MW Maxamed Cabdi Waare -

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 578

  • @Cabdalla30
    @Cabdalla30 Рік тому +50

    I just liked Waare's interview before I even Watch it!
    This man is pure class 👏🏽 👌🏽

  • @Sharkyabdi
    @Sharkyabdi Рік тому +13

    This was a great interview. Thanks to President Waare, much appreciated!

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Рік тому +31

    Very well topic runta wanaagsan Khasab igu raac 2023 is not going to be work no matter how long it takes 🇸🇴🇸🇴

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 Рік тому

      Realy

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Рік тому

      Shidaanaba Shidan Shababki Hirshabele iyo Galmudug laga baacsaday iyo Layuuboolis ayaa Lascano ku aruureen ee Waare dadkaas mataqaanid ee ha iskusoo dhex tuurin.

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому

      @@haveaniceday365. Prof Waare wa nin aad uu yaqano Daqanka Somalida wax badan oo horay uu dhacaya ayow sheegaya iyo hada laa joga wax socdo runta ayow sheegaya wax kale ma sheegiin labada reer ee meesha isku heesto tariikh ahan iyo aqoon ahan ayow ugu hadalaya asaago reerne gooni uu tageriin. isku dhax tuur iyo wax sheegeyso mababa laga hadaliin mise wareysiga ma dhageysan?

  • @fnw8688
    @fnw8688 Рік тому +39

    Prof Waare deserves to be Somalia 🇸🇴 President he is the only politician who knows more about Somali issues. I hope he will be the next Somalia 🇸🇴 President. Ayaanle and Hanoolaato tv thanks ❤

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому +3

      He failed to lead Hirshabeele state

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому +2

      @@ahmedkulowabdi821 no way he failed Hirshabele. he's trying to do better and he doesn't have enough time and hiirshable is worse now than it was then. Waare so far he is the best president of Hiirshable State. Prof Waare he is better than 100% Osoble and guudlawe

    • @Fatima-fe5we
      @Fatima-fe5we Рік тому +3

      Yes ware he deserves to be somalia,s president.those blame him for hirshabelle the problems not ware the problems hirshabelle it self because hirshabelle its the worst state in the country. Because the hirshabelle,s parliamentary members they are the most parliamentarians not writte and read not educated.

    • @cattykitten579
      @cattykitten579 Рік тому +2

      Waare wa aderkey for real he failed to lead hiran and now he is talking about other’s shame on you

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Рік тому +1

      @@Fatima-fe5we 😂😂😂 u killl me wlh 😅😅

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Рік тому +38

    I LOVE WATCHING WARE’S INTERVIEWS. WHAT AN INTELLECTUAL MAN HE IS .

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed1191 Рік тому +17

    What a genius he is?Cabdi Waare
    .He told us the truth.

  • @husseinahmed9656
    @husseinahmed9656 Рік тому +13

    Precise, accurate and detailed analysis.

  • @worldcitizen9102
    @worldcitizen9102 Рік тому +4

    Waare our next Somali President. Very intelligent man. A true hero. From Puntland

  • @farahburale4080
    @farahburale4080 Рік тому +12

    I really apperciate waare he is great leader and honest one day I would like to meet him insha alah to say to him thank you, you are wonderful paerson

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому +4

    Maashaa,aah
    Waa runtiis waare
    Xigmad iyo dagennaan🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 Рік тому +46

    Dhulbahante Iyo isaq isku aragti ma aha Iyo isku fikrad
    Iyo isku qabiil waana ka tageen marka qabiil qabiil ma gumaysankaro qofkasto ha ka tashado ayihiisa yaan laysku mashquulin vivo somali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Рік тому +3

      Shukran intaas dad badan baay aaqiradooda ku dhintay oo xaqii qabyalad ka jacleystay

    • @zahrasaed791
      @zahrasaed791 Рік тому

      Waar caqli soo iibsada doqonkiinii baa aad ufarabatey horta caqlilayimaada reet jaahwareer

    • @monerahashi2970
      @monerahashi2970 Рік тому +1

      @@zahrasaed791 go to school

  • @sahrash.7544
    @sahrash.7544 Рік тому +3

    Mashaallaah
    Maxamed C.Waare waa Runtii oo qof ah Allow ku dhoowr.

  • @farxiyacali5694
    @farxiyacali5694 Рік тому +16

    Wa hadal sax ah waare warkisa qof anku taliyo laguma xukumi❤karo an ku gomeysdo oon sidan karaba kayesho❤ma soconeyso ee allaha kala❤qabojiyo

  • @mustafenour6785
    @mustafenour6785 Рік тому +9

    President Waare knows things very deep. He is An intellectual.

  • @abdullahisuleiman7943
    @abdullahisuleiman7943 Рік тому +6

    Manshallah Ayanle infact it was super interview with President Ware. It was very informative and educating. Always invite such visionary speakers to the platform of public knowledge. Am Suleiman from Dadaab Kenya.

  • @Wadani924
    @Wadani924 Рік тому +3

    Madaxweyne Waare waa philosopher ay naadir iyo dhif ku tahay siyaasiinta Soomaalida habfekerkiisa oo jaad-goonni ah. A highly educated man with higher intellectual capacity. Masha Allah.

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Рік тому +10

    i love it your legacy documentary, specially former president waare. thanks ayaanle

  • @abdulahitorow8441
    @abdulahitorow8441 Рік тому +8

    Ware is intelligence man ManshaAllah imagine I listen more than a hour

  • @abdiqadirmohamed3466
    @abdiqadirmohamed3466 Рік тому +3

    Hanoolaato dadka sidaan u caqliga badan leh walaal waraysigooda soo badi Khayr alla haku siiyo

  • @mohamedibrahimalishire7698
    @mohamedibrahimalishire7698 Рік тому +1

    President Mohamed Abdi Waare, whatta great politician! Kudos!

  • @mohamedhussein658
    @mohamedhussein658 Рік тому +15

    Beautiful masterpiece. Ayanle, bring this intellectual more regularly.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Рік тому

      Shidaanaba Shidan Shababki Hirshabele iyo Galmudug laga baacsaday iyo Layuuboolis ayaa Lascano ku aruureen ee Waare dadkaas mataqaanid ee ha iskusoo dhex tuurin.

  • @ahmed-kheirhersi1141
    @ahmed-kheirhersi1141 Рік тому +4

    Proff Aware deserves to be president of Somalia

  • @amiinbalal
    @amiinbalal Рік тому +5

    Madaxweyne Waare waa Somaliga kali ah ee aan dhageysan karo haduu hadlayo 5 saac oo xiriir ah. Very articulate and well informed.

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 Рік тому +4

    Maansha allaah tabaarakallaah ayaanle allaah swt ha ♥️ ku barakeeyo fidunyaa wal aakhiro jkz caruurtana hakuu xifdiyo jkz waqtigaada qaaligana hakuu barakeeyo fidunyaa wal aakhiro jkz xaqiiqda ayaad sgeegtey .xaqiiqda dadka qaar ma jecla aniga xaqiiqda waan jec lahay jkz

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому +10

    Ayaanle Waa Iga Qoslisay Wlh Allaha Ku Xafido Walaalkee

  • @AliYusuf1
    @AliYusuf1 Рік тому +12

    Masha Allah, M A Waare Somalia halo dhiibo

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому +1

      Exactly 💯 he deserves Somalia 🇸🇴 president 👍🏾

  • @fawadsoma
    @fawadsoma Рік тому +7

    My. C. Waare
    سياسي محنك بارك الله فيك أصبت كبد الحقيقه... فجميعنا بحاجة للجلوس إلى طاولة حوار بدون أن نجبر بعض على رأي أحدنا ونحترم رأي بعض بما يعيد وحدة صفنا وبناء أمتنا في المقام الأول ووطننا..... رحم الله امواتنا واموات المسلمين اجمعين
    جمعة مباركة طيبه أتمناها للجميع
    شكرآ ايانله وهنولاتوا 🇸🇴

  • @nastehosaid5988
    @nastehosaid5988 Рік тому +10

    Very informative and helpful interview

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +12

    Mohamed abdi waare wa qabiir dhinacyo badan wa waayo arag u baahan in laga faaiideysto allow u barakeeyo Cimriga oo sii caafimaad
    Waare wa qofka aan ku daydo

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому +1

      Exactly 👏👏👏 ani xata wa kuu dayda. Dr waare wa qof wax badan laaga baran karo. Somalia 🇸🇴 aya uu bahan ninkan runti

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому +15

    Ayaanle 15 Sano Qawaarij Joogtay + 15 Sano Laascaano La Heyste = 30 Kii Dowlad La'aanta Jirtay, Nabadii Aa Soo Caefeysa Ilaah Ha Keeno Aaamiin Aamiin.

  • @zainabali8950
    @zainabali8950 Рік тому +2

    Waraysi aad u qiimo badan. Waxaan us dhihi karaa, waa ninka Somali ugu caqliga badan. Very intellectually informative interview. I was captivated the entire 1 hour.

  • @Roobleh
    @Roobleh Рік тому +5

    President Waare waa aqoonyahan iyo waays arag wayn. Si qoto dheer ayuu uga hadlay arinka. Great interview

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Рік тому +13

    Well done, Ayanle and Aware.

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Рік тому +6

    Informative and He talking Fact.Mr Waare

  • @abshirismaiil3334
    @abshirismaiil3334 Рік тому +4

    Madaxweeyna maxamed waa somalida yar oo noo hartay allaha daayo somalida runta ma arkaan waana waxa halkaas na dhigay illahay danteena hana tuso aamin

  • @hassansuleiman1327
    @hassansuleiman1327 Рік тому +2

    Mohamed Abdi Waare waxaan u aqoonsanahay oday soomaliyeed oo indheer garad ah walaahi xataa waxaan aaminsanahay hadii talada umada soomaliyeed loo dhiibi lahaa si turxaan la'aan ah in uu u xalin lahaa. Alle haku barakeeyo mudane.

  • @abumoalim
    @abumoalim Рік тому +1

    Masha Allah waa wareysi aad uqiimo badan, madaxwe Waare waa nin akhyaar ah, hadalkiisana lagama dhargo, very nice interview.

  • @izali3395
    @izali3395 Рік тому +6

    This interview is amazing. It is educational and I learned a lot of history. Ware is great philosopher with full of general general knowledge, he is also comedian and made me laught. Noolow waare

    • @fnw8688
      @fnw8688 Рік тому

      Aad iyo aad prof Waare Somalia 🇸🇴 aya uu bahan

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Рік тому +6

    Maashaa allaah waa xaqiiq dhab ah

  • @khalidegal5560
    @khalidegal5560 Рік тому +2

    The voice of the people of Las caanod can not be silenced

  • @Qaali12
    @Qaali12 Рік тому +8

    Masha Allah. Ware waxan ku jeclahy runta, mar walba sidanu u cadeya. Allah yaxfdak muddane 😊

  • @Keyse_Alfa
    @Keyse_Alfa Рік тому +4

    war ninkaan caqli badanaa Mashallah.... I love this guy.

  • @abdimohamed8041
    @abdimohamed8041 Рік тому +6

    Very intelligent and knowledgeable.

  • @mahdino4339
    @mahdino4339 Рік тому +1

    Pres waare waa siyaagisiga ugu macquulsan ee runta iyo dad qancinta ku fiican masha Allah I hope he becomes next of somali president

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Рік тому +16

    Nin Laandheere ahoo Caaqil ah.❤

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Рік тому +2

    S.SARE 👋HANOOLTO IYO .PRO..WAARE ..THEN SSC KHAATUMO OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @Ahmed-qr9tf
    @Ahmed-qr9tf Рік тому +1

    Responsible honest Somali statesman

  • @kiligii
    @kiligii Рік тому +6

    Dr Waarre maantey maalin uu ka caqli badan yahay ma'arag meel wacan ayuu dhigay. Ayaanle caafimaad siyaasadeed Allaah siiyo buuga uu aqristey ayuu ku abuuray xanuunka haya.

  • @abdifitahhassanibrahim5907
    @abdifitahhassanibrahim5907 Рік тому +1

    Waare one of the best Somalia politicians 🤝

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 Рік тому +5

    Masha Allah mudane waare halkedad dhigtey 👏👏 xabad iyo xasuuq shacab xal mahan, muuse biixi waa inuu xalkale kenaa sidii loo joojiyo wiilal somaliyeed dhiigoda oo qubanaya. Hadiise xal loo hili karin maxa diidayo iney somali qadato nin walbo inuu sameyisto sheeq sheeq iyo nin walbo intiisa iyo beeshiisa sida United Arab Emirates

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 Рік тому

      Abti dhulkan waqooyiga anaguu ingiriiska nagu wareejiyey maamulkiisa ee cidaan dooneyn koonfur ha aaden

  • @abdiqadirmohamed3466
    @abdiqadirmohamed3466 Рік тому +4

    Maa sha Allaah waare maalinkii la waraysto 100 sano dhaxal ah ayuu ka tagaa illaahay ha inoo badiyo isaga Oo kale waare waxa uu u qalmaa in masxaf wayn loo furo sida uu dhaxalka umada uga tago

  • @mahadabdurahman
    @mahadabdurahman Рік тому +1

    Waraysi aad u muhiim ah, Mahadsanid Ayaanle

  • @farahali6399
    @farahali6399 Рік тому +2

    What a great interview. Thanks Ayaanle.

  • @Kastaro14
    @Kastaro14 Рік тому +1

    Well said mr president, i appreciate how to analysis the situation of laascanod, also I get a lot of information and I noted thank you. ✋🏻

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo Рік тому +17

    Aqoon yahay Waare waa Rug Cadaa Aan ka Gaban Xaqiiqada dhan kasta Nolosha Soomaaliyeed

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Рік тому +4

    Malin kasta Hanolato Searching Ayan dhaha mahadsanid ayaanle Malin kasto labo Videos inoga dhig

  • @sawdoabdulahi7354
    @sawdoabdulahi7354 Рік тому +2

    Mahadsanid Prof. Waare 🤙🏾🤙🏾🤙🏾

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Рік тому +4

    Ware is great Analyst.

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 Рік тому +1

    Horey usoco madaxweyne from ssc warsangali

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Рік тому +6

    26 June =. 1 luulyo, period whether you like it or not, no one can't change the history.

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Рік тому +2

      adoo saas leh ayaa aqaarisaambka dhacayaa

    • @fatushaden5736
      @fatushaden5736 Рік тому

      26june calanka 🇸🇴 balatagaay riyadaa kakaac

  • @ahmedmohamed3061
    @ahmedmohamed3061 Рік тому +4

    Manshaa Allah mudane madaxwayne mahadsanid Aqli iyo Aragti dheer Ayuu Allah kusiiyay

  • @musekhadir3888
    @musekhadir3888 Рік тому +2

    Nin qabir oo furfuran,madaxweynaha mustaqbalka insha Allah, from Djibouti you got my vote

  • @faridyare6253
    @faridyare6253 Рік тому +7

    Ana isaaqa walibana ah jufada xilka s/lnad haysa ninkan waxan ka fahmay waxa u dana jamuuriyada barakaysan intaanan vedioga dhagaysan waxan lahaa aygan aygu dhalay faqashti muxu leyey
    😂🙄 alle ha barakeyo ninkan

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 Рік тому +2

    Maasha Allah xaqiiq buu ka hadlay

  • @engshidane3668
    @engshidane3668 Рік тому +1

    Thank you ❤ very much

  • @somamn11
    @somamn11 Рік тому +3

    I like when he says FIIRI!😂

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Рік тому +3

    Waa runtii kheyr allaha ku siiyo

  • @salimshabanfarah3651
    @salimshabanfarah3651 Рік тому +2

    MA SHA ALLAH! walaahay aad baan ugu raaxeeystay MUDANAHA wareeysigiisa, waxaana rajeynayaa in aad markale isaga ama qof lamidda markale noowareeysataa, waadna kumahadsantihii soogudbintaas

  • @babuuaden3615
    @babuuaden3615 Рік тому +1

    Libaax somaliyeed mr waare.

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +1

    Masha mr president and eng waare he is talking reality as I believe ❤thanks mr president ❤❤

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 Рік тому +1

    Very interesting interview
    Thnk you for telling the truth,
    SSC IS SOMALIA NO MATER WAT,

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 Рік тому +1

    Ina Abdi waare for president

  • @oa8699
    @oa8699 Рік тому +2

    Correction: Ottawa waa caasimada Canada. Inkastoo ay u dhowdahay gobolka Quebec, waxay ku taalaa gobolka Ontario. Dadka reer Ottawa English iyo French labadaba way ku hadlaan intooda badan.

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Рік тому +2

    WANKAYGA BADHIDA WEYN BAA LOO SOCDAA HHHH HHH PRO.WAARE WAAD IGA QOSALSIISEEY🦁👍

  • @halimaahmed133
    @halimaahmed133 Рік тому +3

    Maansha alah waxuu uqalmaa madaxweynaha soomaaliya mustaqbalka dhow

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Рік тому +9

    Dhib ka badan tan waqooyi ayaa koonfur ka dhacday wax looga garaabo anigu ma arko balse hadda ayeey marayaan tii koonfur ka dhacday wayna ku tala jiraan iney wajahaan alle kuma aysan shukrin wanaagii rabi siiyey!!!!

    • @Sulqayareey8888
      @Sulqayareey8888 Рік тому +2

      Wlhi beenta ma ahan waxyaalaha aan layaabay waxa ka mid ah iney xamar ku quusqaadan wayeen wixii dhib dhacay waxa laga rabay tusaale in xamar u noqoto lkn nimcada ibnu aadamku ma arko intu haysto

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Рік тому

    Maasha allah nin wax garad ah run sheeg ah taariikh yahana wax badan og ilaahay ha ku xafido muxamed cabdi waare

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +4

    M maxamed abdi waare hadaan caadifaad laga tago 100% waa ku raacsanahay somalida dhulka way kala leeyihiin marka aniga ma aaminsani waxay wadaa BEERALEYDA GABILEY IYO XOOGAA HABJECLAA. SIDA MUUQATAA KABAHA AFKA LAGU SOO QAADAN..... AYAANLE HUSSAIN CABDI MAHADSANID SXBKAY

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому +9

    Jabuti hajabto insha allllah guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya 🇸🇴🇸🇴 tan labad jabuti waxey so dhibtay hub iyo ciidamada iyo kaare yaal iyo wax walbo oo lugu dhibateeynaya reer laascaanood dadka shacabka ee hanga so gaar baxo ismaciil cumar juudaan iyo gaalka itopiya iyo xulufadii teeywan ee hubka so siiyay snm rajiim argigixiiso kulmiis iyo cuulufda kaniisaha is baheestay ee riyada ku nol 33 year ee Somaaalind juudaan 💪💪💪💪🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💙🤍💙💪💪💕💕guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya

    • @rod12456
      @rod12456 Рік тому

      This guy is garbage. Viva farmoojo 🎉

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 Рік тому

      Wad wareertaye iska ashahaado

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Рік тому

      Walahi uducee waayo 2021ayaantagay nolol adag ayey kunoolyihiin faqri balwad kuleyl

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 Рік тому +3

    Madaxwayne waare ilahay haku dhawro nin xaqiiqda s/land iyo wabailada iyo xalada wax badan ka og thank you so much 👍

  • @farhiyoomar7970
    @farhiyoomar7970 Рік тому +9

    Waare hadii madaxwayne somaaliya looga dhigi la haa meel ayaan gaari lahayn caqligiisa alaah ha u barakeeyo

    • @ggtl304
      @ggtl304 Рік тому

      Gobal yaan uga dhigny waxna wa qaban wayay

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Рік тому

      @@ggtl304 adeer ninkaan wa ma quule lkn alle farmaajo iyo fahad oo tuugo eh ayuu qoorta u galay mamulkana maaheen Mid dhisan oo dhaqaalo leh

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Рік тому

      @@abdirisakisse4277 farmajo iyo fahad Zxp anoon arag somalia ayaan jeclaa Waayo rag somaliyed hanka lahaa from hargaysa saacad muuse

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 Рік тому

      @@abdirisakisse4277 Adna Aadan oo dhilo ah ayaa nahogaa misa iyo qoomulud coldon xaqiisii wuu soo dilaacey

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Рік тому

      @@apdirahmansuldaan8020 farmajo iyo fahad maxaa ka taqan reer daami ba atahy oo jiir haan ku waynaday baa la yiraah qof halkii uu ku dhshay uun joogo 😅

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Рік тому +5

    War cad oo toosan aan maqalnay: Allaah aa mahad lehe, madaxweyne Waarow guulseyso. Nin fikradihiisa iyo warkiisa aan jeclahay waaye.

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 Рік тому +2

    👉Reer waqooyigu isma quseeyaan takale reer ssc marna cid kasaxeexdey ma jirto waa been figatey run magaadho👈

  • @abudarda00
    @abudarda00 Рік тому

    Honest, class politician. Unlike most of the corrupt individuals there now.

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Рік тому

    Very intelligent funny and charming fella. Mr. Waare for SOMALIA presidency.

  • @nooramohamed8875
    @nooramohamed8875 Рік тому +4

    Allaw xaqa u hiilli yaa Rabb!

  • @seanis-lk3gb
    @seanis-lk3gb Рік тому +1

    Waare 48hrs wan dhageysan karaa taariikho farabadan buu hayaa wlhi mashallah

  • @samircade9742
    @samircade9742 Рік тому +2

    Dr Mohmed Abdi Ware Nin Wax Badan Og

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому +6

    Canada includes ten provinces and three territories, Canada waa 10 gobol iyo sedex territories

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Рік тому

      Waa uun saddex iyo toban gobol sidaa ayay Somalidu fahmeysaa

  • @cabdiqanicumarmaxamuud6397
    @cabdiqanicumarmaxamuud6397 Рік тому +1

    Ninkaan legend waayey

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Рік тому

    Intelligent person
    This man is educated man

  • @farhiyohassan6102
    @farhiyohassan6102 Рік тому +5

    Gobalka awdal 16 saacadood gudaheeda waxay kadileen dad layiri 1000 kudhawaad tirada Allahu aclam waayo tirada anigu maogi dadku waa dadkaas gabalka laascaanoodna wakaa dhibka aykuhayaan soomaaliyey dadkan waa dad khaladka iskuraaca badidooda ayagoo karaacaya soomali land waa muqads anigu gabolaka awdal ayaan udhashay soomaali wayn ayaa ideeqda dulmiga indhaha yaalaga xiran ee halasheego xaqana Allah hasareeyo

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 Рік тому +1

      madaxda garanee dadka shacabka reer shiikh Isxaaq mexey dulmiga uga dhiidhiyi waayeen,waxan ka yaabay sey u rabaan in Laascaanood iyo dadkeeda la'baabi iyo.

    • @fatushaden5736
      @fatushaden5736 Рік тому +1

      ​@@shukrisaleh3389 waxasidiin naceyb iyo cunsurinimo kucanbaxaay rerkaas

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 Рік тому

      ​@@fatushaden5736 abti anagu xaq kale ma radineyno xuduudii ingiriiska uun ban rabnaa dhiig islaam na ma rabno

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 Рік тому +1

    MW hore mudane Mohamed Abdi Waare, Jir iyo joog, 🫡

  • @manguzumanguzu995
    @manguzumanguzu995 Рік тому +3

    Ware guleyso runta allaa kugu jacel from jigjiga

  • @Hayaan121
    @Hayaan121 Рік тому +2

    Power and Money.
    N O T E D

  • @fatumaibrahimbarisle4515
    @fatumaibrahimbarisle4515 Рік тому +1

    manshallah

  • @sayidfarah3009
    @sayidfarah3009 Рік тому +5

    Muusa biixi waa haraadigi siyad barre aqligi siyad barre ku jiro

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL Рік тому +1

    Waa waraysi aad u fiican.

  • @idilhassan4048
    @idilhassan4048 Рік тому +1

    mashallah brilliant man

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Рік тому +1

    Sxb salaan sare ayaanle aaway sheekadi ina sheekh mukhtara fadlan soo dhiga oo Q.2 Q.3 soo dhameystir Thanks