Xog Qarsoodi ah oo ku saabsan Kacaankii Siyaad Barre, General Cali Samatar iyo General Galaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024
  • Xogog Qarsoodi ah oo ku saabsan Kacaankii Maxamed Siyaad Barre, General Maxamed Cali Samatar iyo General Maxamed Nuur Galaal.
    Barnaamijk Gaar ah Wadanka iyo Wadaniga Qeybtiisii Labaad iyo Abwaan Cabdi Faarax Dhuunkaaal.

КОМЕНТАРІ • 60

  • @shukrib-gulled861
    @shukrib-gulled861 2 роки тому +5

    Allaha Unaxariisto marxuumiinta dhimatay, meyd xante , waxay ahaayeenba 21 sano bey soomaali sharaf kunooleyd , dadkeenuna aysan diinta kabixin dhalinyaradu akhlaaq haysatay gadaashood dhib ma ogiye dheef lawaah.

    • @abdiwaliabdi4059
      @abdiwaliabdi4059 Рік тому

      Ninkan waa kuwii abuuray burburkii Somalia none waxbarty man ah in ladhagaysto waa kuwii damerka dhamin jiray

    • @libanali1626
      @libanali1626 11 місяців тому

      Diintu waa iimaanka kaasna ilaahay baa bixiya cidna kaama qaadi karto kumana bedeli karto haddise shacaairta islaamka aad iimaan mooddo waa lagu qaldi karaa.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 5 місяців тому

      Sharaftu xagay joogtaa waxa laga dhaxlay miyaanad arkayn burburka iyo baaba a halaaga ay u horseedeen kuuma muuqdo miyaa

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому +5

    Anigu mid uun baan kuu furaya Cali Daacuun maaha Daarood dhulbahante ayay sheegtaan lkn maaha intaa anigaa kuu furay

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 2 роки тому +2

    Gesiga 20sano xadhiga lagu xukumay oo hal biladgesi isku furtay macnaha dhigtay kadibna lafasaxay general cilmi Nur taray tariqdisa ya haya

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 3 місяці тому

    dameer dameerdhalay soo baro afsoomaaliga marka hore.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Рік тому

    Galaal xaal ha qaato. Wixii qalad ah ee dhacay iyo foolxumadii umadda oo xaalkan ku jirtay yaan looga sheekayn. Marku uu wadanka xoogiisii iyo sharaftiisii soo noqoto, ayaan taariikhda soo bandhigaynaa

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 2 роки тому +6

    Fadlan wll waxa Allihi ku abuuray owgiis kaga Codsanaya ina subscription iyo like igu caawisid mahadsanid Sharafi korkaga ha ahato wll🙏.

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 роки тому +1

    HARGEYSA ADEER RUN BAAD SHEEGTAY AABAHAY GEN SALXAAN BUU KU DHIRBAAXAY KOORSADII AAN KU QORNAA MAXAA IGA REEBAY BIL BUU XIRNAA KA DIB DILBUU KU GALAY ISNA WAA DILEEN 1978KII thanks

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

      Salxan anaa markuu taliyaha ka ahaa ciidanak ugu quwada weyn somalidii markaa ee aheyd waqooyi qaybtii 26 naad Hargeisa madaxda u haa nin madax bu ahaa Maslax shacbak ma dhibi jirin waxuu ahaa sarkala somali dhab ah isga ka bacdi abhaa kuwa buka ayai Gaandi mareean Moorgan majeerteen qabiil baa noo yami wataa magacaga dalwladnimo

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 роки тому +1

    waa.markaad hurdada.kakacdaan.inshallah

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 Рік тому

    Kacaankii inkaarnaa oo dalkeen qaribay Allaa na dhaafiyey .

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 5 місяців тому

    Adeer Hawiye ilko maku gelin waayeen kkkkkkkk

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 2 роки тому +2

    caadi ma ahan ninkaan runtii

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 Рік тому

    Doqon xun baathy nin muslim ah inaa tirahdo waa yahud
    Waxaa oo cadaasa ina isaaq thy oo xasuuqi ba ku haya

  • @runloow2202
    @runloow2202 2 роки тому +1

    Qorshe dawladnimo dhab ah oo Somali dawo u ah ayuu hayaa oo wuxuu istaahilaa MADAXWEYNE.

  • @user-bw1dc1uz9o
    @user-bw1dc1uz9o 6 днів тому

    Kani waa dameer iska hadlaya oo cuqdad qabeen ah dawladii somalia dawladka dambaysayba lawaa nacas dhiman weeyaan

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому +1

    Maanta maxaad haysaa

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 роки тому

    11ASKARI BUU DILEY MARKAY XIDHEEN EE KOORASKII KA REEBEEN ISNA WAA DILEEN AABAHAY DULMIGU WAA JIREY XILLIGAAS ADEER TODAYNA WAA JIRAA THANKS

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 роки тому

      Haweeya maxamad. Yaa dilay 11 askari. Aabahaa maa dilay 11 askari. Mise waxaa dilay Gen.salxaan. qoraalkaaga ayaa isku dhex qasan. Sidaas aawgeed waa fahmi waayay sida aa wax u qortay

  • @khadarali8847
    @khadarali8847 2 роки тому +1

    Ninkaan meydka caayaya muxuu ahaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

    Genal galaal waxa diley Farmajo oo somali waxba ka aheyn hawiye Farmjo 2023 ilaahey ba awax dilee lakin maxkamd soo istaajama ama qarxiya isba 5 sanno xamar waa qarxinaayey

  • @dahaboiman3550
    @dahaboiman3550 2 роки тому

    Waa sax ❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕💕

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

    somali hagaagi mayso ilaa xabaal lagu hubsado caruutii afweyene carurtiii cali samatar caruurtii asakrtii 1969 waa in la xaqaa danbi ma ah hadii la xasuuqo iygba waay xasuuqeen somali 1969 1991

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Рік тому

      Kkkk ismaaciil cali abokor iyo axmed xasan muuse malagu darayaa dhashii axmed maxamuud faarax ismaaciil axmed ismaaciil axmed jaamac muuse malagu darayaa

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому +1

    Adeer naso da baadjoogtaa

  • @HMS33
    @HMS33 Рік тому

    PhD Holder intelligence Man 👨

  • @ebyanibar7752
    @ebyanibar7752 2 роки тому

    Dhuunkaal faarax bare nooloow walal

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 днів тому

    Cali daacuunka la sheego ma kanaa walaahi inad dacuuud qabto wey kaa muuqataa qabiil caaay uun baad halkan la fadhidaa

  • @dr.ciisecabdi2279
    @dr.ciisecabdi2279 Рік тому

    Kjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 2 роки тому

    Hawiye Aqli umasiyaado Jismiga ayay kawaynaadaan halka Aqligoodu la,darajo yahay Markii ay calooshii hooyadood kasoobaxeen!!
    Waxba umasiyaadaan markhaatina waxaa ii ah Shaqsigaan siduu u Hadalyo.
    Hadda Ma,dowlad buu haystaa?

  • @mikejones8974
    @mikejones8974 3 місяці тому

    🫏🫏🫏🐂🐂😂😂

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Рік тому

    Odaygan iyo Ingiriiska maxaa isugalay

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 Рік тому

    Dameer khamra kasoo dhargay markaad siyaad bara waxa uu dhisay inta bilili qaysatay ayaad wax ka sheegaysaa abaal laabe bilili qadii ayaa kaa dhamatay

  • @ahmedmire7600
    @ahmedmire7600 Рік тому

    Asc.saxid.
    ilma shiikh Macow,
    1-cismaan shiikh Macow,
    Waxaa sarkaal Canshuurah ee Dakadda xamar.
    2-Cabdulqadir Sh.Mocow.
    3-Cabdulahi Sh.Macow.
    3-Ahmed Sh.Mocow,
    Waxuu Ahaa Duliyahi ugu horeeyay ee somali yeelato,
    Waxuu ka xeeyay Diyaaradii wadday wafdigii somaliyeed ee u safray Talyaanga markii la dhisay xukuumadii Dakhiliyada,
    Duliye Ahmed sh.Macow iyo Duliye xigeen
    Cabdullahi cilmi iyo injineer
    Cabdull (katiifo)
    Iyo xaaskii Iyo 2ba gabdhood uu dhalay Duliye
    Ahmed Sh.Macow Dayaaradii eey waayeen iyagoo itaaliya (Roma)
    U socda Markeey Cadaan ka duuleen waa la waayay dayuuradii Waxaa loo badiyaa in eey meel uun ku dhacday lamana helin.
    4-Mohamed Sh.Mocow
    Waxuu Ahaa Duliye ciidanka Boliska
    Garoonka xamar isago ka duulaya beey markiiba soo dhacday.
    Allaha u wadda naxariisto
    Dhamaan tood.
    Waa qooys Reer magaal ah
    Oo wax bartay.
    Marka tariikhda Qooyska waa sidaas.
    Midakale 2Nin ee la socday
    Duliye Ahmed sh.Macow
    Ee Aan kor ku xusay,
    1-Cabdullahi cilmi
    Waxuu ka tagay
    Wiil Ahdda Nool.
    2-Cabdullahi (Katiifo)
    isaguna Gabar buu ka tagay,oo Nolol Aan ku ogaa markii iigu danbeeysay.
    WABILLHI TOWFIIQ.

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 Рік тому

    Ader hada yaakukala dhexjira?

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Рік тому

    Wixii aad dad xansuuqday ka waran 1991. Galaal iyo caydiidna adaa iska dilay

  • @AhmedMohammed-ds1dd
    @AhmedMohammed-ds1dd 3 місяці тому

    Ceeb

  • @dahaboiman3550
    @dahaboiman3550 2 роки тому

    Maansha alaah soo dhowow waa laguu baahanaa 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💕💕💕👑👑👑🦁🦁🦁🦁🦁💕💕💕💕💕

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Рік тому

    Uskaga oo bila tariikha ah ayaad tahay

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Рік тому

    Tuugtugdhalay

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 4 місяці тому

    Kkkkkkkk beenta miyaad taariikh dadka uga dhigaysaa waagaasi adiga jaajuus baadba u ahaydee goormaad sheekadaan beenta ah maanta keentay .kkkkķ
    Galaal baad beentiisa faafinaysaa oo dartiisa baad u been abuuranaysaa oo ahaa xaasid ciidammada u qaabilsanaa inuu gadaal.ka toogto isagiina nabsigii ka soo baxay oo siduu u dili jiray Hotelka loogu dilay .😊

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 роки тому

    Cabdulaahi dabiga iska dhaaf galal alshaab ba dilay taariiq been haka sheegin nac nacda intad dhaafto ina adeer shabab baa hawiye laga dulqaadiye kalay furu ta tag cadawgaa umada somaaliyeed dhibateyey

  • @a.hassanjamac9414
    @a.hassanjamac9414 2 роки тому

    War dadka ha laga aamusiyo midkaan.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому

      ya midgaan ah ma ninka warmya cali samatar baa haa midgaan yuhuuda ah cawa siyaad barre iyi midgaan cali Samtar cadbatii baa u soctaa

  • @nibcoabshir1119
    @nibcoabshir1119 Рік тому

    70 jir du fuysan

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Рік тому

    Kan ma farmaajaa boos u diiday

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 5 місяців тому

    Aabaha iyo.mooryaanka tahay futada ka was umadu wey kugu qosli kkkkkkkkkk

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 5 місяців тому

    beenlow.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Waa nin been low waalan

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 2 роки тому

    😂😂

  • @joker83764
    @joker83764 2 роки тому

    Beenaale qabyaalad ayaa ku geysey itobiya iyo ankaa laandheere