waad ku mahadsantahay daawashada nagu soo biir subscribe saar channelka si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim like share comments ha ilaawin
Walee taariikh baad isla soo marteen adi iyo anas lknse wx badn baan idinka faaidey in wax walbo loo dhibtoodo mar uun ladheefsanyo m.allaah barakooba abyo😍❤️
Qisadaan maalmahaan daawanaayy guriga dhan waxaa la idhahaa hdii la arko anoo idin fiirsaneynin maantay kuu aaway cidaadi😂😂😂 I'm happy inaa video kle soo dhigteen Love you❤❤❤ big love🥰💕
Saamiyoow haiga naxin Ani america safar uaadi rabaa laakiin waa soogubtay ani hada muqdishaan joogaa hooyadeey iyo aabaheeyna lama joogo ardayadaan ahay laakiin aabaheey aa wadanka aan usocdo joogo hadan murugo siigalay
Wll bal part 9 kusoo dhakhsada oo wakhti aad u badan hau kala dhexaysiinina haday ugu badato usbuuc ukala dhexaysiiya qisadiina kamaba daalayo wlahi😂❣💯 Bal anigana mid aan sidaa isu fahanno iiguzo duceeya kolay lama helayee😁🙈
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🕋🙏🤲
Salallahu calyhi wasalam🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤
❤❤👍👍💋❤
صل الله عليه وسلم ❤️
الله أكبر ❤️
Scw❤
Kuwan wlhi balwad ahan cml iqawata wa nexflix yade lawad m.a nolada cadowgina haujabina🥰❤️💪
Walee taariikh baad isla soo marteen adi iyo anas lknse wx badn baan idinka faaidey in wax walbo loo dhibtoodo mar uun ladheefsanyo m.allaah barakooba abyo😍❤️
Mnsh allaaa tabaraka raxman Alle hayidin barkeyo adiga iyo xajigaba iyo awaladaba xbbti Famali lagu dayido aytihin ❤
Prt 9 Hanoola Soo dhakhsado sidani so maaha LamnhYgii 😩💔😂
Wlhi wku HaYstaa Qisadiina 🥺❤️☺️
Haye
@@somaliroyalfamily5028 intaaa wadasocoten meqa sano cml ahed somali Royal 🫀💝family ❤❤iskuwaraaaa abiid
@@somaliroyalfamily5028 welcome👋
SubxanaAllah after 3month bad marba part so galineysaa kabtiina noma gasho😂
Qisadaan maalmahaan daawanaayy guriga dhan waxaa la idhahaa hdii la arko anoo idin fiirsaneynin maantay kuu aaway cidaadi😂😂😂
I'm happy inaa video kle soo dhigteen
Love you❤❤❤ big love🥰💕
Anigane malmahan wax kale maqabto hada ku dhwaad 2sacadod wan dawanayaa
My family isku wara
Miyaad umushay samiya masha allah qlIi
Ayy sa usugye qeybtan wa dale sa usugye love my family😍😍😍
Saalax iyo cadey bollo❤ we love you familyyy♥️👏
Guuleysta my family❤️Gabar samiiyo cml ilahey Ha isahlo
Masha la manana an jeclahay Allah idiin xifdiyo
Keep going sister samiya come seen100k inshllah😍❤
Ma. family qurux badan oo aan jeclhy isku waara abid🎉🎉🎉❤❤❤
Mnsh Alah dad iskuso samray ale hadin xafido wn so wada firsaday noso Badi ila dhamd insh alahu
My family sheekadiina kama dhargo plz part 9 waan sugi la ahy talaw maxaa dhjci doono 😄😄😄😄😄
Noso badi markay lacagtu kaa go doo ha noso dubiin ee hal malin ifri dhay noso duub🥰🥰🥰🥰
Samiyooy bakhiilnimada daayo Waxa noo soo daags Ina adeer mcn🇸🇱❤️
الهم صلي علي محمد وعلي ءالة محمد كما صليت علي اله ابراهيم انك حميد مجيد❤
Samiya quruxey hno qli laso dhakhdada qaybta xigta insha Allaah
Masha allah ❤ hoyo hadalkeeda waa ku dhiraglin
Mnzha allah family geygii dar alle ayaan idiin jeclahay allaha idin barakeeyo noo so dhakhsada part 9
Saamiyo waa kuwataaa mansha allh quruxeey
Saamiyoow haiga naxin Ani america safar uaadi rabaa laakiin waa soogubtay ani hada muqdishaan joogaa hooyadeey iyo aabaheeyna lama joogo ardayadaan ahay laakiin aabaheey aa wadanka aan usocdo joogo hadan murugo siigalay
Qruxey part 9 nola soo orod tedakle borsdi gormaa lahely mise mba lhelin Sidokle cfimaad io cimri dheer❤
Cadeey boollo waaku jeclahay wlllhi 😘😘😘💯💯💯
Masha allah family aan jacelahy
Masha Allah My family 👪
Hadalkada 💯 100✅ok waa. Saana ficn indha sharer iska dhaaf
Fav Family alle ha isku kiin barakeeyo 💑🥺❤
Best family Love you so mach 👪 ❤
Saamiyooy adi iyo saalx ilaahy ha isku kiin barakeeyo
Masha allah famil quruxbadan
I was eagerly waiting ur video
Thanks qali part 9 sugaynaa laso dhaqso🥰
Thanks wllshy qli adiga familka guuleysta hormar iyo wng ayaan idiin rajeynaaa Insha ALLAH dhmmteena
Ad ban uga helay qusadina laso dhaqsada qeybta kale 🥰
Waan idid wataa Royal famili Anas taagere Arsenal keep going
Allah nio malintii aydaan wax soo dhigin waba ila madow wlahi
Sumayo la soo dheeree hppt
Boorsadi halkey ku danbeysey nomad shegine
My family wn idin jeclahy video so badiya
Lovely family ❤️🥰
Asc wllo qali UA-cam channelkayga iso boqo
Nolol dheer I.a.iyo farxad idin rajenaa
Xbbti part 9 kuso daqso mcnti aad kujeclhy xubii
WALAL HADAD MUSLIN TAHAYE IGULA SALI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤HADAD MUSLIN AHEN ISKA DAFA😢
Scw Scw Scw
Mnsha allah tabarakalaah my family ♥️🥰💑♥️🥰♥️
Soo dhaqso xabibti
Masha Allah
Abyo sheekda noo soo badi😍
Wll bal part 9 kusoo dhakhsada oo wakhti aad u badan hau kala dhexaysiinina haday ugu badato usbuuc ukala dhexaysiiya qisadiina kamaba daalayo wlahi😂❣💯
Bal anigana mid aan sidaa isu fahanno iiguzo duceeya kolay lama helayee😁🙈
Masha.allaah xabiibti 💟💟💟
M.a sobadiya
Plz print 9 lasoo dhaqso abaayo 😭
Qebaha xiga saalaxada keen mesha 😅🤘😍
Waligey sheko ama filim musal sal oo ka macam ma arag qisadina mid lamida banu lenahay Alx wana ku gulesanay lawo wiil ilahay wana siyay alxamdulilah
samiyo quruxeey 💓love family
Alle idin xifdiyo
اللهم صل على سيدنا محمد 🙏
Boorsada war iga sii
Allh Idin Jecliyaa Wlhi Zaida idinkugu Farxay❤❤🥺💋
My Royal family Awaye deee part 9
Boorsadhi malahele mise sidhi beey kudunte
Kkkkk
Cadey boola brt9 kasugeynaa insha allah ♥️
Comment aqris haku jirinee video ga dhameso madax saxan 😂😁
𝐡𝐚𝐲𝐞 𝐜𝐚𝐝𝐞𝐲
😅😅😅😅wad igu qabaty walhi😅😅sidi qof wax ila firsanayo cml
Jacda nagadaa iska akhrisanee 😂
Boorsadii ma sidii bey kuluntay 🤣 mise wala helay samiyoy😁
Dee maxay kugu taala qaybihi ka horeeyay waan iloowne waad la raagten sister
My best family 🥰🥰🥰🥰🥀🥀🥀
xoogaa madxaa i xanuunaya iisoo duceeya pls😥😥
Allaah haku caafiyo wllo
Mnshalah beautiful familyka inshalah 1m subscribe hala gadhsiiyo
Qaybta xigta hala ragina wad mahadsan tihin
abaayo 🎉🎉
La Soo DhaKhSo Heee QaYpta Kle
Shekadaada way iigu baxdaa wlhi m.a
Inolow
Mansha Allah
Wll.iso.poqo
One love saamiya and duma anass❤️❤️
Plz nola soo dhaqsada qeybihi kaleeto ee qisada😁🙏
Dee laso dadalaaaL lgugu dhufye 😂😂
Abayo de wixiba hal sano ba la mqqnanaysaye bari so dhamaystir shekada
Nice🎉
Wlcme back ku waygi Samia Anas Sabiha Sarin family an ad u jeclahay❤️❤️ 100k mar dhaw an xirno
nolo sodhaqso samiyoy sidaan si ma.aha shekadiina waa jeclhy wana sowada dawaday
Wcs wr wbr Abyo Soo dhawoow🥰🥰
Waxan is weydinjirey dulqadka halku ka keney ilen wa Arsenal fun😊 viva
Part 9lasoo dhaqso samiyaay indhah ina xanune sidan idin sugeene
Nagula soo dhakhso sheeko in laigu kala jaro ma jecliye hda dhowr xalqo isla sugay 😂
Best family noolada 💗💗💗💘❤
m.a dumashiyey saxibkey aaway umajeede 😄🤔👋
Anaa ugu horeeya
𝐬𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚𝐲 𝐰𝐥𝐥 𝐩𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞
My family aad aan igu xiisay
Plz zheekada nugu zo dhakhzo xppipiyeyy xamazada ha nugu qaboojine🥰👩❤️👨
samiyoy part 9 noola soo dhaqso byo mcn
Abayo soo dadajiya qaybta kale
Lamanaheygiii 💝💝💝🥰🥰🥰
Abaayo no dhameystir sheekad
Prt 9 naso gali please wey igu socodaa
Soo dhakhso please 😩😩
Kusoo dhakhso❤
asc wallshy👋
Wsc 🥰 🥰 🥰 qll