ASAD HAGIO IYO BAABA JEEY BEESEEY BIXIYAAN BROTHER-KEEYGIYOOW!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 54

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  25 днів тому +6

    ua-cam.com/video/lULMOgbJiZQ/v-deo.html
    WAAKANA CHANNELKEENA KALLE FADLAN SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN!

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 25 днів тому +9

    Maasha Allaah Naciimo Cadey waad la talisey waadna dhiirri gelisey runtii kheyr Allaah ha ku siiyo

  • @AashasaidShire
    @AashasaidShire 25 днів тому +7

    Allah u akbar

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 25 днів тому +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 25 днів тому +4

    Walashey nacimoy waad wanisay Tala ficana waad sesay MashaAllah somalida waxay dahda adun basar akhirana camal.....❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 22 дні тому

    Mashallah amen amazing sister always 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 25 днів тому +2

    Masha Allaah waa sax 💯✅ sister wcs wr wb welcome back ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 25 днів тому +3

    Manshaallah waa sax dhiragalin buuxdo ayaa sisay nacimo hadal qurux qalbi dajiso jazakallah kheyr 🥰 ajar alah ka siyo walal mcn

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 25 днів тому +1

    Mashallah mashallah great advice sister. Keep up the good work Alhamdulilah

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 25 днів тому +2

    Ameen Ameen Ameen Ameen ya Rabeel calameen ❤❤

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 24 дні тому

    Masha Allah sax waye walashey ❤❤

  • @Vcxzvcxzvcxz
    @Vcxzvcxzvcxz 24 дні тому

    Masha allaah wll

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 25 днів тому +1

    Masha allha allha haku xifdiyo xbtiii

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 25 днів тому +2

    Asaalam Aleikum walashey nacimo cadey. Waan kusalamaya iin badan adhi iyo familkaga quruxda badan mashaAllah. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 днів тому +1

    Maasha allaah niciimo

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 25 днів тому +1

    Mashaa allaah maarakallaahufiik

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 25 днів тому

    Mashallah Nimco illaahay a ku barakeyo

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 25 днів тому +1

    Maasha Allah tabarakallah habo naciima ilaahay ha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 25 днів тому +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 24 дні тому

    Mash Allah Sax 👏👏

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 25 днів тому +2

    Masha Allah habo mcn Allah KU dhowro

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 25 днів тому +4

    Abayo waad dhiira galisay lkn taliye kadhey waxaa iiga sii daran wiil adna dhabarka ka jabay oo gaari ku fadhiyo hooyo aabo way ka dhinteen walaalna ma haysto lamaba dhalan ilaahay rizqigiisu waa waasac lkn wuxuu dhahay cid aan ku tiirsanahay malahan malaysia wuxuu uyimid jidad xumida wadankii ka jirta waxaan rajaynaa inuu caawnaad helo

  • @aminaali8680
    @aminaali8680 25 днів тому +2

    Taladaan Taliye Kaasheey oo kaliya kuma socoto ee waxey ku socotaa anagoo dhan qof kuu doono Ha ahaado, wax walba waxey ku fican yihiin Inaad adi qabsato, gacan hoorsiga iyo Niyad Jabka ilaahey hanaga Haayo.. Nacimo ukhti filLaah Ajar Alaha Kaasiyo.

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 25 днів тому +3

    Naciimooy waku salaamay seeiitihiin adiga iyo family dhamaantiin xagee kaala soo xiriiraa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  25 днів тому +1

      Hada lee maa iwarsaneeysaa?? Marhoraan mooday inaad heeysatid!

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 25 днів тому +1

      Haa mahayo abayo wlahi wax badan wakaa cududaartay waayo mashquulkaaga badan Ana sido kale.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  25 днів тому +2

      @@abdimalikyare7940
      +358 40 366 5082, iska hubi koowga horre inuu sax kuu yahay, iisoo qor waxaan kugu aqoonsado!

  • @dianarome4941
    @dianarome4941 25 днів тому +1

    Whli run❤

  • @leylahasan9702
    @leylahasan9702 25 днів тому +4

    Asc abyo mcnto waku farax sanahay in an noqdo qofki uguhoreyay kow furo wuuuuuuw fidiyog oo leg saaro

  • @FowziyaAhmed-zt7zx
    @FowziyaAhmed-zt7zx 24 дні тому

    Masha allah viva reer Hiiraan Buula burte my dhiiga naciimooy ikacay dhiga miya ❤❤❤

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 24 дні тому

    wlhi waa run

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 днів тому

    Hore u soco from Laascaanood

  • @farxiyadagenkwt8428
    @farxiyadagenkwt8428 24 дні тому

    Sax wlhi

  • @shahad2629
    @shahad2629 25 днів тому +2

    niciimo khofka waxaa laga rabaa in uu da daalo goolkiisa wuu gaaraa laakiin hadan dhaho gac maha aan isisaaranaa maxaa faa iiday marka kaligiis haduu soo fadhiisto uu dadaalo waa gaaraa see waaye

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 25 днів тому

    Asad Haji walahiis baa garab team 27 wuu heystaa oo 24 gurigiisa jooga

  • @abdirahmanmahamed8966
    @abdirahmanmahamed8966 25 днів тому

    Run badanidaaa

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 25 днів тому

    SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 24 дні тому

    walaahi waa run intan haysano waa inaan ku xamdinaa

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2j 25 днів тому +1

    Inta soodhig janalkis

  • @fardowsaibrahi9422
    @fardowsaibrahi9422 25 днів тому +1

    Abayo nambarkaga rabaa

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 24 дні тому

    Horta mar kasta ma ah in walal la isku xiro,Sanadadan danbe walalka wa ka guuray walalkii la arki jiray wayo Somalidi hore waxa la ahaa dad deegan hal guri ama xafad ku wada nool oo dhaqale yar ama wayen ku wada nool. Walalka mantay wa mid dagalki sokeey sameeyay oo midba wadan kale la daala dhacay, marka qofka wa in u is amina in u horumar gari karo ama u is badal keeni karo, dhalinyartane ilahay caafimadkod ha u siyaaadiyo han noqdan kuwo lagu daydo

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 25 днів тому +1

    Niyada waxba ha iska jabin wayo dad layskuma Haleyo Allah talo saro kolsoni aya ka maqan