Waxaaba CEEB iyo Dem_bi ah, in ey gaalo Maddoow, yac_nii ethopian_ku soo galaan ama is_tic_maalaan Taako ka mid ah Dhul_keena, maadaama ey Dul_mi ku heeys_taan Shacab_keena iyo Dhul_keenii uu siiyey gumeysi_gii caddaa ee reer yurub.
Nin an ogayn dhibka loso maray qarannimada uu sheegayo wa kan tarikhda ku xukumi doonta dacadnimada ad ugu shaqynayso xassan kalageeye,shikha dhul boobka Allow sahal !!!
Waxaaba CEEB iyo Dem_bi ugu filan, in uu la kul_mo ama shirro gaalo Maddoow, yac_nii ethopian_ka, io Dul_mi ku heeys_ta Shacab_keena iyo Dhul_keenii uu siiyey Gumeysi_gii caddaa ee reer yurub. Waxaaba CEEB iyo Dem_bi ah, in ey gaalo Maddoow, yac_nii ethopian_ku soo galaan ama is_tic_maalaan Taako ka mid ah Dhul_keena, maadaama ey Dul_mi ku heeys_taan Shacab_keena iyo Dhul_keenii uu siiyey gumeysi_gii caddaa ee reer yurub.
Ururka Jaamacadda Carabtu waa 22 dal waxa la aasaasay March 22, 1945 kii waxa xubin ka ah 3 dal oon Carab ahayn Somalia, Djibouti iyo Komoros. 1974kii ayay Somalia xubin ka noqotay Jaamacadda Carabta , waxana ka dambaysay Masar dagaalka ay Ethiopia kula jirto awgeed ee wabiga Nile.
Fahandarada siyaasadeed ee wasiir Ahmed fiqi iyo Villa somaliba In Aysan fahansaneyn siyaasada dowlada Turkiga Ma oga in turki Danta dalkeedu u tahay hadafka Kowaad. Marka in wasiirku yiraahdo turki waad og tihiin waxaan isku nahay. Fiqiyow turki hiraab ma ah
Nin leh an ku xukuma o waxb ma qabsan kartid inta la leyahy wllhi Banu somalia wax ka socda wuxb wax la kale dhagasan kara war dad somali o siman inanu nahay awalna laba gobol o isku tagay ahen ila ad qirtan ...
Mida kale mudane wasiir cid kasta la xisaabtama xitaa Hay'adaha shishiiye ee ku ciyaaro shaqaalaha Soomaaliga ah ee muwaadiniinta dalkan ee ihaaneesiga lagu haayo, indha kala fura mudane wasiir hoos u ilaaliya xaalada dadkan iyo dalkan waxaa ka mid ah in xitaa dadka shacabka in lagu guumeesto airportnka JKI
Reer koonfuredkii waxay kaga dhegtey Somaliland Iyo Itoobiya badda dhinaca Somaliland, iyadoo xabashigii Soo hadhay ama joogtaba gedo Iyo gobolada bay Iyo bakool Iyo jubbaland Iyo xamarba OO aanay ka talin Karin xuluumada xasan gurguurte Iyo xamse .walee waa yaab. Waar bal Horta koonfur U wada taliya OO xasiliya
MUuse maaha MUuse, bulsho dhan oo Soomaali' ah buu hoggaamiyaa, ee inaad MUuse qanciso looma baahna, ee haddaad Soomaali' u danaynayso qanci ummadda kale ee Soomaalida ee MUuse Ku qasbayso inuu go'aankaas fuliyo. Ummad Soomaalida oo aad gacanta Ku haysaa hadday jirto kuwanna waa Soomaali'e la hadal oo wax u sheeg. Yacni: MUuse keligiis maaha, ee ummadda uu xukumo, qanci oo u sheeg, wax MUuse uga faa'iido badan
DAWLADDA SOOMAALIYA WAY Dadaaalaysaaa laakiin Qardo jeeexbay ku jirtaaa Ethiopia Emirates baa Dabadda ka riiixaya Dawladuna saaxiib dhow Bay la tahay Emirates ka howshaaas hala is waafajiyo
Ma jiro dal carabeed oo la midoobay dal kale oo carbeed marku xoriyadda qaatay, siday ula midawday Somaliland dal kale oo Somali ah ama Somalia. 1958-1961 ayay mar midoobeen Masar iyo Suriya lana baxeen Midawga Jamhuuriyadda Carabta Haday Masar iyo Suriya kala tageen , maxa diidaya in Somaliland iyo Somalia kala tagaan
Mowqif ka Wasiir Fiqi waa cad yahay mar kasta. Lkn waxa haboon in aad su’aalo ka soo jeedisaan mowqif ka Madaxwayne HSM. Waayo, Madaxwayne HSM wuxu dastuurka ka saaray Dhulka Somalia ee Ogadenia (DDS). Haddaba maxay ku kala duwan yihiin Abiye Ahmed oo badda Somal duulaan ku ah, iyo HSM oo dhul Somalia oo ka mid ah xiddigta 5 geeska Ethiopia u xalaalaynaya?
War ma daasheen mise wali neef baa idinku hadhay . Bishan intayna dhaamaan waa la saxeexaya .way soo dhamaatay baroortii dhaxalkii talyaaniga.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk masakiinata xafaadaha xamar degen ee dulamane ah ee caruuratada xalaane logu geeyo cadawaga cadan madow lehe dhakhataradodiy tukigu isaka hayasato maalinaba dad ayaana af garaneen oo dhaqan kale wataaha la so dul dajinayo maraatiy ayee ka yihiin reer muqadisho dhulakoodiy walaba lagu tadinayo habalaha iyo wiilasha lo geeyo waxaas xalaane jooga ciilaqabe fiqiiyo yaad masuul ka tahay mayeeye kuwii aad xamar la degenayad oraado umada maaweelada beenata kala hor taag tuug 💼💰 ku guranayaad tahay masharuuc ayaad reer muqadisho ka samayasatay amuus 🤐🤐🤐
Kkkkkkkkk qasaad weyn caqliga ku jira waakaa dawlada taagta yar ee fiilo qoslaaye orod marba meel u cararkii ii kaalmeeyadii markii laga qori waayey somalilndna gaadhi kari waayeen Ethiopia hada somalia ayey meelo badan ka taliyaan xoogna ku haystaan kkkkkkkkkkk viva somaliland and Ethiopia good job
Waa soo dhaweynayaa in tolku is wareysto OO wasiirkooda
Su,aalo Aan macno la heyna
La waydiiyo
Isha ayaan mariyey si niyad ah ayaan u qoslay 😂😂😂😂
😂😂😂😂
😊😊😅😅
Oromo wasiir uma ahan shiqow orod buryada is ka jar afarahan wey ka weyn yihin
Fiqi❤❤❤❤❤❤guul guuul soomaaliya❤❤❤❤❤
Wasiir fiqi horuu u yiri
Magaalana waa muqdisho
Qabiilna waa hawiye
SOMALIA GUUUUUULLLLL IYO GOBANINO VIVA SOMALIA❤❤❤❤❤❤❤
Fiqi waa umadinka soomaalidifacisa utaagan waa geesi difaaciidena soomaali wankugarabtaganahay❤ fiqi noolow
ADEER runta uma badnid adiga iyo xassanba guri gudaha kagubanaya hadii aad tirahdo waxba dab uma jeedno dadku ma fhegala,a
Axmed, reerku matoosna meesha aad adiga iyo saaxiibkaa goortani u hor boodaysaan, rabi yasir rabi yasir
Soomaalilnd guul❤❤❤❤❤
Tuuug qabyaledeste fiqi
Wa Ethiopian afsomali bartey
Fiqiyow si fiican baad u hadashay waayo cadowgaada lama ogeeysiiyo waxaad ka qaban doonto.Well done, keep going Fiqi
Wasiiir wasiir wasiiroow xaal qaado ilaahey ayaa no maqan
Guul Somaliland iyo Ethiopia marwalba guushu waa xagiina ❤
Oromoy amxaaro iska xoreeya
Wa Ethiopian afsomali bartey
Wasiir fiqi waa nin reer muqdisho ah waseer Tolkien la Shirakawa qof aan reer kiisa ahayn ma hor fadhiyo
We Supp0rt Mr. Fiqi..
Waa waraysi la soo diraayay, Su,aalaha la waydiin doono hore ayuu u ogaaa, jaawaabta Ciyaalakana wuu sii diiyaarsaday.
Viva dalka somaliland iyo dalka ethiopia maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah iftiinka afrikay noqdeen
dhulka somaaliya somaali baa leh
@@abuukarayaanle6842 somaalidu inba halkii illaahay dhigay ha u barakeeyo halkan dalka somaliland ayaa layidhaa ee barakaysan maasha-allaah
HALGAMAA HALYEEY FIQI MAHADSANID IN BADAN ILLAAHAY HAKU GARAB GALO SHAQADA ADAG EE UMADAADA UHAYSO
SOMALILAND WEY TASHATEY TASHO
Sharcigiii ay 2007 ku baxeen bay ku baxayaaan
Dameer waa dameer😂😂😂😂😂
Hoyadana waala dhaba ku darso
WAAR DADKAN WASIIRKA MIYAA SO URURSADEY WAYO, WAABA WAXA JIRAYAAL MOOG SACABKA AYEYBA ISAGA TUMAYAAANE
Aduunka maanta xoog ayaa socda hadaadan xoog hayn waxba kuu sheegi maayo ururo caalami ah ayaa ogaysiinay oo ka war haya
Waxaaba CEEB iyo Dem_bi ah, in ey gaalo Maddoow, yac_nii ethopian_ku soo galaan ama is_tic_maalaan Taako ka mid ah Dhul_keena, maadaama ey Dul_mi ku heeys_taan Shacab_keena iyo Dhul_keenii uu siiyey gumeysi_gii caddaa ee reer yurub.
Fiqi kadafshiir waxuu la soo shirt agay waxuu jeexay madaxwayne farmaajo dan caafiska farmaajo iskaleh.cunaa cabatanta hubka farmaajo iskaleh.
aniga mucaarad ayaan ahay lakiin dalka in difaaco waan ku raacsahay fiqi kadafshiir.
Nin an ogayn dhibka loso maray qarannimada uu sheegayo
wa kan
tarikhda ku xukumi doonta
dacadnimada ad ugu shaqynayso
xassan kalageeye,shikha dhul boobka
Allow sahal !!!
In Ethiopia dhulkeena kuso xadgudubto waxa ugu wacan kuwa somali ah oo daciifa dawlada Somalia wanu garab taaganay from waqooyi galbeed
Mahadsanid 😮
Ilaaheey go'doonka hakaa qaado uu Muuse juudaan idin biday.
Waxaaba CEEB iyo Dem_bi ugu filan, in uu la kul_mo ama shirro gaalo Maddoow, yac_nii ethopian_ka, io Dul_mi ku heeys_ta Shacab_keena iyo Dhul_keenii uu siiyey Gumeysi_gii caddaa ee reer yurub.
Waxaaba CEEB iyo Dem_bi ah, in ey gaalo Maddoow, yac_nii ethopian_ku soo galaan ama is_tic_maalaan Taako ka mid ah Dhul_keena, maadaama ey Dul_mi ku heeys_taan Shacab_keena iyo Dhul_keenii uu siiyey gumeysi_gii caddaa ee reer yurub.
Warr maxaa loo diyaarin waayey Ciidan_kii, Hub_kii, Daawaddii iyo Dhaqaalihii lagu Xorrey_naayey Ogaadeeniya, yac_nii Soomaali Gal_beed, maadaama diffaaca ugu fiican uu yahay Weerrar.
Tan kale maxaa Xer_yaha Ciidan_ka loogu diyaarin waayey 3 Malyan oo Dhalin_yaro ah, si loo siiyo Tabbabaro Deg_Deg ah, oo dhan_ka Dagaal_ka ah.
somlia land guul guul iyo gobnimo
Tv-ga universal waxa uu noqdey tv dawladeed
Xawayan xawayan dhalay wasir fiiqi war somaliland way tashatay ee ha ku dawakhina reer Muqdisho show ya nacalatulah
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤
Hawiye intaa dagtaan u yashada umado kale wakiil kama tahiin
Ninkani wa caydid yar insha allah waraysiga waxa dhagaysan Donna dadka dhalanaya 2040ka
Mudane Fiqi guuleyso
Wazir fiqi waziir ethiopia 🇪🇹 waxay tahaay inaan kacan teeenaa tabata diiyaar ayannu naahay ee ka bulsha ahaan tako ssomalia jogiddan iskadaye. Oromo adeerow wa beeeey jiri jiren ee raga an iska celino.wax heshìis aah lama galeeni.
Waa runtiis wasiirka waayo danteena Soomaali ahaan ah baa annaga dan noo ah, Eithipia markey maqashay Masar ayaa timid ayee naxday taasna waa mid aad noo anfaceeao sababtoo ah cadowgeena cadowgiisa waa saaxibkeen
fiqi oloole doorasho ayuu ku jira fiqi 1991 difaac ayaan ka rabna.
qaldaanta go'doonsan oo waali ictiraaf iyo dherbaaxyadii Khaatumo ee la waasheen ee yaan lagu danbaabin dadkaas go'doonka ku jiro.
Ururka Jaamacadda Carabtu waa 22 dal
waxa la aasaasay March 22, 1945 kii
waxa xubin ka ah 3 dal oon Carab ahayn Somalia, Djibouti iyo Komoros.
1974kii ayay Somalia xubin ka noqotay Jaamacadda Carabta , waxana ka dambaysay Masar
dagaalka ay Ethiopia kula jirto awgeed ee wabiga Nile.
Fahandarada siyaasadeed ee wasiir Ahmed fiqi iyo Villa somaliba
In Aysan fahansaneyn siyaasada dowlada
Turkiga
Ma oga in turki
Danta dalkeedu u tahay hadafka
Kowaad.
Marka in wasiirku yiraahdo turki waad og tihiin waxaan isku nahay.
Fiqiyow turki hiraab ma ah
Guul
Nin leh an ku xukuma o waxb ma qabsan kartid inta la leyahy wllhi Banu somalia wax ka socda wuxb wax la kale dhagasan kara war dad somali o siman inanu nahay awalna laba gobol o isku tagay ahen ila ad qirtan ...
Muxuu yiri labadi sano ee lasoo dhaafay waxan gaarnay meel aan la gaarin 50 kii sano ee u danbeysy 😂
Imaaraat ayaaba soomaaliya dhabar jab ku ah marka runta la sheego
Reer wixii Somali ka dhaxeeyey isku dhuuqey 😂😂😂😂
Weakness and waste of time😢
Oroomo😢
MIYUU SHEEKAYNAYA MISE WAA WAREYSI
Adeer hasaad hantidii soomaaliya ay laheyd aad wasa hadal iyo waa waan aad ka gasheen
Wadanka idinkaaba gacanta ka bixiyey
Wx gacan idinkugu jira malahan
Macaaac dameer xaarweyn
Naagnaag dhalay Kafagow wasiirka
Mida kale mudane wasiir cid kasta la xisaabtama xitaa Hay'adaha shishiiye ee ku ciyaaro shaqaalaha Soomaaliga ah ee muwaadiniinta dalkan ee ihaaneesiga lagu haayo, indha kala fura mudane wasiir hoos u ilaaliya xaalada dadkan iyo dalkan waxaa ka mid ah in xitaa dadka shacabka in lagu guumeesto airportnka JKI
QALDAANOW CAQLI YEELO OO FAHAM IN DHULKAAGA LARABO OO AAN DEKKAD LARABIN WAAYO TII BARBARA OO19KA SHARE AHAAY XAGEEY KU DANBEEYSAY.
FIQI MOORYAAN ISBAARO HAWIYE
Walhi waxa xasuusta 2007 xabashi waxi ku dhacay
dowlad musuq maasuq waaye dawladA xasan tuug
Yaa kaa akhrisanaya. Go'doonka ka bax oo maseerka joojiya.
Ninkan riyoonaya kuwa dhegaysanaya ayaa kadaran fiqiyoow muqdisho maxukuntaa
No moe ictiraaf Cabaadweeyneey
Dawlada xamar somali way kala fogaynaysaa
Waayo somaliya hal beel ma goysomasiirkooda
Wasiirka arimaha dibada ee beesha Hawiye oo tolkisa hor faristay. 😂
WAREEGA SADAXAD WAXA LOOGA WADA HADLAYAA BADWEYNTA HINDIYA EEDADKA SAXDA KALA HADAL HALKAA BADA CAS QALABKII LAGU DHISI LAHA FSNAANSA AYAA MARAKIIB LOOGA RARAYAA EE DADKA CARADA INDHAH UGADAA DANYER BATAHAYE
Reer koonfuredkii waxay kaga dhegtey Somaliland Iyo Itoobiya badda dhinaca Somaliland, iyadoo xabashigii Soo hadhay ama joogtaba gedo Iyo gobolada bay Iyo bakool Iyo jubbaland Iyo xamarba OO aanay ka talin Karin xuluumada xasan gurguurte Iyo xamse .walee waa yaab.
Waar bal Horta koonfur U wada taliya OO xasiliya
❤❤❤❤❤❤❤❤
Gurigaaga hagaaji jamuuriyada somaliland anaa lahe hoyadaa ma lahee
,macnaha dawlad miyuusan aqoon
Fiqi iyo xadan miyaa somaali ah
Cid kale wax laga waydiin maayo bal hadadd labadiinu ku filan tihiin
MUuse maaha MUuse, bulsho dhan oo Soomaali' ah buu hoggaamiyaa, ee inaad MUuse qanciso looma baahna, ee haddaad Soomaali' u danaynayso qanci ummadda kale ee Soomaalida ee MUuse Ku qasbayso inuu go'aankaas fuliyo. Ummad Soomaalida oo aad gacanta Ku haysaa hadday jirto kuwanna waa Soomaali'e la hadal oo wax u sheeg. Yacni: MUuse keligiis maaha, ee ummadda uu xukumo, qanci oo u sheeg, wax MUuse uga faa'iido badan
Masar hargeisa waa laga saaree maku soo celin Kara?
Taas waa jawaabta badda aad ka hadleyso
Dadka ka qeyb galayaasha weli ma fahamsana qeybta su,aalaha waan loo tababaraa intey meesha imaan
WAR JABUTI MAXADKUSEXEXDAY ADIGA IYO XADADHIQO IYO BALCAD YADSE MTELAYSEN 3 ILEN NIN OO QABILA CIDMAMETELANE NOJILCI ADER ILEN MARKIIBA KHARAJIYE AYALAGADHIGAY MAXA KUJIRA MESHAS ILAMATA WAYMUQATAYE
Kkkkkk gaadhiga xarardheere kabaxa Hargaysa ayuu aadikaraa wax celinaayana majiro okay orod adigu horta tag waliba dayaarad raac gaadhigu hakuudanbeeyee
Damaca etioipia kuwan walahi way jaha wareeeren 😂😂😂😂
Xayawaan aan fikir dhaba lahayn oo DL ku mashquliya shacabkoda aye cadabeen
war.ninka.waydii.jabuuti.maxaad.kusaxeexdey.dadka.usheeg.
HADAL JILICSAN COD JILICSAN MIDNA LOOMA BAAHNA WAXNA MA BADALI KARTID MOU WAA SOCDAY
Hhhhhhhhhh
Ma hubtaa oroma leef leefow???
Waxaad waraysanaysaa waxaan upoolin soomaaliya bilaahi caleeg gafganagadaa hadaanunahay soomaali land manihin soomaali koonfur been hakusheekaynina majarahabawga iiyo beentaad shubayso waannu khajilay beenaalw
Hadalkaiskahagaajiwasiir
DAWLADDA SOOMAALIYA WAY Dadaaalaysaaa laakiin Qardo jeeexbay ku jirtaaa Ethiopia Emirates baa Dabadda ka riiixaya Dawladuna saaxiib dhow Bay la tahay Emirates ka howshaaas hala is waafajiyo
Aniga ayaa kamid ah , in wada hadal lala galo at all ilaa aay kanoqdaan
Xaarweynayaal😂
ninkaan wasiirka ah waxaa hor fadhiya carruur aad u abaarsan. tan kale kama aadan shaqayn waxa aad sheeganeyso. somaali adiga iyo hassan sheikh aqoon darro iyo hunguri xumo awgeed ayaad 99kii ugu celiseen.
Sinaanta ma adaa bixiya hadey cidi qaawan tahay adaa qaawan
Fiqi hadalkiisu waxa weeye dhuuso geel mabaaqato mana urto
Fiwi wali waxaad wadan qsbyaladii sdkukala kaxaysen dadkii somaaliyed wan kujedna in ad wale wsdo qabyalad
Calaacal dulimo waa iga muuqda hore loo yidhi nin walaalkii qunsada guul gaadhi waa.waligi sida aahanaysa qabyaalada iyo xaasinimo istaha
Game is finish there is nothing you csn do
NINKAN HADLAYA ISLA GOOBTA UU HDADAAS JOOGO WAXA AMNIGIISA ILAALINAYA ASKARI ETHIOPIAN AH HADANA WUXU DOONAYA INU INDHAHA KA TUURO SHACABKA ASKARIGAAS ARKAYA INTII WADAN EE UU KUSO OOYEY AYU ETHIOPIA KU SHEEGAYA SHACABKAAGA BEENTA KA DHAAF BEENI RAAD MALEH DHULKAAGA DIFAACO DHUL KLE HAKU DAALINE,THNKS
Ethiopia futada ukeen wasaqad yahy xabshada xabar xabshi sooma ha wesato adigo futada kadaba sido miyaa moda muqdisho lafahoda wali dadsan dadka hosta ku hesta ka midtahay nagesato wacal yahay shubada
Ma jiro dal carabeed oo la midoobay dal kale oo carbeed marku xoriyadda qaatay,
siday ula midawday Somaliland dal kale oo Somali ah ama Somalia.
1958-1961 ayay mar midoobeen Masar iyo Suriya lana baxeen Midawga Jamhuuriyadda Carabta
Haday Masar iyo Suriya kala tageen ,
maxa diidaya in Somaliland iyo Somalia kala tagaan
Ilayn Af aanad lahayn lama qabto
Mowqif ka Wasiir Fiqi waa cad yahay mar kasta. Lkn waxa haboon in aad su’aalo ka soo jeedisaan mowqif ka Madaxwayne HSM.
Waayo, Madaxwayne HSM wuxu dastuurka ka saaray Dhulka Somalia ee Ogadenia (DDS).
Haddaba maxay ku kala duwan yihiin Abiye Ahmed oo badda Somal duulaan ku ah, iyo HSM oo dhul Somalia oo ka mid ah xiddigta 5 geeska Ethiopia u xalaalaynaya?
Haa iyadoo ay sidaa tahay ayay rabaan in anaga soomaliland ah ay naga dhadhiciyaan in ay naga muwaadin san yihiin maxaa keenay hadii aad muwaadinin tihin inay itobia qabsato maamul goleedada soomaliland haydiin dambaysee ? Mase ogtihiin dawlad deegaankii in luuqadii magacii soomalida calankii laga badalayo oo bargains itobia lagadhigayo hadaad ogtihiin maxaa idnka qorshysan anaga gumaysti dadka laynayay ayaanu harag kagasaxeexnay inan gaal kudhalan gaalna kudhiman markaa anagu isku filin cid kasta
Emaaraat iska saara waa cadowga soomaaliya
Maxaad maxkamad ugu furious wayseen muuse biixi maxa yeelay waa qiyama qaran
ALA. BEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEENTA MASAR. WALIGIID. WAY. DEEDAY. ICTIRAAFKI. 1960 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉
Miskiinkani duplamasiyadna ma yaqaan aqoona malaha balse qabiil iyo farmaajo ayaad ila mucaaridey ayaa xilkaa lagu siiyay oo lagu abaalmariyay wasiiro xaal qaado
Garan wa cawana wareer kofur cadalad idinkan iskusamai inan kayagi inailkadahable red qalateen xagukudan beeyay xogmoye cadalad majirto
Oo hadad dhulka somaliland xaq uleedihiin maad maxkamada aduunka u dacwotaan oo aad tidhaahdan dhulkayagii ayaa la dhacayaa. 😂😂😂😂
Inaad qaracan tahay sidaad u aflagaadoobayso ayay cadaynaysaa
War ma daasheen mise wali neef baa idinku hadhay .
Bishan intayna dhaamaan waa la saxeexaya .way soo dhamaatay baroortii dhaxalkii talyaaniga.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk masakiinata xafaadaha xamar degen ee dulamane ah ee caruuratada xalaane logu geeyo cadawaga cadan madow lehe dhakhataradodiy tukigu isaka hayasato maalinaba dad ayaana af garaneen oo dhaqan kale wataaha la so dul dajinayo maraatiy ayee ka yihiin reer muqadisho dhulakoodiy walaba lagu tadinayo habalaha iyo wiilasha lo geeyo waxaas xalaane jooga ciilaqabe fiqiiyo yaad masuul ka tahay mayeeye kuwii aad xamar la degenayad oraado umada maaweelada beenata kala hor taag tuug 💼💰 ku guranayaad tahay masharuuc ayaad reer muqadisho ka samayasatay amuus 🤐🤐🤐
Waxaan meesha ku ururay maxay yihiin, maxay se ka hadlayaan ? Ma reer is warsanaya ?
¹
Kkkkkkkkk qasaad weyn caqliga ku jira waakaa dawlada taagta yar ee fiilo qoslaaye orod marba meel u cararkii ii kaalmeeyadii markii laga qori waayey somalilndna gaadhi kari waayeen Ethiopia hada somalia ayey meelo badan ka taliyaan xoogna ku haystaan kkkkkkkkkkk viva somaliland and Ethiopia good job
Cabaadweeyneey go'doonka ka bax
Wadan laqabsanayo oo faanaaya