Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Xog Mahad Salad oo isku diray Turkiga & DFS, & Sirtii Turki-gu uu la wadaagay sirdoonka masar &Ceeb.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 70

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +15

    MAHAD SALAAD , WAA MOORYAAN AAN SIYASAD WAXBA KA AQOON, MAHAD WUXU DOONAYA, SOMALIA IN AY NOQOTO, STADIUM AY KUBBADA KU CAYARAAN, MASAR IYO ITOBIYA.

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 Місяць тому +12

    Waa dawladi madaxweeyneheda iyo sirdoonkeeduba iyo midkasta aay fataaliin yihiin dawladi Maha waxaan meesha kamuuqda baakhadweeye

    • @AhmedAbdulahiali-e2y
      @AhmedAbdulahiali-e2y Місяць тому

      4:29 😅😅😅😅😮 😢 6:1😮3 🎉😢 6:55 6:54 😅😅😅😅😮😮😅😮😅 9:04 9:02 😮 8:59 😅😅 10: 10 10:45 :39 10:06 10:27 😮😮 😮😅😮 11:40 11:40 11:40 😮😮:40 9 10:46 :1 9:3 9:55 5 10:31 😮😅 😅 😅😅😅😅😅😅 10:06 10:06 😮 😮 8😅😮 9:54 9:53 😮 9 9 9:47 9:45 9:42 :41 :40 😊 8 9: 9:52 51 9:51 9:32 9:44 :58 9:34 9 9:31 :28 9:2 9:27 2 9:24 9:26 9:23 : 9:17 😮 9:18 9:21 9:16 😅4 9:11 8:51 0 9:08 😊 8:51 8:45😮 8:46 8:47 😮 .😅😮😢😢😢😢😮 8:36 8:38 8:44 M n 😅😅😅😅😮 4:42 4:58 😢

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed Місяць тому +3

    wa danbile qaran wa in ladila mahad salad waxase kadaran ninka xilka u dhibey turkiga maha dal laxumeyo wa walal somali dacad u ah xassan sheikh iyo xukumadisa wa dabadhilif shisheye ushaqeya 😢😢😢😢😢😢 ilahayow dalkena nobadbadi

  • @axmedjamac2163
    @axmedjamac2163 Місяць тому +1

    Waa qayaano qaran

  • @user-zh4be6si8r
    @user-zh4be6si8r Місяць тому +1

    Mahad jaajuus

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому +1

    Qoor qoor waa masuul.soomaaliyed . Oo muwaadin ah

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Місяць тому +5

    Waa layaab in ragii somaliyeed ay wadamo shisheeye ushaqaynayaan

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 Місяць тому +1

    MID MACAWIS UHURIHII KENYA U XERA IYO MID SIRTII WADANKA DAD KALE SIINAAYO MARKAA HABARGIDIR EY SEE RABTAA KAN HADDA SIRDOONKA AH EE XAWAADKE ITOOBIYUU TOOS UGU XIRANYAHAY WAANA GEERA MAS UUL XASANA ASAA IS FASHILINAAYO

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому +1

    Waa dal bilaayo dhex joogto
    Keligii maaha waa waxaan la xisaabi karin oo dalka dhex jooga
    Aduunkoo dhan ayaa ka xanaaqaysa xataa

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 Місяць тому +1

    masar waa in ay waddanka nooga baxaan weliba madax weynaha

  • @Gabya-ze2tl
    @Gabya-ze2tl Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +1

    LIX CISHO AYUU XAFIISKA NISA JOOGAY MARKII SIRDOONKA MASAR LA OGAADAY INAY SAWIRO IYO ARIN SIRDOON KA SAMEEYEEN XAMAR SIIBA XERADA TURKISOM.

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan Місяць тому +1

    Meesha.waxa.kugalgalanaya.samirkii.umadda.reer.somalnd.markaa.waa.inay.dhamaan.madax.kusheega.soomaaliya.dhaawac.wadagaadhaa

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 22 дні тому

    Mahad salaad iyo xasan baahane 2duba waa adeegayaal shisheeye.

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 Місяць тому

    Waa qayaano qaran waa qaran dumis nimo ah talaabada ku haboona Madaxweyne xasan shikk ay u taal

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому +1

    Ma dadka noocaas ah ayaa dalka xukumaya
    Maxaa ayaan daro haysata
    Aduunku dil toogasho ah ayuu ka yahay
    War meesha ninkastaa gurigiisa waa inuu ilaashada
    Waxaasi waa aduunkoo dhami la yaabo

  • @yousufadam6771
    @yousufadam6771 Місяць тому +1

    Mahad salaad
    Hore ayaa looga Dewey wuxuu yahay.
    Hassan gurgutee waa oogaa kuu yahay saaxiibkiis mahad salaad.
    Inuu yahay camiil shisheeye uu adeega.
    Iyo Sidon kale inuu ka tirsan yahay shabaabka.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Місяць тому +1

    Ninkaan kawaanle ah innuu eey yahay waa la sheegay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому +1

    Soomaaliyeey hadaad doqon tahay aqligaaguna liito aqoonna aadan lahayn adoo sidaaya hadii lagaa dhigo masuul waxaad soqaadan Ku kula aqli ah amaa kaa hoseeya doqoniimo 'maamul xumo aqli xumo waa xsm

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 22 дні тому

    Dawlad wada basaasiin shisheeye ah, ayaa waddanka ku habsatey.

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k Місяць тому

    Maya ankara waxaa ummadda somaali oo dhan eey ka raali gelineyaan ha diiba ey warkan uu sheegayo wariyahaan

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 Місяць тому

    kaasoo kale sharci ahaan dhabar ka toogasho waaye weliba raga rag ugu dhawwaa intaas ku sameeyaan

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 27 днів тому

    Taas waxaa la og xasan sheekh ayuu is ku halaynayaa

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 27 днів тому

    Cognizant cudib oo kasoobaxdey sida uuleeyahey sidoonka rukigamadar doomaaliya mareykanaka xaalafahajit Mahad maxamad maxamaddalaad maxuusameeyeu

  • @namiup0274
    @namiup0274 Місяць тому

    Waloow masar iyadaba shacabkeedu dhib iyo rafaad ku jiraan soomaaliya muxuu ka qaban wadankiisa wax hataro

  • @Faarax-j5z
    @Faarax-j5z Місяць тому +1

    Ghhhhhhh oqoontaada ziyaasada Yaa yar

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Місяць тому +1

    Waleehe waxa la yidhi doofaar 🐖 ma daahiro Reer Somali 🇸🇴 waligood daacad nimo laga heley maayo waa isadaba marin basaas nimo qaran nimadooda oo ay dhaafasadan 💰 shilimaad lugooyo been ka ugu sareeyaha iyo ka baalashalaha waa isku mid waa umaad xumaan cadaawad marakaas doonayahan in cid wala noqoto iyaagow kalehe waataas iyaagana shaag ma rogayaan waligood xumaan ayeey ka sameesan yihiin waa nooc aan aduukan kale laga aqoon dugaag 🐺🐺🐺🐺🐺🐺

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 Місяць тому

    Turkigu goormu siiyey DFS
    Maxayse tahay siday u shaqeyn

  • @horeeye10
    @horeeye10 Місяць тому +1

    Hadeey runtahay.
    Kano kale waa khiyaano qaran, waa dilla ama xarig madaxaaga ha ku furto, Ruushka iyo Mareeykanka way soo mari jirtay,
    Dalku maxkamad ma leh miyaa

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому

    Mahad Salad B na Ma Aha T Na Ma Aha Wuxuu Yahayna Ma jiraan waaba Dambiile Hada La Joogo ee Hassan Sheikh Muxuu uga Wal walayaa Mahad kawanle

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool Місяць тому

    Waligii sidaan ayuu u gudbinayey wixii dalkaan meel ka soo mara xasan shiikhna wuu ogaa waayo boqol jeer ka badan inta looga digey xasan shiikh balse ciyaar buu u haystay

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Місяць тому

    Koley wax mucarad ama jasus ka hadlay maaha wax wax u dhimayo somali iyo turki wa ku tura ku ten

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому +2

    Suldaanow meesha waxa fadhiya waa dugaagii caalamka kuwii ugu darnaa sidoo kale xasan ayax iyo kooxdisu mayaqanaan dawladnimo aqli googu wanaaga xanuun yay ka qadan aqoontodu waa xatooyo

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 28 днів тому

    Danbiile qaran waa ubaahan in maxkamad lasootaago

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Місяць тому

    Haduu mahad salaad sir dalka turkiga bixiyo waxa khasaba in si qarsoodiya loo dilo midakale masar ilaa xad awaada malaha

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Moryan 😂to moryan kk Good news markih horaybah moryan bah idin dowladeysay mahad damer hadi dowlad jirtoh waa jajus wuxuu istahilah in lah diloh moryankah

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +2

    Dalkii god buu ku dhacay arintaani waxaa mas,uul ka ah xasan dhiiqo isaga ayaa mas,uul ka ah isagaa mahad jagada u dhiibay iyadoo uu fahad oo uga digay in jago loo dhiibo qofkii la ilaalinayey.Xasan waa fashilmay waa in dalka la badbaadiyaa.

  • @saytunyasiinadan
    @saytunyasiinadan Місяць тому

    awalba xasan Dallas mahayn waa munaafaq

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Місяць тому

    Waxaa lagsheega buu maqley been biyo lagu darin hada kadib ma rabo in fiirsado jaaw

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Місяць тому

    Waar Turki Hub ma soo Saaro e wuxu ka soo Gata Amerika iyo Ruushka Turki adduunka waxba kama aha Arduqaan 😂😂😂 Turki waa wada qaxooti Yurub waa kuwa Musqulaha dhaqaan Turki BADDA SOMALIYA wuxuu ku Shubaa SUNTA ugu XUN Wuxu kaga Qata Lacag DOWLADAHA ADDUUNKA 😡😡😡 SOMALIYA DOWLAD MA LEH MAXEY TAHAY WADAN DOWLADAHA ADDUUNKA UGU FAQRISAN EY GACANTA KULA JIRAAN 😡😡😡 TURKI BADDA DAN AYAA UGU JIRTA WAA ADIGO WARAABE TIRI HILIB II HAAAY 😡

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k Місяць тому

    Ciddii dalkeeda sirka bixiyaa somaali maaha !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 Місяць тому +1

    Beenale dhamantin

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Місяць тому +1

    Hadeey dhacdo masar ineeybasaastay xarirka soomaaliya iyo turkiga waa in xariirka lookaraa masar sidii imaaraadka

  • @xalanefarah5901
    @xalanefarah5901 Місяць тому

    Hada kohor baan wariyahaan wiiydiiyay in aad mahad salaad aad been kasheegtit ma hada kohor baad shaqo udoonatay mise shilimaan baa qolo kale kugu siyaan oo aad udaba taagan tahay ileeyn waxaan oo beena iyo maseerkii lagu yaqaanay dumarka aad subax kasta aad lasoo shaqo tagtit war mahad salaad hada taliye maahan ee malaguu sheegay

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Місяць тому

    Waxay Yidhaahdeen kuwii duliga ahaa ee Maskaxda fuundada ahi ku jirtay ee la yidhi Hawiyoow si Rag u soco oo Cagta raaci Ragaanad gaadhayn ayaa Afkii bilaa cadayga ahaa Fahad Yaasiin ku sheegay inuu Saaxiib la ahaa Dawlada Aduunka ugu Taajirsan ee Qadar iyo Turkigu marka hore Soomaaliya wax dana ah kama laha waxayse rabaan inay Dhisaan Dawlad Suni ah oo Awood badan oo musdaqbalka saxiibaan. Mahad Salad halka Masar dano haynaan Soomaali qosayn oo dagaal ka dhici karo u socoto.Hassan sheekh,Sanbaloolshe, Mahamed Rooble,bukhari, liiban shuluq, shaydaan Odowaa, Indha cade, Saadiq joon na Jabuuti ayuu u yahay basaas iyo Alcadal Inna Lilaahi wa Inna Ilaahi Raajacuun Habargidireey Aduunka Faa,iido haan tuugonimo ahayn lama joogtaan Dawladuhu waxay u direen ee dalkooga ku saabsan markay siiyaan waxay ku samaynayaa dabagal lagu khaarijiyo bassaska wax keenay waayo ma aaminayaa Soomaaliyee Hawiye waakaas Naagahooguna in la Iibsho sugayaa waxay halis geliyeen Caruurtooda oo la afduubo ama lacag lagu xidho.
    Waxay

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 Місяць тому +1

    Mweye wadaniyin ma heyside ragas banaanka yeeyfadhiyaan ee qabyaalada iyo ururka ka guur sumcadaada iyo dalkana ku dadaal

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k Місяць тому

    Wuu XANAAQSAN YAHAY MAHAD

  • @ahmedabdulle1430
    @ahmedabdulle1430 Місяць тому

    War xishoo

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 Місяць тому

    Sanbalooshe oo itoobiya war u gudbiyay ayaa ku xigta ileen hore ayuuba itoobiya qalbi dhagax ugu geliyay.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Місяць тому

    Mareykan waa aabaha turki iyo masar , maxaa loobuun buuninayaa in war loo gudbiyo .

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 Місяць тому

      Dadka sidaada haw malayn iney dulli uyihiin cidkale oo sirohooda si fudud loo ogaado turki na waa wadan awoodle Americana waxba uma oga adeer taas ogow.

  • @axsanta2x
    @axsanta2x Місяць тому

    They are bad people 1991 people

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 Місяць тому

    Carabu waacarabe halaceeriyo

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 Місяць тому

    Hassan gurguurte ayaa qabiil ahaan u shaqo geliyey, maalin kasta ceeb culus ayaa soo baxaysa, liibaan shuluq, saadiq joon, sanbalooshe, mahad salaad, xamse, weligey wax ka rakaab xun4 ma arag, waxaas ayuu galmudug rabay inuu ku bahdilp oo ka dibna puntland werrar ku qaado ileen waa kawaanle imaanka baabuur ka jiidhaye.

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 Місяць тому

    War beenta jooji haddii kale sharaciga ayaalagu horkerig doontaa si Aad u caddeyso waxa Aad sheegayso cbb beenta ayayey ku xambaariyeen cbb

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Місяць тому

    Rufiyaan foolxuma badan adiga yaa war ku ogaysiiyey siraha dawladaha

  • @ahmedaden6116
    @ahmedaden6116 Місяць тому

    Baro turkiga wuu na dhacaa waxaa ay soomalidu u malaysaa in uu na caawinayo ganacsigii oo dhan wuu qaatay walaalo ayaan nahay ayaan ku haynaa ee bal dakad iyo airport ha naga siiyo wadankiisa maqaayad inaan ka furano ayuu noo diiday

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Місяць тому

    Kkkk Maantay ma mahad salaad ayey kaaga dhagtay? ( mahad salaad wuxuu Muqdisho ka dhigay nabad 2dii sano ee uu jooga ( nisa), dadka halkaan ka ceytamaya iyo adiguba ciil qab ayaad tihiin gun ah oo laga adkaaday , Mida kale mahad alshabaab ayuu la dagaalamay idinkuna alshabaab ayaad tihiin ama ugu yaraan waxaad rabtaan in ( alshabaab hawiye dul fadhiyo) Lkn Taasi idiin socon meyso).

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 Місяць тому

    Gurguurte wuxu uga xumaaday kaliya Mahad ba uga hormaray o xoogaagi qaatay

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 Місяць тому

    Beenlow falaloow.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому

    Warya suldaanka tv aabah toli jiray was kala tag umada beenta waradka was df iyo turkiya mahad salad iskuma dirin warya suldaanka tv waradka was umada beenta kada

    • @Mohamed-ali-abdule
      @Mohamed-ali-abdule Місяць тому +1

      Kan xoolaha ah arag yaahuu waryaa umada comantiga haka wasaqeyn wax aan aqli laheyn ayaad tahaye adigu waxas dhageeste ka ahaw
      Suldaanka tv guleyso wariye sare