WERSHADA SOO SAARTA SILIGA NOOCYADIISA KALA DUWAN EE TURKIGA 🇹🇷 ( QIIMAHA SILIGYADA )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
    Qiimayaasha siliga ee Turkiga.
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

КОМЕНТАРІ • 82

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +15

    Soo dhowaada walalayaal qimaha Silgyadan dhowaan waxayad ka heli doontaan bogga facebook adoo ku qoraya SuuqaTurkiga.com

    • @mohaadm
      @mohaadm 2 роки тому +1

      App samy wll si wax walbo cusub toos logula socdo qofkuna appka ula soo dago isago wado dheer u Martin mhdsnid

    • @ifrahifkamohamed4909
      @ifrahifkamohamed4909 2 роки тому

      Walal telka ad soo qorto lama qabanaYo

    • @nolashacusub2588
      @nolashacusub2588 2 роки тому +1

      Wll qli wxaad vedio nooga zo zameza kulliyadda Water resource...eng 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 wll muhiim ban unahy meel aanaanu ka raadin maleh💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mustafhassan913
      @mustafhassan913 2 роки тому

      Sxb sxb ukunta aad horey u sheegtay ee laga helo xamar waan u bahanahay ee intee kala xiriiraa

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 роки тому +1

      Doomaha yaryar ee kaluumeysiga iyagoo cusub & iyagoo celis ah jawaabtooda Williams waan kaa sugayaa.

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +1

    SuuqaTurkiga@gmail.com
    facebook.com/suuqaturkiga
    Halkaa igala soo xidhiidha

  • @Sharkyabdi
    @Sharkyabdi 2 роки тому +10

    Siligan in badan ayan raadinayay. Mahadsanid walal.

    • @ramaaguda5281
      @ramaaguda5281 2 роки тому

      landheert tahay beeer kor ha laqado

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 2 роки тому +6

    جزاك اللة خير جزءا يا اخي الكريم

  • @jamackhadar8747
    @jamackhadar8747 2 роки тому +2

    Maansha Allah sxb ilahay haka abaal mariyo sida aad umadaada ugu faaidayso waa barnaamij aad u fiican anfac leh

  • @ahmedsaladnur5753
    @ahmedsaladnur5753 2 роки тому +2

    Masha alaah Masha alaah Turki hanoolaaddo

  • @abdullahiakanuu1
    @abdullahiakanuu1 2 роки тому +1

    Mahadsanid walaal❤️

  • @kiinabdulle1269
    @kiinabdulle1269 2 роки тому +3

    Waa markii ugu horeysay oo aan noqdo daawadayasha kowad

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому +2

    Aad u mahadsanty bro zakariye alle haku barakeeyo Wll

  • @sabbnork
    @sabbnork 2 роки тому +4

    You doing great work

  • @abdinasir492
    @abdinasir492 2 роки тому +1

    ma sha allah ustaad aad iyo aad baad u mahadsantahay waxaan ku weydiin lahaa garomada macmalka ah goonta lagu shubu inaad qimahoda nala wadaagtid adoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +1

    MashaAllah waa mid loo baahnaa wll,
    Baaraka Allahu fiyk

  • @abdalasaid9385
    @abdalasaid9385 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 роки тому +5

    Waxaa ka wanaagsan inaga oo samaysana wershedda oo dalkeena dhex diisa ku haysan oo dadkeenu ka shaqaysta.

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 2 роки тому +3

    Macalin Waxad noosoo Badha Qimayaasha Dicoration-ka Xafladaha iyo Gawadhida

  • @nageegiraxmed1231
    @nageegiraxmed1231 2 роки тому

    ASLAAMU CALAYKUM saaxiib alla ha ku sharfo waxad iiga warantaa OVEN BIRAHA DHALAALIYA ugu badnaan laba ton markiiba

  • @user-om3mf2gc2j
    @user-om3mf2gc2j Рік тому

    Asc wll aadban ugu baahanahy halkeen kaheli karaya

  • @maxamedfaahiye1437
    @maxamedfaahiye1437 2 роки тому +1

    Shaqa wacanbaad haysaa zakariye cabdilaahi

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 роки тому

    Zakariye asc hooyo lanbarkaga iso dir

  • @abdinaasirhassan9668
    @abdinaasirhassan9668 2 роки тому

    Shukran wll

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 роки тому +1

    Good information

  • @onlyromance9017
    @onlyromance9017 2 роки тому +2

    Msha allh

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому

      Wll sawirkan qaawan iska qaad magac wacnna kubadalo waa iga talo

  • @khaalidabdisalaan4691
    @khaalidabdisalaan4691 2 роки тому

    Waa mahadsantahay walaal qaali

  • @mohamedbare2256
    @mohamedbare2256 2 роки тому +3

    Sxp warshada kawaha soo boqo waa codsi

  • @macowaxmed2561
    @macowaxmed2561 2 роки тому +1

    Ascw.walal aad ayaad u mahadsan tahay
    Walaal faafaahin maka bixin kartaa siligaa beeraha
    Dhererkiisa iyo balaciisa
    Iyo culayskiisa
    Watsappkaaga nala wadaag

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 роки тому

    Thank you brothet

  • @hodan4523
    @hodan4523 2 роки тому +2

    I will ask you this antill you share with us.
    Mashiinnasa cabitaannada dabiiciga ah shiida oo shirkad billaaw ah isticmaali karto nala wadaag insha Allah.

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 2 роки тому +1

    Asc WaLaL don’t forget to Aad the image with zoom top on you’re screen”

  • @xpoleso1979
    @xpoleso1979 Рік тому +1

    Asc walaal waxaan joogaa America magacaygu waa qalbi maxamed marka waxaan kaa codsanayaa 30 higtar siliga beeraha imisa ayaa kufilan tan kale mashiinada waraabka beeraha qiimahooda solarka ku shaqeeya iisoo sheeg cagaf cagaf yada qiimahooda thank you verry mach

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      Walal waxaas oo dhan walaguu sheegaya Mashruucaagana walagala shaqayn ee fadlan foomkan soo buuxi si Dr Ka qaybtan qaabilsan latalin lagaga siiyo iyo adeega aad u baahantahay.
      suuqaturkiga.com/consulting/

  • @MohamedOSMAN-dp2pz
    @MohamedOSMAN-dp2pz 2 роки тому

    Siligyada Miter Square miyaa dhamantood

  • @salaancumar5998
    @salaancumar5998 2 роки тому

    Intee kala soo xariirikaraa walaaal adoo mahadsan

  • @abdirahmanmohamed133
    @abdirahmanmohamed133 2 роки тому

    See loo samayn karaa warshad noocaan oo kalaa wll Zakariye

  • @idilcabdullaahijaamaccabdu5367
    @idilcabdullaahijaamaccabdu5367 2 роки тому

    Taleefoonkaaga xafiiska hargaysa sooqor

  • @hanadayuupcqaadir4011
    @hanadayuupcqaadir4011 2 роки тому

    Warshadaha cabitaanada sida mango juiceka fadlan kasoo hadal

  • @waaanigalaftarkay275
    @waaanigalaftarkay275 2 роки тому

    Wllo zakariye waxn rabaa inaa isoo qiimaysid garon kubadeed 25 dhere ah iyo 20 ballac inta silig ee galaysa iyo roogba lacagta hawl galka diyaar baan uahay iisoo sheeg

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 роки тому +2

    Aaad u mahadsantahay aadbaa nooga caawisay runtii siligaan 1 meter Somalia 4.5 la gadaa.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 2 роки тому

      2 +2.5 waa isu dhow yihin sabbatoo ah waxa uu ku sheegayo waa qiimaha turkiga , marka lagu darro soo tari sta & canshuurta halkas bey tageys ama wa ku dhaweyneysaa

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 2 роки тому

    Asc wll aad baan ugu bahanahay siligan waxaan u rabaa beer fadlan sideed igu xir kartaa aniga warshadan

  • @abwaanguuleedcalicumar5066
    @abwaanguuleedcalicumar5066 2 роки тому

    Siliga nooca 1.44 ah mitir isku weer miyaa mise dhinac ayuu udheeryahay

  • @sankacircus8404
    @sankacircus8404 2 роки тому

    Asc sxb waxaan ubaahnahay kan caga qoraxda protection leh 2500m Ayan ubaahnahay number kaaga iso qor sxb

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 2 роки тому

    50×50 m oo silid ah imisaa la gadayaa?

  • @abdulrahmanafrah9335
    @abdulrahmanafrah9335 2 роки тому

    Wll zaki warshadaan magaceed

  • @hodansheekh4101
    @hodansheekh4101 2 роки тому

    Fadhiyaa iyo hurdooyinka daahyada kuraasta cuntada ka soo hadal

  • @mustafhassan913
    @mustafhassan913 2 роки тому

    Sxb ukunta aad horey u sheegtay in xamar laga heli karo waan u bahanaa ee intee kala xiriiraa

  • @ahmedabdirahman3038
    @ahmedabdirahman3038 2 роки тому

    Water tanks ka waran iyagana sxb

  • @mohamoodahmed7760
    @mohamoodahmed7760 2 роки тому

    Walalo aad baad u mahadsantahay waxaan leeyahay dhul ah 50 hiktar ah 500000 imisa qiimihu noqonayaa?

  • @abdallanadara5175
    @abdallanadara5175 2 роки тому +1

    warshada silic waxaa laga furay magaalada garowe shirkada subic

  • @yohnk
    @yohnk 2 роки тому

    Sxb waxayabo faido leh aya nooso gudbisaa waiga codsi makiinada malayga ama kaluunka Warshada Wayn qiimahoda iyo sida lobilaabi karo wixii talo ah nalasowadag

  • @BeautifulSceneryChannel
    @BeautifulSceneryChannel 2 роки тому +1

    Zakariye mahadsanid walaal meters dherer ahaan gartay lkn balaciisana raaci

  • @Mahamuddahir99
    @Mahamuddahir99 2 роки тому +1

    Zakarie Pro Dhipka Ugu Wayn Waa Dhanka Soo Qaadidida Ama Shipping Method-ka Tusaale Cargo Somalia Wax Usoo Qaada Ama Shirkad Dalka qaap CARGO ah Usoo Gaarsiisa Dubai To Somalia Noo Soo Ogoow Pro Thankz

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 2 роки тому

      Warshada ayaa kuu soo diraysa haddad konteyner iibsato, Istanbul ila Berbera Ama Muqdisho

  • @khaliddiriye3749
    @khaliddiriye3749 2 роки тому

    Price plz

  • @abukarhajiali5686
    @abukarhajiali5686 2 роки тому

    Anigu aad ban udaneynayaa waliba waxa an donayaa dhul aad ubalaran in an kuwarejiyo qiimaha waa imisa wll

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +1

      Cabirka lagu wareejinayo ama inta meter aad doonayso soo sheeg si laguugu qiimeeyo.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 роки тому

    Walaal waan kusalaamay beerta yar ilaa imisa xabo ayaa oodaysa

    • @mmluckylucky2245
      @mmluckylucky2245 2 роки тому

      Somalia wax ma fahanto heedhe beer yar layne beertu intee meter weye beertaadu hadii 20 meter tahay 20meter oo silig ah baa ubaa hantay markee talo ahan intaadan siliga raadin beertaada ogow intay meter tahay si ay kugu fududaato inta silig rabto

  • @raxmadahiir4622
    @raxmadahiir4622 2 роки тому

    Acw

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 2 роки тому

    Sxb warshadaha qalabka caafimaadka Soo booqo.

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 2 роки тому

    Warshad iska samee mahane raw material ka xagee laga helaya Somalia

  • @jeelecadeofficially635
    @jeelecadeofficially635 2 роки тому

    Barbar wire iyo plan wir 25kg yaa ladhaha labaad mid somalida isticmasho sida kan guryaha laku xerto iyo kan melaha beraha

  • @jeelecadeofficially635
    @jeelecadeofficially635 2 роки тому

    Waxaan oo silig ah ani ayaa malin kasto south sudan 🇸🇸 ku kado wlhi 😂qofki warshaqan so kato oo kensado South Sudan 🇸🇸 lacag ayuu ka sameynaya wayo ganacsatada South Sudan 🇸🇸 oo ubadan somali 100%100 waxe ka kensadan wadanka diriska nahy ee ugandha marka halkan ayee an face ee qofki maclumaad South Sudan uku bahan oo ganacsi ha ila soo xariiro

  • @aknamaadan3336
    @aknamaadan3336 2 роки тому

    Qimha shirkda Laagu ass asayo inoma sheegiin

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 2 роки тому +2

    Waar cid diranaysaa maydinku jirtaa aan idinku darsadee Hhh from hargeysa