Xogta Dagaalka Culus DFS &Maamulada, Xasan Sh dagaalka doorashu ku furmay, Deni oo Dhaqaale ku..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 13

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro Місяць тому +4

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    MW Xassan isagaa Badda iibsaday Haddi kale wuu ka Celin lahaa Xabashada Xiriirkana u jari lahaa......waa Tuug...

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro Місяць тому +2

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Місяць тому

    Doorasho doowladeenu weey qaban kartaa laakiin doorasho dadban ayeey qaban kartaa iyada ayaana iiga marqaatiya inaan run sheegay sababtoo ah qof iyo codna madhowa

  • @abdilaahiabdirman
    @abdilaahiabdirman Місяць тому

    lama qaban karo doorasho qof iyo cod ah

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Doorasho iyo Maamul Gobaleed eryashooda ayuu ku Meereysanayaa.......Xaal ay Xabasho Wadankii ku Fideyso...Baddihiina Xoog ku Qaadaneysa.........iscasil MW Xassan .......ha hortaagnaan Soomaali iyagaa is Difaacayee......❗❗❗

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Qof iyo cod haday noqoto iyo doorasho kasta oo soomaaliya 100%100 muxamed cabdullahi muxamed farmaajo waa xaqiiq arintaayi cid u soo dhawaan majirto

  • @_22260
    @_22260 Місяць тому +1

    Siciid dani dowlada xamar waxdana kama laha sidii uu puntland wax ugu qabanlahaa puntland waa ka ilbaxdey buuq iyo illa meeyreeyso

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    DAGAALO SOKEEYE OO JOOGTO NOQDAY XSM WAX QORSHE DAWLADEED AH MALAHA EE LACAG AYUU KA SAMEYNAYAA DALKA WAANA SOO XIDHANTAY EE PUNTLAND AYAA BADBAADIN DOONTA DALKA

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    DALKEENU WAA DEGAY OO HOOS AYUU U SII SOCDAA XAGGA DHAQAALAHA, CIIDAN LA'AAN, EEX-QABYAALAD, AWOOD QEYBSIGII OO HAL REER UU KU KOOBAY XSM, CARUURTIISA IYO XAASASKIISA OO BOOBAYA DALKA, DHAQAALE LA'AAN IYO SAFARO BILAA MICNO AH, DUNIDA OO NACDAY NIN KELIGIIS LEH DAL BAAN METALAA,

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    Dadkan aad tirinayso ee xasan sheekh hoos jooga meelna macno kuma laha mid xafiiskiisa u madaxbanaan ma jiro

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Місяць тому

    Waa dhibkaas xoolo ninki kaa dhacay uu kugu sii dacweeynaayo

  • @cumarfaarax563
    @cumarfaarax563 Місяць тому

    Waa Mahabharata hadlo deface lad lagayahay