ASIM AYAA MALL KAGA DHUUMANAY LAKIN CALOOSHA IHURTAY WAAN ISCELIN WAAYI 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2023

КОМЕНТАРІ • 705

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 Рік тому +451

    Waa inaad raali gellin bixisaa hadii aan nahay team Asiim

    • @cishanuur2580
      @cishanuur2580 Рік тому +12

      Haaa sax waa Waa inaad Raali gelin bixisaa Amiira

    • @zainabhassan2859
      @zainabhassan2859 Рік тому +4

      Jah

    • @SGS627
      @SGS627 Рік тому +2

      @@cishanuur2580 sax waye abayo vedio ga xigo rali galin inshaaalah

    • @amiinclaahi324
      @amiinclaahi324 10 днів тому +1

      Haaaa sax❤❤❤❤

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d Рік тому +114

    Adi iska dhaaf hooyo TaHay Ani ooyey 😭😭❤️ Azim weynow Eddo 💚🤍❤️🩸

  • @TeamCumeerBigFan
    @TeamCumeerBigFan Рік тому +337

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕❤️❤️💘💕

  • @rawanbeauty2499
    @rawanbeauty2499 Рік тому +63

    Amiira maxa saan uyeshay asiim waa jclnhy walhi in uu ooyo marabno ilahey haxifdiyo 😢😢❤❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +143

    Ilahay qof walboo hami leh hamigiisa how rumeeyo Aamin Amin 🤲 please soo booqo ❤

  • @user-qd7vx9yi8r
    @user-qd7vx9yi8r Рік тому +124

    Amiira ilaahey janada hakugu tuso wiilkaga abayo mcn ilahey hakuu daayo maasha allah😢😢😢❤🙏🙏🙏💪

  • @khadarabdi-qc5di
    @khadarabdi-qc5di Рік тому +55

    Amiira Raligalin Bixi hadii aan nahay tiim Asim Dhaqaso ❤

  • @raxmo687
    @raxmo687 Рік тому +18

    Aamiira willka sida markale hayelin wllhi marku oyinta bilabay niyada ka dhahaye intey kujirta yaa ushego calosho ihuriyey 🥺🥺

  • @FardowsaAbdisalaam
    @FardowsaAbdisalaam 6 місяців тому +10

    Rabiyow owlad bariya Cafimad qaba isii 😢hoyonimaada mcanah😢

  • @team..27
    @team..27 Рік тому +23

    Asim iyo hooyadi wey iga ilmeysiyeen ❤

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +23

    MashaAllaah ilahey hakuu daayo aziim yare wuu qaracmay amiira xbty markale haku sameen maskiin wali anaba naxay

  • @princessfadumo6289
    @princessfadumo6289 Рік тому +30

    Raligarinta asiim iska soo diyari team asiim farta taga ❤❤❤❤🎉

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Рік тому +8

    Hooyo waa naxriismiiran oohintisa dhibtay kawaran way adkesan weesay🥰🥰🥰

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 11 місяців тому +15

    Mashaallah Habo mcn Asiim cade ❤️❤Love you mam wan ku jecalahay soo bar baar ❤️🥰. My family qurux badan Allah idin xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️🥰🌹👍

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Рік тому +8

    #Masha_allah,
    #Hooyo_mcn ihidaa aniga aaba naxay adi xagee 😢 LKN
    Waxaa jira #QALBI_FUQ wax layiraa ilmaha Oo laga nixiyo markasta iyo ayagoo #Dugsi lageeyo 7 sano ka yar ee arka ilmaha la dilaa markasta walow ilmaha dugsiga wadamadaan lagu dilin marka #naxdinta bdn ka ilaali hadhow waxba lagama dhaadhici karo ama ma baro karo wax #fiigsan ayuu noqaa #Caruurku,
    Nolol qurux bdn idiin rajayhaa #InshaAllah🤲
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen👑,
    #Amira👑
    #Fathoum 👑
    #Zumaya 👑
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah Рік тому +94

    Mss qab qab isn't easy 😂❤❤

    • @ZainabomardahirZainabomardahir
      @ZainabomardahirZainabomardahir Рік тому +3

      M.a dareen hooyonimo allow hooyoyinkeen janada nagu kulmi abaayo alle hakuudayso asim yare❤❤🎉🎉

    • @hamdamohamed5616
      @hamdamohamed5616 9 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂wwww❤axxccxmmaj🎉jrnrjejr😂njd😂

  • @aswansharifduaale4767
    @aswansharifduaale4767 Рік тому +6

    Anigaba oyay aloow hoyo no daa calosha ihuriyey asim alow isku kin xafid aaamiin ❤

  • @casiisocadeey8565
    @casiisocadeey8565 Рік тому +12

    Mashaallah Mashaallah allaah hakuu daayo abayo ❤ allaah ubadka hanoowada xafido

  • @DahraanCarab
    @DahraanCarab 6 місяців тому +4

    Walhi 2021😢wiil aan habar yar u ahay oo aan heystay iga dhumay dad guriga kasii baxayay buu iska Dabo racay 😢ayaganeh gadal soma aysan firin markey soo noqden aan arkay inuu wilka la socon 😢ohin baa qabsaday alx 10daqiiqo ladip waa helay markan arkay Walhi awood aan ku tagnaado waa wayay lugaha i jareyn waa dhacay😢wilka danbo saas haku sameyn 😢

  • @user-tz5rn9gw7l
    @user-tz5rn9gw7l Рік тому +3

    Mash allh asiim adu u nasiib badanyahay waxa dhashay hoyo qaliaya alle haw barakeye Walshay

  • @user-ev1us4ly6z
    @user-ev1us4ly6z 3 місяці тому +2

    M,a allah hooyo waa laga marmaan abayo mardanbi wiilka haka dhuman wllhi wn naxay 😭

  • @mohamadnaasir
    @mohamadnaasir Рік тому +6

    masha allah wiil ka yar allaha inoo xafido soo bar bar abti ❤

  • @adnuushgarad
    @adnuushgarad Рік тому +12

    Amiiro qab qab goormee soo dhigee video kaas❤❤❤🎉🎉

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 Рік тому +16

    Asiim allah haku xafido edo adiyo hooyada🎉😢

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 Рік тому +8

    Masha Allah illahey hakubarakeyo baby Asim

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Рік тому +5

    Mashaa allah ❤❤❤ Azim cade ilaaheey haku xafido mama ❤❤

  • @sucdifuad8893
    @sucdifuad8893 Рік тому +8

    Maasha allaah ❤ ilaahy hakuu daasto

  • @fatimasalah7065
    @fatimasalah7065 Рік тому +10

    jacaylka ay hoo6adu il maheeda uhayso masahlano😢😢😢😢❤❤❤

  • @bisharougas1226
    @bisharougas1226 9 місяців тому +6

    ilahay ha ku dàyo abaayo mcn oo ilahay na kamaqado Rabi nh haku xifdiyo❤

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 Рік тому +22

    5:30 hda adigo qalin kudhalay ayaba ooysay hda fool kudhali laheed amira viedo maba sameen lahen😂😢😢❤

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому +5

      in caadi lo dhalaa ka fudud qalinka 😢😢 dhalma dhama lee wayy

    • @zarra1858
      @zarra1858 Рік тому +5

      Dareenka hoyonimo qaliinku mayareeyo

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 Рік тому +8

      Qalinka raaxo MiyA jidhkaga dhanaba la kala furaye cadi in lo dhaalo wa marinka alleh ugu tala galay lkin qalin wa bad baado dag dag ah laba naf oo la kala bad bainayo Wana wax Laga ducaysto alleh wx naguma yeelo

    • @CaashaAxmed-xd9mj
      @CaashaAxmed-xd9mj Рік тому

      Really qaliinka foosha ka xnun bdn😢

  • @bisharoomargedi6209
    @bisharoomargedi6209 Рік тому +1

    Masha Allah waan ilmeeyey wllhi ilahay hakuu walad saalax hakaa dhigo

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Рік тому +5

    mashaAllah illaahay ha ku daayo❤

  • @queenahmet2983
    @queenahmet2983 Рік тому +10

    Amiiro Allah ku xafido ❤❤😢

  • @nimcoqaali1152
    @nimcoqaali1152 9 місяців тому +8

    Masha allah family

  • @deeqoxasan3618
    @deeqoxasan3618 Рік тому +7

    Masha allah abayo ilaah heysku kin daayo❤❤❤ waxaa tihin hooyo iyo wiilkeeda is jecel ilxun idinma aragto xapipti

  • @Taliso269
    @Taliso269 Рік тому +2

    M. A amiira hooyo qiimo badan tahay ilaah haku daayo wiilkaga

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey Рік тому +15

    Mashallah qabqabab😂😂 allah kuu deysto wiilkaga ❤

  • @Mahamedaligees0
    @Mahamedaligees0 Рік тому +2

    Amiira wallahi waad iga oysiisay m.a hooyo mcn Allow noodaa❤❤❤

  • @fattima508
    @fattima508 8 місяців тому +1

    Mansha Allah ilaahay hanoo daayo cunugeena soo bar baar asiim yare😢😢😢❤❤hooyo waa nuurka dunida ❤

  • @YusraAmir-co3jc
    @YusraAmir-co3jc 2 місяці тому +1

    M,a Amiiro qurux waa ku salamey my sister ❤❤❤

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 8 місяців тому +2

    M.a Amiiro wiilka no qari abayo dadka m.a ma wada dhahayan so bar baar habo mcn ❤

  • @eqamohz
    @eqamohz 3 місяці тому +1

    M.a allh Asim hpo Allha nolasha dhipkuguma tuuuzo hpo❤

  • @user-ox3jy9vl5f
    @user-ox3jy9vl5f Рік тому +8

    Byo mxaad uyeeshay❤ wiilkaaga alle hakuu xafido 🥰

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Рік тому +9

    Sorry bbe asiim😢❤❤❤hooyo nimadu mcnaaa amiira dhib lagaa soo maray waad ogaatay

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 місяці тому +1

    M.a Aziim allaha haku xafido wiilkeyga ❤

  • @yusrayusuf9357
    @yusrayusuf9357 Рік тому +4

    Hooyanimadu waa qaliye allow hooyooyinkeen noo daa ❤😊

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 5 місяців тому +1

    illahow hooyode mcn iidaay aamiin yaarabi ❤️

  • @abdirahmanyuusuf2948
    @abdirahmanyuusuf2948 Рік тому +3

    Masha'allah allaha kuu xafido asim❤❤❤❤😊

  • @muntazsiman4322
    @muntazsiman4322 8 місяців тому +2

    Marshall Allah illaahay kaama Qaado Malaysia 🇲🇾

  • @DamashaadMediaChannel
    @DamashaadMediaChannel Рік тому +4

    Mashala allah Iskuwaar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenhaajara1468
    @queenhaajara1468 Рік тому +3

    M.a illhe haku xfido

  • @Fardawso-zh1cg
    @Fardawso-zh1cg 2 місяці тому +2

    Ilaah hakuxif diyp❤❤❤❤❤❤

  • @omarikar82
    @omarikar82 Рік тому +4

    Mnsha Allh Walal guulaysta🎉❤

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 Рік тому +3

    Mansha allh ilaahy haku dayo wllo qaliyeyyy Asim yare❤

  • @shankarooninamahat-xp4on
    @shankarooninamahat-xp4on Рік тому +7

    Wllhii anaba ilinta ceshan wayay runtii❤❤❤

  • @EXLIICAATO-gt1fu
    @EXLIICAATO-gt1fu Рік тому +6

    Hooyooyinkena Allah noo xafido❤😢

  • @Khadra933
    @Khadra933 11 місяців тому +1

    Mansha Allaah. Amira. Wonderfully. Mom. Allah. Haysu. Kiin. Daayo

  • @hassanbrown4386
    @hassanbrown4386 Рік тому +3

    Mahallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abaye mcn wankutakera

  • @MaqdisahmedMahamed
    @MaqdisahmedMahamed Місяць тому

    Maami ilaaheey hakuu naxariisto😢😢😢inter ujoogtana Allah udhaafo maamii🎉❤

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Рік тому +12

    Anagaaba caloosha na hurisay wlley kadaa wiilka yar waxaan camal baby asim 😢

  • @hilaaldalmar3200
    @hilaaldalmar3200 11 місяців тому +2

    Ma sha aaalah Habo macaan xifdulaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Рік тому +20

    Asiim wax xun baad ku samaysay lkn waa fariid halki isugu kiin dambeyso kusoo noqdey maansha alaah wuu caqli fiican yahay ciyaar maaha lkn ciyaar fiican beri gee😂❤

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Рік тому +1

    Amiiro tiktok 1m gami soon insha allah❤❤❤💯🔥❤️

  • @maryanfarax5476
    @maryanfarax5476 Рік тому +2

    Wallhy story xnun leh 😢 xppti nimca Allah hku siiyo awlad khayr qaba❤oo matano bdn ku siiyo

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Рік тому +5

    Alaha kudesto abaayo asiim yare ilxun ilahey matuso abayo

  • @HadiyaAbdilahi-bx5co
    @HadiyaAbdilahi-bx5co 9 місяців тому +1

    Amiin amiin amiin wallshy Alle ha ku daayo ❤❤❤ wiilkagaa

  • @user-hv4kn3de3t
    @user-hv4kn3de3t Рік тому +35

    First one amiira reply👍❤

    • @user-qt7hk2rd9t
      @user-qt7hk2rd9t Рік тому +3

      Hays daalin amiiro reply masoogasho😂

    • @user-vv6yr7nn2y
      @user-vv6yr7nn2y Рік тому

      ​@@user-qt7hk2rd9t😂😂😂😂 umad matihid wlhi 😂😂😂

    • @user-hv4kn3de3t
      @user-hv4kn3de3t Рік тому

      @@user-qt7hk2rd9t wlhi dheh wad arkee😭😂😂😂

    • @user-hv4kn3de3t
      @user-hv4kn3de3t Рік тому

      @@user-vv6yr7nn2y wn ahy😂😂

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 Рік тому +1

    Masha Allah abyo alle kaama qaado 😢

  • @fatoomggg9541
    @fatoomggg9541 10 місяців тому

    😢😢😢😢😢Ax ax alla hooyaa illaahoow hooyadeen janada hooy ugu yeel yaarabi 😢😢😢😢

  • @badramohamed5410
    @badramohamed5410 Рік тому +11

    Masha allah my family aad idin jeclahay aad idin salaamaa Asxaptaa ❤❤❤

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 Рік тому +6

    Asc abaayo wiilka yer saan haku samenin mardambe hooya wada nahay ilmahana naxdinta uma fiicno haiga xumaanin waa igatalo insha Allah

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni 2 місяці тому +1

    M..a.alle.ha.isukidayo.❤❤

  • @AnzalMuhammed-oy2og
    @AnzalMuhammed-oy2og Рік тому

    Ilahi kubarakeyo m.a macanto abayo amira waxankasugaye away

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Рік тому +6

    Hdaa nahai Team Asiim Waa inaa video Raali galin soo SamaYsaa Amiirw 🥺

  • @sumayosuusuusumayosuusuu6170
    @sumayosuusuusumayosuusuu6170 Рік тому +3

    Mashalah ❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +2

    Mansha alah ilahy haku daayo🤲❤

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +2

    Masha Allah ❤

  • @shahruzaadyymaxmuud8077
    @shahruzaadyymaxmuud8077 Рік тому +5

    Hi amiiro abayo walhi anba caloshad i huriseen abyo alow kii da baby asiim m.a ❤❤😢😢

  • @ANAS__78
    @ANAS__78 Рік тому +2

    Mi fav girl Amira 👸🍂

  • @abdisheikh3541
    @abdisheikh3541 10 місяців тому +3

    Mansh Allah family ❤❤❤❤❤❤

  • @myfamilyisekalthouma1009
    @myfamilyisekalthouma1009 Рік тому

    Afka ilmaha uma ficno haka shumin ma ficno isku neef ma tihiin mar kale saas ha samen maskiin ana calosha ii hortay asiim ❤❤❤❤❤

  • @ShaacirMuqtaar
    @ShaacirMuqtaar 11 місяців тому +1

    Maasha allaah ilaaheey hakuudaayo

  • @user-gc6hx8oh5k
    @user-gc6hx8oh5k 3 місяці тому

    Wallo amiiro ilaahay kaama qaado wiilkaaga waakuubaryaa in ilaahay kuudaayo noloow habo asim cade

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 8 місяців тому

    Hoyo Wa hoyo amiiro wa hoyo naxaris badan m.a Allah hakuu daayo wilkaga abayo

  • @sabahcabdi1932
    @sabahcabdi1932 9 місяців тому

    M sh wll❤ ale haku dayo🎉

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Рік тому +8

    Maasha Allah baby asiim soo barbaar eedo 🥰🥰

  • @rummannadir8112
    @rummannadir8112 Рік тому +1

    Mansha alah abayo macanto walahi wan iska ooyay aniga Aya is Monday ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkheiromarnour4944
    @umalkheiromarnour4944 Рік тому

    Amira qurux ale hakuu dayo asiim ana ale ha isiiyo awlaad bariya

  • @adnuushgarad
    @adnuushgarad Рік тому +5

    Amiira is not easy❤❤

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Рік тому +2

    Amiira abyo azim wo ku jecel yhy san mardambo ha u galin🥲🫶😍😅

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm Рік тому +2

    M.a Allah idin xafido

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm Рік тому

    Hooyo waa caloljilicsantahay walahi illahow nooxafid hoyoo yinkeen wanaxariismiiran I love you hooyo mcn

  • @user-ix2gg2bx4u
    @user-ix2gg2bx4u Рік тому +2

    I subscribed for you Amira qurux

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Рік тому

    Hooyo mar walba wa qali alow na dareensi darwnkaas qurux da badan 😊😊

  • @user-ev7qd6ys1b
    @user-ev7qd6ys1b 6 місяців тому +1

    Asim aad u jecehy ilhey cafid weyn ha siiyo😢❤

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 7 місяців тому +1

    Ilaahayow waa habeen jimcaha ah waxan ku weydistay in aan hooyo noqdo say aamiin

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 6 місяців тому

      Amin ya rabi kuwo bdn o barako leh adku rafadin allah ha kugu arsaqo

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 6 місяців тому

      @@filsanmohamed4670 aamiin wllo ilaahay hay aqbalo ducadaada

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +39

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +9

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jihaanjuujuu
    @Jihaanjuujuu 8 місяців тому +1

    Masha Allah alle hanoo dhaafo asiim yare❤❤❤❤

  • @najuuppeh4317
    @najuuppeh4317 Рік тому +5

    😢anaba oyey sorry habo baby asiim❤