Qisadan waxaa ku jira dad saalixiin ah iyo kuwo daalimiin ah. Ninka Abu cadnaan waxaan tilmaami karnaa in uu ahaa insaan wanaag badan, samafal badan aduun iyo aarkharaba ka fikiraya. Sida oo kale Abu Cali iyo xaaskiisa waxay ahaayeen laba ruux oo imaanka qani ka ah, waxaanay naftooda ka xafideen dahabkii ay heleen, kadibna Allah meel kale ayuu ka arzaaqay. Ninkii dahabka laga soo dhacay, lana dilay, Allah ayaa dib ugu soo celiyay wixii laga dhacay ee dahab ahaa agoontii uu ka tagay. Labadii mujrim waxay ku heleen if ciqaab aarkharana cadaab,wixii ku sababay ee aduun ahaana ma'ay calfan. 1
Allaah haw naxaristo Abu cali io saqiirkaasba sdo kle wxa halkaa ka muuqata hantida in maal xalala lgso iibiyey marki hore wxa kle e mesha ku jirta sbabata ay warqda u qariso gabdhu wxa mesha ku jirty in u saas u caawiyo o illaahy mar labaad ugso celiyo abu cadnan ilaa dad dahabka xafiday warqad wx kuma flyne abu cadnan illaahay maalinta qiyaame hka dhigo 7da carshiga Eebe harsanyza Islaanimadu waa Hanti alxm ummu cadnan illaahy ha caafiyo hdy noshahy sawdaay shukran 💯
Sowda cadeey Allah ku barakeeyo,qisas kaaga waxaan ku bartey ama si practical ah ugu arka,in qofki dambi ayna dadka ogeyn galaa,ama qof dila o aan la ogaan in Ilaahay mar un kashifaayo muddo haka so wareegto xataa 10sanno iyo wax la mid ah,Ilaahay wu so qabanaaya dadki shalay i ka qarinaayena wa ay ogaanayaan. Awood badanaa ILAAHAY.SUBXAANALAAH.
فأكثروا من الصلاة على النبي ﷺ. اللَّهُــمَّ ᷂صَلِّ ᷂وَسَـــلِّمْ ᷂وَبَارِك ᷂على ᷂نَبِيِّنَـــا ᷂مُحمَّدﷺ Shukaran qali Allah kaa abal mariyo sida aad nogo soo gudbiso qisooyinka❤
Sawda qurux badan waa marki igu horeysey aan commanti bixiyo wan kusalaamey happti Qalbii hadaan Qisdii tan ka horeysey so dhameystey tana hadana dhageysan sida aad qisoonyinka uga shekeyso ayan jecelhy habka iyo hananka leh masha allah horey usoco❤🧕
Soowday islaanti abuu cali ma dhimatay mise wey noolatay mano sheegin Khaalid maxa lagu xukumay mala toogtay nooso sheeg bal jasaaka laah shekoyinkaga ima dhaafan bilo kahor ayan kugu soo biiray wa sidaan ku bartay masha allh❤
WaxaN soo xasustay adeerky ilhy cimri dheer Ha siiyo ani waxn ku soo koray guriga eedo aabo la dhalatay odayga qabay oo adeer iigu began ayaa wuxu sameyay gurigena bogacd wayan ayaa kabanaan mama wayn oo ilmahedi tahriibayn ayuu dajiyay oo qol ka dhisatay maa mada 2wiil u haray iyo gabr caasi ayay ku noqdeen wiilasha waxna kuma soo kordhiyan aan dhib iyo ilmo in loo keeno wilkadaa dhalay la yirahdo ilmihi ayay korisa iyadoo qof wayn ah gabdha na nin ayaa qaba guri fila ah ayay dagneed waxan dhihi jiray beer adkaa hoyaded bay ka xaysato ama wax tarto ma caasi baa kheyr leh school ka marka ka nimaadno waa soo mari jirnay marka argno inay dab shidan waa ordi jirnay sidan eedo ugu sheegno marka dhahno qadada naga soo hartay ayan u gayn adeer waa qaylin jiray hadad wax sii naysan cunada markad saa u karisan u rida cuno reeb reeba ha siinina Adeer bil kasta rashin ayuu u soo gadaa full ah iyo jawaan dhuxul ah gaariga intuu ku soo guro ayuu habeen barkii 1 da habeenimo ayuu intuu nakiciyo dhihi jiray gura raashinka guriga geeya idinkoo aamusan eedo tiri malaha 26 sano in kabdan sidaas ayuu uu gu geeYa waligiina qof ma ogaan wuxuu dhihi jiray hadan dhinto ogaada lkn mamadii ayaa dhimatay oo way xanusaty markay dhimanysayna hospitalka adeer iyo eedo ayaa ula carary gacntoda ayay ku dhimatay ilhy dartii ayuu ku cawiyay Mamada waxaa layiri markay dhimatay reerkedi ay ka dhalty geel fara badan ayaa wadnkodii lagu qalay adeer maalntii wuu xanaqay guriga markuu yimid ayuu yiri intay noleed bay wax taran oo dhakhtar geyaan Bili adanku waa nocaa markad bahantahay nina ku ma yaqan 😢
Qisadan waxaa ku jira dad saalixiin ah iyo kuwo daalimiin ah.
Ninka Abu cadnaan waxaan tilmaami karnaa in uu ahaa insaan wanaag badan, samafal badan aduun iyo aarkharaba ka fikiraya.
Sida oo kale Abu Cali iyo xaaskiisa waxay ahaayeen laba ruux oo imaanka qani ka ah, waxaanay naftooda ka xafideen dahabkii ay heleen, kadibna Allah meel kale ayuu ka arzaaqay.
Ninkii dahabka laga soo dhacay, lana dilay, Allah ayaa dib ugu soo celiyay wixii laga dhacay ee dahab ahaa agoontii uu ka tagay.
Labadii mujrim waxay ku heleen if ciqaab aarkharana cadaab,wixii ku sababay ee aduun ahaana ma'ay calfan.
1
Sowdaay qisooyinkaga iska soo daba dhacaya ayyy waanoo dadaaleysaa habo macn alla haku xafido 💗💋🥺
ماشاء الله تبارك الله wlhi wa qos ku dayasho mudan ilahy ha u naxaristo abu cali ummu calina sabir iyo imaan haka siiyo
Maasha allah xoolo xalalay ahayeen sas darteed allleh wuxu kubeegay qoys iimaan leh allahu akbar
😊😊😅
Dar Allah ku jeclahy habo sawda💕🧕🏻
Allaah haw naxaristo Abu cali io saqiirkaasba sdo kle wxa halkaa ka muuqata hantida in maal xalala lgso iibiyey marki hore wxa kle e mesha ku jirta sbabata ay warqda u qariso gabdhu wxa mesha ku jirty in u saas u caawiyo o illaahy mar labaad ugso celiyo abu cadnan ilaa dad dahabka xafiday warqad wx kuma flyne abu cadnan illaahay maalinta qiyaame hka dhigo 7da carshiga Eebe harsanyza Islaanimadu waa Hanti alxm ummu cadnan illaahy ha caafiyo hdy noshahy sawdaay shukran 💯
Sawda waxaan ku daawadaa 2023 ilaa hada malin kasta video ga add soo dhigto ilove you habo sawda ❤❤❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد طب القلوب ودواإها وعافية الأبدان وشفاإها ونور الأبصار وضياإها وقوت الأرواح وغداإها وعلى آله وصحبه وسلم
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Dahabku xalaal xalaal dhaaftay buu ahaa abu ali iyo inti dhimaty allah hownaxariisto
Scw scw scw ilahay meelkasta aan joogno hanagu xafido, diinteena qurux badan iyo Sunadi Rasuulka Scw Allaha nagu sugo
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Masha Allaah waxay ahayeen Dad wanaagsan Iyo ninka saalixa ah oo reerkaas caawiyey badana oo badana Daris baahan Dariskiisuna Dharagsanyahay oo ayna Caawinayn waa La isku imtixamanyahay 😢
Jazakillaahukhayran ya Qaaliyah❤
dad wangsan bay aahyen dadkas nin wangsan ba ilahay usaqira inkasto labo heer dhibato ku dhacday qisadan waxan ka baranayna imanka fadligisa
Allahuma Sali caala sayidinaa muhamad❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Sowda cadeey Allah ku barakeeyo,qisas kaaga waxaan ku bartey ama si practical ah ugu arka,in qofki dambi ayna dadka ogeyn galaa,ama qof dila o aan la ogaan in Ilaahay mar un kashifaayo muddo haka so wareegto xataa 10sanno iyo wax la mid ah,Ilaahay wu so qabanaaya dadki shalay i ka qarinaayena wa ay ogaanayaan.
Awood badanaa ILAAHAY.SUBXAANALAAH.
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️ Allaha Ku xafido Drs Sawda Billan Mahmud Qaalib Guuleeyso Insha'allah ❤️❤️❤️❤️❤️
Salalahu caleyhi wasalam
Sowda qurux Allah haku barakeyo dinbigaga io dinbiga walidinta Allah hadhaafo❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Sowda Allah ban Jannada kuu waydiinaya Waliba jannatul firdawsa ❤
Alaha kaa aqbalo idilkeenba janada alle nahayna geeyo
Wacaleykum salam waraxmatullahi wabarakaatuhu sawda qurux
Scw scw scw❤❤❤❤sawday saan ku jeclahay illahey haku jeclaado xbbti❤❤❤❤
Sowda qalbi wanaag dar alla kujeclhy sowdoyy😢❤
Habo sawday wan ku salamay habo Allah ku xafido❤
Amiinamiinamiinamiinamiinamii amiinamiinamiinamiinamiinamii🤲
Sowdaay illhy ha ku xafido abayo❤
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤
وعليكم السلام حبيبتي ❤❤
Abaayo saan ku bartay adiga ma ahane cid kale maba iigu baxdo ilaa caruurtayda aday ku daawadan alle haku barakeeyo ❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤صلى الله عليه وسلم ❤
Sawda quruxey qisada inaa horay ugu sheekeysaa u malaynaa
😂haa abayo waynoga shekaysay waa sheekadi 3aad ay nogu so celiso ma fahmin hadii ladhaho wad noo shegtay waxay dhahaysaa lagama yaabo inaan kuso celiyo hal sheeko laba jeer
Walalo kuma soo celiso malaha adiga mela kale Ka dageesate
@@DeeqaAhmed-k7nwll yadu kuma soo celiso mana dhacaysee idinkaa chanelkale kasoo dhagaystay kadib inaad sawda ka dhagaysteen bay idinla noqotay
@@DeeqaAhmed-k7nwll yadu kuma soo celiso mana dhacaysee idinkaa chanelkale kasoo dhagaystay kadib inaad sawda ka dhagaysteen bay idinla noqotay
@@DeeqaAhmed-k7nAbayo mcnto shekada dhamaysta isku mid maaha lkn melaha qaar way isaga egyihiin,koleyba anigu shekadan chnalka kuma arkin,Marar badan shekoyin aan isku mid ahayn aya isaga may ekaada lkn marka sii dhagaysto inanay isku mid ahayn ogada😊
Sharaf iyo karaamo sowda qurux aan firi isdhahyba waa sodhigtay mahadsanid xppti ❤❤❤❤
Mantana anaa ugu horeyay 😂salada tukan waa u soo noqon lkn dhaxal kaagii waa iska rebay sawda 😂❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
صلي الله عليه وسلم ❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Allah masali wasalim wabarek calee❤❤❤🇩🇯
فأكثروا من الصلاة على النبي ﷺ.
اللَّهُــمَّ ᷂صَلِّ ᷂وَسَـــلِّمْ ᷂وَبَارِك ᷂على ᷂نَبِيِّنَـــا ᷂مُحمَّدﷺ
Shukaran qali Allah kaa abal mariyo sida aad nogo soo gudbiso qisooyinka❤
Wcs habo mcn ❤❤❤❤❤❤allah kubarakeeyo
Maashaa alaa)(guulayso if iyo aakhiroba
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
صلى الله عليه وسلم ❤🎉
❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Alla huma sali cala nabiya muxamad❤❤❤❤❤
Xalaal ayay ahaayeen dahabkaas dad aamin ahna gacantooda Allaah ku badbaadiyo 😊
Allaha haku barakeyo amin yarabi
❤mashalah sister thank you
Wll sawda ilaa sheekadii horaysay wan la socday ilaahay haku barakeeyo waxan ka dawada anoo jooga burco
Waa sugayeyey tii hore ban ku ceshtay marka wayeye
Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo alxamdulaah 🎉🎉
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Wlhi waa qiso ca jiiba ah
Ilhy ha u naxariisto abuu cali Ilhy ha u naxariisto
Abu cadanaan waa nin wagsn Ilhy ha ka abaal mariyo waacinaadii
صلى الله عليه وسلم ❤
Masha Allah abaayo qisooyin kaaga waa cajiib runtii mahadsanid
Alle Haku barakeeyo hppti sawdaayy❤❤❤
Walhi sowdo wan kujeclhy ❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Mashallah sister sawda Qurx ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام
Sowda qurux mashaallah
Guulayso abayo allaha kuxafido
Sawda quruxey qiso absiya😊
Salalaahu
Celeyhi
Wasalam
Salalaahi
Celeyhi
Wasalam❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Sowda machaallah tabarakallah alhamdoullillah
صلي الله عليه وسلم
Sowtu Raxma Allaha ku xafido hbo mcnto💋💕🫶🏽👑
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Markaan arkay qiso soo dhacday aad baan u farxay sowdaay🥰🥰
Maasha allah widows. Onto qaadasho Medan ilaahay iimaanka noo xooji sadly hadii qoyskaas oo kale hay noqonlahaayeen aduunkaba wax kama xumaadeen❤
Sawda caday Allah ku xifdiyo❤❤❤❤
suuriya allaha barakeeyo dad ahlu suna ah oo salafiyiin ah baa kunool❤❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ 😮😮😮😮😮 🎉🎉🎉🎉🎉 maa shaallaah sow da xabiibti
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Sawda qurux badan waa marki igu horeysey aan commanti bixiyo wan kusalaamey happti Qalbii hadaan Qisdii tan ka horeysey so dhameystey tana hadana dhageysan sida aad qisoonyinka uga shekeyso ayan jecelhy habka iyo hananka leh masha allah horey usoco❤🧕
Habo sowday ilahy cimrigaga hadhereye wanaga sodahdy manta❤
❤❤
Masha alah wa cajiib Qisada abucali alaha unaxaristo 😢
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤
Aragtidaadu waa farxad sawda Qaalib ilaahy haku xifdiyo wll❤❤❤❤
Soowday islaanti abuu cali ma dhimatay mise wey noolatay mano sheegin
Khaalid maxa lagu xukumay mala toogtay nooso sheeg bal jasaaka laah shekoyinkaga ima dhaafan bilo kahor ayan kugu soo biiray wa sidaan ku bartay masha allh❤
Scw scw ❤mahadsanid ❤sawda bilan 👸
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Dar Allah ku jeclahay habo sawda😊❤
Mansha allah sawda qurux wlhi hada ayaan fiirinayey meesha sheeko cusub ayaan sugaayey❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahey ha ku hifdiyo waan degsan rabaa ee markaan soo laabto ayaan fikirkeyga ka dhiiban doonaa insha Allah
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin baahani iimaan haduu leeyahay gob wuu yahay waa runtaa sawdaay qalli❤
Qofta kaliya youtubeka igu heysoh habo mcn waxaa ka jeynaa in aan mar kula kulmi doono i.a❤❤❤
Scw scw scw scw 🎉
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Waa qiso wanaagsan oo lagu cibriqaato @@
Cunuga iyo aabihiis la dilay way shahiideen ee ilaahay janatul fardowsa geey
Masha allah qiso wangsn mahadsanid abaayo sowda qaali ❤️
Maanta anaaa u horeeya ❤❤❤❤
Waa aleykum salaam xabibtii SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Ilaahay dartii baan kuu jeclahay habooy❤🫶🏻
آللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤
WaxaN soo xasustay adeerky ilhy cimri dheer Ha siiyo ani waxn ku soo koray guriga eedo aabo la dhalatay odayga qabay oo adeer iigu began ayaa wuxu sameyay gurigena bogacd wayan ayaa kabanaan mama wayn oo ilmahedi tahriibayn ayuu dajiyay oo qol ka dhisatay maa mada 2wiil u haray iyo gabr caasi ayay ku noqdeen wiilasha waxna kuma soo kordhiyan aan dhib iyo ilmo in loo keeno wilkadaa dhalay la yirahdo ilmihi ayay korisa iyadoo qof wayn ah gabdha na nin ayaa qaba guri fila ah ayay dagneed waxan dhihi jiray beer adkaa hoyaded bay ka xaysato ama wax tarto ma caasi baa kheyr leh school ka marka ka nimaadno waa soo mari jirnay marka argno inay dab shidan waa ordi jirnay sidan eedo ugu sheegno marka dhahno qadada naga soo hartay ayan u gayn adeer waa qaylin jiray hadad wax sii naysan cunada markad saa u karisan u rida cuno reeb reeba ha siinina
Adeer bil kasta rashin ayuu u soo gadaa full ah iyo jawaan dhuxul ah gaariga intuu ku soo guro ayuu habeen barkii 1 da habeenimo ayuu intuu nakiciyo dhihi jiray gura raashinka guriga geeya idinkoo aamusan eedo tiri malaha 26 sano in kabdan sidaas ayuu uu gu geeYa waligiina qof ma ogaan wuxuu dhihi jiray hadan dhinto ogaada lkn mamadii ayaa dhimatay oo way xanusaty markay dhimanysayna hospitalka adeer iyo eedo ayaa ula carary gacntoda ayay ku dhimatay ilhy dartii ayuu ku cawiyay
Mamada waxaa layiri markay dhimatay reerkedi ay ka dhalty geel fara badan ayaa wadnkodii lagu qalay adeer maalntii wuu xanaqay guriga markuu yimid ayuu yiri intay noleed bay wax taran oo dhakhtar geyaan
Bili adanku waa nocaa markad bahantahay nina ku ma yaqan 😢
Adeerkaas ajar iyo qeyr buusameyay iyo ixsaan aaqiro allaah haku.abaal mariyo dunidana allaah hakuxafido
Beautiful story. May Allah grant them Jannah.
Sowda hppti intee kala so xiriiraa❤
Scw scw scw waxan rajanayaa in uilahay ducadaa inoo qabalo wlshy qali insha allah❤❤❤❤❤
Wcs sawda quruxey manta ana uu horeya❤❤❤❤❤
Maansha allaah wlshy qaaliya sawda qaalib alle ha ku xafido insha allaah wlshy hore usoco ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Masha Allah alle ha ku dhawro qali 💕