Rahma Hassan - Gabar walbo wey helee nin Boqoradka dhiganayo ( Ep-20 Suman Podcast by Deeq Darajo )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Catch us on our social media
    Instagram_ / darajo_boy
    Instagram _ / somflix1
    TikTok_ / somflix1
    TikTok_ / deeq_darajo01
    Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

КОМЕНТАРІ • 190

  • @mama2210_
    @mama2210_ 4 місяці тому +31

    Jaceelkaba waxuu ka imaadaa wax isisiinta
    Sida uu nabigeena uusheegay scw wax isu hadiyeeya aad is jeclaatiine
    Lakiin xiriirkaan zamankaan socdo waa xaaraam Wax isasiintoodana waa xaaraam sababtoo ah mid walbo daacad ma aha waa qayaano iyo wax ka qaad ay ka tahay

  • @raiisamaxamuud4116
    @raiisamaxamuud4116 4 місяці тому +15

    Gulayso walal deeq rajo
    Raxma wlshy adna iskada fan ka gapadh fcn bd thye iskada wl

  • @faadumoyaska3924
    @faadumoyaska3924 4 місяці тому +18

    insha allah gabar walbow boqor kagu maalin buu kuu iman ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @KhadijoOsman-mo9pr
    @KhadijoOsman-mo9pr 4 місяці тому +2

    Macaan to raxma ii noloow inta nolol jirto❤❤❤❤

  • @SumayaYusuf-ge8pu
    @SumayaYusuf-ge8pu 4 місяці тому +2

    Wooow xishood M a allah haku xafido Wlshay Qali 🫀👸🏼🤎

  • @fatumaahmed8486
    @fatumaahmed8486 4 місяці тому +2

    Nin inay heshay lebiskeda laga garanaya masha allah

  • @SahroSahro-q7z
    @SahroSahro-q7z 4 місяці тому +8

    Masha alah qaali dumar inlow ina aderr sharafeey

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 4 місяці тому +79

    Inta sariirta cidlada ku ah wa salaam 😢😂

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx 4 місяці тому +7

    Love u Rahma❤❤❤❤

  • @KhaliifCllhiaadan
    @KhaliifCllhiaadan 4 місяці тому +1

    Allah ku dayo qali dumar ❤❤❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 місяці тому +6

    Sidee cunugaga ugu gooyn kartaa Suulnuugista so daawo muqal cusub ❤

    • @isakahmet
      @isakahmet 4 місяці тому

      Hadii uu ilmo yae yahay, Basbaas aan aad u yar oo aan waxbadan yeelayn u mari wuu joojinaa

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 4 місяці тому +19

    Rahma hasan. Najma nashaad . Habon nuura io miss xiis inaan tageero waxa sababay goatka fanka hada somalida ama bokorka codka xariir axmed wan idinwada salamayaa

  • @FadumoMohamed-lg6dk
    @FadumoMohamed-lg6dk 4 місяці тому +5

    wllhi lawo rag waligeyga usku mawaden halkeyga qof iga badan alx waxaa lenayna waa kalsonida aan usku qapno

  • @ayaanadem4919
    @ayaanadem4919 4 місяці тому +4

    Raxma xasan ilahayow maruun itus😢

  • @EmaShiineH
    @EmaShiineH 4 місяці тому +1

    Darajo my pro❤😊

  • @ikraamali7645
    @ikraamali7645 4 місяці тому +4

    Hal qof ka badn maskax ku wado ma lihi ilahay qofkeyga calaf igu dar😢

  • @walalEk-wb7vo
    @walalEk-wb7vo 4 місяці тому +16

    40 qof ducdoda Wala aqbla ee igu Soo duceya in kan hada la hadlo alle kii saxda aha iga dhigo😢ale gabar walba iyo wiil walba ha siiyo qofkiisii saxda ahaa

  • @BushraMintaan
    @BushraMintaan 4 місяці тому +5

    inta igu rasan in laso qabto xasan io xamdi ama fiqiyada io sharifka lake sara

  • @HinduOmar-w8n
    @HinduOmar-w8n 4 місяці тому +6

    Gawar kun kobisaa kow wey kala baxdaa taas qiyano ma ahan😂

  • @FaadumoCabdi-v1m
    @FaadumoCabdi-v1m 4 місяці тому +9

    Carabiga nooguso hees rahma 😊

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 4 місяці тому +3

    Je t'aime ku soo dar xappti jacaylkeygi hore ii qadi jiray

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 4 місяці тому

    Wareysiga siduu I fiiicnaq gadaal buu ka xumaaday en ways thank

  • @AsmaMoha-zd9cw
    @AsmaMoha-zd9cw 4 місяці тому +1

    Mnsh allh wll big fan ayn u ahy fanaanda raxma xasab ❤

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 4 місяці тому +7

    Wlhi waligey nin lacag maweydisanin inuu asaga igarto maahane alxamdullilah jacelki iguu horeye wankuguleste

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 місяці тому +6

    Marwo +fanaanad wllo raxma xasan😊🎉

  • @HibakFarah
    @HibakFarah 4 місяці тому +6

    Ouais Abdouchakour Hassan Warsama 💕 jœ🥰 mon voisin 😂je te kiff de ouf frère 🥰😘

  • @AbdirahmanTukale
    @AbdirahmanTukale 4 місяці тому +3

    Masha ala

  • @MrmuxudiinMaxamed
    @MrmuxudiinMaxamed 4 місяці тому +4

    Waw Raxma walalo guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤

  • @AxmedMuuse-q2z
    @AxmedMuuse-q2z 4 місяці тому +9

    Icaawi wllo pls wan ku baryaya plz raggu marbuu isku baahda walal maanta adiga ayaa wax haysta 😢😢😢

  • @AminoHussein-ld3bj
    @AminoHussein-ld3bj 4 місяці тому +2

    Kkkk kuwa aan. Cuntada u furmaan isoo racaa hurdo iyo wax cun ayaabo igu soo dagto runti😂😢😮

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому +6

    Raxmo Xassan Ilahy Jannada ha Nagu Kulmiyo waa Gabar Aan Aad U Jeclhy Shaqsiyad Ahaan Iyo Fanan Ahaanba waa ii Number One❤❤❤

  • @noorcademohamedmohamed8622
    @noorcademohamedmohamed8622 4 місяці тому

    Rahmo
    She is one an only like it
    Keep going queen 👸

  • @AbdikariimHassan-h1k
    @AbdikariimHassan-h1k 4 місяці тому +12

    Kkkkk alla gabdhihii nimanka badan shukaansan jirey😂raxma cabsi cabsi noo daartay😂😂😂😂

  • @LadanOsman-jo9od
    @LadanOsman-jo9od 4 місяці тому +1

    Raxma Xasan ❤❤❤
    Wllo iga qeygali filmka cusub sister 😊

  • @HiboHabi-sc1vi
    @HiboHabi-sc1vi 4 місяці тому

    Raxma qurux wlhi waa fanaanad aan jeclhy

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 місяці тому +13

    (Masha”ALLSH TABARAKA”LLAH)💕💕🎊🎊🌺💕✨✨🥰🥰💕🌺🌺🌺Deeq💕🌺✨✨❣️Derejo🌺🌹🌹💞💞🌹💕✨✨waa WIIL🌹🎊❣️♥️♥️💞❣️🌺🌹❣️akhkaaq🌹💞Edeb💕💕🌹💕Naxariis🌹♥️💖💖Ixtiraam💕❣️💞❣️iyo Sharaf🌹♥️♥️🌷badan💕💖💖🌷🥰🌺✨UA-camRADA kale, waa inay ku deydan!! waa Loo dhashaa👍🙌🎊❣️💞wanaaga💖🌺🌺(RABBI) haku xafido(ALLAHUM AAMEEN )🤲

  • @fariixaabdirahmaan1434
    @fariixaabdirahmaan1434 4 місяці тому +2

    Barnaamijadaada waan dhararaa lasoo dhaqso

  • @KhaliifCllhiaadan
    @KhaliifCllhiaadan 4 місяці тому +8

    Allah ku dayo qali dumar ❤❤❤❤

  • @QaaliAli-bp7bw
    @QaaliAli-bp7bw 4 місяці тому +8

    Gabar nin aY jeceshahaY waxkama qaado ceeb ma ahan in wax lis sasiiYo

  • @Ruweydo-e8m
    @Ruweydo-e8m 4 місяці тому

    Waaaw m.a barnamijkan aad io aad ujeclahay wlhi m.a ❤🎉❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 місяці тому +12

    Walashee Rahma hassan wan salamaya Deeq na wan salamaya ❤❤👍

  • @ElAzizOttoman
    @ElAzizOttoman Місяць тому +1

    Woow xishood M a allah haku xafido wlshay Qali❤

  • @NurtoAliAhmed
    @NurtoAliAhmed 4 місяці тому +30

    Wllky deep daraj guuleysoy marwalba guul

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 місяці тому +2

    ADC walaal kawaran hadaad salaanta islaamka nagu salaanto?
    Kulan wacan ajir lagama helo dheh
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah 4 місяці тому +5

    Princess rahma👸🏻🫶

  • @fayroozaqaliofficial2381
    @fayroozaqaliofficial2381 4 місяці тому +6

    Masha llah raxma fanaand aan tageero keep going quruxeey ❤❤❤ allaha kuu barkeeyo reerkaaga ❤

  • @Umutaqiya
    @Umutaqiya 4 місяці тому +8

    Alla rahma xijabkay kuu quurux badan tahy

  • @fardowsoyacquub
    @fardowsoyacquub 4 місяці тому +3

    Aad io aad arimaha jceylka pointiyo fcn ayey tabatay rahma xasan brnamijkan cml noso badi wlalka😢

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 4 місяці тому +18

    Raxama hasan wlhi wan ku jeclahay alle haku dayo xappti qliyey ❤

  • @ifraaxdagan1437
    @ifraaxdagan1437 2 місяці тому +1

    I will never believe in love again 😢😅

  • @FoziaHassen-x8l
    @FoziaHassen-x8l Місяць тому

    Wow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ rahma hassan is bast

  • @SundusHassan-bv1yj
    @SundusHassan-bv1yj 4 місяці тому +6

    M.a❤❤❤ rahma hasssan

  • @cabdinuuriye56
    @cabdinuuriye56 4 місяці тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmanMohammedAli-k9s
    @OsmanMohammedAli-k9s Місяць тому

    Merci ❤❤❤❤❤❤

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 4 місяці тому +1

    Wlhi marka tiri heesihiisa iyo flimantisa waa jeclahay waa dareemay ina taamir xusny soo wado

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 4 місяці тому +1

    Horta aniga wayi iso martayi tas waxayiga iso celi 2019 ayayi ahed tel A70 ayan hayisan jirayi maskaxdisa saaaid u yared marka wiilbu xirir naga dhexeyayi waban yara aniga wax xirir ibarayi ma ogiye 😂waxa ibaryi gabdho badan iga wayina Kuwa ka daba bartayi Marka wiilka waxu iso gadayi mayimari waxa kale ina u taqanin ma ogi lkn mameri ayabu aha marka isku dhacnayi idhahayi iso celi waxayigi hye wallkayi iguso dhib simikar ayabu iga hayayo simikarkayiga iguso dhib anuna isaga kuguso dhibiye Dhahayi😂😂3

  • @Zamzam-i4d
    @Zamzam-i4d Місяць тому +1

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Mako-nb7jw
    @Mako-nb7jw 4 місяці тому +1

    Ya waaye exka rahma kala noqdey iphoneka koley wiixi aya ex Soo martey Maka garaneyne miid inoo magacaow 😂

  • @boqoradajiliinka6668
    @boqoradajiliinka6668 4 місяці тому +1

    Horta waanba maskax fududahy lkn english aduunkan ugu necbahy carabigana anoona school la i qorin aya la i baray oo ila imika waan aqana wanan jeclhy❤️

  • @Nasteexosagala
    @Nasteexosagala 4 місяці тому

    🥰🥰m.shllll ramxa Xasana ilhya haaku dayo wllo

  • @MuniiramaxamedJamac
    @MuniiramaxamedJamac 4 місяці тому +1

    Haplaha noocan oo kle ah Raxma oo kliya ka nooL ciso io sharaf ku nolow Queeneyy❤🎉

  • @Queensamia-x5h
    @Queensamia-x5h 4 місяці тому +7

    M.a

  • @ماهرالجمحي-ط4ز
    @ماهرالجمحي-ط4ز 4 місяці тому +1

    Cheri raxma je t aime trop je ma belle amina djibouti

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 4 місяці тому +12

    Engilsh waa luuqad caan ah ruuxa kasta ta uu u shay baa u fiican❤😂❤

  • @Mikraam..maftuux
    @Mikraam..maftuux 4 місяці тому +4

    Dayax soo qabo

  • @MicrajMoktarMuhammad
    @MicrajMoktarMuhammad 4 місяці тому +6

    xariir axmed❤❤

  • @Ayuup_haaji
    @Ayuup_haaji 4 місяці тому +16

    Somaliyey caan iga dhiga ok subscribe isaara

  • @SafiyoAdan-ye3lu
    @SafiyoAdan-ye3lu 4 місяці тому +3

    ❤❤

  • @AbdinasirRermagaal-bt8kf
    @AbdinasirRermagaal-bt8kf 4 місяці тому +3

    Dum Raxma Hassan Sowtu Raxma❤

  • @MohamedAliHashi-pg9cz
    @MohamedAliHashi-pg9cz 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😊😊 jacel. Kukumawcano. dadka jiran. Sorey

  • @HiboHassanOsman
    @HiboHassanOsman 4 місяці тому +4

    ❤❤😐👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌

  • @cabdiasiis8777
    @cabdiasiis8777 4 місяці тому +1

    1wiil ayaan haben welbo wadada isla cabi jirney kula rer jabuuti cadi ma ahan😅

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175 4 місяці тому +1

    Dab jaceyl xaguu degenyahayna, Eryasaiidu waa 👍👍

  • @FadumoMohamed-lg6dk
    @FadumoMohamed-lg6dk 4 місяці тому +1

    wllhi marbaa jirty in aan cuntada iska cuni jiry lkn hada waxbaa i hilay in aan wax cuno iska daaye xitaa hurdo la aan igu dhacdy 😢💔🔥

    • @AminoHussein-ld3bj
      @AminoHussein-ld3bj 4 місяці тому +1

      😂aniga hurdo iyo wax cun ayaabo iga soo haray😂

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 4 місяці тому

    Notre princess ❤

  • @falastinofficially
    @falastinofficially Місяць тому

    Anigune qeebaan ka ahay

  • @EipsteinFrederica-c9k
    @EipsteinFrederica-c9k 27 днів тому

    Davis Kimberly Davis Sarah Lopez Gary

  • @ShukriApdalla-ek3zv
    @ShukriApdalla-ek3zv 4 місяці тому +4

    Masha allaha ❤️ ♥️ 💖 😍 ✨️ 💕

  • @MattieGonzalez-tw9xc
    @MattieGonzalez-tw9xc 22 дні тому

    Davis Timothy Garcia Margaret Martin Charles

  • @NourraMuhiim
    @NourraMuhiim 4 місяці тому

    Somali macanbad barataye 😂😂😂😂

  • @naimaadam2727
    @naimaadam2727 4 місяці тому +1

    Isku fikrad ayaan nahay hal qof ayaa ka badan inta wax badan isku wadi laheed wixii nala qabo fikradaas like saar

  • @HamdaDaahir-rl1zu
    @HamdaDaahir-rl1zu 4 місяці тому +3

    Wan jeclay ina jila noqdo 😂

  • @MssKubra-m8f
    @MssKubra-m8f 4 місяці тому

    Dadka cuntada u furman sidayda oo kale😂

  • @Duniyo3047
    @Duniyo3047 4 місяці тому +1

    Oov ina Adeer tahy 🎉❤

  • @SacdiyoGuulwade
    @SacdiyoGuulwade 4 місяці тому +1

    Shaadiyo sharaaf ku casuum barnamijkada brother

  • @Amsiya600
    @Amsiya600 4 місяці тому +4

    M.a rahma👸🏻👑

  • @NimcoXasan-t2d
    @NimcoXasan-t2d 4 місяці тому +1

    بيلعب على وتر حساس😢❤❤❤

  • @AbirAhmad23
    @AbirAhmad23 3 місяці тому

    Les relarions hors mariage sont illicites ma soeur rahma hassan. Que dieu te guide vers le bn chemin inchallah ❤❤❤😊😊.

  • @OmarHassein
    @OmarHassein 4 місяці тому

    Waw horay usoco hon

  • @DeeqahusseingediUbaha
    @DeeqahusseingediUbaha 4 місяці тому +1

    Masha allah Rahmo pretty 😍

  • @foosxaashi-yd8ch
    @foosxaashi-yd8ch 4 місяці тому +5

    M.a raxma wan tagera filinkas ay so wado ina qayb ka ahado wan jeclan laha lkn nasib xumo garowe ban joga

  • @maxamedcabdi9660
    @maxamedcabdi9660 4 місяці тому +3

    Qoftan waaN tageeraa

  • @XamdiNabadiid
    @XamdiNabadiid 4 місяці тому +1

    Boqorada raxma jabaan❤❤❤❤

  • @inafaysal22
    @inafaysal22 4 місяці тому

    Asc wllkey ana diyara jilina igee raxma

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 4 місяці тому +1

    raxma legend

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 4 місяці тому +1

    Raxma hassan queen of Queen 👑

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 4 місяці тому +2

    tamil hosny ❤

  • @loulaomar4210
    @loulaomar4210 4 місяці тому +3

    Machallah rahma hassan la voix d,or

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 4 місяці тому +6

    Wll ani isoo dalbo wxn jeclahy inan jilaa noqdo

  • @HiboHassanOsman
    @HiboHassanOsman 4 місяці тому +4

    Ram😂😂❤❤❤