BABY ASIM MAALINTA UGU HOREESAY AAN SCHOOL KA GEEYAY RIYADEYDA II RUMOWDAY😢

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 374

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  Рік тому +79

    Soo daawo 👉🏻 ua-cam.com/video/mzhi6YbEy3A/v-deo.html

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +79

    Aan ku salino nabigeyna Mohamed scw...❤️

  • @nashaadelmi8314
    @nashaadelmi8314 Рік тому +42

    BaBy asim m.a waaye abayo laakin cunuga kaamirada kadaa intaas oo qof ayaa fiirsanayo waana ku mahad santahay video yada aad soo galiso like waa kuu saaraa mar walba noolaada adiga iyo wiilkaada masha allaha it's beautiful day m.a❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢

    • @AxmedOsman-p7m
      @AxmedOsman-p7m 8 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodomohamed4868
    @roodomohamed4868 Рік тому +31

    Amiira mashallah hooyo samirtay illaahay haku barbaariyo babyga hanakula garab galo inta nolosha ka dhiman inshallah farxad nolosha ku qaata inshallah

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv Рік тому +24

    Mnsha AllaaH ❤ Hooyo kasta shucuurteeda lama soo koobi karo Markay ubad Ay Dhashay waxbarasho bilaabayo 🥺 Hooyo Noolow strong mother 👩😭🫶🏻❤️🔋 Allow NooDa Hooyoyinka 🤲🏻😩

  • @MaryamHassanHusain-ri9nd
    @MaryamHassanHusain-ri9nd Рік тому +3

    Amiiray abayo iiso jawaab siaan qadka kaaga helo labarkaaga inta iigu sooqor waan ku je elahay abayo wallahi malayshiya imanayaa mar dhow i.a

  • @najmahersi2216
    @najmahersi2216 Рік тому +4

    Masha allah amira qurux iyo asim cade farxad iigu noolaada ❤️👸🤴

  • @ruweydausman
    @ruweydausman Рік тому +4

    Amira qofka ugu horeye dawada muqalkaga ahy kwran

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 Рік тому +2

    MashaAllah soo beautiful 😘 you’re amazing mom Amira quruxey♥️Allahuma Bariik

  • @naima7030
    @naima7030 Рік тому +5

    Wow mashallha baby Asim welcome to school mashallha 🥰🥰🥰

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +3

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo😢❤🤍💓

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Рік тому +14

    Mash allah whi Farxad awye malinti ladhalye xasuusta manta neh ischool wlhi Farxad wye asig aroosyo neh Ilahye wan tusi kar😂😂

  • @HH-fm7bt
    @HH-fm7bt Рік тому +1

    Masha Allah Abayo aad aa kaheley video gan oo ku sabsan schoollaha Malaysia sida ee yahin, hooyoginka oo raban iney Malaysia uu soo guuran ee si fican uu cawiney. You’re doing such an amazing job thank you ❤️

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +4

    Masha Allah tabaarakalah ❤️❤️❤️🎉🎉🎉

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Рік тому +5

    ماشاء الله تبارك الله rabi hakuu dayo abaayo ❤❤❤🎉

  • @iqracabdi8917
    @iqracabdi8917 Рік тому +6

    Maasha allah wiilka yar allah ha barakeeyo asxaabeey Anna wxd iigu soo ducysaan wiilkyga oo iga xanuusanya inu ilaahay deg deg iigu caafiyo

    • @shankaron4094
      @shankaron4094 Рік тому +3

      Abaayo illaahey hakuu caafiyo cafimaad sariicana hasiiyo xanunka hayana dabelaha haka raaciyo yaarab🤲🏼اللهم ربي الناس أذهب البأس أشف انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقمًا

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Рік тому +1

      Allaha Ku cafiyo Abayo

    • @queenhafsa7564
      @queenhafsa7564 Рік тому +1

      Allaah hakuu caafiyo canuga walal

    • @hamdasharaf
      @hamdasharaf Рік тому

      Abayo ilahay haku caafiyo asigaa awoodee amiin ya rabbi

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +7

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Рік тому +5

    Masha Allah wan ku farxey asim oo ardey noqday

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 Рік тому +3

    #masha_allah,
    Wow wlhi wax lagu farxo waye labo sano kadib #school barina #jaamacad_InshaAllah,
    #Hooyaday soo xasuustay wlhi markii #2003_dugsi leyhaayey hooyo hooyo waye alle xafido dhamaantod🤲,
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen👑.

  • @nafisaabdi3318
    @nafisaabdi3318 Рік тому +6

    Amira abaayo m.a ilaaahey hakuuu barakeyo wiiilkaga❤😊

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Рік тому +5

    Masha Allaah baby mcnow isoo weynow asiim❤

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 Рік тому +2

    Baby Asim, big boy ayuu noqdee! Masha'allah! So cute.❤

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Рік тому +2

    mashallah Hooyo adag,oo Ilmeheda u dadashay bad tahay❤️inshallah Malin bu abaalkaga gudi oo uu ogaan donaa dhibtaad Farxadisa u marte,waanu u qalmaa asim inaa U dedasho❤️ilahay Ha deysto,Isha iyo xasidkana haka haayo

  • @shbashiir6177
    @shbashiir6177 Рік тому +3

    0:22 mashallah plz like

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Рік тому +2

    MashaAllah baby Asim wu koray ilhy haku dayo wllo cimri dheer iyo caafimad aad ku wada nolatan ilhy haydin siiyo Hambalyo hbo Asimow❤️❤️ inshaAllah ilaa University allah haku gaadhsiyo 🤍

  • @bishaaromaxamed8533
    @bishaaromaxamed8533 Рік тому +3

    Maasha Allah hooyo mcn ilaahay hakuu fududeeyo waxbarsho walba aaamiin yaa rabi

  • @neimaniina5009
    @neimaniina5009 Рік тому +2

    Macha Allah tabarkallah Allha hakudayo wllo ❤

  • @hipoabdiqadir8624
    @hipoabdiqadir8624 Рік тому +2

    Walaal wakhtiga intaa leeg maxay u haysanaya ilaa galinka danbe bisinka hooyada macalin ka fiicani ma jirtee alle habo haku barakeeyo weynow o kor o kalin gal 🖤🥰

  • @nasroyusuf1822
    @nasroyusuf1822 Рік тому +2

    Mashallah Ilahey Hani xafido❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @nadiailyas5131
    @nadiailyas5131 Рік тому +2

    Ma sha Allah!

  • @s0urbugz837
    @s0urbugz837 Рік тому +87

    Sis, stop calling him baby . He is going to school , that means he is a big boy

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Рік тому +9

      He still baby

    • @umusumaya1236
      @umusumaya1236 Рік тому +4

      No his strong boy 😂😂😂😂😂❤❤

    • @Hannah-sg4sr
      @Hannah-sg4sr Рік тому +2

      @@amalismail7772 his not a baby 😂his a toddler

    • @HassanAdan-j6w
      @HassanAdan-j6w Рік тому +5

      That is not your binsnes 😮😢

    • @s0urbugz837
      @s0urbugz837 Рік тому +5

      Suban Allah guys i did not want to start a fight , it was just a suggestion. The sister looks like a great mom, my Allah bless her and her child

  • @nimamuse2682
    @nimamuse2682 Рік тому +3

    Masha allh allaha ku xafido qarashadkoda mu badanyahy abayo noga so waran schoolka❤

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 Рік тому +2

    Masha Allha TabarakaAllha❤

  • @ibtisambintuosman3922
    @ibtisambintuosman3922 Рік тому +3

    Mnsha allah ilaahy hakuu barakeeeyo wlo kuwa klena hakugu arsaaaqo❤❤❤❤

  • @HiboCumar-yl4op
    @HiboCumar-yl4op Рік тому +6

    Asim waa ku farxay in school lageeyay

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 Рік тому

    Mashaa allh beatiful okxe malaia school nidaamleh mashaa aalh amiira qurux sistreey waan ku salmy sis waxad soo galisaa ilmha cuntada marka loo bilaabayo nidamka wakhtuyada lasiiyo iyo waxyaabha ufiican adoo mhadsan

  • @AbdiwaliAhmed-zx2mg
    @AbdiwaliAhmed-zx2mg Рік тому +5

    Sxp kusali nabigeena ❤❤🎉

  • @WalkAroundMalaysia
    @WalkAroundMalaysia Рік тому +10

    Thats so cute ❤
    Keep up the good work

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 Рік тому

    Masha Allah hooyo waa hooyo inta hoyoyinkoda uu nolyihiin fadlan waxad heysatan fursad dahabi ah ee ka faideysto

  • @nadiraabdikani6004
    @nadiraabdikani6004 Рік тому +2

    Daycare dheh sis school wali ma garine allaha ha garsiyo

  • @JoniAhmed-k8b
    @JoniAhmed-k8b Місяць тому

    Mashallah ❤❤❤ bab
    y asim

  • @xamdixasan7017
    @xamdixasan7017 Рік тому +8

    Amiira abayo asiim ka qad marka lakeno borsada culeska inta kadaremoya maskin ilahay ha kuxifdiyo asiim cade❤

  • @najmahassan7229
    @najmahassan7229 Рік тому +3

    MashaAllah

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg 3 місяці тому

    ilmaha inta uu yar yahay quraanka la geeya la bara saasa fiican shay walba quraanka ka horeeya

  • @zakariyemohamed2930
    @zakariyemohamed2930 Рік тому

    wlhi aad baa ugu Farxsanhy wiilkaaga inuu weynaado alxm Aabihiisa Xumaay ishiisa allah ka haayo guuleysta amiira io wiilkeeda

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Рік тому

    Shaley ahyd marku dhalanayey baby aziim
    Mantanh school ba la dhiganaa mashallh
    Abyo amiira allha ku daayo cafimaad taama iyo nolol dheer oo qurx badan ban u rajeyn baby aziim
    Hapo so barbar allha nooka xafido inshallh hoyada riyadeeda kii rumeeya noqo anagnh wan ku ducey naynaa mrwalba......

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +2

    M.a keep going amiira 💯asim cade aleh haku xafido

  • @leylawacbestcooking5465
    @leylawacbestcooking5465 Рік тому +3

    Masha allaah amiira anaa uhoreeyo manta ilaahay hakuu dhaafo abyo hooyo walbo riyadeedaa saan eh

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +3

    Masha Allah ♥ ❤❤masha Allah ♥ 🙏 💖 ❤

  • @caashoabuukar1333
    @caashoabuukar1333 Рік тому +5

    wan kufarxey asim ardey🎉❤

  • @maryancabdirizaaq7509
    @maryancabdirizaaq7509 Рік тому

    M.a hambalyo abyo waxn u rajeynaya baby Azim mustaqbal ifaya❤ iyo horumar adigana ku farxad gelia i.n.....

  • @CashomaslaxcismanMaslaxcisman
    @CashomaslaxcismanMaslaxcisman Місяць тому +1

    Aniga wan ku tagera❤😊

  • @sahroadam5570
    @sahroadam5570 Рік тому +1

    M.a abyo Allah kaga dhigu kii kuanfacu waxkubarta hormar wac habo asiima cade 🥰💋

  • @Zusan1380
    @Zusan1380 Рік тому +3

    Masha allah allah ha ku daayo asim yar edo mcn ❤

  • @MonsifSara
    @MonsifSara Рік тому +11

    They studying in the same bayan’s school Masha Allah 😍🇲🇦♥️🇸🇴

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому +1

      Salaam alaikum sis is this a private school? We want to move there inshallah but confused about schooling. I also heard refugees have a special school is this true and what curriculum is taught.

    • @MonsifSara
      @MonsifSara Рік тому +1

      Yes it’s a private school , I’m sorry I can’t say the schools name , and about refugees yes they are many schools yes it’s true

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому

      Thanks of course without saying the schools name is it open to non refugees? What other schools would you recommend that has good education and is not expensive. We've looked into this and the International Islamic School seems to be the best but it is quite costly

  • @aminamacalim61
    @aminamacalim61 Рік тому +1

    MashaAllah Allah hakubarakeyo habo mcn ❤😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому

    Haa mesha hku hlen mrku bxayo cunto sii mrku imdana sii illhy wx prashda ha ufududeyo nbad io cfimadna ha ugu so dhmeyo😊❤🤲🏻

  • @muslimomaxmud5011
    @muslimomaxmud5011 Рік тому +1

    Masha Allah into yar yaheey wax hagar to🥰🥰🥰

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому

    Masha Allah amiira xabiibti ilahey haku xafido wilkaga azim yare Insha Allah xabiibti ❤❤❤❤

  • @AsliCabdullahi-p6k
    @AsliCabdullahi-p6k 2 місяці тому

    M.a ilahay hakudayo ❤❤

  • @sacdiyacali8198
    @sacdiyacali8198 Рік тому

    M.a ilaah haparakeyo ampo hal 1 hesta an aniga wax wllo uahu wansugi laahy mlinto school iiadi dono frxd iiyhy dhip walpo diyr uahy hdii uuba asi iiftrxyo😥❤❤❤

  • @unique45016
    @unique45016 Рік тому +1

    MaashaAllah Allahuma barik😍

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Рік тому +4

    Mash Allah tabarakallaah ❤

  • @nasroabdulaahihussein628
    @nasroabdulaahihussein628 Рік тому +3

    Maasha Allah abaayo 🎉🎉

  • @Hana-cs8yg
    @Hana-cs8yg Рік тому

    مشالله ولله فرحنه. لك اسم. بنجاح اشالله حبيبي ❤❤❤❤❤ أمره. ام. راعه😊❤🎉

  • @maryamabdirashiid1824
    @maryamabdirashiid1824 10 місяців тому

    Masha allah ilahay ha ku daysto asim cade abyo❤❤❤

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Рік тому +1

    Mansha allah ilahay haku deysto asiim yare ilahay haga dhigo midad kuciilbaxdo obari ah walahi sidan ufarxay waxad ilahayba og intan muqalka dawanayey odhana waxan kucel celinayey mansh allah ilahayow ubarake ouxafid o oga yel madey waxwalbo kuilowdo obari ah ilxunkama aragto habo macan asiim koro kalin gal waxbarashada ilahay hakaga dhigo fudeyd yarabi ilxun oga hay anigon dhalin ba sas ufarxay maxad modaa hoyadii abayo runtii waxad tahay hoyo abalkaga jano alle hakaga yelo mansha allah hadiyadas quruxda badana rabi hakuu ilaaliyo haila yabin farxada iga badatay

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 Рік тому

    Maasha Allah adigane school ad marku cunuga school kumaqayanyahy

  • @sacdiyoabdirizak8446
    @sacdiyoabdirizak8446 Рік тому

    saaid bu uyaryahay xilagan wax barasho luguma talagalin marku afarsano garo bad geyn lahyd❤

  • @ikraancabdi6869
    @ikraancabdi6869 Рік тому +1

    M.a abayo alle haku desto cunuga ne qarso abayo dadka masha allh mawada dhahane

  • @fartun555
    @fartun555 Рік тому

    Bismillah mashaallah waan sugeeynay baby aziim oo school aaday

  • @azzam.9848
    @azzam.9848 Рік тому +1

    Masha Allah 😍

  • @sudaysyasin9638
    @sudaysyasin9638 Рік тому +1

    abayo quranka bar imahaga iskol waxba kama faideysid

  • @SalmanCABDIXUSEN
    @SalmanCABDIXUSEN 6 місяців тому

    Horta Amiiro Qurux Rplay Masogashaa Yaaa Ogden

  • @henna2022
    @henna2022 Рік тому +1

    Maashalaah 🎉ssoobadi abyo 🎉❤

  • @SaynabMawliid-dy7be
    @SaynabMawliid-dy7be Рік тому

    Masha alah allah hkuu desto xbbt cunugaga masha alah tabaraklah

  • @Habon-y7x
    @Habon-y7x Місяць тому

    Mashallah

  • @najuuabdi4217
    @najuuabdi4217 Рік тому +2

    Masha Allaah 🥰❤️

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Рік тому +2

    Mash Allah thank Alx Abaayo ❤❤❤❤ young mother❤❤❤

  • @cashasaidabdi2780
    @cashasaidabdi2780 Рік тому

    Mansha Allah eedo mcn Asim yaree soo kor oo soo Barbar wiil duriyada ah mansha Allah

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 Рік тому +1

    Masha Allah he is so sweet boy❤❤

  • @amran509
    @amran509 Рік тому +1

    Masha alaah abyo ilahay haku koriyo asiim❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Рік тому

    Mashaallha tabarkalha alllha kuxafido amiin

  • @fathiaAhmed9
    @fathiaAhmed9 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Рік тому

    ما شاء الله تبارك الله ❤🎉 مبروك عليك يا عمري اسيم ❤mid wax Bata ilahay ha kaga dhigo Haye dheh amiin yarabi muuqalka Meel halodhigi ok hambalyo habbo mcnaneeeey ❤️❤️😘

  • @marwamoallim7492
    @marwamoallim7492 Рік тому

    Baby Asim Alle haku ilaliyo oo mid wax bartay Alle hakaga dhigo Inu dhaco lee kacabsana sifiican ulilaaya dheh wuu yartahy wali

  • @Zainab-ez5ry
    @Zainab-ez5ry Рік тому

    Ala babyga boorsada culus ma qadi karaa miskin Alle ha ku fududeeyo wxbarashada baby Azimow❤

  • @ibtisaamsaciid1061
    @ibtisaamsaciid1061 Рік тому

    Mash Allaah ❤ Allaah hakuu xafido abaayo lkn haduubina 😢

  • @Vinijr4
    @Vinijr4 Рік тому +1

    Amiira baryahaan thamnails beerka iga garacosa 🎉 waxaa umaleenaa inaa wax badan kabaratay edit geep going 🎉😂

  • @lulabdikoriyo
    @lulabdikoriyo Рік тому

    Mashallah amiro Allah kudesto abyo nolol fcn iidinrajey a

  • @ليانعلي-ص7ط
    @ليانعلي-ص7ط Рік тому

    Masha Allha tabrika Allha ❤❤❤

  • @nastexonalka171
    @nastexonalka171 Рік тому

    Amiira caday masha allah wlashey wan iska kaa jeclahay ❤❤❤

  • @MaryanAhmed-u5t
    @MaryanAhmed-u5t Рік тому

    Allah ha caafiyo wilka

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 Рік тому

    Mansha Allah ilahay ha kuu daayo

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому +3

    Masha Allah asm yare allah kula garab kalo habbi ciic ciic ma jirto 😂😂😂❤❤

  • @Boqran5
    @Boqran5 Рік тому

    Amiiraay cunuga adoon quraan barin inaad school geyso waa laga fcnaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @salima-b-z
    @salima-b-z Рік тому +1

    Mashaallah

  • @NimcaSalaad-h5x
    @NimcaSalaad-h5x Рік тому +1

    Ma,amira❤❤

  • @ashoshide
    @ashoshide Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ wiilkan enda u ahay ilahay haku

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Рік тому +1

    Maansha alaah ale hakugu wado farxada adiyo asiimyare ❤