wadanka china 2015 waxa ka baxay shirkadii ugu danbeysay ey yahuda laheyd dalkas . kadib wasirka arimaha gudaha chinaha oo idacada la hadlaya aya shirkada yahuda oo isbixin weysay kadibna burburtay aya la weydiyay woxo dhahay wadankan shirkad ajanabi ah kama shaqeyn karto wayoo dadka u dhashay aya u istagay iney ka shaqestan ..marka waa iney somali u istagtaa wadankeda
Masha Allah. Raggaan ayaa dalku u baahanyahay hal abuurka iyo hamiga sare leh aan lacag sida loo urursado uun ka fikireen balse dadkooda horumar lixaadle u horseeda. Alle ha u barakeeyo shaqadooda wanaagsan. Hambalyo ayaan leeyahay Abdallah
Maasha Allah tabaaraka Allah walaalo ilaahay ha kula garab galo , ilaahay na waxaan ka baryaya dalkeenoo nabada . Amisom iyo wixii qudhuna ee daba socdana ilaahay inaga qabto. In shaa Allah
Salaam Cabdalla Xasan. Walaal you are doing a GREAT job! maa shaa Allaah. Su'aal: digaaga ma gallay baad cunto ahaan u siisaan? Waxan arkay qayb digaaga ka mida oo cage free ah iyo kuwo kaloo xaraysan. Sidee u kala qaybisaan?
Waa arin aad u wanaagsan oo ku dayasho wacan. waa ceeb in digaag ama liin la nooga keeno dibada anagoo dhul barwaaqo ah leh dadkeenana shaqo la aan ay yihiin. Waa mahadsantihiin
Asc Ninkan dhalinyarada ah halkee lagala xiriiraa ma muqdisho yaa i siini kara taleefoonkiisa iyo halka lagala xiriirayo please qofkii haya xiriirkiisa ama garanayao meesha laga helo
Mashalah wa talab ficanod qaden, wana sax ceebey nagu tahay in ukun, istiraasho iyo findhicil iyo sidoo kale taraqa in nola so dhoofiyo. Adeega bulshada u heeysin wada lkn shuraako ma gadiin shirkadina lacala hadu rabo qof inu qeeb ka noqdo maalgashadayasha shirkadina.
Doorooyinka waxa uegyihiin kuwa ama nooca ingriiska qaarkood digaaga guduudan ama cas ayaa ukumahooda aad ufiicanyihiin qaasatan ukumaha guduudan protons kalasiinaayo dibada maa laidiinka keenaa mise adinkaa dalka kusameeya ileen waxaa loobaahanyahay in protino badan lasiiyo si ay udhasho ukumo tayo leh
Libaax libaax dhalay, 1000 isagoo kale ah hadii la heli lahaa meel baaynu gaari lahaayn, inadr halkaas kaga haay ilaahayna hakuu barakeeyo. Amin Amin .
Ninkaan dhallinyarada ah haloo duceeyo, magiciisa iyo madixiisa in Alle raajiyo.
Xagee laydinka helaa sida tel whatsapp iwm
@@adamhersi6749 walal
MashaAllah. True Somali hard working men. I'm very inspired by them
Sides naan u iibsan karat digaaga anoo hoofs garoowe
Waxaa ubaahanahay digaaga waxaa joogaa saxiib garoowe qiimaha teleefanka lagaahelikaro taleefankaygu was 0907615410
saaxiib side Kula sooxiriira me gave maxnamed Ahmad telku was 0615538857 mashed sanid
Are you Somali
Halkee lagala xariiri karaa ?
Address-kiisa iyo magaca shirkada ma ku xusna fiidiyowga(video)
xamar ku talaa aar ahan Xaryaale xarumo badan oo kale ne way leedahay Somali Fish and checking
wadanka china 2015 waxa ka baxay shirkadii ugu danbeysay ey yahuda laheyd dalkas . kadib wasirka arimaha gudaha chinaha oo idacada la hadlaya aya shirkada yahuda oo isbixin weysay kadibna burburtay aya la weydiyay woxo dhahay wadankan shirkad ajanabi ah kama shaqeyn karto wayoo dadka u dhashay aya u istagay iney ka shaqestan ..marka waa iney somali u istagtaa wadankeda
Rag waa kuwaan. Dalkooda ayey imaan ku qabaan. Alle ayaa idinla jirro ee jirra oo joogo. Wadaninimada, hufnaanta iyo dabac sanaanta ku muuqata bal illa arko. Waa rag boqol xaniyood leh.wallahi yarka hadalkiisa wuu iqan ciyey.
Abdullahy mohammed runta ayad kahadashay
Aragti dheerbuu leeyahay ninkaan masha Allah horey usoco sxb
Masha Allah. Raggaan ayaa dalku u baahanyahay hal abuurka iyo hamiga sare leh aan lacag sida loo urursado uun ka fikireen balse dadkooda horumar lixaadle u horseeda. Alle ha u barakeeyo shaqadooda wanaagsan. Hambalyo ayaan leeyahay Abdallah
Masha Allah, you will succeed, Allah Kareem...
Thank you for your advice me . And I shall want to start poultry farm .I want mo experience and menage. I want advice please help me
Sxb waxan rabaa digaagada inaan dhaqdo balse waxa kabaqyaa xunuuno ineyku dhacan wax dawa ahna aan u wayo eesaxib hadii adiga cawin karto xaga dawada iyo halkan kaheli karo wanjeclaa?
rag iga deh guul walal wa diragalin runtii mahadsanid
Mnsha Allah 😍🙌• Hormar wacan Wll
Walaalle waxaan haystaa digaag xaafadèed waxaa raabaa in liikor dhiyo
Masha-Allah tabaraka-lllahu fiik
Walal wilkan halku joga, side ula xirir kara? please
Asc, telephone-kiina in aad noo soo qortaan ayaan jeclaan leheen.
Maasha Allah tabaaraka Allah walaalo ilaahay ha kula garab galo , ilaahay na waxaan ka baryaya dalkeenoo nabada . Amisom iyo wixii qudhuna ee daba socdana ilaahay inaga qabto. In shaa Allah
Maashaa allah aad ayaan ugu faraxsanahay shaqadaan aad umada uhaysaan dalka hadaan joogilahaa walaahi waan dhaqan lahaa aad ayaan ujeclahay digaaga
Halkee aayaan kala xariiri karnaa wll adoo mahad San ?
6Sano kadib ayaa muqaalkan arkay iA waxaa rajeena Sanado kadib muuqalkan kusoo laaban doona.
15/0823 AddisAbab/Ethopia🇪🇹.
May Allah protect to you and your family
Asc wll, waxan uu baahnhy contact inaakan
fadlan iga caawiya in aan helo telefoonka khabirkan digaaga dhaqaya waan u baahnahaye
Wow amazing work 👏 brother 👏
Masha allah waxaan idiin rajeynayaa Guul..
mahadsanid dalsoor iyo poultry farming co.
CODSI
arintaan waan daneeyaya dalsoor waxaan kaa codsan lahaa inaad isii meelaan kala xariiro ( tell or email ) shirka si aan information intaan kabadan ugu helo ULA xariiro
kalas soox irii telfonadaan +252616304429/+252619009288 E-mail address : somalipoultryfarm@gmail.com www.somalipoultryfarm.com
@@somalipoultryfarm4662 walal maso boqan kara xarundiina yacni dawasho ma u iman karaa hal malin marki aan dalka imaado hada qurbaha ayan jogaye
+Somali Poultry farm tnkz
We're can I contact with this guy
Salaam Cabdalla Xasan. Walaal you are doing a GREAT job! maa shaa Allaah. Su'aal: digaaga ma gallay baad cunto ahaan u siisaan? Waxan arkay qayb digaaga ka mida oo cage free ah iyo kuwo kaloo xaraysan. Sidee u kala qaybisaan?
Dr waad mahadsantay waamuhiim xoola dhaqashadu
m,a allaha kuu barakeeyo wllo xaruntaada xgee kutalaaa
Waa nin deeqsi ah. Wax qabso oo aan isla shaqaysano wax dhaamo ruux ku dhihi lahaa maleh!.
Wallaal numberkisa ayaa rabaa wallaalkena mashrucan.
Waxaan idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASC.
Walaal waxaan kaa codsanayaa oin aad ii sheegro halka ey ku taallo xaruntan.
Sidee loo daaweeyaa🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
mash alaaah walal waxaan bilaabi rabaa mashruuc digaag ee intee kaala soo xiriiri karaaaa
Manshallah waye wlhii
waxan kalooon ubaahanay qalabka lagu dhaqo mar marka nasii lmbrkaaga si aan kuula soo xidhiidhno
waxey mudanyihiin mahad naq allaha barakeeyo
Caqabad waxa ah ninkaan meel lagala xiriiro malahan
Walaal waan dhaqdaa wayna dhintaan sudeen udaaweeya
Waa arin aad u wanaagsan oo ku dayasho wacan. waa ceeb in digaag ama liin la nooga keeno dibada anagoo dhul barwaaqo ah leh dadkeenana shaqo la aan ay yihiin. Waa mahadsantihiin
Asc Ninkan dhalinyarada ah halkee lagala xiriiraa ma muqdisho yaa i siini kara taleefoonkiisa iyo halka lagala xiriirayo please qofkii haya xiriirkiisa ama garanayao meesha laga helo
Ninkaan tababarka free ga bixinaya waan ubaahanahay ee xageen ugu hagaagaa
Excellenc
Wll Ani igu caawi noo inan iduku Soo biiro please
Mash ALLHA BARNAAMIJKAAN HADAAN RABAAAA
MashAllah. But trying to make it ethical and free range like the first lot would be better
Number inoo so diray wll
Mashalah wa talab ficanod qaden, wana sax ceebey nagu tahay in ukun, istiraasho iyo findhicil iyo sidoo kale taraqa in nola so dhoofiyo. Adeega bulshada u heeysin wada lkn shuraako ma gadiin shirkadina lacala hadu rabo qof inu qeeb ka noqdo maalgashadayasha shirkadina.
Contact information.. Xagee lagala xiriiraa.. Maadan soo qorinahee
kalas soox irii telfonadaan +252616304429/+252619009288 E-mail address : somalipoultryfarm@gmail.com www.somalipoultryfarm.com
@@somalipoultryfarm4662 Asc wllo waan ku salamaya waxan doonaya inaan fahafahina ka wayadiiyo diiga arimahas
wll wxaan rabnaa inaad naga garabsiiso qaabka loo dhago digaaga
Mashaa alaah alaah kuu barakeeyo wlle lakiin lanbarkaaga iyo adreskaga nasii si aan kaga faidaysano
Inte ka heli kara zxip musulkan qibrad karab iyo garab
Sxb meel aan idinkala soo xiriiro ii sheega
Waa arin aad u wanaagsan waana shaqo abuur ay ku fiican tahay in la hormariyo
Maashaa'allaah
Aslaamu caleekum sideen uheli karaa digaa gaaraayo 50 xabo
Guuuuuul soomaaliya insha Allahs Horumar wacan
Lanbarkaaga
Sxp sidee baan kuula soo xariiri karaa
Waxaan ubaahnahay inkaas lamabrkiisa digaag ayaan bilqabay
Maasha Allah hmblyo hmblyo mblyo hmblyo wll
Wll lambarkiisa qofkii hayo hailasoo wadaago
Mash Allah horay usoco
Masha Allah keep moving
Walaal lambarka ninkan bal iinsoo qabo
Manshaallah brother mine nice job
Good job guys
THANKS DALSOOR....
ninkaan waa rabi lahaaa ee xaruntooda xage ku talaaa?yaa igu caawi kara
shirkadaan magaceedu waa somali fish and checking waxay ku taal magaalada muqdisho gaar ahaan Degmada Deyniile
mashruucaan waan u bahantahay ee xaggeen ka bilabaa
asc bahda dalsor wan idin salamay sidee ayan ku heli garaaa ciwanka
Masha Allah
aniga ubaahn sxb ina wax iga sheekto digaga wll inte kahela
digaag dhaqdo rbee
Zxb nabarkaaga
Zxb nanbarkaaga
MAHADSANIDIIN, DALSOOR
Masha allah xagee ka helaa
masha Allah allah dalka ha inoo hagaajiyo ha wanaajiyo
𝙈𝙖𝙨𝙝𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 👍🏿
Anaa raba inaa dhaqo digaag badan 1kun+ waxan rabaa Ukun fcn oo digaag fcn ah waxaa rabaa inaa kudhaqo gobolka Awdal gaar ahaan degmada Dilla markaa Fadlan waxaa rabaa qof iga caawiya ukuntaa sidaa u heli karo
Waan jeclahay xageen ka heli karaa walal
maasha allah
Waa nin fiican masha alaah
wow masha Allah dooro aad ayaan ujeclahay
M.allah
War ninkaaan labarkiisa ma inka helayaaa digaaag dhaqasho ayaaan ku tala jiraaaye plz igu caaawiyaa wax badan buu iga cawinayaaaye
maashaa alaah dalku waxu u baahanyahay dad sedan oo kale u fakara ee uma bahna dad ku fakara jeebku side ayaad ku buuxsataan oo kaliya ,
Mashalaah waa fresh
Guul inshalaha Somali
Doorooyinka waxa uegyihiin kuwa ama nooca ingriiska qaarkood digaaga guduudan ama cas ayaa ukumahooda aad ufiicanyihiin qaasatan ukumaha guduudan protons kalasiinaayo dibada maa laidiinka keenaa mise adinkaa dalka kusameeya ileen waxaa loobaahanyahay in protino badan lasiiyo si ay udhasho ukumo tayo leh
Fadlan waxaan ubaahnahy wiilkan halka laga helo nuberkiisa si codsi ah
Saxiib xageen kaala soo xiriirnaa
Xageen ka helikaraa digaagan waxan rabaa in aan dhistee
Aniga 49 xaabo aya ijogta shaan xaabo kamiid ukumo Ayeey kuu fadiyaan tuu walbo sideed Ayeey kufadida , haadu ilahi nawaad kuu kiciiyo 40 xaabo okale aya igu darsateey , haal xaabo ayaan kaa bilabeey
hal xabo kaliya miya dhalay 40 xabo m.a
mashalaah ilaah haku barakeeyo aboowe adoo
mansha allaah
mch allah
I love chicken
mash aallah
ILAAHAY ha idin garab galo. Bogaadin wad uqalantane. wa la'idin xusi doonaa