SAMIIR ZAAM FT RAHMA HASSAN || ISHQI || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • samiir.fanlink...
    SAMIIR ZAAM FT RAHMA HASSAN || CISHQI || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023
    Lyrics : Nasteexa Cali
    Melody & Music: Nat studio
    Directed by Garasho
    Camera & Edit : Kabacade Films
    Maneged by GProduction
    PLEASE DONT REUPLOAD THE VIDEO COPYRIGHT PROTECTED

КОМЕНТАРІ • 147

  • @samiirzaam
    @samiirzaam  11 місяців тому +65

    Indhahaygu Muuqagaa
    Jecelaa ilwaadkaaga
    Farxadiyo odhaahdaadan
    U Nuglaa Dareenkeeygu.
    La Fadhiga Ag'joogaaga
    Istareexa Nolosheena
    Axdigiyo Jacaylkeenu
    Waa Mid aan dhamaneynin.
    Ku aflaxay Xasuusteenaa
    Ma Anbado nin kula joogo
    Ma ilmeeyo ruux Maalin
    Ku arka ku dheehda adiga.
    Waxaad tahay awoodeyda
    Arxan iyo itaalkeeygaa
    Inyaroon ku waayaanaa
    Waa urugo Xaalkeeygu.
    Eegmada Jaleecaagaa
    Markad eegto dhinacayga
    Ishqibaa Siyaadayaa
    Aan Lahayn xuduud joogta.
    Iyo Aalad Qabanaaya

  • @MowliidMahad
    @MowliidMahad 11 місяців тому +10

    1M LIKE ISARA ANI & HESTA 👍😂😂

  • @kingupdirahman5917
    @kingupdirahman5917 11 місяців тому +5

    Labadaan codkooda wey isku soo baxaayaan hindi camal wye😂❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 11 місяців тому +3

    Hesaha qur,aanka alle ayaa ka macan dhagesiyoda ❤

  • @SalebanGaxnuug-bf4je
    @SalebanGaxnuug-bf4je 11 місяців тому +2

    Lambada fanaan oo cod macaan markay isracan waa malab❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @ciyowcabdi9968
    @ciyowcabdi9968 11 місяців тому +7

    Best zong ❤❤❤😮

  • @Manalmoha-g2i
    @Manalmoha-g2i 10 місяців тому

    waw zamiir zaam

  • @wllkotongo7276
    @wllkotongo7276 11 місяців тому +2

    Zamiir Saam best fanan Keep going pro🎉😢

  • @naimahasan7882
    @naimahasan7882 11 місяців тому +1

    Woww rahma and my brother samir you have a cold ❄️ voice geep going my brothers❤❤❤❤

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 11 місяців тому +2

    🎉🎉🎉 on fire zaam and Rahma 🎉

  • @HamdiAbdi-c8g
    @HamdiAbdi-c8g 9 місяців тому

    Masha allah abowe❤❤❤❤

  • @XUSEENCUMAR-t8v
    @XUSEENCUMAR-t8v 11 місяців тому +2

    Waw hees kala kacsan waa ideegday wllhi❤❤❤

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 11 місяців тому +2

    It’s On Fire Zamiir And Rahma🎉

  • @ibarahimyahyeh9030
    @ibarahimyahyeh9030 11 місяців тому +2

    Rahma hassan voila le chonso Goldan voice ❤

  • @HamdiAbdi-c8g
    @HamdiAbdi-c8g 9 місяців тому

    Masha allah abyo rahma❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Manalmoha-g2i
    @Manalmoha-g2i 10 місяців тому

    waaw rahma hazan

  • @djmoneyman
    @djmoneyman 11 місяців тому +3

    BEST COLLAB ❤🇸🇴💯

  • @NasteexoMahammed
    @NasteexoMahammed 11 місяців тому

    Woow🎉❤

  • @moyoung4309
    @moyoung4309 11 місяців тому

    guleyso sxb inteey guuljirto

  • @princeguleidofficial2173
    @princeguleidofficial2173 11 місяців тому +1

    la Iskamaba walayo wlhi samiir zaam ❤

  • @Ragmaciile
    @Ragmaciile 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @marwaanmuuse123
    @marwaanmuuse123 11 місяців тому

    Waw sxb kakaliye kufano sxb adi salx wa iniwat sxb

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 11 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 11 місяців тому +1

    TEAM NO MUSIC 🎶
    HEESO BILAA MUSIC 🎶

  • @AbdillahiMoustapha-u1n
    @AbdillahiMoustapha-u1n 6 місяців тому

  • @CMSTUDIO2
    @CMSTUDIO2 11 місяців тому +1

    Inta aan xariirka laheyn dareentay xanuunka Sida anigoo kale like lee ii saara pes

  • @SabnaYusuf-ug8mb
    @SabnaYusuf-ug8mb 11 місяців тому +1

    Cod io laxan heestaan wey u dhamestiranthy waayo 2 qof laxan mcn is heleen❤❤❤❤❤❤

  • @asmo2024
    @asmo2024 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiQadar-pv4zb
    @CabdiQadar-pv4zb 11 місяців тому +1

    Lasoo dhaqso 😊

  • @SudaysiiYare
    @SudaysiiYare 11 місяців тому

    ❤❤❤❤🇬🇭🇬🇭🇬🇭

  • @ibrahimcali7653
    @ibrahimcali7653 11 місяців тому

    SaaS waaye🎉

  • @ahmedjamal8160
    @ahmedjamal8160 11 місяців тому +8

    Wow🎉 Best Collaboration by the Best ever Voices ❤

  • @HawaHawajr
    @HawaHawajr 11 місяців тому +1

    Dadkaygi an jecla ❤ raxmo iyo samir

  • @احمدالحبيبالمعمري
    @احمدالحبيبالمعمري 5 місяців тому

    M.a Rahman

  • @captainsee780
    @captainsee780 11 місяців тому +2

    Pure talent 🎉

  • @xujowibnuadow4337
    @xujowibnuadow4337 11 місяців тому +1

    Samiir boqorka codka wan ku wataa wll guuleyso 🙏

  • @HamdiAbdi-c8g
    @HamdiAbdi-c8g 7 місяців тому

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbshirYusuf-l9n
    @AbshirYusuf-l9n 11 місяців тому +1

    Waan Fulayay Hees QalbiGa Shideyso Inaad Noo Soo Qaadeysid

  • @mohmali1m
    @mohmali1m 11 місяців тому +1

    Best song❤🎉

  • @SadiqYaxye-q3f
    @SadiqYaxye-q3f 11 місяців тому +2

    Sacadanna maba dhaqaqaysoba

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 11 місяців тому

    🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 11 місяців тому

    👌✌🏽

  • @SadiqYaxye-q3f
    @SadiqYaxye-q3f 11 місяців тому

    2m in Sha allh

  • @MohamedSayidali-r1e
    @MohamedSayidali-r1e 10 місяців тому

    Acute voice and sweat voice collect keep going bloods

  • @AjeyqalbiQalbi-ry8km
    @AjeyqalbiQalbi-ry8km 11 місяців тому +1

    Raxma codkedah waxkale waye❤❤

  • @mckalaaychannel4588
    @mckalaaychannel4588 11 місяців тому

    waaw Best Best son

  • @KamalShirwac-wo8lc
    @KamalShirwac-wo8lc 11 місяців тому +1

    Inta ka heshay like isara

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂AR ILOVE You ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaylebariisofficial4529
    @xaylebariisofficial4529 11 місяців тому

    Heees weydhaftey tan ❤😢

  • @omaryamani7301
    @omaryamani7301 11 місяців тому

    Wow amazing

  • @AbdirahmanAli-c8v
    @AbdirahmanAli-c8v 11 місяців тому +3

    My two favorite i wish you will do more songs together ❤

  • @Abdikhani_filims
    @Abdikhani_filims 11 місяців тому

    Best song

  • @c.xamiidqaasim7861
    @c.xamiidqaasim7861 11 місяців тому

    Xabadaan Codkeed Xaada i Kicize Hees io Bar

  • @khadarcabdi5594
    @khadarcabdi5594 11 місяців тому

    We look

  • @aadandaahirxasan7273
    @aadandaahirxasan7273 11 місяців тому

    ❤war😂asxbey❤heeta❤waan❤sugi❤la😂ahay😂cnl❤❤❤❤❤❤❤

  • @qamarabdullahi3392
    @qamarabdullahi3392 10 місяців тому

    War samir waxan ahayn isku callass

  • @XamseMaro
    @XamseMaro 2 місяці тому

    Waxaad rabtiin inaad produced iska badashiin

  • @hiboaadan7297
    @hiboaadan7297 11 місяців тому

    Samiir heesta kaligisa qadayo igu soconeyso😂

  • @updyzamed2062
    @updyzamed2062 11 місяців тому

    Heestan 5M Inay Kor Udhafeyso Shaki Kuma Jiro✅

  • @LiibanhasanKolompia-hk4nq
    @LiibanhasanKolompia-hk4nq 11 місяців тому

    Suhayb agtiisay ku qurx kuu taly raxma😂

  • @salahaadan8752
    @salahaadan8752 11 місяців тому +2

    Samir bahasha wan sugi la nahay

  • @Aminsaam
    @Aminsaam 11 місяців тому

    Labo hindi aya is haley
    Sharukhan iyo kajal oo somaliya 😂

  • @filim_123
    @filim_123 11 місяців тому +7

    Heestan xaladan ku suganhy ayey idamqineysa 😭😭😭😭
    Mid kale isku maraney mad i oran😭
    Nolosheyda oo dhan ayaan ka jeclaa waxan xasuustaa marka xanaqo sida fudud ee uu iraali-gelin jirey markaan wayey wuxuu ibarey xanuunka macnaha uu leyahy 😭😭😭😭💔💔cabdigeygii waxad aheyd rajada kaliya ee aan dunida kalahaa waxad iii ahayd nalkiii dunida nasiiip❤❤
    Waxan marey gadashaa waliba anigoo kaa filanayo maalmo qurux badan iyo nolol qurux badan balse taa calaf kuma aan yeelan gacaliye balse xasuustaada ayaa hanti ii noqotey 😭💔waligey dhib iyo murug maan ku marin 😭💔 kama qoomamenayo barashadada wayo rabi ayaa ku doorey qalbi aan waligeed ku khiyamin hal maalina xasuustada iloobin 💔😭 wado kasta oo aan kugu ilobi karilaha waxaad iga so xirtey malintan kuu arkey inaa muhiiim iii tahay ragoo dhan kaligaa kuu jecladey garabna ii aheyd waqtiga murugada iyo farxada 😭💔
    milgahedii nafteyda maad marin 💔
    markan ku wayey ooo aad iga fogatey waxan noqdey qof aad iftiinkii nolosha aad ka fogeysay 😭💔😭dartaa ayaan ugaley maalmo xanuun badan isbitalkasta ee la igeeyo daawo aan ku bogsado kama helin ilaa hada waan dayacanahay waliba dartaaa😭😭😭😭😭😭💔💔xasuuustada ayaa igu noqotey xanuun aan ka bogsan wayo 😭💔😭2018-2022 waxaad habeen kasta igu sexin jirtey ereyadadii macana adigoo cod aad udegan igu dhihi jirey la'aanta abaar iyo waliba magacaygii aad sida macan uqurxisey ee ahaa shamsuuuni💔😭 💔shamsuuni la aantaa waxey noqotey daciif noloshiii ka dhacdey💔😭 xiliyada qaar ciwankaga ayaan s0 booqdaa si aan habenkii xabadkeyga sawirkaaga usexiyo wliba anigoo ilmenayo ooo kuu ducenayo 😭💔 ma xasuusataa gacaliye malin aaan maqaxi wada joogney waxaad itir (shamso wan ku jeclahy waxana ahaanayaa garabkaaga waxana kaa balan qaadaya inaan hadii aan ku gursado nag kle kula guursan 😭💔waxa kaloo itiri macanto dartaa xanuun kasta inaan umaro ayaan diyaar uahay ooo aaan ku daryesho oo aan dhabta ubad aad hooyo utahy ku saaro aad jceyl ku barbaariso 😭💔)
    maan ku hilmamin gacaliye ❤❤
    11 august waxad guursatey gabar kale oo xaaskaga noqotey alllh isku kiin barakeyo awlaad baarina ha idin siiiyo 🤲😭
    Heestan markan dhageystey waxan soo xasuustey sabab la aantii aaad iiiga fogatey waliba adiga oo iii balan qadey inaaan ahaanayo agtaada waqti kasta 😭😭😭😭😭😭 waxaaan la ilmeeenayaaa sbb la aaantiii aaan kugu wayey habeeenkii igu kaa danbesay waxay ahyd 10/7/2021 ereygiii igu ka danbeyey wuxuu ahaaa wan ku jeclahy💔 maxaaaaan ku wayey mcne sabb la aaaaan 💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭xariiir kasta ooo aaan gadashaa sameyey waxaaan noqdey mid ku cajista eee sawirkaaga uun ku nafista heeer waxaan maraa aaan sawirkaaaga usheego dhib kastooo iheysta wliba anigo ilmeenayo 💔😭
    wan ku xiiiiisey gacaliye wan ku jecelahy wan ku jeclan dona intaaan nolahy ❤❤❤ kama quusan wayoo qalbigeyga ayaad jaceyl ku abuuratey kuna dhex noshahy wan ka sheken donaa wayahena quruxda badnaa dartaa inaan u ilmeeyo waxey ii tahy nafis aan kurbada isaga yarenayo😭😭😭😭intaad qalbigeyga degantahy wan ku ilmen dooonaa macnow wana kuso ducenaya inaad farxad igu nolaaato ❤rabi ha ku xafido ❤
    2023 sanadka cusub waxan rabi kabaryaya in nolol qurux badan ooo ii kheyra isiiyo inta qalbiga ka dhawacan sideyda oo kle rabi ha uqabojiyo🤲😭💔😭❤❤

    • @israyusuf7503
      @israyusuf7503 11 місяців тому

      Nolol farxad leh kuu rajaynaa wllshay❤😭

    • @MahamedChmpion
      @MahamedChmpion 11 місяців тому

      Nonol farxadleh kurajaynayaa Hno mcn

  • @CawaaleKhadar-f6l
    @CawaaleKhadar-f6l 11 місяців тому

    ❤❤❤

  • @Ragmaciile
    @Ragmaciile 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Shaafici6sharmaake
    @Shaafici6sharmaake 11 місяців тому +10

    Heestan haf million like isara😂

  • @FatimaMubarak-w6g
    @FatimaMubarak-w6g 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Mujaahid83
    @Mujaahid83 11 місяців тому +10

    Golden Voices Rahma And Samiir ❤ What A collabration

  • @Usepher
    @Usepher 10 місяців тому +4

    Dad baa is helay ❤

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤habibi je taime toi ❤❤❤habibi AR Mash allah habibi ❤❤❤❤

  • @Haari980
    @Haari980 11 місяців тому +4

    𝗦𝗮𝗺𝗶𝗶𝗿 𝘇𝗮𝗮𝗺 𝗯𝗲𝘀𝘁 𝘀𝗶𝗻𝗴𝗲𝗿 ❤️🎵🎧

  • @Shiineaboow2707
    @Shiineaboow2707 11 місяців тому +4

    Sxp samiir zaam waan ku tayraa sxp noolwo😊😊

  • @abdisamad6863
    @abdisamad6863 11 місяців тому +5

    Best song 🎵 ❤️ rahma hassan ❤and samiir zaam 👌 👍 😍

  • @arjuuneshow1130
    @arjuuneshow1130 11 місяців тому +8

    Wow SamiirZaam❤
    Music 🎶 100%
    Voice 100%
    Camera 🎥 100%
    My favorite SamiirZaam ❤

  • @RudwaanCabdi-fh7om
    @RudwaanCabdi-fh7om 11 місяців тому +2

    FANS inaa reply usoo gasho ma dhacaysa

  • @axmedwarsame1568
    @axmedwarsame1568 11 місяців тому +2

    Maxaa ku dhacay hee

  • @naxowofficial1337
    @naxowofficial1337 11 місяців тому +1

    Labadan hindi da soomalida waye, cod halaasi

  • @XaliimoMohamed-jl1gf
    @XaliimoMohamed-jl1gf 11 місяців тому +2

    Ayy hees io badh ❤

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 11 місяців тому +2

    Samiir zaam iyo rahma Hassan fanaaniin Fanka noo shida🥰

  • @oskabare8825
    @oskabare8825 10 місяців тому +1

    Rahman hassan waan ku jeclahay hadaan nasib leeyahy xaaskeyga mar un noqo ❤❤❤❤

  • @ZupeerDoon
    @ZupeerDoon 11 місяців тому +2

    Wow cesh ala hees❤❤❤

  • @ibraahimak1658
    @ibraahimak1658 11 місяців тому +1

    Music 100.
    Voice 100
    Camera man 100

  • @dajiyafaysal7038
    @dajiyafaysal7038 11 місяців тому +2

    Wan ❤😅

  • @NasteexoMahammed
    @NasteexoMahammed 11 місяців тому +1

    Walhi labadi fanaaninta ugu cod mcn midkale soosameeya❤❤🎉

  • @axmedsaabir
    @axmedsaabir 11 місяців тому +2

    Hees iyo bar Fanan in qimo badan ❤

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 11 місяців тому +1

    Waw waw waw wa🎉❤ Heees way dhafty wlhi bilhi labadan cod waba kuwii la iskugu talo galy😮

  • @SawdaSiciid-gn6hi
    @SawdaSiciid-gn6hi 11 місяців тому +1

    Asc

  • @AmeinFaysal-g1x
    @AmeinFaysal-g1x 11 місяців тому +1

    Iga soo daa samiir

  • @TASLIINMAHAMED-x4j
    @TASLIINMAHAMED-x4j 11 місяців тому +2

    waaw ❤❤❤❤ samir & raxma

  • @yenussabdella
    @yenussabdella 9 місяців тому

    Alle kabaq aduunkan wad katagi, waana lagu suaali, adigaan waalidkaaga dafiray kanacaasiyay, hunguri dartiisa wadadi Alle kaleexday waxa haboon inaad is xasuusato Aabo.maanta wa aduun bari wa akhiro.

  • @AmirAmir-ip4gw
    @AmirAmir-ip4gw 11 місяців тому +1

    Je te kiffe trop te tjr belle ma cherie et ta belle voix

  • @mudugbila3126
    @mudugbila3126 11 місяців тому +1

    Love U Rahma Hassan❤

  • @SahalmaxamuudMaxamed
    @SahalmaxamuudMaxamed 11 місяців тому +1

    Boqorka jacaylka zaam❤️🤤🥀

  • @kingriyadze3996
    @kingriyadze3996 11 місяців тому +1

    Melody master
    fanna
    laxamiste
    musicista
    big fun samiir zaam.

  • @deeqojacelow6811
    @deeqojacelow6811 11 місяців тому +1

    Jah hees wey dhaaftay ❤❤❤🎉

  • @ilyaasAbiibbashiir
    @ilyaasAbiibbashiir 11 місяців тому

    Laxanka hesaha samir waa isku xadhiga ayuu u mara kala badal laxanka sii codkagu usoo baxo

  • @Bakar5033
    @Bakar5033 11 місяців тому

    War samiirow maxaa sameysay
    Muusigaan dananayaa bal eeg😅😅😅 yaa salaam

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 місяців тому

    ❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME AMOUR TOI habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SharmakeCade-d4d
    @SharmakeCade-d4d 11 місяців тому +1

    So daa sxp🤩

  • @Aniso-lj3gj
    @Aniso-lj3gj 8 місяців тому

    🥰🥰🥰❤❤❤❤☺☺☺😚😚😘😘😘🤗🤗🤗samir iyo raxmo