GREENHOUSE YADII UGU BADNAA AAN DALKA KEENO (itus oo I taabsii)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Рік тому +9

    Like Saar Muuqaalka sidoo kale Greenhouse yada qalabkooda PDF lifaaqan kala deg oo ka iibso ama lambarada hoose payhip.com/b/sGK95
    Zaad whatsapp kan +252633235388

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 Рік тому +1

      Sakariye ciida compast somalia malaga helaa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      @@maahirkee3656 walal haa baan filayaa dhalinyaro diyaariya wa jiraan

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 Рік тому +1

      @@ZakariyeCaawiye hargeysa malaga helayaa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      @@maahirkee3656 haa in laga helayo baan filaya

  • @shuaib97
    @shuaib97 Рік тому +1

    Ilaahey haku barakeeyo zakeriyow❤💯, Waa arsaaqyada kan ugu fiican, khyraatki Alle subxaanahu watacaala oo Dadka lagu quudiyo weeye,THE GREEN HOUSE'S

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Рік тому +1

    Mansha Allahu Marbuuk

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 Рік тому +1

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️

  • @ummahsuccess4820
    @ummahsuccess4820 Рік тому +3

    Great info.

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 Рік тому +1

    Maasha Allah

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 Рік тому +1

    Mnshllh zak

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +1

    Masha Allah well done wllo shaqo adag ayaad haysaa

  • @abdifatahosman8416
    @abdifatahosman8416 Рік тому +2

    machine nada Priting press ( Madbacadaha ) Video ka soo wll adoo rali ah ee turkey ga

  • @yasiinmahamed8261
    @yasiinmahamed8261 Рік тому +1

    Asc, Pdf-ka greenhouse yada kuu saabsan nooc Af ingriska ku qooran soo bandhig walaalo.

  • @nasteexojama688
    @nasteexojama688 Рік тому

    Mashallaah

  • @motivationmentoring2298
    @motivationmentoring2298 Рік тому +1

    Asc walaal Allah haku barakeeyo walaal waxaan jigjiga kabilawnay waxaan rabney inaad nookala kicisid liajlilaah

  • @najwamohamed703
    @najwamohamed703 Рік тому

    wll hadad awoodo kaso hadal ganacsi ku saabasn sida loo sameeyo frame yada lagu sharaxo meelaha guryaha ama ganacsiyada sida painting ka isaga uu qofku gacantisa ku samaynayo fram kaa waxyaaabaha ad ubaahantahay sida ringiji hoog ayan ujeecelahay farshaxanka iyo drowing intas igu caawi wll.

  • @niihaafniihaaf1671
    @niihaafniihaaf1671 Рік тому

    Wallo waxad kasohadashaa ganacsiga qudaarta bisha ramadan@Zakariye

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому

    Keep going brother

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Рік тому +1

    Lactu wa imisa

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 Рік тому +1

  • @MohamedAbdi-dp5jq
    @MohamedAbdi-dp5jq Рік тому +2

    Asalamu calaykum walal,aadbaad umahadsantahay,waan iibsadey pdf but I am just preparing to send order inshaALLAH,
    walal waxaad soo kala turjuntaan on the pdf,dadbaa jira afsomali aan aad u aqoon,markaa Ballac iyo dherer waan kala saari waayey,fadlan bal waxaad soo sawirtaan qiimaha iyo greenhouseka oo dhisan intee ayuu la eegyahay midwaliba,
    ka ugu weyn iyo ka labaad wanaanta intay kala weyn yihiin in pictures,waayo qaar naga mid ah xisaabta kuma fiicnin afsomali ahaan

  • @sultanmostafa5483
    @sultanmostafa5483 Рік тому +1

    Codku aad buu u naaqusanyhy maanta.

  • @mohamud3022
    @mohamud3022 Рік тому +3

    ustaad zakaria .
    codksi goorma ayaad kasoo hadalaysaa selling online courses. dhalin yaro badan ayaa kaa dhowrayaa inshallag.

  • @Ayaanyuusufducaale
    @Ayaanyuusufducaale Рік тому

    garawe ma lga helaah

  • @jibriilabdullahi2938
    @jibriilabdullahi2938 Рік тому

    Indeterminate not intermediate.