ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 195

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +62

    The best person ever and the most shy person was our prophet Muhammad scw ❤💜

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 2 роки тому +1

      Peace be upon

    • @abdrahmenibrahimahmed9646
      @abdrahmenibrahimahmed9646 2 роки тому

      ﷺ ﷺ ﷺ

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 2 роки тому

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cumarxasan5441
      @cumarxasan5441 2 роки тому

      Scw

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +78

    Haddii aad nasiib u yeelatey in aad aragto qoraalkeyga waxan rabi kaaga baryaa sacadaha so socda in aad maqashid warkii noloshaada ugu farxada badna❤️

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 2 роки тому +15

    The best person Ever The Most Knowledgable And The Most Shy Of All HassAllh Created Is Prophet Mohamed Scw❤️💔

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 роки тому +19

    Hosow pro waad aragtaan siduu idiin dhirigalinaayo idinkana dhirigaliya channelka kor uqaada waan awoodnaa in aan garsiino 1m insha Allah xooga Hala saaro walalkeen dadka nagu cusub Soo dhawaada❤️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 роки тому +20

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir9427 2 роки тому +10

    Waxaan qirayaa inaa tahay aqoon yahan aysan qalbigiisa ku jirin xasadnimo masha llah
    Mar walba si daah furan baa noo la wadaagtaa wax kasta mhdsnd mudane

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @arimaheena967
    @arimaheena967 2 роки тому +6

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤️SCW

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 роки тому +4

    Mahadsanid hossow Pro shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba walal

  • @hungryman1738
    @hungryman1738 2 роки тому +5

    Walhi sxb xaasidnimo agtaada mataalo qof wanagsan aad tahay ani hami baan leeyahay fikradna waan haystaa oo chenel cunto cun ayaan samaysanaya insha Allah

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 роки тому +4

    Hoosow xaasid ma aha wlh mashaa alah walal thnks🙏🙏

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 2 роки тому +5

    Alla pro wallhy maanta dhiiri galin baa iinoqotay 🖐❣❣

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 роки тому +9

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @aragsanmohamed4162
    @aragsanmohamed4162 2 роки тому +1

    Hosow asc wr wb huuno seetahay aadbaan kuu salaamayaa waxaan kaa rabaa lacag yar oo adi waxba agtaada ka ahayn ana wax weyn agtayda ay ka tahay meel aan kaala soo xidhiidho la saan kuu taagero lee markasta waxaan dhahaa waa wiil dagan dantiisa uun yaqaana mansha allah horumar wacan walaal guulayso

  • @tiktoksomali1493
    @tiktoksomali1493 2 роки тому +24

    Sxp hosow hal mid aan kugu daro Facebook page waxay lacag bixinta ku qiimayaan inta follow aad haysato
    100k follow hadaad haysato 10k waxay kusiinayaan 30 dollar oo lamacna ah 1k views ah waxaa laguugu dhufanaa 3 dollar waa markaad 100k follow haysatid.

    • @mmcf504
      @mmcf504 2 роки тому

      Zxp ma I caawin kartaa

    • @tiktoksomali1493
      @tiktoksomali1493 2 роки тому

      @@mmcf504 soo dhawaaw bro intaa aqaan kaama xasdaayo

    • @Kaafimedia1
      @Kaafimedia1 2 роки тому

      Sxp haday Macquul tahay wax yar Luqa mukugu la hadli karaa su aalo kooban in ku waydiyo ayaa rabee

    • @tiktoksomali1493
      @tiktoksomali1493 2 роки тому

      @@Kaafimedia1 so dhawaaw bro

    • @cabdidheere-i1z
      @cabdidheere-i1z Місяць тому

      Sxb sida xayisiinta loguxiro mataqaanaa page Ayan shurudihii buxiyay

  • @cumeer2
    @cumeer2 2 роки тому +1

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @abdiwasaahmed9895
    @abdiwasaahmed9895 2 роки тому +2

    Hore usooco inan ku dhagaysano diyaar ayaan u nahay

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 2 роки тому +4

    Hossow wa qof aan xaasidbahayn po waxa uu nagu dhaamo ee na anfacaya aan nagala bakhaylin oo jecel in uu dadkiisa u faaiideeyo jazaakalaah sxb

  • @bashiiraxmed9222
    @bashiiraxmed9222 2 роки тому +6

    Hosow pro legend keep going

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 роки тому +1

    Hosow pro ogansho asad hajio zaki bin haji waaberi media 🙏

  • @cadaanmedia3571
    @cadaanmedia3571 2 роки тому

    Aad baan kuu salaamayaa hadad ka soo jawaabtay suaalshaydii Thanks pro

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +5

    Guuleyso zhp❤️

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 2 роки тому

    legend dhalinta youtube ka kan ugu degan uguna qalbi furan uguna daacadsan horumar wacan walaalkey be active

  • @hodonugaas7924
    @hodonugaas7924 2 роки тому

    Asc Walalkay Maad icaawidid aniga waxaan ubaahanay xayeysiin ganacsigayga.jzkallahuqayran

  • @maxamadaljibriili2274
    @maxamadaljibriili2274 2 роки тому

    Aad baad u mahadsantahay sxb shukran

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 2 роки тому +1

    Mahadsanid masuul kwrn hadii shuruudaha aan buuxiyo kaarka lacag bixintana aan ka samaysto meel mareekan kamid ah anigana aan dalka joogo oo muuqaalada kasoo dhigo ma saamayn ayay isku yeelanayaan xaga lacag samaynta
    Mahadsanid

  • @CADAANISHOW
    @CADAANISHOW 2 роки тому +2

    Ww Nin Culus Waan Kuwataa

  • @mgurey11
    @mgurey11 2 роки тому +2

    Hosow sxb sida daaha furan ee aad inoogu hagar baxday.
    Wayna na dhiiri galinee haddii aan nahay channelada yaryar ee aan ka mid ahay

  • @bilanomar9989
    @bilanomar9989 2 роки тому

    Hore u soco walal Hoosow

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle 2 роки тому

    Horumar wacan Walaal Osmaan Adan Hosow

  • @buunisyare3612
    @buunisyare3612 Рік тому

    Hosow Pro wll halkee kaala soo xidhiidhaa hal suaal rabay inan kuwaydiyo

  • @maandeeq12
    @maandeeq12 2 роки тому

    The best person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed♥️🕋Scw ♥️🕋

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 2 роки тому +1

    Ur Biggest fun is here bro hosow🔥

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 роки тому +5

    Legend❤️🤷

  • @abdirahmanbuskud8247
    @abdirahmanbuskud8247 2 роки тому

    Zxb Hosow muqaladan so badi

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому

    Keep going my brother hosow pro go forward 💯💘

  • @pashlapoy5484
    @pashlapoy5484 2 роки тому

    Zxp hossow pr0 nin fiicanad tahay

  • @bisharorshe1882
    @bisharorshe1882 2 роки тому +1

    Mahadsanid walaal keliya matihid qof views raadsada un deeqsinnimo baa iiga kaa muuqata iyo daacadnimo walaalahaaga la wadaagto

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah 2 роки тому +2

    Ustaad mahadsanid

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 роки тому

    Ok thanks bro waxad kaso hadasha sida lacagta ad ka samayso llagu helo ado wadanki joga

  • @dakirmoha1516
    @dakirmoha1516 2 роки тому +1

    @Hosow zhp aad bad umahsanthy sida qruxda bdan aad noogu hagar baxday🙏🙏🙏 blse wali jawaab bn qaba Oo ah anigu wxaan haya page ay ku jirto 40k shurudihii Wan buuxshay wx copyright ahna Wa ka ilaashay blse wxa ihaysta (POLICY ISSUE) Oo anan aqoon meel ay iga timi ma wadanka Nala ku hysta ma cilad kale jirta ma garan mrka midaas inaad naga cawisa rajeynaya zhp🙏🙏🙏 mahadsanid❤️

  • @heartbroken9116
    @heartbroken9116 2 роки тому

    Hosow waku tagera marka 1 aad keep going . Su aal baan rabay inaa ku weydiiyo waxaan heesta page 10K marayo hadii muuqalo live aan tiktok ka duubo dhigo lacag malaga sameen karaa??

  • @tarzancali5510
    @tarzancali5510 Рік тому +1

    Thank U bro

  • @WanaagDoonMedia
    @WanaagDoonMedia 2 місяці тому

    5:53

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 2 роки тому +1

    appreciate that bro 💪👍

  • @abdullahim3434
    @abdullahim3434 2 роки тому +2

    Hosow Pro Horay usoco sxb

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @nafyarchannel4824
    @nafyarchannel4824 2 роки тому +3

    Zxp hosow pro wxaan ahay nin dhalin yaro ah oo jecel inuu UA-camr noqdo Lkn microphone mahayzto inaad iigadid iga caawi bro ama koorzadaada free igu zii zi aan wx badn uga korozado

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 2 роки тому +2

      @@iftiimiye4745
      Argagax maxaan ku falaynaa marka?

    • @caalami_history_1
      @caalami_history_1 2 роки тому +1

      @@abdalaali6591 hhhhh waa iga qoslisey runti

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 2 роки тому +1

    Muqaal aan sugayay

  • @maxamadcabdi2827
    @maxamadcabdi2827 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @MohamedAhmed-pt5ev
    @MohamedAhmed-pt5ev 2 роки тому

    Hoosow mahadsanid

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @user-vp4pu8em7t
    @user-vp4pu8em7t 2 роки тому +13

    Hᴏsᴏᴡ ᴘʀᴏ 👊✊

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @OmarSiraaji
    @OmarSiraaji Рік тому

    M..a legend horay usoco

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 2 роки тому +4

    Lkn videogii hore maxaad uga saartay

  • @Somliafomes12
    @Somliafomes12 2 роки тому +4

    Pls hosow ma ika caawin kartaa
    Page 20k follow aan heestaa lkn iku caawi

  • @muxsin9508
    @muxsin9508 2 роки тому +3

    Sxp hosow waxaan kaa codsanayaa inaad Tiktok sida lacag looga sameeyo sharaxad nooga soo bixiso🙏

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @muniir3654
    @muniir3654 2 роки тому +4

    sxbow, facebook ga ma sida youtuba ka oo kale miyaa oo Monentization uu leeyahay?

    • @lafinha2638
      @lafinha2638 2 роки тому +1

      app kasata ayaa lacag laga sameeya instigram, messenger, iyo kuwo badan lk somalida fb iyo utube besay garanayaan

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. 2 роки тому +1

    Thank pro wllka

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @khayrqasaaro754
    @khayrqasaaro754 2 роки тому

    Thank you zxp hasow

  • @ehel000
    @ehel000 2 роки тому

    Somaliyeey barta inaad like saartaan muuqalada muhiimka ah aniga isma naqan hoosow lkn waxan daremaya inay muhiim tahay waxa uu ka hadlayo

  • @OopsFails-
    @OopsFails- 2 роки тому

    Sideed u xalisay arinta muusiga lagugu qabsaday halkeedse kala xidhiidhay ?!.

  • @combatsports8449
    @combatsports8449 2 роки тому +2

    Zxp waa kuma khamzat Chimaev kasoo hadal

  • @santiyajeylani7758
    @santiyajeylani7758 2 роки тому +4

    Wll hosow horay usoco wll mc 😍😍

  • @amiiraabdi5030
    @amiiraabdi5030 3 місяці тому

    big man❤❤

  • @apdiaziizalfariz1627
    @apdiaziizalfariz1627 2 роки тому +2

    The legend

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @aminarooble8583
    @aminarooble8583 2 роки тому

    Thanks lbx

  • @Keysar_omerrr7386
    @Keysar_omerrr7386 2 роки тому +2

    Zxp waxaan leeyahay page 16k maraya hadana views kiisu waa 0 wlahi waa yaabahay vedio kasoo samee ama isoo jawaaab cilada isheeg

  • @abdiqaadirbaashi482
    @abdiqaadirbaashi482 2 роки тому

    Ustaad hosow kaso hadal sweat coin oo loo furey sweat wallet oo lacagta looga badasho thanks

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 роки тому

    Keep going bro

  • @ZakaajStarBorn
    @ZakaajStarBorn 2 роки тому +1

    Mowduuca kaliya kuma xirno Ee waxaad ilowday labada shirkadood Xayeesiimaha Ee kusiiyeen sidey ukala active sanayeen like UA-cam ka in mudo ah ayay xayeesiintiisa active kuu ahayd Facebook gana wuuba Cusub yahay sidaas ayuu lacag Yar usoo saaray Insha Allah 10 videos kadib qiimeey hadana

  • @salahgomez9589
    @salahgomez9589 Рік тому

    Azxpt qali please isoo raac 🙏😪

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame789 2 роки тому

    Somalia hadaad joogto lacag kama samay kartid miyaa shoodhe

  • @caadkamedia
    @caadkamedia 2 роки тому

    Wan ku tageera wlka ween🥰

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @ahmedabdullahinoor4115
    @ahmedabdullahinoor4115 2 роки тому

    Thank you osman🩸

  • @UbaxMukhtaar-u4q
    @UbaxMukhtaar-u4q Рік тому

    Wallow waxan isticmalah Instagram waxan igaratay 10000 oo views wallow qali side lagacag loga sameya wallow adig ayan jawab karab please

  • @mustafibrahim1636
    @mustafibrahim1636 Рік тому

    Sxb mahadsanid. Facebook watch time, haddaa gadato 600k maku gaari kartaa

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 2 роки тому

    LEGEND HOOSOW PRO

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @Ciisepro
    @Ciisepro 2 роки тому

    Yacni page Facebook profile ah laga sameen karo xaysiisa wll jawaab

  • @thesomalia6804
    @thesomalia6804 2 роки тому

    Asc my pro
    hosow wxn rabaa inaad iga cawiso mowdhuca hadda 🙏 hadey farinta ku soo garto waa amaano wllkey 🙏 plz my pro 🙏

  • @dagendawlochannel3443
    @dagendawlochannel3443 2 роки тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +254791162595

  • @Kulanjoogtv
    @Kulanjoogtv 2 роки тому

    Thanks 😊

  • @maxamedwiidaale6839
    @maxamedwiidaale6839 2 роки тому

    Yees video yada cml waa ubaahanahay

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 2 роки тому +3

    First comment hoosow

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 2 роки тому +2

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'".........

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @Garshe8
    @Garshe8 2 роки тому

    Thanks zxp

  • @baxwalabdi9382
    @baxwalabdi9382 2 роки тому +1

    Sxb sare sweatcoin kasoo update cusub lagu sameeye adoo mahadsan

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @learnenglishwithlisa4
    @learnenglishwithlisa4 2 роки тому

    Wllo sual tiktok lacag malaga sameya

  • @siazon7701
    @siazon7701 2 роки тому +1

    War maxaatiri heedhe lacag UA-cam iyo mid Facebook midna maqaatee maxaa talaa 🤔🤔 ileen meesha waa laga dhargay hadaa aan isku sootuuro

  • @zakariahajirashid394
    @zakariahajirashid394 2 роки тому

    Pro waxan ku waydiiyay facebook profile lacag ma laga sameyn karaa

  • @hiigsitv6003
    @hiigsitv6003 2 роки тому

    asc wll mukhtar hosow wll waxn kaa codsanayna inaad na soo tusto sida loo codsanaayo

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 2 роки тому

    Mashaalallah

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 Рік тому

    wll facebok page markan sameenayo ma address dibbad ayan ubahnahy

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 2 роки тому +2

    Sxb facebook page 100k kor udhaafay ayaan leeyahay wadankiina ayaan joogaa ma icaawin kartaa

    • @hungryman1738
      @hungryman1738 2 роки тому

      Sxbow maxa isbadal uga samayn la dahay cilada kunhaysta maxay tahay

    • @CabdullahiCase
      @CabdullahiCase 2 роки тому

      @@hungryman1738 qofku haduu wadanka joogo lcg kama samayn karo

    • @hungryman1738
      @hungryman1738 2 роки тому

      @@CabdullahiCase wu ka samayn karaa oo ma aragtid miyaa dhalinyarada wadNka jogta ee ka samaysa

  • @khaalidabdikafi8418
    @khaalidabdikafi8418 2 роки тому +4

    Pro hosow waligay pin mad igu qapan plz pin pro nolow ❤️👑🙏🙏

    • @Loosey_8
      @Loosey_8 2 роки тому

      Waxas faido maleh

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 2 роки тому

    Hosow bro somalinimo ii caawi waxan raba inaan kula wadago wax badan oo iga guxaya si.aan youtube iyo facebook page u samesto

  • @Ebraahem_Yahye
    @Ebraahem_Yahye 2 роки тому +3

    Maxa uLa noqotay Mark¡ hore poqr 🤣🤴

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 роки тому

    MA GARANAYAYO QOFKA AKHRIN DOONA FARIINTAN LAAKIN WAXAAN ALLE KAAGA BARYAYAAYAA INUU KU SIIYO FARAXAD🧊🧊🌊🌿 KU ILOWSIISA QARAARKA MAALMAAHA ADIGOO MAHASAN WLL ISO BOOQO

  • @ahmedalbadri.
    @ahmedalbadri. 2 роки тому

    Soo booqo Youtupkayga wll

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 роки тому

      Muuqaal argagax Ah .
      ua-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/v-deo.html

  • @Moneyon-air
    @Moneyon-air 2 роки тому

    waad degdegtey markaad steps ka marayso waxba lagama fahmin

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Рік тому

    Walaal lacagaha fb iyo youtube laga sameeyo sidee lagu helee

  • @cabdalleboss3973
    @cabdalleboss3973 2 роки тому

    10k followers wan heystaa waliba 2 page qof i caawiyo heysan

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 роки тому

    Promotion Ka Waran Muxu Faido leyahay
    Markad Ad Promotion Ku Sameyso Page