haween si isku tashi ah u sameeyay xarun lagu xanaaneeyo digaaga islamarkaana dad badan u noqotay sh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Ku soo dhawaada Barnamijka Haldoorka Haweenka oo todobaadkiiba xiligaan oo kale aad ka daawataan muuq baahiyaha Jubbaland ,todobaadkaan waxan barnaamijka ku eegi doonnaa haween si isku tashi ah u sameeyay xarun lagu xanaaneeyo digaaga islamarkaana dad badan u noqotay shaqo abuur.

КОМЕНТАРІ • 6