SIDA LOO BILAABO MASHRUUC DIGAAG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Muuqaalkan waxaa ku dhan dhamaan jawaabihiinii ku saabsanaa dhaqashada iyo xanaanada digaaga
    Social Media igala soo xidhiidh.
    / zakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye7
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...
    #Horumarsamee

КОМЕНТАРІ • 444

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  6 років тому +53

    Hadaad suaal haysaan inshallah waan idiinka soo jawaabi qaybta Comment ka ku dhaafa.

    • @MOHAMEDALI-tj4yd
      @MOHAMEDALI-tj4yd 6 років тому +1

      Akhii fillaah zakariye aad ayaa u mahadsantahay si aad ah ayaana kuu taageeraa barnaamijyodada o dadka dhalin yarada ah kudhiiri galineyso o aad ugu shegeyso fursadaha shaqada ee kabanan wadanki iyo in tahriib iyo orod leyska daayo ee caalamka lala jaan qaado جزاك الله عنا وعن ألإسلام خيرا
      Intaa dib mashiinka ukunta qarxiyo iyo mashiinada lagu kululeeyo oodhamestiran isla markaana ah mashruuc bilaaw ah qarash intee laneg ayuu ku tagaa wadanki su.aasheyda 2aad buuga imisa ayu igugu imaan karaa europe ayan kula joogaa mhdsnid ukhii fillaah

    • @khadijajjjj7283
      @khadijajjjj7283 6 років тому

      Akhi Zakariye waan. Uhbaahanayr

    • @khadijajjjj7283
      @khadijajjjj7283 6 років тому

      Akhi Zakariye waxaanrabaa. Inaanbarto. Sidaloo. Dhaqdo. Digaaga. Ee. Buuga. Makeeni. Kartaan. Sifudud. Loohelo. Tukaamada. Soomaalida. Eemeelkasta. Kuyaal. Ee. Ingiriiska. Ama. Wadan. Kii. Magtabdaha. Waana. Kusalaamay. Guulayso

    • @MOHAMEDALI-tj4yd
      @MOHAMEDALI-tj4yd 6 років тому +2

      Akhii zakariye buuga ayaan aad ugu baahanahay ee xagee kaala so xiriiraa

    • @iskuxirkabulshada2672
      @iskuxirkabulshada2672 6 років тому +1

      Sxp adika raali waxa rabaa buuga dhaqashada digaaga telka waa 0615115990

  • @sufi5uk
    @sufi5uk 6 років тому +7

    Thank you zakariya. Very good information 👍🏽

  • @Mama-rt3lz
    @Mama-rt3lz 4 роки тому +7

    Saad noogu faaiidayso
    Allaha kuugu faaiideeyo Aamiin

  • @maryanomar3604
    @maryanomar3604 4 роки тому +3

    Wll qaali waan barty cilmiga diigaga mashin tayo leh ayaa aad ugu baahanhy sideen ku heli kara

  • @ugbaadosmaan752
    @ugbaadosmaan752 3 роки тому +2

    wll zakiriye mahadsanid sida wcn ee aad noogu soo gudbiso fikradahaada quruxda bdn aniga mardhaw ayaan kusoo biiiray you tube kaaga wax bdn ayaan kaa fiiday marwalbana waan kuu mahadcelinayaa halkaas kasii wad dadaalkaaga in bdn noolow wll

  • @najmamaxamed1615
    @najmamaxamed1615 3 роки тому +3

    asc wll aad iyo aadbad u mahadsan thy waxan ku weydiin lahaa sidee bahalka xoodhka loo yaqaano digaaga uga ilaalinka meelyar ayaan rabaa inaan ku dhqdo digaag

  • @kalthunahmed9355
    @kalthunahmed9355 5 років тому +1

    Sidee ayaan kuuma soo xiriiraa suaalo ayaan kaa waydiin lahaa mashruucan digaaga fadlan ii soo sheeg jisaakala khayr

  • @qamarkhadija4134
    @qamarkhadija4134 2 роки тому +1

    Asc eedo waanrabaa sheykasta old iiga faa iideyn kartid waan daneynayaa hadaad I caawisid

  • @SaadaqJuuniyaani
    @SaadaqJuuniyaani 4 місяці тому

    Intekehela

  • @amalahmed8680
    @amalahmed8680 5 років тому +2

    MashAllah MashAllah congratulations congratulations

  • @lilmoha7811
    @lilmoha7811 5 років тому +1

    Wad mahadsan darad dhow an abahe kala hadlayay wlhi mahadsanid

  • @dahirhassan1623
    @dahirhassan1623 2 роки тому +1

    Asc waxaan u bahanahay in aan helo buuga soomali ga ku qoran oo digaga waxaan joogaa swedan wllo isoo sheeg hadii aan heli karo buugaan

  • @saadaqcarab4901
    @saadaqcarab4901 2 роки тому

    Wll wan ubaahana haye ee ma ikeenee saaa

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 3 роки тому +1

    north america sidee loogaa bilaabi karaa ganacsigaas ama ma taqaan si america liigaa helo qalabkaa digaagga iyo aqoonta dhaqashada digaagga?

  • @ahmednurmossa3169
    @ahmednurmossa3169 4 роки тому +1

    Masha allaha aad aya uu mahadsantahay talayinka ganacsika ina siinesid

  • @makahaaji4480
    @makahaaji4480 2 роки тому

    Mahadsinid

  • @axmedsaciidmaxamed8807
    @axmedsaciidmaxamed8807 2 роки тому

    Wll su'aal yaan qabaa muhiim ah seen uhelikaraa ciwaanadaada

  • @mohamedm.qawdhan5032
    @mohamedm.qawdhan5032 3 роки тому +1

    Waxan raba halgan ka heeli laha digaga

  • @aadanmustafejaamac6535
    @aadanmustafejaamac6535 Рік тому

    Mahadsanid lkn buugaas aad sheegtey halkee kaheleyaa

  • @wahaliye4850
    @wahaliye4850 6 років тому +2

    mahadsanid

  • @qoorcade
    @qoorcade 6 років тому

    MashaAllah talo fiican weeye wll Alle haka jaza'i siiyo

  • @ahmedjamac3042
    @ahmedjamac3042 2 роки тому

    Wllo thank you bro
    Buugaas ban u baahanahy bro xgee ka helaaa

  • @fatimafarah6823
    @fatimafarah6823 6 років тому +2

    wn bogaadinaya musaacdada iyo tusaalaynta ad mar walba la garab tagn tahy bulshada akh zakariye jazaakalaah wllo
    buugas dhaqashada digaag aad bn u xisaynaya puntland madbacadaha ku yaal wn ka wayay
    ma naga caawin karaysa helista buugas

  • @aliadfxc5456
    @aliadfxc5456 3 роки тому +1

    Waxaan raxb lahaa xal mashiin

  • @sacadmuusa719
    @sacadmuusa719 6 років тому +6

    sxb aad baad umahadsan tahay sxb waxaan rabaa mashiinka aad hayso in aad ishegto mashin kan aad isticmalaysid adigu qimihisa iyo hadu jiro mid kayar ookale sxb adoo mahadsan waxakale oon rabay ukunta ama beedka halken kahela waxaan raba in aan anigu mashinkayga udhige fadlan labada sualod iga so jawab adoo raaliya sxb anigu mashrucan waan ku dhex jiraa mudo laba biloda marka buga aad shegayso waan ubahanahay ee halken kahela bal sualaha waan kugu badiyee iiga rali noqo

  • @cabdifadxi643
    @cabdifadxi643 3 роки тому

    Imsaa la siyaa mishinka digaga

  • @somalisceptown7912
    @somalisceptown7912 3 роки тому +1

    Walal iga caawi

  • @daudmohamed9229
    @daudmohamed9229 Рік тому

    Saxiib isoodir adriskaada

  • @drcabaase9168
    @drcabaase9168 2 роки тому

    Asc wll lambarkaaga ii sheeg wll

  • @baabili1122
    @baabili1122 4 роки тому

    Masha alah wll alaahey haku abaal mariyo dadaalak aaduu jirto ganacsiga

  • @jamiilojamka1668
    @jamiilojamka1668 3 роки тому +1

    Wan ubahanahy e qiimaha iyo halka laga helaayo sosheg wll mahadsanid

  • @amalmohamud3882
    @amalmohamud3882 8 місяців тому

    waa imisa lacagtiisa

  • @alimoustafa5870
    @alimoustafa5870 2 роки тому

    Ana Oubahan waths Appkaga isodir

  • @aadanyuusuf4920
    @aadanyuusuf4920 Рік тому

    Fadlan iso wac

  • @ismaaciilciro1238
    @ismaaciilciro1238 2 роки тому

    waa ku Mahadsantahay video sidaa ku heli kara daawada digaaga

  • @bishaaraweys4340
    @bishaaraweys4340 4 роки тому +1

    Walaal waxaan rabaa buuga digaaga

  • @AzmaDayib-zu9nu
    @AzmaDayib-zu9nu Рік тому

    Asc

  • @craxmaanjamac2952
    @craxmaanjamac2952 17 днів тому

    Wll waxn ubaahnaa qalabkani sideena u soo ibsadaa

  • @faatimacali5108
    @faatimacali5108 2 роки тому

    #puntland

  • @mxamedxaajimxamed6775
    @mxamedxaajimxamed6775 Рік тому +1

    Sxp anigaa baa hii wen ayaa uqabaa muqdisho ayaa ku noo lahy,whatsapp isheg an klaa soo xariro

  • @ayaanlemaxamed6486
    @ayaanlemaxamed6486 2 роки тому

    Wll wad mahadsan tahay xagee ka heli karaa buuga dhaqashada digaa, imisa ayase lagadaa

  • @cabdirisaaqbishaar3865
    @cabdirisaaqbishaar3865 Рік тому

    Walal aad ban kusalamy wxn ubahna buuga dhaqashada digaga iso jawab wll diyar ban u ahy inan gato

  • @abdullaahiosmanabdullaahio1583

    Asc wll ma heli karaa bugaas halkeesa ka helaa

  • @yahyeboosh9392
    @yahyeboosh9392 2 роки тому

    Walaale ila soo xiriir

  • @AbdiJabaar-kj2mm
    @AbdiJabaar-kj2mm Рік тому

    Walal raashiin kalasiiyosaxda ah
    Wax iiga sheeg

  • @areeside1534
    @areeside1534 Рік тому

    Asc wll zikiriye mishinkasi labarka halikaro comment nogosogor

  • @abdihamiidabdilaahi4070
    @abdihamiidabdilaahi4070 2 роки тому

    Wll sakariye qalabkaa wn u baahne sidee ban u heli karaa?

  • @apdirihmaanabdilaahi8802
    @apdirihmaanabdilaahi8802 2 роки тому

    Wll zakriyow canaha ariga kawaran wll mala qalabyn karaa oo laga ganacsan kara qalab se lagaga shaqeeyo ma leeyihin wlll jawaabtu waa ii muhiim wll

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 роки тому

    Zakariye waan ku baahanay

  • @samawadesamiir8126
    @samawadesamiir8126 5 років тому +1

    Zakariye wan kula socdaa sxp
    Keep going. Pro

  • @abdikadiralidahirfarah4363
    @abdikadiralidahirfarah4363 2 роки тому

    Mashiilka qaymihiisa waa meeqa

  • @khadracadey8361
    @khadracadey8361 3 роки тому +1

    asc zakariya marka hore wan ku salaamay zxp barmamijka wan taageeraa zxp waxan jooga somaliland gaara ahan magaalo la idhahdo lowyacado waxan doonayaa inaan mashruuc an bilaabo digaag ah suuqi wan haysta zxp waxad iga caawisa mashinka side baan u heela

  • @dd10tv29
    @dd10tv29 5 років тому +1

    Qaabke Ku Heli karaa mashiinka waxn raba Ina bilaabo mashruucan

  • @user-en3lq4ro2k
    @user-en3lq4ro2k 10 місяців тому

    Asc wll waku maxatsantahay latalintadawanaagsan wll waxaan joogaa somali waxan kajoga Baydhabo waxan rabaa in aanbilaabo mashruu digaag qalabka dhamaystiran qimahiisu waa imisa
    Sidee kuhelikaraa wll mahatsanit wll isoojawaabwll?

  • @zakariyeqoslaye4813
    @zakariyeqoslaye4813 3 роки тому

    Mashalah qof wax laga faaido aya tahay

  • @user-qp8op2yx7b
    @user-qp8op2yx7b Рік тому

    Sxb anigaa aad udaneenaayo. Waliba mid waxa hada isticmalaa from chaina. Dhowr marna WAAN ku qasaaray

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 2 роки тому

    Wll buuga ayaan ubaahanay eee hadii aad isoodirikadho waan rabaa sidaan kuhelilahaa ayaan rabaa bugaas

  • @cabdiraxmaanyuusuf5713
    @cabdiraxmaanyuusuf5713 5 років тому +1

    Asc bro waxan u bahanahay dhankaas digaga ah iyo bugaas ilasoxariir ado mahadsan

  • @cabdikariimaxmed4673
    @cabdikariimaxmed4673 3 роки тому

    Mansha alllh waa figir wangsan

  • @user-ly1os4tf5l
    @user-ly1os4tf5l Рік тому

    Asc masuul sare waxan rabaa inan bilaabo dhaqashada digaga waxaan iibsaday dhul waxana ugu talagalay dhaqashada digaga Sideen u bilabaa

  • @xamdixilkaas1989
    @xamdixilkaas1989 4 роки тому

    Thanks my brother

  • @dhallgobeeddhaayahauroon6533
    @dhallgobeeddhaayahauroon6533 5 років тому +1

    Wallo mishiinkana waan u baahanahay

  • @aadancismaan1062
    @aadancismaan1062 2 роки тому

    waxala waxaasoodhan qiimahooda iisoosheeg si.aan ugutalagalo wlky🤗🥰

  • @dulmidiidrunsheege2487
    @dulmidiidrunsheege2487 5 років тому +6

    1425 dollar aya Amazon laga siyaa

    • @daariqmahamoud4734
      @daariqmahamoud4734 5 років тому

      Aqoon yahan khalid hassan rage miyaa ninkasi🤔🤔

    • @abdisalamroble3119
      @abdisalamroble3119 4 роки тому

      Khalid Rage raqis wa lakin Amazon somalia makashaqay saa

  • @luulmacalin5016
    @luulmacalin5016 4 роки тому

    M.a

  • @xaawoluulxawoluul2358
    @xaawoluulxawoluul2358 Рік тому

    Asc wll wxa ijoogo digag oo hada lee bilooway marka daween teeda anbo dawo lsleeyshay doorada iskale man arkin

  • @faysalcumar4294
    @faysalcumar4294 3 роки тому

    Walaashayna way Kula qayb Gali abti
    Channelkaaga wacan

  • @faysalcumar4294
    @faysalcumar4294 3 роки тому +1

    Waxaan qabaa suaal.
    Hadii lagu shubo xerada dambas
    Ma wuxuu Ka ilaaliyaa oo uu Ka celiyaa qiriqiika gal digaaga

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 6 років тому +1

    Masha allaah thnks wll maclumadkaan wan ubahnaa

  • @shukrijaamac691
    @shukrijaamac691 3 роки тому

    asc sakariye waa kurabnay ee xagee lagaa helayaaa walal

  • @hilfar88
    @hilfar88 2 роки тому

    Asc walaalkeey waan rabaa buugaas sideen kuhelikaraa talona waan ubaahanahay plz

  • @IsmaciilMohamed-e5d
    @IsmaciilMohamed-e5d 10 місяців тому

    Wll mararbadan ayow iga dhamaday digagu ee siden kuhela dawadisa hane dib ayan u bilaabay

  • @khadracadey8361
    @khadracadey8361 3 роки тому

    magacagu waa cisman rashiid caruush zxp ganacsiga waan tageera waxan haystaa tuugan yar waxana ku so bilaabay ganacsiga basgiil kadib plastion2 ayaan gireenjiray kadib waxan yeeshay tuugan yar kadib waan sii dadalay magiici cuntada laga cuno ayaan sii yeeshay mudo shan bilood ayeey sii shayeysay zxp waxa i helaay shaqaalo xun anigu wan yaraa marka waayo arag ma aheen kadib zxp wan xidhay magicdii kadib zxp lacag xoogaya ayaan ka ururiyeey waxan iibsaday gaadhi ubaxa Boorama iyo jabuti qiimisu waxa aha4000$ kadib zxp birta waxba gama garaneey mudo wuxu si socday sadex bilood kadib wan ibiyaay wan ku dashaday inaan marka hore guri an ku dhistoo marka xigtana ku guursado sidi ayeey udhacday zxp October 19 2020 ayaan guursaday zxp marka zxp waxan doonayaa janis badan ayaan hayaaa waxad iga caawisa dhinac u mari lahaa

  • @hasanxbb9517
    @hasanxbb9517 5 років тому +1

    Mashlaah sxp waafikir fcn oo.somali kafaidankaro

    • @hamseabdi5491
      @hamseabdi5491 5 років тому

      mahadsanid
      digaaga dhaqashadoodu wx ay u baahan tahay
      cilmi iyo lacag

  • @adanabdullahimohamed593
    @adanabdullahimohamed593 3 роки тому

    Xagee ka heli karaa buuga bro

  • @fathihasson2341
    @fathihasson2341 4 роки тому +1

    Aniga ayaa ubaahan zxbo numberkaaga isoo qor waanan kaa faaidaystay xaqiiqatan aadban kugu mahad celinaya

  • @ahmetthaikal3657
    @ahmetthaikal3657 5 років тому +2

    Buuga sakariye xaagee ka heli karaaaa

  • @ibrahimosmantetane2426
    @ibrahimosmantetane2426 5 років тому +2

    Aadban kugu mahad naqaya sxb waxaan aad ula talin laha dhalan yarada tahriibaysa ee ku baxaysa lacag dhan 4 kun ama 5 kun in ay ganacsi ku samestan mel fcn ayad ka tagabatay sxb adban kga mahad naqaya runtiii

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 6 років тому

    Masha allh walalkey ganacsiga waawax ficn dalkeena waa inan waxkusokordhinaa

  • @hassanhussein5285
    @hassanhussein5285 5 років тому

    Sideen kuula soo xidhiidhaa bro

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 5 років тому

    Sakariye sxb waad mahad santahey
    I hope hadi mar aad wadan ka kuso noqoto
    Inshalaah I coming to hargeisa or laascaanood inshalaah

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms4894 6 років тому +12

    Wow maanta 1 plz subscribers

    • @Lamahurantv
      @Lamahurantv 5 років тому

      Ali Ak Vloger Adna ku qabo sxb.

  • @abdhulaahimohamed1442
    @abdhulaahimohamed1442 2 роки тому

    Wll anigaa rabo buuga iyo meshiinka

  • @luulmacalin5016
    @luulmacalin5016 4 роки тому

    Walal wad maha santahy

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 2 роки тому

    Mahadsanid wll qaali
    Mashinku waa imsa qimihiisu ?

  • @user-tn5vu4gs7e
    @user-tn5vu4gs7e 3 роки тому

    Asc walalal waxaan ku weydiina digaag hilibka leh ugun ma dhalayaan ugunteedane mana la dilaaci karaa

  • @leilasaidsiyad377
    @leilasaidsiyad377 5 років тому

    asc wll mahdsanid sida ad u bararujineso dhalinyarta somaliyed waxan raba inan ku su,aalo ukunta ama beydka lagu bacrimenayo mashinka ma mid goni ah mise ukunta digaagada dhasho e laga helo xafadaha iyo badiyaha iyadana wa lagu qarxi karaa meshinka mhdsand

  • @Xaliima
    @Xaliima 2 роки тому

    Mashinka

  • @alsadaqaadfoundationgourp8229

    Sxb korinteda ayaa ku dhibanahay ee xogaa taloyin ma isii kartaa

  • @nuuxsiidcali3582
    @nuuxsiidcali3582 2 роки тому

    Saxib hadan heysanin qarash hadana aan jeclahay mashruucas maxaa igula talineysaa meeqaa ku kacayso mashruca noo sheek sxb thank you👍👍

  • @xabiiboisxaaq5459
    @xabiiboisxaaq5459 3 роки тому

    Wll aniga aya ubahan mashinka sidenkuhela

  • @waajidmediagroup1365
    @waajidmediagroup1365 Рік тому

    Maxamedeeq

  • @user-tf1vx9hq2c
    @user-tf1vx9hq2c Рік тому

    Wll ANIGA ayaa doonayo

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 3 роки тому

    Walal lacagta iga soo galaysa iyo saan u iibinayo meelaha aan ka iibinayo imisa nooc baa la iga iibsan karaa isagoo nool mise isagoo ukun ah pls iiga soo jawaab Walal

  • @mohamedabikar4377
    @mohamedabikar4377 2 роки тому

    walal buugaas ayaan u baahanahay

  • @dablemedia5879
    @dablemedia5879 5 років тому +1

    Buga xageen kahelaaa galgadud an joga asagoo soft ah ma isoo diri kartaa

  • @daauudquule7525
    @daauudquule7525 4 роки тому

    sxb magacagu waa Daauud waxan jogaa galkacyo sxb waxan u bahanahay mishinkah ee igala soxa riir

  • @muniridris8862
    @muniridris8862 3 роки тому

    Walaakey waxaan joogaa kenya gaar ahaan magaalada mandhera waxaan mashiimada digaaga mida ukunta lagu qarxiyo iyo mida qalo ii soo sheeg beecooda adiga oo mahadsan

  • @hodancabdi4111
    @hodancabdi4111 3 роки тому

    Shugran wll qiimihisa was imisa qalabkodhan

  • @hodanmaxamed6780
    @hodanmaxamed6780 5 років тому

    Wll aad baad u mahadsantahy waxanu kaa codanayaa inaas igu xisho hay adahaas wayo hlmashruucaasan doonayaa inaan bilaabo dhawaan insha allh iyo sidoo kale qlabkaa