Beesha Gurgure oo Kulan Hargaysa Kula yeelatay Boqorka Beelaha Direed iyo Ugaaska Irir Samaale.
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- #HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV
Guul dir guregure wa boqortooyo ugaaski #54 ayey marayan cid somali ka sandalad dheer majirto 🦁🦁🦁🦁🦁
Waa mahadsantihiin cuqaasha iyo waxgaradka sharafta leh ee noogu soo gurmaday in ay walaaleeyan dadkooda uu shaydaanku ka dhex toosay Rabbi haydinku guuleeyo nabadaynta garabkiinana ha galo insha Allaah 👍🥰💕🌱🐅🐆libaaxyaa tihiin
Masha allaah tabarikalaah tolkayo talaadooda wa in laqaataa ❤
Aamiin yaa rabi alle nabada ha inoo adkeeyo
أللهم أصلح ذات بيننا وألف بين قلوبنا امين يارب العالمين
Guuuuuuuuuuuul somaliland
Masha allaha Gurgure dhigaygi❤
Amiin allow kalaqabooji 🤲🤲❤❤👍
M shalh guul iyo go animals
Maansha allaah waa ragii.raga ahaa
Ciidanka geeya tuulada OOG khaatumo state of Somalia 🇸🇴
Hibo eebe ku siiyey habeen layskama qaado hantaa layska dhaxlaa dir waxaa ku suntan nabad waana wax alle idinla jeclaadey guuuleysta if iyo aakhiraba
Masha Allah may Allah bless all of you❤❤❤ Allah Akbar🎉🎉🎉❤❤
09069
09
Mashalah
Madaxdi dired
Sodawaa
Maa sha allh
Odoyo gurgure midgo aamuse xabashiyahay oromo belaayda foosha xun
Maasha allaah dir nabad bey kubaaqaan xumaan kama taliyaan waa dad illaahay kacabsigisakubadan. Daaroodka iimaan la aan xoolo aaney laheyn ayey arkayaan
Idikaa wanaag kusocda Darodna xumaan muslim micnihiisa sidaad utaqaanan waa si cajiib Ah
@@mohmamedcabdullahi3067 adeer bukaansocodow afweyna la iga dilay agoonbaan noqdaa labugtaan dadka dhinac karaaca ninkaa u dudeysaan soolaabanmaayo. Waxa ku hayaa sow iidoor ma arki karo maaha.?
@@mohmamedcabdullahi3067 yaa daaroodaay yaa daaroodaay markaa leedahay iyo odayaashan dir nabada katalinaya bal isku eeg
@@mohmamedcabdullahi3067 afweyna la iga dilay iidoor ma arki karo sowmaaha arkinkaagu 32sano ayaa heehaabeysaan.
SSC wey guuleysan Insha’Allah. Jamahirta birada weeyneed iyo aderka muse bihi waa laga adkaan. 💪🏿💪🏿
😂 this is getting more and more absurd by the day!
I wouldn't call it absurd if I was you. 😏 this is an awakening from a deep slumber.
@@fadkabari8554 keep dreaming. Ilowsho dhawaa. No real hawiye is supporting people who ridicule bombings that take place in Muqdisho and Somalia. Irir Samaale is a desperate attempt to stop the inevitable. SSC will be free from Somaliland. It’s only a matter of time.
Marka uu Daaroodka Qabyaaladda isugu habar wacanaaya waa sax, lkn marka ay Beesha Direed isu wacato waa “ absorb “ Waa la idin la fahmay qabyaaaladdii inoo wada. Yaa Harti yeey Yaaa Kab iyo laxeey Yaa Daaroodeey. Soo taad ku heyseen ma hadda yaad dareentay laangaabnimadaada viva irir Samaale ❤
@@ahmedmohamed-ww6ux shut yo ass up. Irir Samaale waa kaa ay Isaaq yirahdeen haa la laayo odaayasha hawiye oo tagay laascaanood.
@@abdullaaayelasimayer8703what has Hawiye got to do with this, these people are Gurgure Dir, I don’t believe in Irir nonsense we and Hawiye share nothing
SURRE WAXBA WAA KEENI WAAYEY GURGURE YAMYAM IYO QADAAD WEYN MAXAA MEESHA ISUGU YIMID DUCADIINA ALLE IDINKAMA AQBALO ILEYN DUULAAN XAQDARO AH AYAAD BEESHA DHULBAHANTE KU XASUUQDEEN
Amiinamiinamiin ❤❤❤❤
Mashaallah Tolaky
Waa Mahadsantahiin dhamaantiin 🙏🙏🙏
Thanks 🙏
Thanks
midhkaa latarimaayo cadwga somaliland bay hoosta soo gashadeen waa billaa yaqyaqsi ee aamu
👍👍
Ssc khaatumo guul ssc khaatumo guul ssc guul irirku ma xoqoshobaa
Iidoor calacaal badana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Jamhuriyada barida weyn awalba been iyo riyoo aye ku dhiisnayd 😂😂 Ruwaayadii ee jiilayeen 32 sano waa dhamaad 😂😂😂😂😂😂
Waad iska hadashay hadaad nabad diido qoribaan afka kaa galinayaa Soolna waa somaliland
Guul iyo gobonimo Dir wuu is raacay hadda in badan ayaa la kala horjoogaye.
Mashalaah
Alla dadkii awalba layasi jiray aya maanta lamiicsaday.
Direy usoo gurmada beesha reer Isxaaq banu Shiico banu Haashim.
Maalin waa saado,marna duriyad,marna mujaahidiin,marna waa shabaabmarna binu axmed,marna irir,maantana waa ururis direed.adeerow hadaanu nahey gadabuursi waanu fahansanahey filin iidoorada noocyada badan.
Qarankii maxaa ku dhacay
اللهم أصلح ذات بينهم وألف بين قلوبهم
Gurgure ma qayb isaaq ah baa huuno. Isaaqa intaan maqli jiray may dhaafeen
Maya waa Curadkii Direed Waa Mulkiilayaasha Dire Dawa iyaga iyo Ciise Wayne
My dir
Gurgurey maraysa haddeer, walee sangadhuudi iiddoor waa loo yaabaa sanadkan
Kab iyo lax adoo ah 👞🐑 Ha hadlin
Ma ragaa carabta u eeg baad sangaduudi ku sheegi Zinzibari yahow
Waa bilawgii dhamaadkii evil daaroodiisam ,dad hurday isku toosieen , waa lays barani .
Dadkaan xoolaha ah oo u mada caayay joojiya af xumada shirkaan wax xun loogama hadlin wax wanaagsan ayaa looga hadlay nin walba qabiilkiisa wuu yaqiina isaaq waa dir tolna wuu leeyahy
Wlhi waa runtii ma wangsa mudahaarda Ka dhacay somaaliland waxa gubanaya gobol Ka mid ah goboladeena ayaa gubanaya
Gobaladeena? Hurdada ka kac. Gumeysi baa ku hesateen dhulkeena sool, sanaag, iyo cayn. It only takes 1 Insha’Allah. SNM Burco iyo Hargeisa Lee taliyaan. Dad misakeen baa Leyden then you act the victim. What a disgrace.
Maxad ka yigyiqsotay ma calanka somaliya hada maxad aduun waynaha u sheegatain ad tahay hadad calanka somaliyeedna ka yiqyiq soonaysid hdaba anagu hadan nahay umada stress wan ku faanaa calanka yaga buluga ah ee xidigta cadee shanta gees leh dheda ku leh markaadunkana waxan u sheegaa in an ahay Somali dega geeska afrika leyahay a calanka buluga ah
Waryada kaca oo gobolka siiti iyo djoubiti waax uuqabta haadi ad
ad haal will laguqabto oo irir samale daaxayo qarada oodan ayaa nigaamasexena naacla nigudaalo
Viva darood 17,million ayaa kaasashaay
Niman kii Isaaq ee duriyada ahaa ma waxay naf ka dayeen.Gurgure,surre,Qubeys, biyo maal, jaarso iyo qaar kaloo badan . Dhulbahantow colka jooji
Isaaq waa dire adab waxad wadta reer xarood
Qof walba waa ogyahay somaliland xududkaga waa yaqanan Lkn dad daroodisam somaliland kama shaqayso xuduudka waya qabiilkay ku aftisata
Kuwaan kenya iyo Ethiopia waa kamamnuuc shaley waxba ma aheeyn waligeey gurgure iyo dir hargeysa kama maqlin malinwalaba ciise iyo gurgure waa ladilaa oroma iyo canfar hargeysa makamaqlin jigjiga lascoonood isla markii weey kahadleen marka maxaa hergeysa kudhacey
Itoobiya aad baan ugu waayo arkay reerka daarood qof ogaadeena agtiisa soomali dhiboogu gaysan maayo akishaduna waareer aad ujecel soomaalinimada laakiin oromo waa kolba kii weelkiisa wax ugurida taasina waa gunimo
Riwayadi Irir Samaale miyanay dhaman weli .
War ciidamada isaaq kasoosaara dhulka Dhulbahante ee Laascaano hadaad tiihiin dad islaam ah.
Daaroodow magaca Qabiilka adinkaa ku Hadaaqa Haddii la idin la qaatana waad ooyeeysaan😢 wixii idin ku dhacay91 waad ogtihiin hadana kuma waano qaadataan. Anigu waxaan idin oran lahaa Nimankan Irrir Samaale waa laandheere la noolaada Faanka iyo Hadalka iska daaya.
Hadi uu cimrigadu dheerado wax badan na waad maqli waad na arki: GURGURE wa marki iigu horeeysey oo aan maqlo..😂😂😂
Hhhhh anigaa dir ah waana la yaab sanahay waxa suldaan bug ah soo baxay cabsi cabsi dheh
Adonki Rabi
gurgure waad aragtay oo waad maqashay balse waad diidantahay oo waxaad tahay daarood iimaanlaawe markaad Dir maqashay baad waalatay
@@ijoxasan9132: waxan kuweydiyey adiga cilmi qeybka miya lagu siiyey sideed ku ogaatey inaan maqley gurgure iyo inkale midakale side ku ogaatey inaan darood ahay iyo inkale: WALE cuqdada aad darood uqabto weynin badanaa lakin horaa loo yiri nimad wax dheertahay aya ku necbaado ama naceyb kuqado: dhanka kale aniga kuma caaynayi wixi aflagaado eh wa xagaada: markale an ku celiyo cimrigeeyga inta aan noola ma aanan arkin mana aanan maqlin qof la leeyahay qofkan waa gargure mana ahan inaan reerka necbahay ama aan xaqirayo
@@nadiamohammed5330 fiiri iska dhiidhiibso oo iska aamus, ma dir
ayaa noo macnaynee, mise way ku yaqaanaan, Dir dhaba ayeey leeyihiin
Oo xukumaane adigu xagee xukuntaa, Dowladda Ethiopia ayey
Wasiiro ku leeyihiin, adigu maxaa
Haysataa.
@@adonkirabi3777 waryaa beenta dhaga dhaaf, Diri dhaba oo aad dhakhtar u tagto ayeey leeyihiin
Waxaan ku faraxsanahay MashAllaah Tabarka Laah inaysan
Gacanta kilka shanaad ku jirin
Sida Jinacsanay ❤ Ilaahay ha idin
Xafido. Kiilka mar dhow In Shaa Allaah dhexda ayaa lagu dhufanayaa
Qofkasta meeshii asal wa fasal uu
Ka yimid ayuu aadayaa. 100 sanno
ayeey bootaynayaan meel ma gaadhaan juju meeshaada joog, la isu joojinmaayo .
Ceeb badanaa, dad gaajo heyso baa kulmay. Wakhtigii soomaalida la’isku diri jiray waa laga baxay odoyaal.
Reer Xaarood laag bartay qabyalad dire baad midaysan wax kaa guuro Somali ethopia ilaa Kenya waa lugu soo jeestay
Gurgure waa qolo sida iidoorka oo kale ah. Qolo waxay sheegtaa oromo, qolona waxay sheegtaan Dir. Iidoorka sida aad ogtihiin marna waa carab marna waa dir.
Ku dhex waalo waa reerkaaga aamin wey adkaataye
Marka ssc isaaq ka adkaadeen kuwaasha irir samaale hada kuwaad shalay nacayseen isaaq soomaalidiid
Gurgure aaa weliggaay ma maqaal war somaalidu badana oo qaab darannaa
Haa anagu duriyada Ayaan ahay gurgure waa somali oo dir waa igu cusub tahay.
@Mahad Dugsiiye waa runtaa oo habar-futo-awal barkeed baad tihiiin asal ahaan Oromiya.
@@beerkaaicadaaday2057
Idnu wasaaq zaaftu
@@abdikarinisnail5240
Wa hoyada
Garaadadu waa idha beel waxoodu waxay marayaan 1910
Gurgure xaqiisii mee uu ku laha gabiiley ee ay dhacday beesha sacad muuse
Daarood baa isku kicyay dir waa sanadkii daarood loo celin lahaa yemen forever geeska Africa markaas bu nabad noqonayaa
DAAROD
XUMANTA ADAALAGABARTY
ADAA 8 BILOOD MAROH DIIGLEH LAWAREEGAYAY CAALMKA
HAADANAH 2 SAAANADOD OO DANBEE AYAAD LAWAREHGI DOONTAAN
MARAKAALE EE SUUGAA
Isaaqu wuu waashay 😂😂😂😂😂
Lascanod ma aha Somaliland walaalayaaalooowe iiimaaansada horta midaas markasta ood tiraahdaan lascanod waa Somaliland jamaahirtu waabay sii xanaaqayaaaan
Soomaalgii meel kasta waxa ay LA zoo taagan yihiin iyagoo sheeganayaw magacyadii shaydaankaa waa qoloqolada ay sheegtaa waa magacyada ay iskaga soo horjeedaan waa magacyo shaydaan
Sxb magacyadaan soomaalida 21st century nool u diidayo horumarka aduunka kasocda ineey ka qeyb galaan. Maan toos u cadeeysano oon ASNAAM usuubsano 3 ah usuubsano een dhahno S:DIR, S:DAAROOD, S:HAWIYR
Talaay yaa daaroodaay iyo midnimo somaaliyeed kala daaya daaroodoow
Dir haa, lakin Irir no Hawiye shuqul iskuma lihin
Jiida imoow xumaanta odayaasjanbaawada for irr maxaakagalay sool isaayfii indhala aanta toosbaa la idnkaridayA I dhubajamasjexeeyo waasax
Viiva viiva somaliland
Maalin joog bay kuwani ka qaateen Muse
Nabaddu waxay ku jirtaa in Beesha hubka badani garto in ayna Jajuubi karin beesha hadda ka hub yar.
Urur samaale.yo Booran bay soomaali ka.dhigayaan oo dhinac u xaglinayaan .
Tuli guleed ku yiri war odayashan laclacita ee doqomada Yaa vedio ka duuba.
Oo hadana indho adegiisa ku yiri DDSI ka tirsan Neef calaa neef.
sidii tigraygii Ayaa afka Daamur lagaga shubaya Abi ahmed waxas yusan kaa maqlin.
Anaga u turjamayna hadii klle.
Isaaq dir ma ahan. Dir mana sheegto
Gur gure waa maxay maqabiilbaa waa oromee haday diryihiin maxay ciise ugu hiilin waayeen maxay diridhaba markay joogan unacan soomaalida
Waxan ogahay gurgur inaanu waxjira amadira ahayn Mana matalikaraan daarood waa reer sharaf iyo karaamaleh dhulbahante waa soomaalilaan waadadkayagii doonimayno waxnakalafogeeya
Isaaqu intuu iskusawiraayo dad aan lagaranayn iyo oromo maxaa udiiday in ay laheshiiyaan dadka nasabka ee ay dantu kadhaxayso
Waxan laan gaabku aqlimale waxay guursadan hablaha isaaqa iyagoo doonaaya inay kuhelaan waraqaha dalkugalka ama dalkujooga soomaalida kalena waynacan waxan joogay diridhaba markii soomaalida lalaynaayay waxalaayay soomaali waa oromo iyo kuwan gurgurka adledihiin sorrey somaalinimaa nadeeqda
Huh!
Irir samaale wax ladhaha mahirto waa kaar laaluush lagu waato
Wa eray.diwanka gelaya markay waqtigeeda ahataba wax laysla waydiin doono wacalalaka buluga aheey xalay halkani wad wadeen wan kayeqyiqsoidaa?.!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Darood oo dhami markuu sookaco dirooo dhan ayaa kacaya markaa qabyaalada hala daayo oo nabada hala ilaaliyo noh
Hawshaan faraha ayay ka sii baxaysaa
waxaa soo shida mawa kateliyey sacad muuse ayagubo somali maaha ee qoti somali kala qeybisa cajib samalaha haduu Jiro maxaad uga hadli weyseen isaaq lacagta uu ku bixiyaan shabab si hawiye loo baabiyo cintiraf ku raadiya xagee jirtan jirten direy markii maatadii hawiye Yemen katimi laga celiyey Barbara kadibna bosaso laga soo dejiyeyey darood si sharafle u soo an bibixiyey jaale taariiq ayaa hawiye ku socdaa ninkii hawiyaa shirkaa ka hadla walee Waa laxiri
Daaroodoow ka daaya hanjabaada Soomaalida kale! Dir la dagaalami kari mayso Daaroodee rabshada naga daaya!
@Nimco Muuse aadam Dir in lala dagaalamo maba xumee xagey degaan, ma jin baa! Isaaquna marka nabada tahy Dir ma sheegtaan, ee Irir kii baa u shaqeyn waayay ! Bal Gurgure xagee loo Mara hadii la rabo in la weeraro!
War Isaaqow Shurun Shuur wax idin tari mayan
Gurer,Surre, Akiisha Jaarsa
Irirsamaale Waa dhalasho
Adigaba soo taad tiri war yaa Harti ah. Yaan walaal laheyn?
V
JAArso binu haashim 😂😂
Waa baraarug ee ha ooyin runi run bay geydey
Rer daga daga qalo qashinkii dds lagasoo nacay isaaq soomaali diid ugu imo
Isaaqu fudaydkii sakhrada sida ugalaya 😂😂 waxyaabaha gari koombe ujecelahay waxaasa kamida
Dirnimo ayaa ka sreysa wax ksta
odayaasha halayaabina xili abaar ba lagu jiraye lacagta muuse juudan dadadinayo haka fara qabsadene hadhowna cimaamad wey soo ceshanyane oo dhahayan muusow jooji dulmi iyo xasuuqa
Nijaaso is urusaday
Irirsamaale dirir war idoorow darood idinke simayne marbe rer yaro waxbe aheyn ha soo gaxaysanine fuleynimade is ka daayo darood iske Celiye 💪
Isaaqoo dhan cagdheer buu la siman yahay ee oohinta jooji geed qudhaanjo leh baa laydinku xidhayaaa
Laaacaano kaalay xamaar shadaamo dadka iskudirayaa baatihiin
Shaagle laga baqey. Boorame ma kudhici-weydeen.
Nafey nin ku doona ku waa xaajadu ma halka ayey ka mareysa reerihii marbo qabil noqon jirey kkk kkkkk war gardarada iyo dulmiga iska daaya somaliya waa ka la go godey qabil walbana dhulkisa isaga leh gardarale ma guleysto gur gure gram gram wax ma idin tarayaan gardaro waaye waxaa wadiin ee ilahey xaqa ha idin fahansiyo sheekh iyo sharifkina gardaro ad u soo tafo xeedaten
war ninka leh gurgure ma maqlin harta somaali ma aha axmed shide yaa ka mid ah iyo madax weynahey sheegaan dhamaan waa orama afsoomaali baratay iyo kuwa afsoomaali ku hadlo waa kuwa hada somaali dagan mar wey israad sadeen adalkoodii hore gaala madowdii orama yey la midoobeen
Waxaad isleedahay wadtahay ruux waxgaranaya lkn gudcur baad gudeesaa
Kap iyo lax iyo koonbo ayaad wadataa jaarso dir ka mid ah iyo akishana oromo ayaad ku sheegaysaaa waaar xishoood dadkan ilaaahay ayaa badiyey dir hadana idinkaa wacaday dir waaan laysku keenayaa
War xishooo ooo wax sooo akhriso 😂
Isaaqow ma halkaas bay idinka maraysaa inàad macaan jacal Soo uruurisan,waxba bedeli mayso nabad iyo colada mid qaata.waxa ka dhaxaya raganimo maaha
Nabad ayan qaate, peace walal rembember we are all one ummah, may Allah make islah between us.
Abu Ayyub reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “Shall I not tell you of a charity beloved to Allah and His Messenger? That you reconcile people when there is hatred and resentment between them.”
Source: al-Mu’jam al-Kabīr lil-Ṭabarānī 3922
Yab badanaa marka xuduudka ma isaaqbaa ka.masuula xuduudka ninka dagabaa kamasuula
Somali Land hoyatey maxaayeeley waxey maanta la siman tahey laascaanood
Maamulka cusub ee laascaanood hal isbuuc wax la mid ah jira
Aawey dowladii Somali land 33 sano jirsatey
Odayaal dhaqameed baa heesta
Laa xawla walaa quwwata illaa billaah
Oohinta joojiya weydinkii dagaalkii ka cararay intaad isu soo habar wacateene. Isaaqoow dhan cagdheer buu la siman yahay
Dalkiina Marla la idinkaqaado ha idnhiiliyen laakiinrerrshulkii halqos idinkadagin guri aadanlahayn inkiisoogala waatuug tuug laqabtayna talo maleh idinka iskadaaye dhubahante Ayan isjayelay jifi inayjifikalw inaydhukooda kaqaado
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Ma waxad sultan raali ka tahay habar yoonis dawladda la dhisanayaa, habar jeclana war baan ka sugayaa, habar awalna waanu isbaranaynaa oo bar bari ammaba acid baan indhaha kaga shubayaa.
2.0. Maa taasibaad raali ka tahay. Waxan arrintaasi isku soo baxa keenay arrintaasi ayey ahayd.
Waligay mamaqal gugur madadkaala aqoon auaadjubajanye wax uyertinaua dir irir ninta aad sheganaao dhubahantedhukiisa Nina gorgortan kamagalayo irir iyo Dr mayaqaan dhubahante isaq ayaadanadakuwata kunadoonay inuudulkis loogadjoco maalinbaadiryoten dhubahante ßhukiisa asagaa umadaxnanaan was dinkasheganaya halreer oo isaaqmadagan adnawarkaaga kumajiro nabada idinkaadiiday fsdnakusooduulay
tuli guuleed iyo laascaano hal reer yaa dagan maxaa orama ka quseysa wax irir samaale iyo dirsamaale la yiraah ma jira meeshaan oramadii gari koombe isku laayeen oramadii yaa waxey isugu yeeratay iney laascaano weeraraan ee ilaahow yey damin dagaalka ha socda ilaa aan ka leynaaya oramadaan dirta isku sheegeysa mar ma ku jiraan jaarsadii injirta badneed
Mesha raganima larabaye caac lama rabo
Gurgure waaba Oromo ee maxaa ka galay arimaha Soomaalida
Daaroodba waa uraago ee maxaa somaali ka galay ?xageed ka timaadeen , gourmand timaadeen ? Taariikhda way cadahay xabaashii awawgaa lama yaqaan Gurgurese waa la yaqaan.raali ahaw dumarku qabiil maahee.
Gurgure mxd ka taqana soomaali in u yahay wax la hubo gurgure jira madaxwayne Dir
Laascanood Dhulbahante taale marna harti baale, marna ,Darood ismaaciil baale..Iidoor waxaan leeyahay Laascanood nabad ama xoog. Midna ku heli maysid inta hal nin oo Darood ah nool yahay
Mahiida Aabedoon
garaadada ssc waxay dadka uhorseeden xornimo iyo gobonimo elleen garaadku garaad waxuu garaad kuyahay inu dadki u xoreyo oo gumeesi udiido