TALIYAHA XOOGGA SU'AALIHII LAGU WEYDIIYAY KULANKA GOLAHA SHACABKA.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2019
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 349

  • @abdimalikbashiraden123
    @abdimalikbashiraden123 4 роки тому +84

    Libaax libaax dhalay taliye odawaa yusuf raage taliye aan shaqadiisa ku kalsoonahy allow ku xafid guul wade qaran 🥰🥰🇸🇴💪💪💪

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 роки тому +1

      Abgaal miyaa?

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 4 роки тому +13

      waa taliye ciidan maxaad kadooni qoladiisa qabiil baaban nacay

    • @cabdulahicali4228
      @cabdulahicali4228 4 роки тому

      Mursade ayaan kumaqly

    • @AhmedwaliAxmedwalli
      @AhmedwaliAxmedwalli 4 роки тому

      Abgal cusman ahaa cise rati libaaxyadi abgal cusman ow kadhashe

    • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
      @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 роки тому +2

      Waa Ciidamkeena qaranka oo ku faraxsanahay shaqadooda .
      Qabiilna waa qaran dumay oo Kuma faraxsanin inta badan xaqee nagu lahaayen.
      Dadka qabiilka waalay Hala idinka shaqeeysto waa Ciidamkeena qaran oo ku faano.

  • @salanosalano4338
    @salanosalano4338 4 роки тому +75

    Taliye da'yar, oo howlkar ah,codkarna ah,akhlaaq iyo daganaansho kamuuqato manshallah horey usoco taliye.....farmaajo iyo kheyrena way kumahadsan yihiin soo xulistaada.

  • @kusmencool7062
    @kusmencool7062 4 роки тому +25

    This young man is perfect we love you

  • @samansamia8546
    @samansamia8546 4 роки тому +10

    Masha Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 4 роки тому +20

    MASHA ALLAH TALIYE ODAWAA HADAAN NHY DHALINYARADA SOOMAALIYEED DAL IYO DIBADBA WAXAA NOO THY ROLE MODEL WNGS 🙏🙏👏👏👏🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @moeosman3517
    @moeosman3517 4 роки тому +33

    Taliye Odawaa, waad ku mahadsantahay in aad wakhtigaaga ciriiriga ah nooga ogalaatay in aad soo horistaagto umadda Soomaaliyeed iyo baarlamaanka. Taliye Odawaa, ogow in aad ku fadhido kursigii S/guuto Daa'uud Cabdulle, S/gaas Maxamed Siyaad Barre iyo Field Marshal Maxamed Cali Samatar AUN. 594

    • @aardalmar7282
      @aardalmar7282 4 роки тому

      Fuck isaga haya ee madaxda ka leexda waxy ahaeyen ayagay jirtaye

    • @canabcali1902
      @canabcali1902 3 роки тому

      Masha allah

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 роки тому +5

    🇸🇴🙏Odawaa Waa Libaax Geesi ah 💪🏾Alloow asoo kale noo Badi 👍❤️one love From Germany 🇩🇪 🇸🇴🙅‍♂️

  • @nasrihassan6658
    @nasrihassan6658 4 роки тому +28

    Taliye dhalinyarada somaliyeed meel walba oo ay joogto ayaa kugarabtaagan xildhibaanadaaan tuugada ah haujoojin

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 роки тому +25

    Maansha Allaah taliyaha ciidanka aad baan u soo dhowaynayaa isaga iyo dhalinyarada maskaxda fayow Odayaasha iyo islaamaha dhali kara ama Awowga u noqon kara ee baarlamaanka fadhiyana waxaan odhan lahaa u baneeya dhalin yarada hawsha ayagaa idiinka firfircoone

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 4 роки тому +10

    Halyeey wakaas horeey uso talyee👮‍♂️🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 4 роки тому +12

    Maansha Allah xafido Allah Md odawaa.

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 4 роки тому +20

    Masha Allah guul guul guul soomaaliya habalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedkaparabdulahi3336
    @mohamedkaparabdulahi3336 4 роки тому +5

    Waa sax wllh waa nine dhaacadah wllh ❤❤🇸🇴🇸🇴✌

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 4 роки тому +5

    Masha Allah taliye akhlaaq badan na codkar ah, ilahay hanoo badiyo kuwo adoo kale ah hana noo kaa daayo

  • @abdirahmanmohamed6393
    @abdirahmanmohamed6393 4 роки тому +25

    Libaax Allah keep

  • @abuuuifiye9327
    @abuuuifiye9327 4 роки тому +13

    mnshaalh walhi waligey soomali matagin balse waxaaan jeclaan lahaaa inaan tago oon dalkeyga iyo dadkeygaba kadifaaco cadawga

  • @abuuaxmedaxmed235
    @abuuaxmedaxmed235 4 роки тому +14

    Ha dhihin xildhibanada sharafta leh ma istahilan garacyada mesha lagu soo aruriyay

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 4 роки тому +18

    General odawaa Xildhibaanada Qashinka Ah Wuu Ka Sareeyaa Sirtii Qaranka Madhiibaayo Laakiin Inuu Intuu Kuwaan Horyimaado Maahayn ,Koleey Biyo Ukaban Maayo.

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 4 роки тому +30

    TALIYE KAASI WAA IIMMAAN LAAWE ee XILDHIBAAN QAALIYA MAAHAN: WAA MUSIIBADA DADKA HAYSATA: AAAD BAAN UGU BOGAY HADALKAAGA ILLAAHAY HADIN GARABGALO:

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 4 роки тому +39

    Taliyaha geesi salaan sare taliye from hargeisa waa idin garab taaganay

    • @sharmaakedhiyooo9577
      @sharmaakedhiyooo9577 4 роки тому +1

      Somaliland ma laga helayaa dhalinyaro general gorod òo kale ah aniga ahaan haa ayaan leyahay qaar u dhigma iyo qaar ka wanaagsanba waa laga helayaaa ee suaasha mesha taalabwaxay tahay odayaashan 60+ ahi ma inoo ogolyiin ka dhalin yaro ahaan inaan maamulka qaranka xubnaa ugu sareyo ka qabano jawaabtu waa maya wax ay inoo ogol yiin ma jirto from hargeysa

  • @sadikabdihussein
    @sadikabdihussein 4 роки тому +27

    Dalkan dhaliyaradeyda uun aya hajin kara odayshan hala fadhiisiyo de myay fadhisanaya kursiga dalka loga taliyay ku dhagsanyihine😏😏😏😏

  • @hashimyaxye5351
    @hashimyaxye5351 4 роки тому +5

    i love ciidanka xooga dalka somalia👨‍✈️👨‍✈️

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 роки тому +7

    XILDHIBAANADU WAA TUUGO CIIDAMADA NAFTOODA U HURAYA HALA XUSHMEEYO 🇸🇴💕🇸🇴🌹🇸🇴🍀🇸🇴🙏

  • @mahmoudbakar7098
    @mahmoudbakar7098 3 роки тому +1

    Thank you so much walaal macan

  • @sureermuhammedhusen7245
    @sureermuhammedhusen7245 4 роки тому +40

    Waxaa xildhibaano ku sheega Ah wiilka yarbaa ka akhlaaq badan

  • @awys2001
    @awys2001 4 роки тому +5

    masha Allah taliye ilaahey haku dhooro keep up the good job from washington dc

  • @kingsahlaawi2822
    @kingsahlaawi2822 4 роки тому +3

    Waaan soo soconaa allow wadankeena noohagaagi geesiyaashi weysoo laaabteyn 💪💪💪💪💪

  • @abdinasirmahamed6888
    @abdinasirmahamed6888 4 роки тому +4

    maansha alaah
    ale hakula jiro

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 4 роки тому +8

    Xildhibaanadu xaqa allaha ku toosiyaa xurguf xurguf badanaa ar udhaafa ninka shaqadiida asagaa idinka yaqaane waxad dumisaan iyo waxad dayacdaan baa ku filan tihiine

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 4 роки тому +6

    Dhalinyaradda wadanka ayaa leh waa inaa qarabsiin ciidanka xoogga dalka soomaaliya from Hargeysa

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 4 роки тому +15

    Emmiratka Waa Kaa Soo Laba Kacleeyay Xildhibaanada Waxay U Shaqeeyaan Emmiratka Unatusiyaan Sida Ciidankeena Ushaqeeyo Sirta Hubka Emmiratka Wuxuu Adeegsanayaan Xildhibaanada Taasna Waxeey Cadeeyneeysaa In Cadawgeena Latusiyo Habka Ciidamadeena Ay Ushaqreynayaan , Laakiin General Odowaa Nin Ay Gilgili Karaan Ma'Ahan Ayagoo Jiljileec Iyo Xaaraanta Meesha Ku Yimid.

  • @abdifitahgoodciro9542
    @abdifitahgoodciro9542 4 роки тому +23

    Mzha allh taliye odawaa wlhi nin cod kara oo hdal yaqana wlhi mzha allh

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 роки тому +4

    Allaha ku bareeko adiga iyo intaa kula jiirtaa uuf qabil🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alikuliali7979
    @alikuliali7979 4 роки тому +33

    Noolow taliye

  • @MohamedAhmed-qi4ds
    @MohamedAhmed-qi4ds 3 роки тому +1

    Masha Allah walaal good job

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 4 роки тому +4

    Masha allah guleyso insha allah

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 4 роки тому +4

    Maaha allah.sida ugu jajabantahy madaxdada

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 4 роки тому +3

    Masha ALLAH
    Taliye odawaa waa Asset dalka uuleyahay
    ALLAH ha barakeeyo.

  • @safiacdey9297
    @safiacdey9297 3 роки тому +1

    Ilahy hakuxafdiyo

  • @yasingobdoon7413
    @yasingobdoon7413 4 роки тому +15

    Maashaa allaaah taliyaheena qaaliga odowaa allaaah haku dhawro guuul ayaan kuu rajaynayaa mar walba sxb

  • @omaniyare4031
    @omaniyare4031 4 роки тому +2

    Nabad iyo Nolol guul taliye Odowaa

  • @libanabdulrazak5401
    @libanabdulrazak5401 4 роки тому +5

    Wllhi Ninkan aqoon uman lahyn lkn Malinti ayn laha wa yaryahe farmaajo wa ku qaldamy Show ninkaniba waba karti miidhan Wazorada qarba halkan so istagi kareyn oo dhunta
    Odawa wllhi Cajiib waaye mazha allah Nin howl kara horay usoco

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 3 роки тому +1

    Noodaaya. Taliyaha. Maansha. Alaah. Qabyaalad. Mayaqaan. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @johnmutheenyaga4181
    @johnmutheenyaga4181 4 роки тому +13

    It's very Nice seeing Somalia this way, to God be the glory.

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 4 роки тому +4

    Masha allah waa taliye dhalinyaro ah oo wax qabadkiisu ka muuqdo, allaha ku daayo

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 4 роки тому +6

    Mansha Allah

  • @welyowcade2225
    @welyowcade2225 4 роки тому +24

    Maashaa allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷🌷TALIYE ODOWAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷🌷

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 роки тому +5

    CIIDANKEENA ALLAHA XAFIDO 🇸🇴💕💕🌹🇸🇴🍀🇸🇴🙏

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 4 роки тому +5

    masha Allah mudane odawaa guulaysta XDS XDS insha Allah

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 4 роки тому +5

    Mansha alaaah dalkaygow nabad Insha alaaah

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 роки тому +1

    Maasha Allaah Tabaaraka Allaah. Ciidamkeena qaranka guuleeysta
    Ishii bugtaay ku BIKAACSO.

  • @roda1149
    @roda1149 3 роки тому +1

    General Odow guulaysta geesiyadayada ciidankanaga Somalia 🇸🇴 guulaysta,guulaysta geesiyadayada ciidankanaga Somalia 🇸🇴 ♥ ❤

  • @cabdicazizgateysaaran5076
    @cabdicazizgateysaaran5076 4 роки тому +3

    Masha Allah guuleyso waligaa

  • @dahirahmedhassan6737
    @dahirahmedhassan6737 4 роки тому +4

    mansha allah taliye odawaa yusuf raage guul iyo garab ban kugu ogahay

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 4 роки тому +4

    Taliye odawaa waa u ducaynaa
    Cimrigisa alle ha dheereeyo
    Daacad ayuu wadanka u yahay
    Shaqaduuumada uhayo alle hagarab galo

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @afromaninafrica1368
    @afromaninafrica1368 4 роки тому +4

    Woooow taliya si wanaagsan ayaad u qancisay xildhibaanada buuqa iyo qeylida mushaharka ku qaata

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 4 роки тому +1

    Geesi Geesi dhalay waaye walaahi Masha Allah Ilaahay ha Xifdiyo

  • @maantachenal3690
    @maantachenal3690 4 роки тому +5

    Hore usoco taliyeH👏

  • @rahmamohamed3049
    @rahmamohamed3049 4 роки тому +5

    Xildhibaanadeenu marwalba siqaldan ayeey wax ufahmaan sababtaas oo ah aqoonta ayaa ku yar mucaaradnimadana siqaldan ayeey ufahmeen

    • @sharmaakedhiyooo9577
      @sharmaakedhiyooo9577 4 роки тому

      Been maad shegin wlo lkn waxay ka xun yiin in wiil dhalin yaro ahi uu noqdo talyaha ciidanka xooga somaliyed dhalin yaro nacayb ayaa waxaaso hadala ka kenayaan mahdsanid wlo from hargeysa

    • @taloiyotusaale5690
      @taloiyotusaale5690 4 роки тому

      waa run wllo lkn mid ogow waxy rabaan sirta ciidanka inay imaraat siiyan si ay iyaguna alshabaab ugu gudbiyaan oo uga faaidaystaan waana calooshood u shaqayste yaal walahi
      from hargeysa somaliland

  • @Taqwa-ug2tu
    @Taqwa-ug2tu 4 роки тому +1

    Wiil yar oo dacadnimo ka muuqato waayo isago kale oo badan aya nagu fiicna allaha na siiyo ameen

  • @qadarabdulahi4418
    @qadarabdulahi4418 4 роки тому +2

    Alla ha Ku xifdhiyo Taliye Masha Allah

  • @maxamedaxmed1937
    @maxamedaxmed1937 4 роки тому +11

    Waa taliye wanagsan

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 роки тому +5

    Maansha Allah,odawaa

  • @hoyomcnto9570
    @hoyomcnto9570 3 роки тому +1

    Ilahay haika xifdiyo walalkey mcn

  • @alish2852
    @alish2852 4 роки тому +5

    ODOWAA GUUL💪💪💪💪💪

  • @ahmedmohameddaad3962
    @ahmedmohameddaad3962 4 роки тому +7

    Msha allaah taliye odowaa

  • @tayeeqlow2566
    @tayeeqlow2566 4 роки тому +14

    Ninkaan waa uu da yar yahay waaya arag nimo oo dheer oo ku filan malkujatahay in uu leeyahay? Kasoo jawaaba-

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Haa maskaxdisu waa fireesh

    • @hassanali3502
      @hassanali3502 4 роки тому +4

      Experience doesn’t come with age
      Oday weyn hadu wax soo kordhinayo 30 years maxay wax u tari waysay

    • @halimoomar7529
      @halimoomar7529 4 роки тому

      Delmar.That’s true

  • @midnimoiskaashadamidone1433
    @midnimoiskaashadamidone1433 4 роки тому +15

    mudane sharci yaqaan ba tahay sida hadalkaaga points & aat ukala dhiktey ciidanku waa ciidan somali

    • @fadumojamal7172
      @fadumojamal7172 4 роки тому

      Mashallah tabarakaah ilaahay haku xifdiyo 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 4 роки тому +1

    Maaasha Allh taliye da,yr ooo hawlkara . Wxn kuugu dhiirigalinayaa talaabooyinka hufanee aad hore u qaday . Khyr baan kuu rajaynayaaa guul baynu gaadhi doonaa somaliyana halkeedii hore by kusoo noqon doontaa .🇸🇴🇸🇴🇸🇴long life

  • @GUDCURFLIMS
    @GUDCURFLIMS 4 роки тому +5

    NINKA MEESHA SOO MADOW IN UU SOMALI EHEEN INTA ILA ARAGTAY LIKE ISAARA XARFAANEY

    • @puntlandforce6504
      @puntlandforce6504 4 роки тому

      Kkkkkkk waa Kenyati Farmaajo keensadey meesha .jaajuus

  • @oats2330
    @oats2330 4 роки тому +12

    Excellente speech of governments of Somalia

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 4 роки тому +2

    I wish tuugtan inay ciidamadu rasaas la dhici lahaayeen. Waa dhibka dalka haysta kuwani.

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 3 роки тому +1

    Well done taliye rufiyaanada warkooda meel kagatag waxaa laguu igmaday difaaca dalka wad sideytahay ayaan kuu grab taagan nahay sxb horay usoco

  • @aqoonraac
    @aqoonraac 3 роки тому

    Ku,Salaan taliye taliye odawaa yuusuf raage taliye kowlkar ah allow inoo xafid waa wiil dhalinyaro ah illahow isha odayaashan kadhowr viva taliye keep going

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 роки тому

    Maansha Allah ❤ ❤ ❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 4 роки тому +24

    Iska celiya dantooda mooye dankale ma yaqaniin xildhabanada ilahhey baan ku dacweyney

    • @qalbifuran3212
      @qalbifuran3212 4 роки тому

      Aamiin alle umada kumasoo celin kuwan xidhibaanada qaarkood waa basaasin shisheeyaha u adeega qaarkood na shabaab

    • @aminajama8925
      @aminajama8925 4 роки тому

      Alla run badan

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 4 роки тому +1

      Illaahay hana dhaafiyo wixii dhibka umada soomaaliyeed ka shaqeeynaayo

    • @maxamuudhariisa7590
      @maxamuudhariisa7590 4 роки тому

      Jiijo daqere : walaasheey kuwaan xildhibaan maaahin waa qaaimiin dulooway dantooda maahinee Dan dal. Shaqo kuma lahan shilin ii sheeg shisheeyoow aan dalkeeyga kusiiyo qeeyraatkiisa ayaa LA dhahaa magacooda ileeen jaaahil. Sidoow dal Ku hugaaminkaraa 4'5 dhib weeyn ayuu soomaaliya ukeenay kii aqoonta lahaa booskiisa waxaa Ku fadhiya tuug jaahil ah oday dhaqameed qaainkale ah keensaday. Cadaalad malahelaayo ilaaa kuwaaan daalimiinta ah laquwo

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 4 роки тому +8

    Herro mr odowaa

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 4 роки тому +10

    Xaq Umalaha General odawaa Paarlamanka Garbage Masquerades Ah Ineey Weeydiyaan Xildhibaanada Maladucatoyaasha Jaahiliinta.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 роки тому

    Somalia ❤ 💙 🇸🇴 Hanoolaato ❤Somalia ❤ 💙 🇸🇴 ♥

  • @alidaahir2419
    @alidaahir2419 4 роки тому +16

    Taliye odawaa waa ninkii alshabab soo afjarilahaa guul wacan I, a Taliye from kismaayo

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 4 роки тому +11

    Taliyahan wa dacat iyo holkar

  • @Baba20240
    @Baba20240 4 роки тому +3

    taliyahan masha alah waye
    lakin waxaa ka baqaa in uu afganbi ku qabsado dalka oo dhan,

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 роки тому +7

    Somalia guul wllyl from hargeisa
    AnaGa QarankayaGa nagu tagera somaliland DowlaDo wllo aH

    • @abdirahmanfft7949
      @abdirahmanfft7949 4 роки тому

      Kkkk taas madhaceso saa labad gac mod u jeceshahay ayaa u jecelnahay somali nimo 💯🙏🙏

  • @prembosska2519
    @prembosska2519 4 роки тому +1

    Nio dhalinyarta waa la yaraysanayaa ama la qabiilaysanayaa moyee wlhi iyaguu dalku u baahan yahay war dhalinyarta xaqooda meel haloo saaro taasoo ay macneheedu tahay xilalka dadka waawayn loo dhiibayo waxa kaga fiican xaga maskaxda ama fikirka freshta dhalinyarta guul markasta dhalinyarada umada soomaaliyeed S O S O💪💪

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 роки тому +5

    Waxaan kaloo kula talin lahaa ciidamada inay diyaariyaan qorshe ciidan qoris wadanka oo dhan ah sida gobolada waqooyi ama pl waanuna jecelahay inaan ogaano si aanu ugu kaalmayno dhalinyarad meeshaan ku hagaaji lahayn

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому +1

      Haa xaqiiqda ka hadashay aniga 16 jir ayan ahay waxna isku diyarinaya ina ciidanka ka mid naqado

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 роки тому +5

    Hadii 330 ka xildhban ay ilaalo dhan kii 3 askari kaxaysaan waa 990 marka waa guuto ciidan ah,yaa marka wadanka difaacin

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Mxaa ka galy hee waa danestayaal wadan miye raban in la difaaco

  • @xananquruxaxmed3259
    @xananquruxaxmed3259 4 роки тому +3

    Ma sha allah

  • @nurisaq2072
    @nurisaq2072 4 роки тому +1

    mahadsanid taliye geesi waa garyigil gar iyo gardaraba cadowgana alla haydinka qabto adiyo masuuliyiinta kleba

  • @taliyebaashetaliyebaashe1495
    @taliyebaashetaliyebaashe1495 4 роки тому +1

    mnsha alah taliye guul ayankuu rajenaya taliye anigana waxa rajenaya dhawan ina xiil aan dalka iyo dadka somaliyed idhibto ciidanka xoga dalka somaliya horii markoda ina kaa qab qaata jecelahay taliye sii guul kuu jiirto ayey ciidankuu uu soconayan shaqadodana uu guudanayan adiguna waaa dadaleysaa taliye guul

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 4 роки тому +7

    Dad aan waxba akhrin oo ogaal ka ahyn xildhibaanadeenu waaye

  • @saciidbarre4549
    @saciidbarre4549 4 роки тому +3

    Masha Allah taliye alaha kuxafido

  • @abuuuifiye9327
    @abuuuifiye9327 4 роки тому +2

    hada meeshaan xilidhibaanyaasha guriyo ayeey kadhisteeen bal mey wadankooda dhisaaaan ilmahooda xitaaa halkan ayeey kuhayaan ogu yaraaan 7xilidhibaaan ayaaan darisnhy hada ooguriyaaal halkaan kadhistay dabcan waa hanitada dalka ayaaa sidaaas logu ciyaaroyaa

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому +1

      Xaqa iyo nasriga alle wuso dhawyahy insha allh ragan wan iska qaban donnaa hdn nahy jiilka hda wadanka anaga ayu nasugayaa anaga dhisaneno

  • @shaxdatv6083
    @shaxdatv6083 4 роки тому +2

    Mnshallh taliya odawa yusuf raage guul inshallh

  • @shafiehassan1239
    @shafiehassan1239 4 роки тому +2

    Manshalah taliye odawaa

  • @camuuritechit3850
    @camuuritechit3850 4 роки тому +1

    Geesiga da'da yar horey usoco
    Guul

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 4 роки тому +3

    Runti waa mamnuuc sirta amnika ina cadowka lo gudbiyay ama laka sheeko media wlh saaid aya uku xumahay
    Odawaa wa wiil dayar allh hku ziyadiyo dalka aya ku bahan

  • @omarhasan5505
    @omarhasan5505 2 роки тому

    Mansha Allah noolow dacat ayatahaye odowa Yusuf rake

  • @mustaf7237
    @mustaf7237 4 роки тому +1

    War taliyahn waxan ku arky dood ay iskugu imadnen madxda dalka iyo ardayda muqdisho wlh su.aal an la weydin maleh waa balayo wlh nolow taliye 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 4 роки тому +14

    You have to question them also opposition leaders those who break the rules