SAMIR ZAAM | NAFBAN ISKU NAHAY QUDHAATA | OFFICIAL MUSIC VEDIO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2021
  • Yaxye Abdiqadir, Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Mursal Muuse, Gulled Simba, Hodan Abdirahman, Najma Nashaad, Kiin Jamac, Waqal Studio
    Samiir Zaam
    Heesta Nafban Isku Nahay Qudha Haata
    Eryada Amiin Kastel
    Laxanka Iyo Codka Samiir Zaam
    Music Mawlid Hassan Farah
    Camera And Editing Mame Yare
    Afro Waqal Furinle Production
    Miss Xiis, Yurub Geenyo, Ugbaad Aragsan, Ismaciil Aarka, Qamar Suugaani, Sharma Boy, Heeso Cusub 2021,

КОМЕНТАРІ • 767

  • @muusecumar2990
    @muusecumar2990 3 роки тому +114

    Wiilkan ma granayi lkn wlhi codkisu wu.wcnyahy samiir zam 🥰🥰one love

  • @msssuuro9771
    @msssuuro9771 3 роки тому +117

    Raga adi kaa ishertay👈
    Adaa ku dhaxnol bogeyga🥺
    Sidii boqor ku cadeeca🤴
    Xasidka nisku kay ogali😌
    Waxba isku kaayjiida🙈
    Jirka isu ooli moye🤗
    Nafba isku nahay qura☝️
    Samiir zaam we love❤💋🙈🙌

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 3 роки тому +134

    Lama wiiqo ruuxii
    Laabtiisa kugu qoray
    Qofka aad laweyn tahay
    Lama geeyo meel daran ⚘🥀❤️👏

    • @ilyasosman232
      @ilyasosman232 3 роки тому +1

      been waaye wxaas

    • @abdinasirksa9363
      @abdinasirksa9363 3 роки тому +1

      @@ilyasosman232 oo cadaa ugaas

    • @gobsantwins7086
      @gobsantwins7086 3 роки тому +3

      Xaqiiqdii waaa dhab 💋❤♥️🥰😁

    • @mohamedalihashi2475
      @mohamedalihashi2475 3 роки тому +2

      Lama wiiqo ruuxii laabtiisa kugu qoray, qofka aad laweyn tahay, lama geeyo meel daran.

  • @yaxyexidiga3117
    @yaxyexidiga3117 3 роки тому +102

    Wilka inuu cod mcn leyahay inta aragta leki iyo subscreb isaar Waqal hambalyi hambalyo 1m come soon

  • @sahramohamed8949
    @sahramohamed8949 2 роки тому +66

    Waxan so qoraya 2021 Anoo aroos joga waligy manta kahor ma arkin hestan lkn zaaid uga helay Dj ijecleysiiya❤😁❤

    • @jnazir
      @jnazir Рік тому +2

      2023 hapeen tlado eh ano qolkeyga jojgo 😅 👋🏽
      Mano shahay

    • @amiir23
      @amiir23 11 місяців тому +1

      Hre wn u dhageystay lkn comment gaaga reply usoo galay queen 😂❤

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 7 місяців тому +31

    It’s 2023, let’s see how many legends are still listening this song 🎧 💕☺️👌🏾

  • @samaaraqalpi382
    @samaaraqalpi382 2 роки тому +32

    Illhy codka haku dayo wllo manshallah 🥰🥳

  • @ahmedjr3788
    @ahmedjr3788 3 роки тому +260

    War like yaan la saarin dadka nabigeeni suubana like ta ku raadinaya 👋👋💯💫

    • @fayzaupdyaziiz8525
      @fayzaupdyaziiz8525 3 роки тому

      Hada ma adigaa lagu saari😂

    • @ahmedjr3788
      @ahmedjr3788 3 роки тому +1

      Maya anigu like ma rabo 🤣

    • @ahmedjr3788
      @ahmedjr3788 3 роки тому +3

      Xasha lilahi lkn waxaa ceeba in like lagu raadiyo kii sharafta badna subxanallah

    • @fayzaupdyaziiz8525
      @fayzaupdyaziiz8525 3 роки тому +1

      @@ahmedjr3788 Aa wn ku Fahansane aamuh😂

    • @fayzaupdyaziiz8525
      @fayzaupdyaziiz8525 3 роки тому

      @@ahmedjr3788 hah wlhi wa ceeb danpi weyaan runti

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 3 роки тому +33

    Awaale dayr iyo deeqsan inta kusoo aragtay🥵❤️

  • @fahadcabdi4910
    @fahadcabdi4910 3 роки тому +14

    Beerkad ku acsuumantoo adaa qandarastay uurka zaamir zaaMi another level👋🖤💯🤴🤴

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube7108 3 роки тому +13

    Jidhkan isku Oliin Moye naf baan Isu nahy Qudhaata
    SAMIIR ZAAM ANOTHER LEVEL ✌✌✌✌✌✌

  • @khaalidgelle7752
    @khaalidgelle7752 3 роки тому +58

    Waqal studio in the building 🏢🏆👑👑

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 2 роки тому +1

    Cod wad haysa zxp kèep going my farnd

  • @iqraahmedcabdi
    @iqraahmedcabdi 10 місяців тому +4

    20/11/2022😢malin aan ilaween😢malintii walashay iga dhimatay😢ilahay haku naxariisto Noloshaydii 😢😢💔💔😓

  • @sds9082
    @sds9082 3 роки тому +57

    Waqal studio
    Somali idil idin kuugu faanta 💪🏻
    TEAM WAQAL
    Soon Gold play B 🙏
    1M subscribers 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @abdirahmanbadmaceeye588
    @abdirahmanbadmaceeye588 3 роки тому +10

    Nabiga ku saliya scw anigana like isara madama aan ina xasusiyay wllyal👍👍

  • @NuSAbdi
    @NuSAbdi 3 роки тому +7

    Waxbaa isku kaaya jiida
    Jidhkaan isku oolin mooye
    Naf ban isku nahay qudhaata
    Oyoyoooy❤🙈

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 3 роки тому +9

    Zamiir zaam heestan saan uraadinayyey mantan helay

  • @mubaarikmaareeye3536
    @mubaarikmaareeye3536 3 роки тому +7

    Shoodhahaygii zamiir zaam horumar baladhan wll hestanina way gadmatay waqal hambalyo 1M Subscribe

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +66

    Abwaan + Laxamayste + Musicion
    Another level bro Fankaa kuu BaaHan Bro❤

  • @aadanmahad2989
    @aadanmahad2989 Рік тому +2

    Jidhkaan isku oolin mooyee
    Naf baan isku nahy qudhaada❤

  • @honestymoh9886
    @honestymoh9886 3 роки тому +12

    Inaankan quruxdiisah ka helay❤

  • @ciyalpubg4007
    @ciyalpubg4007 3 роки тому +9

    Dabaal Daga 1M WAQAL STUDIO Ayaan Sugeyna🤗

  • @fartuncarab2223
    @fartuncarab2223 2 роки тому +5

    Jirka isku Olin moye 🤴💑 nafban isku nahy qudhata🤴✌☺

  • @abdirahmanomer1645
    @abdirahmanomer1645 3 роки тому +12

    Hala yaa hala Team waqal studios 1m subscribe layaab layaab 😍😍😂😁

  • @abokorahmed340
    @abokorahmed340 3 роки тому +3

    Heesaha zamiir zoobadiya hadaad horumar badan rabtaan wllhi taageera😘😘😘😘😘🥰

  • @haajirashiik328
    @haajirashiik328 3 роки тому +5

    Kayar wuxuu noqon doona qamarka soo kacaya iga taarikha walaahi waa fanan ilmahan waliba fatiida

  • @zakiye12farrah55
    @zakiye12farrah55 2 роки тому +1

    Waxkale
    Zaaami wllky
    Fanka baryo maaaha lagend

  • @the_kaarto
    @the_kaarto 3 роки тому +85

    Insha allah 1m subscribers 🥰😊

    • @abdirahmanbadmaceeye588
      @abdirahmanbadmaceeye588 3 роки тому +16

      Madama uu ku xasuusiyay xabiibkena maxamed scw mxaat liketa kga xasidaysa

  • @ameennikke
    @ameennikke 3 роки тому +8

    WAQAL STUDIO 🎙️🎙️🎙️🎙️ waad socotay br....1M....1WEEK.... from Belarus..

  • @sirabdiwahidkj692
    @sirabdiwahidkj692 3 роки тому +15

    Heestan Raadiskeeda Waqtibay Iga Qaadatay❤

  • @dralkano7109
    @dralkano7109 2 роки тому +7

    Samiir Saam Talented Waaye
    Heestan marki kobaad e Aan dhageesto aad ayn oga helay love 💏💘💟💘💘

  • @zadaamapdi2561
    @zadaamapdi2561 3 роки тому +152

    Can’t wait 1M subscribes 🥰

    • @mohadahmd1964
      @mohadahmd1964 2 роки тому +1

      Waaynu gaadhnay congratulations 🎉🎊

    • @miamaria2145
      @miamaria2145 2 роки тому +2

      Way gaadhay ba1😃😃😃

    • @cabdiqaadirosman4608
      @cabdiqaadirosman4608 2 роки тому +1

      Hesa zxb wawada xanun daren watoo[😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔maqayasi karo xanunka ihayo

    • @najiibkeyow7587
      @najiibkeyow7587 2 роки тому

      He means 1M views

    • @zadaamapdi2561
      @zadaamapdi2561 2 роки тому

      @@najiibkeyow7587 now!

  • @hakiimahmed1546
    @hakiimahmed1546 3 роки тому +27

    Amazing Song 10 jeer ka badan dhageystey❤

    • @istela_22
      @istela_22 2 роки тому +1

      Kula mid wanba ka dhaman la ahay heesta waxkle wye

    • @eruopekhadar257
      @eruopekhadar257 2 роки тому

      🧡🧡💛💛💯💢💙💜💜💥💢💛🤍🖤❤💛💕💟💟💟❣❣🤎🤎💜💜💙💙💚💕💕💛🧡🤍🖤❤💋💋💌💟💘💘❣💝💔💜💜🤎💦🤎🤎💔❣💟💟💟

    • @eruopekhadar257
      @eruopekhadar257 2 роки тому +1

      @@istela_22 hf

    • @cabixamid2584
      @cabixamid2584 Рік тому +1

      Al Beerka Kuu Casuumantoo Adaa Qandaraastay Uurkaaa🥰🥰🥰
      Kal Iyo Laab Keep going Samir zami🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @sharifojeenacad5983
      @sharifojeenacad5983 Рік тому +1

      M.a fanka kuubahan🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 2 роки тому +8

    Cadi Maha hestu keep going lpx ✊🦁

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 3 роки тому +11

    Laxanka qamar suugaani ayuu u eegyahay heesta najma nashaad iyo qamar suugaani

  • @gulledabdirashead5544
    @gulledabdirashead5544 3 роки тому +1

    Ayyy waqal studIO 997K One milOn comings Fv YutuB 😩

  • @Rayaanahmed-rq9ls
    @Rayaanahmed-rq9ls 2 місяці тому +1

    Wan ku tagera wlhie❤

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 2 роки тому +1

    Heetan cawaale dayr ayan ka sugayay samiir udayay

  • @user-yb9rq1kn2w
    @user-yb9rq1kn2w 2 місяці тому

    Inta weli 2024 fiirsanayaan😊

  • @maxamedsubayr6717
    @maxamedsubayr6717 3 роки тому

    Anuu hambalyada 1 milyn waan sii hor marsan hambalyo kun jeer waqal team

  • @apokorkayseh3795
    @apokorkayseh3795 3 роки тому +4

    Nınka nın Legend aH Ayunpa garan karaH ıLmaHan Laxankısa ku dıLaya ıntan Musıca La gaadHın wakHtıga cııLay ıyo mesHu joogo Hargıesa ınu noogu ımado rajeynayaa oo Fankısa HaLka uso wareejıstoH_✌🙂

  • @fardowzaahmed8094
    @fardowzaahmed8094 2 роки тому +1

    Kal iyo laab codkaaga wuu mcn badanyahay soo jiidashana wuu leeyahay waan ka helay

  • @libanabdi5041
    @libanabdi5041 5 місяців тому +3

    He's hunsome and cute even he has a perfect voice best singer i just like he's songs love you pro keep going

  • @ajaaaajiiina9384
    @ajaaaajiiina9384 3 роки тому

    Waqal Wstudio hambalyo somaligii uhoreeyo 1mgaadha tahy

  • @abdullahiali7857
    @abdullahiali7857 6 днів тому

    Samir is seriously underrated😢

  • @djozil7721
    @djozil7721 3 роки тому +6

    Hello taem waqal studio wan love like

  • @Farayare451
    @Farayare451 Місяць тому +1

    2024 yaa ila daawamaya 😢❤

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 7 днів тому

    Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢
    Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
    Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣
    Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen

  • @nuuraipraahim1349
    @nuuraipraahim1349 2 роки тому +1

    Cod mcn iyo qurux ayaa isku darsady m.m.bro🥰🌷❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rizeyproduction9780
    @rizeyproduction9780 3 роки тому +65

    *1M Coming Soon Congrats Team Waqal Keep Up Well Done Meeshaas Ka Sii Hayaa SaxipayaaLL* 😍✌👏✋❤

    • @kujinho.
      @kujinho. 11 місяців тому

      3m usocotaa

    • @haboon1985
      @haboon1985 7 місяців тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 роки тому +59

    Haduu comment-gan kusoo gaaro waxaa thy qofkii dalka hagaaji lahaay insh.
    🤣🤣🤣

    • @ahmedjr3788
      @ahmedjr3788 3 роки тому

      😝

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 роки тому +1

      Insha allaH wpn ku riyodyeh😁😄😂👏👏

    • @yusraabdi5978
      @yusraabdi5978 2 роки тому

      @@HothoHeego m.a ilhey hakogo grp galo🎭🙈

  • @lunabranwen
    @lunabranwen 3 роки тому +14

    Yes we hope for 1M soon Nabad !!!🇸🇴🇸🇴♥️

  • @oraaj
    @oraaj 3 роки тому +7

    1.M INSHA ALLAH🕊️

  • @intahfiicanwalashood5758
    @intahfiicanwalashood5758 2 роки тому +96

    We need more heeso like this😇🥰❤

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 3 роки тому +1

    Ma xuma way shidantahy

  • @user-cm6ys9xo2q
    @user-cm6ys9xo2q 5 місяців тому +1

    It's 2024 lets' se how many legenda are still listening this song🥺❤🎉

  • @deqziga
    @deqziga 6 місяців тому +2

    Good job👏👏👏

  • @xuseenxaaji3605
    @xuseenxaaji3605 3 роки тому +1

    Waxaan salaamayaa dadka sharafta leh ee inoosoo awaawulay jenaalka kan ee waqal studio waxaana urajeynayaa hormar wcn inta ku xiran waxaa ka codsanayaa ineey ubadiyaan like iyo shere camonsoon
    One million subscribers

  • @kingkaraama7200
    @kingkaraama7200 3 роки тому

    hampalyo 1m runtii chenalka somali baa leh maha chenal shakhsi💪🇸🇴

  • @axlaamxuseen6708
    @axlaamxuseen6708 3 роки тому +4

    Samiir zaam inthe building ❤
    Taageero ruuxiya u ahay wllhi

  • @MunoMaanka-hz5bm
    @MunoMaanka-hz5bm Рік тому

    Wllhi heestaan saxipkey marwalbo iqaado sidan ujeclhy wllhi abowe allh haku xafido

  • @abdullahidayib4667
    @abdullahidayib4667 2 роки тому +1

    Wllahi san uradinayi Cwa hele woow Amazing wllahi ☝️🥵🥰🥰🥰

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 3 роки тому

    ❤😍heestan deeqsan iyo cawaale dayr ku arky

  • @nasramatan8717
    @nasramatan8717 3 роки тому +1

    I millon
    Waqal studio
    Masha alah hnplyo 💚💭❤

  • @sadiiqjr7832
    @sadiiqjr7832 2 роки тому

    Hblaha adi ka I shaartay🙃..................fvv🥂

  • @tayotayozame_tay__66
    @tayotayozame_tay__66 3 роки тому +18

    ZAMIIR ZAAM
    KEEPING 💯

  • @kingakram1737
    @kingakram1737 3 роки тому +32

    1M+ WAQAL STUDIO 24SAAC KADIB COMING SOON ❣️❣️❣️TEAM WAQAL ONE LOVE

  • @hamzeabdihashi6465
    @hamzeabdihashi6465 3 роки тому +12

    1M keeping 🎉🎉🎉

  • @englishwithteacherhassan13
    @englishwithteacherhassan13 2 роки тому

    sxb soomaali kaa cod macaan la waa keep going sxb

  • @caynaanofficial5496
    @caynaanofficial5496 3 роки тому +19

    Next level waqal studio and legendary
    Zamiir zaam
    Ustaaad Mawlid faraaH dhameeye
    Dubista100%
    Challenge 100%
    Keep going my brothers team waqal studio

  • @crahmanqeys5347
    @crahmanqeys5347 3 роки тому +3

    Heestan Banaanka Eey Ku Dhacde Laxankana Wuu Kala Xeran Yahay Hore U Soco Lipaax 😍

  • @ayssr3302
    @ayssr3302 2 роки тому +9

    Wlhi c’est une très belle chanson 🎵 🎶 🎧
    Keep going bro 😎❤️‍🔥🔥🎭

  • @ridohaid2242
    @ridohaid2242 2 роки тому +18

    🥺💔🐐this song is soo deep and addictive 😭😭😭😭

  • @spanishpoi50
    @spanishpoi50 2 роки тому +41

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Camera 100%
    Editing 100%
    Music 100%

  • @ukaddict1705
    @ukaddict1705 2 роки тому +18

    This song is amazing.
    It talks about real love 💓💓💓💓
    Keep going baanku leyahay.
    Nacabkuna darbiga ha jiiro
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Abdirahman_Hassen
    @Abdirahman_Hassen 2 роки тому +1

    Heestiisi koowad ee 1M gaadha Hanbalyo samiir!!

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 роки тому +1

    Fartuun suurta gal matahay inaad akhrinaysid faladeydaan 😁

  • @TheGREAT-eh6jw
    @TheGREAT-eh6jw 9 місяців тому +1

    Aad Baan ujeclahay heestan❤❤

  • @saamiyarashiid4356
    @saamiyarashiid4356 2 роки тому +5

    Keep going 💪my brother ❤💯🥰

  • @salmaisaaq6004
    @salmaisaaq6004 2 роки тому

    Heestan mantan waxyar ka maqley isla markina horey ayan ka qorey waxad ogatan qasab ma ahan fananka magaciisa inad soo ogana ereyada aad maqashey ayaa la qoraya bes wad heli zamiir zaam asagaba ku soo baxaayo sidey ahataba hormar wacan codka waa macan

  • @saadsasa6699
    @saadsasa6699 2 роки тому +4

    Big respecté legend keep going bro zamiir zaam🔥🙏✊

  • @hassanjelani3646
    @hassanjelani3646 Рік тому

    kama daalo dhaheysigeeda 🔥🔥🔥☕

  • @cabdirashid455
    @cabdirashid455 7 місяців тому

    Oooo qalpiga adi Aya Ku dhacweyeyyy😂

  • @raxmomohamed87
    @raxmomohamed87 3 роки тому +4

    26 Jun
    Iyo 1luliyo malin nagu wayn
    Iyo markay waqal 1m garan

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 3 роки тому +1

      26Jun Somalilland ba leH adeer Taarikhda si fcn U soo baro 😏

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 роки тому +1

      Qaraxi soope xus intad 26juun la soo ordiso

  • @Nasir_official2255
    @Nasir_official2255 3 роки тому +13

    Congratulations 👏 👏 👏 👏 1M coming soon,
    Hambalyo Hambalyo Waqal studio 🎙 👌 ♥ 🎶

  • @marcosmedia9835
    @marcosmedia9835 3 роки тому +3

    Waqal 1m is coming soon ✌️❤️

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 3 роки тому +6

    Beat ka iguma cusba 😃😃🙏🏾

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud 3 роки тому +2

    Legend keep going sxb codbaad haysaaa

  • @kaws899
    @kaws899 2 роки тому

    Wilkaan hali raadiyo🥺🤴

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 роки тому +5

    994k👏👏
    1m subscribers coming soon inshallah☑

  • @apdyhalimapdymalik8918
    @apdyhalimapdymalik8918 3 роки тому +3

    COngratuletion waqal for 1m i.a 50m ku rajaymayah protherb😍😍😍😍😍

  • @Hamza-oc8cf
    @Hamza-oc8cf 2 роки тому +8

    This song is so nice
    I tried to understand a hundred times, but finally I did 😘😘 what a song

  • @najmadiamond2452
    @najmadiamond2452 3 роки тому +7

    My fav singer 😍

  • @roodadhool2449
    @roodadhool2449 3 роки тому +4

    Come soon 1m Waqal Go Forward's ❤

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 2 роки тому

    Kahor intaanay 1M soo taaban

  • @aliyaahaliayah2816
    @aliyaahaliayah2816 Рік тому

    Jaaah hesteyda😫🥀🦋

  • @ubahahmedomar9189
    @ubahahmedomar9189 3 роки тому +2

    M.a waqal allah ku barakeyo in.a 1m coming soon bro

  • @Naajioffcial
    @Naajioffcial Рік тому

    Adaa ku dhax nool bogega sida boqor kuu adeecay ish claa best word cod dabac sanaan lagu daray laxan yar oo asna❤ aad umacaan waxa ka soo baxa hees yar oo aad u mcn

  • @abdihakinozmen2644
    @abdihakinozmen2644 3 роки тому +5

    WaQaL Hanpalyo Hanpalyo Hanpalyo Hanpalyo Hanpalyo Hanpalyo Hanpalyo 1m Coming Soon