SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 14-AAD OO XIISO BADAN XAMBAARSAN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 321

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 3 роки тому +21

    Maasha allah ❤️♥️

  • @shidaneshekeye7024
    @shidaneshekeye7024 4 роки тому +207

    Waxan la yabay siduu cabdulle u jilay inta ka heshay jiliinkisa like I saara

  • @mohamedabdi6266
    @mohamedabdi6266 4 роки тому +22

    Oday cabdulle waa xidiga jilinka caqiiqdii waxiiso hibo waaye iska yeel yeel maahan full respect 🙏🙏

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 4 роки тому +22

    Oday abdule and ajakis the best comedian in Somalia.

    • @ubex6002
      @ubex6002 2 роки тому +2

      Alaha u naxariisto😭ajakis

    • @kaamilocabdilaahi1011
      @kaamilocabdilaahi1011 2 роки тому

      Teething the first time

    • @kaamilocabdilaahi1011
      @kaamilocabdilaahi1011 2 роки тому

      Teething the

    • @kaamilocabdilaahi1011
      @kaamilocabdilaahi1011 2 роки тому

      first time in the UK and Ireland in the UK and Ireland in the UK and Ireland in the UK and Ireland in the UK and Ireland in the UK and abroad for the UK and Ireland in the UK and

    • @canabmohamoud36
      @canabmohamoud36 8 місяців тому

      4 😅😮 10:09 Fcr5😊5😊​@@kaamilocabdilaahi1011

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +54

    Oday Cabdulle iyo Sooraan ilaahay baa hibo usiiyay Jilliinka 👑

  • @ckgaruun2011
    @ckgaruun2011 4 роки тому +6

    Jillinka oday Cabdulle waa kii ugu herrsareeyey oo soomaali jisho. Waa talent ama u dhalasho , tvga qaranku intuu oday Cabdulle haysto ,isagaa hogaaminaya shactarada iyo wacyigelinta bulshada.

  • @najmanajuu2861
    @najmanajuu2861 4 роки тому +12

    Xaa gadowhaysaa 😭 this made my day 😂

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 4 роки тому +6

    Asc viva7up masha Allah balse inkaaaarta jooji cabdule

  • @medaden7396
    @medaden7396 4 роки тому +26

    SOMALIYA HAA NULATU aasd iyan oula sucuda barnmajiada SNTV .FROM DJIBOUTI

  • @caishacuud1140
    @caishacuud1140 4 роки тому +7

    Qofki 1 waaaad
    Waaaa
    No view
    No comment
    No like
    No share
    Waaaaw waxan ahay qof nasiib u yeeshay

  • @sowdaali1625
    @sowdaali1625 4 роки тому +11

    I wish u could visit us in kenya

  • @MascuudBashiir-b9t
    @MascuudBashiir-b9t 9 місяців тому +2

    Legend oday cabdulle

  • @monahassan809
    @monahassan809 4 роки тому +2

    Habaar baddanaaa. Waa necbahay habaarka. Sida kale jilinka waa fican yahay.👍

  • @omerahmed7384
    @omerahmed7384 4 роки тому +15

    Sad that our money is changed by a dollar 😥

    • @abdirahmansiyaad7358
      @abdirahmansiyaad7358 4 роки тому +8

      And you are changed your home language? 😁😁😁

    • @ubex6002
      @ubex6002 2 роки тому +2

      Weli wey shaqeysaa shilin somaliga

    • @heey1234
      @heey1234 Рік тому +2

      Sad that our language is changed by a english😥
      🤣

    • @famousking447channel5
      @famousking447channel5 9 місяців тому

      True 😢

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +2

    Who still watching dec,2022

  • @mustaf_habib
    @mustaf_habib 4 роки тому +25

    4:49 markee dacwo tagtaan kuu imandoonaa orod naga tag waaku aamusiyeen wlhi askariga

  • @abukarxolbole6599
    @abukarxolbole6599 4 роки тому +4

    Qosol waa iga dhamaaday

  • @nabadabdirizak6052
    @nabadabdirizak6052 4 роки тому +5

    Oday cabdule nolow

  • @FaraxMedFarax
    @FaraxMedFarax 2 місяці тому

    Mash allh ❤❤❤❤❤

  • @AbdiYusuf-r2q
    @AbdiYusuf-r2q 14 днів тому

    La lailaha ilalah

  • @indhomuxumed5703
    @indhomuxumed5703 4 роки тому +4

    Hadaqososhay likesare

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 3 місяці тому

    Mashaallah ❤❤❤❤❤

  • @AbdirisakORoble
    @AbdirisakORoble 4 роки тому +7

    Hala tifaftiro riwaayadaha runti waa qosol iyo funny lkn Askarigu ixtiraam buu mudanyahay laba qof oo muryamayana waa inuu u dhexgali karo waliba isagoo warkiisa lamaqlayo, askariguna si asluubaysan uu shacabka ula hadlayo una ixtiraamayo. Mahadsanidiin

    • @whatshappening3474
      @whatshappening3474 Рік тому

      Sheekada dhan aya waxay ka hadle dadka qaabka qaldan magalada ugu nool, o an sharcina fahmeyn askarina fahmeyn

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 4 роки тому +6

    Walihii odaygan waa qosol

  • @muhanadismail3615
    @muhanadismail3615 4 роки тому +9

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh dhadhamis ugu bax ahaaa sheekadaa baba abdulle allaha ku xafido wax bdn baan kaa faa’idnay

  • @aminrobleh5793
    @aminrobleh5793 4 роки тому +8

    Dalka Holland waxaa jiira suuuq sabti wa la dhadhamiya islan aya ii sheegtay wlhii 😀

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 4 роки тому

      🤣🤣🤣mareykanka ayuba kuyaala suuq waxkasta ladhadhaminayo xta biyaha caadigaa

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 4 роки тому

      Lkn maalinkasta maaha iyo xogaan ee marmara lasameyaa🤣🤣🤣

    • @aminrobleh5793
      @aminrobleh5793 4 роки тому +1

      @@Ladanabdullahi3845 haa anaga Holland wa sabtide iyo mar marna isiniiti aya la fuura suuqa 😂

    • @liladeew11dyjabdi32
      @liladeew11dyjabdi32 3 роки тому

      0

  • @sharmaakealiabdullahi
    @sharmaakealiabdullahi 4 роки тому +8

    Kkkkkkkkkk
    M.a allow dhaaf hobalada waabari iyo
    SNTv

  • @abdifitahhussein1931
    @abdifitahhussein1931 4 роки тому +2

    Qaladka meesha kajira waa heshiiska qaldan oo waan iska dhadhaminaa iyo iska dhadhami

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 4 роки тому +15

    Waar yaadheheen odagaa burco noogu soo dira ,, waaba xaraabee🤣🤣🤣

    • @shiilalle
      @shiilalle 4 роки тому +2

      hala idin soo diro maba xumee,ee miyaadba af garanaysaan ?kkkkk

    • @abdidarwiish740
      @abdidarwiish740 4 роки тому +1

      @@shiilalle waayo miynu somali ahayn

    • @teamelpiofficial8632
      @teamelpiofficial8632 4 роки тому +1

      Ar odi cabduley Cadi mahen

    • @shiilalle
      @shiilalle 4 роки тому

      @@abdidarwiish740
      Somali waa yahay balse waa la kala Soomaali duwan yahay hhhh

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic 4 роки тому +1

      @@shiilallema lakala Soomaali duwanee laakiin waa lakala lahjad duwan yahay

  • @bashiirmuxumad7010
    @bashiirmuxumad7010 2 роки тому +2

    Asc asxabta want me

  • @roda1149
    @roda1149 4 роки тому +6

    Every day people do something magalojog xuma ah

  • @Somlens
    @Somlens 4 роки тому +5

    Hada muuqaalkaan in lagu qoslo ayaad ugu talagasheen lkn xaqiiqdu waxay tahay nolosha muqdisho waa saas oo tabtaas ayaa dad badani ku joogaan ilaahay amarkiis😂😂

  • @bilemakaveli7229
    @bilemakaveli7229 4 роки тому +6

    Nadiiiiiif waaaye abahaa waa iga qosliyay wlh 😂😂😂😂

  • @yaxyeximyari434
    @yaxyeximyari434 4 роки тому +5

    Kasoo bax aa dhaxdiisa ku taal kulahaa oday cabdule😂😂😂😂😂✌

  • @abdihussin3211
    @abdihussin3211 4 роки тому +6

    Qaro dhintay kadayaan sax oday cabdule kk

  • @AxmadIsmacil520
    @AxmadIsmacil520 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 4 роки тому +4

    Oday cabdulle love you 😂🥰🙌

  • @faraxibrahim4234
    @faraxibrahim4234 4 роки тому +1

    Garissa

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому +6

    Kaan Moodaayay Maaha

  • @abdirahmaanlyrics6583
    @abdirahmaanlyrics6583 4 роки тому +2

    Wax kale

  • @shucaybhashi7384
    @shucaybhashi7384 4 роки тому +2

    Riwaayad wacan

  • @abdinasirhassan7503
    @abdinasirhassan7503 Рік тому +1

    Kasoo bax ayaa ku yaalo kulahaa markuu cunaay

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 роки тому +4

    Lkn hadhow dadkas waxodi mala siina mase wa lagu taga maloshega flim ba jileyney cml

  • @hooyohalima5040
    @hooyohalima5040 4 роки тому +1

    Qosol badanaa

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 3 роки тому +1

    shilling soomasli lama ismaacaalo miyaa

  • @sharmasaid4389
    @sharmasaid4389 4 місяці тому +1

    Askariga waxbaa ku dhacay😂😂😂 markee dacwo takto Kuu I maaheena Naga tag😂😂😂

  • @sadaamyare7930
    @sadaamyare7930 4 роки тому +10

    Qara iga dhaaf kulahaa awal ayoo huray isoo bejeyay mh ar oday cabdulaa 😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 роки тому +5

    Nin rag ah buu leyahay weesada ha iga jabinin. Xoolo waaye odayga

    • @Somlens
      @Somlens 4 роки тому +2

      Dagaalka weesadu maku jabtaa horta😂😂

    • @SOM-co1xd
      @SOM-co1xd 4 роки тому +3

      War kaftan buh ka wada

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb 4 роки тому +1

      Just jocking leee waye mise prank

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Рік тому

    Todobka Dastuuriga Ah Ee:
    1- Habdadka Soomaaliya Iyo Carrisawmmaal:
    2- جمهورية برصومال و صومال:
    3- Republic Of Somalia And Somaliland :
    4- République de Somalie et Somaliterra:
    5- Repubblica Di Somalia E Somaliterra :
    6- የሶማሊያ እና የሶማሌላንድ ሪፐብሊክ
    7- JAMHURI YA SOMALIA NA SOMALILAND:
    KA SIXIIXAN:
    Madaxwadaha Mustaqqbalka:

  • @cabdilaahiilkacase334
    @cabdilaahiilkacase334 4 роки тому +1

    O'Day cabdule
    Qadhmuun

  • @nevergiveupe9493
    @nevergiveupe9493 4 роки тому +2

    Adheero qara kadaa qaroole ina lamurmo kumatalagalin

  • @abdiyare3617
    @abdiyare3617 4 роки тому +3

    Waa qaldanyahay

  • @ahmedmukhtaaar8735
    @ahmedmukhtaaar8735 4 роки тому +3

    Hhhh Walahi caadi mahan Odey cabdule

  • @jamiilasaalax416
    @jamiilasaalax416 4 роки тому +3

    sax waye soomalida manta😂😂😂😂😂😂😂

  • @somaliofficialsom7385
    @somaliofficialsom7385 4 роки тому +1

    odey cabdile gabdhaha dhibka daaaa

  • @biggboss6448
    @biggboss6448 4 роки тому +5

    War waxan riwaayad ma'ahan ee dagaal siiba qaybta ugu danbaysa waxan umaleyhaa xamaasada iyo xanaaqa Oday cabdulle inay shacabku run umoodaan oo ay dilaan saa wax halaga badalo oo cabdulle xanaaqa iska yaree haladho sheekada riwaayad haku ekaato waxan arkaayay dad aan riwaayada kudarnayn oo hadana cabdulle lamurmaya

  • @ahmadsabriyemohamud3221
    @ahmadsabriyemohamud3221 4 роки тому +10

    Mama masha alah dawo kudhamatay cadi mahan

  • @abdialigarat2105
    @abdialigarat2105 2 роки тому +2

    Qosol ikuma hadhiin funny videos🤣🤣

  • @khadarsulubibrahim9201
    @khadarsulubibrahim9201 4 роки тому +1

    Mahalo jog. Xumo maficno

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 4 роки тому

    Qaraxi xamar wan uxisay walahi 💘💘💘💘

  • @yomiraconstanza9783
    @yomiraconstanza9783 4 роки тому +2

    Samuel

  • @jabriilmohamedsheikh4695
    @jabriilmohamedsheikh4695 4 роки тому +1

    waaw

  • @nurhussein6587
    @nurhussein6587 4 роки тому +2

    Ma jooga lee

  • @Aadanboshal
    @Aadanboshal 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshirabshir718
    @abshirabshir718 3 роки тому +1

    Iskafiiri

  • @ZeynabCabdulle
    @ZeynabCabdulle 9 місяців тому +1

    Oday cabdule tuugaa tahay

  • @princesakihashi8255
    @princesakihashi8255 4 роки тому +1

    talo hada kabadi marka lamatayo riwaayad dadka hala fogeeyo shacabka

  • @geedigeedi2667
    @geedigeedi2667 4 роки тому +2

    geedi yare

  • @libanalimashaalllah3493
    @libanalimashaalllah3493 4 роки тому +1

    Wlh aniga duqaan watageraa

  • @nabadabdirizak6052
    @nabadabdirizak6052 4 роки тому +1

    Oday cabdule

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 роки тому +16

    Dhadhami😂

  • @nasroxassan1478
    @nasroxassan1478 4 роки тому

    aakhiro maka cabsanaayo

  • @aminrobleh5793
    @aminrobleh5793 4 роки тому +5

    Waxaan ka fahmaay jilniinkaan
    Muqdisho waxaa ka jiira Hawiye shaxaad ku joogaa iyo isaaq iyo shikhaal dhamaan somalida ku dhaqaan muqdisho oo difaacaya
    My idea I don't care one just true is my life God bless you all from Switzerland one l9ve .(
    Khf .)

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 роки тому

      Isaaq maxa kenay mesha

    • @beeldeeqe3741
      @beeldeeqe3741 4 роки тому

      9nnsuw

    • @Yonisaj12
      @Yonisaj12 4 роки тому +1

      @@saidabdi73 Adiga maxa ku keenay? I like Odey Abdulle, by the way.

  • @jamafarah250
    @jamafarah250 4 роки тому +1

    Sheekada waymacaan tahay

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 3 роки тому

    Waryaa dhsgax isoo qabo wlhi ody Abdul waa qof iga qosliya hh

  • @ebash8498
    @ebash8498 4 роки тому +5

    Waadhadhamaa😂😂

  • @mohayare6557
    @mohayare6557 2 роки тому +1

    War iga tag qof yahow araahida weyn 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 4 роки тому +1

    Kl

  • @michaelanti1707
    @michaelanti1707 4 роки тому +2

    Ameerikaba.seddex.ah.waa.qaalmarka.qaarbaa.shan.garaa

  • @nakime1
    @nakime1 Рік тому +1

    Legend 😂

  • @HassanTeno
    @HassanTeno 5 місяців тому

    ACS

  • @nafisamaxamed65
    @nafisamaxamed65 3 роки тому +1

    Ruwaayat

  • @dalxaxasannuur7375
    @dalxaxasannuur7375 4 роки тому +1

    Subscribe i saar like

  • @MADASHASOMALIDAMEDIA
    @MADASHASOMALIDAMEDIA 4 роки тому +2

    Hadii hore loo odhan jiray afsomaligu jabuti buu ku xanuunsadey
    Gaastariga wuxuu kaso qaadey xamar

  • @jaabirmaxumud2366
    @jaabirmaxumud2366 4 роки тому +1

    Gowe

  • @walalkinalewaye4358
    @walalkinalewaye4358 4 роки тому

    O'Day cabulle dunida kutagera

  • @sharmarkeibrahim50
    @sharmarkeibrahim50 4 роки тому

    Wlhi dhadhaman kudhamayhaa

  • @mohamedgurmad1364
    @mohamedgurmad1364 4 роки тому +1

    Odaygu tiris badanaa

  • @saciidnuur1309
    @saciidnuur1309 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:21

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare4751 4 роки тому +2

    Reer waqooyi dhab ah😂😂😂😂

  • @mursalcabdi662
    @mursalcabdi662 3 роки тому +1

    jt7y

  • @shucaybhashi7384
    @shucaybhashi7384 4 роки тому +1

    Riwaayad you are not

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 роки тому +1

    Oday cabdule wa waaya arag jiliinka ku qurxoon

  • @abdiyare3617
    @abdiyare3617 4 роки тому +2

    Waxaas

  • @buuunicali
    @buuunicali 4 роки тому +5

    kkkkkk magaalo joog xumo waa tana inaba cadi maha kkkkkkkkkkk

  • @NasteexoMaxamed-ud2hi
    @NasteexoMaxamed-ud2hi 6 днів тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ebash8498
    @ebash8498 4 роки тому +3

    Kasoobaxaakudhaxyaala Qaraha😂😂😂

  • @Abuukar-s6e
    @Abuukar-s6e 3 місяці тому

    Oday c/dulle waa nawaalay

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 5 місяців тому

    Asagii baa la eryaday , suuqa ma habartaa ha leh ku lahaa 😂😂

  • @sabrinaahmed9841
    @sabrinaahmed9841 4 роки тому

    Ķkk alla oday cabdulle alle ha noo xafido run aa looqabaa dagalkisa