Dahirow mansha Allah Hooyo dhaxaa ilmo lagu inkiray Allah u saqiro doqonka gabadhiisa in kiray ilmahaydana Allah u sahlo xoog ayaa loo shegtay Dahirow ciyaalkaydana u soo celi insha Allah 😢😢😢😢😢
Ani nh gabar a markasto ilahy kabarya asna gabar udhaley bu deyrina 😢 Wlhi dadka kla nasib bdna wlhi hda dhalin xita o ani dusha lisaro wlhi inta sodhawesto a korsn laha see marka ubahdo e mel igaga sobaxdo 🥹 Wlhi gabdhaha wilasha we ka fcn yihin wyo hda marke yar yaraden. a so garb istagtey marke Duqow did wa kuwi kuhen lahaa hda wlhi 20 jir ba ahy manty gabar yar hda heli laha o aan dhalin sida mid aa dhaley cml a u kol kolin lahaa😢 tan aa dhaley nh waxba kama duwana wyo hda koriso ilmo yar ajarkeda waa ledahy Ilahey waxa kabarya in gabdho bdn ilahey ha iso🤲🥹🥹
Arinkaazi waa dhacaa nin somali horta aduunka dumar u necebyihiin hadana waa kuwaa guursanaya ama la tumanaya ka dhalaya subxanallaah Bari ay xaaskisu haday wiil u dhali wayso ay dili jireen baaba jirta ama furi jireen dayri jireen subxanallaah Marba haday dhimato ama uu furo ama waynaato waa dayrinayaan 😮😢subxanallaah Waa waxa ay la baab ee ugu dhimanayaan meel kaste uga dawarsanaan nimankii somali sheekanayay😮
@Said-v6n war iska aamu czndhooy dee isakaý ilmuhu xaq ku leeyihiin inuu biilo 9 blood baa loo soo siday oo naas loo siinyay .inuu biilo waa sax adeer baryana maha kii idiina alle la xisabtami nooga bax replyda shidh
@Aliinaliiban1780 sidaa doonto uhadal Gabar tahay wax xun kuma dhahayo balse ilmaha qasab ma ahan gabadha agteeda ku biilo ee waa inaa sidiii awoodayda ah hadii aan Soo wadanayo aniga ila jogaayaan iyo hadii agteeda wax ku siin karaba aan ku biilo iyadane cunugaas xiligaan ubaahanahay aan heli karo balse ilmo la isku dhajinayo family geyga Laga qarinayo Biil kooda iyo daba orod kooda ma Gali karno
Roma Ali Abukar miyaa oo abahed mar aan dheereyn dhintay ahaan jirayne sarkaal ciidanka waagii siyaad bare..hooyo sabar ilmahana ku dadaal sidaa usoo qaadan leheed Illaahay hakuu saqiro aabo haduu ku diidane Illaahay uga dacwoo.adna ka fiirso guurka dambe imaamka misajidka xita welli kuu noqon karo ee qudbosiro haka yeelin insha Allaah.team Dahir Alasoow ajir an dhaman Illaahay ha idinka siiyo.
Dahirow mansha Allah Hooyo dhaxaa ilmo lagu inkiray Allah u saqiro doqonka gabadhiisa in kiray ilmahaydana Allah u sahlo xoog ayaa loo shegtay Dahirow ciyaalkaydana u soo celi insha Allah 😢😢😢😢😢
Uur xumo badnaa aabihii oo nool ha inkiro gabadhiisa oo hilib geed saaran ah-illaahayow aabahayow janadii kaa waraabi❤
Ani nh gabar a markasto ilahy kabarya asna gabar udhaley bu deyrina 😢
Wlhi dadka kla nasib bdna wlhi hda dhalin xita o ani dusha lisaro wlhi inta sodhawesto a korsn laha see marka ubahdo e mel igaga sobaxdo 🥹
Wlhi gabdhaha wilasha we ka fcn yihin wyo hda marke yar yaraden. a so garb istagtey marke Duqow did wa kuwi kuhen lahaa hda wlhi 20 jir ba ahy manty gabar yar hda heli laha o aan dhalin sida mid aa dhaley cml a u kol kolin lahaa😢 tan aa dhaley nh waxba kama duwana wyo hda koriso ilmo yar ajarkeda waa ledahy
Ilahey waxa kabarya in gabdho bdn ilahey ha iso🤲🥹🥹
MaashaAllah Allaha ku barakeeyo Daahir Calasow adiga iyo Soosoy iyo inta kula shaqeyso
Wallee Daahir cajiib qof uusan Aqoonin maleh 😢😢😢
Sheekada gabadha waa macquul waana ka suurtowdaa somalida aniga anigoo 40 jir ah yuu I deyriyay aabahay,oo wuxu igu yiri kuma dhalin
Bisinka wll mxa dhcy sorry 😞
Walaal waxas waa xaal aduun
@@abdirashidmahamed1192 wnka xumahay wllkay iska Samir una ducee wa Walid xumaday
Sorry huno
Bisinka oo waayo?
DAHIROW FADLAN GABADHAA WAA IDANQISAY ARINKEEDA FADLAN WAX LA QABO ALLAHA KUU FUDUDEEYO GABADHA ADEERKEED AYAA TAHAY ILMAHA KA MAQANA LA RAADI
Wa u eg yahey dahir gabadhaas caawi
Daahir Somali oo dhan wa caawiya masha alah
Maansha allaah Maansha allaah Maansha allaah daahir calasow allaha ku xafido waad dadaaleysa ajjar iyo xadanaad allaha kaa siiyo
Daahirow qeyr badan ilaahey hakusiiyo ninwanaagsan ayaad tahay ❤❤❤🎉 sallaahu sallaahu caleyhi
Asc daahir alasow masha alllah alllah haku dhooro wll waad mahadsantahay
Dahir rnti nin wen aya thye waxa walbo dhacaye wa og thye masha allah alah ku desto
Allah iyaduu soo hoos farii sinaa idanka allah ilayn nabsi ma raagee
Wacal baari manoqdo gabadhan wacal mahan
Lagayabe in ay hooyodeed uu odayga kashakiyaya iydana aney ka qancinin shakigiisa Allaah aya naga og
Daahir calasow walaahay waa nin calool fiican waa kuu duceyaa
Ninkaasi ina gummed waaye gabdhiisa dafirsan bleace somaliyey gabadhaa Ana nolosheda kafaala qaadaya hala iiso gudbiyo nomberkeda waa mahad santihiin
Qeer allaah ku siiyo
Numberka Whatsapp ma meesha ku qoran kala hadal hada alle dartiis ucaawinaysid alle faraj qayr qaba haku furo
Nambarada mesha ku qoran kala xiriir wll ayagaad ka helaysaa
@@yuusufjaamac6495 ha ku degdegin arinkan. Mar hadaanu meher xalaala ku dhalin ma sheegan karto! Muhimadu waxaa weeyey hooyadeed ma guursaday?
Habarta ayaa ina gumed ah adiga miya caden karo inuu dhalay
Walahi daahir waa qof aad uwanagsan oo dadka udamqada
Alla Soomaaliyaa qof dhiban lee sii dhibaan!
Maansha Allah Dahir is legend ❤
weger anaa aqaano gabadhaa wuu inkiray sorry xafadeena siigaale yey ka dhacdy cabduqaadir macalin nuur abtigiisa waaye xawo maxamed sheeq uu ladhashy🎉🎉
Safiyo abaayo macaan ee garabsii abaayo waa taqaanaa
xaawo maxamed sheekh ilmo adeero ay yihiin wagar ee walaal laxmi ma ahan
Safiyo xaaji ben ley ayaa tahay mana dhalin anaa hada ku dhahayo maxaa ka badali karta
Guskiisa miyaa wardiye ka tahay ma dhalin maxa la dhaha@@abukarmohamed3882
Gabar qurux badan waaye.
Jidka hoyada martay wa eray xanun badan naag kasto nin si qaldan u guursato xanunka ilmaheda marayo 😢
Gabadha
Haloo gurmado
Ciyaalkedana
Halosoceliyo
Alah fududeyo aamiinn aamin
allah ku caawiyo daahir
ILAAHOW KARAMEE GABADHAAS OO KA KORI DAYUUSKA AABAHA U AH AMIIN YAA RABBI
Wecel ma ahan isagaa daalim ah
Inkaar ayuu qabaa kas beri ayuu hoos tagaa insha Allah
Gabadhaha Kadaaya Waxaas Ragoow Cuqubo Hablaha Walee Way Soo Degdegtaa Hablaha U Naxariista Way Ina Dhaleen Marna Waynu Dhalnay Marna Way Inoo Dhaxeen
Waligey comment makabixin meshaan, inta soo fadhisaneyse meshaan gabadhaana idamqisay wallahi.
Sax walhi. Nnkan farmashoye caawiye ayu leyahy. Allaaaa bahal ayu ahaa kwarn
GABERTANI ABAHEED WAAY U EGTAHAY
Walaaahi waaa oooyay Alaaabta kabaqa Ilmah xaqayleeeyihiiiiiin
Waa khuruxleey illaahow nin fiican oo dhakhda oo astura dhibka ka meeyra sii yaa allaaj
Muxu ka inkira waab insaga oo gabar subxanalaah
Thanks Daahir Shaqo wacan
Illahey murasdkeeda hasahlo❤❤😂🎉wallaahi uurka ka ooyey
David allaah haku xafido adun iyo akhiro
ar waa aqaan wiilkan wagar abuukar la dhahaa hooyadiis. marrexan waaye walaalihiis kuwa xawaadle walashis keyf la dhahaa abdiqani iyo shukri hooyadis xaawo nuur la dhahaa balcad joogtaa DNA halaga qaado please
الله يحفظكم جميعا
و شكرالله سعيكم جزاكم الله خيرا
Masha Allah
Waa gabar maskina OÖ afgaaban
Dulmi. Alla dulmi Alla dulmi war carurti waa ladulmiyay illahey halaga cabsado
Wuu dhalay anuu ii sheegay intuusan is bedelin
Ma si sharciye ayuu ku dhalay
Hadduu horay kuugu sheegay ku caawi inaad maxkamada ka sheegto waa marqaati ilaahay raali ka yahay iyadana farxad ayey u tahay dadka caawinaayana kalsooni ayey helayan Mahadsanid
Maxamed sheeg wallaal si dhaqso eh garabkaada allaah gallo
sidu isu badalaa gabadhisa u dhahaa kuma dhalin
maxa ku qasbay
Arinkaazi waa dhacaa nin somali horta aduunka dumar u necebyihiin hadana waa kuwaa guursanaya ama la tumanaya ka dhalaya subxanallaah
Bari ay xaaskisu haday wiil u dhali wayso ay dili jireen baaba jirta ama furi jireen dayri jireen subxanallaah
Marba haday dhimato ama uu furo ama waynaato waa dayrinayaan 😮😢subxanallaah
Waa waxa ay la baab ee ugu dhimanayaan meel kaste uga dawarsanaan nimankii somali sheekanayay😮
Naagaha la furo inta badan ma qayr badna waxay aaminsan yihiin hubka kaliya loo isticmaalo ninka inay yihiin carurtiisa
@Said-v6n war iska aamu czndhooy dee isakaý ilmuhu xaq ku leeyihiin inuu biilo 9 blood baa loo soo siday oo naas loo siinyay .inuu biilo waa sax adeer baryana maha kii idiina alle la xisabtami nooga bax replyda shidh
@Aliinaliiban1780 sidaa doonto uhadal Gabar tahay wax xun kuma dhahayo balse ilmaha qasab ma ahan gabadha agteeda ku biilo ee waa inaa sidiii awoodayda ah hadii aan Soo wadanayo aniga ila jogaayaan iyo hadii agteeda wax ku siin karaba aan ku biilo iyadane cunugaas xiligaan ubaahanahay aan heli karo balse ilmo la isku dhajinayo family geyga Laga qarinayo
Biil kooda iyo daba orod kooda ma Gali karno
Walalo Waanka xumahay Waanka xumahay daahiroow ilahey waxaan kaaga baryi in ilahey Ku caawiyo Waanka xumahay daahir
Asc daahir qeer qabso masaakiin caawiye
Roma Ali Abukar miyaa oo abahed mar aan dheereyn dhintay ahaan jirayne sarkaal ciidanka waagii siyaad bare..hooyo sabar ilmahana ku dadaal sidaa usoo qaadan leheed Illaahay hakuu saqiro aabo haduu ku diidane Illaahay uga dacwoo.adna ka fiirso guurka dambe imaamka misajidka xita welli kuu noqon karo ee qudbosiro haka yeelin insha Allaah.team Dahir Alasoow ajir an dhaman Illaahay ha idinka siiyo.
Qudba sirada iyo masaafada waa waxa gabdhaha noloshooda halaagay
أحب الناس الي الله انفسهم للناس.
الله يسعدك
Walaahi waa sheeko caloolyow uurkutaalo ah gabadhaan nabsi aynaan gelin ayay nabsigii mirihiisa guraneysaa illaah xàqa ha u sàhlo
Allahu akbar
WALEE WAA XANUUN EE ALAAH HA U GAR GAARO😢😢 GABADHAN
WAlaahi waa oo yay maskiintaan caawi daahirow
Tif tif ayaa la shaqeeyo waagii hore dad weji weji ayuu ufiirin jiri😢
Waanka xumahay walahi somali Waa dad dhibadan walalahi
Waa isu ekyihiin
Miskiin so sad 😭
Carabta Saudiga 😢😢
Daahir si kastow u dhib badan yahay markaanoo kalaa la dhihi karaa waa wax garad waxgaradnimadu waa qaali
Allaaha ha ka cabsado ninkaan oo gabadhiisa yuusan inkirin
Mala huba hee? Allahu aclam koley uma eko ilmaha la inkiro qaarkood aad ugu egyihiin aabayaashood
Way u egtahay iiftiin un baa kaaqan@@Aziiza_A
asc legend daahir aad baad u mahadsanthy
ax ax sorry abaayo aaabe ale ha kuu soo hadeeeyo aamin
Iska Aamus ilaahey baa ku caawinaya iyo daahir baa Aabe kuu noqonayaa Aabe daahir baa la dhahaa. Daahir qeyr Allah ku siiyo
Dahir Allah ku xafido
Ilaahey hakuusalhlo
Waa nin sheydan ah maanta gabadhiisa oo gabar weyna Inkiriyaa oo qurux badan Ragna Caruur Aan dhalin bey naxakamada la maraan
Dahirow wllhi aad ayey ugu egtahay ee maxuu u inkiraa waa yaabe
Daahir Calasow gabadhan OO kale lama inkiree hadii uu aabaheed diido aniga aabi u noqonayee ISO sheega
Aabaha wayba u egtahay ee dhiig haloo ga qaado
alle muraadkeeda ha u soo fudaydiyo, awlaadeedana alle ha u soo dhaweeyo
Maanta hadeey wax heysan haleyd ma inkiri laheen somalida dhib badanaa
Waa sax anaaba aqaan nin inkiray ilmo uu dhalay kadibna ayagoo wax heysta markuu arkay alle aabo ….. kadibna sidaa ku xiriiriyay
Xamar wa dhulum badan dad xun o xaqa o hiilin aya jogan ....Allah aya idin xukmin doona
FAQASHTA IYO QALDAANTA NAGA XUN WALAAHI OO ILAAHEY AND DIINTA U GAFO😅😮😢😂
Dhibaato waaye runtii in gabdhaha hoos laga mehersado ilmahii lagadhalayna in lagu inkiro😢
Ilaaheey ha ka baqo wey u ektahay gabadha
Haa wey u egtahay
Xitaa awoowgiis ayaan aqaanaa waa geesaale
Dahirow Walahi sanka ayey egtahay
Weey u egtahay gabadhaan aabaheeyd cajiib
Laba Dan qof waa isu egyihiin😊
gaadhu aad bay ugu egtahay.
Masafo dambe ha aadin abayo Allaah sw haku barrakeeyo Ninkana wuu ku eg yahay khalad bu ku inkiraya DNA 🧬 bana laga wada inshaa-Allaah Alxamdullillaah
Abagaal aba leh ma jira , waa uun waa is wasaaan .
ماشاءالله gabadha caawi
sheydaan daahir alasow
Ma wagar abuukar shiiq ayaa manta meeshan la keenay😮😮😮😮
Waa la keena wayba u egtahaye walibana DNA aa laga qada
@@farhioeynte8703 kkkkkk yaan la daahinin hala soo dedejiyo
Ilmo la inkira badanaa naagaha carabta inta la sirsirto ayaa laga carara imrixaan badana.
asc ninkaas ookiyaalaha xiran u nax gabadha oo allah ka baq
Waa nin xaraami ah beer adakaa wuxu gabar u baahan aabe
Wallaahi waa edebdaro inkirmaad waa qalad
Ha la caawiyo
Waa isku egyihiin walaahi
WALEE WAY U EGTAHAY EE ALAAH HA SOO BIXIYO XAQA
Telefoonkiisa soo dhiga anaa wacaya
Waan ka xumahay
Ax ax waan ooyay walahi
Aaqiro war jiraa sida ilmaha loodayacaayo
Asc dahir igeya
Wey idamaqday sheekadaan ax weyxanuun badantahay
Waa.qalad waa55 jir qaldan
Dahirow gabadhas caawi miskiinta ah wllhi tan waa iska daacad nabsi ayuna ka galay aabaheed
Aamiin yarabil calamiin
Waa reer siigaale wagar waa nin la yaqaan wlhi
Waa asgoo meesha taagan