aad sawiro ka soo qaadaan mashaariicda ay dadka reer Ciraaq sida iskaa wax u qabso ah ugu dhisteen dalkooda maadaama ay dowladii ka burburtay,kedibna boorar ay ku qoran yahiin magacyo Hayaddeed ayaa sawiro been ah looga soo qaadi jiray.
    Mudo kedib ayaa waxaa la arkey Hayaddo dunida ku baahinayo sawiro mashaariic aysan weligood fulin sidaas ayaana markii la soo xiro dadkii wakiilka uga ahaa gudaha Ciraaq ku sheegaan halka ay joogaan kuwa iyaga shaqaaleeysiiyey kedibna waxey noqdaan hayaddo aanba jirin meel ay dunida ka diiwaan gashan yahiin ugu danbeyna dad badan ayaa maanta sidaas loogu xiray ama xukumay sanado badan oo xarig ah.
    Soomaalida dhankasta ayey ka dhiban yahiin waa dalka ay ku sugan yahiin in ka badan 4000 ku dhawaad oo hayadood oo weliba la baxeen Maxali iyo kuwo dibadaa dowladii la xisaabtami laheydna madaxdoodii qalalaaso siyaasadeed ayaa la geliyey bal yaa dalka iyo dadka u maqan?.
    Dalka Soomaaliya imisa hayaddood ayaa ka jira oo ay midkasta sheegato mashruuc aysan hal maalin waqti gelin oo ay kaliya sawiro iyo muuqaalo qurqurxoon kaliya ka soo qaataan intey goobaha laga hirgeliyo la tagaan boor ay ku qoran tahay magaca hayaddooda oo intey dhalinyarada Soomaaliyeed ee mediyaha ku jira siiyaan 100 dolar dhahaan sidaan iyo sidaan noogu duuba muuqaalka oo mudo kedib dadka hogaaminaya lagu maxkamadeyn karo arinkaas markii dalka loo helo nidaam iyo kala danbeyn iyagoo aan iska warqabin danbiyada ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ka galeen.

  • @alihussien3323
    @alihussien3323 3 роки тому +5

    Waa runtiis... 4.5 waa cudur.. Dawadiisuna waa sanduuq iyo qof iyo cod.. Haddii kale weligeen burbur ka bixi meynno.

  • @khadarmohamed4359
    @khadarmohamed4359 2 роки тому

    Cabdi faarax laqanyo wlhi wa nin aaaad u fiican qofka caqliga leh horey ka dareemaya qofka fiican

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 роки тому +3

    Masha Allah shukran

  • @abdiares9352
    @abdiares9352 3 роки тому +6

    Somali waa walal waxa kamaqan waa cadaalad ninkan oo kale ayaan ubahanyahay weeye ninkan waa caadil

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 3 роки тому +5

    Maasha Allah hanoolaato

  • @1xbetSOMALIAagent
    @1xbetSOMALIAagent 6 місяців тому

    2024 inta dib udawatay❤

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 роки тому +4

    Waa Inin sharaflah

  • @mohamedibrahim2567
    @mohamedibrahim2567 3 роки тому +1

    Cabdi farah dadna waa xumeeyey dadna waa wanaajiyey wax badan oo eed ah ayaa laga tirsanaayey kuwii geystay meeshana waa amaanaayeen.

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 3 роки тому

    Yaa kaa cafinaaya dadkii aad webiga
    Ku gurtay hee, wajigaaga ay ka muuqataa. Hiiraan dad ugama badnidin beenta dhaaf. In Shaa Allaah maalintaada waa imaanee.

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 роки тому +10

    Qofkasto Hanoolaato waraysi ka qadaan waxuu iila muuqda qofwanaagsan oo wadani ah marka maxaa khaldan een meel lagaadhi la nahay?

    • @nikjaoleji4780
      @nikjaoleji4780 3 роки тому

      Diin la aanta waaye walaal. 4.5 waa qabiil, dastuurka waa democracy (gaalnimo). Marka waxaa la gaaray in leys weydiiyo, ilaa goormee la wadi Kara waxaan anago og sedexda suaal oo qabri laysku weydiiyo.
      Siyaad bare wuxuu keenay Communist party, killed imaams to serve his russian masters.
      Now we have 4.5 mixed with democracy and anyone who opposes that is a terrorist and will be killed.

    • @Alon_404
      @Alon_404 2 роки тому

      @@nikjaoleji4780 2dooda yaafiican?#

  • @ibtisaamg3950
    @ibtisaamg3950 3 роки тому +1

    Somalia wa dal lagu shaqaysanayo madaxdeeda alle aya dariskedi galo ka dhigaye barigi dhexena wa cadowgena kobaad e ino adegsanaya Ethiopia iyo Kenya allaah un ba nomaqaan

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 3 роки тому +2

    Waa Hogaamiye Dhab ah

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 роки тому +1

    Somaliya waa meel gacmo badan oo raba inanay hore usocon ay gacmaha kula jiraan lkn hadii 100 masul oo laqanyo oo kale ay shaqada qabtaan wadanku somaliya wuysoo kabanlahaa

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 роки тому +4

    Ninkaan waa shaqeeyey haduu alshabaab ladagaalay

  • @waasheekakale754
    @waasheekakale754 3 роки тому +1

    Mnsha allah saad u amaantahy soomaali

  • @abuanas9475
    @abuanas9475 3 роки тому +4

    Guuuuuulayso ayanle pro

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 роки тому +1

    Ninka max hiiraan iyo sh.dhaxe max madax weyne loga dhigi waye wa qof aqoon leeeh kuwa hada hogamiyo ayaga aya uu bahan ina wax laa baro Dhabo,geed iyo Guudlaawe

  • @hanadkasoomaali9529
    @hanadkasoomaali9529 3 роки тому +4

    Qpfkaan oo kale ayaa u qalma xil, laakiin kuwa ma gudbayaasha ah ee la degay gobolka fadlan iska hor-wareejiya.

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 роки тому +5

    Hadaynu caqli leenahay ninkan oo kale la dooran lahaa

  • @abdidahir1192
    @abdidahir1192 3 роки тому +5

    👍👍👍

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 3 роки тому +5

    Mas,uul sare ayaad wareesatay sxb. Ninkaan oo kale aayaa Somaliya looga baahanyahay.

  • @danielabdiwahab5827
    @danielabdiwahab5827 3 роки тому +1

    Aqoon yahankan runtii waa dadka aan la helayn ee sirdoonka iyo qaabaynta dowlada u dhuun daloola ee dadkaas baa waxbedeli kara.

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 роки тому +1

    Baruda cidi ka waday duco ba ugu dartay walahi kan waa xariif furun Loma cararo

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 3 роки тому +2

    Mr Laqanyo waa waaya arag daacad ah marka loo eego halka uu wax ka soo bilaabay.
    Waxaase aad ii soo jiitay qeybta uu kaka hadlayo shacabka Hiiraan iyo kuwa guud ahaan Soomaaliya ee uu leeyahay waa dad wanaagsan oo la hogaamin karo.Hadalkaasi been maahan.

    • @Haybe75
      @Haybe75 3 роки тому

      Haddii ay tahay runta aad sheegayso maxaa loo kari la’ yahay, maxaa ninkan Canada ka imaaday oo ilmihiisa Canada ku nool yihiin uu wiilasha reer hiiraan ama jifadiisa uu u dagaal galinayaa.

  • @baati8965
    @baati8965 3 роки тому +2

    Asc hiiran dadka ku Nool waa dad daacadah. Isnaa Jeceel

  • @musamohamed6273
    @musamohamed6273 3 роки тому +1

    Waxaan hubaa hadii Mr laqanyo la dooran lahaa markii ladooranaay waaye iyo cosoble in hirshabelle horumr weyn la gaari lahaa. Lkn tuug iyo nacas aa meel walba taagan. Waa ayaan darro weyn

  • @daamaabdoulkader3613
    @daamaabdoulkader3613 3 роки тому +1

    Ayaanle Adeerkaa caadi masha kkkk

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal 11 місяців тому

    Dadkaan oo wadanka looma ogola 😢

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 роки тому

    Waa inta jelenti

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 3 роки тому +2

    Abdi farah laqnyo Asagoo kale ay soomaali u baahantahay waa nin wadani ah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 роки тому

    Siyaasiyiintu markii ay xilka joogaan iyo markii ay ka tagaan waa ay kala duwanyihiin

    • @cilmifaradheere
      @cilmifaradheere 3 роки тому +1

      Laqanyo intan uu sheegay si i tus oo taabsii ah ayaa loo arkay markii uu xilka joogay. Bal reer Hiiraan ka warso.

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 роки тому +1

    Waan inshisahya lagaburiyo dalga

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 роки тому +1

    maxaad u gariineysah magaca hayadas haddii aad aqariso yaa usheegayah umada

  • @youssoufdoualeh333
    @youssoufdoualeh333 2 роки тому

    Ma garan… wan garan weyney 9:40 kkk sirdon waligiis isma bedelo

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 роки тому +2

    Oo maxaad u Qarineesaa.
    Hayada. Biley Aheed kuwa dadka xumanaha mahiimkaa la baxa.
    Mideed kale wax Qaris ma daawaa

  • @hibaxusein8693
    @hibaxusein8693 3 роки тому

    Somali qofka wngsn o dacada marabaan

  • @omarisse6021
    @omarisse6021 3 роки тому +1

    Madaxaaga Meyrax ku xiro

  • @jamalahmed5891
    @jamalahmed5891 3 роки тому

    dalka gabre aa madaxweyne ka ahaa muxuu ula xiriiri waayay laqanyo

  • @ahmedsaahid2898
    @ahmedsaahid2898 3 роки тому

    Oo Hiiraan ma saas bey u liidataa

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 2 роки тому

    Bweyne ayaan joogay ninkaan sida uu sheegaayo been ma ahan aadna wan u jeclayn

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 Рік тому

    Cia du Soomaaliya ilaa 1961 way joogan gaaladu wa shaydan

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 3 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 3 роки тому

    Abdi FLaqanyo Soomaali isagoo kale u baahantahay

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 3 роки тому

    Hadii nin ka adeerkaa ah uu hor kacayo laaluush bixi naayo maxazd ka dhah heey .

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 3 роки тому

    Qof muwadin qaxooti ma noqdo dalkisa caay uma quro ma dhaho meel lagu nolan karo mahan qaxootinimo si loo siiyo ee sida Ahmed Gurey, Sh.Xasan Barsame, Taliye Xalane iwm ah ay dalkoda ku dhashtan ku koraan Kuna dhintan ayago dhalashoyin kale weligood qadan.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 роки тому

    Ina adeerkay laqanyo waa no caqli fog leh

  • @abdirisaksugulle2810
    @abdirisaksugulle2810 3 роки тому

    Nin London iska joogo ayaa loogu wacayaa xil kasta oo wadanka kaga qabanaayo dadkii aan dalkooda ka bixin intaa ku noolaa dhibkii wadanka soo maray ujoogay ogna xaaladaha kajira dalkooda ayaa lawacayaa nin qurbaha joogo oo darawal ka ah oo fadhi kudiriryada kasheekeya ilmahoodana kudayacay xaasaskooda ayaa halkaan loo keenayaa siday uwada cunaan wax soosaarka dalka

  • @hagahaguusha2691
    @hagahaguusha2691 3 роки тому

    Add a public comment....

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 роки тому

    Alaah maxaa aaqiro la jabay subxan

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 роки тому

    Hooyada was dhulkaaga
    Ku kalsoonow somalinimo wax ka sokeeye nagadhaxaynmaayaan dadaraalka hadaad diido ma nin gurigiisa ku socota mise gurigaaga rabta laguudhiso

  • @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244
    @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244 3 роки тому

    Aftaahanimo

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 роки тому

    Yaa tuug ah ataanlow hadii ninkasta suxubi iskadhigto

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 роки тому

      Adga Cid tuug ah maad hysaa ?

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 3 роки тому

    Faqaash tuug

  • @bashirarooryoofficial7844
    @bashirarooryoofficial7844 3 роки тому +1

    Somalia waa meel qashin ah oo aan wadan la odhan Karin waayo qurbaha ayay dadku kuwada noolyihiin qofna ma rabo inuu somalia ku noolaado kaliya marka ay shaqo mushahar leh ka helaan

    • @kamata850
      @kamata850 3 роки тому

      sxb hanaga caynin

    • @iill9876
      @iill9876 3 роки тому

      Msha alaah imbow barnaamijkaada aad ayaan ugu xiranahay keep going

    • @iill9876
      @iill9876 3 роки тому

      Msha alaah imbow barnaamijkada aad ayaan ugu xiranahay keep going

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 3 роки тому

      Ma dadka qaarkiba cayda leh mise dalka? Maxaadse adigu noqon haad dalkaaga caydo mise luuqadayadaad baratay?

    • @OmarAli-qv9dh
      @OmarAli-qv9dh 3 роки тому

      Walaahi ninkaani wuxuu uqalmaan inlaga dhigo madaxweyne dadka soomaliya waa shaqsidegan cadaaladnaka muuqaato

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 роки тому

    beenaale talyaani maba tagaan hargeysa malaawaxabauumoodayaa insoomaalilan uuutagikaro shaqo k,kkkk