Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Rosso Hees Cusub | Maanta | Offcial Music Video 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2018

КОМЕНТАРІ • 210

  • @boqoradaayaan272
    @boqoradaayaan272 5 років тому +26

    Waaaaw 100% codka iyo muqaal 100% muqaal qurux badan thnks curubo films hormar wacan inta xasidka ah Waxba kama qaban kartan 😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹💥💥💥💥💥⭐️⭐️👏🏻👏🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🌹🌹

  • @aruriyowcabaas4950
    @aruriyowcabaas4950 5 років тому +67

    Dhiig isku yeela Somali Wayne like isiiya waa hadi ad tahaay Somalia

  • @munacadeeymuna149
    @munacadeeymuna149 5 років тому +73

    Inta iila naceb gabdhaha in eee isqaawiyan like

    • @najaxguleednajaxguleed8952
      @najaxguleednajaxguleed8952 5 років тому

      Wan ku sarey huno adna iii sar

    • @munacadeeymuna149
      @munacadeeymuna149 5 років тому

      @@najaxguleednajaxguleed8952 thnks

    • @najaxguleednajaxguleed8952
      @najaxguleednajaxguleed8952 5 років тому

      @@munacadeeymuna149 u welcome xbbti

    • @yasmineibrahim6194
      @yasmineibrahim6194 5 років тому

      Walashen mawaxan nacnaa gabdhahena somaliyed waan jecelnhy Alle hasohanuniyo waa wawalalahena gabdho somaliyed Rabiyow gabdhahena sohanuni Ameen yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Rabiyow gabdhahena sahadiyey 🤲🤲🤲🤲

    • @hafzazalaad1909
      @hafzazalaad1909 5 років тому

      @@yasmineibrahim6194 amiiin wallky waa runtada

  • @adeshbwoieco3959
    @adeshbwoieco3959 5 років тому +29

    Abwaan rosse cadde jaay star
    Heesta wa gadan tahy
    Inta ciyaal madiino ah like saara

  • @hafzaabdi1315
    @hafzaabdi1315 5 років тому +34

    inta coment aqrineysa videoga na dawaneysa sideydo kle like i sara

  • @ahmedlila707
    @ahmedlila707 5 років тому +40

    wah wah hees kistooo kale kacasan dheh deee ree mogdishow yanan liketa isku cilin inta kale umama bahaniye

  • @mamamaryanchannel1519
    @mamamaryanchannel1519 5 років тому +30

    Intaa reer nairobi like ii saras

  • @hajifarhan2229
    @hajifarhan2229 5 років тому +2

    somaliyeey hadii aan la ishafreyn wiilkan cod wanaagsan ayuu leeyahay masha allah bro keep going koley fanka iska dhaaf hadii aan dhuho iga maqlimayside

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 5 років тому +2

    Arin ku anfacasay ku haya akhri
    Ilaahay ka cabso
    5 salaadood tuko waanad dhimanaysa u diyaar garow inta jecel quraanka likw iyo subscribe

  • @musedougu932
    @musedougu932 5 років тому

    Walahi wacdii alshabab liliisi maadheero .. gaalo gaalo dhaalay jareerta xaamar waa kaa hadii hawiye ligubi waalahi gabdhooda yaa cebenisi .. madam manta adiga aana udhabankari

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 5 років тому +5

    Wow💝cdi Mha heezkU
    Fanaan shidan Heez Zhidan Lxn zhidn
    AniGooo shidn😂😂😂
    CurubO fiLms Gacan mCana hore uzocda👍

  • @samiirofashion2516
    @samiirofashion2516 5 років тому

    xidiga muqdsho keep going well ma pro curobo filims haqab tiraha bulshda 😍😍

  • @safiyamahadshiekh4727
    @safiyamahadshiekh4727 5 років тому

    Anaa mudan hawen iyo mid uqlanta cashaqa lawadagay murti.. Dhagyso micnah axya cod. Rosa codkagu waa xbi scdaa

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 років тому +11

    Wiilkaan mxuu gabdhaha ugu dhagdhagaa teeda kle hees gabar la aan ma heesi yaqaano miyaa plz gabdhaha dhowr gabar wee kula dhalateew

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 5 років тому +1

      Cayuuni indhooo. Isga lama yabani iyada iskugu talo gashay in mar naska laga tabto maran,la salxo. Marka isga qalaadka iskam,lahan. Waa iyaad. Gabdha markey. Roostaad marsto jawb teed waa ishuumi

    • @shankaron4736
      @shankaron4736 5 років тому +2

      Si kasto ay gabar uxumaato maaha inaa ka daba xumaato iyada hdee sharafteeda dhowran inu asaga tiisa iyo teeda dhowraa habooneed ninka ragaah waa kan ceebta gabdhaha astura eemaaha kan ku korsocda wlhi iyada wxan dhahaba ma aqaan lkn Allah soo hanuuniyo

    • @caishamaliindi4784
      @caishamaliindi4784 5 років тому

      Iyada rabto o dhag dhag abaareet ah

    • @farhiamohamed8528
      @farhiamohamed8528 5 років тому

      Gabda iyda aya ithib daraan tnkle gabdhi somalida sidaaa aqli mahaan e Allah kabaqa plz o is astura kaliyaa

    • @inasharrif6842
      @inasharrif6842 4 роки тому

      Iyagaa lagu kacsanyahy gabdhaheena

  • @akhilaahmed1475
    @akhilaahmed1475 5 років тому +1

    Rosso codkiiz hadaa maqlo dayax umaleeya ilaah amarkiiz
    fanaan aan tageero rosso axyaa heez👌❣❣
    Curubo Fims well done✨✊

  • @ruzzaabdi5758
    @ruzzaabdi5758 5 років тому +6

    xmr xidig pa uso paxay pdlkii dayax iyo keyow xaraku dher yhy inta ila aragty like

  • @akboysomali5528
    @akboysomali5528 5 років тому

    gabdhahena wlh wey halaben bal fiiri meshan surwalka caadiyu la yahy 2021 somaliya yurub camle nowonee

  • @hibodheeman116
    @hibodheeman116 5 років тому

    ayyyyyyyy fanaaankan waa ku hesta codkisa mrkn maqlo meshan joogo iyo mel kale magaranyo allah ki deysto quruxoow hore usoc😍😍 curobo filims guul idin rajena mar wlpo

  • @ayanitainailkayare8817
    @ayanitainailkayare8817 5 років тому +13

    Halays ciyaarsiya kadhacday nimanki wx ciyaarsinayay waanala kadhamystay liketa igu qabo hdaa meel cidla joogto anoo kale🤣🤣😂😂

    • @sacadahmedmuhumed4787
      @sacadahmedmuhumed4787 5 років тому

      soo diyaar garaw anaa hadhee zxp hhhhhh ana adaan ku ciyar siyaye

    • @starsfan1002
      @starsfan1002 5 років тому

      😂😂😂😂🤷‍♀️

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      Ayanita ciyaar iska daaye derbi saar xita ku ciyaarsiihaayo

  • @abdallaatoosh3024
    @abdallaatoosh3024 5 років тому

    Fanka codkaaga ku joogtaa pro.guul
    Xidiga caasimada

  • @canabdagan865
    @canabdagan865 5 років тому +1

    al fanaan rosso cadde hesta danbo anaa diyaar ah falaq falaq diyaarsan waa ka wataa is soo adkey bro 😂😂😂😂inta hesta ka heshy like ii saara plzz

  • @miimiiqalli4720
    @miimiiqalli4720 5 років тому

    Walaalyaaloow markaan yaraay ee muqdisho joogay fisiqaan majirin alxamdulillah 2008 wax yar hadaad adeega kusoo daahdo babis alaisku garaaci jiray war kuwaan waalidkii dhalay aaway mana yaree waa islaamo weeyn wah see waaye hee

  • @rooza114
    @rooza114 4 роки тому +2

    Faras xiraN bd fuuushay roooza wad iceebeysay 😂😂😂

  • @zamzamali2290
    @zamzamali2290 5 років тому +1

    10mnt 200
    hestan milion mey u socotaa

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 5 років тому +6

    TANA DAD BAA DHALEY SHIit🤤🤤🤤🤤😫😴

  • @AAUUPRO
    @AAUUPRO 5 років тому +1

    Heesta💯
    Codka💯
    Muqaalka💯
    Jilista💯
    Keep going Roose cada and Fatka hilowle👌👌👌

  • @istarmohamed143
    @istarmohamed143 5 років тому

    Cish calaa muuqaan Subscribed ii sara

  • @munoshenomunasheeno4473
    @munoshenomunasheeno4473 5 років тому

    Baal miyaa mise waa dameer wlhi indhaheeda wax xanuunsan ayeey u egtahay

  • @farhiamohfarahgesawayne5589
    @farhiamohfarahgesawayne5589 5 років тому

    waad shidan tihiin
    asxaabta

  • @ismahanmohamed114
    @ismahanmohamed114 5 років тому

    Ppppppp cizak yaqee quruxdu kilibkan waxaan ka helni eng fatka hilowle thanks brother

  • @sagalabdulahi9813
    @sagalabdulahi9813 5 років тому

    waa kaheelay cudakaga mcn badan

  • @asiye717
    @asiye717 5 років тому +1

    Heestu waa Top 🔝👍⬆
    lkn Mid maskiinoo mustaqbal l, aan ladhigaya ujeda 😜

  • @maahircde7796
    @maahircde7796 5 років тому

    rosso hesta 2019
    curubo films shaqo wcn pad
    qawaten team rosso like

  • @muxidiinmaxamed2345
    @muxidiinmaxamed2345 5 років тому +2

    On the best wlh hesta
    Liketa yan laila dhafin wee ika gadan tahe heska

  • @daadirluky2865
    @daadirluky2865 5 років тому

    ar naagahaan luguha baastadaa leh ee in heesta lugu qarax sado loo keen sanaayo naa dumarka hanaga bah diline hees aad adigu lcg teeda aad heleyso soo qaado uf shitt

  • @libanahmed8177
    @libanahmed8177 5 років тому

    Wllkyga mohamed Abdi abdulle Rosso

  • @jabriijesow4234
    @jabriijesow4234 5 років тому +1

    Top teenka ayaan Koso daray aniga adiga hadey kula Wacantahy like saar mahad sanid

  • @ahmedahmedqani2120
    @ahmedahmedqani2120 5 років тому +1

    Legen Alfanaan Cade
    Horay Usoco Sxb Sare

  • @quruxleydasanadka7581
    @quruxleydasanadka7581 5 років тому +1

    xidiga sanadka 2019 qof makuku heesato

  • @njbfitness7555
    @njbfitness7555 5 років тому

    Esh cala hees afkaga caano laguqabay alfanaan Rosso

  • @famwilxaizal9915
    @famwilxaizal9915 5 років тому

    Gabadha lamo joog oo kala nuuc heesta ku jishay fanaanka dhar badan oo kala nuuc ah ayu wataa gabar faqiir ah fanaanka ku dhac dhaceyso iga dheh

  • @abdirizakahmedhusseinfayfl5865
    @abdirizakahmedhusseinfayfl5865 5 років тому +1

    Bro Roso saas waaye fanaan jira inaad tahay kuu qirsanid zxp

  • @ayanitacali9251
    @ayanitacali9251 5 років тому +1

    hesta wey iga gadantahy director hassan rossi hadaa i maqleyso nin wx bdn og baa tahe luuq ma ii so gali kartaa plz😍😍

  • @jiyaaabbe1522
    @jiyaaabbe1522 5 років тому

    codka iyo muqaalka wa ok keep going al fanaan rosso cade😍😍

  • @salaadd0ngaa334
    @salaadd0ngaa334 5 років тому

    Rosso wan ku gu haystaH

  • @hafsahonest8862
    @hafsahonest8862 5 років тому

    wilkan marki hore hesta maqal baan Ku dhagysanaaya dayax baaan u qaba ala wilka dayx u cod ekaa

  • @arafoofficiall1720
    @arafoofficiall1720 5 років тому

    scw scw mxaa kawanagsn wll

  • @nafisoali339
    @nafisoali339 5 років тому +1

    Wllkey roose ax yaa cod hore uso fanankeena😍

  • @zamzamsheriff76
    @zamzamsheriff76 5 років тому +1

    Rosso gacan kutagay wlh hadba falaq falaq cusub nokenta😂

  • @mowlidhared2815
    @mowlidhared2815 5 років тому

    Wow nur ala nur saln sare libx

  • @siganecade8774
    @siganecade8774 5 років тому

    Hor mar wacan mazul

  • @hodankhaliifhodankhaliif1678
    @hodankhaliifhodankhaliif1678 5 років тому

    axsan hees waye my king Rosso horey usoco

  • @ygacade813
    @ygacade813 5 років тому

    Wax kale iga dheh heestan in naba caadi ma ahan wey iga gadantahay cajiib🎤🎤🎤🎤

  • @cayunimuse5410
    @cayunimuse5410 5 років тому +1

    wilkan darisa nhy xfdena xidiga uso paxy o wlh ah

  • @hassanrossi8410
    @hassanrossi8410 5 років тому +1

    Wow hees iyo par
    Walaga so shaqeyay

  • @ismacilccilow916
    @ismacilccilow916 5 років тому

    Hees shidan walahi fatka gacanta ale haku barakeyo

  • @animalattack3468
    @animalattack3468 5 років тому +2

    Alfanaan rosso hore uso ❤️

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому

    Fanaan buuxa rosso cade

  • @kowsarfaarax4394
    @kowsarfaarax4394 5 років тому

    wilka xamar xureystay al fanaan rosso cade ku taagersanhy eebow keep going

  • @jiijiiismaciil804
    @jiijiiismaciil804 5 років тому

    Wilkan nagta sxb la ah ma masereyso miyaa bisinke

  • @zakianomohamed1814
    @zakianomohamed1814 5 років тому +1

    magaca Rosso baasto ayaan ku ogaa lkn qof baa soo baxay like igu qabta

    • @asiye717
      @asiye717 5 років тому

      😂😂😂😂

  • @ibraahimdaadshe7054
    @ibraahimdaadshe7054 5 років тому

    Hory usoco rosso cde

  • @filsanqali3870
    @filsanqali3870 5 років тому

    fanankena hormar wcn

  • @mohamedebrahimalpha88
    @mohamedebrahimalpha88 5 років тому

    Xidiga muqdisho mohamed rosso cadde❤👑

  • @armaanibnukawsar1299
    @armaanibnukawsar1299 5 років тому

    Inta king ck heestan kamqashay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍igu qabo

  • @axmedrasta7129
    @axmedrasta7129 5 років тому

    ròsso heestan wy shedanthy

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 5 років тому

    kabax wiilkan ku haysta damerka.lkn maxa uso galisen wa.uf

  • @deeqdarajo8311
    @deeqdarajo8311 5 років тому

    Wixiina farta fuulid ka weyn

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 5 років тому

    Rosso sxb adiga shaqdaad. Gudo qofta iyadaa kuo rastay somahn. Naag suurla so xiirty rajaweeto so gijisty naaska so tagaty. Niin macafin. Gabdha marki roosto so marsto. Ey banaanka uso baxdo waa kal ishuumi jwbt. Rosso ku bashaal mid walib odiyarsan. O ku bahan. Sharmuuto lama wyo taan caml Allow hooydi ku dhashay ciil wabto cawo uf

  • @falisquen8506
    @falisquen8506 5 років тому

    hormar wcn boqorow hore usoco fanankena rosso cade😍😍

  • @yaxyeyasin772
    @yaxyeyasin772 5 років тому

    Nice Song
    Al fanaan Rosso cade Hormar Wacan ✔

  • @nafisomaxamuud2192
    @nafisomaxamuud2192 5 років тому +1

    inta wilka ka heshay like ii sara

  • @sihaamqalbi1262
    @sihaamqalbi1262 5 років тому

    wllky rosse cade hor mar wcn😍😍

  • @keyseabdi5255
    @keyseabdi5255 5 років тому +2

    Woow hees shidan

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 5 років тому +1

    Faraska markey wada saran yihin kuhesta👌👌👌

  • @yusra5133
    @yusra5133 5 років тому

    Yaa rose cade wa tagay hore u soco👌👏

  • @ubahhassan4175
    @ubahhassan4175 5 років тому +1

    Ader rosso atoraha xmr keep going 😍like i sara team rosso

  • @nasteexaladan6092
    @nasteexaladan6092 5 років тому +1

    Tan inteeynan sarwaalka soo xiran isma fiirin miyaa kkkkk alwaax sarwaal loo kalshay inta hoose 😂😂😂😂

  • @dayaxdalnurshe6043
    @dayaxdalnurshe6043 5 років тому +3

    walalkey ross cade kuso dhawow

  • @Waarre
    @Waarre 5 років тому +1

    Editor-ka video-ga wuu ku ciyaaray lamaba daawan karo inta hore indhahey ina xanuunjiyeen.

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 роки тому

    2021,,,👀👀

  • @ibraahimmohamednor9801
    @ibraahimmohamednor9801 5 років тому

    Best song wlh
    Lkita ha iga cawiyo

  • @jaajiridwan3218
    @jaajiridwan3218 5 років тому

    xidig cusup pa noso paxay
    inta hestay ada u sito rosso cade

  • @sacdiyomaxamedmaxamed3750
    @sacdiyomaxamedmaxamed3750 5 років тому +1

    🤩🤩🤩

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 5 років тому

    Hade ogan laheyd surwelka side ugu folxun tahay maba so gashaten Qaab laayda 😂😂😂😂

  • @axmedrasta7129
    @axmedrasta7129 5 років тому

    Way shidanyaheen

  • @sagalburco5103
    @sagalburco5103 5 років тому

    hablaa soomaali waxay xidhanayaan surwaal aan kuso baxayn markaa isteelka ayaa ka walanayaa

  • @mucjisooyinkaaduunka3945
    @mucjisooyinkaaduunka3945 5 років тому +5

    gabartaan saan loogu baashalayo hadhow nin kale bbe ay dhahee kawaran yahuu

  • @mohamedabdikadirbkr2073
    @mohamedabdikadirbkr2073 5 років тому

    Waxa nurayo Mahan

  • @nermincsmn3496
    @nermincsmn3496 5 років тому +6

    team ck ana uso horeyo mnta
    falaq falaqdan cwa jimco wye yh 😂

  • @abuzaranda1vlogs225
    @abuzaranda1vlogs225 4 роки тому

    Ilbaxnimada sidan miyaa codna ma laha hestana laxanka ka qaldan mesha ashan xuma kaa socota xagayga waa (MAYA MAYA MAYA) isa so saxa horta

  • @abdullyamin3581
    @abdullyamin3581 5 років тому +2

    Wahan lasaranyahay mxawa madamerba mase ana umaley

  • @sihamadan2943
    @sihamadan2943 5 років тому

    Wow so. NYC

  • @muudisah362
    @muudisah362 5 років тому +2

    sxp inta aad falagfalag aad wadatid xidiga muqadisho ayaad noqaney

  • @ikraanahmed4979
    @ikraanahmed4979 5 років тому

    Ooo dameer ayay saaran yihiine ma abgaal baa iyaga dameera dhaqdeee

  • @geenyorersomaliland2027
    @geenyorersomaliland2027 5 років тому

    Hesstadu maxuma lkn muxuu ugu dhag dhagayaa inanta MA baro kudhagbaa wiilku inta ilayaaban sidayda like igu dhajiya bal😂😂😂

  • @nasteexaladan6092
    @nasteexaladan6092 5 років тому

    Dayax codkiisa intii mooday like hanoo saarto😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 5 років тому +3

    Wllky marna fanankega
    Keep goin will

  • @axmedcabdi4868
    @axmedcabdi4868 5 років тому +1

    tii hore u ekaaa inanta inta ila aragtay 😂😂

  • @jamamohaz6662
    @jamamohaz6662 5 років тому

    Mesha dameer miya faras ka ah hhh