Dawladan Xasan Sheekh ee qabyaalada iyo musuqu bahdilooday kama hadli karo ninkan la leeyahay Ayanle. Ajande qarsoon ayuu ku wataa barnaamijkan uu ugu magacdaray Hanoolaato oo xataa aan la kasayn waxa uu leeyahay ha noolaato, maxaa noolaanaya ma qabyaalada mise musuqa mise dawlada adeerkii Xasan Sheekh.
I NEVER HEARD SOMEONE SAYING I WAS PART OF THE FOOLS FIGHTING OVER LEADERSHIP WHOM MANY OF THEM DID NOT REALIZED. AND THOSE FEW WHO REALIZED STAY TO REGRET THOSE ALIVE AND DEAD TODAY.
MUURUG IYO CALOL XUUMO AYAN KA SIQADA MARKAN CEBTAN OO KALE MAQLO! BAL 33 SANO AYAN DAWLAD DHISAN KARI LANAHAY😭 DALAKI CADAWGA NAGU AHA AYAN HOOS FADHISANAY KUWU CADAWGEENA NOJABIYAY ILAHAY AYAN KU DACWAYNAY ILAMANTA DHIBKI AYA GAYSTEN AYAN LA DALA DHACAYNA😭😭
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday Gunnaanad_ka ama Dhammaad_ka Barnaamij_kaan : Khaat_kii ama Jaat_kii lagu eedeeyey, in uu ka Lacageeys_tay Xassan Farmaajo, iwm ?
Ale ayaa mahad dhamaanted is kaleh safirkana wuu mahad San yahay mida kale waxaan la yaabay Aqoon yahan kastA oo soomaali ah maxuu usoo qaataa luuqan qalaad kuna fasiro Afsoomaali maxaa diiday in uu Ku ekaado Afkiisa Mise waxa uu is leeyahay Aqoon malihid ayaa lagu dhahayaa??? 😭😭😭😭😭😭wlh waa nasiib xumo Aad u ween taas in ay dhacdo
Walee Eed maleh Somalia hadayba colaadi oo aan LA iska Cafis weydisan ay abuurtay raad muuqda oo dawladnimo laakiin waxaa nasiib daro ah ambassadorka wuxuu sheegayo o ah in dadka nabad sugid loo adeegsado o la dilo Lana caburiyo dadkana la caayo ay tahay dhaqanka kaliye ee xisbiga nabad iyo nolol Cadada ka dhigteen Iyago ah modern politics party ah
cawad waa waaya arag aqoon iyo akhlaaq daganaasho ku dheehantay isku darsaday waana masuuliyiinta fara kutiriska ah ee rajo galiya shacabka soomaaliyeed ❤❤❤
:I would say that man is Speakers of the House of Commons of Somalia 🎉Good j job.Big man
Well done, Somaliya waxay u baahan tahay dad ambassador oo kale ah, caqliga Alle kaama qaado.
Fadlan ayaanle kajadal dhul boob ka ka socda xamar ee magaca dawladda lagu dhacaya waxa ka mid ah bangaariyadii, mahadsanid.
Wasiirku waa runtii, shacabka Soomaaliyeed ayaaba damiiniin ah oo aamisan in madaxdu waxay doonaan samayn karaan oo aan lala hadli karn, taasna waa masiibo keentay in madaxdu waxay doonaan sameeyaan waayo shacabkiiba ma garanayo waxa xun iyo waxa san iyo saraynta sharciga..
Cawad nimaan taageero legend
M.a profesar Ahmed awad waaya arag ayaa tahay Alle somaliya nabad ha'uso dabalo
AHMED ISSE AWAD WAA AQOON YAHAN DHABA WAX BADANA KA OG CILMIGA SIYAASADA GAAR AHAAN PEACE BUILDING AND STATE BUILDING.
Amb Awad waa maktabad nool oo socoto dadka nucisa okale ah in laga faidaysto habon waxan ku tilmami karaa hanti qaran salamada amb iyo ayaanle
Dawladan Xasan Sheekh ee qabyaalada iyo musuqu bahdilooday kama hadli karo ninkan la leeyahay Ayanle. Ajande qarsoon ayuu ku wataa barnaamijkan uu ugu magacdaray Hanoolaato oo xataa aan la kasayn waxa uu leeyahay ha noolaato, maxaa noolaanaya ma qabyaalada mise musuqa mise dawlada adeerkii Xasan Sheekh.
I NEVER HEARD SOMEONE SAYING I WAS PART OF THE FOOLS FIGHTING OVER LEADERSHIP WHOM MANY OF THEM DID NOT REALIZED. AND THOSE FEW WHO REALIZED STAY TO REGRET THOSE ALIVE AND DEAD TODAY.
Honolato 🇸🇴
Masha aallha cawad wa aqon yahane somaliyed
Qabyaaladdu Maccaanaa.
😅🤣😂😅😂🤣😅
Asc wareysigii 2 labaad waangar tey sodaa
Afmacaanaa siyaasiyeenta soomalida marka xilka haayaana dhuuman ogaa oo qaladkoodu badanaa walle umadeena habaar heysta waayo intii habaarneed usoo hormarty mid damiir leh malahan😢
MUURUG IYO CALOL XUUMO AYAN KA SIQADA MARKAN CEBTAN OO KALE MAQLO!
BAL 33 SANO AYAN DAWLAD DHISAN KARI LANAHAY😭
DALAKI CADAWGA NAGU AHA AYAN HOOS FADHISANAY KUWU CADAWGEENA NOJABIYAY ILAHAY AYAN KU DACWAYNAY ILAMANTA DHIBKI AYA GAYSTEN AYAN LA DALA DHACAYNA😭😭
Abaar iyo fatahaad land never recover and never come to terms with themselves.
Abaar iyo fatahaad land
M.a wasiir cawad aqoon yahan wayn wye.
Waxaan ka helay sida uu isku barbardhigay qaab xukunka madaxdeenna iyo qaab xukunkii gumaysiga.
Master Slave Relationship
16/April/2023
Docomentigii joojinta colaadaha; 27/10/2002
Ayaanle ka hadal Guryaha bangiyadda Oo nalaga dhacay
Xitaa kuwa Afkaarta Ka dhiibanaya ee shacabka ah waa lamid war Afkiina Ku faano Afqalaad Aqoon maahane
Ayaan_loow maxaad uga sixi weeyday Aayadda Qur'aan_ka Kariim_ka.
Hanoolaato ❤
Masuul codka qofka aad wareysaneyso badanaa wuu gaban yahay aad loma maqlo
Ayanle please heesta naga bihi oo hanolato leeh
Mar kasta oo xilligii qab qablayaasha lagasii fogaado dadku waxay sii fahmi doonaan nidaamka dawliga ah
Wasiir Cawad oday xogogaal ah oo soo shaqeeyey.
Walee ma eheeynin hishiis lagu aflaxay waxeey noogu dhiseen bam nugleer oo umadii dhan cagta mariyaay somali idil walagu laayay waxeey abuureen wax sanbal doowladeed iyo shabaab umada laayeen ilaa hada waa lacaga dhiga la yahay masiibo uguma horeeyni somaliya hisiiskii inbigaati
Waa runtaa caqli xumo wuxuu sabavaa inay tabardaro timaado laakiin markuu caqliga fiican yahay wuxuu abuuraa in tabartaadu korodho xetaa hadii ay yareyd waxa tabarta maareeya waa caqliga wanaagsan markaa waxay isu yihiin saamigal
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday Gunnaanad_ka ama Dhammaad_ka Barnaamij_kaan :
Khaat_kii ama Jaat_kii lagu eedeeyey, in uu ka Lacageeys_tay Xassan Farmaajo, iwm ?
Ale ayaa mahad dhamaanted is kaleh safirkana wuu mahad San yahay mida kale waxaan la yaabay Aqoon yahan kastA oo soomaali ah maxuu usoo qaataa luuqan qalaad kuna fasiro Afsoomaali maxaa diiday in uu Ku ekaado Afkiisa Mise waxa uu is leeyahay Aqoon malihid ayaa lagu dhahayaa??? 😭😭😭😭😭😭wlh waa nasiib xumo Aad u ween taas in ay dhacdo
Dadoow dhimo adiga war helaayo
X
Wariyaha wuxuu ushaqeyaa sirdonka kenya iyo UK 🇬🇧 oo qasa 🇸🇴
Cadeyn ma u heysaa?
Ka fiirso waxa aad ku eedeysey wariyaha
Kaalay waxaas nagu qanci oo hal qof xataa ha Kaa rumaysto hee, dadku ma carruur baad mooddaa waa dad waawayn oo wax gartee
Wey caddahay balse umadda kuma aaminiyaan.
Ayaanle wa wariye kaliye ee ugu wadanisan wariyasha Somalia 🇸🇴
Walee Eed maleh Somalia hadayba colaadi oo aan LA iska Cafis weydisan ay abuurtay raad muuqda oo dawladnimo laakiin waxaa nasiib daro ah ambassadorka wuxuu sheegayo o ah in dadka nabad sugid loo adeegsado o la dilo Lana caburiyo dadkana la caayo ay tahay dhaqanka kaliye ee xisbiga nabad iyo nolol Cadada ka dhigteen Iyago ah modern politics party ah
Mr cawad siyasi xogogala