Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan

КОМЕНТАРІ • 61

  • @ZamzamabshirCabdiqadir
    @ZamzamabshirCabdiqadir Годину тому +4

    Cali xarare io yaasin qosol igu disheen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 2 години тому +4

    Magacaabista
    Ma madaxweynaha ayaa magacaaba
    Mise
    Raeysal wasaarHa

  • @lionlibaax1032
    @lionlibaax1032 3 години тому +3

    Asc ali xare iyo yaasiin funny guy

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Годину тому +2

    Caliyow mesha dowlad kamajirto

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 години тому +2

    Caanaha la isku shubaayo waaa dambi

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 години тому +2

    Waa kuxumeyn

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Годину тому +1

    Axmed macalin fiqi muxuu shaqadiisa qabsadaa waa magac uyeel oo shaqadiisiiba Xassan Corruption ayaa Mr: Balcad udhiibtay oo kuyiri inoosoo qaraab oo safaaradaha noosoo iibi😮😮😮

  • @abiisecade
    @abiisecade Годину тому +2

    Cabdinur darnaan ayuu ahaa mustafane waa ku sameeyay riwaayad laga dhigay shirkii care ee dalka djibuuti

    • @صباحعلى-ر9ش
      @صباحعلى-ر9ش 23 хвилини тому

      😅😅😅😅😅daa caliyow wiilal waweyin ha inuu shasheene

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 2 години тому +1

    Barnaamijka 12 midnight soo galaya muxuu ahaa sideebay wax ujiraaniin?

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 години тому +1

    FARSAMO YAQAAN QUDE IYO BAAL DOORO MAXAAN WAX BADAN RADIO MUQDISHO KA MAQLAY MAGACYADOODA, MA OGEYN IN ASALKOODU ERITAREEYA AHAA LAAKIIN WAA SOOMALI WAAYO SOOMALI DUBA NINBA MEEL BUU KA YIMID AABE NA WADA DHALAY MA JIRIN ALLAHA U NAXARIISTO MARKAAN MAQLAY MAGACYADAA WAA MURUGOODAY XASUUS BERRI SAMAADKII

  • @calixabeeb8711
    @calixabeeb8711 2 години тому +1

    Maasha allaah kii lagu liibaano allaha ka dhigo nabadana horseed u noqda ee rabi kama dhigo kii cimaamada iyo xalwada ku hab saama isha allaah lk.cali iyo yaa siinow ma ay idin sheegin xaafada caleema saarku ka dhacay inkastoo qol ku ciriiri ahaa sida xamar wayne cali &yaasnow allaha idin xafido

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 години тому +1

    Muuse libaaxuu fuushanaa sixir ayuu ku samaysanayey markuu galbeed tagay ilma biliso ayuu la kulmay eaxay u sheegeen in uu libaax faras ka dhigto si looga baqdo geesi .ayaan ahay uu ku faano marwalba wuu hanjabaa caqligiisu waa dagaal iyo difaac

  • @RaxmaYusuf-t4f
    @RaxmaYusuf-t4f 2 години тому +1

    Wan ini salmay mr cali mr yasin kaftan xaqiiqada kahadlaya soo jedisan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Годину тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin yare ❤❤❤❤

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 2 години тому +1

    Hhhh waxa igu daran ka orgida xita ka fakan waye bahi ku dishay dheh waa gun

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 2 години тому +1

    Waxa socotay caliyow ma mantana labadanyo aa no xayeysiine

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Годину тому +1

    Xasan afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlan wa in warersan

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 години тому +1

    Wixii danbi ah iska ilaliya cali cararen iyo yaasiin

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 2 години тому +1

    Dani waa qosal wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 години тому +1

    DANI MJ SIYASADA KA BADI HAWIYE =HAITI

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Годину тому +1

    Mustaf e sheeq cilmi

  • @Guuleedagaabeeye
    @Guuleedagaabeeye 2 години тому +1

    525 Cajiib....

  • @abdirashiidqaliif
    @abdirashiidqaliif 2 години тому +1

    Sodhwada😊

  • @HaykalXuseen
    @HaykalXuseen 3 години тому +1

    Guuleysta

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 години тому +1

    Mashallah

  • @Bile-j5m
    @Bile-j5m 2 години тому +1

    Yasiin, abtiyoow anshaxa ilaali oo dhaqan ka kursigaad ku fadhido ilaali oo macawisleey nimada ka bax, warka dhageeysoo faham..

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 години тому +1

    War dani maxa ku daba galiyay caliyow hadii lacag uu kudiiday mad tirahda lacag isii

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 27 хвилин тому

      Kani Cidna Uma joojiye iska fadhiso 😂😂😂heat ku yuu ku gadhin

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Годину тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BashiirAdeen
    @BashiirAdeen 2 години тому +1

    Call

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Годину тому

    Korsigaasaan caashayee madaxweyne idhaha madaxweyne burufuuf markale idhaha madaxweyne jajcajacjac 😂😂😂mustafe sheikh Cilmi xaa ku xigmad iyo Aqli ah!

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Годину тому +1

    🎉🎉🎉❤

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 27 хвилин тому

    Inshallah, afhayeenka dowlad goboleedka Maakhir baan Cali Xaraare u magacaabay anoo ah madaxweyne soo socda ee Maakhir State 😂😂😂😂

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 Годину тому

    Cali xaraare ooqoslaaya hadaad aragto lacag baan kusiinayaa😅😊😅😅😅😅😅

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Годину тому

    (قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ
    لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ
    إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ)ِ
    Al-Zumar
    ( Ku dheh adoo madayda noftooda dul miyoow
    ( KUWA DANBIYADA SAMEEYA )
    ha ka quusanina naxariista ILAAHay ,
    ILAAHay wuu cafiyaa
    Dunuubta oo dhan,
    isagu waa naxariiste wax cafiya )
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Годину тому

    (قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ
    لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ
    إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ)ِ
    Al-Zumar
    ( Ku dheh adoo madayda noftooda dul miyoow
    ( KUWA DANBIYADA SAMEEYA )
    ha ka quusanina naxariista ILAAHay ,
    ILAAHay wuu cafiyaa
    Dunuubta oo dhan,
    isagu waa naxariiste wax cafiya )
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Годину тому

    (قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ
    لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ
    إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ)ِ
    Al-Zumar
    ( Ku dheh adoo madayda noftooda dul miyoow
    ( KUWA DANBIYADA SAMEEYA )
    ha ka quusanina naxariista ILAAHay ,
    ILAAHay wuu cafiyaa
    Dunuubta oo dhan,
    isagu waa naxariiste wax cafiya )
    ADEER XUSEEN

  • @breezeofeye3928
    @breezeofeye3928 Годину тому

    caloow xiligaa barnamijka soo duubeysan saacada imisa ayey idiin tahay waanu ku wareernee

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 41 хвилина тому

    Xasn o keliya maaha wax allaliyo wixii mamul sheganaya somaliya wa sidaa, somaliya waxa lagula dagalama aqoonta,somaliya wey urtey

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 19 хвилин тому

    Fiqi waa jaahil,Xasan Sh na waa jaahil waa laba duli oo caan ah laakiin Cali Xaraarow labadaba adiga ayaa ka sii liita waxaad tahay qabiiliste qudhmuun oo aad u fool xun

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 19 хвилин тому

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Годину тому

    Hhhhhhh Ali Harare orgi la qashay xitaa sheeekada ogamuu tagin, Gedo waan layabaaa

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz Годину тому

    Waa Saad jeceshahay caliyoow shaxda Dani maad garab wena kaa shisheysaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Годину тому

    Asaguna asad waa nin iska magacownow xamar ma aho in lagu siidaayo ma aho

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 53 хвилини тому

    Beesha shaashi wa beel aqoon iyo ilbaxnimo oo saciimin ah Mashallah

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 години тому

    NABADOONKA SOOMAALIYA MICNIHIISU WAA DAGAAL OOGAALE.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 16 хвилин тому

    Ali xarare iyo Yaasin cawa waa classic

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Годину тому

    Inii weey is ogaayeen xassan iyo xamso

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Годину тому

    Kkkk Asad ka baqday Ina Xaraare 😂😂

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO 9 хвилин тому

    waan ubaahanahay leebaajadaa

  • @momindekk1
    @momindekk1 18 хвилин тому

    Duqee qabiilda somalida

  • @madarali6086
    @madarali6086 3 години тому +1

    Hello

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Годину тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @IsmailNoor-bb4wz
    @IsmailNoor-bb4wz Годину тому

    Kkkkk

  • @abdiqanilegend1206
    @abdiqanilegend1206 30 хвилин тому

    Buon giorno ragazzi

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr Годину тому

    Walaahi warun garowe nolol mataalo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Годину тому +1

    Cali waa CBB waligiis asagoo cadawga soomaaliyeed ee itoobiya wax kasheegaya waa basaas pro.amxaar ah.