Masha Allah waa kuwaan culumadeeni aanu mudo bada sugeyney iney wada jir bayaan uga soo saaraamusiibadaan ha be saray mudu ka badan ka badan 40 sano, illahay ajar iyo xasand ha din Inka siiyo allahumaa aamiin
Waa goor ma xee dho iyo fan dhaay kala jaben se dex sa nadood oga Mila hal keed jog deen ma dhi ma ten ma noolay ded manta waxa so kor dhaay saw dad badh kiin shidaysen allaah shahida arag na og xas biyala
Asc Culimooy indhihii wadanka waa idinka Fadhiga kan soo kaca dhiigan iyo dadkan kala soo dhex galla wadankana usoo gurmada illahey baa hagajin kara noo hagajiya insha allaha
YAA ALLAAH nabad waarta u dir GEYIGA SOMAALI DEGTO AAAMIIIIN😢😢😢 REER WELIBA HUB CULUS AYEY IIBSADEEEN LACAGTA UGU BADAN QURBO JOOGTA LAGA QAADEY😢😢😢 TAASINA WA MUSIIIBO😢😢😢
@ahashi7828 lacna Tu ALLAAHI CAYKA yaa mujrim daaqii Al mudlim waar ma waxan maqlaa kuwii bilaabay dagaalka isllaamka dhexdiisa ee maraykan iyo Kenya ku fatwooday dagaal 02, 03, 2023 yaaa Laciinyohow nacaybku ka buuxaa
Waar cadaalada waad og tihiine hadaad run sheegaysaan imika ayaad xaqa sheegi lahaydeen 😂😂😂😂😂😂😂 hadaad run sheegaysaan Soomaaliya ayaa dalka Jamhuriyadda somaliland ku soo duushaye runta u sheega oo somaliland iyada xor ah ayey idiin timide faraha ka qaada ka dhaha waa haddii quraanku idinka run yahay قال تعالى يا أيها الذين آمنوا لا تكتمو الحق وانتم تعلمون وقال تعالى ،لما تقولون ما لا تفعلون كبر مقتا ان تقولوا ما لا تفعلون
Masha allah, how long I was waiting for this speech .
Jizklh khyrn culimo
😊😊
Dhamaan Culimaddan Waa Salaaman yihiin, Hargeysa ayaan idinka soo salamayaa ,Baaqa Cullimaddana waa in Bulshadda Somalidu qaataa, Meel kasta ha ku noolaadaane, ilaahay Culimadda na inoo daayo.
Allah ha inoo barakeeyo Culumadeena
Dadkana Allah heysu sakhiro Ummada Soomaaliyeed
Dagaaladana Allah heynaga qaboojiyo
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Maa sha allah.
Culimadu meel kastooy joogto ha kacdo oo haka qayb qaataa,daminta dhiiga iyo dhibta
Siiba kuwa soomaaliya jooga
War cara allaah baa inaku dhici hadaynaan culimada maqlin😊😊😊😊😊
Illaahayaw Somaali oo dhan nabad ka dhig waa umada islaam ah oo wada dhashay oo walaalo ah oo iska af iyo Diin ah oo isku eg oo isku jinsi ah oo wiil iyo Abti Adeer iyo Walaal Illaahayaw ka dhig ummad is Jecel❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa sax waa guul culumada soomaaliyeed waa soo dhawynynàa❤❤❤❤❤
Ilaahay culimada hanoo barakeeyo halkaa kasii wada
Masha Allah wanso dhawaynayna culimadena Wana tabaynay runti umada somaliyeed allaha kala qabojiyo❤
Mashaa allaah Culimad dhamaantood xafidullaah meel ey joogaanba soomali oo dhan nabad ka dhig.❤❤❤❤❤.
YAA RABI ISLAAM KA XAQA GARAN SII ❤❤❤
Ooya reee isaaq gobbalkA sanaag idin daah cagdanbana ma soo dhogeysaabdhigeeeysaan i n shaa allaaaaa waxbadan uyuu wwerrsangeli dulqaatey
@حليمةأحمد-ه7ت YA OYAYA REER SOMALILAND 😂😂😂ALAH MAXAD TIHIIN RIYO IYO BEEN KU NOOL
Aamiin😢
Aamiin😅
Culumada allaha barakeyo kuwi hadalkoda ladhageysto allaha kadhigo insha alh
Khayr Allah ĥaldinsiiyo ĥakala hadhinaoo
Waaloo baahanyahay sidaasookale culimada joogta soomali hakacdo
culimadu muddo dheer ayaa la sugayay inay ka qayb qaataan sulxiga umadda soomaliyeed .waa hormal la gaaray .Ilaahay ha idin xifdiyo ! hore usocda
Masha Allah waa kuwaan culumadeeni aanu mudo bada sugeyney iney wada jir bayaan uga soo saaraamusiibadaan ha be saray mudu ka badan ka badan 40 sano, illahay ajar iyo xasand ha din
Inka siiyo allahumaa aamiin
ALLAAHU AKBAR ALLXAMDULILAAH ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mashaa allah, allaha idin garan galo oo sabab hadinka dhigo ku wii sababtoda somali walaalayn lahaa nabadna dhaxdhigilahaa.
Allaahuma amiin
Mashallah. Culumada Allah'a ku guuleeyo.
Masha alaaah wan soo dhaweynaya culimada umada somaliyeed allow kuwa dulaalkaa
Aamiin
Aamiun
Aamiun
Culimmo, Allaah ha idin dhawree :-
1. Dagaalka waxaa hurinaya dadkii ka hortagi lahaa ama/iyo damin lahaa, si ay u gaaraan dano shakhsi ah, waxaana kow ka ah Xasan Sheikh Maxmuud, the President !!!!!
Addaliil:
A) Dawladdiisa wuxuu u diiday cid kasta oo leh kafaa’a DIINI ama DAWLADNNIMO.
B) Baarlamankii wuxuu ku laaluushay, xattaa hanti shacab laga boobay.
C) Dastuurkii ay gaaladu soo mal-maluuqday ee lagu wada socday, hawada naftiisa ayuu ku cabbiray.
D)Golihii wazaarada wuxuu ka dhigay FADHIID.
E) Hubkii lagu boobay XIMAN ee sharci-darrada ahaa, isagaa sheegtay.
F) Maamul-goboleedyadii, wuxuu u diiday xaquuqdii asaasiga ahayd sida dhaqaalaha, istiqraarka, isdoorashada iwm. Wuxuu ku bilaabay Koofur Galbeed, ilaa la isku laayay Baydhabo Jannay gudeheeda. Waxaa xigay Puntland oo uu masjid manbarkiis ka sheegay in ay ku dumi doonto 24 maalmood. Jubba land, fadeexaddii adduunka ayuu ka sameeyay( Raaskambooni) !!! ayyu ra’iisin HAADAA. Hadda Gedo ayuu QORI DAB ah kula meeraysanayaa.
G) Boobka hantidii ma-guurtada ahayd ee adeegga dadweynaha.
H) Intaas iyo ka badanba waa NABAD iyo CAANO.
I) XABASHI (YUHUUD) buu xambbaarsan yahay, una ballan-qaaday DHULKA & BADDA muslimiinta Somaliyeed(N.B: Haddii dhulka iyo badda muslimiinta ee difaaca ama teedka u ah BEYTULLAAHI AL XARAAM, uu GAALO makkaniyo, isaga xukumkiisu muxuu noqonayaa.
J) BEYTKII ALLAAH ayuu la taagan yahay BEEN joogto ah.
K) Culimmonnimo rabbaaniyiin ah idiinma aqoonsana, talada DIINTA, DADKA, DALKA iyo DAWLAD-WANAAGGA waxba idiinkama oggola, inuu isku kiin qurxiyo Mooyee ama idinku qiil-bannaysto.
L) Culimmo,Allaah ha idin xafidoe,bayaannadiinnu ha noqdeen kuwo ku dhisan xog dhab ah ujeedkooduna yahay-waa bayyaannadee- in munkar lagu zuuliyo. Munkarkee ka daran in la soo dhawaysto GAAL gumeyste ah oo kuu dhaaranaya dharaar walba, xoog ama xeeladna ku doonaya BAD & BARRI ay leeyihiin dad muslimiin ah.
M) Culimmo, naf iyo maal isugu geeya sidii looga hor-tagi lahaa gar-darrada garabka og, fara-galinta arrimaha gudaha, damaca BADDA iyo DABA-DHILIFNNIMADA siyaasiyiinta heer walba. Culimmo, qaata dawrkii raggii idinku soo simay sida, Imaam Axmad Gurey, Sayid Muxammad, Sheikh Bashir, Sheikh Xasan Barsame(Barsane) ikm.
Subxaanakallaahumma wa bixamdika.
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
I love sheikh Abdirahman ee reer Djibouti waa nin macquul ah oo wax badan og. Allow noo gargaar adaa Raxmaan Raxiim ah.
Doofaarka meesha kuu saaran ka qaad walaal.
Wax fiican ku bedelo.
Idinka hadii aad tihiin wadaada miyaabus ayaa kaw ka ah waxyaabaha hakaa ka socda.
khayr badan Allah haa Siyo inta khayr iyo wanag Kaa shaqeyo culimda iyo inta fafisa khayr❤❤
Waa goor ma xee dho iyo fan dhaay kala jaben se dex sa nadood oga Mila hal keed jog deen ma dhi ma ten ma noolay ded manta waxa so kor dhaay saw dad badh kiin shidaysen allaah shahida arag na og xas biyala
Viva❤culuumada somaliyed haladegeysto oo halaracoo
Mansha Allah
Culumada soomaaliyeed
Jasaakalaah khaar wajasaa ❤ guulest 🇸🇴
Waatabayey walaahi culimada aloow soomaali xaqa tus
Mansha Allah dhago xaqa madlavning Allaha nasiiyo
Baraha bulshada ayaa ugu daran
Asc Culimooy indhihii wadanka waa idinka Fadhiga kan soo kaca dhiigan iyo dadkan kala soo dhex galla wadankana usoo gurmada illahey baa hagajin kara noo hagajiya insha allaha
Wark acaLMKAEUDAMƁEVAV 4:00 4:03 😅
Wa markii koobad een arko culumadena oo sidii larabay dacwada ugudbinaysa waana wax lagu farxo weeye Alle haidin xifdiyo kala badbaadiya umada somaliyed ee sida arxan darada ah isu laynaysa waxan waxana Alle kabar yayaa Inuu idinku garab galo.xaqana haloo kala sheego
Ilaahay hanika abaal Mario dadaalkiina and noo dadaalaysiin
XASUUQII 1988 kii REER SH. SAXAAQ
50,000 oo qof la DILAY iyo saddex million oo bari Macay.
Joji joji lafaha warkodaa cid waliba isdishee
Hahhahaha marka xaroodka naaraha laga warabiyo ayay mirsadan ooy culimada iyo Sheikh darood uyedhan, nacalah abiihin kuyal maba dhadhawa ya isgadhay
Masha Allah aad ayn utagersanahay warka culumada inkasto cuulmadu ladahday aritay hada kadhawajien
Alaha.idin. kapbalo. Isxilpaanka. Cilmiyasan. Ee. Aad. Isukeenteen. Jisaakalaah. Duyaa. Iyo. Aakhirobah. Amiin
Asc wll jazaakumallah khayral jazaa
Culumadu hala kulanto MW hassan shiekh hana useegaan inuusan Ethoia usaxiixin bada Somalia ❤
Alah ha barakeeyo culimada inaga haynu anfaco
Maasha alaa culimada sharftaleh alahabarakeyo meelkasta hslasoodhaweeyo soomaslidu hakacdo culimada lashaqeeya ilaahow aqbal ilaahow aqbal wanaagaas culimaduwado
Shaqadaan waa horeey idiin ekeed in aad wax ka qabaan umada Somaliyeedna rajo iyo noloxumeey u dhamaadeen.
Mashaallaah culumaday noo kaca isku toosa xukunka somaliyana madax iyo masuul ha nogala dhigo diinta islaamka iyo kitabka suniga ha nagu xukumano guul culumoda somali
Machallah somalie wayhagtaay
Khayrbadan allaha siiyo culimada
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظهم
Waa alxamdulilaah hadii laga shaqaynayo sidii loojoojin lahaa colaada kuhabsatay ummada soomaaliyeed
Waxaaas ma soconneso abayaall wwa soo daahdeen
Allah haanamideyo insha Allah
Kaadhitay waa Somalia kaa dhawaca waa Somalia kaa qaxotiga waa Somalia kaa lacadabaya waa Somalia🇸🇴😭😭😭😭😭😭
masha Allah masha Allah Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo Habalyo
Hori usocda Ale haa igu siiyo dhamaan culimada waxan cudsan in culimada hadalkooga lamaqlo
dhamaan soomali Alaha midiyo
dadcaadiliin ah oo diinta nagulala bixiyo Ale wax Haa inooga dhiiba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bismillaah Masha Allaah
Tabaaraka llaah
Wax badaan baanu sugeyney arintaan Ilaahayow Soomaalia oo israacday oo mid noqootay heshiisey noso dedeeji
BURAANBUR ❤
Alloow Soomaali soloonte sareeda siih 😢
Alloow Soomaali siliicde salaama yeel 🤔
Alloow Soomaali sigaate hawada sifayiin 😢
Waa sokeeye is jecele seeftooda laguma sigoo❤❤❤❤❤❤
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
I wish all Somalis heed the call of the sheikh
Shalay marki Lascanood laxasuqay lagama hadlin dacawaley wa laysusobacay
maashaa allaah culimada allaha xafo
YAA ALLAAH nabad waarta u dir GEYIGA SOMAALI DEGTO AAAMIIIIN😢😢😢
REER WELIBA HUB CULUS AYEY IIBSADEEEN LACAGTA UGU BADAN QURBO JOOGTA LAGA QAADEY😢😢😢 TAASINA WA MUSIIIBO😢😢😢
Waa sax ilaahow ay wax kuqaataan
Maanshalaah ilaahay ha idinla garab galo soomaali way waasheen subxaanalaa
Manchalla❤allahuakbr
AAMIIN YAARABI AAMIIN YAARABI AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah tabaraka Allah
Maxkamada ha la taago maanshalaah Maanshalaah ha la xidho
Allah hakala qaboojiyo dhamaan soomaali wayn meeshay isku hayaanba xaqa allah ha tuso aamiin
Masha Allah
M.a rabi haydin barakeyo dadkan soomalida ah ee isku hesta melkasta
Waa in Culimada Xukunka u dhiiba fadllan
Idoorku culumo mayaqanaaan ee haku dilina mesha
Caduur weli dhaww-dhawwdu uuma dhaadhacsana.
Sheekhyadu Ha Ka Hadlaan,
Daacishka Wadankeena Ku Soo Duulay.
Idoor macawaan baa ciday kuduulayaani sawdad islaama maha duulimaadka ha joojiyaan
Maa markaad iaagu soo aan
Waxaan joogaa hargaysa aad baan ugu faraxsanahay nabada aad wadaan mudo ayaan sugaynay culumada soomaalida
Baarakallah fiik.
Masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah mideeyo somalida
Masha alah
Walaahi haday sh.mustafe iyo sh.umul dhexgalaan dadka islaynaayo waxaan hubaa in lakalajoogsanlahaa from awdal
Waa xaqiiq sidaasi wall
Hadal iyo waano way dhaaftay arinka somalidu waa in ficil khayr lagu dhaqaaqo oo dhiig joojin ah.
Labadda ninaad sheegtayba waa munaafaqiin.
@aliabdalla4467 laa xawla walaa quwata illaa Billaahi!!!!!
Sheekh umal isaga qabyaalad dishey
ilaahay ajar iyo khay ha idinku abaaliyo. Somalida ilaahay wanaaga ha tuso . sida idinka uu idiin tuday.
Sheekh tuug waa musheekh ku sheeg xaaraan ah oo kitaabkii iyo sunihii ku dabaqay siyaasad iyo qabyaalad ILLAAHAY naarta haydinku fogeeyo idin idinkoo MADMUUM AH❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha Allaah ALLAAHU AKBAR...ALLAAHU AKBAR...ALLAAHU AKBAR
Nacalad Illaahay ha kugu rido waar Culumada warkooda maqal Ehlunaar yahaw
waan laynaynaa hadii ay inoo yimaadaan Somaliland ictisaam kama taliso
@ahashi7828 lacna Tu ALLAAHI CAYKA yaa mujrim daaqii Al mudlim waar ma waxan maqlaa kuwii bilaabay dagaalka isllaamka dhexdiisa ee maraykan iyo Kenya ku fatwooday dagaal 02, 03, 2023 yaaa Laciinyohow nacaybku ka buuxaa
Kurka ayeynu ka gureyna waa ictisaam wanu fahanay waxa sheekh nagu qalda @@CabdiraxmanSuleiman
Waar cadaalada waad og tihiine hadaad run sheegaysaan imika ayaad xaqa sheegi lahaydeen 😂😂😂😂😂😂😂 hadaad run sheegaysaan Soomaaliya ayaa dalka Jamhuriyadda somaliland ku soo duushaye runta u sheega oo somaliland iyada xor ah ayey idiin timide faraha ka qaada ka dhaha waa haddii quraanku idinka run yahay قال تعالى يا أيها الذين آمنوا لا تكتمو الحق وانتم تعلمون
وقال تعالى ،لما تقولون ما لا تفعلون كبر مقتا ان تقولوا ما لا تفعلون
Sodonsano wacdi iyo waano Kuwan walagadaley qorshekale mahaysatin ❤
Mashalah
😅
Ilaahaw xaqa fahansii umada soomaaliyeed.
Da awalay intaan xasuuqu ka dhicin, in badan ayey dumarku qaylinayeen ooy lahaayeen waa nala barakicinayaa cid baa dheg u dhigi wayday . Akhiraa war jiraa
Ilaahaw xaqa na garansii
Allhayoo nawanaaji
Waliga ninga oo ah waayeel dumarna ah Baku baaqi jiray in culimadu baxdaan oo dadka dhexgalaan
Waa runtiin alshabaab waxay sugtaa meelaha dagaaladu ka socdaan maanta waad dadaasheen mar hore aya ahayd inaad kacdaan laakiin hada ayuu ilaahay qadaray ilaahay miisaanka xasanaadka ha idiin daaro Amin ya rabi
Waala ina sumeeyay soomaalidu Waa walaalo waa ilma abti waa. Ilma adeer waa habrawadaag majiro qof soomaali ah oo intaa ka baxdan hadaad disho qof soomaaliya waxaadi shay intaa mid kamida oo hadana muslin ah
Scw scw scw ❤❤❤
Masha allah
.Culimoy hogaan khaldan markuu umadan madax unoqday maxad ka filanaysa Hassan iyo hogankiisa weeye cida masulka ka ah colada socota waana waxay ku caan baxday markasta hassan fulo hogaminta wadanka marka 1.5 barkaa hadhay hadan wadanka laga qaban waxii dhimanaya way dhimanayan mesha khaladka ka jiro waa halka badbadada umada halkas ayey uga bahan tahay hororka umada halaga badbadiyo fidnada meshay ka imanayso waa in xaal lohelo wax kale oo dhib ah majirto xaraash qaran ayaa ubahan in wax laga qabto
Waar culumada yaañ lacaayin wanaaga iyo maslaxaad umad Soomaaliyeed ayay kahadlayaane
Sheekhow dadka wada usheeg Illaahayow nagga qabo dadka soo duulay ilaahow Nagga qabo Addaa weynno waaxidda E 8:33
Ilaahow culumadeena Ilaahow noodaa
100sanee dulmi noockasta ah baa nasoomaray balse waxaa bilaabanaya 100 farajka ahaa in shaa Allah.
Axmed madoobe oo haysta dhul uka barakiciyey dadki laha sheekh umal ku tageerayo .nabada waa riyo.idingu runta isku sheega.
ManshAllah ManshAllah ManshAllah
All00w aqbal baaqa culumada oo soomaali dawee oodan tooda. Tus
Maaash allaha
😭😭walahay waa ruuntood cuulumadu
Kalaya madaxa ha la idinka toogte ixrisaam