Samiir Zaam Maxay Ilmadaydu Uqori Magacaga 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2022
  • Samiir Zaam Maxay Ilmadaydu Uqori Magacaga 2022
    Lyrics : cabdiraxmaan maan
    Melody : Samiir Zaam
    Music : Furinle
    Acting
    Happy Ahmed Hilwa
    Farxaan ayman
    Directing & Camera Mame Dayax
    Maneged by Garasho Production
    PLEASE DONT REUPLOAD THE VIDEO COPYRIGHT PROTECTED

КОМЕНТАРІ • 379

  • @samiirzaam
    @samiirzaam  2 роки тому +212

    SIAAD ERAYADA UFAHANTO IYO QISADA FURO CC MEESHA AY KU QORANTAHAY MAHADSANIDIN IDN JECLAHAY DHAMAANTIIN

  • @mohamuudbiid1000
    @mohamuudbiid1000 2 роки тому +21

    Adoon iga maadsan 🥺
    markale I cidlaynin 😫
    miyuu Awoodin inuu maankagu 💔
    mar Qudha i xasuusto 😭🥺❤️
    Fanaan aan in badan tageero ❤️
    Samiir zaam🙏❤️Bowe Guulayso waligaa ❤️🥰

  • @drakeshadow435
    @drakeshadow435 2 роки тому +62

    Somaliyey Samiir saam iyo Mohamed romio Maxa koo xaqira
    wLahi somalida inta heesta wxy kaga duwan yihiin
    labadAn nin heeso wxy soo duban dareen ka had laya
    plz and plz xaqirada hala joojiyo somliyey
    waan ku sLamay wlly samiir saam ❤️

    • @najiibilyaas5206
      @najiibilyaas5206 2 роки тому +1

      Somali zhp xaqirad udaaa labo legend weeyi ragaaz

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 2 роки тому +1

      Haa wlhi been mha heestan way utaabatayy

    • @drakeshadow435
      @drakeshadow435 2 роки тому +1

      ​@@ifrahapdillahiciise8550 😰

    • @drakeshadow435
      @drakeshadow435 2 роки тому +1

      ​@@najiibilyaas5206 𝐇𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐥𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐰𝐚𝐲𝐞 ❤️💯
      𝐒𝐥𝐤𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐧 𝐥𝐞𝐡 𝐮𝐧𝐛𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐫𝐞𝐦𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐡𝐢 😫

  • @kasmaalprinting1093
    @kasmaalprinting1093 2 роки тому +5

    Adoon iga maadsan 🥺
    markale I cidlaynin 😫
    miyuu Awoodin inuu maankagu 💔
    mar Qudha i xasuusto 😭🥺❤️

  • @mansuurmohamed1738
    @mansuurmohamed1738 2 роки тому +21

    Jiilinkaga aso asaal ahaa ayad hadane happy oo an yaresan kusodartay muqalka inaba caadhi maahn wadgareysaa higsigaga walalo🔥🔥

  • @jabshepro
    @jabshepro 2 роки тому +48

    Samiir Zaam 🔥Another Song 100%
    Happy Ahmed 100%
    Farxaan Ayman 100%

  • @liibandhalo7959
    @liibandhalo7959 2 роки тому +4

    Walaahi heestu way dareen hadlaysa
    Legend Wan ku tageera wllhi dareenkayga Ayaad la shaqaysaa horumar paladhan ku rajaynayaa wll💔😥😥

  • @hamduush_official3478
    @hamduush_official3478 3 місяці тому

    farxada ha u ilobin murugadada👨‍⚕️ dhaqtarka❤❤❤ jaceelka ayaad tahay walaal keyga macn😉😉😉😉

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 2 роки тому +36

    Hees muuqaal iyo erayo fiucan waaye Gabdha ku jirtana she is so beautiful 😍 keep going fav singer♥️🥳

  • @faraska6229
    @faraska6229 2 роки тому +15

    Legend samiir zaam
    Boqorada quruxda happy ahmed🖤

  • @aminkey3416
    @aminkey3416 2 роки тому +23

    Hhhh"my danyeer" yaa ila arkay😅😅 anyways da song is awesome i can't stop listening🥰

  • @ayaanlemehrez1189
    @ayaanlemehrez1189 2 роки тому +7

    Really waxa tahay boqorka codka zhp wllhi xushmad baa kuhaya samiir zaam 🙏🥰

  • @najibjama8197
    @najibjama8197 2 роки тому +6

    Hees mizaan ahaan xul ah samiir zaam👑
    Jiliin iyo bar happyahmedhilwa🐎
    Caajib brother Zaam✋

  • @ezraizak6277
    @ezraizak6277 2 роки тому +6

    Heestan waxey ka hadleysaa nolosha hada aan ku suga nahay dhalinyaro ahaan qof aad jcshahay iyo qof aad lacagtiisa jcshahay 🥺😭☑️

  • @aminahmed7376
    @aminahmed7376 2 роки тому +18

    Heesta sidan uu sugayey
    iyo sidey uu macanatey
    Woow 👋 keep going 💪🏽👏
    Happy axmed 🤭

  • @camaarfilmsandvlogs7057
    @camaarfilmsandvlogs7057 2 роки тому +52

    With the best legends samiir zaam and dayax Respect My Brothers ❤️🤞🏻

  • @ayfaahmed127
    @ayfaahmed127 2 роки тому +2

    Ayyyy happy

  • @abdurahmaansamriye9748
    @abdurahmaansamriye9748 2 роки тому +5

    Somali music to the world, hore u soco saaxiib.
    Samiirka!!

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 2 роки тому +8

    Wow ani wlhei en ku Tagera samiirow hesahaga waa wada Jeclahay markaste hees darenkyga ka Hadlaysa so qaada ana waban kugu xidhanahay 😩 mxy ilmadayduH magaca uQoreysaa💔😞

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +8

    Wooo Heestan waa Hees Dhaaftay Zahip Guulayso Happy Happy Faraxsan Waa arkaa💯💙💙💙

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 2 роки тому +14

    Happy Legend waye
    Great Performance.. 🙌👊🏿

  • @umuzakiya620
    @umuzakiya620 Рік тому

    Anoo murug buxaa Maxeey ilmadu UU qori magacaaga🥺🥺🥺😫😫😫😩😩

  • @maameactionofficial9964
    @maameactionofficial9964 2 роки тому +15

    Markan Ku Yar Waayay Dareemay Maqnaanta 🤩😍🥰Hees Iyo Badh Macalimow

  • @sacidradwan7841
    @sacidradwan7841 Рік тому +1

    Waw waxa hesa ah yes

  • @adnakaahin1177
    @adnakaahin1177 11 місяців тому +1

    Runtii samiir zaam waa fanaanka kaliyen fanaanada ugu jeclahay ilhay haku barakeeyo wllo🥺❤

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 2 роки тому +5

    Happy darteed banku daawaday heestan🥱

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 роки тому +2

    Samiir zaaM another banger🔥🔥🔥

  • @yasminhassan4415
    @yasminhassan4415 2 роки тому +17

    HAPPY qurux daada boqolaal ayaa ka ma seersan 😉

  • @DrMohan-yl3kv
    @DrMohan-yl3kv 2 роки тому +3

    Samir Zaam... u r the definition of the JaceyL

  • @rodasiraaje1846
    @rodasiraaje1846 2 роки тому +1

    Wan Ku wata Ustaad Samiir.zaam .....Keep it up brother❤🇸🇴

  • @osmangelle34
    @osmangelle34 2 роки тому +41

    Voice 💯
    Acting 💯
    Directing 💯
    Cameraman 💯

  • @umaymajaylaani3345
    @umaymajaylaani3345 2 роки тому

    voice
    acting
    directing
    mnsha allh my bro samiir saam and my sisy happy ahmed hilwa 👸🏻👏🏻👏🏻💪🏻💪🏻

  • @madinamahamoud352
    @madinamahamoud352 2 роки тому +3

    My fv singer legend for always zamir zam from djibouti one love😘🌹❤

  • @mukhtarmuhyadin1841
    @mukhtarmuhyadin1841 2 роки тому +1

    The best camera man wllky mahamed abdulahi muhumed abdi hure maame Dayax
    Codka dahabka zamiir zam keep gonig brothers💫🤴

  • @jikako7
    @jikako7 2 роки тому

    Zxp wan kuu wata libaxa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @yuusufadenahmed3117
    @yuusufadenahmed3117 2 роки тому +3

    Wht a remarkable voice!

  • @siidcali3755
    @siidcali3755 2 роки тому +5

    Xaskeyga mustaqbalka mesha ka dhex arkaa ❤️💯🥺

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 2 роки тому +1

    wow masha allah happy quruxley geenyo axsan jilniin happy iyo samiir zaam fanan tagay war heestan 1m hala gaarsiiyo barteeda ayuu dhigay
    alfanan samiir zaam hees usoo qaad happy 1m markay tiktok gaarto hees iyo badh usoo samey wey u qalanta

  • @rihaabruun3055
    @rihaabruun3055 2 роки тому

    Xaqiiq 💯💯 naf wax jecel Atwood maleh🥺 hees iyo bar❤🥰

  • @mahdiofficial4424
    @mahdiofficial4424 2 роки тому +3

    Wlh samiir zaam legend sxp erayo🎶laxan music🎹 io cod xuul👑ah keep going bro

  • @S4NCH0
    @S4NCH0 2 роки тому +4

    My danyeer waa qoslay wallahi😭😹

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 2 роки тому +3

    Fanaan Ka cod Macaan Ma jiro Samiir Saami

  • @hooyomacaan2917
    @hooyomacaan2917 2 роки тому +13

    The legend samiir zaam ✌✊
    Somalia music to the wold🌎

  • @ahmethmohmeth5620
    @ahmethmohmeth5620 2 роки тому +3

    your sound amazzing wllhi my pro ❤❤

  • @fatuushkim7276
    @fatuushkim7276 2 роки тому +1

    Eeeh I can't wait coz I wanna to go mi university you are power

  • @sahramahamedchannel6330
    @sahramahamedchannel6330 2 роки тому +3

    Jah hees way dhaaftey happy waa ku wataa ina adeer❤💉

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube7108 2 роки тому +1

    Furinle iyo samiir zaam oo laysku daray waa 100/100

  • @empireshodan5234
    @empireshodan5234 2 роки тому +2

    ANother Level wllhi keep going pro 💯🥰

  • @kadhe_lyrics4247
    @kadhe_lyrics4247 2 роки тому

    👌👌🔥🔥🔥🔥Another level🤝👌

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +2

    The best zamiir zaam❤🤘

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 2 роки тому +3

    The legend zamiir zaam🤴❤

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. 2 роки тому

    Waa markii koobaad aan arko muuqaal somali ah OO subtitle leh cajiib

  • @mabsuudabdisiyad4799
    @mabsuudabdisiyad4799 2 роки тому

    Wlhi bilahi hees iyo badh cadi maha dhan kaztaba hore uzoco wllky zamiir zaam🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯

  • @abdiphatahalberto3049
    @abdiphatahalberto3049 2 роки тому

    Ala maxa laga so shaqeyay heestan rag aya iskugu tagy mame dayax faha ala kama goyo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @samiyohassanbeder2382
    @samiyohassanbeder2382 2 роки тому +4

    Amazing song 🎵♥🥺

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 2 роки тому +3

    Hees wa dhaftay tan😩❤

  • @nojokejigsaw2104
    @nojokejigsaw2104 2 роки тому

    I a 1m Samiir zaam keep going brother 4 Real 👑🥶

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan 2 роки тому

    Waa xanuun markaa qofka aad jeceshahay qof kale kaa raaco aadna si dhab ah u jeceshahay😭💔

  • @salmaandeeq8131
    @salmaandeeq8131 2 роки тому

    Vedio wakhti badan galay masha allah❤

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 2 роки тому

    Halyeey Qaran Samiir Zaam😍🙏🙏

  • @amalifdagan7045
    @amalifdagan7045 2 роки тому

    Wow what is this song I like it ❤️❤️🥺😍😍😍😍😍

  • @nosirohmed
    @nosirohmed 2 роки тому +3

    Favourite singer samiir saam.❤

  • @kalettvayzel1471
    @kalettvayzel1471 2 роки тому

    The one and onLey piG LeGenD zaMir zaM❤️

  • @mustaphahmad2940
    @mustaphahmad2940 2 роки тому

    LeGenD zamirsam Mafakir Da,yara musician ah Laxamyste ah actor ah keep 👌 up pr0

  • @zainabadam9478
    @zainabadam9478 Рік тому

    Wow!😘what a voice m.a 😊😊😍😍💯

  • @jamamahdi4602
    @jamamahdi4602 2 роки тому

    Wax kale pro zaamka tan waad ku farayaraysatay keep ahead

  • @whizbyofficial1230
    @whizbyofficial1230 2 роки тому

    samiir zaam 🔥💯 wan ku wata brother

  • @mukaram__studio3976
    @mukaram__studio3976 2 роки тому

    Hees qiiro ah wow zamiir zaam ❤💔

  • @sakikhaliif5570
    @sakikhaliif5570 2 роки тому

    Samiir zaam shb markan jacaylkayga isku dhacno so radahaa hesahaga🔥💯💯💯💉

  • @zamzamdheeman8148
    @zamzamdheeman8148 Рік тому +2

    Our hero Zamiir Zaam🤴❤

  • @ugaasahmed2046
    @ugaasahmed2046 2 роки тому

    Heesahaaga wada jacayl waaye bro and I like it 👌

  • @Kp_media_pro
    @Kp_media_pro 2 роки тому +1

    Layaap Layaaap
    Zamiir Zaam 💪🏻

  • @mrbusy4215
    @mrbusy4215 2 роки тому

    Calaacal wey dhaaftay middaan Doqonimo ayeey mareysaaa

  • @najmasayidali1789
    @najmasayidali1789 2 роки тому

    Wlhi adi markasta heeso macaan oo jacayla soo qaada waliba igu saabsan thanks my big brother

  • @axmedmuuse6231
    @axmedmuuse6231 2 роки тому

    Keep going pro hees aan la qiirooday runtii hore usco pro

  • @qaliadanabdi1093
    @qaliadanabdi1093 2 роки тому

    Woow so amazing 😍🤩🤩

  • @ismoapdi8400
    @ismoapdi8400 2 роки тому

    Fanan Cimada ku Tuura Another LeveL Zaam💔

  • @mgm__thedealer4957
    @mgm__thedealer4957 2 роки тому

    legendow Ooyaaye Loveka iisaar Hee🤛

  • @somalimusicchannel4870
    @somalimusicchannel4870 2 роки тому +1

    Music wax kale🔥🥰

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 2 роки тому +2

    JaH waxan hees wa dhaftay muqaalkeda keliyan xata wax lasiisto lahyn Hestane daaba 💯

  • @Somali_vlogs
    @Somali_vlogs 2 роки тому +2

    PRO wa kuwata from Godey 😍🔥

  • @Zir_Mahirozofficial
    @Zir_Mahirozofficial 2 роки тому +1

    Waaw hees iyo aabaheed zamiirka ♦️

  • @cabdisamedcadaala6450
    @cabdisamedcadaala6450 2 роки тому +6

    Jilliinka happy💯💯♥️🙌

  • @asmamaxamed5941
    @asmamaxamed5941 2 роки тому

    Jah happy aa heesta iimacaneysay🖤🖤🖤🖤

  • @ayaanmahad8095
    @ayaanmahad8095 2 роки тому +2

    My daanyeer😂😂 muqal qurux badan🥰

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 2 роки тому +3

    This song is like naftu naf bey rabtaa naftuna naf Kaley rabtaa 😭😭💔💔

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 роки тому +1

    Waa ka baxsatay happy jilitaanka heesta way

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +4

    The one and only lagend Samiir Zaam❤🔥
    Actionka my fav queen Happy💯❤🔥

  • @Mohamud_cr7
    @Mohamud_cr7 2 роки тому +2

    Happy wllhi waaliwaali waaye i dhaha ixanuuney (haruuf)😂😂😂

  • @qurbo_films
    @qurbo_films 2 роки тому

    Heestan wlhi waan qiirodaY Zamiir zaam hesa oo kale ha qaadin zhp😞

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 роки тому

    Zamiir zaam another level

  • @sapnappeh9232
    @sapnappeh9232 2 роки тому +2

    Amazing song 🔥🤤💔

  • @shaaficisalaad4453
    @shaaficisalaad4453 2 роки тому

    Wana kahelaya isda aada erayada ujsheen sami saxib sare guul

  • @updyqaniahmett4826
    @updyqaniahmett4826 2 роки тому

    TaNi Hees waa dhaaVteY FvritE faNanE SaMiiR zaaM

  • @abdifatahmmusa9285
    @abdifatahmmusa9285 2 роки тому

    Keep up zamiir zaam bro

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 Рік тому

    Jiliinka gabdhaha reer hargaysa waa looga hadhay

  • @ZACK__JM
    @ZACK__JM 2 роки тому

    Wooow my pro zamir zam keep going
    ✋✋✋✋✋✋✋✋✋💻💻💻💻💻💻💻💻

  • @fildhish.qayska.8092
    @fildhish.qayska.8092 2 роки тому

    Samiir zaam My dear, go ahead, brother

  • @osmanmohamett2185
    @osmanmohamett2185 2 роки тому

    Fantastic Vedio 😘😘😘🤚

  • @movi-channel
    @movi-channel 2 роки тому

    Another level 📲📲📲