FUUL SI CASRI AH LOO SAMEEYAY| 10 DAQIIQO KU SAMEESO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 179

  • @kaltuunahmed5501
    @kaltuunahmed5501 Місяць тому +58

    Qof kasta halku kaaga tago uga tag adna qofna ha siin muhiimad uusan isaguba kuu hayn that’s all🖐️

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi Місяць тому +1

      Duumar cuqdadeysan shame you😡😡😡😡

    • @luulahmed7589
      @luulahmed7589 Місяць тому +4

      ​@MoustaphaAdenelmi what shame ?
      She's right ma dhulkey is dhigi lahed akhas

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi Місяць тому

      @@luulahmed7589 waa ruunta dhulka inay is dhigto maaha ee laskiin bini aadannimada ayaa kuu fareysa inaa muuhiimad la isa siiyo. Sidokale waxaa la yidhii nin sun kuu siiyay suubag sii ok😃😃😃😃

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز Місяць тому +4

    Gabar asturan ayaa tahay cutadaaada waa qurux laakiin shaaaha cadeeska waxaa jec lahay caleen siyaado adeeg ah bil caafiya quraxeee😍😍

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 9 днів тому

    Fartuna 🎉magac number wan gaari fiicnan waxaqabad isa wax uqabo horu socad hufan reerhebal saan waaye mataqaan guul gaar. Barfakti mashalaah 🎉🎉

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 29 днів тому +2

    CHEFUNA WELCOME BACK. CUNTA KARINTADA
    SOOBADI HEE KUSH KUSH❤❤

  • @MssAnuush-h5z
    @MssAnuush-h5z Місяць тому +15

    Fartuun malin baa dawaday prankiyada hooyo aad ku sameysay inta baxay baa hoyadey la tagay pranki daqarki lee daqray 3beri ayaa lajiifa baxar ayaa galay😂😂

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @NALKAJOWHARNuuro
      @NALKAJOWHARNuuro Місяць тому +2

      😂😂😂😂

    • @FadxaXasan-v5y
      @FadxaXasan-v5y Місяць тому

      😅😅😅😅😅

    • @ZeynabMohamud-j7f
      @ZeynabMohamud-j7f Місяць тому

      Koo ahaa kaas🤣🤣

  • @nyg1162
    @nyg1162 Місяць тому +8

    I love you Abaayo of seek if Allah ❤❤.
    Allah haku hafidho.

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +3

      Love you more Ameen Sido kale ❤️

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @Seylaay
    @Seylaay 28 днів тому +1

    Cuntadaaan inaaan warbixin ka keeno usoo galay. Waaaaaaaaaw walahi cadi ma ahayn inkastoo basasha iyo Abarbarooniga ka ilaaaaway. 😅 in aan cuno dhararaayay. Lol 😅 thank you so so much. Plz soo badi easy cooking. I’m lazy cooker lol.

  • @SacdiaHodan
    @SacdiaHodan 29 днів тому

    Abyo fartun mashallah waa catowday Video gaga TikTok aan kasoo arkay waxyar kdib UA-cam wxaan usoo galay inaan intaas kuu sheego I aamin waana markii ugu ohaysay aan adi comment kusoo abyo keep going 🎉🎉

  • @DeeqoxasanMacalin
    @DeeqoxasanMacalin Місяць тому +7

    Fartune qof caana aan sawir ina lagalo aan jeclahay wa madaxweynaha hasan shiikh mahamud qofka 2labeeyo waa adiga fartun duvet
    Walow aan heer africa an ahay
    Walige xamar ka bixin
    Lkn ina mar un imaada rajehaa
    Nabadaa an hada heesano hade kusii soco muqdisho insha allah❤❤❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +3

      In sha allah quruxeey markaa Somalia imaado intaa soo sari. Markaas baa ku soo raadin ❤️

    • @DeeqoxasanMacalin
      @DeeqoxasanMacalin Місяць тому +2

      @FartunDuvetGirl ❤️

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @aishahashi9736
    @aishahashi9736 Місяць тому +3

    I’m definitely making that look so yummy for breakfast
    Thanks for the recipe
    Love u sister for the sake of allah ❤️❤️
    Allah bless your family

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @NaajuNajuuna
    @NaajuNajuuna Місяць тому +4

    Fartuney wlhi wll dar alle ayaan ku jeclahay nolosha farxad ku dhamayso adiga iyo xajigana alle faraxd warta iyo jacayl aan dhaman haydunku deeqo iyo waliba awlaad bariya sidad hooyada bari ugu tahay bari kugu aah

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому +1

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @najmonoorabdullahi402
    @najmonoorabdullahi402 Місяць тому +2

    Weeyba iigu baxda fartuun ayadoo iska aamusan xataaa hadeey soo dhigto waa fiirsanaa lee😂❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Місяць тому +4

    Fartuuney video gan 2024 dhamadkeda duubtay miya😂 sanad cusub baa la gaalay sanado bdn inaa kula joogay ban ku faraxsa nhy adna nala joogto guuleso ❤

  • @halimahassan9091
    @halimahassan9091 Місяць тому +1

    Asc abaayo you are the best person in UA-cam that i watch regularly may Allah bless you and may Allah bless you with duriya salixah ❤❤❤❤ l love you my baby sister

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 Місяць тому +7

    Gabar kugaarto horay looma guursan😇🥰🥰🥰🥰

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +3

      Ku jecliyaa ❤️❤️😂

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi Місяць тому +1

      Fartuun cuunta karista way kuu wanaagsan tahay wooow 😍😍😍😍😍😍😍

  • @AishaCabdilahi
    @AishaCabdilahi Місяць тому

    Fartuuney intee qabatey ayaan taan cajiska ka toos wll wax noo soogali waan sugaa wlhi ❤ love you qalbi

  • @ishqibbeofficial908
    @ishqibbeofficial908 Місяць тому

    Coming soon 400k fartuun qurux 🫶❤️

  • @Hamdaumer
    @Hamdaumer Місяць тому +1

    fartuun qurux badan wn ku slmy qaali ❤😊

  • @Abkhadarhassan
    @Abkhadarhassan 17 днів тому

    The best fuul waaye wlahi❤

  • @FalastiinMaxamed-v3v
    @FalastiinMaxamed-v3v Місяць тому +1

    Quruxey ilahay haku xafido dar ilahey kujecelahay

  • @YasminAbdihakim
    @YasminAbdihakim Місяць тому +4

    Fartuuneey xagee ka dhacday sidan nagadaa o wax noso dhig love u abaaayo ❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +2

      Haye ❤️❤️❤️

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @qnshaaya
    @qnshaaya Місяць тому +1

    Odeygayga usameyey saaka kulaha deriska inay so uriyan oo iga ka qadan ka cabana so crazy mi man😅❤

  • @Safa-naam
    @Safa-naam Місяць тому +3

    FARTUUNAAA MY DEAR❤😊

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @QuwinahHenna
    @QuwinahHenna 13 днів тому

    Mashaa Allah🥰🥰🥰

  • @munamahamud7927
    @munamahamud7927 Місяць тому +3

    Fartuney sanadki horaaa duubtay maxaa noogu soo gali waysay maalin kastaa chanalkaaga soo fiiriyaaaaa

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Keep going brother 🎉❤❤

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk Місяць тому +1

    😂😂 wlhi saad iganixisay bismillaah waan dhahay yaah😂😂

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 Місяць тому

    Wlhi video gaas asoo bilaaw imarayaa wayay😂😂😂

  • @naimaabdullahi9231
    @naimaabdullahi9231 Місяць тому +4

    Anaa usoo horeeyo maanta❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +2

      ❤️

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Місяць тому +1

    you are running out of ginger..... I love your tea and I use everything you used laakiin condensed milk wali ma isticmaalin. waa inaan hada billabo.

  • @ruweidaelmi1507
    @ruweidaelmi1507 Місяць тому +1

    Fartunteena ayaantan waanaga caatowde xbbi😭❤️Masha Allah keep going though

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @OmarAhmed-vg4tf
    @OmarAhmed-vg4tf 8 днів тому

    4 rooting maa cuneo fartuunay

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  8 днів тому

      Doqon maa tahay adiga ? Didn’t I say I cooked my husband and mother

  • @hanaindho598
    @hanaindho598 28 днів тому

    Fartuney wan ku samamey huno prank ku soo samee hooyo wlhi wan uxiisey 😂❤

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 29 днів тому

    I love your cooking ❤

  • @sundusabdi5136
    @sundusabdi5136 Місяць тому +5

    Alla fartuney wllhi may dhawayn goortan idhi somalidu diintena jaahil baynu kanahy
    Dadka aan laga xijaaban ee la gacan qaadi karo xattaa(waa kuwa aan ku gayin)sida inanta aabaheed,wllkeed,inankay eedada uthy ee wlked ruma dhalay,inanka ay habaryarta utahay ee walaasheed ruma dhashay,awoowyasheed,odaygeeda,soddogeed,adeerkeed,abtigeed,nin hooyadeed qaba ee aan aabeheed ahyn,inankeeda dabcan

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @nadaabdi1515
      @nadaabdi1515 Місяць тому +1

      Iyo weelsha ninkeeda dhalay ee eedo utahay. hadeey kalaa tagaan xita ninkaas waa mixramkeeda welasheesa
      Somalida waxaay u baahan yihiin diinta islaamka inaa hadaa iyo kadib la baro 😢

  • @AyaanAsmo
    @AyaanAsmo Місяць тому

    I love you fartuun wllhi waan ku taageera❤

  • @AyaanAsmo
    @AyaanAsmo Місяць тому

    I love you fartuun wllhi waan ku tageraa❤

  • @mss_money224
    @mss_money224 Місяць тому +4

    Sax runtii naftada waxa ku dhacayo kafikir inta qof maslaxdiisa radinesid

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @zamzammohammed1049
    @zamzammohammed1049 9 днів тому

    Dadka dibadaha Joga waxan u malaeyaa dad ilbaxay oo waxbartay mahadad digir qasaac ii xayay siin wll anoo somaliya joga oo faqiir ah wab kafanaa waxa

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  9 днів тому

      Oo aqoon iyo cabuulo xaa isku keenay lol wakaas jaahilnimada. Inaad cunto kafaanto taas doqonimo eh

  • @FartuunNuur-b6m
    @FartuunNuur-b6m Місяць тому +3

    Love you sister❤

  • @ikran3498
    @ikran3498 Місяць тому

    Sxbka ina arka uso galaay
    Snapka kaso arkay wilka mxa sisay😂

  • @maankadaara2674
    @maankadaara2674 29 днів тому

    Fartuuney socodkii mawadaaa mise waa joojisay

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 29 днів тому

    Fartun duvet cadiy matihid 😂🎉go heted

  • @nagmaali4083
    @nagmaali4083 13 днів тому

    qof dhanka shaaha ila lazy ah adan ku haya hadaad lawska sameysan aad ku dartidna wad ka ganacsan lahayd😂❤️

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  13 днів тому

      Mid baa igu tiri jawska waa haraam waa iska dhaafay 😂

    • @nagmaali4083
      @nagmaali4083 13 днів тому

      @ ma peanuts haram ah😂😂

  • @AyaanAsmo
    @AyaanAsmo Місяць тому

    I love you fartuun wllhi waan ku tageraa

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 17 днів тому

    Kan fuul maahe waa harakoo gasac ku jira😂

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 29 днів тому

    waa harakoo macaa kaluun qli

  • @Safa-iu6gy
    @Safa-iu6gy Місяць тому

    Fartun asc do you mean your friend ikran from your old videos just asking

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye Місяць тому

    Waxayabaja gasaca cafimaadka uma fcno abayao

  • @Hasa386
    @Hasa386 28 днів тому

    Mindiyaha kuwii ayaantii xayeysii lagu yiri mayihiin😂😂

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 Місяць тому +1

    horey u soco

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 Місяць тому +1

    Horey ayaa soomaali uku maah maahdey qeer ha sameyn shari kuuma timaado marka noloshaada raaco waxaa tawartaa eheen qoorta ha gishanin

  • @najmaali-tp1op
    @najmaali-tp1op 29 днів тому

    Igu dar quruxey

  • @izaagacalo1025
    @izaagacalo1025 Місяць тому

    vidoe gaan 2024 duubtay miyaa fartuun

  • @fardowsab2422
    @fardowsab2422 25 днів тому

    Marwa juusto ah aa tahy Jah 😂🎉🎉🎉

  • @Maya-w5d2s
    @Maya-w5d2s Місяць тому +13

    Happy New year my fav May Allah make all your life plans easy for you I love you cheifuna & my allah bless you marriage again🥹🫶🏾😍😍

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +8

      Ameen abaayo thank you and I love you more. May this year be a blessed one ❤️

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @aymn1657
    @aymn1657 9 днів тому

    Wlhi waa run somali kaliya afka uunbay diinta kaga haystaan mana bartaan kumana dhaqmaan

  • @waaniweyanfaci991
    @waaniweyanfaci991 Місяць тому

    Somalia waaaineey ogadan qofka hablasiinkaro iyo qofka kale ciyaal tiktok Birta dadkaa

  • @AmalAhmed-g6w
    @AmalAhmed-g6w Місяць тому +1

    Asc Fartuun❤

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @xafsa_ali
    @xafsa_ali Місяць тому +1

    Wow❤❤❤❤❤

  • @Habon-y6m
    @Habon-y6m 29 днів тому

    Reer jabuuti baa leh

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Місяць тому

    7. Nasabgeey kuu geenin kuu guurso karin wayna arki kasaan jirkaada sadrul cowrada intaan aheyn.xabadka ilee jilbaha waa haweeneyda cowradeeda Ragana xudunta ilee jilbaha
    1.aabahaa
    2.awuuwahaa .
    3. Waalaalkaa kugu hoo kugu aabe iyo hooyo iyo aabo tihiin
    4.abtigaa hooyo ladhashay.
    5.adeer aabe la dhashtay .
    6.Walaalkaa ilmihiisa.
    7 walaashaa ilheeda

  • @Munasar.Hassan
    @Munasar.Hassan Місяць тому +1

    San ugu farxa lee fartun marku Youtub videogaaga iso daca 😢adne muda ayad naga maqnata kwrn

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @FarhiyoUgaas
    @FarhiyoUgaas Місяць тому

    Caanaha shaaxa natus shayf

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 Місяць тому

    Isku faranti❤😂

  • @Nuura-tl9oz
    @Nuura-tl9oz Місяць тому

    Fartuunto dhan maxaa buura

  • @lelishamahamud279
    @lelishamahamud279 27 днів тому

    malaayga toonada ani saa u dhadhamiyay oomaar noocyada kale dhan qaraar ila noqdeen maba ii dhadhamayaan yaa ila mida oo oomaar bes cuna markuu ubaahdo toono inuu cuno 🤔🤔

  • @najmaali-tp1op
    @najmaali-tp1op 29 днів тому

    Waxaa muxrimkaga ah hoyada iyo aabahaa wiilkey dhalen iyo wiilkiisa abtigaa iyo aderka labadada awoowe ninkaga wiilkisa hooyadaa ninkey guursato wiilasha walashaa dhasho

  • @rihaamali6221
    @rihaamali6221 26 днів тому

    Hooyada ninka qabo wa Abaha oo kale

  • @omhajar69
    @omhajar69 Місяць тому

    Barbarooni 4)3 ... 😂 Yaab badanaa

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 Місяць тому

    Rooti cad oo subag leh iyo shaah sokor leh waa lagu cayilaa

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +4

      Yaa ku yiri waxaan waa diet marka 😂😂😂

  • @jeyjakshan6358
    @jeyjakshan6358 Місяць тому

    10 days mxa ku hysatayy 😂

  • @Maya-w5d2s
    @Maya-w5d2s Місяць тому +2

    Fartuney inta farantiga natusesid saliida haku guban bal😂😂

  • @NajmaHuss
    @NajmaHuss 29 днів тому

    Fartuun sidaas uwad wad yara dhuubty

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 28 днів тому +2

    Fartuuney 😮😮 BarBarooniga 😢 u naxariiso 😮😢 gabar yar oo mustaqbal leh ayeey aheed 😂😂

  • @Zamzamismailyusuf
    @Zamzamismailyusuf Місяць тому +1

    Fartun. Qarari. Zana. Ayaa. Tahay. Funy

  • @moha1261
    @moha1261 Місяць тому

    sanadku wuu dhamaan rabaa miyaa tirri

  • @kmahmud5945
    @kmahmud5945 Місяць тому

    Love u❤

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 Місяць тому

    shiifuuna indha kala kadis aa nagu baaa bi iseee iyo haruuf mida kle cuntada test geeda maba ogin ileen nagama bilaawin

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +1

      Sorry malinta cali sharaf baa ii joogay. Bisha markuu jooga nooc kale ahay

    • @ifrahhassan7227
      @ifrahhassan7227 Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl waa caadi sxb sidaas iyadoo tahay xita waa kugu heysnaaa keep going

  • @aliyacuud5756
    @aliyacuud5756 Місяць тому +1

    😂😂 the pepper jobs Hahahhaha

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 5 днів тому

    Rootigan Waa Lagu Naaxayaa Fsrtun Stop.😃

  • @mustafeahmed3020
    @mustafeahmed3020 Місяць тому

    Kkkkkķkkkkk kkkkkķkkkkk
    2016 Aad baan uqoslijiray markaluguso caayo addiguna
    Waad caytamijirtay xiligaas 3wiil oo aanu sxbo nahay oon channel kaagabaray waan ogahayoo wali waykufiirsadaan
    Xannaaqi miyaad wali leedahay
    Jooji xanaaqa waad waynaatay calashan waqti dheerbaad waxduubaysaa in naad masaxdo may ahayn mss cidda shidalka dumaashi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Місяць тому +1

    Walaal baalka isgaliyeen maxaa la dhahaa macbuudke? Somalidii ma baalal bay yeelatay> 😂😂

  • @najmaamin6193
    @najmaamin6193 Місяць тому

    Please ani kumajiri video soceli😂😂😂😂😂😂 ati afkina weyn lodeletekareye 😢

  • @Maimun126
    @Maimun126 Місяць тому

    Iska dhaq digirta uku horeynta

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +2

      Lol see noo dhaqi yanyo dhan baa ku jirta?

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 Місяць тому

    Haylka natus

  • @samiiha256
    @samiiha256 28 днів тому

    na fartun miyad sii qurux badatay mise wa indhayga😂😂

  • @ZahraRASHID-s4c
    @ZahraRASHID-s4c Місяць тому +2

    The beans called harako

  • @s4c7
    @s4c7 28 днів тому

    Wey saxan yihiin dadka gabadha qabsaday weysow ka jabiya muxramna uma aha

  • @khadijaahmed7491
    @khadijaahmed7491 Місяць тому

    Waxad socoto ma hadad nabaraysa baked beans 😂😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +2

      😂😂😂😂us us us

    • @Sabar44a
      @Sabar44a Місяць тому

      @@FartunDuvetGirl Fartuney arinta walashen Maria Abdi Ibrahim kaso hadal please 2010 aya Dowlada Norway 🇳🇴 Cunugeda xooga kaga qaten Diintay ka badalen IYO MAGACA GAAL AY KA DHIGEN PLEASE ASXABTADA LA SHARE GARE SI AY SUPPORT U HESHO OO CUNUGEDA IN ILLAHAY USO CELSHO DACWE KU JIRTAHE

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 29 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shukrimali
    @Shukrimali Місяць тому

  • @Dahraanismail
    @Dahraanismail Місяць тому

    Fartun dahab 😂😂😂

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi Місяць тому

    😃😃😃🤩🤩🤩

  • @najmoyuusuf7974
    @najmoyuusuf7974 Місяць тому +4

    Love you 😘

  • @ayansiyad4697
    @ayansiyad4697 29 днів тому

    🤣🤣🤣👏👏👏

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Fartun maxad ku cayishay cayil ayan rabaye

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Місяць тому +1

      Cudur la dhaho PCOS kaas baa ku cayilay abaayo. Ilaahay ka bari

    • @wardaabdisalam5892
      @wardaabdisalam5892 Місяць тому +1

      ​@FartunDuvetGirl May Allah grant you a quick shifa abayo❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 Місяць тому

    😂❤

  • @ShukriAlinur-b2h
    @ShukriAlinur-b2h Місяць тому

    Farting qurux

  • @FalastiinMaxamed-v3v
    @FalastiinMaxamed-v3v Місяць тому

    Kkkkkkkk