Dhawaan ayaan somalia tagay fursadaha ganacsi ee aan ku soo arkay waa badanyihiin laakiin hal iyo labo haddaan ka tilmaamo. 1. Machine soo saara istakiinka ama findhicilka oo dibadda laga keeno. Machine kaan qofkii la yimaada gacantiisuu dhunkanayaa. 2. Machine ka sameeya sambuuska oo india laga helo. Waa machine burka qasaya, sambuuska laa-laabaya isla markaana hilibkii galinaya asagoo bisilna kuu soo tuiraya. Maqaayadaha oo dhan baad u samayn kartaa samuuska ayaguna waqti badan bay save garaynayaan. 3. Ma wadaa???????????
Waleikum salaam Zakaria, Alhamdulilah inan mata aan diib uu dawanayo video yadada. I am proud of your content. Canada aya uu soocda bishan February. KEY REASONS; 🎉 The key reasons I was your key follower waxay ahayd inan markan qurbo tago aay ii fududeso inan diib maal galin ooga sameyo wadankeni hoyo, siba Jubbaland. I promise to pay some token hadu ilahay maya dihin. God bless you. God bless your knowledge.
Fadlan Like saar Kasoo Dalbo PDF ka 👉 WhatsApp :wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
sidoo kale lifaaqan toos uga gado 👉 payhip.com/b/AJyR0
Asc wrb walaalo sakariyow kusoo daar fikradahaga reer gabdhaha reer yuruub khayer Allah hakusiiyo
Qiimaha so raaci mashiinadaan
halkee lagala soo xidhiidhayaa wll
Dhawaan ayaan somalia tagay fursadaha ganacsi ee aan ku soo arkay waa badanyihiin laakiin hal iyo labo haddaan ka tilmaamo.
1. Machine soo saara istakiinka ama findhicilka oo dibadda laga keeno. Machine kaan qofkii la yimaada gacantiisuu dhunkanayaa.
2. Machine ka sameeya sambuuska oo india laga helo. Waa machine burka qasaya, sambuuska laa-laabaya isla markaana hilibkii galinaya asagoo bisilna kuu soo tuiraya. Maqaayadaha oo dhan baad u samayn kartaa samuuska ayaguna waqti badan bay save garaynayaan.
3. Ma wadaa???????????
@Nazri24
Somalia miyaad joogtaa
Wad haaye zxp
Soo wad
Sxb 2 daas machine sidee lugu heli karaa
Woow wll siiwad please 😊
UA-cam channel wax badan laga faaidi thanks walal
Mansha Allah tabarak Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay caqliga ha kuu barakeeyo insha Allah ❤❤❤
Mahadsanid wll sakariye Allah hakubarakeeyo sida fiican eed noolosoo wadaagto casharada muhiimka ah
Masha allah mahadsanide wll
masha allah
Asc sekeriya baraka allaah waanu soo dalban sheertan%%
m.a wll sakirye khayr badan allaha ka diiyo sida hagar la,aantaa walaalahada ugu adeegaysi uguna soo gudbinaysid wax anfacay
Manshallah wallalo aad baan ku dawaday waa wax aad loogu banana
Maansha Allah wll. Waa ku mahadsantahay dhiiri galinta umada walalaahaa❤
Maanshaa allaah walaalkay soomaaliya ❤❤❤🎉🎉🎉
Ustaad shukran
Cafwan Cabdimalik
Maashaa alaah walaal mahadsanid
Haddii aad ka soo hadli karto mashiinada paper cupska ama istakiinka lagu sameeyo.
Asc
Ilaahay ha ku barakeeyo aamin
Mahadsanid
Waleikum salaam Zakaria,
Alhamdulilah inan mata aan diib uu dawanayo video yadada.
I am proud of your content.
Canada aya uu soocda bishan February.
KEY REASONS; 🎉
The key reasons I was your key follower waxay ahayd inan markan qurbo tago aay ii fududeso inan diib maal galin ooga sameyo wadankeni hoyo, siba Jubbaland.
I promise to pay some token hadu ilahay maya dihin.
God bless you. God bless your knowledge.
Keep going wll
Masha allah 👍
Masha allah Mahadsanid walal
Adaa mudan walal
Masha allah alle hakaa jazaa,i siiyo sida fcn aad noola wadaagtay wll
MashaAllah. Waxtar baad u tahay umadaada sidaad ula wadaagayso warbixinta qiimaha leh
mahadsanid wall zakariye 2019 ilaa hada ayaan ku xeranahy chanelka wax badan waa kaa faiday ale haka abal mariyo
Legend thanks wll❤
You most welcome walal
Asc walaal waxaan doonaya majiiga dharka tola soo hadal
Nin raged
Asc wll Wang ubahanahay from djibouti ma ka héli kara
Asc wallaal waxaan ka xiiseynayaa mashiin innaan ka gato turkiga
M.a
Walal construction equipment fcn oo jaban kasoo hadal soo badi wl
Masha allah first One❤
Asc
war Zakaria was mahadsantahy
Keep going bro from cardiff
Thanks brother 👏👈🏼
Jzk
sad u fiican
❤
Hada looska shiido ma uraayo miya ina ka shaqeysta rabaaye
Mahad sanid Ustaad sakariye
Asc wllo machine ka 4aad Ayan ubahnaa xogtiisa macnaha qiimihiisa iyo Halkan ka heli Karo
Ilaahay haku barakeeyo wll dhalin yarantana adigoo midhan alle haka dhigo
Aamiin walal adaa mudan
How can i get your PDF
Maashaa Allaah
Xagee lagaala soo xidhiidhi karaa
Mishiinka hore
Mishinkan lawsa lagu shido wa imisa Saxon qima ahan
Adeer sakariyoow horta nio mahdsanid lkn wxani wax la awoowadyo maahe hdaad bilashnoogukeenayso wlcm hdiikalana bye abti
Mansha allah
Machine ka 4 qaymihiisa ma adan sheegin ee waa meqa sxb
Laws somalia ma ka baxaa
Saaxib wax Yar oO su'aal ah Ku weydiiyo lkn number kaaga qaas ah mahele karaa bro
Sxb xakee kaala sooxiriiri karaa
Machine peanut.ka lagu qiimihisa iyo halka laga heli karo walal ado mahadsan
Soo high price $2000/3000
Cali baaba waa xagee kuyaal sekiriyow madsanid
Mahad sanid walal
Ka lawska ayan u bahanay
Asc wll xagen kala soo xiriiraa
Hargeisa waa lagu shaqaystaa imika.
Ka lawsku miyaa laga hirgaliyay wll hargeysa
Kenyans weey heeystaan weeyna sameestaan
lllllll
❤