Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

4 MASHIIN KU MAALGASHO BEERTAADA 🥬🥕🚜

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 чер 2023
  • Beeruhu waa maalgashiga ugu wanaagsan waxaan Muuqaalkan idinkula wadaagaya qofkii 4 mashiin oo aad u anfacaya dadka beeraha maalgashanaya ama iska leh. Qudaartu iib ahaan suuqa ma dhul dhacdo qalabkan dad badan ayaaa u baahan.
    Daawasho wacan.
    Wixii dalab ah nala soo xidhiidh +905528257930
    Ka Iibso PDF ka 👉 payhip.com/b/v...
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

КОМЕНТАРІ • 69

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Рік тому +9

    Fadlan Like Saar Muuqaal hoos igula wadaag qalab muhiim hadaad rabto inay kasoo hadalno.

    • @zahircabdirasaq
      @zahircabdirasaq Рік тому

      Wall waxan ubahaahy in an siqaas ah kulahdlo Marka halkee kalAso xiriraa

  • @sahraguled9927
    @sahraguled9927 Рік тому +2

    Maashaa alaah alaaha kuxafiido Waa kulaa soconaa nooso badi horumarka nolooshaa iiyo orumaarkaa

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому +1

    Mashalaaah waxaa tahay wiil soomalida faaiido weyn u soo kordhiya illaahey qeyr badan ha ku siiyo

  • @mocali60
    @mocali60 Рік тому +2

    Qofkii ugu horeeayay maanta

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 Рік тому +1

    Aadbaan kaaga mahad celinayaa barnaamijkan qiimaha badan ee aad nala wadaagtay walaal Zakariya

  • @muraadmohamed-lr3zz
    @muraadmohamed-lr3zz Рік тому +2

    Anigu ganacsade ma ihi lkn waxan jeclahay fikradaha wanagsan ee dadka la wadaagto ajar badan allah ka siiyo.

  • @user-jm8xr2yg6f
    @user-jm8xr2yg6f 11 місяців тому

    maasha allah

  • @waheliye44
    @waheliye44 Рік тому +2

    Keep bro from Cardiff💯💯💯

  • @mohameddayib7276
    @mohameddayib7276 Рік тому +1

    Masha allah mahadsnid

  • @AhmedHassan-ed3be
    @AhmedHassan-ed3be Рік тому +1

    Mahdsanid wll lkn noso badi video yada caykan ah

  • @maxamuudwarsame4726
    @maxamuudwarsame4726 Рік тому

    Wall adad bada uu mahadsantahay wall waxa taha qof wanaga umadisa lajecel iyo horumarka waxa qabasiga

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 Рік тому

    Shukran brother ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kabtanbasso2585
    @kabtanbasso2585 Рік тому

    Masha ALLAH!
    Mahadsanid wll sida aad u dhiiri gelisid bulshada

  • @abdilleali5828
    @abdilleali5828 Рік тому

    Asc wll aniga waxaan raba
    Air compressor Atlas copco xas97
    7par

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Рік тому

    MASHAARIICDA WADANKA.... BAAN U ARKAAA 🇸🇴 BARNAMIJKAN

  • @khadiijoibraahim3392
    @khadiijoibraahim3392 Рік тому

    Asc zakariy waa mahadsantahay

  • @user-eu2yx9vi4l
    @user-eu2yx9vi4l Рік тому

    Asc

  • @cabdirxmanmuxumed2600
    @cabdirxmanmuxumed2600 Рік тому +1

    Zakariye waaa qali 3500 waxaa dhaama solar system 5000 inaas inoo soo bandhigto

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Рік тому

    Likta waa iga horeyasaa

  • @mustafsuldan3427
    @mustafsuldan3427 Рік тому +4

    Asc aad ayaad umhadsan tahay sida aad ugu dadaleysid inaad dadkaga waxbadan ookaqarsoonaa ugu faidaysid hadana waxan kaasugeynaa soolar bom adigoo mahadsan

  • @sharafzyko6658
    @sharafzyko6658 Рік тому

    Aad baad umahadsanthy wll zakariye jazaakalahhu khyr ❤

  • @anfacchanel7794
    @anfacchanel7794 Рік тому +1

    Solarka walaal kaso hadal

  • @Wacdimaal
    @Wacdimaal Рік тому +1

    Mid sollar ku shaqeynayaa malahelayaa sxb

  • @anwarxamdichanell4386
    @anwarxamdichanell4386 Рік тому +1

    waa qaali cagaftaasi

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Рік тому

    Asc zakariye’ beer ayaan rabaa inaan wadanki ka hirgaliyee maxaad igula talinaysaa?
    Thnks for u videos!

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Рік тому +1

    Daqiiqadda 5.10 waxaan filaa waxaa u jeedaa 30 cm ilaa 35 cm ayay hoos dhulke u gelee. 30 m ayaa afku kaa dafay BASHIIR GURICEEL.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Рік тому

    Waa yaaliin hargaysa alaabtaasi

  • @cabdiraxmaancllaahisiraad179

    Celis majiraa ustad

  • @muhaabfeisal764
    @muhaabfeisal764 Рік тому

    Asalaamu caleykum wll zakariye marka hore wad mahadsan thy aad baan kuula socda waxad kaso hadasha waxa jira dhulal beero ah oo aan waxba soo saarin marka daaweyntooda ii soo raadi mahadsanod

  • @qaniyomedia
    @qaniyomedia Рік тому +3

    Chainsaw,gaasbaan aad ugu baahanay wll lacagteediina waan haysta lkn qaabkee ayaa lacagta lagu bixinayaa zaad maku bixinkaraa oo dad kulashaqeeya majoogaan hargeisa mise waxay noqonaysaa inaan dahabshiil account kafurto kadibna by bank transfer ay lacagta kubixiyo inkasta oo aad moodid inay yaro dhibaato tahay

    • @khadarsheikhmahamud1652
      @khadarsheikhmahamud1652 Рік тому

      chainsaw hargeisa ayd ba ka helaysaa wll oo lagu iibiyaa

    • @qaniyomedia
      @qaniyomedia Рік тому +1

      @@khadarsheikhmahamud1652 tnx brother u safe my time

    • @qaniyomedia
      @qaniyomedia Рік тому +1

      @@khadarsheikhmahamud1652 hadaad ii tilmaamtid meesha lagu iibiyana way kasii quruxbadnaan lahayba my brother thanks marlabaad zxb😉👍

  • @zuhaipmostaphe9781
    @zuhaipmostaphe9781 Рік тому

    lamaprkii lagala soo xidhiidhay meel wll sakariye

  • @zakiabdi7912
    @zakiabdi7912 Рік тому

    Adigo raaliya sxb Mattorka huruda ah, magaciisa ma iso ogaan ogaan kartaa?

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 Рік тому

    ❤❤❤

  • @maryamfarah150
    @maryamfarah150 Рік тому

    Asc edo waxaan rabaa qarbadka biyaha lagu keydiyo jilaaka ee reer guuraga ama beeraha.

  • @khadarsheikhmahamud1652
    @khadarsheikhmahamud1652 Рік тому

    cheff cutter kii ayd ka tagtay zakariye inkastood muuqaal hore aad mar ku dhex sharraxday

  • @amalhope42
    @amalhope42 Рік тому

    Allah waa la iiga soo hoteeyey

  • @axmeddiiriye9763
    @axmeddiiriye9763 Рік тому

    Mishiinka dhirta ma baytari buu ku shaqeeya

  • @jamaadam7175
    @jamaadam7175 Рік тому

    Maxaad u tiraahdaa Email igala soo xidhoidha, haddii aadanba walaal ka soo jawaabayn.

  • @ismaaciilsaxardiid1417
    @ismaaciilsaxardiid1417 Рік тому

    Machineka saddexaad qiimihiisa maad sheegin

  • @mohamudadan-mu9zp
    @mohamudadan-mu9zp Рік тому

    Kan caws beerta lagu falo imisa

  • @basheali3428
    @basheali3428 Рік тому

    Mashiga cawska lagu jaro waa imisa

  • @hoodaipraahim6995
    @hoodaipraahim6995 Рік тому

    Mashiinka Cawska lagu jaro lacagtisa so sheeg

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 Рік тому

    Waxa aan rabaa in aan herqileyo
    Dhaqasha diqaaqa
    Mashiinada cukunta copy soo saarta xagee lagu helaa
    Ustaad zakariye
    Mashiinka 2 mida beeraha falo
    Aan xalaynin abuurka
    Qashanka kaleya jaro ayaan u baahanahay qaymahoodo waa immisa
    Waa mahadsintahay

  • @daralla3272
    @daralla3272 Рік тому

    Installation masamaysaan

  • @abdirizakyusuf9287
    @abdirizakyusuf9287 Рік тому

    Wll waxad noo soo sameysaa qalabka ukunta copy ga lagu sameeyo, inta maalmood ay qadato, iyo qalaba sida loo isticmalo iyo qiimihiisa muqal noogu soo samey adoo raali ah wll qali

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 Рік тому

    Mhdsanid macalin sida wax no faidyso

  • @salasabuukar908
    @salasabuukar908 Рік тому

    70tan meeqa sheegtay ayaa lagu warqabin karaa ?

  • @mustafeahmed6124
    @mustafeahmed6124 4 місяці тому

    ASC

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Рік тому

    Wlo zakariye Abdale Alle haku barakeeyo Wll big respect Wl kasoo hadal ganacsiyada 2000$ ilaa 1000$ lagu bilaabo dhalin yarada dhaqaalo badan ma hayaan wad ogtay ayan jeclay bro aad u mhdsanty kaso hadal

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      Waynu ka hadalnay walal Playlist dhan ayayn u samaynay muuqaalo badan oo 1000 dollar ama kayar aan ugu talo galay.

  • @Luqadda
    @Luqadda Рік тому

    War beero maxay sano

  • @yusufdore4777
    @yusufdore4777 Рік тому

    Waxan donay matorkaa xagalahalayaa

  • @cabdulahicabduqadir7635
    @cabdulahicabduqadir7635 Рік тому

    Abuurka dalka turkiga warbixin kaso samee

  • @abdihakinahmedhassanwarfaa333

    Walaal buugii poultry ga ilaa iminka waan la'ahey meel aan ka heli karo maad ii tilmaami

  • @samawadeofficial5928
    @samawadeofficial5928 Рік тому

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому

    Mashallah aqoon yahan mahad sanid

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 Рік тому

    30cm-35cm ayaad u jeedaa ayaan filayaa inta ay cagaftu qodi karto

  • @IdilMuse-mj6rm
    @IdilMuse-mj6rm Рік тому

    SKkkjj