Toos: Sh cali wajiiz oo Beesha habargidir raali gelin ka siiye codkii laga faafiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 168

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 10 місяців тому +6

    People can make mistake but the beauty to accepted your mistake and apologised.
    Sheikh Ali did it. That is end of story

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 10 місяців тому +6

    Shiikh waan kaa qabnaa raali galinta horay haloo socdo 🎉

  • @bilicdaxamar4836
    @bilicdaxamar4836 10 місяців тому +11

    Masha Allah
    Shiikha waa Daacad waana nin wanaagsan ❤

  • @Farhan-mi8rl
    @Farhan-mi8rl 9 місяців тому +2

    Nin wanaagsan mahan ciyaalkiisa waxuu ka dhaadhicinaayey wax xun

  • @Farhan-mi8rl
    @Farhan-mi8rl 9 місяців тому +2

    Sheekh maahan waxaani waa Niman cidna ka xishooj

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 10 місяців тому +1

    He’s apologized because everyone knows hes bad ass man😂😂

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 10 місяців тому +4

    Viva Sheikh Wajiis. Wadaad ka fiican ma jiro. Illaah ha ku xafido.

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 10 місяців тому +8

    Sh Raaligilin aa bixisey waana mahadsantahay @@

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 10 місяців тому

      Odeygaan sharaftii baa ka dhacdey? Nin diinleh oo qabiiliste ah, waayo waxa uu qabiil dhan u keeyahey baqti qurun ah oo uu u didan yahey waxa ay xaqa ugu leeyihiin, sida qabiilada kale, walee maradii waa kaa dhacdey?

    • @timiroabdiawale8198
      @timiroabdiawale8198 10 місяців тому

      Aaaaaàaaa62 19:43 ​@@felisabdi3794

  • @nasirelmi
    @nasirelmi 10 місяців тому +1

    Sheekh Allah ha ku xafido.
    Habargidir waa kula dhalatay waxaad rabto ayaad ka sheegi kartaa waliba waad canaanan kartaa.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 10 місяців тому +11

    War shiiqa daaya waa shiiq somaaliyeed cida oow weeraray cuqdad mayaqaanaan shiiq guuleeyso

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 10 місяців тому +3

    Waa aduun xitaa ilmihii aan la aamini karin waaba ka duubeen subxaanallaah

    • @MohamudDahir-du7jt
      @MohamudDahir-du7jt 10 місяців тому +1

      Ilmaha ma aha waa sheeko waa qabiilkiisa waxa uu u warramayay arrinta ayuu baddalayaa carruurta aabbahood ma aha dad dibadda soo dhigaya sirtiisa ee qabiilka ayaa dhexdooda ka dhexeeyaa nacayb .

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 10 місяців тому +3

    Shiiq wax iska caadi ah buu ka hadlayey shiiqu familkiisa ayuu la joogay qofka waxaas faafiyey baa dhib qaba guuleyso shiiq cali wajiga

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 10 місяців тому +4

    Caliyow runta haka dhuuman abgaal dowlada waxba kuma heesto balse waa runtaa in aan iska shaqeesano HG wax kasto ayuu siiyay hadana iyagaa ku dhagan oo idaacad kasta ka heesto xasan shiikh balse abgaal waan kugu raacsanahay xasan shariif kudar allaha u naxariiste cali mahdi midkoodna wax uma qaban m.d abgaal HG qeeylineyso markan aragno iimaan kaa nagalo xasan sheekh wax kasto haduu siiyay waxey tagan yihiin duqa xamar naga dhig inta sheektay waa sax

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 місяців тому +1

    Allaahu Akbar Takbiir.
    Allaha ku karaameeyo sheekhunaa waad na sharftay . Jizaaka Allah kheyr ❤️ 🙏 💖 ♥️ 💓

  • @xasan127
    @xasan127 10 місяців тому +3

    cali wajiiz waa laba wajiile qabiilada caaya maha markii ugu horaysay waraysiyo badan baan arkay asaga oo duriya qabiilada

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 10 місяців тому +1

    Shiikha ineey marada Ka dhacday waan ka xumahay raali galinta waaynu ka qabnaa mahadsanid

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 10 місяців тому +7

    manshaa Allah shiikha sifiican ayuu usharaxay walalah dhibsaday waxaan rajeynayaa ineey ku qancaan

  • @mohamedabdullahisalad7928
    @mohamedabdullahisalad7928 10 місяців тому +2

    Masha allah gobonimo sh. Cali Wajis.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 10 місяців тому +3

    Inuu dhuunto ayuu ahaa ceebtiisa

  • @jirojogow
    @jirojogow 10 місяців тому +2

    xitaa shekhow waxad tidhi xawadlahan hirshabele isku dhidhibayo ayu noga qadey oo Cali guudlawe kenay, wad ceebowdey culumo warkedna ma u dhawo ee ha shegan fadhi ku dirir siyasi qabiil baa tahaye

  • @ugaasoskitchen2797
    @ugaasoskitchen2797 10 місяців тому +1

    Subxannallah sheek ilmahiisa la sheekeysanaya ayaa ceeb looraadin. Sheekh Allaha ku barakeeyo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 10 місяців тому +3

    Indhadagaa miyuu dafiridoonaa sheekh ayuu isku sheegayaa qabiilna wuu ka hadlayaa caruurtiisa xaguu diin ka bari lahaa ayu cuqdad ku beerayaa qof foocan ayaan moodi jiray ilaahay ayaa khashifay
    Waa kii lahaa soomaalilandna halugu duulo waa laba wajiile ninkani sheekhnimo kaa dheer ilaahay ayaa ku kashifay

  • @Man19699
    @Man19699 3 місяці тому +1

    Duqaan xariif waaye hhhh su,aalihii qatarta ahaa ee ku socdey sheeko dheer buu galey laakiin weriyuhu dheel dheel maaha wuu ku fahmey

  • @Man19699
    @Man19699 3 місяці тому +1

    Fuleyga marka la qabto ma yaqaan calool adeyga ee wuu isku kaadjaa !!

  • @faham6920
    @faham6920 10 місяців тому +8

    Labo Cali wajiis kee run sheegaya?

    • @Savetheworldnow1
      @Savetheworldnow1 10 місяців тому

      Kii hore ayaa sax ah runtana kaga hadalay.

    • @faham6920
      @faham6920 10 місяців тому

      Allahu aclam

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 10 місяців тому +3

    Asalamucalaykum waar H/gidirey Shiikha raali gelinta ka aqbala, geel aan qalaa waxay ahayd in shiikhu ku daro gabdhana waa bixinaa raali gelin ah, markaa shiikha raali gelinta ka aqbala

  • @88mahamed
    @88mahamed 10 місяців тому +1

    Marne waxa uu leeyahay si lagu arkaa adag marne waxuu leeyahay marwaliba waan is aragna habeen waliba waana isla casheeyna oo masjidka ayaan ahay khadhiibkiisa masjidka subxaana allah

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali 10 місяців тому +2

      War dadka kale ayuu ka hadlayaa ee isagu isuma hadlayo , waa run in madaxda la arki la' yahay

  • @immakulate1395
    @immakulate1395 10 місяців тому +1

    Sh Cali wajiis waxa Jira ayuu sheegay .bal fiiri xasan Sheekh siduu wax uqaybiyay

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 10 місяців тому +1

    Qabil qof an aminsanen majiro in sidas wax lo qeybiyay ma qalad ah mise habar gidir wixi la siyay ha shegin waye 😅wa in la shega abgalna wu qaday hadi la cadeyo ceb mahan ilen qalbiga ayey ku jirta ki qalad u arko marki horeba wax aya ka qaldana o wu cuqdadeysna shikh cali wajis mahadsanid waxba ha rali garen

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 10 місяців тому +5

    Mr wajiis waxaa laga rabey in uu si fudud u yiraah war warkaasi fadhi ku turir ayuu ahaa .

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 місяців тому +1

    Jizaakumu Allah kheyr walaalayaal ❤❤❤❤❤

  • @muuday6093
    @muuday6093 10 місяців тому

    Subxaanallah sheekh qabiil udoodaya wallahi soomali waa udhamaatay hadow sheikh wajiis udoodaya qabiilkiisa

  • @SALAAD1445
    @SALAAD1445 10 місяців тому +2

    Masha Allaaah .
    Nin bisil cilmi iyo caqliba .
    Allaha ku xafido .

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 10 місяців тому +1

      Caqliga iyo cilmiga qabyaalad kaareebi waayay jahliga iimaanka qaba ayaa dhaama

    • @drnamlo2980
      @drnamlo2980 10 місяців тому +2

      Caqliga iyo cilmiga waxaa u sii dheer isku kalsoonaan

  • @MustafeQalbidhaye
    @MustafeQalbidhaye 10 місяців тому +1

    Cali wajiis ki shalay iyo cali wajiiska manta sheekh cebobay waxa la raba culumadu iney waxan ka madax mananadan umada somaliyedna isku kenan

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 10 місяців тому +1

    Innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun maculimadii ayaa saas ah makhaldame waa Allah laakiin dadka shiikhoodii sidaas yahay barafa soorkoodiina uu yiri muqdisho unukaaleh anigu waxaan dhihilahaa reerkaan magaala dooda haloo daayo laakiin waxaa yaableh gabaygii seyidka ee ahaa alaylee dad lamacaasiyee deris abgaal baaleh miyuu kukhaldamay mise reerkii ayaa bedeley

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 10 місяців тому +1

      Abgaal aniga daris la ah wana jeclahay, lkn bani'adam nahay.
      Ma qaldame wa Allah❤

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 10 місяців тому +3

    Mr wajiis shariifka uu madaxweynaha yaa ka dhigay asagoo bawaab ka ah xerada sheekh xuseen. Soo habargidir maaha.

    • @WardaXaaji-vy7zh
      @WardaXaaji-vy7zh 10 місяців тому +1

      Oo idinka maxaa madaxweyne isaga dhigiweysen anaga ka dhignay badana 15Cod ayaa dhaafi la,dihin waba sanadkaa ugu cod badneden😂

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 10 місяців тому

      @@WardaXaaji-vy7zh
      Kursiga hal qofbaa ku fadhiista ninkii loo arako inuu mudanyahay ayaa la siiyaa si himilada loo gaaro ayadoon abgaal aqoon ayaa cabdulaahi ciise ku fadhiistay ayadoo soomaali oo dhan ay joogto syeey labanin oo habargidir ah ku tartameen .Marka kursiga Madaxweyne Xassan sheekh ku fadhiya waxaa luga u ahaa habargidir haddaadan adigu garan karin waydii adeeradaa ayagaa kuu sheegin.

  • @MubYus
    @MubYus 9 місяців тому

    Maanta ayaan ku raali galiyay, Beri waan ku maagayaa . waa calaamadaha munaafaqa

  • @Man19699
    @Man19699 3 місяці тому +1

    ......haduu hadalkaas jirana waa wax carabka iska soo maray oo aan laga fiirsan kulahaa kkkkkk

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 10 місяців тому +1

    SIDII DHAQANKA SOOMAALIDDA LAGU YAQAANAY AYUU KU SOO GABO GABAYEEY SHEEKH. XAALMARIN MAASHAA ALLAAH

  • @AbdiwahabMahmaed
    @AbdiwahabMahmaed 10 місяців тому

    Wadaadku Ilaa Maanta Waa U.S.C.Maalimba Shaadh Hasoo Xidho Cali Beenaale

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 10 місяців тому +1

    Sheikha dalka markuu heedi waa xili. Farmaajo joogay sifiican waa u la hadlay dad kiisa doowlad ii timaadNa waa taageeraa waa sida qof wadankiisa u turaa u dali lahaay ee caadifad ku ma hadal sheekha

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 місяців тому +1

    Allaahu Akbar Takbiir

  • @Yunis114
    @Yunis114 10 місяців тому

    Mahadsanid Sheekh

  • @lulali8651
    @lulali8651 10 місяців тому +5

    Maha inaad raaligelisoo habargidir ,waa kuwa aay dalku ka degiwaayey.

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 10 місяців тому +1

    Kuwii culumada sheeganaayey hadii eey saan u fakaraayaan caamada maxaan ka sugnaa? Ilaaheyoow na hanuuni.

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 10 місяців тому

      Ma khaldame waa Ilaahay ee qofka kasoo noqda gefka ayaa ugu qiimo badan

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 10 місяців тому +1

    Hadba dhan ubood ilahay baa kuceebeeyey alhamdulilahi sheikh aad cayday sidaadoo kale wabiil lama jirin yaa duli

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 10 місяців тому +3

    Mr wajiis kursiga ugu sareeya waxaa kuu quura habergidir kuguna difaacda,abgaalna waxaa looga fadhiyaa ninkii waxtsrey in ay abaal gashadaan.

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂!!!

    • @faham6920
      @faham6920 10 місяців тому +1

      Heyhaata

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 10 місяців тому +1

      Horta sxpow erayga difaaca ii fasirba sidee noo daafacdaan afka waxaa ka barateen difaac war adinkaa difaac u baahan

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 10 місяців тому

      @@xareedproduction.7740
      Markii Madaxweyne. Xassan shiiq lagu weeraray msriinaayo haddii aan la srki lahsyn xooggs geesiyaasha HG ee xirtay deegaankooda ma u makeyn lahayd dilas ina farmaajo inuu ka waaban lahaa la dagaalanka Madaxweyne xassan sheekh. Haddaden intaa fahmi karin wali waxbaa kuu dhiman.

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 10 місяців тому +1

    Sheikh cali wajiis wareysigiisaan waa lagu qanci karaa.. HG waa ineysan waxba dhib ah u arag sheikh cali wajiis.. 😅😅😅😅😅

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 10 місяців тому

      Waan ku qanacnay lakin waa markii sedexaad. 😂😂😂😂😂😂😂 salaad cali jeele ayaa kaga horeeyay aryaa kaartadii ceydiis oo duug ayey wataan waa ninkii dhahay waxna kama aanan soo qaadin. Waxaa ku xigay cali geedi oo isna imaamkii iyo nabadoonadii AB Shiriyay codna waa laga soo duubay isaga oo dhahayo nimanka qaska wada waa taqaaniin ee aan iska qabano, waa nimankee ayuu dhahay imaamkii cali wuxuu yiri waa kuwa nala dhashay ee dhibka badan 😂😂😂😂😂😂😂 tan sadaaadne waa sheekh cali wajiis. Reer abgaalow walaalaheygiyow hadii xitaa la isxamanayo yaan la idinka duubin codka hade hadii la idinka duubo waa fashilmateen sow mahan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Wali ma arkin odayaasha HG oo xamanayo AB walahi wali ma arkin anig ayaa HG ah. Anagane cuqdad maba qabno oo marka aan dhageystay codka sheekha waan iska qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂
      Intaas oo madaxweyne ayaa soo marten iyo ra,iisal wasaare wali ma aragteen HG oo isku baheysatay mucaaradnimo wali ma aragtay waa maya sow mahan in aan difaacno mooyee mucaaradnimo oo hubeysan majirto waa iska jiran hal shaqsi oo siyaasi dhuuni raac ah sida ccw kaas anaga ayaaba nacnay mucaaradnimadiisa. Marka anagu waxaa nala weyn walalanimada xitaa hadii AB ey qaataan xilalka oo dhan waa walaalkeyga ha ii cuno aniguna waxan u taaganahay kuwa nagu soo dhuumanayo ee shisheeye ee daarood in aan il gooni ku eego howsheyda waa halkaas cadowga banaanka 😮😮😮😮😮 waad I fahantay ayaan filaayaa wll wan ku salamayaa

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 10 місяців тому +3

    Shekh ali jiis waa caalim umada soomaaliyeed ee iska dhaafa shekh kana xishooda waa calaamah umada soomaaliyeed

    • @fahmomaxamuud5500
      @fahmomaxamuud5500 10 місяців тому

      Been baad ku sheegtay soomaali aan HG lahayn mar hore ayaa laydin gumaysan la haa

  • @Sarta100
    @Sarta100 10 місяців тому +1

    Walaahi shiiqa waa la galay maanta siyaasada iyi kursiga waa balaayo xataa waxaa jiray waa laguugu qabsan sheeq. Cali waa uun yaan lays ku koobin kursiga sare kaliya ee awood qeybsiga wax halaga siiyo oo yaan la qadin beesha qeybteeda taas ceeb miya waayo waxa uurka ku jira waxaa roon in la cadeeyo taasna waxa uu heysta ama ku socotaa madaxda abgaal ee kursigaas u orda ama ku fadhiya oo reerkooda qadiya oo ka taga saami qeybsiga beelaha..waxaa jira fiiri xamar ilaa xaradheera dhibta haysata mudullood amni iyo horumar waa liitaan oo waa dayac dhinac walba dhaqaale dhismo iyo amni waa liitaan jid maleh isbitaal iyo wax soosaar.xaga beeraha tiro iyo tayo..markaasaa la leehe dalja atagaa xukuma.

  • @fooziJaamac
    @fooziJaamac 10 місяців тому +2

    Codka aan maqlayey waxaa laga dhadhansanayey waxuu aaminsanaa, waxba yaanu galgalan waa iska caadi

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 10 місяців тому +2

    Maashaa aalah sh ali alle halo xifdiyo

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 10 місяців тому +1

    War odayga naga daaya, h/gidir ka ahaan waxba uma qabo. Somaliduna wax kheybsiga waa ku xunyihiin hadiiba 50sano kaweyn yihiin

  • @samirr546
    @samirr546 10 місяців тому

    Sheekh cali wajiis
    Hay'ada garsoorka ayaad ku jirtaa gartaadiina sidan baad u dhigtay!!!
    Waxa aad tidhi cumar finish 15 tigniko ayuu hore u haysta 20 na haduu soo xero geliyey waa halyey aagdhan buu xidhan karaa!!!!
    Yuu kula dagaalami maad sheegin!!!!!!

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 10 місяців тому +1

    Wa siyasi wen Ali wajis siyasada toss ugubir .

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 10 місяців тому

    SHEEKH NIMADA CALI WAJIIS SHEEKH NINADIISA FARWAYN BAA KUGODAN,
    NIN SHEEKHA HADAY QABYAALADDU JILBAHA DHIGTO UMA QALMO IN WAX LAWAYDIIYO, AMA WAX LAGA DHAGAYSTO. WAANA WARQAD GUBATAY.
    AQOON QABYAALADI KATAN BADISAY, WAA AQOON KUKTA . OO MUDAN IN LAGA FOGAADO, CUDURKIISA.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 10 місяців тому +1

    Mr wajiis markii madaxweyne xassan uu qatarta galey yeey ahaayeen raggii hor istaagay ninkii aad taageeri jirtay ee formaagio una bareeray in ay difaaceen soo habar gidir maaha.

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 10 місяців тому

      😂😂😂😂!!!
      Xasan Shiikh raggi difaacay waala yaqaan Muuse Suudi ayaana u weeynaaye wax kale sheeg!

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 10 місяців тому +1

    Mr wajiis haddii ciyaalka ku tarabiyeeye waxaas waa xaggii aduunka dhankii diintana wahaabiyo ka dhigo walle reerkaa dhib waa arkeen.

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 10 місяців тому

    Cali Wajiis Waa Qalad inuu Siyaasada Soo Galo Hadii U Raadinayo Nabad Somaliya Ha Waaniyo Hasan Sheikh

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 10 місяців тому

    Cali wajis sheikh mohamed guuleed ayaad aflagaadaysay adigoo sidaas qabyaaladu ku dulaysay waa min karaamaati sheikhinaa

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 10 місяців тому +1

    Wajiis waa siyaasi wejiya badan waana fansalakh diin laa wa ah

  • @abdirizakmohamed2584
    @abdirizakmohamed2584 10 місяців тому +1

    Sh ad buu qalbigiisu u fiicanyahey dadkuna wa isxantan

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 10 місяців тому

    Waa runtiis, Abgaal waa ku dul man yahay xafis yada dowladda, qabiilada kale ayaa ka nafaqeys tay , madax weyne ayaa idinka dhashay ayaa lagu dulmiyaa, habargidir meel kasta waa joogtaa waana run , adeer xaq baad ka hadashay

    • @fahmomaxamuud5500
      @fahmomaxamuud5500 10 місяців тому

      Idinka ma awoodiin inaa raali noqoten HG oo mdwyne ah anaga Ab iyo HG iskumid bay noo yihine xamaro dhan baa Ka talisman hadana waa cabaadaysane maxa qaldam ma wixi hora xasuusatan walalku waa dagala Wana heshiiya horana loo socda Somali ban tadinayne sowtay anagii nagu soo noqoten ceeb weeye waxaasu

    • @abdirahmanadareahmed2101
      @abdirahmanadareahmed2101 10 місяців тому

      @fahmomaxamuud5500 hhh maxaan xasuusanaa bal inoo sheeg dhibka jira, midna ogow HG ninka shaqada siinaaya sow nin AB ah maahan , madax weynaha laga cabanaayo waa Abgaal ee maahan mid habargidir taas hoosta ka xariiq xaajiyo

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 10 місяців тому

    Soomaalida runta waa dhibtaa, Cali Wajiis Shiikh nimadiisa iyo xaqiiq jirto sheegid waa kala labo.

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 10 місяців тому +1

    Sh somali cadi maaha

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 10 місяців тому

    Qabyaaladiiste cali wajiiz

  • @wabaxa
    @wabaxa 10 місяців тому +1

    KAN SH MA AHA EE MUNAAFIQ BEEN LOW AH DULI FOQAL DULI

  • @MaxamedSalaad-s5e
    @MaxamedSalaad-s5e 10 місяців тому +1

    Cali. Najaas. Shiikh. Maahan. Waa. Qabiiliste

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 10 місяців тому +1

    Mr wajiis in Abgaal wax qaybiyo aysa uga fiican in adaga wax la siiyo.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 10 місяців тому

    Wuxuu qabo un buu sheegay yaa uga baahan raali gelin. Waa Mooryaan diineed waa kuwa aakhirada uu kutaabku dacweynayo.
    Wuu sheegayaa wuuna Isla wanaagsan yahay inuu dadkiisa la hadlaayo oo uu xamanaayo muunan ogayn xanka wixii uu Ilaahay ka sheegay

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 10 місяців тому

    Mudloow hawiye meelaha ugu badan iyagaa qaata haddana 10 safiir iyo meelaha ugu badanee fadhiyaan xasanna kama qaadin

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 10 місяців тому

    Inkaartii sh Mohamed guuleed RC ayaa ku qabatey lagaa kari waayey sh wajiizow

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 місяців тому

    War sheekha aman siiya calamo idika iftaye maryan yahay waxaad ka urinaysan xabiibu malaayiin.

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 10 місяців тому

    Somali cuqdad qabiil ayaa nafta ka qaaday H.G hadeey abgaal siyaasada uga hartay waxba uma ogola in aay u hanbeeyaan hawiyoow balaayo ku noqotay

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 10 місяців тому

    😮Shekh mudulood ha dhihin abgaal dheh
    moobileen wacdaan iyo ilawe xagee ayaad ku ogtahay maxaad uga hadli wayday

  • @mustafahmed2058
    @mustafahmed2058 10 місяців тому

    Sheekh arimahan ad adigu qabto qabiilkaga haku ijaafeynin ileyn warkan adaa dhahay marka adigu laba wjilinamada waxiy cadeyneysa waxad aad ku sugunthy marki horena in diin lga dhegeysto suaal baa saareyd

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 10 місяців тому

    Meeshii dhadhan laga helikaro ayuu aad jecel yahay. Tigreey ku toogatey.

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 10 місяців тому

    Wasax sheekhu wa she qeeyay sacad iyo xawadle.ayuu xilkii ka tuurtay badal keda hadaan la kaftano badalkeda qadiyadu so Mala duwna sacad xilka in ay abgaal u raadiiyan o farmaajo ka tuuran abgaalna sacad ka tuuran

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 10 місяців тому

    Farmajo xoolo wa Nike meraxan burburya

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 місяців тому

    Sheekhu waa qanacas yahay madama meel kasta soomaalidii kale laga turay oo kuli hawiye hayisto sheequ waa qanac san yahay dowladii soomaaliyed waxay noqotay mid hawiye isku hayisto casumadiina sidokale soomaali ha iska kiin dawatee dhega hadii aad dhegi taqaniin moorya sheekhu ma wuxuu lataliye u yahay ninka bobka iyo dhaca iyo soomaali kala qaybinteda ku sifobay marka sheekhu qayibta ugu wayin ayuu kaqata wax kasta oo xasan burburinayo.

  • @AOsman-dhigane1921
    @AOsman-dhigane1921 10 місяців тому +2

    Too little too late!

  • @Somali-Boy-d8v
    @Somali-Boy-d8v 10 місяців тому

    Marna diinta ka been sheeg oo gaalo lasoo safo,
    Marna dadka walaalaha ah ka dhex shaqeey.

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 10 місяців тому

    Wlhi anaa HG ah sheekhu dadkiisa ku kacsanaa madaxweyne farmajo ayu la hadlayey,wuxuuna tusayey inay dantooda ogaadaan oo aysan fiirsan qof ku qabiil ah.

  • @manaaltrucking8916
    @manaaltrucking8916 10 місяців тому

    Wadaadkii dhamaa aa ka danbeeyay qabiil haduu iga galay bes waaye marka Somali waa ii ga dhamaatay

    • @exkm4
      @exkm4 10 місяців тому

      Kkkk

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 10 місяців тому

    Xasbuna Allah sh Allah ha hanuuniyo

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 10 місяців тому

    Wadadka campaign farmajo ayuu ku jiray ee iska daa

  • @fkfk4107
    @fkfk4107 10 місяців тому

    Waxaas ayaa la leeyahay shiiqa waligiis ayuu ahaay qabiiliista waliba dadkii Al shabaabka sameeyay qof danbe ku aaminaayo ma jirto

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 10 місяців тому

    Social mediaha Warkoodu meel lagama soo qaado

  • @AbdirahamanWajeer
    @AbdirahamanWajeer 10 місяців тому

    sheqa bilkiisa inu difaacdo ayu raba

  • @MrSaidi03
    @MrSaidi03 10 місяців тому

    Shiiqa ka fuqa runta haduu sheegay sideey wax u jiraan anigukuu idin necabyahay miyaa shiiqa dhaafa

  • @jirojogow
    @jirojogow 10 місяців тому +1

    No sheikh falaro gilgilisho kagama harto

  • @mohammedadde4173
    @mohammedadde4173 10 місяців тому

    Horaa Loyiri Fiqi Tolkiisa---------------.

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 10 місяців тому

      Allah ayaanu kamagangalay inaanu tol walaa waalid qalad kuraacno

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 10 місяців тому

    Wuu saxan yahay shiiqu waxa jira uun buu ka hadlay

  • @CusmaanXasan-i6v
    @CusmaanXasan-i6v 10 місяців тому

    Kuma aamineyna shekh iska wado warkaga

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 10 місяців тому

    Maradii wa kaa dhacdey? Ceyda kaa tagtey maaha qof diinleh akhkaaqdiisa… baqtiga qurunka.. dadka aad ku caayeysey aawey diintaadii

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 10 місяців тому

    abgaal iyo hgidir waa walaalo wada dhashay sina umakala maarman

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 10 місяців тому

    shiiqa warkiisa waa iskacaadi sheeko aragti ayuukahadlay ee yaaloobadalin

  • @akhalif579
    @akhalif579 10 місяців тому

    Ilmahaheeyga usheegayey?! Taas ayaBa ka daran😅 adigoo nin culima isku shesga inaad reerkaaga usheegto ayaa ka roon inaad ilamahaaga sun ku earaabiso.belo ku degtey

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 10 місяців тому

    Actaqidu ictiqaaddan jaaziman I believe ayaad tiri sideed u dhihi kartaa ma ahi wax aan aaminsanahay waxaan iri ee waa waxa suuqa yaalla adiga waliba adeegsaday ai fnigriis iyo carabi ku caddeeynayay inaad aaminsantahay.

  • @fkfk4107
    @fkfk4107 10 місяців тому

    Beeloow inaad hg inaad jecelee waa la ogyahay marka horay ayaa laa yir wixii uurka ku yir Afka ayaa kaa xado isagaa uqdad qabo xaraami wuu inkiraa old man