MASHIIN LACAG KUU SHAQAYN KARA | THIS MACHINE CAN MAKE YOU MONEY
Вставка
- Опубліковано 23 бер 2023
- KASOO DALBO MAKIINADAN WHATSAPP KAN HOOSE
☎️ WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
Makiinada Saliida Sinsinta, Macsaradax Xabaasuuda, Qumbaha waa makiinad Ganacsi oo dhamaan saliidaha kala duwan aad kusoo saari kartid. Kasoo dalbo Whatsapp sare.
Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
Like saar Muuqaalka soo dalbo
( Suuqaturkiga@gmail.com )
Mashruuca Sisinta Muuqaalka hoose daawo
ua-cam.com/video/DwmdkIuJqxY/v-deo.html
asc
wlhi sakariyow wll aad ayaad u mahad santahy abaal wayn ayaan kuu hayaa wll weligay comment sidan ah ma qorin sababtoo ah ma jiro youtuber u qqalmo oo aan comment qurxoon ka dhiibto weligay maanta iyaa iigu horaysa oo aan bixiyo comment sidan ah qofkaasina wuxuu noqday adiga wll kun jeer waad mahad santahy oo wax badan iyaan kaa faa`iiday respect bro 💚💚
Adaa mudan walal erayada qiimaha badan waad ku mahadsantahay Jazakallah Khayr.
Ramadan Mubarak
@@ZakariyeCaawiye asc wll sakariye whatsappka isoo sheeg
Masha allah sagariy🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤bro ciragaa illa waa kuu dheereeyo
❤❤❤❤❤❤mashallaha wllo zekeriya
Jannada Alla hakugu abaaliyo WLLO Ramadan Mubarak
Thank you so much
Mashallaah Tabaarakallaah
Waan saaray likta
Waad mahadsantahey
Masha Allaah
Maashaa Allaah
Waad dzdaalaysa wll alle haku bafakeeyo
بارك الله فيك
soomaalida marka wax la tuso ayay hore u socdaan Sii wad horimarinta wax Soo saarka meelo badan ayaad iftiimisaa ajarkana xisaabso ganacsiga ka sokow.
manshallah wlal zakariye waad mahdsanathay sida aad noogu faaiidaysay
Adaa mudan walal soo dhowow
thank you legand
Thanks
CWS, walal mahad Sanid
Sakaray wlla laga mahasito wajeelah inkushahata ayaa rabeeye iibin ilahay dartii
Alle ha Ku shafro wll
Waxan jeclan lahaa inaad Nala so wadaagto machine Ka dahapka
Ustaadow makiinada los iyo gabaldey malagu shiidaa
Alla yaxfadak walaal
Aamiin walal dhamaanteenba
1L macsaro = $4.5 mugdisho, Suuqbacaad
Sakariye abdulahi cali walal qiimo badan walalihiina u so gudbiya haddaba fikirada cusub ee uu u arkaayo inay tahay fikard lacag so saari karta mahdsnid wl
Adaa mudan walal sh Maxamed
First ilaahow kheyr ka dhig
Bravo 👏 👍
Waad mahadsantahay walaale sida aad
dhalinyarada uga faa ideyneyso ganacsiyadan cusub
Adaa mudan walal soo dhowow
Mhdsanid zak❤
Adaa mudan walal soo dhowow
Qiimaheeda waa imisa
Sakariye hadey kaa xumaato yaa sameynaya ma in hadana mid kale la iibsada?
Jazaka Allahu kheyran
Salida cubtada ee hayta oo kale masmyn karta oo nn ahyn xabsuda iyo macsarda
Oo ah salid hayat oo kale ah wll
Asc
Wll machine da kabo dacaska iyo machine da shrubka kaso hadal
Masha allah What's up please
Kenya meeqo ayeye ku imaan kartaa ustaadi
Asc wllo macal cashuurtii miyaa mu jirta
Please can you bring cookies machine that we can start small business for women!!!
Sakariyow waxa aad kasoo hadashaa mishiinka dhagahyada lagu baaro
Kenya megalaigukena walal
Ustaad waan kusalaamay, sln kagadaal Moobeelada Celiska ah ama Computerada Celiska ah mar muuqaal inooga soo samee insha Allaah
Pppp
L
P0
Waxa soo galisaa makiinada daangada walal
Muqdisho waa 5 doolar ustaad
Sparepartskeeda kawaran Waa makinad waxtarle
Wadnka hddey ku halaawdo kwrn sidee loo sameyn karaa?
Fuustada Waa 220 Liter Waxee Ku Sameynee 4 Saac Maxuma Markaas.
Liitirka macasrada ah ee was 4.5
asc zakariyow sxb mashiinka digaagaa ubaahanahay halkee kahelaa😢😢😢😢😢
Wll digaag miyaa korisaa
1 liitar macsaro 5$ muqdisho
Asc makinada cajiinka oo burka looga marmo ma haysa
Halka cilad ay leedahay waxa weeye iney isticmaasho koronto badan
Lawska miyeyna saliid ka saaraynin
Usa 11.99
Asc walal wa mahad santahay muqdisho litarkii 6ilaa 5
Wcs adaa mudan walal qiimaha aad nala wadaagtay
Makiinad aan koronto u baahneyn sheeg
Boosaaso waa 6$
Muqdisho hadda waxaa la iibiyaa litterkii $5 dollar
Zakariye sxp ganacsiga xoolaha nool muqaal gaara nooga soo samey
InshaAllah walal haye
Ganacsiga milixda kasoo hadal
Guriceel macsarada nadiifta ah waa 6 $ mida aan nadiifka ahayna waa 3 dollar isku hal dukaanaa wada gada
Asc zakariye waxaa jogaa xamar waxaa la gadaa 1lit 4,5
Wcs MashaAllah waa si wanaagsan
Waxaa kaga haboon inaad qorto "...can make for you ..."
Mogdisho litarki £5
Isbeerkeeda hadey ciladoowda xagee lagahela walaal
Turkiga walal 11 spare guarantee ayay wadataa
Waxa faa ido lehe ayaad noo sheegta mar walba jaskalaaha zhp
1 liter liter waxaa la,igasiiyay 7$dolar muqdisha ayaan joogaa waana mida ritiga lugushiida
9 dollar litterkii
Baladweyne joga waxa laga gada 4.5 literki
Burco waa 6 ku ogaaa
allaha ku xafido sunflouw seed
Oo 30 ton meeqa lagu soo qadaa muqdisho
Garowe waxaa lasiyaa 6$
Burco 1L $7
Garowe ma garaysaan
Haa Boosaaso ayaa lagaaga soo dejjin karaa
Baladweyne 1L waa 4.5$
Muqdisho waa $5 liter
Gedo 3 litres 20 dollar
Hargeysa asli minis 5dolar
Midda Awrta lagu ridqo waa 6 doollar
Mahadsanid Abdirahiim sida qiimaha noola wadaagtay!
hargeisa waxa laga siiya halkii LITIR $ 8 dollar way qaaliyowday
Walal $7 ayaa 2 bil kahor ku ogaa way ka day hadaa
1ltr waxaa layga siiyaa 50000 slsh Hargeysa.
6$
Nairobi sixka aad ubuuxdaa 😂😂
Burco 1l waxa la siisayaa $11
Wow oo wll Burco cirkay gashay waa qaali
Ayadoo guriga la dhigto nooga soowaran.
Dabcan waad dhigan kartaa waa makiinad fudud oo Guri iyo Dukaan goob kasta loo qaadan karo
Garoowe rubicii waa $2 iyo bar nus kiiladii waa 4 dolar
Please walale whatsapp kaaga iisoo dir
zakiyow. waameeqo