FARXAD DARTEED AYAAN LA OOYAY DHALASHO WACAN BABY ASIM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2021

КОМЕНТАРІ • 3,8 тис.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749 2 роки тому +3405

    Hambalyo my boy asim

  • @kiinmohamedamiin6427
    @kiinmohamedamiin6427 2 роки тому +690

    Masha Allah hooyo wanagsan ayaad tahay aniga xataa kula mid ayaan ahay anigo naas nujinayo ayaan so shaqeyn jiray 😢😭wiilkeyga booska aabe nimo iyo booska hooyo nimo aniga ayaa uso buxiyay wiilkeyga labo sano iyo sadax bilood ayaan naas nuujiyay anigo shaqeynayo😢😷 xanuun badan 😢oyin badan ciil badan ayaan so maray mar walbana waxaan dhihi jiray😢 hooyadey macan iyo aabahey macan hadii ee manta ii nolaan lahayeen manta xalada 😭aan ku jiro kuma jiri laheen Alhamdulillah hada wiilkeyga wuxuu jiraa labo sano iyo bar school ayaana keestay wana shaqeystaa kaliyah waxaa ii dhiman in aan furto shaqo aan xur u ahay insha Allah waan kaari donaa heerkaas mar un insha Allah

    • @nimcoobsiyeh3657
      @nimcoobsiyeh3657 2 роки тому +10

      Ilaahay wuu ku gadhsinayaa insha allah

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 2 роки тому +14

      Wx ku dhibo allaha kuma tuso walshey mcn adiga iyo wiilkaga ❤

    • @suhaanacumar286
      @suhaanacumar286 2 роки тому +9

      Allaha kula garab galo qof adaga tahay Hore usoco gadal haeegin

    • @raxiimrismi5049
      @raxiimrismi5049 2 роки тому +6

      Allah haku xafido iyo wiikaagaba meelkasta oo aad rajeenesid Allah hakuu fududeeyo abayo mcn 🥰🌺🌹

    • @sulekholove1646
      @sulekholove1646 2 роки тому +4

      Abyo hanbyo nolosh kum ciisho mar walbo culass darteentin allh xagiis u noqo

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi 3 місяці тому +9

    2024 baa daawanaya Alhamdulilah I’m happy for you waligaa ninkaas ha u laaban strong women Masha Allah “maanta hadaa Hal sano gaarsiiyay sanadoyin badan wa gaarsiina I.a”hadal xikmad leh m.a🔥

  • @MowliiAli25
    @MowliiAli25 6 місяців тому +22

    Wiilkaaga aad maanta u dadaashay ayaa berri adna heer ku gaadhsiin doona, ilaahay ha isku kiin daayo wll.
    You are strong women, never give up❤

  • @ishaaziiz
    @ishaaziiz 2 роки тому +311

    Mashalla hanbalyo 🥺❤️❤️

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 роки тому +48

    Nimanka hda jiro 100%90 xaaqii aay caruurta ku lahaayen kama so baxaan ma aqaan wxa ka qaldan sisters wx baarta oo shaqesta sidaan cml hdey kugu dhacdo saa uga kaaftoonto ninka ilmahaga uu korsato niman bdn aqiro war waa uu yaal hooyo bdn wey ka oohiyen wle💔😭 happy birthday habo so bar bar amira adna hore usoco xbbtii ❤

    • @zuzanabdi8374
      @zuzanabdi8374 2 роки тому +1

      Carurta wxaka daran hdaysan rabin mxay Hablaha benta ugu dhuran ilahay idin xaabi raga inta bdn wa nocas samankan lajogo💔

    • @hafzacooking1279
      @hafzacooking1279 2 роки тому

      Caawa hadaa Snapchat tagto wlh yaab ayaa u dhimaneysa ruux walba oo oyo lama amino😂😂😂

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 2 роки тому

      @@hafzacooking1279
      Naa soco qoyanyahay

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 2 роки тому +81

    Strong mom you can do anything
    May Allah make it easy for you and all of us ameen ❤💙💜
    Be happy and smile more 😊

  • @abdifatahhussein6854
    @abdifatahhussein6854 2 роки тому +90

    Indeed u are the strongest kind of woman on earth... I really appreciate the kind of courage u showed..u are an exemplary example to other single mothers who have been betrayed by their husbands

    • @bareymaxamed103
      @bareymaxamed103 Рік тому +2

      Allahakuubarakeeya❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖

    • @user-hk1im1ol8s
      @user-hk1im1ol8s 10 місяців тому

      ​@@bareymaxamed103😢😢episodes are

    • @aminamohamed4511
      @aminamohamed4511 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashojimcale4600
    @caashojimcale4600 2 роки тому +85

    Mashallah .you are very strong. Keep going. Never look back. Allah is with you. All problems makes us strong and makes discover our strengthz

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 2 роки тому +50

    HBD baby asim illaah hakaa dhigo mudkii ddd difaaca waalidkiis wax tara sanado bdn oo bdn hakuu curtaan❤ happy birthday 🎂🥳🎉🎈🎁🎊🎂🥳🎉🎈

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 2 роки тому +9

    Masha allah Sanad Guuro Wanaagsan Asim Xabiibi Soo Bar baar Caafimaad Aan Kuu rajeyna✌👍⭐😊👌

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial 2 роки тому +26

    Hambalyo, happy birthday Asim! 💙🥳🎉 Amiira wallahi strong girl aa tahay 💪💪 I'm proud of you 🙏🙏 horey usoco 🌹

  • @ayuuzha9404
    @ayuuzha9404 2 роки тому +44

    Ilaahay kuma halaajinayo abayo qof wanaagsan baa tahay ilaahay wiilkaga haku barakeeyo oo ciiltire hakaga dhigo 😭❤️❤️

  • @umuanuushchanel5586
    @umuanuushchanel5586 2 роки тому +44

    Dhalasha wacan Asim habo ❤️👑 midakale abaayo hooyo aan ooyin wax ma qabsato hooyo walba oo hormar sameeysay aqabada bafan ayeey Ka gudubtay alxmd dheh inta kujirtane Alle ha Ka bixiyo amiin

  • @user-lf4ib3rt6m
    @user-lf4ib3rt6m 4 місяці тому +7

    Waan ku faraxsanahay nolol adag kadib inaad guul wayn gaadhay Queen Amiira. Asiim happy birthday for 3 years ❤❤❤❤❤❤ from somaliland

  • @khasanoabdiabdullahi2189
    @khasanoabdiabdullahi2189 2 роки тому +15

    You are amazing mother🥰 forget the past sis🥺 HBD hapo😘

  • @arfonnoor6325
    @arfonnoor6325 2 роки тому +83

    Congratulations🎈🎈🎈 Amira you really made it on life never give up your words made me emotional😭 and really bests wishes to baby asim happy birthday to you little prince 🤴

  • @mendme4384
    @mendme4384 2 роки тому +71

    MashaAllah so emotional though,you made it Amira!never look back your baby is your strength!

  • @yaasmiin___c
    @yaasmiin___c Рік тому +9

    Wlhi wa ilmeyey horey usoco mcmto you are strong mother baby asim ilahy dhalashadisa kle nabad haku garsiyo mcnto 🥺❤❤

  • @naimomohamed6908
    @naimomohamed6908 2 роки тому +6

    You are true definition of a strong women 👏🙏❤️

  • @umusumaya2525
    @umusumaya2525 2 роки тому +43

    Masha allah baby Asim happy birthday Habo many more years to come insha allah 🎉🎊🎂🎁🥰😘 Amiro xbbti ilahay hakula koriyo baby Asim insha allah

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 2 роки тому +25

    Amira adigo qalan hoyonimo kugu cusubtahay divorce adan filanen kaliga ah oo hooyo ku dhawen 😭😭 you're strong mom keep it up we're with you we sopport you marwalbo wan ku dawan donaa si aa ku dhiiragaliyo babygaga ukorsato insha alah

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 2 роки тому +9

    Happy for you Amira, you are strong Mom♥️

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 2 роки тому +10

    That is true always have a back up plan don’t fully be dependen on someone you never know when they going to leave you keep being strong mom sister

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 2 роки тому +79

    Maasha Alah don’t cry sister be happy said Alhamdulilaah baby azim ilaahay ku siiyay horey u soco gadaal ha fiirin be strong Hooyo Fiican fariid ayaa tahey anigaba kaligay ayaa soo koriyay ilmaheyga waana ii koreen insha Alah Adigana waad ka baxeysaa nimanka somali ilmo ma rabaan ilaahay ha kula koriyo baby Azim gaber kasta waxaan leeyahay horey u socda don’t look back keep going

    • @hibohillowle7514
      @hibohillowle7514 2 роки тому +1

      Masha.allah abyo allah hanala wadaa koriyoo ragii wey xumaden anigawo kulamid baan ahaay wlhi wan qirodaa hoyoo sidan aah markan arkoo

  • @princessmaryan1082
    @princessmaryan1082 2 роки тому +50

    M.a abayo dhibki shaley farxada manta ku ilow🥺🥰Baby Asim dhalasho wacan hbo mcn❤🎁

  • @nasronur9056
    @nasronur9056 2 роки тому +5

    You are so strong, beautiful and kind. May Allah bless you health and happy life macaanto. Keep going more success and happiness is on the way. Happy birthday to Asim.

  • @zamuuali7196
    @zamuuali7196 2 роки тому +8

    my sister being a single mom is not easy But mashallah ur so strong 😍😍

  • @ideliro2058
    @ideliro2058 2 роки тому +33

    Don't cry, sis you are a mother to be imitated in badan wada jira🥰

  • @ayma_f2514
    @ayma_f2514 2 роки тому +138

    You made me cry sis please we know you cried because of the happiness that Allah gave you and you did ur best and you finally made it 😭😭 mashAllah you deserve to be happy you deserve to be loved you deserve To do everything by yourself 😭
    I wish beautiful bday 🎂
    Azim Hope all your birthday wishes come true!
    hope your celebration gives you many happy memories with mommy, habo so barbar insha Allah 💜💙🖤❤️🤍

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 2 роки тому +6

    Manshalaha 🥰❤️😭😭inta so dawatey video Cawa e dib u dawanaysa ismujiya alle Hooyo kast o nin xun xumeyo uga heeli queen always is queen

  • @munaosman6282
    @munaosman6282 2 роки тому +4

    Maanshallah abayo waxaa tahey Gabar Qalbi fiican oo adkeeysi badan Ilaahey hakuu fududeeyo noloshaada inta dambe Ilaahey hakuu sahlo nin fiican oo qalbigaaga wanaagsan kaa jabin markale inshallah ❤️❤️🎈🎈Ilaahey hakuu daayo wiilkaaga keep going sister

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 роки тому +28

    I just carried at the beginning of the video, emotional ,mashalaah and happy 😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 asim soo barbaar habo macaane😍😍😍😍😍

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 2 роки тому +40

    Allaha kuu daayo abayo Owlaada waa Nuurka Indhaha Allaha kula koriyo Hooyo Adag ayaa tahay Wax ku dhibaa Rabbi kuma tuso Amiira Cadey Love you mcnto Asim ii dhunko Habo Happy Birthday Sanada Badan Caafimaad Ku Gaar 🌺🌺🎂🎂🎁🎉🎊🎁🎂🎉🎊

  • @XenoAep
    @XenoAep 2 роки тому +5

    Wow. I literally watched 5 of your videos just today. I came across your videos today and subscribed. You are strong. You are doing great job mama. So proud of you. Keep going. Happy birthday sweet Baby Asim.

  • @user-us1qd7ui6z
    @user-us1qd7ui6z 2 роки тому +5

    Siz you deserve all the happiness in the world and happy belated birthday to your son 🥺💜💜💜

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 роки тому +29

    Happy birthday baby Asim habo kor kaalingal sanada badan oo farxaded❤️👏

  • @salmamohammed5801
    @salmamohammed5801 2 роки тому +64

    You made me emotional abaayo😭, isku filan ayaad tahay horay usoco abaayo, salaadda iyo sabarkane kaalmeeyso , waana ku jecelnahay

  • @bishoy5515
    @bishoy5515 2 роки тому +3

    You are very strong indeed 😘😘 keep going habibty....Happy birthday baby Asiim,may you live long

  • @maryamaabdi2242
    @maryamaabdi2242 2 роки тому +2

    Baby asim happiest birthday ever habo weynow oo wanagsanow , fact's adna kakan kakanka maxa waye wiilka hooyo cml be u tahayee salaam

  • @somalitiktok232
    @somalitiktok232 2 роки тому +54

    Happy birthday 🎂 Asim be happy sister 😊🥰

  • @thegoats274
    @thegoats274 2 роки тому +44

    😭😭😭😭😭😭😭marna waan murugoodey marna waan farxey Because of asim Birthday amiira abaayo ilaahey hakula koriyo I feel you walaahi waan ooyey insha alaah farxad weykuu danbeysaa guuleeyso weligaa we love you 😍 ❤️❤️🛍🛍🛍🛍🎁🎁🎁🎁🎁

  • @kowtharlathaninspirational8838
    @kowtharlathaninspirational8838 2 роки тому +1

    Ma sha Allah you are very strong, Dhalasha wcn baby Asim…Allah Haidin xifdiyo.

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 2 роки тому +4

    HOOYO WAA DAMAR WEEN OO LAHARSADO
    Guuleyso abaaayo mcn
    Abti adigana soobarbaar ASIM

  • @fadumoaden8882
    @fadumoaden8882 2 роки тому +26

    Maasha allah Asiim habaryar allaha kuxafido Abaayo hooyo wanagsan bad tahay horay usoco allahane kudayo wiilkaga ❤️❤️❤️

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 2 роки тому +87

    Happy birthday to Asim may Allah bless him and you habibty 💙❤

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 2 роки тому +6

    May Allah bless you and your son Amiira we love you sister 💕💕💐

  • @zulfaali1684
    @zulfaali1684 2 роки тому +6

    May Allah grant u endless happiness my sister….May ur son be the one who will always make u proud…u are such a strong woman and am happy for u.❤️🥰much love abayo

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 2 роки тому +157

    Aww 🥰 you are such a wonderful mum amiira qurux keep going xabiibti❤️. Happy birthday to Asim many more years with happiness and joy to come InshaAllah 🎉🎉🎉🎉

    • @ubahabdi9263
      @ubahabdi9263 2 роки тому

      Masha Allah Asim soo barbaar

    • @nadaali2191
      @nadaali2191 8 місяців тому

      Dodington sh hairdos Bunbury fur wife hobnob Rushbrooke icicle racial txt undo shrouds ug kXfep8awrja770sefoHt5uutfzo6956ir5jgziguogiztzif6ti6fzogzozkczkczkfzjdjhfsjwizwkrzekze I trjlzdtulduzldjzfgjdfgjf

  • @muniita3551
    @muniita3551 2 роки тому +25

    حبيبتي amiiraa الحمدلله راحت الهموم الله يبعتلك ايام ااحلى واجمل انتي وابنكasiim والله افرح لما اشوفك فرحانه الله يسعدكم دووم🎉🎈🎂🎂🎉

  • @hannibdi2348
    @hannibdi2348 2 роки тому +44

    MashAllah it’s beautiful birthday party🎂 happy birthday 🥳 and many more years to make,Amira you’re strong 💪 I’m so proud of you 👏🏽 keep going sis 💕 you

  • @samirayusuf4672
    @samirayusuf4672 2 роки тому +7

    I understand you pain sister keep shining . Because you have Allah and your beautiful family and baby keep going one step at a time 🪜 happy birthday 🎈🎉 🎂 darling ameen inshallah 🤲

  • @amiishofficial626
    @amiishofficial626 2 роки тому +15

    HBD baby Asiim jir oo joog abyo allaha idin xafido adna allaha ku dhowro Asiim asagana allaha daayo kii ku abaal gudo allaha kaga dhigo insha allah

  • @qadarinaftaada3081
    @qadarinaftaada3081 2 роки тому +61

    Amira habibty, keep your head up because Allaah gives his hardest battle to his strongest solidiers. Stay strong , and make them wonder how you are still smiling. Asim habo macaan many more year to come your baby boy is so lucky Alhamdullilaah.

  • @asoumyasin5084
    @asoumyasin5084 2 роки тому +2

    Strong mama tahay abaayo ilahey ha isku kiin daayo happy birthday baby asim 💙

  • @asmadahapo7959
    @asmadahapo7959 2 роки тому +2

    Mnsh Allah Hnblyo Baby Asim yare Alle Adiga Iyo hooyadaaba ha idin xifdiyo Guuleesta Maamo Adi iyo Amiira quru💖✨

  • @rahmaruxiisita9449
    @rahmaruxiisita9449 2 роки тому +17

    The most strongest mama of all time ❤ Asim happy birthday habo

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 2 роки тому +42

    Mashallaah Amiira you're super strong Mam waxba ha ooyin inshallah Noloshiina oo dhan adi & baby Asim farxad aan dhamaan ilaahey idin siiyo waxi hore gadaal ha ufiirin iska ilaaw wiilkas quruxda badan heysataa farxad kaweeyn majirto. So baby Asiim waxaan leeyahay Happy birthday Habo soo bar baar oo kalin gal 👑🎂🎉💐❤🥰💐

  • @Taznim42
    @Taznim42 2 роки тому +1

    Amiira your strong , beautiful mother Mashallah and happy birthday baby asim , habo many more years to come inshallah .

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 2 роки тому +2

    Never regret hny, wiilkaaga Illah baari hakaaga digo ameen. Happy birthday 🎂 Baby Asim🥰🥰🥰🥰💋💋

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 роки тому +37

    Dhalasho wacan Habo Asim, Allaha kaa dhigo wiil baari ah oo waxqabsado mustaqbalka. Make your mama proud 😍.
    AMIRA waa ku dareemi karaa Abaayo anigaba wiilkeyga anoo yar aa dhalay 6 sano kahor qurbo joogo, lacag heesan shaqo heeesan ninkeyga ila joogin. alxm Allaha noo xafido ubadka ❤️❤️❤️

  • @drsaidmohamed8817
    @drsaidmohamed8817 2 роки тому +1

    Ilahay ha barakeeyo ubadkiina, ilaahayna ha idin barakeeyo. Ragga qaar baa duqumo ah ..ASIM ABTI MACAN ISOO BARBAR

  • @sharifhusseinmohamudalasow2798
    @sharifhusseinmohamudalasow2798 2 роки тому +4

    Emotionally words really be strong n made ur happiness sisey💪😘

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 роки тому +16

    Masha allah Amira qurux you’re strong mother waad guuleeysatay intaas ka badana waad gaareeysaa insha allah ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @caboddihdaahir8123
    @caboddihdaahir8123 2 роки тому +33

    Sorry sis 😔stay strong 💪allah is with you 💓 u don't need someone else ❤

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 2 роки тому +2

    Masha allah Alhamdullilaah sister may allah protect you and your son keep going never look back❤❤💯💯

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 роки тому +1

    Your so beautiful and Strong young girl Maasha Allah Keep going Sis.❤🙏

  • @katramohamudkatramohamud4397
    @katramohamudkatramohamud4397 2 роки тому +61

    You're strong mom.....and your child will be like you keep going abayo 🥰🥰🥰🥰....You're a queen 👸 ❤ 💖

  • @nasraneha3369
    @nasraneha3369 2 роки тому +86

    Masha Allah ..Happy first birthday baby Asim..you have an amazing strong mama habo ..May u grow to be the best❤️❤️❤️

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 2 роки тому

      Hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo wiila kayi ga Asiima MashAllh sobar baa ra MashAllh Ale ha kuxafido hbo 💋💋❤❤❤🤲🤲

    • @samsamhirey9963
      @samsamhirey9963 2 роки тому +1

      Mansha Allah tabarakallh hambalyo hambalyo abaayo sister don't worry

    • @munamay6207
      @munamay6207 2 роки тому

      masha allah

  • @xawoahmed91
    @xawoahmed91 2 роки тому +2

    Happy birthday baby soo barbar hooyo macan. You got the best mom in the world 🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩

  • @tube-tk5vc
    @tube-tk5vc 2 роки тому +2

    Mashallha keep going walaashey ❤ happy birthday

  • @makkahmohamed1653
    @makkahmohamed1653 2 роки тому +46

    Allah maxaay nolashaa cishaay hoyo somaliyet o dacaad eh abayo be strong woman as you are congratulations amira horay usoco abayoy happy birthday beb asim hoyo mcn noqo kii hoyathii barii unoqthoo💓❤😪

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 2 роки тому +20

    Happy Birthday habo Asim😘😘 HOOYO adag aa kudhashay mashalah 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @fatmamohamed-sn1db
    @fatmamohamed-sn1db 2 роки тому

    Omg I wanna give you a hug dear you are such a beautiful mom and strong woman am so proud of you dear you deserve the world masha allah tabarakallah

  • @mrmohatheloverboy4340
    @mrmohatheloverboy4340 2 роки тому +3

    masha alah 🙏🤗❤ walashey alaha ku xafido adi iyo wilkaaga asim🙏🙏

  • @dekajijile4973
    @dekajijile4973 2 роки тому +21

    Maasha allaah happy birthday 🎂 🥳 🎉 baby azim cimri dheeri iyo caafimaad mamii🤲🤲🤲🤲❣❤

  • @nasronaruuro6303
    @nasronaruuro6303 2 роки тому +24

    Hambalyo baby boy azim
    Masha allaah strong mom keep going sister my god bless you with safe all the life.🥰

  • @samirayusuf4672
    @samirayusuf4672 2 роки тому +3

    Am proud of you sister keep in mind when you think is to much take a rest and get up again and keep it pushing every hardship comes ease remember that ❣️❣️❣️❣️

  • @ayaandhool4436
    @ayaandhool4436 2 роки тому +3

    Strong mom keep going 👏👏👏❤️

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 2 роки тому +78

    Happy First birthday to the cutest baby to exist! May you grow cuter with every passing day! Sending loads of smooches and hugs for you! 🎉🎂🥳🎉🎂🥳🎉🎂🥳

  • @zamzamilmi2889
    @zamzamilmi2889 2 роки тому +272

    Awwww Masha allh happiest birthday ever Mr Asim may you blow million candles 🕯️ 🤲.My baby girl also slept like that when we were about to cut the cake 😂 anyway Amira congratulations for your wonderful work 🎉🎂🥳

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 2 роки тому

    You're such a strong women amira keep your head up ❤

  • @ziizii2223
    @ziizii2223 2 роки тому +3

    Happy birthday to you asiim❤️💪🏾
    Hoyo amiiro aad aay ku jeceshahy anigane wan ku jeclahay sobarbar❤️ good boy

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 2 роки тому +105

    Strong woman Never give up sister ❤❤🙏 happy birthday asiim yare

  • @ayanqali6700
    @ayanqali6700 2 роки тому +14

    You're strong women 💪 never give up sis, happy first birthday Asim 🎂

  • @Janno_Moha
    @Janno_Moha 2 роки тому +3

    Hoooyo❤️😭
    Amiira Apyoh Allah kuu daayo wiilkaada Allah kula koriyo 🤲🏻❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +12

    Dhalashadiisa isniinta lasoo dhaafay eheed inta soo dawatay maanta oo sabti 23/12/23 ay thy idin salamaayaa Team 27 ma iijeediin caankiina ahy ma iijeediin 😂❤ STRONG MOM WAAN KU SALAAMAY❤

    • @Mudann
      @Mudann 7 місяців тому +1

      Wa so xsusty video gan kadib dhimasho gbdh bukan no ehed hospital a Ka shaqeyo postpartum depression a la dhahaa qofka naftisa u galaafan karaa Ilhy hka saaaro gbdhaha ku jiro xaladaas😢🤲

  • @sportsclub6623
    @sportsclub6623 2 роки тому +40

    Don't think that life is hard. Always be happy💯💯

  • @zu7729
    @zu7729 2 роки тому +42

    Masha Allah Asim Illaaha Jecel Hooyo Karti Leh U Dooray Insha Allah Asagoo Gar Leh Taajir Eh Jaamici Eh Aroosin Doontaa Good Luck Best Mom
    (HBD Big Boy Asim)

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 роки тому +2

    Maasha Allah tabaarakallah 👍♥ Congratulations 👏 👏 👏 💖 ❤ 💕 ilaahay Haku xifdiyo habo insha Allah

  • @lilmo3962
    @lilmo3962 2 роки тому +1

    Congratulation amira it's a big victory girl u made it & Happy birthday to you little man i wish u all the best and many more years to come

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 роки тому +38

    oohintada anne way iga oohise wallah😭
    amiira you are literally strong woman💪❤keep going and keep doing it

  • @hodannoor1167
    @hodannoor1167 2 роки тому +25

    Hi abayo Don't give up everything Will the OK inshallah ❤ You are a strong believe in yourself. Happy birthday baby Asim.

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 10 місяців тому

    waxaa shalaay qaba kii adiga iyo wiilkaa qurux badan idinka tagay ee hore u soco maamo.

  • @juweriyaabdi2979
    @juweriyaabdi2979 2 роки тому +1

    .Maa shaa allaah habo azim so bar baar

  • @riyaadam192
    @riyaadam192 2 роки тому +19

    Congratulations Amira……. Happy birthday Azim. ❤️ Stay strong 💪

  • @Ubahbeauty
    @Ubahbeauty 2 роки тому +10

    Mashaa Allah🥰 Hard Work Pays Off.

  • @mownak245
    @mownak245 2 роки тому

    You have beautiful people surrounding you stay happy and strong dear.
    Happy birthday to the king 💜

  • @Suadchanel
    @Suadchanel 2 роки тому +2

    Happy birthday asim hbo mcn 🎉🎉🎉happy late birthday to you baby asim farxad warta abid adi iyo hooy amira allh nisiyo 🥰

  • @happymoonyay3155
    @happymoonyay3155 2 роки тому +24

    Happy birthday Asim habo macaan 🥰
    Keep going Amira life is never be easy never look back for regrets 🥰