Deg Deg S/Land Oo Dhacday Hantida SSC-Khatumo, Sh.Shariif Oo Fadeexeeyey DF, Xanaaqa Saxaafada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 29

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому +6

    🇮🇱🇾🇪🇪🇹🇬🇧 way aqoonsanayan jamuuriyada barakeeysan Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ waa guul wayn allow noo rume

    • @khalidcumar3342
      @khalidcumar3342 Місяць тому +1

      30 sanno riyo ayaa ku jirtaan,Intina isaaqland imansada tani tagtay.

    • @maxamedxuseen1740
      @maxamedxuseen1740 Місяць тому

      Barakadaaba dhacday. Ma middag karaama beeshay, ee dagaal sokeeye iyo bado ay iibiso ku mashquulshay.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому +2

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Місяць тому +1

    Madaxweyne Xasan wuxu u dhaqmayaa sidii inu cadwoga ummadda Soomaaliyeed la shaqeynaayo. Waliba ciidamada ayuu u daranyahay.

  • @user-nr8sb8ls6y
    @user-nr8sb8ls6y Місяць тому +1

    Khaatumo. Waa 0,02 Somaliland ka mid ah. Khaatumo. Waa. Adhi Somaliland U. Daaqaaya. Somaliland. Waxay. Fadhiga kaga adkaatay. Somalia Somaliland waa. Dawlada. Keliya. Ee maanta. Dal somaliyeed kajirta. Xaadtaa. Jabouuti ma. Gaadhi garto somaliland

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb Місяць тому +1

    Hawiye wakaa aqligiisu

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf Місяць тому

      Hawiye waa xariifiin,lacag bay usoo tafa xayteen😂😂😂

  • @a.j2428
    @a.j2428 Місяць тому

    WAXAASI MACQUUL MAAHA, WARKA ISKA SAX. SSC SOMALILAND WAXBA KALAMA SOO DEGTO, WAXAY KALA SOO DEGTAA GARACAD OO UFURAN, SHIDAAL LA'AAN KAJIRTA SSC MAJIRTO HABA YARAATEE. YAA KUU SOO DIRAY WARKAA GARAADOOW ISKA HUBI.

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Місяць тому

    Weriye maanta waxbaan kaa soo gaadhay SL

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4l Місяць тому

    Shariifow umaleynmeynin in si sahlan laguu adeegsanayo oo laguugu laguugu jabiyo walaalkaa hadana aad u adeegeysid Farmaajo oo sidii la ogaa kuu galey intaas inaad ka aqli badan tahay ayaan kuu maleynaayey ogow beri markaad jabiso walaalkaa asagaa ku dilaayo

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Місяць тому +1

    Beenaale,xagay joogtaa dowlada federaalka ee aad sheegaysaa,isma og udbihii bay aslaysaa ismana oga'ee.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Місяць тому

    Fiqifuliye hala weraro wadada cerigabo e wax uga tagan ssc hala goyo gebi ahanba ganacsatada magacoda la isticmalayna talabo halaga qado

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb Місяць тому

    Somalidu goormay yelan doonan long time vision, Qadiyad adag jiritanka qaran sumcad leh.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Місяць тому

    Hawiyow farmajo haw nageynina wa ninki haldorkini diley shiikh shirif wabila damir waki ugu tala galay inu diyarada ku qarxiyo kiba unageynaysan

  • @user-ll9ek3jh8d
    @user-ll9ek3jh8d Місяць тому

    Beentu waa xaaraan, warkaasi ma jiro. Nabigu NNKH wuxuu yidhi:- ummadaydda kama mid aha beenaaluhu, Subxaanalah.

  • @user-nf5fi9ru1c
    @user-nf5fi9ru1c Місяць тому

    Ka daa beenta dadka miyaanad weriye ahayn dhexdhexaada wadani dadweynaha somaaliland cod iyo weji midna uma hayaan doorashaduna wakhtigeeda ayay dhacaysaa hadii alle ka dhigo laascaanoodna waa somaliland waadna arki doontaa ictiraafkii somaliland ayaa ka soo horaynaaya bisha 11 aad

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Місяць тому

    Berbera side loogaso rara shidaal kusocda ssc.been a ale.boosasey heystane.

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Місяць тому

    Beenbadana

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Місяць тому

    Been badanaa ssc ayaa waqooyi wax doonatay

  • @user-of9lv7to8u
    @user-of9lv7to8u Місяць тому

    Beenaale , allah ku qabay muxuu been sheegayaa

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 Місяць тому

    Ma xisoode iyo ku versje beenaale

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Місяць тому

    Beenaale beenaale

  • @CabdiXadiid
    @CabdiXadiid Місяць тому

    Bukaaco

  • @jamaaxmed5659
    @jamaaxmed5659 Місяць тому

    Beentu miyaaney xaaraan ahayn warkaasi waa been aan sal iyo lahayn