Taaas waa dhacdaa aniga bisha 3aad ee lasoo dhaafay 18 keeda ayaa kili ley galiyey waxaan sugaayey mudo 3 ku dhawaad waxaana jogaa faransiiska qofka leyga bixiyey runtii leyma tusin anigane ima arkin sababtoo eh waxaa la diidayaa tan oo kale waayo bini Adam ayaa nahay waa is badali karnaa qofkaas hadii aan arki lahaay mar walbo waa u mahad celin lahaay asigane koley ma aqaan Marka ma sahlana kili la bixinaayo qof kale loo galinaayo alx 6 bil marayaa runtii waxaa soo maray abaal marin farxad badan Allah igu deeqay alx mahad oo dhan Alle baa iska leh dhaha mar walbo alx ❤️
Allah caafimaad ha kugu daro mar kasto oo aad dukado Allah u mahad celi kadib qofkii kiliyaha ku bixiyey u duceey duco kugu leeyhy walal adhigana waxaan ku rajeyneynaa caafimaad waara iyo cimri dheer oo cibaado suuban leh 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤🎉🎉🎉
Please u duceeya gabadh aan asxaab nahay ayaa kaliyaha ebar ka noqdeen mudu 3 sano ah, wait list ayee hadda ku jirtaa u soo duceeya inuu Allah u fududeeyo🙏🏽
@@AsmaAsma77-mn4tp Subxanallah abaayo mcn maxaa kalidada u kadeesaa? Waxii dhib ah Allah hakaa dulqaado🙏🏽. Gabadha Somali ma’aha abaayo mana rabto qof inuu kali u bixiyo wait list ka bay sugaysaa. Allah ha fududeeyo
Bil aadam asxaan looma galo ileen ma ogid sida kula dhaqmi doono, marki lagu bahan yahay unbaa wax tar ledahay hadi laga gaaro danta waxba yahey ayaa tahy, No asxan ilaa mid masakiin aad isledahy wuu u baahan yahy ✌🏽😎
Xoog badanaa wax la isa siyo kalo badan marka kili bixinayo ma walnahay walidky io ubadkayga wllhy ints un ban u bixin kara wixi kaso hara duco lee nii awoda kili mayoy😂
hadaan fikirkayga kadhiibto ani ahaantayda waxa laga baran karaa bini aadanka sikasta aad uqanciso inaysan raali kaanaqon karin abaal kagana ay gudi karin in kasto dad fiicna ay kijiran bini adamka badankood intay dan kaa leeyihiin ayay qof wanaagsan kaa iskaga dhigayaan
Wax aan ka baranaynaaba ma jiro waa shuqul gaalo waayo qofka Muslim ka ah wax wuu saqadaystay maba aha wax uu mahadcelin kurabo sida ayaadan quranka sheegayso إنما نطعمكم إذا هم أطعموهم لوجه الله، يعنون طلب رضا الله، والقُربة إليه ( لا نُرِيدُ مِنْكُمْ جَزَاءً وَلا شُكُورًا Wax abaal marin ah idinkama rabno ilaahay ayaan kaga rabnaa abaal marin.
Waxaan ka Baran karnaa in aynaan Go'aan aynaan ka fiirsan aan Qaadan,Haddii ay dhacdo in Xubin jirkaaga ka mid ah Aad u Bixiso Qof kale in Aadan ka Hadal ama Aadan ka Shalayn!!!?
Wllhi kalidayda inan siyen wxn ka ahayn familygaga iyo awladayda hdii alle I wafajiyo nin wngsn oo isna iga baahda wn siin laha hdu I xumeyo isaguna illahay ban ku hadhi laha lkn inta wax dhaafsan wlley ka tahay ma siyen sxpkasta man kula ahado
dadka nocan ah sida hosow wa dad nolosha ku fashilmay waxan u ka sheekaynaayo markan jiray 14 jir baan ka sheekayn jiray isagna isagu jira 37 jir bu youtubka la imaanaya markaasu ku oron talenti baan ku jooga youtubka ma sheekoyinkan qiyaaliga baa talenti ah yaaabka adunka😂🤣😅
Waxa laga baranaya in ilaahey nimcoyin badan noogu deeqey lacag laaan o fre ah oo ay thy inan ku shugrino alx lkn ibnu aadam markasta wixi uu kusiyi uu xisabsanyhy ilahey noma baahiyo binaadam wlhi wa dhib lkn ayadana ma aheyn ineysida ku sameyso qof kalideda u quurey
Taaas waa dhacdaa aniga bisha 3aad ee lasoo dhaafay 18 keeda ayaa kili ley galiyey waxaan sugaayey mudo 3 ku dhawaad waxaana jogaa faransiiska qofka leyga bixiyey runtii leyma tusin anigane ima arkin sababtoo eh waxaa la diidayaa tan oo kale waayo bini Adam ayaa nahay waa is badali karnaa qofkaas hadii aan arki lahaay mar walbo waa u mahad celin lahaay asigane koley ma aqaan Marka ma sahlana kili la bixinaayo qof kale loo galinaayo alx 6 bil marayaa runtii waxaa soo maray abaal marin farxad badan Allah igu deeqay alx mahad oo dhan Alle baa iska leh dhaha mar walbo alx ❤️
kalyaha maku istaagen maxaa kaga dhacay ukhtii alaha dhamanten nacafiyo
Wll arin yaro mihim ii ah ayan ka waydiin laha arinta ana ubahna e iso jwb lanbar kayga kuso qori e plz
Allaha ku siyaadiyo caafimaadkaaga wll
ILLAHEY HAKUGU BARAKEEYO LAAKIN HADIIBA QOFNOOL LAGAGASAAREY U DUCEE HADUUGAAL YAHAY HANUUN
Allah caafimaad ha kugu daro mar kasto oo aad dukado Allah u mahad celi kadib qofkii kiliyaha ku bixiyey u duceey duco kugu leeyhy walal adhigana waxaan ku rajeyneynaa caafimaad waara iyo cimri dheer oo cibaado suuban leh 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤🎉🎉🎉
Thanks ustaad sidaad qisooyinka noogu soo gudbineyso
Qofkii ugu horeeyo ahay I cimaamda zhpyaal🔥😁
Waa laguu cimamada queen 👸
@@Aisha-A45 HAA WAA LAGU CIMAAMMADEY 🌹👍
Wiilkaan qisooyinka wuu soo kooba m.a ❤
Waxaan ka baraneenaa qofna asaxaan hausameen adigoo rajeenaaya in uu maalin kuu abaal gudo hadaad asaxaan sameeneyso Illaahey dartiis usamee hadaadan Illaahey dartiis usameeneen wax asaxaana ha sameeen
May isaxaan waxa ladhaho majidho waliga tartintibtaada
Waa Cashar in Aan Xubnahaaga la iska bixin Sikastaba haku xadgudbin Jirkaga Illaahay ku siiyey
Please u duceeya gabadh aan asxaab nahay ayaa kaliyaha ebar ka noqdeen mudu 3 sano ah, wait list ayee hadda ku jirtaa u soo duceeya inuu Allah u fududeeyo🙏🏽
Wllo hadii ay kali ubahan tahay anaa ka gadaya tayda e iso jwb wlhi waa iga run
@@AsmaAsma77-mn4tp Subxanallah abaayo mcn maxaa kalidada u kadeesaa? Waxii dhib ah Allah hakaa dulqaado🙏🏽. Gabadha Somali ma’aha abaayo mana rabto qof inuu kali u bixiyo wait list ka bay sugaysaa. Allah ha fududeeyo
Amiin amiin ilahay ha caafiyo😢
Allah caafiyo Allah u saqiro iney kili hesho u rajeyneynaa insha Allah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Codkga dagan iyo dabcigaaga wcn alle hku barakeeyo pro❤
Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll ❤
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw scw scw❤❤
Scw scw scw
Scw scw
Bil aadam asxaan looma galo ileen ma ogid sida kula dhaqmi doono, marki lagu bahan yahay unbaa wax tar ledahay hadi laga gaaro danta waxba yahey ayaa tahy, No asxan ilaa mid masakiin aad isledahy wuu u baahan yahy ✌🏽😎
Talo iga qaado adiga waxaa u tagtaa dhakhtar calmi nafsi
WALIGAABA QOF UGU ASXAAN FALIN INUU KUUGUDO MEELIN EE ILLAHEY DARTII UGU SAMEE ASXANKA KANA SOCO
Subxanallaah Subxanallaah dadka qaar in asxaan loo sameyo ma mudna waa bahalo
Asc Bro jazakallahu kheyr 👋 Allah Ku xafido 🤲
Hosow pro the best youtuber wllhi wa ku tageraa
Xoog badanaa wax la isa siyo kalo badan marka kili bixinayo ma walnahay walidky io ubadkayga wllhy ints un ban u bixin kara wixi kaso hara duco lee nii awoda kili mayoy😂
Sow maaha dhubuqdhubuq hore dhabanno hays dambey leedahay ayaan maqli jiray😂
@@nimcocabdi6390 aad io aad
Walaaalahaaaana
Best youtuber in somalia ❤🎉
Dhibka ay leedahay qancinta bili aadamka😂
Aad uwayn 😂
😂😂😂😂
Wanaag ha sameynin shar kuuma timaadee😂
Absolutely
hadaan fikirkayga kadhiibto ani ahaantayda waxa laga baran karaa bini aadanka sikasta aad uqanciso inaysan raali kaanaqon karin abaal kagana ay gudi karin in kasto dad fiicna ay kijiran bini adamka badankood intay dan kaa leeyihiin ayay qof wanaagsan kaa iskaga dhigayaan
Waa adduunyo iyo amaalkees❤❤
Legend hoosow😊
استغفر الله واتوب إليه ❤❤❤❤❤❤
Qofna inanad u bixin xunahaga xata walalalada keliya waalidkaa rabi cafimad sii inti xanunsan musliminta anakana noo siyaadi
Moral Story wxaa waye qof aan family aheen xibnahaga muhiimka ha siinin
Bila Aadmi abaal haka sugin qofkaad caawiso ayaa ku dhiba
Waad ku mahadsantahy sidaa caqligayga u maaweelisay
Inaaa waxyaalaha qaar lgu fududaaan❤
Doqon bay ahayd
Wax aan ka baranaynaaba ma jiro waa shuqul gaalo waayo qofka Muslim ka ah wax wuu saqadaystay maba aha wax uu mahadcelin kurabo sida ayaadan quranka sheegayso إنما نطعمكم إذا هم أطعموهم لوجه الله، يعنون طلب رضا الله، والقُربة إليه ( لا نُرِيدُ مِنْكُمْ جَزَاءً وَلا شُكُورًا
Wax abaal marin ah idinkama rabno ilaahay ayaan kaga rabnaa abaal marin.
ASC SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Masha allah wiil dagan oo dabeecad wanagsan
Wxn soo xasuustay maah maah dii ahayd khayr ha falin sharba kuuma yimaadeeh
Mahmaah xigmad ankusalesneen
Hassow please sara sharif kasoo hadal please Waa muhiim waa gabar 10 jir
Wallhi waa Naga soo daahisay😅😂❤tan cml
Hasanow ka salaami widaay
Cusmaan baa ladhahaa 😅😅
First person ma la igadarema😂❤
Horta vidyawgu marko dhamadu maxd otidha so dhawow😅
In aad go.aamada dag daga aad ka fiirsto waliba ki cafimaadkaga ku saabsan waa lama taabtan & in aad looga fiirsdo😊
Hossow👏👏
Keep Going brotherkeYyy❤
Aniga kalideyda waxa ubixin karaa caruurteyda hooyadey iyo aabahey walaalhey iyo xaas caruur ii heyso mooye dadka inta kle nasiibkooda ayage utaalaa
hor ilahay uun bad wax u bixin karta bini adan waji male
Dee waa fariiid😂 so celi kalida
Waxaan ka Baran karnaa in aynaan Go'aan aynaan ka fiirsan aan Qaadan,Haddii ay dhacdo in Xubin jirkaaga ka mid ah Aad u Bixiso Qof kale in Aadan ka Hadal ama Aadan ka Shalayn!!!?
Khayr hasameyn baan maqli jiray sharba kuuma yimaadee
DadaaL kuGu 0gnaHy wllo io dhabar adayG kly wuu dhib bdanyahyhy ɛ❤
In aan qof kasta loo saari Karin kelli iyo wixii la mid ah
Waxa laga baran Kara inan cafimadkaga qofna lagu rali galin
Wllhi kalidayda inan siyen wxn ka ahayn familygaga iyo awladayda hdii alle I wafajiyo nin wngsn oo isna iga baahda wn siin laha hdu I xumeyo isaguna illahay ban ku hadhi laha lkn inta wax dhaafsan wlley ka tahay ma siyen sxpkasta man kula ahado
This is funny 😅 story 🤣
Maxa laga barana meshan doqonimo iyo biladan Abaldaradisa unba tale
Weligaa abaal aa gashay ma lagugu jisaaray?
Mxey kukentay kilidada sii nag shaqo un ey kadaxeyso
Sheekadaan mar hora noo so kodbise ma update cusub baa.
😮 kkk ango kle jogno dawanin
Alx❤❤❤❤❤
Doqonimo qof adan ku qasbanyn kelidaada u bixi
FUDEEDKEEDAA KALIDEEDA UBIXISEY YAAKA QASBEY TANKALIDA LOOBIXIYEY WAA WAJI XUN
Waa naag nool 😂
Cajiib weeye😁
asc hossow
Casharka ugu wayn oo laga baranayo waa in aysan dumarku qofka dumarka ah si walba aad uwanaajisid lagama yaabo in ay kuu abaal gudo abaal lahayn horaa loo yiri abaal raaga rag baa leh waa sababta ilaahay SWT uusan raga iyo dumarku usimin.
Asc
Some people they don’t deserve a favor 😄😇😇
bini aadanku abaal maleh
🎉❤
That's crazy 🤪 😳
Asc hows pro
Hadda ka hor naag turkiya oo ninkeedii intay kalideeda ku badbaadisey uu ku jasaaray oo naag kale ka raacay ayaan daawaday
😂😂😂😂tan wey doqon dhaftey😂😂
Hhhh wllhi waa arin qosal badhan mahooyedey miyaa mise waa aabeyhey 😂😂😂
Waxaa laga baran karaa in uu bina aadanka uu yahay daneeste
Naag abaal maleh hada maqasho waa noocaan
Nin abaal maleh waaye ader ha is qaldin hada kahor naag baa ninkeeda oo jiran kali ubixisay markuu caafimaaday kadib buu xumeeyay maxaa kugu dhacay oo isku Badashay Markee tirina kuma Rabo buu dhahay wuuna furay naag kle uu guursaday marka ma nin baa abaal leh iisheeg
biniadam ku badankoda abal malaha qofan hoyada io abaha ahayn ama carurtada keli u bixi wa dacadnima dhafte qofta
Aniga fikirkayga qofta kilida bixisey aad bay udag-dagtay baan qabaa tan 2aad qofka hadaa wax siisid maahan inaa ka sugtid inuu waligii madaxa kugu sito wax hadaa bixinayso si qalbiga kasoo go'dey oo shuruud la'aan ah ubixi aysan ahayn ka fiirso marka hore mida 3aad mamada kilida la siyey way ila saxan tahay waxayna u egtahay qof loo abaal sheganayo mar kasta oo la dhahayo waa aniga kalida kusiiye waxaas isame iyo tan samee...
Gabagabadii waligaa wax ha bixin hadaa abaal shegan doonto, hadii abaal laguu galana abaal laguu galay dartii waligaa naftaada qiimaheda hoos ha udhigin.
666
Ayan ka dhigay
667
❤❤
😂😂
ma fahantay
Waxaa laga barankaraa saxiibkaa caawi laakiin kasoo feker wax naftada qater gelinayana ha sameeyn
waaku macdahay naag eeysan waxbo isku aheyn sey kilideeda usiisay mise kilida micnaheeda ama muhiimadeeda miyeysan aqoon wlhi wllka ku dhashay xitaa inowsan sahal kugu siineyn sheeko goos eey iska bixineyso mey umaleysay😂
War Kan iPhone kiladisa kubadashay baa layaabay waligey nin ka aqli xun ma maqlin
My kidney back 😭😂
Kkkkk istaqfurallh 😂
Gimme my kidney back😂😂😂
Waligey shekadan ma maqlin adunka wax kasta ka filo
Daacadi ma hungowdo
Daacidnimada saa'idka ahi dhibaatay kuu soo jiidi kartaa
Qofnaba ha caawinin😂
Pro first comment 📌 pin
Markeedii horay kalkacayl
La dhilowday
Waraa Naaga wiji malahan kwrn😂😂
😂😂😂badrioni kulahas war maclinka xisaabta ii dhiga xitaa umabixiyeen way dhiman kartaa😂😂😂😂
Moral ku waa inan nafsadada loo hurin cid aan uqalmayn 💔
Ani wain AA kili dedyda so firsha ,ilen dumarka 3 kili aye leyihin la yiri😂Marka halko an ku tahribo wain AA gada
i tadan falin ka fiirso. baa la yiri
Caaw anaa u horeeyo ❤🎉
Waxay ila tahay iney ku saxsantahay ineydacweyso madaama si xun ay ula dhaqantay
Markeey qof waalidkeed iyo wlalakeed eheen ay naf u bixineyso awaleysan jano ku galeynin ee 😂 waa lagu sugay
Waa arin fcn why iyadoo u dhawacan iyada darted ayey si xun ula dhaqantay gabadha kalida bixisay abaalkeda ma gudi karto tan loo bixiyey
Yaab😮
HABARTAAS QABIIDNIMAABA KAMUUQATO EE EDEBDAREY USIISEY NINKEYGABA MASIIYEN
Intaadan falin ka fiirso
Ciwaanka qisadaan markaan arkay waxaa niyeystay in aanan asxaanba sameyn waayo inta abaalka leh ayaaba yar
dadka nocan ah sida hosow wa dad nolosha ku fashilmay waxan u ka sheekaynaayo markan jiray 14 jir baan ka sheekayn jiray isagna isagu jira 37 jir bu youtubka la imaanaya markaasu ku oron talenti baan ku jooga youtubka ma sheekoyinkan qiyaaliga baa talenti ah yaaabka adunka😂🤣😅
Cajiib waaye wlh🤔
Waxa laga baranaya in ilaahey nimcoyin badan noogu deeqey lacag laaan o fre ah oo ay thy inan ku shugrino alx lkn ibnu aadam markasta wixi uu kusiyi uu xisabsanyhy ilahey noma baahiyo binaadam wlhi wa dhib lkn ayadana ma aheyn ineysida ku sameyso qof kalideda u quurey
Faduul bal maxaa kadeeday miyaa la aaminaa dumar
😂😂😂😂 somali miyaa fudayd badanaa naagtu 😂😂