Rosso Hees Cusub |Dheeliga | Offcial Music Video 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 сер 2018
  • This Video About Rosso New Songs |Dheeliga | Offcial Music Video 2018

КОМЕНТАРІ • 303

  • @beerdilacsheshow6882
    @beerdilacsheshow6882 6 років тому +130

    Inta Allah ka cabsiga taqan
    Like isra

  • @yasminmuqtarali2344
    @yasminmuqtarali2344 6 років тому +59

    Wajiga cadaan lugaha madow hhhhh intii ila aragtay like isaar 😁😁😁😁😁😁😁

  • @cafiwalaalkaaga8276
    @cafiwalaalkaaga8276 6 років тому +1

    Gabartaan gabaratii heesta alam dheh ka qurax bdn qofkii igu raacsan like thanks 😄😃😃😅😅

  • @queenaisha7956
    @queenaisha7956 6 років тому +34

    hhhhhh gacmaha io lugaha madow hhh inta ila aragty like

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 6 років тому +1

      abaa baliina hhhhhh layaab

    • @aykhalif2346
      @aykhalif2346 6 років тому +1

      Hhhh kula arkay

    • @dekagarabey7450
      @dekagarabey7450 6 років тому +1

      Abaa baliina 😂😂😂😂😂 markaa commentigaaga arky ulaabty lugaheda waaba naxy malaha inantu sey jikada uga jirty iskama meydhin wey is ilowdy 4bilood mala meydhin kuwaa

    • @munitafarahmumin5301
      @munitafarahmumin5301 6 років тому +1

      abaa baliina hhh qoorta neh day lee

    • @calitifoow2649
      @calitifoow2649 6 років тому +1

      Hhhhhhhhh meel xun fiiris caadi matihid wllhi

  • @fuadrage8925
    @fuadrage8925 6 років тому +20

    Rooso bilaa naag ma heesi karo miii😂😂

  • @abdiazizbashir3860
    @abdiazizbashir3860 6 років тому

    Nabee malinba midbaa so baxayee dadkii dhanba waa fanano xageen adnaa✅✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aragsaninakhalaf8130
    @aragsaninakhalaf8130 6 років тому +6

    Kan yari naag la'aan ma heesi karo miyaa la yiri mise dhaqtar baa usoo qoray

  • @ilyasalidayib3016
    @ilyasalidayib3016 6 років тому +5

    first veiwer anaa ugu horeyo abaal marinta ha ila dhaafina

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 6 років тому +7

    Kaliya eng fatka duubistisa iyo editing kiisan ku qancaa walahi guulesta curubo films

  • @sabrinaisse6246
    @sabrinaisse6246 6 років тому +15

    alla fanankan codkisa wa jeclhy 😍 inta tagerto like

    • @kadarahmed8727
      @kadarahmed8727 6 років тому

      Warya xamar islanimada sidan miyey kadhigen

  • @suxuunta1duusha
    @suxuunta1duusha 6 років тому +9

    AL FANAN ROSSO waa diyaarsanyahy
    inkasto kajeclahay hestisi Alam dheh

  • @osmaandaahir8948
    @osmaandaahir8948 6 років тому

    Waxbaaa ka dhacy walle hestaaan wayba iga gadan tahy muuqal qurx badn fann rosso horay u soco eng fatka nolow sxb

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 6 років тому

    Waaw xidigaan waan aaminsanahay libaax horay usoco waad gaari hadaf kaada inshaa allah

  • @abwaanayaanleapdirashiidza7858
    @abwaanayaanleapdirashiidza7858 6 років тому

    heestan iyo heeso kale wxay ka jurjumaysaa in dhaqankii LA nacay WllhaY

  • @taabitshiine8655
    @taabitshiine8655 6 років тому

    Woow inaba caadi maah
    Waxaa ka sidar studiowka dubay
    Curubo films keep going

  • @simanqaali4045
    @simanqaali4045 6 років тому

    Agah cod iyo steyl wad dhameysay hore usocod wacan

  • @mariyacabdi4214
    @mariyacabdi4214 6 років тому

    Ceshcalaaa hees lkn xabadaan qoorteeda waa wasaq se cml mexe u hagaajin weysay wajigaba wey ka shaqeesee ... inta igu raacsan fadlan like igu qabta

  • @haafowchanel2274
    @haafowchanel2274 6 років тому +1

    Nice song Rosso cade ❤ Boqorka bilicda muqdisho fatka hilowle ku aminsanahy kpo🙏🙏☝️

  • @alfananrossocade4374
    @alfananrossocade4374 6 років тому +36

    Fatka hilowle Ku taganahy fusnkeyga tnx

    • @mohaali1835
      @mohaali1835 6 років тому +1

      Caruus Maa kaa Dhisey (Q)

    • @CuruboFlimsHD
      @CuruboFlimsHD  6 років тому +2

      wel done bro

    • @mohajordan8823
      @mohajordan8823 6 років тому

      Al fanan rosso cade codkaga isku so sartay fanka ku bahan

    • @coachdaa425
      @coachdaa425 6 років тому

      Moha Stev 😁😁

    • @hanadxasan329
      @hanadxasan329 6 років тому

      Al fanan rosso cade mnsha alah good looking bro hees dhan walba kadiyaarsan wlhi

  • @axmedshire3235
    @axmedshire3235 6 років тому

    Sxbkey rosso wlhi adaan ku tageraa horay usoco hesta heesta kasi danbeysa wey kasi shidan tahah

  • @qosoliyoqaraaxo7387
    @qosoliyoqaraaxo7387 6 років тому +6

    Ninka wn ku heystaaa inta KU heysata Like isaar ❤💋😍

  • @afyarepro5865
    @afyarepro5865 6 років тому +2

    hadaan la is luxin lamaba heesin fanka casriga ah so dhawaw bro

  • @nuurjakula2280
    @nuurjakula2280 6 років тому

    rosso camerada habinki dhibki aan u marnay xaqiqdi waa uqalanyaa muqalku nice rosso and filzan ali😍

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 6 років тому

    Nagta ma isku xishoneso ido buran will ka kuu jifane 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😍

  • @libanahmed8177
    @libanahmed8177 6 років тому

    Abwaan and fanaan Rosso ku fanaa Wllkyga

  • @hasankafimaxamadmaxamad2863
    @hasankafimaxamadmaxamad2863 6 років тому

    Sxp kaliya codka ereeyada xooga jiid teembada iska sax ok bad tahay😍😍😍😍😍😍🤗🤗🤗

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 6 років тому +2

    Fanan kega n wllke ga
    Hore u soco guu wacan

    • @ceyntelyrics6315
      @ceyntelyrics6315 6 років тому

      Muxudiin Maxamed
      PLZ WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI

  • @adnanshoole1041
    @adnanshoole1041 6 років тому +1

    Rosoo bro gabdhaha sidii bad Bitch inaa midba mar isku soo duubto waanu canbaareneyna

  • @sidaamisack7412
    @sidaamisack7412 6 років тому +8

    OpapaaY 👏
    Al fanaaN Rosso Cade
    Ereyda💯
    Laxnka💯
    Musicda💯
    Codka💯
    Hore usocd wngzn Al fanaaN Rosso Cade 👏

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 6 років тому

    Jufanto lugahan iyo gacmahan iga dhaq saad wajiga u dhaqday xabaalaha lagugu darye ma asaa ku xambaarsan karo ka kac hanagu jabininee yaanan mag dhaw nagala qaadinee

  • @Sportshouse109
    @Sportshouse109 5 років тому

    Walaahi aniga o ah wiil somali ah, geesinimadaan ma lihi, subxanallah

  • @naimasahluun6846
    @naimasahluun6846 6 років тому +4

    Rosso cade hory usoco
    Like ha ila dhaafna

  • @Moha.Abdi2024
    @Moha.Abdi2024 6 років тому

    My bro hore u soco nice video.

  • @maaidaxaashi9238
    @maaidaxaashi9238 6 років тому +3

    Wll iska day hesaha hada wadadan waa ku cusubtehe kalexo maficna

  • @farxiyocumar6376
    @farxiyocumar6376 6 років тому

    heesta mcn lkin Qoftaan wajiga cadan gacantan madoow kalay Iska Aràga waye

  • @alishaxasan1783
    @alishaxasan1783 6 років тому +2

    Fanan Rosso wada style pill hore uzoco pro

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 6 років тому +2

    Lugta madow wajiga cad saaan mxy tahay naaa hana ceebeyn balaayo lugo madow 😂😂😂

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 років тому +2

    Gabadha mxey qabta ar Somali mel loga baxsan maleh asaga kuqanacsan mxa idinka galay bro horay usoco adiga iyo gabadhaba wad iskuso baxden

  • @kamabinkama7406
    @kamabinkama7406 6 років тому +2

    Jir macaaana qofta isku dhuuq waaye

  • @huskaadde1554
    @huskaadde1554 6 років тому

    hhhhh aaway sxbkeey Omar kirish war bixin buuxa kasoo diyaari

  • @Iqruudsh
    @Iqruudsh 6 років тому

    wan jclaaday wiilkan😢😢

  • @hlmjnnn2780
    @hlmjnnn2780 6 років тому +1

    Walhi Somali il baxday si xun dhaqanka diinta dad Ku ahayna

  • @koshinramy673
    @koshinramy673 6 років тому

    Wow cod ba ku dhan fanaan da.ayar

  • @user-vh3qs1ne6h
    @user-vh3qs1ne6h 6 років тому

    waaw. dhuuxa na dhaqaajisay boowe 💔💔💔💔

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 років тому +5

    Rosso cade hormar wacan 👍👏💓

  • @zakariamoallimomarisiyaase4333
    @zakariamoallimomarisiyaase4333 5 років тому

    Rosso Cade ku taagera Sxp sare nolow

  • @mohamedshuuke9855
    @mohamedshuuke9855 6 років тому

    heesta qaladaad baaa ku jira

  • @khaalidgobdon3214
    @khaalidgobdon3214 6 років тому

    Naag buuran iyo nin dhuuban
    ,,,,, maxaa kala haysta,,,,,,, ,,,,,

  • @najuuulove4642
    @najuuulove4642 5 років тому +1

    Rosse vitaminka ku padan marwalap mid full charger ah buu soo kaxaystaaa 🤣🤣

  • @zanaacadeey1893
    @zanaacadeey1893 6 років тому

    Rosso caadi matihid sxbow nolow

  • @asiiladaganhussein3470
    @asiiladaganhussein3470 5 років тому

    Ww masha llh my habo mcn allow ku daa axsan jcyl

  • @Hassangelkad
    @Hassangelkad 6 років тому

    Rosse cade sxp balankii waad ka dhabaysay

  • @kifaaxofficialchannel9635
    @kifaaxofficialchannel9635 6 років тому

    hees cusub the best song tum tum

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 6 років тому

    The dislikers will be the die hard fan of faladagan

  • @a.a.g4161
    @a.a.g4161 5 років тому

    carab dheera tan waa layaabay

  • @Khayrka455
    @Khayrka455 6 років тому

    Acudubilah waxay waxaan isku jifa

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 6 років тому

    Muxu nagaha ugu dhagdhaga horta Caaqam

  • @sydband8956
    @sydband8956 6 років тому +1

    is the best vedio & song 🎤🎹

  • @fbnajibalba5840
    @fbnajibalba5840 5 років тому

    Si dhaba ugu dhigey like

  • @leilaibrahim1487
    @leilaibrahim1487 6 років тому

    ileen nagaha qaar waa xoolo halkii lasexiyey jiftaan

  • @daudhaji6747
    @daudhaji6747 6 років тому

    😥ciyaalka xaafada cagta fura getshit

  • @eqrahassan9018
    @eqrahassan9018 6 років тому

    OMG they look funnn

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 років тому

    Hashac roose iga gadan abwe horay usoco curuba filmis 👌👏😍

  • @thehappyone358
    @thehappyone358 6 років тому

    heesahiiba reer xamarba kufsaday

  • @farxieyaaxmed6201
    @farxieyaaxmed6201 4 роки тому

    Rosso cade homer wacan

  • @yaxyebravo1623
    @yaxyebravo1623 6 років тому

    Rosso nin weyn hore usoco guul kurajeyna👏

  • @khanmuhammad8110
    @khanmuhammad8110 5 років тому

    Dee rosa magac maha ee magac fcn labax bro

  • @lululakiinantajeclfanankaa6478
    @lululakiinantajeclfanankaa6478 6 років тому +13

    wiilkan asiga cato ah ferehda weynta xeya ugu sexna kir dheh ye ku dilin 😂😂😂

    • @dheymaluula4452
      @dheymaluula4452 6 років тому

      Lulu Laki inanta jecl fananka axmed resY wallle waa ila aragtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saadiahassansheikh5010
    @saadiahassansheikh5010 5 років тому

    Rosso cadeee wankujeclahay

  • @fatuushpeyzani9581
    @fatuushpeyzani9581 6 років тому

    NcY zong
    Inkasto oo ay naagtu kayara weyN tahy inanka 🤣🤔🤔

  • @munaniina7530
    @munaniina7530 6 років тому

    xabadii horaa shidneyd taas soo celi

  • @ducaaledacadinho6720
    @ducaaledacadinho6720 6 років тому +2

    Shbeel naagood waaye ninkaan Mar ba mid uu Ku dheelaa

  • @canabmaxamedxarred124
    @canabmaxamedxarred124 6 років тому

    Wow nice song

  • @fatimaaxmed5003
    @fatimaaxmed5003 6 років тому +1

    Ar rosse waa shidantahay bro lakin xabadn lugaha ma doow oo wajigana ka cad tii horaa Ka shidneed maraxdan 😀😅😅😅😅😆😃😄🤗

  • @OsmanAwbaari
    @OsmanAwbaari 6 років тому

    walal Rossa Hore usoco Heesta waad ka
    BaxsataY Stylke Codka Dhesha❤💋👈

  • @studiosabiib8256
    @studiosabiib8256 6 років тому +1

    nice one axsan music

  • @ozilbyoozilbyo2852
    @ozilbyoozilbyo2852 6 років тому

    Maxaa nin kaannag tan wuu iska wataaa maxaa yaa ila arka 😂😂😁✋🤘✋😂✋😁🖐😂👌😂✋👊👊👊👊

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 6 років тому +1

    Falaq falaq diyaarsan wax nool iga dheh

  • @redpill4192
    @redpill4192 5 років тому

    Gawadhas ayan jaceylka uqaabo heestan kuso cees cees taaa baal so laayaab ma ahan

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 років тому

    Nice song 😍👌

  • @aminahmed257
    @aminahmed257 6 років тому +2

    first cmmt

  • @fatimaaxmed5003
    @fatimaaxmed5003 6 років тому

    Wajiga cadan lugta madow wajiganee qarasha galay lugta ilaha u maqan 😀😅

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 6 років тому +2

    Codka 100
    Stlka 100
    Hesta 10000

  • @qurxaneoffical5910
    @qurxaneoffical5910 6 років тому

    Nio maxamed adaaba xayeesi eh tan kugu jiiftana xey eheed

  • @nafisoali339
    @nafisoali339 5 років тому

    Rosso cde keep going👏

  • @ismailmohamedali8707
    @ismailmohamedali8707 6 років тому

    legend go forward

  • @qalbilulamohamed7056
    @qalbilulamohamed7056 6 років тому

    Adhiga dhigan qalbiga buu yidhi awesome boy😗

  • @ugaasoali3717
    @ugaasoali3717 6 років тому

    malin walba iyo gabar cusub

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 6 років тому +3

    Walee wilkeeyga rosse waa iga washtay nice song lkn naagtaan kugu jiifto seeysan iga ka jabin rosse nagtaan waa naag buuran adiga caato ayaa tahy

  • @yahyekaise8795
    @yahyekaise8795 6 років тому

    heest and badh iga dheh

  • @diidan1524
    @diidan1524 6 років тому

    Walba xoow xabad kala kacsan usowatan waayay

  • @saafisiman6437
    @saafisiman6437 6 років тому

    Ar hee dheh naagtan yey feeraha kaa jabinin bisinka

  • @anshuurm8487
    @anshuurm8487 6 років тому

    Aadaan dhigan oo qalbka ku dhaaaf wax kala wye ah ah ah

  • @hazazipoy7027
    @hazazipoy7027 6 років тому

    Wll roze cade bro keep goinG

  • @remarooy1350
    @remarooy1350 6 років тому

    Waaaaaw horay uso sxb wey shidantahay hestaan kal ilaab

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 років тому

    Bro tan wey Ku dhali kartaayee ma wax kalaad weyday qof weynoo saas u dhaqmaya waa aakhiro zamaan akhas

  • @ishwaaqali4503
    @ishwaaqali4503 6 років тому

    new dayax dalnursh👅💉💉♥💜 horesoco

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 років тому

    Heesta sanadka wlhi😍😍😍😘😘

  • @queenofddl1236
    @queenofddl1236 6 років тому

    Xaliiimo dansan 🤐🤐🤐🤐😏

  • @majaajilotv5615
    @majaajilotv5615 6 років тому

    heestan mar ki la dubaaye goob joog ka ahaaay qeybaha beerta lagu dubayee cadi ma heyd qoftaan way kala kacsaneyd 😂😂😂