Siilka hooyadaa ayuu soo gubiyaykkk Ku abshir. Somaliland aanuu Samaroon qayb ka ahayn walee helimaysid. Waxaasi ku sheekeeya.. Uqdad iyo xanuun. Maxamed wadanka maad ka xigtaa? Qudhun..
Manshallah walee wa geesi qaran oo dad kiss iyo dalka ba u dacaada halja ka wad inder Warnung ku kici hadhaagi faqashta Viva Somaliland Power cadowga $na waligood ma ciil baxan ❤❤❤❤❤
Ibraahin caydiid Alla ha xifdiyo ,,,, waxaan odhan lahaa ha loo doorto hogaanka cusub ee xisbiga Kulmiye si uu dalka u badbaadiyo ,,,,,waa ninka qudha ee inoo sheega runta una qalma musharax madaxweyne ee soo socda
Cirro iyo garxajis qaar ka mid ah ayaa daarood tol ama qolo la noqday waayo sawkan garaad kulmiye ergada cirro ka dhigtay Iyo cadagude oo afkii daarood ku Hadlaya😊😊😊😊😊😊😊😊😊
kugu maalney wa run minba malin buu waxa arkaaye. waxa kasto aad sheegtey. waa xaqiiqa s/land wa la major xaabinayaaye reer sheekhaw hadan waxa lagu qaadan. dib dib neynu ka xasuusan 84 +88hoyadiin baan cayiye warkan wa xadiis
Ciidamada madaniga lama qarameyn karo lamana baabiin karo wakhtigan aan ku jirno SSB Waana formula aan ku fahano jabhadaha somaliland ka soo horjeeda Maxamed abiib as hole weeyaan from Awdal voices
Alle caqliga ha u barakeeyo ibraahim caydiid
😂😂😂
Qofka isyeelyeela e og laasacoond sidii dalgaalku ku dhacay😂e nuux baasto macaane ciidan milaytari magaalada u geliyeen 😂miyaa maanta leh ceerigaabo dagaal haka 😂
@@Muchterdoqonimada waa waxa dadka kaa dhex saaray.😮😮😮
Mudane mujaahid ibraahin caydiid cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale khatumo suuban alle haku siiyo aamiin aamiin aamiin ❤❤🎉❤🎉❤❤
anuu waxan ahay ninreermuduga ninkani duco idinkama bahna wuxu ubahanyahay indadka reersomaliland hurdadakakacan dalkodana badbaadsadn
Caqliga alle hakuubarekeeyo and thank you so.
Ibrahem is far sighing political analyser ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo insha ALAAH xor iyo xoriyad
Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran xayaakallaah daljire ibraahim
Ilaahowo.ibraahin.caydiid.guusha.sii.
Ibrahim Arabsiyo mujahidiin waynu guulaysanayna cadowga guda iyo faqashtuba hadhacaan
Mr abiib message ayuu inoo gubinanayey jabahad ayuu diyaarinaa lixda bilood ee sosocota burcana international community ayuu sheegaya inaan nabadi ka jirin mohamed abiib BUUS SOMALILAND GUUL ❤❤❤❤❤
Siilka hooyadaa ayuu soo gubiyaykkk
Ku abshir. Somaliland aanuu Samaroon qayb ka ahayn walee helimaysid.
Waxaasi ku sheekeeya..
Uqdad iyo xanuun.
Maxamed wadanka maad ka xigtaa?
Qudhun..
Geeeeeeeesi Qaran Ibrahim Caydiid guuuuuuuuuuul iyo gobanimo
Allah ha Ku barakeyo
Geesi Qaran
Asc. Salaan. Sare. Inaadeer. İbrahim. Ilaahey. Caafimaadka. Aqliga. Ha. Kuu. Siyaadiyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢
Maasha Allaah Rabi ha ku xafido IBRAHIM CAYDIID ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ibrahim caydiid waa nin il_dheer,sidii roon ilaahay ha inooga dhigo.
walahi ibrahin caydid wa xaqiq wax u shegaya ilahay cimriga haku dhereyo ilahay cadaugana iyo xasidinta iyo horgalada haynaga qabto Amiiiiin🤲🤲🤲💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
Geesi qaran guuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ibrahim manshalah
🎉🎉🎉🎉masha alaah mujaahid ibraahin caydiid geesi qaran cadawga hajabo aloow ku xafid amiin
Noolow Ibrahim KaKaca reer somaliland gaaahaa aqoonyahanka dibada joogow banaanbaxa maraykanka tacab ha la galiyo guul somaliland
Ibrahim caydiid waxan xasuusta walaahi isago Lee parlaman keena laagu darsnaya deede 😢😢😢 taan waaxi dalka mustaqbal kaale kaaca 😢😢
Illaheyow Xirsi Iyo kuwa la mid ah naga qabo🤲🤲
Amiin Amiin Amiin
Thanks so much Arabsiyo News, Ibrahim ceydiid ma waxa uu simaya c/cirro iyo siilaanyo ALLe swt how naxariistee, ( kana khadar iyo xirsi ayaa maamulaya ,siilaanyo-yana xirsaa madaxaweyne ahaa, Ibrahim ceydiid dadka aanu aadka isugu aragti dhowdahay ayaad tahay, BAL HALKAA NOO JILCI fadlan, weriye Abdi shakuur qudhiisu inuu ereygan aad dhiwrka jeer ku celcelisey inuu su'aal kaa weydiiyo ayey aheyd , ma kulmiyaa u qeybsanaa xisbiga iyo xukuumada oo mid waliba fikir iyo aragti gaara watey, xirsi iyo kooxdiisa waxbaa u qarsoonaa, wuxuuna isku deyey inqilaab siyaasi ah, lkin fashilmey , Ibrahim ceydiid arinka QAL , Fadlan .
Siilaanyo muu talinayn macnaheedu maaha nin jilicsan ayuu ahaa lkn geesi xanuun helay oo taladii laga maroorsaday oo xirsi intuu ugu horeeyaa wadanka iibsadeen ma siiraanyo oo xayi ah ayaa somaliya wax inoogu dari lahaa waa maya Alle ha unaxariisto
Ibraahinoo waan gacangalay mustaqbal keeneena wuudumay
Maxade kaa kadikarta walaahi somaliland ni kasta wa askari xukun milatari baa lagu soo Roogaya xukumadu hadeeye waxan loo doran faraha laa gasho ciro naa waa baxaya haa isku ciyarina meshan geelle iyo gurgurte kama taliyo ee😅
Geesi guuul
masha allah guuuuul soomaliland guuuuul Ibrahim geesi guuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪💪👍👍👍👍
Teenay..walaahinoqon.guulgul.
Caafimaadka alaha kuu daayo
WAXA INGA REEBE FAAQASHA ALLAHA HAA KUU SALIIDO INSHA ALLAAHU🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😮 11:34 😅
Manshallah walee wa geesi qaran oo dad kiss iyo dalka ba u dacaada halja ka wad inder Warnung ku kici hadhaagi faqashta Viva Somaliland Power cadowga $na waligood ma ciil baxan ❤❤❤❤❤
Ibrahim caydiid waa haldorka Somaliland... i support you wllo
Ibraahin caydiid Alla ha xifdiyo ,,,, waxaan odhan lahaa ha loo doorto hogaanka cusub ee xisbiga Kulmiye si uu dalka u badbaadiyo ,,,,,waa ninka qudha ee inoo sheega runta una qalma musharax madaxweyne ee soo socda
Cirro iyo garxajis qaar ka mid ah ayaa daarood tol ama qolo la noqday waayo sawkan garaad kulmiye ergada cirro ka dhigtay
Iyo cadagude oo afkii daarood ku
Hadlaya😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Subxanallah, Allah ha badbadiyo Somaliland. Insha Allah
Arabsiyo news waan dhagaysanaa warkeeda kaa ibraahim waa dulli inaga daaa
Mash Allah aibrahim caydiid gessi Thx you 💚🤍❤️💚🤍❤️👏🏾👏🏾🫶🏾🙏🙏💪🦁
Asc
Ibrahin caydiid
Ala haku xafido
SL guuul iyo gobanimo
Walaahi Ibrahim Ceydiid waxa uu kahadlayaa waa runtii, wakaa habeeniyeen wuxuu kahadlayo adigoo aanan caayin.
allahu akbar. warka ibraahin waa war xaqiiqo ah oo biyo kama dhibcaan ah
Ibraahi still gaashan waa nu kula soconaa
Dibnoloo khiyaamaynmayo waa sidaa ibrahim caydid shegay xirsow imika wad kudhiman hadad khiyamo wadan gasho
all problems Somaliland wadani
Ibrahim caaydid walaguu targadeen donaa , Bodyguard halaguu sameeyo,
Fulaysamaa Waxan uu sheegayaa xagay ka jiraan 😅😅😊
Inaynu ku biiro somaliya wax dhibihi kuma jiro hadaynu garanayno xaqeena sida loo difaacdo dhibaato kasta oo inagu dhacday ilaa 60kii inagaa ka masuul ah
Ibrahinoow walaahi nagama caqli badan
Wixii socdaba waa lasoconaa
Dadku waa wada siyaasi
Ibrahin caydiid
Somalilandar dhaba
Ala haku xafido
Cidana haga ham ran
Dalkaaga
🎉🎉❤❤👍👍👍👍👍👏👏👏👏❣️❣️❣️❣️❣️
Somaliland love somaliland 💚
Allahya cizak ibrahim
Ha warwarin ciidan beeleedka Siqiir awal ayaa inaga difaacayee
SHEEKADS SOMALILWEYN WEYE DHAMATYE NINKI HUNNGURE KAA HAYOW WADA KHALDANTYE😮😮😮
Muj ibraahin runbaad sheegaysaa weligay intaan kubartay kaala aragtibaan ahaa qadiyada ictisaamta iyo cadawkalkaalka
iibarhin caydiid wa ruunti
kugu maalney
wa run minba malin buu waxa arkaaye. waxa kasto aad sheegtey. waa xaqiiqa s/land wa la major xaabinayaaye reer sheekhaw hadan waxa lagu qaadan. dib dib neynu ka xasuusan 84 +88hoyadiin baan cayiye warkan wa xadiis
Wadaanka ha la badbaadiyo, aqoonyahaan fayoob, culiima fayoob , tijaar fayoob , odaayaal fayoob, dhaliinyaar fayoob, wadaaniyaad fayoob , haa la tashadoo, gudiiyaal , qabiilkasta ka kooban,
Ilahay dalka iyo dadkaba haynoo xifdiyo aad baad unahadsantihiin labadiinaba
Wadankii wuu fadaroobay nijaas wal iyo kilaab waliba soo gale Alloow nabadbaadi
hibraahin caydiid arimihiisa waxaqiiqa dadbadan hadaogadeena inguwaa lasocday waana muwadin dhaba ibraahin
waa run waalasoconas ibrihin
Alle waxaan uga baryayaa inuu ka xafido Ibraahim Caydiid isha, xasadka ,iyo cadaawada cadowga gudaha iyo ka dibada ee Somaliland
TAASE BEENE MAAHA INA QORANEYE AYBE DEXFADDA HARGEISA NIINKA XAMAAR RAABE ASAGA KABO LAN KUU CARARE😮😮😮😮
Waxa so socota iin maliin dhow layidha dowladu mushaharki wey bixiin kari wayeen .
Wadanka ma waxaad rabtaa in uu u xirnaado 4 reer hebel ah ,dalka xukuumad ayaa talada haysa hallooga danbeeyo taladeeda, oo hallayska daayo mucaaridnimadan aan waxba qabanayn
Allow kaqaabo tuugtaan wadanka cirro Somalilland weey edeey Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo
Heego
ibarahin dalku waxu ubahan yahay in ciidamo madaniya o reerkasta kasocad inaynu saamaysano
Ciidamada madaniga lama qarameyn karo lamana baabiin karo wakhtigan aan ku jirno SSB Waana formula aan ku fahano jabhadaha somaliland ka soo horjeeda Maxamed abiib as hole weeyaan from Awdal voices
Isaaqow midooba waa laydin rabaa wey idinku waasheen cudur isaaq layidhaa ayaa daarood ku dhacay faa,iido ay helayaana ma jirto difaaca adkeysta cidna ha dulminina isaaq dulmi ma yaqaan wey jabi darood waayo gardaro ma guuleysato
Sababta kulmiye iyo taaageerayaashiiisu colaaadaha u rabaaaan eee ay nabada iyo cida nabad tidhaaahdaa u caayaan
Duufle diifle duufle.
Kulmiye waxa bedelay wadani mar Hadi qori isu dhib tahay wadani waab inuu raacaa wadadi ay JSL kusoo caano-&-nabad maashay.
Oyaye waxa ka dhex hadaleyey Maxamud Xashi. Dadkii liitay Maddaxweyne CabdiRaxman waxa uu ka xidhay albabka. Burmadaw, Jamac Shabel, Caqil Jambir iyo Ibrahim Ceydid waa isku jihow.
Dadkayga ayaa bilaa dhiiga waliba rer sheekh isaxaq waa wada xaaran cun wlhi oday hadla oo arinka ka hadla lama hayo waayo somaliland inay burburto ayay wada doonayan ilahay xiniiyaha idinqabay wixii nakhiyaamay ilahay berrka hakala gooyo cadaw aaan reer sheekh isaxaaqi wlhi inaanu jirim qudhun uraya weyan wlhi ceebtooda iga daaya
WAAR IBRAAHIN AMMAANTIISA LOOMA. BAHHNA EE KA KACA FADHIGA
❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xirsi waa la og yahay waa munaafaq khadar muxuu ahaa dalkii wuu mulki wareegay ILLAH BUU LEEYAHAY
Maddaxweyne CabdiRaxman juhalada waqti kuma khasariyo. Faqash iyo moryan maanta ayey ugu warwar badan yihiin. Dawlada maddaxweyne CabdiRaxman waxa ay la timid strategy iyo farsamo cusub. Ibrahim Ceydid oo taxi driver ah, waa ku adagtahay sida uu ku fahmaa. Waa fadhi ku diri, aanu waagu u baryin.
Sidaa ugu dhigo dabada oo hanoo soo ooyin markay kaa dhamaystaan magacyada noo daayoo
Dawladi majirte cadawgii wadani huwan iyo ictisaamtii argagixisada ahaa ayaa inaga dhex toostey ee haleyska fogeeyo dofarada nijaasta ah
xirsi waa tuug deg deg dowladu wax hakaqabato
Cid aan duufle ahayn idacadu mataqaan
madaxweyne waxanu ka codsanaynaa inaad gacanta ku dhigto cadowga gudaha iyo ka dibada sida u deg deega badan waayo nacaasta ayaa inagu badan
ua-cam.com/video/3uBDBtEhxcs/v-deo.htmlsi=DEhqKx_nXaqoMbRK
Masiibo ilaahoow ku rid cidii nagu wada meel baas
Xirsi badowga dila tolaay tolaay tolaay
From garadag
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
nuur daalacay
ibraahinoow abti
waxaad tahay.
Nuur.sh.isaxaaq
Oo ma waxd.na leedahay laamaha amaanka iyo sirdoonka Somaliland war kama hayaan xubnaha Somaliya ka yimid ee ad sheegayso.
Ceerigabo iyo laascanod hoyada malehee waa magaloyin daarood oo laga sifaynayo argagixiso ee mesha lo socdo ee agagixisadu ugxanta dhigatay ee dhowan lofasixi dono meleteriga dawlada ssc khatumo inay gudaha ugalan waa burco iyo berbera si ay ugaga cidhibtiran argagixisada Insha Allah nayuu bolis na hargeysa argagixisada dulanka ah İnay cagtamariyan oo kasosaran dhulkoda Yaysan qabil iska dhigin waxa wata Adan suni iyo kuwo ajanib ah Guul ssc khatumo
Daarood inuu dhul raadis yahay way muuqataaye adna u ahow diyaar in laascaanood taleex xudun dhahar badhan iyo laasqoray lagaa sifayn doono, kuwaa aad soo sheegtayna ilaa faafaan jarar ilaa doolo ayaa laga qaadi, ilaa qoraxay baa loogu galaya.
Daarood isagoo dhulbalaadhsi u dagaalamayaa ayaa qiyaamuhu dhici doonaa
Weger tuulada laascaanood ayaa laguugu imanaya ilaa xadka ayaa calankii tawxiid ka ah Laga taagayaa
Nin fashilmay cid ma fashiliyo
Argagaxisada laanta waa in la iska.qabtaa
Bèelayo cida gale ka wayni majirto
China deegankii somaliland buu soo hubanaya marka dawlada maxa uga war yaala hubka china lascanod ku soo gurayo
waayaha. xabaw
Xaafadu ibraahim duufle caadi bay u cabsan yihiin 😂😂waar horta wixi dhacay 7 sano miyaad iloowday 😂😂
Xarwayne xininyasalaax
Horta adigoo geela raaca oo ilaa qarbidahare ilaa berbera soo lugaysiiya oo caagadi garabka kuu sudhsntahay geela sucuudiga aanu geyn jiray ee gacmadhere Abtigay oo tilifoon nagu wareeriyey raadhinkii waa naga go’ lacag noo soo daa horta inantii aad dishay In laguu tuugto ayey ahayd saqajaan waar dawladina way kudaysay muuse beertii cisman dacas waakaa xaaraantii halkaa ku cunayee orod digsiga xago
ADEEROY OOYAAYE ARINKIISU DHINIC MARKA LA EEGO WUU KU SAXANYAHAY OO WUXUU YIDHI XUKUMADAN CUSUB HADAY 6 BILOOD EE UHOREEYA KU QARAMAYN WAYDO CID WALIBA JABHAD AYAY SAMAYSAN TAASI R
WAA RUN OO MASOCONAYSO JABHAD CIIDANKII QARANKA OO JOOGA
Àdaa kow ka ah isaaq isku dirka issq
Oyaye fariintaa iga gaadh siiya waa lag yahay waxa. Aad tahay iyo cidaad ka amar qaadato
Kkkk waar bal noo waran Mr fashiloow.
Ibraahin waa habarjeclo .
Intii habarjeclo ee huwanta raacday isagaa la maga
Abudabay imaaraadka lacagbaa la waydiistay aan sharci ahayn way u qoreen ibraahinow ogow