MAGAC NIN KALE AYAAN UGU YEERAY BUSKUT WUU IDILI GAARAY MASEYR DARTIIS PRANK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 87

  • @Zuumaya123
    @Zuumaya123 10 місяців тому +1

    MashallaH Family❤❤❤❤❤

  • @SabrinAbdullahi-om7fj
    @SabrinAbdullahi-om7fj Рік тому +3

    Abyo waxad korka ku dhaashato ino so sheg pleas

  • @buskutmuniirafamily9518
    @buskutmuniirafamily9518  Рік тому +14

    Waa ka aarsanay Buskut team muniira hadaa nahay like & Subscribe saar welcome thanks

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Рік тому +6

    Subxanallah adigaa qabee gabadha. Hadey magac kale oo nin dhahdo xataa.❤ ma sida niman key guursan kartaa 234. Xanaaqa sidaas ah uma ficna xaaskiina iyo dhaarta fudud 😂😂😂

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Рік тому +4

    Thank you cali❤

  • @zuhuurmuuse1633
    @zuhuurmuuse1633 Рік тому +4

    Gumaysi badana hal cadar madku celi celine cadara ku kenay bal hadu gaadhi iyo guri ukeni lahaa kawrn tankle bahal bila akhlaaqa tahay sikasto isku leysaan caruurtada hoyadood maad ledahay bila akhlaaqa tahay bila dhaqana tahay warya xaal soo bixii ma xishonayside

  • @AyanAli-cm8lv
    @AyanAli-cm8lv Рік тому +4

    Ali abahay magaciisu inaanu sahlanayn manan garan Mnsha allah famlly quruxbadan waad ka gashatay maxamed 😂😂😂

  • @istaahilaxmed8512
    @istaahilaxmed8512 Рік тому +1

    Akhas naa waxan seed u hisaa uuf

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Рік тому +2

    mashaa allah frxd igu bashala❤❤❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Рік тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @shukriali-dg9ve
    @shukriali-dg9ve Рік тому +2

    Munira quruxley mashallah 🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +6

    Prankiga ugu xumaa cali in the beldhin 🤣🤣🤣

  • @xasanamina4285
    @xasanamina4285 Рік тому +3

    Wll muniiraay prank aa samynysa hdana camerasa fiirinysa mnta dhan qof naxy wa ina iska dhigtaa 😊

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 Рік тому +2

    Muniray kaa joog prank nocan ah markale ha sameynin raga aad ugu maseran hadalkas prank magalo hadiba ku dhihin 3 kugu furay nasib lehdahay kkkkkkk

  • @zahramohamed9129
    @zahramohamed9129 Рік тому +3

    Waan idin salaamay muniira iyo maxamed waa nin wanaagsan kailaali magacyada kale m.a

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 Рік тому +3

    Mashallah 🥰 family qurxu badan

  • @saadaali3278
    @saadaali3278 Рік тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zariza897
    @zariza897 Рік тому +5

    Allah ha idin barakeeyo qalbiyadiina Allaha idin xafido jackana Allaha idin siyaadiyo. Isha bani aadam Allaha idinka haayo aamii

  • @RahmaJamac-n5h
    @RahmaJamac-n5h Рік тому +1

    ala seedigay show mar kuu xanaaqo shaaw waji malahan haduu xanaaqo seedi raali noqo tiim munira hadaanu nahay waanu kaa aarsanay noo waji walaahi waay soconaysaa sedi isisoo adkee ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein2121 Рік тому +2

    Masha allah isku dooq Ayanu nahay wuu iga dhamaday hadana waa ku so noqsaday

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Рік тому

    Wuu iscadeeye lkn sabab nin adaguuba ahaaye dhibkas dumashi miya

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 Рік тому +1

    hayeh wan kaafuqay kulaha munirah

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 Рік тому +1

    Urgooon maxawaaaye muniiira

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Kkkkk Maxamed maseerkii waa sareeyaa sababtoo ah wuu ku jecel yahay iyaah.

  • @KhadroNor-ei7vt
    @KhadroNor-ei7vt 7 місяців тому

    🎉so badi

  • @hadiyasulub2512
    @hadiyasulub2512 Рік тому +1

    Mansha allah family aan jecelahay 🥰

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy Рік тому +2

    Mashallah dad aanjeclhy ❤❤😂😂😂

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому +3

    Bisinka waa maxay gacan qaadka ninku gacantaba hadu soo taago galin lama noolaadeen

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j 6 місяців тому

      Hada maka war hesa

  • @mahamoudsamirah1844
    @mahamoudsamirah1844 Рік тому +1

    Mashallah Allah iskukine dayo

  • @Ayan-q8h
    @Ayan-q8h Рік тому

    Naga update garee eye brows😂 suniyah muniiraay.

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew Рік тому +1

    Ala ninku maseer badanaaa heedhe wuu is qaadi qaadi

  • @rahmaahmed4992
    @rahmaahmed4992 Рік тому +4

    😂😂😂 j vraiment rigoler wlh vous forme un Jolie couple machallah que du bonheur ❤❤❤

  • @NaciimoOmar-ur7hh
    @NaciimoOmar-ur7hh Рік тому +1

    M.a my family

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 Рік тому +1

    Mnshalah dad is jecel isku raga huno

  • @Fahimoyuusuf
    @Fahimoyuusuf Рік тому +1

    maxaa islawaaleysa gabdha sifiican oo lahadal

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Рік тому

    Alamayee byb ninka caadi ugu yeedh Warbal kaalay ku dheh

  • @zahramohamed5183
    @zahramohamed5183 Рік тому +1

    Ana amu kudila war buskud oxanaqay fol xuma bisinkow kkkk

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 Рік тому

    Xanaaqii oo qof ah saana majirtaa

  • @nafisofarah
    @nafisofarah Рік тому +1

    Muniira wayba caatowdy 😁😁😁

  • @hawaelmi3219
    @hawaelmi3219 Рік тому +3

    Disrespect husband

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Sacabbadan saxsax Runrun yaaqayEEto, yhEEtE yariisaydataan inbadanbaa iga waawayn Familyyyyyy familiessss systems itaaa itaa saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey

  • @hawaelmi3219
    @hawaelmi3219 Рік тому +5

    Bisinka sideed u haysaa nin sidaan ku caynaayo biladan ayaa tahay wad qaldami karta wuba ku dilaa iska ilali

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j 6 місяців тому

      Hada maka war hesa😂😂😂😂😂

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 Рік тому +1

    Wax kaley gaaree kulahaa 😂😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Рік тому +2

    Buskud san ma wngzano ok Xigan ukale utartibe Naxariz ayay kagaBahanthay waxkaztoo ku Sabar ay Dumu kugu samaysoo

  • @haniqueen1213
    @haniqueen1213 Рік тому

    Mahamed dawada is cadeenta ku mariisaay iska yareey wa Laga fahmaaya kareenka

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Рік тому +3

    Masha allh my family

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 Рік тому +1

    Muqdisho io hargaysa way isdagaalen

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Рік тому

      Ma labadan siloon baa Muqdisho iyo Hargeysa kala ah?

  • @faadumomoalim6450
    @faadumomoalim6450 Рік тому +4

    Ha ha ha 😂 rabi ha idiin dayo😂

    • @buskutmuniirafamily9518
      @buskutmuniirafamily9518  Рік тому +1

      Aamin

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف Рік тому +1

      @@buskutmuniirafamily9518
      Muniray lintah haskah badin waxeey ladahay gas beykuh birin ee iskah yarah
      Markah bahidah badan waxeey ledahay qalon bah kuh bermayah ee iskuh dahin bahidah ee cun cutadah alan cayilkah sidah fa qudartah iyo salarkah cuntadanah labah qadoh kacun malintih waxad cabtah shaha aqdarkah ah
      Markah riyadoh nah sameh oo socoh carsarkih
      Markah ilahaay cafimad ha kusiyo muniray amiin

  • @hamdiali7883
    @hamdiali7883 Рік тому

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰👍

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 Рік тому

    Bisinka war heedhe hadaad xitaa xanaaqdo cadhada waa la xakameeya dadka hortooda waligaa family xaaska ah inay dadka hortooda isku af lagaadeyan maahan even when you are so mad keep it down until you are alone then say whatever you want

  • @qnaliizha9897
    @qnaliizha9897 Рік тому +1

    😂😂😂😂

  • @Noobiegang-s9i
    @Noobiegang-s9i Рік тому +1

    🤣🤣😂😂😂😂😂😂👀

  • @cabiirmohamoud6455
    @cabiirmohamoud6455 Рік тому +2

    Walaahi ninkeega maxamed ayaa l dha haa isku dabeecad mara kas aanii fiisanaayo waxaa is dhahaa halniin miyaa isdhaa haa xanaaqqa iyo jeceelka dhaqanka waxkasto bas wajiga iyo codka lee kala duwanyhiin inta aan arko alaah hanuu xifdiyo zawjkeena aan jecal nahay abaayo adiga ne u duceey maxamed bus kud isku waara

  • @hodoadan8067
    @hodoadan8067 Рік тому +2

    Kkkkkkk team muniira

  • @rujaalrujaal5068
    @rujaalrujaal5068 Рік тому +1

    Kkkkk teem muniira cali kkkk

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Рік тому

    Buskut oo canaaqa 😂😂jinac miyaa 😂😂

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Рік тому +1

    Kkkkkkkiii Kkkkkkkiii

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    As, Familyyyyyy laguugu yEEraa yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaastan dagantaan dumar la tu maihi waan uwataaba shaxshaxleeeey qiimobadan oiridumaroo marwodumaroo inbadan lagu dheeryahEy aan lasoo koobin yartaanaa tanaa princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaastan iyaa iyaaaaa u u

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Рік тому +2

    Been laysla ogyahay bay umada lasoo hor fadhiisanayaan xishoon maayaan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Рік тому

    Xaaskayga waligay ma keenayo social mediaha sida ragga qaar ayuu odhan jiray imikana iyadoo shiid (mise baati baan idhaahdaa) ku yuqyuqan oo is roorsanayaan ayuu soo dhigaa views baa dhawayn xumo walba loo galayaa kolay wuu delete gareeyaa cida khaladkiisa sheegta waase laba saqajaan oo dhaqan biisa

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Рік тому +1

    Kkkkkkkiii

  • @amaalahmed5714
    @amaalahmed5714 Рік тому +2

    Been cad weye 😅

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Рік тому

    Waqtigan la joogo waxa hadaan nahay ragga nagu yar dulqaadka iyo samir ka waa la iska biibaa baaaw haweenka waa masaakiin ee aan is yar dajino

  • @AichaIsmaelAhmed
    @AichaIsmaelAhmed Рік тому +1

    C'est fake wallahi!

  • @shukriyusuf5098
    @shukriyusuf5098 Рік тому

    Asc wan idinsalaamay Mohamed iyo muniiro baby ga wuxu uso kackacayaa ilko aya uso baxaayo ban umaleeyaa aniga muniiro ayan isku mar dhalnay masha allah

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi Рік тому +3

    Muniraay mxa wye mashqulkan marka 1 week 1 muqaal manoga dhigty😂😂😂noso badi hanaga mashquulin xppti😊

  • @HindamohamedHindamohamed-zm7yg

    Gadha caydakadaa maadigaadhaly

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j 6 місяців тому

      Hada kwrn

  • @ashoahmedmuhmad4679
    @ashoahmedmuhmad4679 Рік тому +5

    Thank you cali❤

  • @FarxiyoFaxshirow
    @FarxiyoFaxshirow Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @RaaqiyoNuur-n8n
    @RaaqiyoNuur-n8n Рік тому +1

    😂😂😂

  • @aishamahamed-bt8yt
    @aishamahamed-bt8yt 11 місяців тому