Absolutely 💯. Waa taariikh dahabi ah oo mudan in la meeleeyo si aannaan dib dambe ugu noqon jidkii qodxaha badnaa ee kaligi talisnimada ku dhisnaa. Jabhaddii SSDF/KULMIS waxay ka dhiidhidey dulmigii iyo dhibaatadii lagu hayey dadkeeda, Somali oo dhan waa dad walaalo ah waa in aan dunida kale hiigsannaa. Si taasi u hirgasho waa in aan helnaa maamul wanaag uu saldhig u yahay sharciga ISLAAMKU.
Ayaanloow bro allaha ku barakeeyo shaqa wanagsan baad noo haysaa.wxn kaa codsan lahay hadii ay suurta gal tahay qofka ad waraysanysid inad siisid fursad uu hadalkiisa ku dhamaysto si aan anagane u fahano asagane uu macluumaad badan kusoo gudbiyo mhdsanid
Waxa run ah, in somalida qurbaha joogtaa aad loo amaanay, qof kasta oo anjanabi ahi na ogyahay inay yihiin dad adag, balse nasiib darada ayaa ah in dhexdeena iyo dalkeenaba aynaan ahayn dadka ku wacan😢 lkn insha allah raxmada allah ka quusan mayno waynu na kasoo kaban. Thank you HANOOLAATO
Mahadsanid aqoonyahan Xuseen Khaliif, waa nin waayo arag ah oo daacad ah oo wax badan u soo joogay, taariikh muhiim ahna u soo ururiyey inay ka faa'iideeystaan jiilasha hadda nool iyo kuwa dhalan doono;
Waa Arin cajiib ah qabiil yiri Anigaa madaxweyne noqon ama hala kala guuro tii SSDF Ay ku hayeen siyaad bare Ayaa puntland ku heysaa soomaali shalayna Ay farmaajo kaga tuureen
hado gal raac yahay woxo la dagalamayay nen ka sii daran oo shoyoci elah enker raac ah qoraanka aayad ka meda enkeray🇸🇴🇸🇴🇸🇴👆🏽monafiqiinta noocaaso kale ah elahay oma gargaaro
Siyaad alle ha u naxariistee wax wuu khalday laakiin mahbar yohow ii sheeg waxaad ka hesheen mahbarnimadii aan ka ahayn inaad horseed u noqoteen cayayaankii gang ka ahaa ee usc Snm iyo xasharaadkii la midka ahaa
Dadka somalida English Ka maxay aqoon ugu maleyaan oo hadii ayna u isticmaalin Englishka ay umaleyan in aan loo arkayn qof aqoon leh, xata hadii uu Ku adagyahay oo Somaligu oga fududyahay.
Falaagadaan SSDF wareeraa ku dhacay waa dadka kaliyah hub u qaatay ee cadawga dalkeena ka raacay mamulki ciidanka ahaa ee siyaad BARRE hadane isla maamulkeey rideen la feeylay ugu dambeenti.
HADALKIISA AYAA ISQILLAAFAYA OO MARNA WUXUU NA LEEYAHAY CADDAALAD MA JIRIN HADDANA WUXUU NA LEEYAHAY IMTIXAANKII AAN GALAY CADDAALLAD BAA LOO MAAMULAY.
Qaliifoow Inaba maskaxdaad ma soo gashay In Soomaali had meel Xun dhigteen waxaa jiray Nin Madax ii ahaa oon isku aragnay Jarmalka oon qoxooti ku ahaa kiiyoo foolxumada iyo duliga saaran haad ka yaabaso waan is waraysanay waa ooyay Ninkii Isagoo isku arkay danbiile waan wada fadhiisanay waan la ooyay wuxuu yidhi ma garanay Nin Qable inaan haa.
Faallo xog & weydiin muhiim ah xanbaarsan balse waxoogaa dhigaalkeeda laaxin awadiis ay adagtahay in la fahmo, waxaana jeclaan lahaa inaad dib u il mariso oo aad si qumman qoraalka iyo xeerarkiisa u muujiso annana si qumman uga sii qalin keydsanno. Mahadsanid!
NINKAAN WERIYAHA AH WUXUU ka hadlaa wax tegey laakiin mustaqbal ma soo qaado maxaa yeellay WAA XIQDI...UMMADAHA FEKERAA MUSTAQBAL BAY KA HADLAAN , DADKA LIITANA WIXII TEGEY AYAY KA HADLAAN.
Xagee gasheen injirtaa xabashida ka dhudheen adana meeshaa ka caradheen yaad dib ugu soonoqoteen ileen lama huraan waa caws jiilaale. Maba kudhagaysan karo.
Absolutely 💯. Waa taariikh dahabi ah oo mudan in la meeleeyo si aannaan dib dambe ugu noqon jidkii qodxaha badnaa ee kaligi talisnimada ku dhisnaa.
Jabhaddii SSDF/KULMIS waxay ka dhiidhidey dulmigii iyo dhibaatadii lagu hayey dadkeeda, Somali oo dhan waa dad walaalo ah waa in aan dunida kale hiigsannaa.
Si taasi u hirgasho waa in aan helnaa maamul wanaag uu saldhig u yahay sharciga ISLAAMKU.
Ayaanloow bro allaha ku barakeeyo shaqa wanagsan baad noo haysaa.wxn kaa codsan lahay hadii ay suurta gal tahay qofka ad waraysanysid inad siisid fursad uu hadalkiisa ku dhamaysto si aan anagane u fahano asagane uu macluumaad badan kusoo gudbiyo mhdsanid
Waxa run ah, in somalida qurbaha joogtaa aad loo amaanay, qof kasta oo anjanabi ahi na ogyahay inay yihiin dad adag, balse nasiib darada ayaa ah in dhexdeena iyo dalkeenaba aynaan ahayn dadka ku wacan😢 lkn insha allah raxmada allah ka quusan mayno waynu na kasoo kaban. Thank you HANOOLAATO
Mahadsanid aqoonyahan Xuseen Khaliif, waa nin waayo arag ah oo daacad ah oo wax badan u soo joogay, taariikh muhiim ahna u soo ururiyey inay ka faa'iideeystaan jiilasha hadda nool iyo kuwa dhalan doono;
Kulahaa qofkii wadada ka leexda waa la dilayaa la fududaa dhiiggu subxaanalaah
Maashaa Allah ustaad xuseen khaliif xaaji waa khabiir xog ogaal ah in burburka ay bilowday dowladii hore
taariikhdu waa muhiim in la qoro, kharaar iyo macaan labadaba wey leedahay
Ahun Xirsi Magan, waxaan filayaa inuu yahay Ayaan Xirsi aabaheed
Maya
Haa ayaan xirsi aabaheed waaye
Haa. waa saas.
Jabhadiihii somalia waxay diidanaayeen iyo waxay doonayeen waa isku mid uum Jabhadii Rwanda 🇷🇼 ee madaxwayneha maanta Rwanda hogaamiyaa aw ka mid ahaa waxay keeneen inay nabad ka dhigaan dalkii dadkii is xasuuqayna heshiisiiyaan kana wadanka maanta ugu horu marsan waxyana ka tagiayaan oo utaala taariikh dahaba laakin Jabhadihii soomalida iyo dawladii ay la dagaala mayeenba waxoodo waa taariikh madaw qofkii igu raacsan like 👍 saar fadlan
Jamhaddii ssdf Xaqbeey Kudirieeyse Bal usc Iyo snm Maxeey kudirirayeen? Ssdf Xaqbeey Kutaagneeyd.
@@Cici_mimi gumaysi ayaa ku adeegsanaayay sidii aw qaranimada somalia udumin lahaa ayuu ugu adeegsaday
Hanoolaato waxaan rabaa inaane waraysi siiyo
Dadkaa degaankooda lagu dulmay baan ka mid ahaa ilaa iyo hadda documentgayga Jawhar baa iigu qoran dhalasha halka ay Bosaso ka ahyd dhalashadaydu.
As walaalo waadmahadsantahay ayaale iyo hawladeenada hanoolaato waxaan jooga waxaan ku xidhanahay barmaajidka waxaan codsanayaa inlagaagaabiyo barmaamijka tusaale 30 militis
Ayaanle waa nin xogagaal ah hibba iyo tayo wanagsan oo xaga tabinta ahna leh, waxaan ku faraxsanahay in aan follow kuu ahaa adoo haysta 15kun.
Waa run hadaad gurgaaga difaacddo waajihaad wagaa Majeerteenka siyaad bare xasuuq buu ku wadey sarkiishooda indheedgardookaa waa lyn jirey miyaga xoolhaa ka dhaci jirey miygaa baraakahuu burburshey hablahana waa kufsanjirey taliyaha haytey qaaybta 21 aad eee waxaa sameynaysey waxaa taliye ka haa Morgan oo ah shaqsi majerteen ah majeerteenka iney dil ku xukumaan baay aheyd
Qabyaalada majeerteenka ilaa hada ayay somalia neceb yihiin inay cagaheeda ku istaagto rabbi idiinma naxariisto aamiin
Ma qabiilkaas oo dhan ka waran adiga reer kaagu maxay ka shaqeeyaan yayse yihiin bal noo sheeg
Kaligood wadani xaaraantii kacaanka useless people
Waa Arin cajiib ah qabiil yiri Anigaa madaxweyne noqon ama hala kala guuro tii SSDF Ay ku hayeen siyaad bare Ayaa puntland ku heysaa soomaali shalayna Ay farmaajo kaga tuureen
Subxanallah rabi inama naxaristo miya Soo qortay Alla akhiro maxaa suaal taalo
Majeerteen xumaanta ma qaataan fariidnimo aad ku fahantid waxay diidayaanna ma lihid
Asc halyeyga somaaliyeed ayaanle xuseen cabdi
Halyeyga traitorska Somaliya burburiyay!
Walleh rag soo jabay iga dheh!
Xuseen khaliif 👍🏾kkkk
Book Mogadishu malaga heli karaa
Waxaan ahay loo sheekeeye sidaas awgeed waa inaan sheekeeyaha dhagaysto waxii dhaayo lagu arkay baa dhago maqlaan
Mahadsanid Ayaanle
Rag wax soo Maray dhip& dheef
Dameer dal haysta oo dawlad baatahay layiri weeye Soomaalidu
Waayo waliba aqoonyahan ah
Waa arin culus
Cabdullaahi yuusuf majeerteenkii laftooda ayuu kashakiyey ilaa uu ugaarsaday oo uu saa u kala eryo
Cabdullaahi yuusuf qabiil ayuu ukalasaaray jabhaddii kaddibna isagii ayaaba laxiray.
Taar awliyo iyo jaamac siglan wan xasuustaa 🤣🤣🤣
Mahbar mahbar dhalay. Lagumagooga waase lagugu maqanyahay. Awalbaa layiri halu ninka koriyey yeyjabisaa nacas gaalo raac gaalaraac dhalay yaatahay RABI kugo anaguna ku agin.🇸🇴👆Munaafuq ALLE kuumagargaaro waligaa.👆🇸🇴
hado gal raac yahay woxo la dagalamayay nen ka sii daran oo shoyoci elah enker raac ah qoraanka aayad ka meda enkeray🇸🇴🇸🇴🇸🇴👆🏽monafiqiinta noocaaso kale ah elahay oma gargaaro
Ssdf gung🎤🎤
Masha Allah
Siyaad alle ha u naxariistee wax wuu khalday laakiin mahbar yohow ii sheeg waxaad ka hesheen mahbarnimadii aan ka ahayn inaad horseed u noqoteen cayayaankii gang ka ahaa ee usc Snm iyo xasharaadkii la midka ahaa
Rag cadaalad waaya sidii cawsha kala yaac
Qalalan hawdka damco oo ka tirsan gobalka doolo 2010 ila 2011 geel ku raacijiray degan dhulbahante baharsame iyo qayaad
Dadka somalida English Ka maxay aqoon ugu maleyaan oo hadii ayna u isticmaalin Englishka ay umaleyan in aan loo arkayn qof aqoon leh, xata hadii uu Ku adagyahay oo Somaligu oga fududyahay.
Aqoon daro
Moorgan iyo Maxamuud Geelle na wareeso Ayaanlow.
Xirsi maganka uu ka sheekeynayo ayaan xirsidii gaalowday aabaheed miyaane ?
Haa waa aabbeheed iyada iyo carro xirsi magan oo private clinics uga furan yahay london oo talyaaniga ka soo baratay gynegolaji cudurada haweenka balse iyada iyo naagtaa gaalowday laba hooyo ayaa kala dhalay
@@ummuisra6721
Waa mahadsan thy abaayo jawaabtaada, marka gabartas kale ee magaceda Carro ku sheegtay iyadana ma gaalowday mise waa muslim iyada ?🤔
@@ahlamhasansiyad3333may waa moslimad walena wadada
Diimaha dhan waa noola soo masaafuriyey annaga ma lihin.
@@padronedelmare1307
Ayaantii miyaa tahay mise ilmaheeda ? Aacuudu bilaahiye
Falaagadaan SSDF wareeraa ku dhacay waa dadka kaliyah hub u qaatay ee cadawga dalkeena ka raacay mamulki ciidanka ahaa ee siyaad BARRE hadane isla maamulkeey rideen la feeylay ugu dambeenti.
Markii horana ssdf waxaa loo aas aasey in reer gooniya ey dowladu beegsaneyso oo laiska celiyo markii danbana isla dowlada ayaa dhan qabiil isku rogtey oo siyaad bare ayey difaacayeen waana gobonimo halka siyaad raguu koolkoolin jirey oo addoonta ahaa ey xoreebeen oo ilaahadda iyagu iscunayaan ssdf miraheediina laguma khasaarin maanta faaidey joogtaa ssdf
@@dhulmarvlogsofficial7698 Doqonow ssdf hadafkoodi ahaa in kaligitaliye laga saaro dalka ayay gafeen waana waxa wareerkooda siyaasadeed sababay balse badow siyaasad aan aqoon u laheen beeleysi dilay ma fahmayo meeshaan ka hadlaayo.
@@YOONKA-BUULADATV liidnimo waxaa kuugu filan qoraaladaada iska hor imaanaya duf alle kubadyee
@@dhulmarvlogsofficial7698 Doqonow ssdf waa wareereen siyaasad ahaan waana cadaatay markeey la safteen maamulkey hubka u qaateen balse qowsaar beeleysi ku qufulan sidaado kale lamasi wadi doono dood anoo aaminsan dalkeeyga inuu maamulo Gobolka bariga Afrika iyo adoo hada u doodaayo falaago siyaasada ku wareertay qeebna ka eheed burburka dalkeena ayada iyo kuwi kale isku raaceen Itoobiya si dalkeena loo burburiyo. Doqon waa dhaaftay waxaa maree GOROF hadaaba kuwas aminsantahay ineey hadaf gaareen sida komentigadi hore kuso qortay ood ku faaneeyso kalaqeebsiga dalkeena ay sababeen oo mareeyso maanta in dadkeena jufooyin ukala qeebsanyihiin ee cadaw badeena maraakiibtooda dagaal fadhiyaan halka magaalo madaxdi dalkeena ciidan shisheeye dabaabaat ciidan ku dhexwataan.
Raggii soomaali soo qixiyey.
Ma jecli taariikhda halka dhinac ah Iyo jiibinta kuwa marwalba jirran
Wixii dhacay inlashego waa lagama maarmaan si cashar loga barto
Ina cinnif oo aan iskumeel kukornay asagoo tangigii SSDF uu kslafakaday wata ayuu xamar soogalay isku guri ayaan seexanjirnay degmada Madiino kaddibna waxaa dilay caydiid askartiisii asagoo gaslkacyo difaacaya isaga iyo walaalkiis cabdisslaan oo muxaafid quraan ahaa reer Gallaadina waan isla ahayn.
Domco waxay ku dhawdahy xuduuda Ethiopia
Mustafe wuxu ahaa ree axmad nuux waaki lahaa qaliif mustafiyo ragiisaanunahay kalama maarmaane
Sacad Muusihii Miiganaan jirey soo maxaabsadaye Mustafiyo Colkiisan nahay lagama maarmaane
Masha allaah ree abtigay s c d m s
Somaalida buugagta ay qoraan lagama help qurbaha ama somaaliya toona
Khabiirka xaarka sida loocuno🇸🇴👆.
Wax walba oo caaddifad qabiil ah saas bay ku danbayn doonaan, inay walaalkood la dagaallamaan cadawna miciinsi bidaan sida Ethopia iyo Kenya.... Ka foojignoo qabyaalad iyo qurunkeed😪
Lacag buu siiyo siyaad barre
HADALKIISA AYAA ISQILLAAFAYA OO MARNA WUXUU NA LEEYAHAY CADDAALAD MA JIRIN HADDANA WUXUU NA LEEYAHAY IMTIXAANKII AAN GALAY CADDAALLAD BAA LOO MAAMULAY.
Garas iyo Gawlalo!!!!
Intaas waxa uu ordayey in uu qori/hub soo qaatto kuna soo weeraro wadankkiisa
#Nasiib daro
Kan oo kacaray ee dil iyo cabsi ku waday maxaan dhahnaa isga
@@blueline502 Cadawgena kii ugu weeyna ee xita jiritaankiisa diidanaa ee dhowr jeer nasoo weeraray sida 1964, 93, 2006 in looso raaco dalkena hoyo mehen wax fiican waana ka darantahay dikteetar la dirirteeda. Waxa dhaantay dalkale ineey aadaan.
Ninkursiga xoog kuqabsaday oo xoog laygaga qaado mooyee cid hadli kartaa majirto yidhi danbaa tidhi in somali meel walba uqayshato.
Qaliifoow Inaba maskaxdaad ma soo gashay In Soomaali had meel Xun dhigteen waxaa jiray Nin Madax ii ahaa oon isku aragnay Jarmalka oon qoxooti ku ahaa kiiyoo foolxumada iyo duliga saaran haad ka yaabaso waan is waraysanay waa ooyay Ninkii Isagoo isku arkay danbiile waan wada fadhiisanay waan la ooyay wuxuu yidhi ma garanay Nin Qable inaan haa.
Faallo xog & weydiin muhiim ah xanbaarsan balse waxoogaa dhigaalkeeda laaxin awadiis ay adagtahay in la fahmo, waxaana jeclaan lahaa inaad dib u il mariso oo aad si qumman qoraalka iyo xeerarkiisa u muujiso annana si qumman uga sii qalin keydsanno. Mahadsanid!
NINKAAN WERIYAHA AH WUXUU ka hadlaa wax tegey laakiin mustaqbal ma soo qaado maxaa yeellay WAA XIQDI...UMMADAHA FEKERAA MUSTAQBAL BAY KA HADLAAN , DADKA LIITANA WIXII TEGEY AYAY KA HADLAAN.
Allaha soo qabto wixi shacbka dhubateya
Hanoo xayaysiinina jabkad iyo balaayo!!
Mahad.sanid
tariqda waa muhim in laqooro lakin halganka waxa laga faiday burbur, iyo dhibata anan dhamanin, ila haada,,,,
hogamin anan hadaf wadaniyad lahayn wax wanagsan lagama dhaxlo.
Markman,duganiri,ayayay,dararaf,banene,,dulqaata.
Siyaad Barre ayaamihii ugu danbaysay labadiisii xaas ayaa is baacsanayey. Annagaa xamar joognaye nawaraysta
Oo maxey isu cayrsanayen
@@CawoiyoAyaan weligaa qabyaalad dawo maka dhexraadisay
Wax lagaa waraysto ma haysid maxaa xaasaskiisa ku ogaysiiyay wax rag ku hadlo kumaad hadal
@@AliHassan-hb1bn horta qabililka maaaha dhibko siyaasi ku qadhaabta weeyi
Baraagaha nnka diiday oo ka hadlay golihii kacaanka oo wasiirkana ahaa waa Maxamed Cali Shire, markaa maadaama uu Dhulbahante ahaa , xitaa magaciisa afka lama soo marin karo! Xitaa Ayaanle orod buu ku dhaafay arintaas! Maxay Soomaali maryooleey is baratay! Ayaanle oran lahaa " Ninkaas wasiirka ah noo sheeg waa kuma" laakiin wuu og yahay inuusan ahyn qolyaha sheegta cadaalad darada!
Xagee gasheen injirtaa xabashida ka dhudheen adana meeshaa ka caradheen yaad dib ugu soonoqoteen ileen lama huraan waa caws jiilaale. Maba kudhagaysan karo.
Ceebtaafa la aamus.
Ayaanle buuga xagee laga helsyaa noo soo sheeg sida lagu heli karo xog badan oo loo bahan yhy ayaa ku qorane
Buuga waxaad ka helaysaa magaalooyinkii jabhadaha qabiilooyinkoodu ka yimaadeen, isku soo duub, dadkii burburiyay Somalia maktabadahooda!
Haa kkkkkkk
Qabiil qabiil diidan weeye sheekadu.
SSDF jabhadii wareersanayd ee somali Siyad barre ku kiciyay marka dambay na Siyad barre garabkiisa ku hadhay ilaa hada wa sidaa bal aadba fahan🤔😂😂😂
Jabahaduhu. way midaysnaayeen heshiiski degmada Mustaxiil USC SPM iyo SNM laakiin laakiin Caydiid baa controli waayay xamar Cumar Jees ilaa iyo Afgooye buu yimid Camdirahman Tuur waqooyi wuu qabtay laakiin Xamar Caydiid iyo Cali Mahdi iyo Generale kale oo badan baa hawsha laqabsaday