ROSSO CADE FT NAJMO NUURA | DAMAASHAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2020
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...

КОМЕНТАРІ • 374

  • @abdirahmanhussein3144
    @abdirahmanhussein3144 3 роки тому +287

    Wll allah ka cabsada nabigana aan kuwada salino aduun iyo aaqiro wax na anfaacayo maahan waxaane

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +60

    Xusuustii *Nimco yaasiin* iyo *Qaboojiye*
    Dulqad baan karabaa deeqna Allah baxshee adigu daacad ihow".👏

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 3 роки тому +196

    Rosso cade reer madiino Isla ehen wixii rer madiino ah like ta🤣🤪gaar ahaan cayal suuqyare cayal jiiro france macmanka axmed yare hii degna guriga axmed huu kudhegan wye wa idin so salamaya🥰🤗🤪

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 3 роки тому +116

    Maalinta jimcaha qafkii ku salaiya nabi muhamed(scw) ilaahey wuxuu ka ilaaliyaa naarta wuxuuna ka waraabiyaa janada fadlan ka faaiideeso qeyrka

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 3 роки тому +45

    Labadan fanan iny isku so baxen hda ila aragte like kuwaal❤👸

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 3 роки тому +63

    Heestan markey 1m gaarto waxba like ta ha igala baqiilin😂💞💞

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 3 роки тому +34

    Quruxda Ka Muuqaata Labadan Fanaan Rosso Cade Iyo Najma Nuura Sidoo Kale Goobaha Dhulka Soomaalida Quruxda Ku Hogaamiya Wakhtiyadan Waxaa Iska Leh Bahda Y3A Production Waanad Mahadsan Tihiin Wax Badan Waan Idinka Fadhinaa Siiba Gobolo Aan Muuqaal Duubayaashu Soo Booqan Inaad Soo Booqataaan.
    Nimco Yaasiin Iyo Cabdi Qaboojiyena Caafimaad Iyo Cimri Dherer Insha Allah.

  • @muhsinkm6122
    @muhsinkm6122 3 роки тому +29

    Heesta 97%
    Jilinka 90%
    Codka 100%
    Style 99%
    Camera and edeting 94%
    Place 85%
    Totally = 98%
    #fikirjeyga_ka_hadley🇸🇴🇸🇴🌏

  • @sergiomacasaro3194
    @sergiomacasaro3194 3 роки тому +29

    Heesta 100%
    Codka100%
    Music100%
    Laxanka100%
    Duupizta100%
    Camera and Editka100%
    Barteedi ba Dhigteen Sharaf ba LeediHiin

  • @therealmaliboi
    @therealmaliboi 3 роки тому +15

    Rooso And najma nuura ❣️👍
    Y3A legand of muqdisho Camera man 🙏
    full video 100%
    Good Job

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 3 роки тому +6

    Cajiib waaye runtii labadiina waa isku soo baxeysaan dhanka isla jilista iyo luuqeynta heesaha.
    Millions of views uqlantaa.

  • @kopend8638
    @kopend8638 3 роки тому +9

    Xamar is looking beautiful mashallha, insha'Allah peace and stability remains. ❤️Reer hargaysa ❤️

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 3 роки тому +3

    Rose cade iyo najmo nuura heesta barteedi bad dhigteen😋😘Keep going brother and sister

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 3 роки тому +30

    Walhi xusuus 2007 anoo tahriib ah ayaan gabar aan ❤jacel❤ isla jileeynay oo kusugnaa Djibouti ayaan Isla dhageysan jirnay heestan iyo kuwa kale😭😭😭😭
    Inta xusuus usoo gasho like 👍dhac sii si aan dareen kagag u arko thanks
    One love SOMALIA 🇸🇴❤
    From Toronto 🇨🇦👐

    • @ahmedabdi8798
      @ahmedabdi8798 3 роки тому

      Waayeel

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 3 роки тому

      2007 jeceel magarin ilmo ahaa

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 3 роки тому

      @@ahmedabdi8798 qaan garkii aa biloyin iga haray🤣

    • @Hafzar333
      @Hafzar333 3 роки тому

      @@maryamomaanka9157 14 san kaso waregatay shalay leba aheed bee waad is yareynee mii🤣

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 3 роки тому

      @@Hafzar333 2007 maba laqaadin ee yowna qarka katuurin 2011ayaa laqaaday

  • @nazagaza5001
    @nazagaza5001 3 роки тому +33

    Labadaan fanaan wee isku nuuraayaan inta ila midka ah like ii saara💖

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 2 роки тому +1

    Waaaaaaaaaaaaaw. Inaba cadi ma aha. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥💯💯💯🙏🙏🙏🌷🌷🌷👏👏👏🇳🇴

  • @aminasalah5190
    @aminasalah5190 3 роки тому +8

    Heestani Way idunka gadan tahay waana Xasuus hore😍❤

  • @maryamamaxmed21
    @maryamamaxmed21 2 роки тому +1

    Waaaawo heesta barteedii bay dhigeen man shalaah

  • @ifrahoziladen7599
    @ifrahoziladen7599 3 роки тому +2

    Roos Cadee hees isoqad 😆😆😆💋❤️❤️

  • @mohaboos5362
    @mohaboos5362 3 роки тому +14

    Keep going my pro y3A💓

  • @mohamedabdishakuralihakkan8033
    @mohamedabdishakuralihakkan8033 3 роки тому +2

    Team qaraaaxo hadaaa tahay ooo fanaaanadaaan sooo raadisay like ta dhac...

  • @ameenkiase7930
    @ameenkiase7930 3 роки тому +4

    Hadad kabo la.aan ku DawanaYso liketa😁😁

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 роки тому +4

    Labadaan waa isla fahmeen 😂wlhi heesteey isla qaadaanba waa kaalay iska arag🔥

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 роки тому +3

    Roose iyo najma wlh hesihii hore wey ku so baxayaan mcn waa markey islahelaan labadaan amazing 👏 😍

  • @mohamedahmednunow9774
    @mohamedahmednunow9774 3 роки тому +2

    Rosso cade ft najma nuura jag iskutihin heestan wey iga gadanatahay😍😍😍😍

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 роки тому

    Y3A iyo Sami Cade waa 2 legends wlh muqdisho dadka si fcn u bara, qarax ayaa ka dhaca ayuun bay maqleene💙

  • @alfanaanlaja1271
    @alfanaanlaja1271 3 роки тому +7

    🙏🙏Wll Igula saliya ❤❤xabibkena Maxamed ((scw))💥💥

  • @jasmineygacal7372
    @jasmineygacal7372 3 роки тому +3

    Y3A sxb waan kuwadataa keep going 🖤✊

  • @taahaamac3979
    @taahaamac3979 3 роки тому +3

    Legend y3A keep going 💯🤛

  • @ayaanabdi625
    @ayaanabdi625 3 роки тому +2

    Y3A wlhi wan u qiray waa dadka muqdisho usoo baxay asi io salim kaskey hor mar wacan my blood 🥰❤❤✌

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 3 роки тому +1

      Balan baalis studio ha ilaabin waa legend asaguna❤

    • @ayaanabdi625
      @ayaanabdi625 3 роки тому +1

      @@nasraabdullahi9406 sory sis wan hilmamay 💋❤

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 3 роки тому +1

      @@ayaanabdi625 dhib mlhn sis😘

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +3

    First commnt
    Rose cadde ft najma nuura ❤
    Y3A legend 🔥

  • @rayanraliyorayan7294
    @rayanraliyorayan7294 3 роки тому +2

    Labadan fanan o surka dhaadher waba ku heystaa keep going 😘😘

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 роки тому +2

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥✔Fanaaniin Cod LeH Hadaad Maqasho waa kuwaan✔💯😍😭

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 роки тому +2

    Heees iyo bar 🙏🙏🙏 🎤🎼🎹🎶🎤🎼🎹🎶🎤🎼🎹🎶🎤🎼🎹🎶🎤🎼🎹🎶

  • @fanaxnuur9383
    @fanaxnuur9383 3 роки тому +1

    labis iyo muuqaal shidan iga dheh Waaba Ka Heleeee My Niga Legends

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 роки тому +3

    ❤️❤️❤️Qof pa hami ayu kaleyahy inu karo youtobe ka ani hamigygu wa inan mid one million qarna herarkale. Oo ad ukala fog.
    Balse anuu. Inan 100 garo bishan. Ada igu cawinkara walshy oo. Wllky. ❤️❤️

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 3 роки тому +7

    Waad Ka Baxsateen %100 👌👌👌🎤

  • @jabbavicofficiall4610
    @jabbavicofficiall4610 3 роки тому +8

    Heestaan hadeey 1m gaarto aniga waa inaan heystaa 1m subscribe soomaaliyeey ileen soomaaliyeed ahee 😍👉😍😥🙏🙏😥🙏😥😥😥🙏

  • @phaaizaabdullahi3806
    @phaaizaabdullahi3806 3 роки тому +1

    Waaw waaba labo layskugu tala galay 👌👌❤

  • @ishmaelAhmed07
    @ishmaelAhmed07 3 роки тому +7

    Najma dharka cadaanka marka wadato adi ma tihid miyaa😂 qurux aduunka tahay markaas

  • @mohamedqadar9479
    @mohamedqadar9479 2 роки тому

    Wow best song
    Lama iga dheh m.a

  • @ahmedtajka4750
    @ahmedtajka4750 3 роки тому

    Masha allha gacantada illhay haku barakeyo y3a muqalka hestn wlhi wey iga gadan thy keep going my brother y3a

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 3 роки тому +3

    Maasha allah wlky iyo wlshy ❤

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 роки тому

    Inta arimaheena kasoo araktay kadib yimaadeen is mujica
    😍🥰🥰

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 роки тому +3

    Inkastooy heestu hees hore tahay lkn labadan fanaan waa top dhan walba wayka dhisan yihiin rosso cade iyo najma Nuura 🥰✌️

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 3 роки тому

    halkan muqdisho miyaaa masha alh muqalkan cadi maha

  • @fathiabdirahmanyusuf1377
    @fathiabdirahmanyusuf1377 3 роки тому +3

    Rooso copy keep going brother ❤🥰

  • @ganeychannel335
    @ganeychannel335 3 роки тому

    Keep going my pro y3a💯💯💯💯💯💯💯👈

  • @maryamsaid2314
    @maryamsaid2314 3 роки тому +2

    MashaAllah if ths two end up together they can have very beautiful kids

  • @guyobashir8232
    @guyobashir8232 Рік тому +2

    Even though I don't understand Somali linguistics I do love it

  • @shamhancumar3263
    @shamhancumar3263 3 роки тому +1

    Woww nice video y3A kip going

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 2 роки тому

    Labadan dhalinyaro aadbaan uga helay dhabtii heesihii hore si aad ufiican ayay usoo cusboonaysiiyan horey usocda najma iyo Roose

  • @cychannel4338
    @cychannel4338 3 роки тому

    fanaaninta heesaha u daaya hoyadiine dhuubdhuubneeed waseeee

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 роки тому +1

    Rooso cade iyo najma nuura wax kale y3a lagend

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 2 роки тому +4

    I love subxaanyo music and Y3A slow motion clips keep going legend

  • @abdirisaqakofficial6782
    @abdirisaqakofficial6782 3 роки тому

    Adigana kip going fanka somaliyed kor ha oo kaco ayan iidin leyahay

  • @kaafiturcaaye9240
    @kaafiturcaaye9240 3 роки тому +3

    Y3A onther level go forward

  • @Suldaanyare7952
    @Suldaanyare7952 3 роки тому +1

    Waa heestii talantaliga ahaay ee wadaqaden abdi jamac qabojiye iyo nimco yasiin nimco sharaf

  • @khalidmire3046
    @khalidmire3046 3 роки тому

    Yaa salaam 😍🔥

  • @ckhassan4501
    @ckhassan4501 3 роки тому +8

    2020-10-3 🎧💵🇸🇴✊

  • @abdirahmaaan444
    @abdirahmaaan444 3 роки тому +1

    Editing Macaan hore usoco
    wan kuwataaa

  • @mrbiggamerfiki9490
    @mrbiggamerfiki9490 3 роки тому +2

    roose cade legend🥰🥰🥰🥰

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 3 роки тому

    🔥roosa cade & najma nura ✌🎧❣

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 3 роки тому

    rooso cade iyo najmo nuura quruxda muqdisho masha allaah il iyo cowriba la aada walaalahay 🎤🎵🎶🎼🎻🎹🎷🎺

  • @rossivlogsfilms9785
    @rossivlogsfilms9785 3 роки тому +1

    Wxpa lagama qawan kro 2wadan halkina ka wada bartedad dhigten 👌

  • @menzaphotographymenzaphoto2552
    @menzaphotographymenzaphoto2552 3 роки тому

    Hormar wcn Pro 🙌🖒

  • @Garyaqaan244
    @Garyaqaan244 3 роки тому +1

    Zxb gacantadu wa fadhisa
    Hore usoco bro 🙏🙏🙏🙏

  • @shakuuryare45
    @shakuuryare45 3 роки тому

    Malaga wuuba kusugu la yahee ee heeso aad adi lee dahy soo qaad ee heeso hore hanoosoo qadine

  • @muhasaed4770
    @muhasaed4770 3 роки тому +1

    Masha allah walhi waa inan qurux badan 🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedsahalabdisalan5896
    @ahmedsahalabdisalan5896 3 роки тому

    Legend 🤜

  • @kingahmedofficial1444
    @kingahmedofficial1444 3 роки тому

    ROSSO CADE NAJMA CADE ALSO Y3A KEEP GOING NICE WLLHI

  • @jamaalfankaofficiall8141
    @jamaalfankaofficiall8141 3 роки тому +1

    M.a vedio quruxbadan hore usocdaa y3a

  • @yariiskalyrics
    @yariiskalyrics 3 роки тому +1

    Legend video 📹 editing Y3A KEEP GOING
    FAST PRODUCTION VIDEO 📹

  • @nasteexoxuseen1899
    @nasteexoxuseen1899 Рік тому

    Best hees Rosse cadde najmo nuuro❤️

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 3 роки тому

    Y3A duubistiina waa iga gadan tahay 💯👌

  • @dahircade6216
    @dahircade6216 3 роки тому

    Waw waad kabaxsateen madama ey mid hore ey aheed heesta boolo

  • @saiidmoalim1089
    @saiidmoalim1089 3 роки тому +3

    Keep going my ❤️😍 fanz

    • @ncade7780
      @ncade7780 2 роки тому +1

      🥰🥰🥰🥰

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 роки тому +1

    MashaAllah ♥️

  • @kingmcxboss185
    @kingmcxboss185 3 роки тому

    Keep going my pro

  • @ismaelosman9848
    @ismaelosman9848 3 роки тому

    wow the lady is the new generation magool (i am Ismael from calgary alberta)

  • @dahirheybe7600
    @dahirheybe7600 3 роки тому

    Xasuustii Nimco yasin Iyo Qaboojiye..
    I like this song..

  • @LoveMe-jd9ei
    @LoveMe-jd9ei 3 роки тому

    Keeg going my w3A

  • @abdiazizali3306
    @abdiazizali3306 3 роки тому +1

    Waxaan Aahay qofka uga horeya Aan dawanayaa

  • @abdirahmanabdullahi1996
    @abdirahmanabdullahi1996 3 роки тому

    Hees cadi maha rooso cade

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 3 роки тому

    Cabdi Qaboojiye Allah Ha caafiyo

  • @munaahmed8060
    @munaahmed8060 3 роки тому +1

    Muqdisho muuqwanaag love you

  • @brunofernandes7088
    @brunofernandes7088 3 роки тому

    Cool one✌✌

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 3 роки тому

    Horay u socdaa inshaa'Allaah guul iyo goobaniimo

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 роки тому

    Heestan waxey ixasusisey qabojiye ale ha u naxariisto😭😭😭😭😭😭

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 3 роки тому +7

    Hees aan la lahayn ayaa copyright lagu xidhanaya, waar somaliyeey wax walba qalad ayaan ka fahanee imikana copyright miyuu ku soo biiray

    • @nasraabdalla7770
      @nasraabdalla7770 3 роки тому +3

      Heesta hadeysan ayaga laheyn xitaa sow uma jeedid video ga quruxda badan qarasha baa galay abwe caadi iska dhik marka

  • @hafsacabdi2331
    @hafsacabdi2331 3 роки тому

    Waaaw mnshlah ishcla soowt

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 3 роки тому

    Alloow Isoo Hanuuni

  • @abdiwahiddonka3642
    @abdiwahiddonka3642 3 роки тому

    Fanaan aad an utagernhy rose cade

  • @aslam8475
    @aslam8475 3 роки тому

    hawshu caadi ma aho🥳🥳🥳

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 роки тому +1

    Hestan macan teda hada rabto nimco yasin iyo qawojiye soradi🤗

  • @calijapoi717
    @calijapoi717 3 роки тому

    Amazing VideO Y3A👌✌

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 роки тому +1

    Waa idin wata libax yadeda

  • @TEESTEYE_
    @TEESTEYE_ 3 роки тому +1

    dulqaad baan kaa rabaa xasuustii qoomaal iyo....

  • @mohamedkhadar9504
    @mohamedkhadar9504 3 роки тому +1

    Rosso cade🌟

  • @nasrojinow8183
    @nasrojinow8183 3 роки тому

    Masha allah rooze cade horay usoco wall