КОМЕНТАРІ •

  • @ahmedzaki8135
    @ahmedzaki8135 6 років тому +2601

    Style 100%
    Codka100%
    Midbka black m.a 100%
    Dhesha 100%
    Welcome fananada 🇸🇴✌

    • @MsLiongirl
      @MsLiongirl 6 років тому +61

      Waaw like your collor of skin maashAllah. First somali fanaanad oo midibka iska badalin. Abaayo keep your collor for eveh
      It makes you unique😍😍😍

    • @plusquemaviejetaimemamere2225
      @plusquemaviejetaimemamere2225 6 років тому +10

      Beenta jooji heezta copy wyeh iyadu ma lahae WTF bahazhan dhuxuzha ee iz waalayza umada ka fadhiizo Ku dhaha

    • @ilhamabdihakim912
      @ilhamabdihakim912 6 років тому +14

      ahmed zaki exactly she's first Somali girl she's didn't change her colour keep going on aslo wlcm xbbty salma

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 6 років тому +7

      ahmed zaki
      Waaar miyaanada Allahaga ka baqaynin
      Tani milaa Afrikada Dhexe Ayay ka timi
      Af somaliga un bay baratay

    • @ilhamabdihakim912
      @ilhamabdihakim912 6 років тому +2

      Xaqu dirir hhhhhhhhh wlhi funny waye

  • @yasiinali1372
    @yasiinali1372 3 місяці тому +39

    Who is watching in 2024 😅

  • @abdullahiabdi171
    @abdullahiabdi171 6 років тому +606

    The only Somali lady who stays in the western world and has automatically accepted her natural skin colour. You amazing. Keep it up

    • @fardusahassan849
      @fardusahassan849 6 років тому +19

      I absolutely love ur comment walalo

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 4 роки тому +31

      Walshay aniga waligay dawo ma marsn mana madobi wan casahay marka micnha maha nagti casba way is cadysay

    • @jonathankohan4956
      @jonathankohan4956 4 роки тому +2

      @Abdullahi Abdi Runtii somalida qarkeed weey u dhashaan

    • @sirjames3210
      @sirjames3210 4 роки тому +4

      Wll malaa somalia ayaan isku mid ahayn
      Mise reer daafuur baadtahay hablaha
      Yar yar ee aan wali is cadayba gaadhin
      Ee aan madarasadaha iyo school lada
      Hargeysa 10 kii habloodba mid madaw
      Ayaan ku arkaaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌

    • @sunflower-mz6en
      @sunflower-mz6en 3 роки тому +26

      My dear we Somalis come in different shades. Different skin tones that's why we are unique my dear. Don't just jump into conclusions. Coz am somali and I know that

  • @jimcaalexaaji5197
    @jimcaalexaaji5197 Рік тому +29

    M a sacadu waa 6:30 malin arbaca ah septemper 14 /9 /2022 goptu waa jabuti fadlan wll Hadaad iga danbayso like isaar

    • @istarelmie2111
      @istarelmie2111 9 днів тому

      Saacado waa 11:03pm Malin isniina 22/July/2024

  • @nimcoindho1003
    @nimcoindho1003 3 роки тому +76

    2021 hadii aad ila daawanyso mcne xbbti like hayla dhafin 😘

  • @nafisamohamed3131
    @nafisamohamed3131 6 років тому +2137

    Inta midabka madow jecel lilketa

    • @reo9475
      @reo9475 6 років тому +7

      Nafisa Mohamed
      Mashallah waa midka aan dorsoomin
      Ee lama huraanka ah💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdiazizaliabdullahi5580
      @abdiazizaliabdullahi5580 6 років тому +12

      Nafisa Mohamed midabka madow in hore Loo arag cml ayay dadka commentga dhan madow kadhigen

    • @avataraang5468
      @avataraang5468 6 років тому +5

      Nafisa Mohamed msha allh midabka madoow 👌👌

    • @nafisamohamed3131
      @nafisamohamed3131 6 років тому +3

      I am kashka huno hablihi madoobaa aniga iyo gabadhaasbaa ka hadhay😂

    • @ssh1898
      @ssh1898 6 років тому +3

      Nafisa Mohamed and me sister

  • @MiimiAlbashiir
    @MiimiAlbashiir 6 років тому +57

    الكلمات 100 %
    ألحان100 %
    الموسيقي 100 %
    الصوت100%
    الرقص100%
    استايل100%
    اللون 💋ماشاءالله عليها
    ابدعتيييي😍
    استمري حياتو

  • @yuusufmacalinxasan3149
    @yuusufmacalinxasan3149 4 роки тому +218

    2020 inta daawanysa like ii saara

  • @haltdiefresse1185
    @haltdiefresse1185 5 років тому +364

    She is one of the most beautiful Somali woman I have ever seen Wallahi ♥️
    I think I am in love 🥰 😂

    • @Mahaer10
      @Mahaer10 5 років тому +3

      Hhh Ajnabi Aa Iska Dhigee

    • @mohamedawahid4048
      @mohamedawahid4048 5 років тому +4

      Haltdiefresse ! then u knw nthng abt tha beauty of somali women ths is jus a fragment of our ladies beauty

    • @Abdi-libaax
      @Abdi-libaax 5 років тому +2

      there are dark skin somali girls more pretty than her.

    • @me4life310
      @me4life310 5 років тому

      PRA MA QOFKA NOCAN U EEG? ! 😳

    • @feiabdi6085
      @feiabdi6085 4 роки тому

      @Gg Gg that is it bruh all our somali girls there are cute

  • @sadiyaabdukadir3954
    @sadiyaabdukadir3954 6 років тому +133

    Clorkayga meeqa qof idhahde iska badal alx dadki igula talin jirane maanta anaa kaqurux bdn my chocolate clor masha allah abyo kalsoonida calorkaada kuqabtit waan rajeena inee nugu deestaan dad bdn

    • @lee-ot7po
      @lee-ot7po 6 років тому +2

      Sa'diya Abdukadir hi 5✋ abyo madowga ha nolado

    • @zaynazaytuun2666
      @zaynazaytuun2666 6 років тому +3

      Walaahi Huno anba kula mid ban ahay cid kale iska daaye sxpday rumaad baa igula talisay wanan ka diiiday hada aniga ka qurxoon iyda ance/finan baa ka buuxo alxmdulah wlaahi

    • @sadiyaabdukadir3954
      @sadiyaabdukadir3954 6 років тому +3

      nawaal hussein baaya soomalida dhan ba waa african ayagaa iska dhigaaya balaaya cas abyo hadane waxa laga qàaada cancer iyo cudura kale oo caafimaadka halis uah wlh gabdhaha ayagoo og oo caafimaadka ila barta ee hadane siiwadaan allaha nahadeeyo

    • @sadiyaabdukadir3954
      @sadiyaabdukadir3954 6 років тому +2

      Muna Ahmed anba saaxibtay way iiso gade waaikeente waana kadiide wlh hadana mar walbo waxa iidhiira galiya oo iga waaniya aabahay allaha iidhaafe ayadana mar walbo waakala taliyaa

    • @abdirahmansankus3464
      @abdirahmansankus3464 6 років тому

      Sa'diya Abdukadir proud of you

  • @wizz1072
    @wizz1072 6 років тому +16

    Waa wax ladaawado wlh adeer wixii original colour wataan like iigu Qabta tol hadaad tihiin 😂😂😂😂

  • @abdullahiaynashhussein5937
    @abdullahiaynashhussein5937 4 роки тому +35

    The most beautiful Somali musician I have ever seen her skin is natural everything is amazing about her caadi maha Viva naag madhow kuwaan kale waa water proof

  • @canab2010
    @canab2010 6 років тому +737

    I don’t understand why everyone is mentioning her skin color. If she was light skin no one would say anything so no need to talk about her skin color . She’s beautiful and have a nice voice. Just enjoy the song😊

    • @boodaxasan8087
      @boodaxasan8087 5 років тому +9

      good idea my sister......
      thankxx

    • @laylalayla9073
      @laylalayla9073 5 років тому +12

      Sacab baad leedahay wlhi wll😂😂😂
      Ma yaabtey

    • @kafiliban8300
      @kafiliban8300 5 років тому +62

      cause we have missed this kind of genuine skin. Every girl skin herself with harmful bleach nowadays and we don't like it any more. I love black woman. They are so hot and very attractive girl!

    • @canab2010
      @canab2010 5 років тому +20

      Kafi Liban I understand some of girls bleached themselves but what people need to realize is not everyone is dark skin and those who are light skin people think they bleached themselves. Every skin color is beautiful and we should embrace what God gave us😊

    • @kafiliban8300
      @kafiliban8300 5 років тому +15

      @@canab2010 true but only when we classify as such and still to me I am more attracted to the dark chocolate skin. It is not even the same feeling when I hold a light skin clour girl😂🙏

  • @Awlio1
    @Awlio1 6 років тому +150

    Lyrics
    Hurdo kama bogtoo
    Barkin baan ku tiirshaa
    Bogga iyo calooshee
    Beerkaan u seexdaa
    Bar-barrada ma qabanaye
    Anigoo bur-burayoo
    Dhinacyadu i barareen
    Waagu ii baryee
    Boogtii jaceylku
    Wuxuu i baday
    Ayaan iga ba'aynee
    Intii aan bed-qabayee
    Howshiisu igu badan
    Haba baran lahaayaa
    How bixin lahaayaa
    Iminkoon besteey ahay
    Baroor miyaa wax ii qaban?
    Bogsan maayo oo
    Bilic iyo nasiibkey
    Midna u baxsan waayee
    Cad-ceeddaa bidhaantaa
    ila baafin weydee
    Bil waliba bishii kale
    Igu sii ballamisoo
    Baddal iigu dhiibtee.
    Berri iyo maanta
    Baxnaanadeda
    Nafta been u sheege
    Intii aan bed-qabayee
    Howshiisu igu badan
    Haba baran lahaayaa
    How bixin lahaayaa
    Iminkoon besteey ahay
    Baroor miyaa wax ii qaban?

    • @omerreese7984
      @omerreese7984 4 роки тому +8

      Erayadii Aabahii Jacayl ka Waaberi Maxamed Cali Kaariye Laxankii JIIR . Waa QISO gaara Oo Alle Ha U Naxariistee Maxamed Kaariye Uu U Qaaday Shankaroon Labadoodaba Aan U Duceyno AAKHIRKII Wuxuu Lasoo Dhibtoodo Way Is GUURSADEEN Inkastyaanay Isku Raagin

    • @IpadIpad-jt7nk
      @IpadIpad-jt7nk 3 роки тому

      thanks

    • @fahiiimonuur4072
      @fahiiimonuur4072 2 роки тому

      Jah wale hes 😍😢

    • @fdsomaliofficial7884
      @fdsomaliofficial7884 4 місяці тому

  • @mabzuuddaahir9456
    @mabzuuddaahir9456 6 років тому +527

    Inta midabka inanta jecel cholte
    like isaara wll😂

  • @bisharoabdullahi1323
    @bisharoabdullahi1323 5 років тому +114

    I don’t usually comment as a fan to any Somali singer MV but Masha Allah one thing I can never get enough of is your authenticity. Never change Abayo you are so beautiful. Amazing 😉 fan no.1😘

    • @mayasquaw2254
      @mayasquaw2254 5 років тому +3

      bisharo abdullahi Change in the sense of Deeqo Afro hope not😂

    • @bisharoabdullahi1323
      @bisharoabdullahi1323 5 років тому

      mAya SquAw 😂😂😂 ohh please no.

    • @Teddy89update
      @Teddy89update 5 років тому

      So did I.... she is an icon of its kind in recent years after the state collapsed.

    • @AdeshTourTour
      @AdeshTourTour 5 років тому

      Surely you touch the really truth but only few will understand u words

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 років тому +1

      Waala arki doonaa bilooyin ka dib iyadoo la soo rug rugay oo la soo xooq xooqay. Xataa haddee midabkaan ku qanacsantahay, kuna qurxoontahay dad xun ayaa talo xun siin doono oo iscaddeey kula talin doono.

  • @qaliloviisa6100
    @qaliloviisa6100 5 років тому +390

    SH’E SO BEATIFUL!❤️😍

  • @maxamedcabdiismaciil6307
    @maxamedcabdiismaciil6307 6 років тому +146

    Midabked kaba HelaY intii ka heshaY Like ku qabta

  • @asiamohamed3805
    @asiamohamed3805 6 років тому +78

    mnzhaLLh MiDabKaaga Hadaa Ku qanaCznthY Waa Alx
    HorY U soco sis😍👍

    • @ayuproduction1436
      @ayuproduction1436 6 років тому

      Salmo❤

    • @amiiraabdi6961
      @amiiraabdi6961 6 років тому

      Wwwwwww fananad iga dheh inta cml black likes igu dharka yaq

    • @yunana2161
      @yunana2161 6 років тому

      Asia Mohamed hhhhh adigu maad is Casaysay

  • @adz6980
    @adz6980 5 років тому +97

    Heesta way macdahy 2019qofkii firsdo like ha ii saro bal

  • @ruweida1123
    @ruweida1123 5 років тому +119

    Skin black intiii ila ah like ta ha.ila dhaafina
    SALMO WE'RE.SAME SKIN👉💗💗

  • @kinghanadofficial7928
    @kinghanadofficial7928 6 років тому +132

    Adeerayaal hanala dhaafina like ta hadaad tihiin somali mohamed

  • @SunShine-es6hu
    @SunShine-es6hu 6 років тому +82

    What a beauty 😍😍❤️🙏🏾 It’s so refreshing seeing her since all the other fanaaniin are usually light skinned. Dark skin gang ✌️

    • @MO_BULXAN.1
      @MO_BULXAN.1 6 років тому +9

      Sun Shine exactly yeah, she's better than fanaaninta kale because she got nice voice and skin mashallah salma keep going, y'all folks respect this girl ❤❤

    • @ranirai2963
      @ranirai2963 6 років тому +6

      I was thinking the same, mashallah she's deadly gorgeous. Never seen beautiful individual like this before mashallah 💕 ❣ we love everything about her. Insha'Allah all women's can be happy with themselves like her. Love you Salma💕❣💕❣💕😘😘😘

    • @Rajoabuur
      @Rajoabuur 6 років тому

      ua-cam.com/video/PioktShL64E/v-deo.html

    • @SunShine-es6hu
      @SunShine-es6hu 6 років тому

      Faisa Mohamed lol Weey heesoosa it’s not like she’s reading Quran. Danbigeedana maxaa dusha kaasaray?

    • @SunShine-es6hu
      @SunShine-es6hu 6 років тому +1

      Faisa Mohamed lol sheekh shaydaan. If you’re so religious what the fuck are you doing at music channel? Haha laughable

  • @succeschannel7935
    @succeschannel7935 5 років тому +103

    Finally no more bleached out xalimo with yellow buckteeth. We are waiting for more beautiful and take out the auto tune a little next time. Would be nice to hear your voice and the yellow dirac 😍😍😍

  • @kifahabdirahman5016
    @kifahabdirahman5016 4 роки тому +34

    Who listening 2020 i like her skin❤️💯

  • @abdiwaligudle
    @abdiwaligudle 6 років тому +293

    Kkkk markee dhinacyada ibarareen Weeba tilmamatay caadi ma ahan gabadhan hadaa ku qanacday like taabo

    • @nacnacisiibae9504
      @nacnacisiibae9504 6 років тому +4

      Abdiwali Guudle kuu xiisay labadaan Bari snapchatka masoo galin 😂😂😂

    • @mahamudalinur8730
      @mahamudalinur8730 6 років тому

      Abdiwali Guudle hambalyo abowe intagram kaaga 10k hambalyo

    • @ismailnuure2822
      @ismailnuure2822 6 років тому

      sub for sub i am Subscribing to your channel right now. sub back

    • @ismailnuure2822
      @ismailnuure2822 6 років тому

      @Abdiwali Guudle SUBSCRIBE Wan Ku SaraY Masul Adna i sar Ado Madsan Mahad Sanid !

    • @caishacuud3604
      @caishacuud3604 6 років тому

      Abdiwali Guudle
      Kkkkkkkkkk

  • @mahadaidid6451
    @mahadaidid6451 6 років тому +40

    🍫🍫🍫🍫 🔥 ❤️ hard to find these days

  • @aishadahir1172
    @aishadahir1172 5 років тому +34

    Omg you are so gorgeous.mashaalha.and you made a history of being the First Lady with the most beautiful skin of All Somali songs l heard in my life. 😍😍 again mashaalha

  • @agbalabdi2218
    @agbalabdi2218 4 роки тому +39

    November 2019
    Like ha ila dhafina fadlan

  • @dheemanhusein3763
    @dheemanhusein3763 6 років тому +220

    jecliyaa hablaha colorkoda haysta zida aniga oo kale😍😍😍

  • @mursalmuuse1685
    @mursalmuuse1685 6 років тому +119

    Original zomali noolow
    inta an waxba iz marin liketa

  • @Antony32118
    @Antony32118 4 роки тому +42

    WHEN LIFE GIVES YOU A HUNDRED REASONS TO CRY ,SHOW LIFE THAT YOU HAVE A THOUSAND REASONS TO SMILE .BECAUSE GIRL YOU HAVE BEAUTIFULL SMILE TRUST ME!!

  • @ahmedjamaconsulting7700
    @ahmedjamaconsulting7700 5 років тому +152

    Omg she is so beautiful and talented.
    I love our somali women wallahi ❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Daud_dadki_hore
    @Daud_dadki_hore 6 років тому +278

    Inta beerka u seeexta like iigu qabta

  • @zackianyazin9360
    @zackianyazin9360 6 років тому +42

    InTa beerka uzeexaTa like ta ha ila dhaaFiNa 😂😂

  • @loftyclouds5530
    @loftyclouds5530 4 роки тому +10

    gabadaan inaa grammy iyo oscar lasiiyo weye sxb hhhh. She is so beautiful and has an amazing voice 😍😍❤❤

  • @gurhanthabo3317
    @gurhanthabo3317 5 років тому +19

    I like her stage presence and attitude.she managed to own the stage and keep the viewers glued to her mesmerising skillful dance moves.congrats

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 6 років тому +765

    Midaabkan naag leh alhaa
    Calaaf igu daaroo😰😰😍
    Walhi midaabka aad baan uu jecelhy😰❤️
    Heestaan walshey aa sead u jeceldey😻

    • @bashiirjama8391
      @bashiirjama8391 6 років тому +8

      Kiin jama hawada dadka kaqabatay walee gawar soobxday kaqrxn kacd MCN so nice everything wlh

    • @bashiirjama8391
      @bashiirjama8391 6 років тому +7

      Wlh clourka keeda MCN mshlh ilaah isahl gbdhn okle

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 років тому +33

      Ibraahim Shakul Yare anaa leh wlhy midbkaygii Ku dhshy anoo hdna qurbo Ku nool xtaa mekab la.aan ayaa soctaa www midka madawgaa

    • @amiiryare3067
      @amiiryare3067 6 років тому +8

      jcliya jamuryada barakesan somaliland Naga Daaa Beenta 😂

    • @rra1ma
      @rra1ma 6 років тому +3

      Ibraahim Shakul Yare
      Wara grupka fb maku jirta😂😂🤫

  • @ranirai2963
    @ranirai2963 6 років тому +20

    Mashallah, Allah...this girl is drop dead gorgeous, First Somali singer that looks good and can sing.....you go mama.... beautiful mashallah 💕😘😘❣

  • @samaaraqueen1526
    @samaaraqueen1526 4 роки тому +30

    Inta midabka gabarta kaheshay like

  • @JosephdeStevano
    @JosephdeStevano 6 місяців тому +4

    2024 stil my fovourite song🤍💯

  • @anizaali45
    @anizaali45 6 років тому +143

    intii midabkaas jeclaatay like iisaara plz❤ xushmada waa muhiim waakalarkii soomalida asalka plz like

  • @boqoradasomaliland2559
    @boqoradasomaliland2559 6 років тому +26

    Wlhi qoftan rihana u eegtyy midabkeda ayayku qurxnthy malapo horay usoco

  • @shurehahmed5589
    @shurehahmed5589 5 років тому +134

    Waaaaaw
    I can Say this girl is the most beautiful Somali singer I ever saw 🔥🔥🔥❤️❤️

  • @abdikaniali6720
    @abdikaniali6720 5 років тому +142

    Who watching 2019😚😗👏👏❤

  • @reo9475
    @reo9475 6 років тому +58

    Finally a chocolate skinned authentically talented
    Pure voice, she has an accent
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @somalishort8959
    @somalishort8959 6 років тому +112

    Rihana soomaliyeeed mashalah

  • @Intergalatic-peacekeeper
    @Intergalatic-peacekeeper 5 років тому +19

    Mashallah beautiful skinned woman not scary bleached out somali wannabe white. Thank you sis for keeping it real, viva somalia and our real skin color. Be proud of who you are!!

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 5 років тому +46

    Masha Allah beautiful African Diamond black princess 💯👌 be blessed💙💙

  • @fartun4992
    @fartun4992 6 років тому +148

    Ww👏👏like iisaara janadda alle idin keeye😘🙏

  • @simanayanlebeauty3587
    @simanayanlebeauty3587 6 років тому +70

    She’s beautiful voice and beautiful skin💕💕💕🙌🙌

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 5 років тому +76

    This is what i call the real somali color, xalimos hope you watching nd be proud of yu color.

    • @beproud5447
      @beproud5447 4 роки тому +2

      I am watching. I haveNEVER put bleach in my skin, chocolate all the way.

    • @falanqeeye5106
      @falanqeeye5106 4 роки тому +2

      @@beproud5447 😂 i think you might be lying send me you number i confirm

    • @beproud5447
      @beproud5447 4 роки тому +2

      @@falanqeeye5106 hahhah my husband will not be happy about that sorry.

    • @falanqeeye5106
      @falanqeeye5106 4 роки тому

      @@beproud5447 hhhh coool then

    • @najahali7953
      @najahali7953 3 роки тому

      @@beproud5447 wukugudayi rabe🤣🤣

  • @khalidzayn630
    @khalidzayn630 4 роки тому +5

    Wow she's so pretty her Vocals is a powerhouse a Masterpiece in the Melody and the beat plus her moves 🔥🔥🔥🔥🔥💥💯💫 is just amazing 💫 You're so beautiful Salma Maa Shaa Allah 💫 I've been searching for this Song for a long time, thank goodness i found this one with Gorgeous Salma On it 🔥 girl Served us more songs 💙⚡

  • @hodanhasan9797
    @hodanhasan9797 6 років тому +204

    Inta sidayda video gi o socda commets ka akhriya hay ilaawina de

  • @NuuneYare
    @NuuneYare 6 років тому +127

    This girl original somali ❤

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 5 років тому +154

    Codka 100%
    Dheesha 100%
    Qurux 100%
    mnsha allh inta ka HeshaY like saara💕💕

  • @nanah7658
    @nanah7658 5 років тому +31

    She is extremely beautiful and her voice is beautiful too😍😍😍 some of these somali girls and somali female singers wish they had or have her confidence they all look the same their veins poping out of their skin the way they have been bleaching their self and looking down on dark girls as if they are better than them they need self love and confidence somthing this singer and every dark skin girl has✌🏾

    • @beproud5447
      @beproud5447 4 роки тому

      why anyone is not confident in their own skin is beyond me wlhi

    • @rastalion1746
      @rastalion1746 3 роки тому +1

      BE PROUD !!! dark skin and light skin is not cute. Light brown to medium brown are the best colors 💯.

  • @hassankaffi387
    @hassankaffi387 6 років тому +26

    Rihana Somalia Really Inta ila qapta Like i Saara Well Done 💯💯

  • @mohaazmuomin6737
    @mohaazmuomin6737 6 років тому +18

    Walee waa tii kiin meel sarilaheeed
    Welcme huuno
    Kalsonida faca ku dhafee💞💞💞💞💞💋👌

  • @remamahamad9490
    @remamahamad9490 5 років тому +7

    ياخي جمال فوق هذي البنت سبحان من خلقها 😍😍😍😍

  • @samisomali4812
    @samisomali4812 5 років тому +60

    Her skin is so beautiful!! 💛💛💛❤💛💛💛

  • @nabiila_mohamud
    @nabiila_mohamud 6 років тому +95

    Wiil aya waxa laweydiiyey naag madow iyo naag cad kee fiican Sxpka kulahaa naag madoow aya fiican lkn ayadana xaflad uma wadan kartid😂😂😂 Wlhy waa iga qosliyey wr liketa hda qososhay

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 років тому +1

      Unique Girl Hhhhhhh istaqfululah hhhhhh

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 6 років тому

      Ibrahim Hassan 😂😂 Caku wiilashiina Dhipka naga dhaafa bilaa caleyk😂😂😂

    • @Bekind251
      @Bekind251 6 років тому +1

      Unique Girl gumeezigii ingriska iyo italiyaka ayaa idin jecesiiyey cadaanta. Ilaa hada maskazda waxaa idinka qufulan fikirkii gumeestayaasha. I am so sorry! once your head is fucked up, there is no cure. Black is beautiful!!!!! Keep it up Salma!!

    • @cabdiqaadirosmandhagood1801
      @cabdiqaadirosmandhagood1801 6 років тому

      Unique Girl qof ka hadad ku qanacsanthy wll mel walba wad u wadan karta ani gabdhaha madow aba ku haystaba

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 6 років тому +1

      True Teller poowe/paayo Aniga Ma cadi Magarty i am Dhexdhexaad 😂😂😂

  • @dunzamaron1422
    @dunzamaron1422 6 років тому +9

    Nio fananinta kale mxay dher tahay wayba igu soctaye inta ila aragtay liketa hayla dhafin

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 5 років тому +1

    Ilaahay ha unaxarristo abwaankii heestan lahaa Maxamed Cali kaariye, folladkii 1980s iyo Khadija Foodey. Heestan iyo heesta kale we dad Hargeysa soo Maray hadyad... riwayado kuma jirin.

  • @itz___sadriadam7913
    @itz___sadriadam7913 5 років тому +16

    Wlhi Mashaallah she is really a true pure Somali,and African if possible 😍😍😍😍

  • @sathammehmet84
    @sathammehmet84 6 років тому +154

    Hehe😄😄 waLee tan Waa tii KiiN Jamac & Gobaad MeeL saarilahayd😂😂😂 soosoco sis😂

    • @geesio.5318
      @geesio.5318 6 років тому +1

      HAHAHAHA!! BEEN MAHA!! ANU GABADHA WAAN CASHEQAY BEE HAHAHA

    • @bintuissa9151
      @bintuissa9151 6 років тому +1

      saTham Mehmet 😂😂😂😂😂😂 true

    • @essiahassan2584
      @essiahassan2584 6 років тому +1

      saTham Mehmet
      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shamsomahamed8504
      @shamsomahamed8504 6 років тому +1

      Wax arki lee idinka

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 6 років тому +1

      😂😂😂 Kiin iyo gobaada loo yaaba

  • @haniweye469
    @haniweye469 6 років тому +80

    Wa qofti ugu horaysay oo mdabkeda ku kalson
    Makeup lo mariyana mdabkeda u eg yhy

    • @mohedizze7641
      @mohedizze7641 6 років тому

      Hani weye
      Xayd maydal maand arg hno
      fananda reer japouti
      No makeup 😂😂

    • @saalimcumar122
      @saalimcumar122 6 років тому

      Haaa runti

    • @haniweye469
      @haniweye469 6 років тому +1

      Mohed Izze mya wll makeup ceeb maha ee waxa dhiba qof makeup aan madabkisa ahayn marsaday

  • @poakdacad2230
    @poakdacad2230 4 роки тому +20

    Who watching 2020✌️✌️

  • @gorgortv9486
    @gorgortv9486 4 роки тому +20

    Gabar somali midab madow aan arko mar hore aya iigu danbeysay.
    Hadaa ila mid tahay like saar

  • @caamirofficialtube8218
    @caamirofficialtube8218 6 років тому +58

    Inta ciyarteda kaheshay like

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 6 років тому +24

    Xaraga> waa la yaabay
    Luuqda> Halkeeda ayay dhigtay
    Duubiska> muuqal sare
    Dheesha> Anigaba Yaabay wa Asal
    Guud ahaan> Shacabka u Codayn
    🙌

  • @hannahmohamed2602
    @hannahmohamed2602 5 років тому +24

    Mashallah her voice on 🔥 one of my fav Somalia songs brings back memory’s when I was back home 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😊💙💙💙

  • @Professor4555
    @Professor4555 5 років тому +2

    Xasuusti khadijo foodey, fannaanad qaran oo weyn ba leh heestan, wa ka baxsattey quruxleydan

  • @anhaarofficial8058
    @anhaarofficial8058 6 років тому +112

    Gabar sidas umadow dathy Like ha ila dhaafin ❤😘💯

  • @newage1393
    @newage1393 6 років тому +36

    We have the best version women in the world
    but rag ba la waayay...... Salma naag nool

  • @mohamedmuse08
    @mohamedmuse08 5 років тому +2

    So gorgeous! Noolow wlle gabadh qurux leh waa tanoo kale naago buufis oo lugo dhuudhuuban baa nafta noo keenay...

  • @hanafihassan2327
    @hanafihassan2327 4 роки тому +2

    madowga waa didab qurxooon mariin kasii daran quruxdu waa sida rabi kugu beerey oo ma ahan is cadeen masha Alaah hablaheena inta midabkoda amintey Alaah hano deysto aniga ahanteyda madoow iyo mariin ila qurxoon inta ila midka ah like wa xagiina

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali 6 років тому +72

    Well done Liibaan 🤟🏾🤟🏾Best Video Kaalay iska aragadee - waa in musik wada ruulo ah loo tumaa gabadha sida ay ruulooyinka uraacayso ayaaba ka helay 😂😂😂

    • @calicerigaabo4031
      @calicerigaabo4031 6 років тому +1

      Wow waad ka baxsayey organic midab ayaa wadataa sister

    • @isxaqawil9948
      @isxaqawil9948 4 роки тому

      Somali production indr well done 👍 waankuhaynaa somali production 🇸🇴🙏

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 6 років тому +478

    Maasha allh Fananinta cusub Wax iqanciyay gabadhan ayan ka arkaa well-done 👏👏❤

  • @colaadking2257
    @colaadking2257 5 років тому +19

    I love girls those proud their skinnnnn👊🏽🏅😘

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 Рік тому +1

    what is this golden voice ? Gabadhani Talent dhaba ayay leedahay Horumar wacan baan u rajeynayaa ,fanka somalidu wuu noolaan lahaa hadey dadka noocani inoogu jiraan….25/Aug/2022,hargeisa,Somaliland ❤️🙏

  • @aliyahassan7783
    @aliyahassan7783 6 років тому +19

    YESSSSSS THE BEST VIDEOOOO EVER!!! Liiban is a LEGEND for this video !! we want to see moreeeeeee !! Salma is going to take over #2018!!!

  • @xhamdy9377
    @xhamdy9377 6 років тому +60

    Masallah finally seen Somali female singer embracing her natural skin color 👏🏻

  • @Teddy89update
    @Teddy89update 5 років тому +3

    I feel like i am in love with HER right now.... OMG what a Somali beauty. Keep going baby.🥰

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 5 років тому +3

    waxad tahay one off the most beautfull somali girls, inta fanka jecel ,, dhiin dhiin waaaye..
    midaabkaa quxdiisa iyo luquntaa midbakeeda ,,
    adiga u tilmaaman :-) ,, somali midkbakeeda 2018

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 6 років тому +36

    Maansha allh midabkda waadkufanty waliba adoo yurub jooga nolow fandeen
    Initi aan badqabayee hoowshiisa igu badan waxbaa kadhacay

    • @xaawoluul1844
      @xaawoluul1844 6 років тому +5

      Ďéļhí Đę Quen gabadhan waxey uegtahay ilmaha ku koray yurub ogow kalarkooda mabadalan dadkan gadal kaimadeen waye reer kimiko

    • @dhaldarwish9890
      @dhaldarwish9890 6 років тому +2

      Huno yurub dawaba lagama hele all hablaha natural

  • @idilahmed9257
    @idilahmed9257 5 років тому +9

    She is so beautiful 😍 the colour yellow. Damn proud of my Somali girls

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 роки тому +1

    Wa fananada kaliye ee is cadeyna oo ku qanacsan madkeed Saxada ah 🇸🇴 wa Asal Somalia laa yaqano keep going Salma 👍🏾

  • @ranirai2963
    @ranirai2963 6 років тому +10

    BABY,wallahi....nobody has nothing on....keep on going sweetie.you are beautiful I love everything about you Mashallah. Please keep on going....we need you somalia needs you. Best face voice,body hair your A1 hunni. Goooooooo hard on theses aunties 😘😘❣❣❣😘😘💕💕💕💕💕❣❣😘😘

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 років тому +11

    Mansha allah wlhi laisma xasdo gabar dagan midabkeda wadato cod iyo quruxna kudarsatay sister horay usoco

  • @IpadIpad-jt7nk
    @IpadIpad-jt7nk 3 роки тому

    am torn between loving her complexion and voice first.mashallah now this is how a proper somali princess should look like!😘😘😘😘😘😘

  • @ahmedhassanikran361
    @ahmedhassanikran361 5 років тому +5

    Beautiful voice my Salma qurux masha Allah thats a great song and a beautiful Somali Queen 👸🏻 ilxun kuma argtoo insha allah habibti do great 👍 a great music 🎶 like this ❤️❤️❤️❤️👏👌you’re on top of the top masha Allah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 років тому +33

    Most beautiful young lady
    Now on days You never see
    A woman who looks
    Original Diamond 💎
    This our beauty wallahi
    Keep it that way sister 💯
    💫Love from Somaliland ✨

    • @MO_BULXAN.1
      @MO_BULXAN.1 6 років тому

      Halima Yusuf exactly it's true we didn't see the original skin our somali girls, i think you are one of them, am joking walal don't angry with me Halimo thanks.
      🔥LOVE FROM SOMALILAND❤
      🔥MY WHAT'SAPP NUMBER ❤
      🔥 +1(360)340-9242 ❤

    • @mayasquaw2254
      @mayasquaw2254 6 років тому

      A True Somali beauty 💜

  • @abdikadirmatii9938
    @abdikadirmatii9938 6 років тому +45

    Inta jirkeeda ka heshay likta saara😍

  • @hassanabdi9343
    @hassanabdi9343 3 роки тому +1

    This is the only song I can listen to it back and forth. Keep it up beautiful

  • @maryanomar7754
    @maryanomar7754 5 років тому +4

    love this girl. it was about time . extremely beautiful. 😍

  • @halyaygadhashasomalilandsn4153
    @halyaygadhashasomalilandsn4153 6 років тому +17

    Hablaha heesaha qada wxn leeyahay inantan ku dayda midabkii ku dhalatay ayay ku fantay mudo fanka indhaha kala socday wlhy wxn arki wyy qof sida inantan ugu fanaysa midabkeeda iyadoo Nala joogta qurbaha
    Sidaa ku soco wllo meeel dheer waadka gaadhi doontaa inshalah
    Wxn kugu sugaynaa casimada fransiska ee Paris adigoo nagu soo booqda hore usoco Tusale usoo kordhay hablaha somaliyed ee fanka ku jira ayaad tahay

    • @reo9475
      @reo9475 6 років тому +2

      Libaxa Burco
      Waa wax ku dayasho mudan
      Mashallah ♥️

    • @halyaygadhashasomalilandsn4153
      @halyaygadhashasomalilandsn4153 6 років тому

      Vilsan A-
      Way arkayn kuwa khalad ka aamin san fanka Wixii af somaliga ku hadla in kuwo wanaga san laga helayo

  • @wizmohamud4941
    @wizmohamud4941 6 років тому +46

    Original Somali girl 😍😍😍😍😘😘 Allaha nokadeyo kiin Iyo gobaad aya nawareriyee 😎😎

  • @Maria-nc2kr
    @Maria-nc2kr 5 років тому +27

    She’s absolutely gorgeous MashaAllah 😍 and I like her style of dance 💃🏼

    • @Maria-nc2kr
      @Maria-nc2kr 5 років тому

      Askar Dubbed
      Which side Bruv ?

    • @Maria-nc2kr
      @Maria-nc2kr 5 років тому +1

      Askar Dubbed
      Nah I ain’t about that life bruv , she’s honestly beautiful and no one should change their skin colour from the way Allah created them 🇸🇴🙏

  • @dr-mohammeddheereeye360
    @dr-mohammeddheereeye360 5 років тому +3

    I like her beauitiful color she is so gorgoues love this amazing voice with another amazing thing 😘😘