XUSUUS REEB JANARAAL (FADHI KU SALAAN) PART 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 110

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 роки тому +10

    ALLAH YA RAXMA RAAXIMIIN WUU DHINTAYE HA LOO DUCEEYO IN ILAAHAY U NAXARIISTO. SHALAY AYUU HARGEYSA KU DHINTAY

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 7 років тому +6

    ALLE cimriga iyo caafimaadka ha'u barakeeyo waa waayo arag waayo badan soo maray waxaana ka muuqda inuu noloshiisa ku soo qaatay daacad nimo iyo wanaag.

    • @kamal171
      @kamal171 6 років тому

      Muxyadiin Aadan ninkan iyo dacadnimo kala dher

  • @abdirahmanhassan1709
    @abdirahmanhassan1709 2 роки тому +3

    Raxmatullah caleehi jannatulfirdows ayaan ilaahey uga baryayaa aamiin aamiin.

  • @cabduqaadirmaxmed7224
    @cabduqaadirmaxmed7224 5 років тому +5

    Wlhi waa nin ween oo janarala lkn nolashisa rafaad badaan somaraay sabarkisi ugu danbeen woow gulestaay

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 років тому +8

    wallee in yar oo faan ah maleh maasha Allah balse ka wareysanaya way kala fog yihiin

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 років тому +13

    waxaa Ku qoslaay siyaad bare si jeed ku salamaay anoo fadhiya kadib magacgu sidaa ayuu ula baxaay kkkkkkk Prt2 SUGAYA

  • @prince4057
    @prince4057 7 років тому +4

    Africa iyo India iyo South America intaba waa la qaadi jirey ninka
    madaxda ah ee Ingiriiska aduunka gumaysan jirey,laakiinse somalidu
    dadkii ugu horeeyey ee uu mushahar ku siiyo qaadida ayay ahayeen
    ,inyar kadibna wayba diideen oo baabuur baa la keenay dhulka 1930,s kii,
    dhinca kale muu naxariis xumayn oo ardayda inta school ka loo dhisayo
    guriga badhasaaabka engirriska ah bay deganaaayeen. dadkana aad bay wax u
    baraaan, engineer ali jirde oo uu sheegayo 1945 school ka bordingka
    magaalada shiikh dhisayay waa ninkii xamarna dhisay 60 kii
    scandinavian kana qunsul uga ahaa xamar, nin wax bartay na ahaaa oo
    lacag leh, waaana xaaska siilaaanyo walaalkeed

    • @Awilsomali77
      @Awilsomali77 5 місяців тому

      Soomaaali oo dhan may qaadi jirin ee waxa qaadi jirey waxay ahaayeeen isaaq kuwaas ayaa xanbaari jirey somali ha is raacin

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 років тому +8

    waan tageeraa xusuus reeb

  • @rexamin
    @rexamin 7 років тому +7

    Hhhhh alla maxa rag soo noolaa allaha cimriga haku dhereyo

  • @jeelogaden6380
    @jeelogaden6380 5 років тому +4

    Ninkan hoyadi iyo ayadi oo hooyadi ah ìyo jacaylki abihi ka hadlaya kķkkkkkk

  • @haragwaafi8335
    @haragwaafi8335 4 роки тому +6

    Noloshu sidaaaay u adkayd walee Janaralku waxbuu soo maray

  • @prince4057
    @prince4057 5 років тому +3

    mr ducaale . ninka sheekh muxumed yare waa aw shukri aaabihii ninkii uu xukumaynayna wuxuu ahaa Geip . magtiii sir Geip BUUU xukumay 33 halaad iyo hal dalooolkeeed , general kaaa brithish officer ka ahaa ooo hy dishay .1956 burco ayuuu saporter judge ka ahaaa , nooolooow ducaaaale wareysigaaagu waaa the best

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 7 років тому +4

    Abtigay qaali Illahay cimri dheer iyo caafimad ayan ku waydinaya samo ku waaaaaaaar

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 7 років тому +9

    odaygaan sacabka u tuma👏 waa halyeeyadii shacabka 🇸🇴

  • @basheabdilahi6174
    @basheabdilahi6174 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto adeero maxamed jamac warsame

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 4 роки тому +4

    Waayo arag hadaad maqashaan wakan

  • @baadisocmedia7081
    @baadisocmedia7081 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto maanta dhintay

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 6 місяців тому +1

    Ciise Muusihii Originalka ahaa weeyaan Maaha jiilkan Maanta jooga ee dhamaantood guulwadayaasha u ah biixi

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 2 роки тому +1

    Ilaaahay ha unaxariisto janaral fadhi ku salaan shalay bu ku geeriyooday magalada hargeysa 2/8/2022

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 4 роки тому +3

    Oday Aaad & Aaad U Wngzn General Ina jamac 🖒🖒🖒🖒

  • @jiilaanigaqarnigan6117
    @jiilaanigaqarnigan6117 7 років тому +15

    Maansha allah adeerkay maxamed jaamac waa shaqsi qaali ah aad baan u aqaanaa waa nin raganimo iyo daacadnimo iyo hawl kara allow maalmo noo daa

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 років тому +5

    Ducaale wuxu jecelyahay in la faniyo somaaliland lkn jananku runta ayu ka hadlay burco inay tuulo ahayd 1950
    Hargeysana tuulo ay ahayd
    Ruta raga kama nixiso.

    • @Mohamedal-guled
      @Mohamedal-guled 3 роки тому +1

      Soomaali oo dhan laba tuulo aad sheegaysid iyo Xamar oo magaalo yar ahayd ayaaba jiray waxa kale miyi iyo beero ayay ahaayeen way jireen meelo taariikh hore magaalooyin ahaan jiray lkn waqtigaas laga kala guuray

    • @Inakulmiye
      @Inakulmiye 2 роки тому +2

      Taasi ceeba maha. Imika Burco & Hargeisa 2baduba waa magaalooyinka ugu waaweeyn ee Dhulka Somalidu degto.

  • @saidxade5136
    @saidxade5136 2 роки тому

    Ascw ducaale waad ku mahadsantahay walaal barnaamijka aad ula baxday xusuus reeb runtii weli ma arkin wariye somaliya oo taariikha haan oo kale ubadka somaliyed uga reebaya odayaasha xornimadii somalia ilaa iyo tan maanta aan joogno ka sheekeeynaya thank you ducaale

  • @zackmo5675
    @zackmo5675 7 років тому +3

    Mashallah adeero waa my daddy's class mate

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 6 років тому +6

    GENERAL FADHI KUSALAAN WAANIN RUNSHEEGAYA WAAMAHAD SANYAHAY

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 років тому +4

    jananka waa odey soomaaliyeed oo aakhiro iyo aduunba ka fakaray

  • @Mohamed-kb8hz
    @Mohamed-kb8hz 2 роки тому +1

    Allaha kunaxariisto Janaraal.Kitaabkana Gacanta midig kaqaado idam ale . Lkn waxad noo sheegaysaa wariye leexiyoow In gobolada waqooyi kaliya La oran jiray Somaliland🤔miyeysan soomalida gumaysan 3european nations(Italy Somaliland,British Somaliland and French Somaliland) Marka sidee noogadhaadhicisaa Magacii colanialismka baanu lahadhnay kaligayo oo anga bayba noo gaadhthy(Gobolada waqooyi galbeed)??????¿????

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 2 роки тому

    Maxamuud Cabdi Ducaale.
    Marka hore,waa taariikh ku saabsan,dowlada iyo dalka Soomaaliya.
    Marka aad taariikh wax sheegeyso si dhab ayaa loo sheega.
    General ka ayaa runtii,adiga kaa hadal fiican.

  • @musdafemaxamed2649
    @musdafemaxamed2649 7 років тому +4

    odaygani waa oday kulul maanmoodayn general wallahi

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 років тому +2

    mansha allah anoon aad uga bogon qaybtan koowaad ayad waydiisay magaciisa ad ayad u mahadsan tahay ducaale kkk warriye jira ayad tahay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +6

    General Fadhi-kusalaan 👍

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +1

    Alla hawnaxariisto. Aamiin

  • @mz1549
    @mz1549 7 років тому +5

    Coventry finest

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 роки тому +2

    Allah U Naxriisto General Ka Waa Geeriyooday 2/8/2022

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 2 роки тому +1

    Ilaahay haa uu naxariisto week gan ayuudhintay

  • @tobanlehasan6485
    @tobanlehasan6485 4 роки тому +3

    Ninkan dadka uu ka shekaynayo abtigay aya ka mid ah

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 років тому +3

    barnaajikaan wale wa top waayo ubadaankan danbe snm maba ooga lakiin taaban baay dhagaysan wixii la soomaray

  • @asmahad1276
    @asmahad1276 5 років тому +2

    Marna odeyga ma faanin si ikhlaas ku jira ayuu u waramey

  • @ahmedk.7988
    @ahmedk.7988 4 місяці тому

    Alle ha unaxariisto

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 2 роки тому +1

    Walahi gaago waa cadow iyo taariig

  • @lulahmedjama5292
    @lulahmedjama5292 2 роки тому +1

    Love you adeero ! rest in pice 2/8/2022❤

  • @AnAmericanfirst100
    @AnAmericanfirst100 6 місяців тому

    Abdullahi Jamaaca Warsame , Jeneraalka walaalkii xaggee ku dambbeyey

  • @mohamedismail811
    @mohamedismail811 7 років тому

    Who you playing
    Go to las Vegas.

  • @prince4057
    @prince4057 7 років тому +3

    hargeisa airport iyo dugsiga cammuud waxaa la dhisay 1957 waa sanadkii bc somali london a uu bilaaabay mustafe xaaji nuur allah yaa raxma

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 2 роки тому +1

    Libaax.

  • @Awilsomali77
    @Awilsomali77 5 місяців тому +1

    Marka lagu leeeyhy isaaq waxuuu daba dhaqe u ahaaa gaaalada waa noocaas markan anoo darwiish ah gaaalada laynaayey isaaqna saas ayuu gaalada u xanbaaraayey

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 років тому +5

    GENERAL Maxamed Fadhi ku salaan
    suaashan ii waydii mxa loogu bixiyay fadhiku salaan kkkk

    • @husseinhussein-jk2jx
      @husseinhussein-jk2jx 6 років тому +2

      Mukhtar Othman waxa loogu bixiyey walal isagoo fadhiya ayuu siyad bare usoo galay markasu fadhiga kusalamay

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 роки тому

    Illahay haw naxariisto qofka wanaagsan xata marka uu gaboobo sharaf iyo wanaag ayaa ka muuqda

  • @cumarcraxman86
    @cumarcraxman86 7 років тому +3

    halyay jira nolol adag somaray

  • @jeelogaden6380
    @jeelogaden6380 5 років тому +3

    Mu gadhigin derajada generaal kornijl ayuu ayuu ahaa

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 роки тому

      Miyaad iska hadashaa uun? ??

    • @burcaawiboy2948
      @burcaawiboy2948 4 роки тому

      Naacle

    • @mohamedhirsikhalinle7286
      @mohamedhirsikhalinle7286 4 місяці тому

      General ayuu ahaa, Mahamed Kaahin iyo Muuse Biixi ayaa korneyl ahaa, Xassan Yoonis Habane janan ayuu ahaa ninkaan odaygana general ayuu ahaa sida Caydiid, Abdilahi Yusuf iyo Galaal

  • @mohamedismail811
    @mohamedismail811 7 років тому +3

    Mr.kaahin first speak your self.
    Mr.Gorbachev
    Are you working for jews

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +5

    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Snadkaana waan dhacay ayaan kuoslayaa 😔😔😔

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому +3

    hew taaariikh hore wax kabarta dadka idinka waawayn

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 роки тому +2

    Nin gaalnimo caddaystay kolku Suuratun'Nisaa beeniyey siduu Alle naxariis Ugaas BARYI karaa miyaanu muslin ahayn!!

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 роки тому

    Odeygani dowladdii dhaxe LA SOO shaqeeyey

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 2 роки тому

    Laf iyo dhagax,Belo iyo baas Muxuu dhib soo maray
    Hadalkiisaaba lagu gaajoonayaa shiikhan,

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому

    xasuus reeb

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 5 років тому +4

    Waxan layabay hargeysa waxey kuhysaaa wan go' ayaaa magaalada waxaaa dhoooban askartii maxamed siyaaadne waxey dhooban yihine hargeyso wlhi meshaaaan indha sharcaaad ayaa kasocdo

  • @AbdallahHRambe
    @AbdallahHRambe 5 місяців тому

    1947 😮

  • @yasinhassan8200
    @yasinhassan8200 7 років тому

    odaygu mahahmayu?

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    ilaahay hawnaxariisto

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 2 роки тому

    General ka alle ha unaxriisto

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 6 років тому +3

    wariye qabyaaladiise ah weeye odayga dhamaadka ah

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 роки тому

    Kkkkk waxaan ka yaabay wuxuu yidhi gaalka waa la qaadi jiray

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 4 роки тому

    Barnaamijka waxbaa ka qaldan wariyaha wuxu yiri 1947, wuxu hadana yiri dugsiga wuxu yiri iskuu wuxu galay iskuulka 1947 , tan kale taariikhda hore wariyaha lagama rabin waxay aheyd inuu Martigu sheego

  • @caddeeye
    @caddeeye 2 роки тому

    Gaal tunka lagu qaado illaa maanta qaar bay u tahay ilbaxnimo.....wixii sayid maxamad diiday ragbaa ogolaa

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 3 роки тому +4

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 3 роки тому

    Odoga nin yar ma ahan

  • @rudwaan
    @rudwaan 3 роки тому

    Waagu hore sidii loo noola in wax laga ogaada way quruxbadan thy

  • @soomaliwaynnews2552
    @soomaliwaynnews2552 7 років тому +2

    kkkkkkkkk

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 7 місяців тому

    shame still 2024

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 роки тому

    Waar ileyn issaaqu addoonsi ama slave bay soo mareen ciisaha jabuuti Francisku waxaa soo kale uulama iman jirin schooladii Franciska catholic mission jabuuti ardayda waxna waa labari jiray cunto wanaagsana waa lasiin jiray. Franciisku wuu taajirsanaa ingriis gaajo

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 7 років тому

    Generalkan geesigaan halyeeygaan waa inta yar ee ka sii nool soomalidii hore ee asaliga ahayd, Daalimkii Afweyne ayuu leeyahay Allaah yarxamu soomalidii hore waa is dili jirtay waana heshiin jirtay kuwa hadda noolise idinkoon isba qaban buu ku colaadinayaa oo colaad aan la garanayn isaga oo u qaba qolo hebel Iyo qof hebel buu ku qabri gelayaa, war soomaalaay raadiya oo talo ka doona odaygaan Iyo inta fara ku tiriska ah ee la Midka ah. ee

    • @Mohamed-kb8hz
      @Mohamed-kb8hz 2 роки тому

      Nio qofdhinty waa laga gaabsadaa hadaad thy walad Xalaal ama Nin Mustaqbal kaleh Somalida!!!!!!!

  • @SamiSami-hv8yu
    @SamiSami-hv8yu 7 років тому

    War ninyahoo somaliland tu magaaladii qaadijiren

    • @prince4057
      @prince4057 7 років тому

      Africa iyo India iyo South America intaba waa la qaadi jirey ninka madaxda ah ee Ingiriiska aduunka gumaysan jirey,laakiinse somalidu dadkii ugu horeeyey ee uu mushahar ku siiyo qaadida ayay ahayeen ,inyar kadibna wayba diideen oo baabuur baa la keenay dhulka 1930,s kii, dhinca kale muu naxariis xumayn oo ardayda inta school ka loo dhisayo guriga badhasaaabka engirriska ah bay deganaaayeen. dadkana aad bay wax u baraaan, engineer ali jirde oo uu sheegayo 1945 school ka bordingka magaalada shiikh dhisayay waa ninkii xamarna dhisay 60 kii scandinavian kana qunsul uga ahaa xamar, nin wax bartay na ahaaa oo lacag leh, waaana xaaska siilaaanyo walaalkeed

    • @warancade1600
      @warancade1600 7 років тому

      Sami Sami
      kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @cabdibaashe5408
      @cabdibaashe5408 6 років тому

      adeerkeer weeye

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 4 роки тому

      20km ayey la lugeyn jireen barbara ilaa buurta dheer
      Hadana kuwo kale aya ilaa shiikh tuurta ku qaadi jira aad ayu gumeystuhu u gumeystay qaarada ,africa ,aasiya, latin america,

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 років тому +3

    qabiileyste xanuunsan oo cuqdad ku khaatumeysanaya. arlada soomaalida maadaamaa aan af soomaali ku hadlayo kkkkkkkkk kkkkkkkkk hhhhhhh war waxaan waa oromadii qolooyinka galbeedka ku dhex Milan

    • @ninqadeeyay7765
      @ninqadeeyay7765 7 років тому

      kaafaay ali sharmuuto siilkaga uraaya u sheeg qabxadyahay dhilaa ku dhashay ducaale ma adaa gaadhi kara kabahiisa af Somaliga ragi wax kuso kordhiyay ayuu ku jiraa 1972 markii la qoraayay aduu markaasi xagaad joogtay id'o ayaad raaci jirty

    • @burcofayeh4824
      @burcofayeh4824 7 років тому

      dhilo uraysa

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 6 років тому

      Darood dacun fuck u

    • @baalidhayemedia4528
      @baalidhayemedia4528 6 років тому +1

      kaafaay ali
      nacaladi kugu dhacday

    • @ibraahimaxmed437
      @ibraahimaxmed437 3 роки тому

      Yaa salaam waa hanankii maxamed jaamac iyo waa