XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

КОМЕНТАРІ • 93

  • @FarahWaber
    @FarahWaber 2 місяці тому +1

    Honorable ambassadeur of somalia.
    Thé best political man.
    A legend of really History.
    Congratulations sir,honnest man

  • @abukarmaskax2841
    @abukarmaskax2841 5 місяців тому

    Really ambassador awil Ali duale legend experienced,in somalia government's allaha ku xafido ambassador qayr badan.

  • @Totalboyh
    @Totalboyh 7 років тому +12

    mashlaaah waaan suugaye ( like )ii sara dadka somaliland jecloow

    • @aadanxuseen5456
      @aadanxuseen5456 7 років тому

      Pro awil dhacdooyin xanuun badan ayuu ka sheekeyey

  • @zalazala2195
    @zalazala2195 3 роки тому +2

    Ambassador Awil I will visit you one day insha alaah you and Adna Adan doctor

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 3 місяці тому

    Abdillahi oomaar AHU waa Raage Oomaar iyo Raaqiya Oomaar. Wuxuu lahaa Sey biyaano ee caanka aheyd. Hayb ahaan waa reer Ahmed Nuux Ismaaciil Sacad muuse. yusuf xaaji iimaan ito Jirde Hussein Alle ha u naxariisto. Dadku dad is jecel ayey ahaayeen may aheyn waxaan maaanta dadkeenii ku habsaday.

  • @sacadismail8957
    @sacadismail8957 7 років тому +5

    Mnsha Allah alle cimriga ha kuu dhereyo ambassador cawil Ali ducale

  • @davidsmith7453
    @davidsmith7453 6 років тому +22

    taariikh dan waa in la quraa kadibna schoolada lagu dhigaa.

    • @snmtv1499
      @snmtv1499 5 років тому

      Waa rayi ama fikir fiican wanay ku maqlayan reer somaliland haday
      Wax qorayan

    • @khaalidaxmed5096
      @khaalidaxmed5096 5 років тому

      Wuu qoray cawil wll

    • @snmtv1499
      @snmtv1499 5 років тому

      Khaalid Axmed ok waa muhiim inla qoraa taarikh da

    • @abulabasibnadam622
      @abulabasibnadam622 4 роки тому

      Amb Cawil buug buu ka qoray noloshiisa. Maan arag laakiin waxaa la iigu sheegay inuu yahay buug aad u xiiso badan.

  • @burhanfaqasheryade7450
    @burhanfaqasheryade7450 7 років тому +4

    Maasha Allah slmulah odayaasha ruug cadaaga ah

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 7 років тому +11

    Duale Barmamujkan Wa Halkaran Umada Reer Somaliland U Baahnayd🙏🙏🙏Amb Awil Siyasi Miisaan Culus Kuleh Dalkisa Hooyo

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 7 років тому +6

    Maxan sugaayey qaybtan first

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 5 років тому +2

    taariikhdu idinma xumayso dhamaaan reer somaliland my country

    • @conorzayden8183
      @conorzayden8183 3 роки тому

      I know Im asking the wrong place but does anybody know a trick to log back into an instagram account..?
      I was dumb forgot the login password. I would love any assistance you can give me.

  • @guledahmed230
    @guledahmed230 4 роки тому +3

    Ambassador cawil waxaad ka garanaysaa inuu run sheegayo waraysiyadiisan midkamida waxa uu ku sheegay in ay reer waqooyigu iska dhagwayn yihiin. Oo mardanbe uun ku baraarugeen in dowladoodii laga dhaxal wareejiyey iyagoo nool. Reer koonfur warshadiina dhiigaan tufaa lagu waraabshaaye, ka ilbaxay walaahida afka ah iyo walalah beenaad. Viva Somaliland

  • @taagsiilehantiile71
    @taagsiilehantiile71 7 років тому +6

    Waa layaab 1969 baa laaluush wax lagu dooran jiray

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 3 місяці тому

    AHU Cabdi dhiboo wuxuu ahaa Taliyihii ciidanka Booliiska Somaliland dawladii cigaal. Hayb ahaan wuxuu ka soo jeeday Beesha Dhulbahante.

  • @cheyyene
    @cheyyene Рік тому

    Cigaal garab buu ku geeyay, 2dii sano iaygoo qaadan. R W/G ha dhihinana wax nalooma qaban.

  • @Mustafeĥsge
    @Mustafeĥsge 7 місяців тому

    Maasha Allaah

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 3 роки тому

    Hadii ay runtahay Cawil iyo siyaad barre cinqilaab ka
    wadahaleen muxuu saaxiibkiis Ina Cigaal ugu sheegi waayey.

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 роки тому

    Allow ku barakee

  • @abwansiciidcrahman5304
    @abwansiciidcrahman5304 7 років тому +3

    Masha allah

  • @MohamedAhmed-pt5is
    @MohamedAhmed-pt5is 5 років тому +4

    Ambassador husein Ali Du,ale Awil Ruug cadaa taariikh mugg weynbad ka sheekaysay wax badan ayaan ka korodhsaday

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 7 років тому +3

    waanu sugaynay qaybtan

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 6 років тому +2

    1965 bay xildhibaanada soomaaliyeed lacag qaadan

  • @nimcocali3501
    @nimcocali3501 4 роки тому +3

    Isaaq show soomaalidaba inqilaabka isaaga baray

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 роки тому

    Odaygaan Qabiiliistaha Waa Oaday Been Badan, General Da'ud Talyaani Aaka Dhigay General Not Abdulahi Ciise , Taariikhda Been Haka Sheegin,

  • @abulabasibnadam622
    @abulabasibnadam622 4 роки тому

    Qaybtii lixaad ii tilmaama

  • @abukarmaskax2841
    @abukarmaskax2841 5 місяців тому

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 3 роки тому

    Feeker kaaga hadii aadan kuu dariin taayo.waa cayen. kaano kaalee.waayo sland ciidlay
    Ahayed .wakhtiigaas hadanaa siidanay wax uu dhaceen.

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 роки тому +2

    reer waqooyi weligood bay madax adkaayeen maanta ma bilaaban ambasadoorkaa cadeeyay

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 роки тому +1

      Wamaxay madax adaygu ma nin kula midad rabta in aad xaqisa cunto o waliba walalnimo kula yimid isago dowlad noqon Kara

  • @maxamedmuuse1702
    @maxamedmuuse1702 7 років тому +5

    Magaca ha jiro cawil dadka intaas dheer nahay weeyi abti ragaas ayaa waqoyi kaso jeeda 60ki talabada qadey oo jananki bila khibrada ah ka talo qadanayey hhhhhh

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 5 років тому +1

    Inta dhegaysanaysa wareysigiisa haku baraarugto waa Inta runta danaynaysa. Intii qabyaalad danaynaysa ee qalbiga kabugta yeelkood. Cidii doonaysa runta waxaad dhegaysankartiin Jen jaamac Maxamed qaalib. Oo arimankaasi laga wareystay waana nin ay isku jufo yihiin

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 роки тому

    ingiriis nooga sheekee

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 6 років тому

    Qofkii raba taariikh run ah ha dhageysto wareysiga Gen. jaamac Maxamed Qaalib oo xita kuwii inqilaabka sameeyey ka sheekaynaya.

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 6 років тому

      Ma ninka walan

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 5 років тому

      Waa kaba-qaad kaasi. Waa dadka la maydhi karo sida Cabdi Ismaaciil Samatar

    • @abdulahiahmed5067
      @abdulahiahmed5067 4 роки тому

      Kagan leh waraysigs jaamac yare dhegayso dee jaamac yare inqilaabkii kuma jirin ta labaad in la dilo. ayuuu rabay

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 6 років тому +2

    Rag waa balo kkkkkkkkkkkkk

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 років тому

    Wa oday xaqir ah
    Nololba mogadishu ayaba ugu horeysay .. ..

  • @ismailabdullahi1241
    @ismailabdullahi1241 6 років тому +2

    Somali laalushku iyo musuqu waa astantooda

  • @doogdhodkon7291
    @doogdhodkon7291 4 роки тому

    Jananar daauud wuxu ahaa cunsuri taariikh madow buuna kategey isaga iyo c/ risaaq h xuseenba

    • @abucarcli1835
      @abucarcli1835 2 роки тому

      Aabaha Ciidanka Somaliyeed Gen Daud, may soul rest in peace. Yaa wax ku weydinayo

  • @cabdixaaji7102
    @cabdixaaji7102 4 роки тому +2

    Odaygan qabyaalad waxan ahayn kama shekeyo wa shading dhintay o kala dila umda somaliyed

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 роки тому +1

      Taarikhdu maxay idin dhibtaa kkkkkkkkk

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 4 роки тому

    Illaahay amarkii odaygan waa la ii diiday. Waa kii inta uu Milyan sanno Afweyne kabaha u qaadi jiray, maalintii uu Somaliland yimid ee xilka xaaraanta ah qabtay dadka la soo dhex fadhiistay Siilaanyo ayaa AHUN Cabdiqaadir Koosaar dilay. Siilaanyo iyo Ina Koosaar midna kabtooda ma gaadhee kan oo kale halaga feejignaado. SNM FOREVER!

    • @abuuilyaas4413
      @abuuilyaas4413 4 роки тому

      Waxaan u arkaa hadalkaaga inuu cuqdadu kujirto
      Baldibiskugunoqo

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

      Siilaanyo Cabdiqaadir Koosaar iyo Axmed Shiinaba isagaa lagu tuhunsannaa Cawilkan ka hor ayaa taas la ogaa isna xiligii uu hadalkaa yidhi mabayfogayn.Dadkuna wuxuu tuhunsanaa Siilaanyo ilaa badhtamihii 80kii.Labaas sarkaalba Allaaog cidii ka danbaysay laakin Siilaanyo ayaa lagu tuhmayaa xitaa Siilaanyo mana beenin mana diidin arinkaas.

    • @arahman6808
      @arahman6808 4 роки тому

      @@abdihakimmohamud9373 mar haday tuhun uun tahay ruhunku waa xaaraan
      Wa in layska dhaafaa

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 3 роки тому

    Ducaale waa xiqdi iyo xumareeb.

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 3 роки тому

    Egal waa enemy of somalia 🇸🇴

  • @kahinshukri8197
    @kahinshukri8197 3 роки тому

    Bal beenta intaas la eg fiiri hadaan is raac lagu heshiinin ama la kala saxiixan tastuur sidee la idinkuso qabtay o xamar la idinkugu keenay meeshad howlgalka ka sameyseen maxaa la idinkugu xukumi waaye ingiriis yuusan idin waalin rag waa ween baa tihine

  • @hoobaaruudhoobaruud3999
    @hoobaaruudhoobaruud3999 4 роки тому

    Kiiska inqilaaabka. Sida uu cawil uga hadlay iyoh siduu jamac yare uga hadlay waxad moodaa in jamac yare runta udhawyahay

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 3 роки тому

    Cawil sida ducaale rabo ugu waran.

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 5 років тому +1

    Wareysigiisa from A to z waa been Xitaa saqiiradu fahmi karaan

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 5 років тому

      Adaa beenala

    • @waikanwakan2907
      @waikanwakan2907 5 років тому

      @@caashaqalbi882 sister in uu beenaale tuug ah yahay asigaa qiranaya asigaana cadeeyay in uu laaluush bixinayay ee aniga maxaad igu maaqtay???

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 5 років тому

      @@waikanwakan2907 walaal xaasidnimo ayaa ku haysa.

    • @waikanwakan2907
      @waikanwakan2907 5 років тому

      @@caashaqalbi882 wax xaasidnimo ah ok aan qabo majiraan

  • @xassancali2958
    @xassancali2958 4 роки тому

    Wasmo

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 5 років тому

    somaliland

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 4 роки тому +1

    Beenaale weyn iyo xaar reeb dad dhintay ayuunbu marag ka dhigtaan. Muxuu u sheegi wayey markey noolayen.been iyo qabyaalad yaad rabtaan inaad u reebtan jiilka cusub een waxba la socon.
    Waa nin noloshiisaba shar wade ahaa!!!

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 4 роки тому

    Cuniversaltv

  • @saidbarkad873
    @saidbarkad873 7 років тому

    Subeeriya iskadaaya caadifada this is old shit move on guys

  • @taartog
    @taartog 7 років тому +2

    Koonfurtu waxba uma diidanayn walaalohood kolka aad eegto waraysiga

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 5 років тому

    cawil tuug tuug dhalay 1961 hadii aad aaminsanayd in Somalia la kala jaro maxaad uga tanaasushay markii danbe oo aad basaaska uGu noqotay maxamed siyaad bare waxaad tahay khaayinul wadan waayo somaaliba adigaa baray musuqa iyo laaluushka sidaad afkaaga uga qiranaysid dhanka kale waxaad tahay qof liita oo dhadhama raaca markii aad xamar tagtay ayaa nolol kuugu horaysa hadba kii wax kuu dhiiba ayuunbaanad u shaqayn jirtay waxaana Ayaan daran kuwa aad maanta siyaaasi u tahay ee wax ku waydiinaaya

    • @waikanwakan2907
      @waikanwakan2907 5 років тому +1

      Geeljire Mahadsanid waxaan oran lahaa ayuunnaad qortay

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 5 років тому +2

      Adaa tuug

    • @saidmohamed9001
      @saidmohamed9001 4 роки тому +1

      Sorry 1956 bu london ku nolaa 🖕

    • @faisal-im5fl
      @faisal-im5fl 4 роки тому +1

      @@saidmohamed9001 kkkk 1956 nolosha dadka madaw ee london ku noolaa siday ahayd ma ogtay waxa jiray human zoo xeryo la yidhaa sida xayawaanka dadka madaw loogu daawasho tagi jiray

  • @abdalleqalifhirsi6055
    @abdalleqalifhirsi6055 6 років тому +1

    Qabyaaladayste

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 6 років тому +1

      Ka aan adoonta amisom ahayn ma qablayaladista