XAFLAD FARAANTI GALIS HAFSA ZONE AAD UQURUX BADAN😍

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 391

  • @rahmaahm7988
    @rahmaahm7988 Рік тому +40

    Wllhi run ahaantii amiiro waa qof aad uwanaagsan oo saxibtinimada wax ka taqaan xafso sey ugarab taagan thy bal fiiriya❤❤🙏

    • @Xasanboodo432
      @Xasanboodo432 Місяць тому +1

      Maashaalaah amiiraqurux❤❤❤❤❤❤❤🎉😊😊

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Рік тому +63

    MashaAllah mabruuk plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halimomohamed650
    @halimomohamed650 Рік тому +16

    Faraantasi galis maanu ahaan jirin dhaqan gaalo mise xooga wax walba caadi ayaa laga dhigtaya
    Ilaahay gaalo waxay samayso ma raacano

  • @XabiiboMuqtaar-i6b
    @XabiiboMuqtaar-i6b Рік тому +10

    Amiro qurx wakujclhy😢

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 Рік тому +15

    Aad buu kuugu dhegen yahey dress ka iska dhaaf waxa kugu dhegen hooyo iyo gabar baatahey waa iga waano mashalah thanks 🙏

  • @Ikranqaali9663
    @Ikranqaali9663 Рік тому +41

    Wow What a car, ring 💍, husband, and wife. Masha Allah

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому +35

    Subxanallah waxa dhaqan iyo diin midna u laheyn Maxaa daba dhigey Acudubillah faranti galis aaa 😢😢 ala Maxa gaalo RAC noqone illahow wadada xaqa na tus

    • @Longing127
      @Longing127 Рік тому +2

      Maybe already wey iis mehersandeyn. You don’t know so please don’t judge and assume the best in people.

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 Рік тому +33

    Masha Allah 🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +9

    Masha allha tabarikllha waxan leyahay walasheyda xabso hambalyo hambalyo isku wara guurkina guur qeer insha allha 🥰🥰❤❤

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 Рік тому +37

    Subaxanallah faraanti galis aaa gaalada yaan lagudesanin ,ilahee kabaqa waxan waa aduunyo dhalalka yuu nisirin

    • @naimashukri8721
      @naimashukri8721 Рік тому +3

      Saax wallahi

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 Рік тому +3

      Hadebo aros dhigaty faranti glis muxu micna leyhy?

    • @qamarmukhtar8662
      @qamarmukhtar8662 Рік тому +3

      Waaa reer baaadiyo dhaqanka gaalada ilbaxnimo mooodo

    • @YusraAbdilahi
      @YusraAbdilahi Рік тому +3

      @@hafsaali8615 magac unba ka qaladn xfladeydi am wxkle ine dhahan ahead
      Dhaqan galedka ilbaxnimo maahin

  • @monniiadam3462
    @monniiadam3462 Рік тому +25

    Mnsh Allah congratulations to her marriage 🎊 🎉she beautiful ❤

  • @najmomustaf
    @najmomustaf Рік тому +11

    First person ahay✨✋😍 hambalyo queen xafsa zone ❤️❤️inta iga danbeesa like✨😍❤️❤️💯

  • @aminaoziil3494
    @aminaoziil3494 Рік тому +20

    Hambalyo ❤Hafso qurux amiro cawa quruxley jaah 😊

  • @Alxamdullilaah
    @Alxamdullilaah Рік тому +37

    Waan idin baryayaa somaliyeey 2k igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee 😭❤

  • @happyemoji6553
    @happyemoji6553 Рік тому +1

    Oo aaway dadka is aroosaayay? Dadka arooska imaaday iyo cuntada maa noosoo duubee kaliya? Mise hana duubinaa lagugu dhahay?

  • @maryanmaalim8084
    @maryanmaalim8084 Рік тому +3

    Mayo waqawanasho please hadey macqul tahy next time dhar asturan so xiro abayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +8

    Manshalah 😍 amiira qurux saxibta aroos waa faranti galis kee waaye nikaah ma arkono 😅🤣🥰

  • @queennaima5916
    @queennaima5916 Рік тому +11

    Hambalyo Hafsa 🎉 guurkaga guur negi gurigaga guri khyr❤❤

  • @mohanoudikraan9729
    @mohanoudikraan9729 Рік тому +6

    Ala amiraa oo bac Wayne noosoo xiratay mashalalh waan sugi laayahay pls xiro 🥰🤩😍

  • @laylacali
    @laylacali Рік тому +6

    M a Ana Iso Duceya Intena Mid God Ba Laga Yaba Ino Alle I Aqbale Walalyal Iso Duceya Hami Ban Leyahaye Iso Duceya Qof Walbo Allah Siye Riyoyinkisa Ana Iso Duceya Murad Ban Leyahay😭😰😊

    • @yaishaazaarm.ismail1447
      @yaishaazaarm.ismail1447 Рік тому

      Hamigaga Ilahey ha kuu rumeeyo apyo

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 Рік тому

      Amurahaaga Allaha ku saqiro

    • @laylacali
      @laylacali Рік тому

      @@hamdashiine7145 Amiin Amiin Wllo Ad Bad U Mahad Santihin Idin Kana Alle Ha Mikina Ha Idin Rumeyo☝😰

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +2

    Suuqa Crypto fursadaha yaala 🤑🤑🤑🤑
    Aniga waxaan fahmay lacagaha digital ah, haddii aad xiiseynaysid in aad wax ka kororsatid.Waxaan leyahay youtube nagu soo biir borofelkeega ku dhufo adigoo mahadsan.

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Рік тому +67

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤❤

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi Рік тому +1

    Horta Hamplyo walshey ban leyahy Tankle Faranti Galis majiro
    Oo aydaba laguma dhalin farnti galis e dhqan galedka yaa ilbaxnimo lamodon

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +24

    Mashaa Allah, Alle ha isu barakeeyo walashay hafsa iyo xajigeeda, isku waara abid, ubad khayr qaba kala hela, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin💕♥️

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 5 місяців тому +1

    Ohh mashallah Wad nurosa Wlhi amiira qurux. Lakin xafsa zone ina Arki Umaleyna Tik toka

  • @umucaisha5913
    @umucaisha5913 Рік тому +1

    Gaal lugu daydo walee jano lagu galin in lagu galo iskadaaye carafteed aadan arkeen faaranti galis wa gaalada meher kooda mrka anaga magaala nahy maxa ino diiday ina diinkeena udhag naano akhira iyo aduunba asa na anfacaaye

  • @heshbashir1952
    @heshbashir1952 Місяць тому +1

    amiro abayo blese

  • @Najmay_
    @Najmay_ Рік тому +7

    Next we are waiting for yours Amira cadey💖🎊

  • @mohamudshire9974
    @mohamudshire9974 Рік тому

    What kind of wedding is this , only 15 people were invited in small setting and the most important thing her family is in Kenya 🇰🇪 and no one of her family are there and they are not showing them entire video and they are showing Lambo that is not going anywhere and they are saying rich guy from America , that is so sad a wedding without your family 😢

  • @FahmoJibril
    @FahmoJibril 6 місяців тому +1

    Jah Amiiro qali soo dheerey MaLinTada Aan Malaysia 🇲🇾 💖 imade

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 Рік тому +3

    Wad shidantahy amiira😜 hmblyo wll hafsa🎉 guurkagu guri khyr badhaadha oo barakoba💎😍🎉💖

  • @aasiyaismail2138
    @aasiyaismail2138 Рік тому +12

    ألف مبروك حبيبتي 🥰❤

  • @TriciaHarvey-s4p
    @TriciaHarvey-s4p Місяць тому

    Lopez Patricia Thomas Barbara Brown Jose

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Рік тому +2

    Waxa maxay iska qarqarinayaaan arooska cadi ma uso dhigtaan ama naga dsysaan

  • @xafuz3415
    @xafuz3415 Рік тому +2

    Ninka wajigiisa maxaa loo qariyey

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +2

    Masha allah hambalyo wll xafsa and saygeda ahmed reerkii lagu nasto ee lagu nagaado rabbi haydinka yeelo 🙏👏👏 amiira qurux masha allah xbbti waad maraysaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +14

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::::

  • @nuurdiinproduction8482
    @nuurdiinproduction8482 Рік тому +2

    comentiga ugu ani miyaa amira qurux reply is muji haday somali nimo jirto

  • @FaadumoCumar-n8n
    @FaadumoCumar-n8n 3 місяці тому

    Dhaqan gaalo weeyan faraadigalisku anku waa meehr halkeen no maxaa qaldan

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 Рік тому +13

    Amira you’re so beautiful 👑eeen❤️

  • @waliidnuur6419
    @waliidnuur6419 2 місяці тому

    PMP phosphorylation n orbital ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bashirhajiahmed5860
    @bashirhajiahmed5860 Рік тому +2

    Wax la isku qurxiyo Qurux & Qiimo & Qaayo Allah ku dhameysytiray macaan Amira qurux

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Рік тому +7

    الف مبرووك

  • @safaabdirizaq5052
    @safaabdirizaq5052 Рік тому +5

    Masha allaah dresses qofti lagu talagalay ayaa tahay ❤ quruux

  • @farxiyoadan9099
    @farxiyoadan9099 Рік тому +1

    Filim miyaa fiirsanyaa misa aniga ayaa mooday xaqiiqdii soomaali farha ayey kabaxday mardhawna waxn sugaynaa sida hindida kantiin in aad isku xirtiin 😂😂
    Heedhe inta aad dad ku dayan laheedeen adinka hala idin ku daydo

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Рік тому +3

    Woow Mash Allah amiira style 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥😍😍😍😍👈🏾 hambaalyo hafsa zone 🎉🎉❤️

  • @riezan7497
    @riezan7497 6 місяців тому

    Musalsalki maxa helay quruxey❤😂

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому +1

    Guur raaga oo khair badan illahsy ha ka dhigo congratulations! BUT ninka maxaa naloo tusi waayey?

  • @kholoudmussa9273
    @kholoudmussa9273 29 днів тому

    Masha allah🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому

    M.a qrux hamplyo queen hafsa io Seygeda🥳🙈♥️

  • @AslimacalinShariif
    @AslimacalinShariif 4 місяці тому

    M.a saaxib aad Ayaan kuu jecelahay

  • @fatuomar758
    @fatuomar758 2 місяці тому

    Masha allah 🎉🎉🎉❤❤

  • @BasraBasra2024
    @BasraBasra2024 3 місяці тому

    Asxabta Waxan u jeclahay sandus

  • @raaqiyomaxamedaxmed7631
    @raaqiyomaxamedaxmed7631 Рік тому +3

    Hambaliyo Hambaliyo queen hafso zone 🥰😍

  • @drshawasheikh6753
    @drshawasheikh6753 Рік тому +1

    Areey dharka kugu dhagan iska dhaaaf hooyaa taheee

  • @fardowsoabdi4036
    @fardowsoabdi4036 Рік тому

    Girigina guri qeyr maxakale

  • @Samiirachanel
    @Samiirachanel 10 місяців тому

    Amiira magaalada jogto magaceed

  • @mohamedsheq5267
    @mohamedsheq5267 Рік тому

    Markstaba.vidiyoga.firsada

  • @ashwaaqahmed1542
    @ashwaaqahmed1542 Рік тому +4

    Masha allah❤🎉

  • @walaalaha100suheybmadaxey
    @walaalaha100suheybmadaxey 2 місяці тому

    ma ku qancin hadaa ku dhaho kawaran

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +11

    Masha Allah mabruuk Hafza&seygeeda💕❤️👏

  • @ayaanniita3299
    @ayaanniita3299 Рік тому +4

    Masha Allah ♥️

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee waxbadan sooo dhawoow weldoowna.tanay yartaanay ama.aww yaanan heeteh daahin waxyaalahayga iidaran aan uqumo muhiim ii ah.qiimobadancadceeddunaroo qalanjo yar bahyareeey waan uwataa dhamaystirin .yarta Extlyyyyyyy familiesssss

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Рік тому

    #Msha_Allah Inigoo #caloosho io #cin_digeyga kugu khaban #calafbaa iga heelshee #cafis beynu kala nahay😳😂😂😂(KAFTAN LEE WLLSHEY #HAMBALYO) saa jaceshihiin alle idiin yeelo #InshaAllah🤲.
    #Masha_allah #Amira sifiican ugu hagar baxdeen #Masha_allah wllo #qalbi_nadiif_ah.

  • @maankeymaankey5432
    @maankeymaankey5432 Рік тому +1

    ninkaan aan la arkeenin maxa wye

  • @xamdimohamed1609
    @xamdimohamed1609 Рік тому +2

    Xijaabka qaado ilaahy kabaq

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Рік тому +1

    Sida usugyy snapchtka kaso cararay🔥🤣 waku jeclhy abyo❤

  • @bellaahmed5193
    @bellaahmed5193 Рік тому +1

    Lamborghini chalye tere aur jah this song 🤍😂

  • @RayaanAbdi-hx5iz
    @RayaanAbdi-hx5iz 2 місяці тому

    Xafsa ma walaalo tihiin

  • @sabarinamoha9192
    @sabarinamoha9192 Рік тому +2

    ayyyy m.a Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 Рік тому +1

    Arooskina waa goorma

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Рік тому +4

    Manshalah alahuma barikh 💕💕

  • @Kokoquux
    @Kokoquux 2 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤amiirquurx

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Leeee kumaankun faranti iyoiyo baa janno baa istaahilaa iyo kabadan yartaan.iyaaaa faraantiyaashaydi qiimobadan dumaroo khayrbadan sedexaad yareey lagufarxo minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho .

  • @nasroabdulaahihussein628
    @nasroabdulaahihussein628 Рік тому +1

    Maasha Allah iskuwaara Habalyo Habalyo Habalyo xafsa qurux 💍👑💯🌹

  • @mariamohamed7928
    @mariamohamed7928 Рік тому

    Aroos marki la qawo wax mala cunin le maxa lo dhaha makeup ka iyo cuntada wa lesla diyarina 😅😅

  • @SacdiyaCabdi-43
    @SacdiyaCabdi-43 2 місяці тому

    Tabaarklaah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NashadMaxamed-xt2we
    @NashadMaxamed-xt2we 2 місяці тому

    M......A 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Рік тому +1

    Allh amiiroy labiskaga waabi kahely m.a

  • @AbshiroXasan-e5u
    @AbshiroXasan-e5u 5 місяців тому

    Amiira dena❤❤

  • @Kokoquux
    @Kokoquux 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤amiirquurx

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    HABALYO TABALYO AROOSKA HADSO ZOYATTT🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨😂😂

  • @xamdixarako9366
    @xamdixarako9366 Рік тому +1

    Ninka maxa wajigiisa loo qariyay

  • @cashacali517
    @cashacali517 Рік тому +1

    Maasha Allah Hambalyo Hambalyo walalakay qali iyo walashay qali

  • @mohamedsheq5267
    @mohamedsheq5267 Рік тому

    Cadimatihid

  • @xafsaabdiaziz8534
    @xafsaabdiaziz8534 Рік тому +1

    Lnk Amira abayo maxaa marakaa farantiii galiskaaa wajigaa logaa qariyee

  • @naahiynur3451
    @naahiynur3451 Рік тому +2

    Hamplyo hamplyo My queen 👑😘

  • @ayaanbile8435
    @ayaanbile8435 Рік тому +2

    Mashalah tabarakalh allaha isku barakeeyo ubad khyr qaba kala hela

  • @umuriham25
    @umuriham25 Рік тому

    Isha miyuu ka baqsanyahy ninka hafsa allha caafiyee see ahaan

  • @Kusalinabigascw-r3w
    @Kusalinabigascw-r3w 6 місяців тому

    Maya maaha😂

  • @SiradHussein-x7q
    @SiradHussein-x7q 8 місяців тому

    Caasho Omar and munasar the most important thing is that the ❤❤❤🎉😢

  • @Mulkinabadoonsaciid-hf3se
    @Mulkinabadoonsaciid-hf3se 9 місяців тому

    Amiirada

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +2

    Congrats 👏 #hafsasona

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Рік тому +1

    Hmblyi hafsa qurux bdn❤❤🎉🎉

  • @rrffy4535
    @rrffy4535 Рік тому

    Amiira

  • @asmaabaadir4662
    @asmaabaadir4662 Рік тому

    Amiraaay yaa kula taliyay inay dharka noocaasa cirato aroo keeda xafsa🥺🥺🥺🥺🥺😩

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 Рік тому +2

    MashaAllah TabarakAllah ❤ ❤ ❤

  • @ibrahimahmed5444
    @ibrahimahmed5444 2 місяці тому

    Amiira

  • @NafisoMahomed
    @NafisoMahomed 3 місяці тому

    Amira

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 Рік тому

    Amiira isho ku xanuuneyso cadasaad abaayo lama gashto wa qatar😢