3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лип 2023
  • Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 3 Mashiin oo dalka oolin Guryaha, Dukaamada, iyo Ganacsiyada kaleba lagaga shaqaysan karo.
    La hadal Zakariye 📞 zakariye.com/balan/

КОМЕНТАРІ • 95

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому +23

    Fadlan qofkii Business call u baahan lifaaqan ha igala soo xidhiidho 🌍 zakariye.com/book-appointment/
    Waxaan rajaynayaa inaad mashiinadan ka faa’idaysan doontaan.

    • @FaadumoSaciid-tz4nz
      @FaadumoSaciid-tz4nz 11 місяців тому +2

      Intaa kale so xariri walaal

    • @munosheekhnur938
      @munosheekhnur938 11 місяців тому +1

      Walaal what’sp kaaga maheli karaa

    • @najkaadem2798
      @najkaadem2798 11 місяців тому

      @ZakariyeCaawiye
      Webka wan boqdey mxa xal noo ah dhalinyarada rabta inay ganacsigaa sameyso balse aan awodin fee gaas

  • @Samia12-c7z
    @Samia12-c7z 11 місяців тому +13

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤Igu La Sali 💙
    Like Saara🤲❤

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 11 місяців тому

    Masha Allah brother shukran in badan ❤❤❤

  • @melmi3299
    @melmi3299 2 місяці тому

    ❤❤ Mahadsanid Zaki ❤

  • @hiboabdi2735
    @hiboabdi2735 11 місяців тому

    Masha Allah wll Allah ha kuxafido

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 11 місяців тому +1

    Masha Allah mahadsanid

  • @qadanxirsi7751
    @qadanxirsi7751 11 місяців тому

    ماشاء لله تبارك الرحمن يحفظك الله

  • @Muslim67916peoplehateme
    @Muslim67916peoplehateme Місяць тому

    Thanks walaal❤❤❤

  • @ahmedabdiabdi3602
    @ahmedabdiabdi3602 11 місяців тому +4

    Zxp wax badan baa kafaiidey mhdsid

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 11 місяців тому

    Ustaadow Allah ha ku xifdiyo

  • @adanibrahim6169
    @adanibrahim6169 22 дні тому

    Mahadsanid

  • @mohamedhussein4246
    @mohamedhussein4246 11 місяців тому +1

    #zakariye walal masha allh waaa mashing runtii faaido laga samayn karo mahadsnid wllo sakariye abdulahi cali

  • @mrfacemask09
    @mrfacemask09 11 місяців тому

    Mahasanid wll zaki

  • @melmi3299
    @melmi3299 Місяць тому

    ❤Mash Allahu ❤

  • @faadumocqaadir2265
    @faadumocqaadir2265 11 місяців тому

    Shukran wll mashin biskit kurantada kushaqeeyo oo intaas la eg ma lahelaa

  • @waheliye44
    @waheliye44 11 місяців тому +1

    Keep going bro from cardiff💯

  • @fardowscabdi7012
    @fardowscabdi7012 11 місяців тому

    Wll mahadsanid

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 11 місяців тому +1

    Maashaa Allaah

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 11 місяців тому

    Mansha allah

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 8 місяців тому

    Maan sha allaah baaraka guulayso

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 11 місяців тому

    Alle haku sharfo brother ❤

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 11 місяців тому

    Aad baad ugu mahadsan tahay dhiiri gelinta joogtada.

  • @cabdullaahicabdiraxmaan5217
    @cabdullaahicabdiraxmaan5217 11 місяців тому

    Keep going 👍

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e 11 місяців тому

    Zakariye waan saaray

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 11 місяців тому

    Mashaa Alaah

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 11 місяців тому +1

    Wll korantada wadanka aad uqaali ah ee bal nala soo wadaag solar wacan

  • @hassanmhd1570
    @hassanmhd1570 19 днів тому

    Marshall allh

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 4 місяці тому

    Sxb thnkz wax badan baan kaa faaiiday ilahay abalkaga jano ha kaaga dhigo inchallah

  • @user-yr4rf8os7d
    @user-yr4rf8os7d 9 місяців тому

    Masha alkaah

  • @abwaanmaxamud7519
    @abwaanmaxamud7519 11 місяців тому +3

    Im frist,balse wll marar badan ayaan kaa codsaday inaad kasoo hadasho, selling online courses

  • @ismaciilismaciil89
    @ismaciilismaciil89 3 місяці тому

    Wad ku mahad santahay walal

  • @ahmedzaid3628
    @ahmedzaid3628 11 місяців тому +2

    Mash,Allah Zakariya qeer ilaahay ha ku siiyo

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 11 місяців тому

    Waan saaray likta

  • @suleekhaahmed1800
    @suleekhaahmed1800 11 місяців тому

    Maasha'Allaah mama Allaah ha ku barakeeyo dadkaaga horumar baad la jeceshay

  • @samsamnoor1425
    @samsamnoor1425 4 місяці тому

    Wllhi qof ka fican markan oo ganacsi ka hadla dadka waxa wey dulmaran lkn adiga waad sharaxday Allah wax kheyrqaba Haku siiyo

  • @kaafiahmed782
    @kaafiahmed782 4 місяці тому

    ❤mahadsanid ❤

  • @ayaanabdirixmanayaanabdiri8763
    @ayaanabdirixmanayaanabdiri8763 11 місяців тому

    Asc sakariye waxan rabaa ani alwaax fican lagasameyo miiska iyo kuraasta iyo kabadh lasarto ubaxyada iyo miishin sameya qalabkaas soradi wll Masha Allah sida aad no dhirigaliso mahadsanid

  • @deeqdalka7916
    @deeqdalka7916 11 місяців тому +1

    Waaaw

  • @caadilcaaqil6847
    @caadilcaaqil6847 11 місяців тому +2

    Sxb alle ayaa baal kaga kudi karo anaga waxan kugu mahad celino magaranayno lkn waan ku doceynaya cimri dher cibaado suban alle haku siiyo akhiro nah janatul fardowsa haku kaliyo. Run ahaan tii wax masharica mabilabin wayo markan lacagta haystay adiga kuguma xirneen lkn hadda ayaan dadalaya wado weyn nah waad no jexday manta maskax deyda wey buxda ❤

    • @user-sg8mk6xg1b
      @user-sg8mk6xg1b 11 місяців тому

      Wll lacag ti bn hayn e machine ka ice cream ayan donayay wa imisa ayu dhhy

    • @user-sg8mk6xg1b
      @user-sg8mk6xg1b 11 місяців тому

      Wll lacag ti bn hayn e machine ka ice cream ayan donayay wa imisa ayu dhhy

    • @user-sg8mk6xg1b
      @user-sg8mk6xg1b 11 місяців тому

      Wll lacag ti bn hayn e machine ka ice cream ayan donayay wa imisa ayu dhhy

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 11 місяців тому +2

    Wll muuqaalka xiga waxad kaso hadasha mashiinada wax lagu daabaco iyo kuwa dharka lagu maydho
    Mahadsanid

  • @cxakiinabdille2752
    @cxakiinabdille2752 5 місяців тому

    Wuxuu ubaahanyahay Matoor Xogbadan owoodleh

  • @MunibaTaha-dh5kf
    @MunibaTaha-dh5kf 11 місяців тому

    How about almuniem and iren steel besnesse from Turkey

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 11 місяців тому

    kun like iyo kabadan buu u qalmaa wll aad baad u mahasan tahay sida marwalbo wax qiimo badan dadka usoo bandhigto

  • @caaishacuud819
    @caaishacuud819 11 місяців тому +2

    M.a allaha ku xafido wll wax badan noo faaiideysaa

  • @MunibaTaha-dh5kf
    @MunibaTaha-dh5kf 11 місяців тому

    How about steel business in turky

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 11 місяців тому

    Mamule aad aya u mahadsan tahay blse kornontada wadanka ayaa qaali ah ee hadii ay suragal tahay kusoo dar koronto raqiis ah😊

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 11 місяців тому +2

    Wax waxtar leh ba noso daysaa ustaad❤🎉

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 11 місяців тому

    Machine ka dhagaxda jejebiya ama yaryareeya bal ii soo ogow

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 11 місяців тому +1

    Su,aal[1]: Dabka uu u baahan yahay ka warran.

  • @indhourooninacabdullahi435
    @indhourooninacabdullahi435 11 місяців тому

    Machine rootiga lagudubo sheeg

  • @rocky4066
    @rocky4066 8 місяців тому

    meeshaad bahal ka dhaheeyso maad ubeddeshid shay ama aalad iwm.

  • @jaallejama
    @jaallejama 11 місяців тому

    Sxb zakariyow meshiinadaan waan gadane lkn koronto dhib ah ayuu cunayaa ee xalka kusoo xiji masuul intii WAT ee kicin karta ama Matoor macquula ama sollar WAT kiisa kicin Kara thank you for your sharing 🙏

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 11 місяців тому +1

      Hore miyaa utijaabisay walal

    • @jaallejama
      @jaallejama 11 місяців тому

      @@shukraanmoha2239
      Maya wlle hadii koronto jaban aan Helo hadaan gadan lahaa

  • @user-eu2yx9vi4l
    @user-eu2yx9vi4l 11 місяців тому

    Mashiinka

  • @adenissack3561
    @adenissack3561 21 день тому

    Koronta uma baahana miyaa?😊

  • @asmoyare5315
    @asmoyare5315 11 місяців тому

    Wll labarka what,s up xeeg ka helanaa

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 5 місяців тому

    Halkey laga hela walal guriga ayan urana

  • @user-eu2yx9vi4l
    @user-eu2yx9vi4l 11 місяців тому

    Wll

  • @BOBAOIL-xr7ex
    @BOBAOIL-xr7ex 11 місяців тому +2

    Mashiinkan ice cream ka lagu sameeyo aniga isticmali jiray koronto cunkiisa saaid waaye

    • @mohajabiye7622
      @mohajabiye7622 11 місяців тому

      Nio kan roll ice-cream ma izticmami jidhaU

    • @BOBAOIL-xr7ex
      @BOBAOIL-xr7ex 11 місяців тому

      @@mohajabiye7622 maya machine ka roll ice cream ka weli ma istocmaalin wllw

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 11 місяців тому

    Machine yar yar ee yaanyada shiida baceeya oo jaba sameyna kara 500 ilaa 1000 waa intee.

  • @ramlaomarchannel741
    @ramlaomarchannel741 11 місяців тому

    Wall wxa iga cawisa machinka. Lugo sameyo stickermacaga lugo sameyo business sticker oo magacega ku quran karo

  • @tarabi2020
    @tarabi2020 11 місяців тому

    Machine ka jalaatada meeqo weye

  • @hodanabdirahman6233
    @hodanabdirahman6233 6 місяців тому

    Ka buuskud Ku waa imisa

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 11 місяців тому

    Sekeriye wllo waxaan u baahanay mashiinkii saliidsha lagu samayjiray in aad ii sheegtii qiimihiisa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  11 місяців тому

      Waa sax walal igala soo xidhiidh ( Suuqaturkiga@gmail.com ) adoo lambarkaaga iyo fariintan soo raacinaya

    • @munamohamed470
      @munamohamed470 11 місяців тому

      @@ZakariyeCaawiye meeyey wllo numberku

  • @FaadumoSaciid-tz4nz
    @FaadumoSaciid-tz4nz 11 місяців тому

    Numbers intaa ka so xariira

  • @CaatoSaid
    @CaatoSaid 11 місяців тому

    Popsicle machinesku koronto kuma shaqeeyo miyaa haduu ku shaqeeyana koronto saaid ah miyuu cunaa mahadsanid wllo

    • @hassanabdullahi7395
      @hassanabdullahi7395 11 місяців тому

      Koronto uma baahna barafka caadiga hadaa laba istaambo soo gadatid waad ku sameeysan kartaa

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 7 місяців тому

    Mahad sanid wallkey

  • @user-vt9cr3bw8x
    @user-vt9cr3bw8x 11 місяців тому +1

    ممكن رقمك الوتساب اريد طلب الاسكريم

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 11 місяців тому

    Ustaadow Allah ha ku xifdiyo

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 11 місяців тому

    Maashaa Allaah

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 11 місяців тому +2

    Wll muuqaalka xiga waxad kaso hadasha mashiinada wax lagu daabaco iyo kuwa dharka lagu maydho
    Mahadsanid

  • @user-eu2yx9vi4l
    @user-eu2yx9vi4l 11 місяців тому

    Rootiga lugu duwo kasoohadal

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 11 місяців тому +1

    Ustaadow Allah ha ku xifdiyo

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 11 місяців тому +1

    Wll muuqaalka xiga waxad kaso hadasha mashiinada wax lagu daabaco iyo kuwa dharka lagu maydho
    Mahadsanid

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 11 місяців тому +1

    Wll muuqaalka xiga waxad kaso hadasha mashiinada wax lagu daabaco iyo kuwa dharka lagu maydho
    Mahadsanid

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 11 місяців тому +1

    Wll muuqaalka xiga waxad kaso hadasha mashiinada wax lagu daabaco iyo kuwa dharka lagu maydho
    Mahadsanid

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 11 місяців тому +1

    Wll muuqaalka xiga waxad kaso hadasha mashiinada wax lagu daabaco iyo kuwa dharka lagu maydho
    Mahadsanid