Isbedelka Uu Sameeyay YOUTUBE & Fursadii Ugu Fiicneyd Dadka Bilaabaya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 252

  • @hosowpro
    @hosowpro  Рік тому +117

    Waxaad Coursadeena Kaga Soo Biiri Kartaa Linkgaan courses.hosowpro.com/

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 Рік тому +1

      Xoosow sxb legend aa tahay waa noo faaideysay channelkeyga wuxuu heesta 2.5k hal dhib ayaa jiro oo ah in watch timeka uu hoos u dhaco muqaal ka soo samey mahadsanid

    • @karaaji0790
      @karaaji0790 Рік тому +3

      Sxb waxaan rabaa inaan coursekaan kuso biiro courska ee si fcn ma ugu faahfaahineysaa Sida aan youtube u sameysan lahaa iyo sidii aan account ugu xiran lahaa !!!

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 Рік тому +1

      long time aan ku aha followers waana fiirsadaa waxkasta soo dhigto soo abaal gud xaq uma lihii inaad free iga dhigtid courses ka ????

    • @barbatov288
      @barbatov288 Рік тому

      Hosow sxb UA-cam kaan hada ifuran hadan video so dhigo lgcta anka helo siden kuso baxsada mise course ku sharxe

    • @mohamedkayse1433
      @mohamedkayse1433 Рік тому

      Ilaahay ha ina xafido sxb wan ku taagera walahi

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +76

    Hadii Aad Jaceshahay Rasulkeena Ku Sali SCW Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому +3

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️🤝🤝⚘️⚘️🤲

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 Рік тому +2

      @@kinsharifofficial9175 walal qaali Alx Waan ficanahay adna si lamid ah Baan kuu Rajeyn aan is caawino like iyo subscribe aan isku saarno walal qaali fadlan inshaallah

    • @Feetikaa2515
      @Feetikaa2515 Рік тому

      Scw scw scw

  • @mckaafi7462
    @mckaafi7462 Рік тому +88

    Somali aan u ducayno in illahay siiyo dulqaad ay muqaal ku dhamysataan amiin dhaha 🤲

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +30

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan

    • @kheyrjecel22
      @kheyrjecel22 Рік тому +2

      Wan ku saaray adna ii sooboq channlekeyga

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 Рік тому

      @@kheyrjecel22 inshaallah Waan kuu booqan hada Mahadsanid

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Рік тому +13

    War nio muuqaalku uu igu gaabtay wlhi.xogta aad gudbinayso darteed oo aad aan ugu helay😊
    Mahadsanid dee inder

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @Naamir03
    @Naamir03 Рік тому +28

    Wll Hosow pro Sanadkan Qorshaha Way iigu Jirtaa inan You tube bilaabe, Noosoo Badi Muuqaaladan Oo kale🖤✊

    • @amal-4c3
      @amal-4c3 Рік тому

      Sido kale wlahii😕

    • @Azaldahir
      @Azaldahir Місяць тому

      Ma noqotay😂

  • @queendahabo
    @queendahabo Рік тому +3

    wuuba ii kala kici waayay kistoo niyad jab ayaan ka dareemay hada niyada ayaa iidhistay thanks wan kusoo laabanaah insh alaah

    • @muniir3654
      @muniir3654 Рік тому

      abyo anaa kaa iibsanaya youtube ka,4k watch time hours ma gaartay

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy Рік тому +1

    The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Рік тому +16

    Hosow wa qofka kaliya e update sAx ah ee runti waxa muhiimka ah naga daba geeya waxa aad ka mid tahy dadka igu dhaliyay in aad noqdo youtuber lkn finally alx wan noqday inkastona wakhti badan anan u ahyn hada
    Lkn I wish in aad xooga sara
    Thanks you ✊🤝 pig respect hosow from jarkaga Luxembourg

  • @elminasibb
    @elminasibb Рік тому +2

    Mahadsanid mudane
    Si fudud oo faahfaahsan oo qof kasta uu fahmi karo ayaa noogu faa’ideysay
    Mar kale Mahadsanid

  • @mgurey11
    @mgurey11 Рік тому +12

    Waligey waxaan jeclaa inaan wax soo gudbiyo, oo dadka wax u sheego.
    Lkn mar kasta mabilaabi kartid oo waxbaa kaa dhiman ayaa maskaxda iiga jiray.
    Balse alx sanadkaan ayaan bilaabay inkasta oo aan ku cusbahay hadane inta aan ka faa'iiday muuqaalada aan soo gudbiyay.

    • @Cadceed-editor
      @Cadceed-editor Рік тому +1

      Nio 148 subscribe ayaad haysataa masha Allah kaliya video inaan Soo dhigdo

    • @mgurey11
      @mgurey11 Рік тому

      Sxb waan soo dhigaa oo dhaqaalaha iyo arimaha la xiriira ayaan xooga ku saaraa

    • @ducoofficial
      @ducoofficial Рік тому

      @@mgurey11 wll gurey alle hakugu guuleeyo

  • @Fanprojstudio1367
    @Fanprojstudio1367 Рік тому +8

    Mahadsanid brother hosow keep going incha allah waa kafaideysa doona 🙂

  • @ismaciilsaciid1694
    @ismaciilsaciid1694 Рік тому +5

    Inta nabiga jecel like Sara

  • @ahmeddaauudchanel3949
    @ahmeddaauudchanel3949 Рік тому +3

    Hore haloo socdo dhalinyaro, yaan laisdhiibin🌹👏

  • @nayifgaming2004
    @nayifgaming2004 Рік тому +4

    Haa wa runta oo 2 weeks kalia youtube isticmalayay 515 subs na wan garay ❤️

  • @Abwaan_Qarayare
    @Abwaan_Qarayare Рік тому +7

    Mahadsanid brother, waxaan rabaa UA-cam channel in aan bilaabo sannadkaan 2023, topics ay ka mid yihiin aqoonta iyo waxbarashada, ganacsiga iyo fahanka maaliyada, horumarinta nafta iyo dhismaha kartida qofnimo ayaan doonayaa in aan soo bandhigo idanka Alle...

    • @garaadmedia1
      @garaadmedia1 Рік тому +1

      29k iibaan kuu hayaa $500

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🤝⚘️⚘️⚘️

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому

    Mahadsanid as a young upcoming UA-camr wax badan ba kaafaiday saaxib. ❤️

  • @ayanomar5924
    @ayanomar5924 Рік тому

    Walhi waan ubahanahy wallky qaliga ah shukran

  • @ksuheip761
    @ksuheip761 Рік тому +1

    Thanks wll horamara wacan nagacan qabao 💔👍💯💔 Hosow pro 💔💯

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @24hours10
    @24hours10 Рік тому +5

    MAHADSANID WALAAL "HOSOW PRO" WAA MID KAMIDA MACLUUMAADKA AAN UGU JECLAHAY EE AAD NALA WADAAGTO.❤❤❤❤From SOMALI FUNNY 😅🤣

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому +1

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🤝🤝❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️⚘️🤲

  • @hodanarab7746
    @hodanarab7746 Рік тому

    Hosow pro is the best useful youtuber!

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @Flamingo-Media
    @Flamingo-Media Рік тому +1

    Thanks shaqo wacan samaysay inaan ia caawisaan jeclaan lahaa bro

  • @mohamedgurey3056
    @mohamedgurey3056 Рік тому

    Howsow lacagta naka dhaaf bro 1m I.a guurajenaa

  • @Izmail_Moha
    @Izmail_Moha Рік тому +2

    Zxp hosow pro waxaan kaa codsanayaa inaad mawduuc ka samaysid qaabka codkaaga copyright logu xirto

  • @funnyvideos-oz9gv
    @funnyvideos-oz9gv Рік тому +1

    Waa muuqal faido leh

  • @daacadboy1
    @daacadboy1 Рік тому +1

    الله ❤❤❤❤❤❤

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 Рік тому

    Walal wad mahasnthy thank you so much✅✅❤️❤️👌👌👌

  • @dheymancadey
    @dheymancadey Рік тому

    Masha Allah tabaraka Allah sida aad Noo fahamsiisay

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +1

    Keeps goings my brothers hosow between differents UA-cam 💘💯😆😀

  • @moasset
    @moasset Рік тому +2

    Wll mahadsanidiin 40 subs 🙏

  • @samaalemedai324
    @samaalemedai324 Рік тому +1

    Mahadsanid walal
    Subscribe thing waa muhiim saxiib

  • @nihaal2527
    @nihaal2527 Рік тому +1

    Maasha allaah waa waxlagu farxo thanks

  • @StareexOfficial
    @StareexOfficial Рік тому +1

    Anaa diyaa u ah plz iisheg hosow icaawi

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 Рік тому

    Masha alaah aadbad umahadsanyahy wiiilkego guuuleso

  • @queen_luusha
    @queen_luusha Рік тому +2

    waxan ahey qofku ugu horeye pin 📌 waxan Raba 10.k bas🥺🥺🥺🥺

  • @heeso586
    @heeso586 Рік тому +2

    Asc wll hasow pro sida UA-cam dhamaystiran loo sameeyo maa noo soo samaysid

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Рік тому

    The best youtuber🫡🥶🫶Hossow pro👍♥️🙏

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Рік тому

    I.n nigaa bilaabaya sanadkaan, i.n allah guul wacan

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @maanoali1640
    @maanoali1640 Рік тому +2

    Asc hasow thanks lkn suaal ayan qabaa waxana jeclahay inaad iiga soo jawaabi doonta because UA-cam ayaa ii so direy furo UA-cam oo magaceyga ku qoran lkn ma fahmin ee mxey tahay jawaabtaada waa ii muhiim please

  • @drkafiask7782
    @drkafiask7782 Рік тому +1

    Mahadsanid wll

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 Рік тому +5

    Yaa waalan oo 100$ kaa siinaayo hal course cayaar ku jirtaa wlhi

    • @MssNajuu-
      @MssNajuu- 4 місяці тому

      Abaayo ma 100 dollar ayuu sinaya course tii❤

  • @shotiphonememe1000
    @shotiphonememe1000 Рік тому +2

    Sxp wlhi Wankaa sugaayay inaaa so sameso News ka youtube Wana Lasocotaaa🥰😇

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
    @SOOMAALI_ENTERTAINMENT Рік тому +5

    Sida Adsense loogu xidho UA-cam muuqaal kasoo diyaari

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 Рік тому

    Sifiican baad Noo update garaysay Wll thanks

  • @abdirazhiidabyan7980
    @abdirazhiidabyan7980 Рік тому

    Mahadsanid zxb osman

  • @islarsheeko127
    @islarsheeko127 Рік тому

    Oo kaygu muxuu uu socon la,aayahay

  • @CeeblaCuud
    @CeeblaCuud Рік тому +1

    Brother horta thanks. Ma noo sheegi kartaa inta laga rpm laga helo views from Somalia? Lacag fiican ma ku jirtaa?

  • @arimahabulshada5406
    @arimahabulshada5406 Рік тому

    Anaa u baahan inaan sameysto UA-cam balse aqbada jirto. Ayaa Somalia ayaan joogaa

  • @MohanizShow
    @MohanizShow Рік тому +4

    Mhtsanid waa video muhiim noo ah
    View badan waa iska dareemay wayo dhOwan ayaan ku soo biiray Youtabe waxa dadaal ah badan man siin hadana waxa arKay aniga oo sifudud views bdn Ku hdlayaha markasan toos ugu so biiray

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +5

    Insha Allah waxaan rajaynyaa in aan Muuqaalo tayo leh soo Kordhino
    Insha allah

  • @dhaashane1
    @dhaashane1 Рік тому +6

    Laakiin WLL waxaan shaki ka qabay in loo baahan yahay qof Dibada jooga OO aad u dhiibato channel kaaga , sidaas ayaan iskaga daayey anigu , arinkaas na dad baa iga dhaadhiciyay ugulana taliyey in aan Iska joojiyo UA-cam.

    • @MSR_TV1
      @MSR_TV1 Рік тому +3

      May sxb qof dibada looma baahna ilaa inta aad ka gaadhayso 1k subscribe iyo 4k hrs

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 Рік тому +1

    Aad baad umahadsantahay walaal waxaa jirto hooyo kunool muqdisho oo caruurbada lagu dayacay oo ubaahan caawinaad ayadoo ooyneyso leh caruurteyda mashaqeeyo iska keen amo tel aan kaadamsanaa ooyiri ninki furay caawi mana aqaano balse as a mum weey idhibtay oohinteeda

  • @omarabdirahman8056
    @omarabdirahman8056 Рік тому +2

    Brother wlhy ilahay dartii ayan kuu jeclahay sobadi video yada nocana

  • @nehalnura
    @nehalnura Рік тому

    Shukran walalkey waxa badan ka faiday

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @XaniifaXaajiCali
    @XaniifaXaajiCali 8 днів тому

    hosow wllo waxn maba shaqeyane mxa ka si ah copy right na wad ku xirtee

  • @Abdalla774
    @Abdalla774 Рік тому +2

    Hosow pro ❤✌

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Рік тому

    Wll muuqaal kasoo samee sida aad UA-cam kaaga u kobcin karto.

  • @juunijawaan
    @juunijawaan Рік тому

    Sax waaye walal aniga xataa intaasaa kunacay shorts ka muuqaalada igadhaxgalaayo hadaa bilaawaa insha allah waad mahadsantahay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Рік тому

    Salaam walaalayaal soo dhowaada

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Рік тому

    Irsaqad an youtube ahayn alaha isiyo waligay kuma fikirin sacadan anwax qorayo wa 3:31 geska afrika dhafar yacni

  • @xikambigfunofficial
    @xikambigfunofficial Рік тому

    Zxp aniga UA-cam keyga haddii laraadiyo lamahelaayo waayo aniga oo kaliya lee arkaayo zxp ciladaas sidee looxalin karaa zxp plz middaas iga caawi plz zxp

  • @liibenzaniofficial
    @liibenzaniofficial Рік тому

    Well done

  • @Fatima-to4un
    @Fatima-to4un Рік тому +2

    Mashallah 👍👍👍

  • @mahamedabdi5937
    @mahamedabdi5937 Рік тому

    Waxad noso shegta ustad sida an waxyabahan dhan uu qofku uu samaynlaha

  • @Muntarifootball
    @Muntarifootball Рік тому

    Wll mcn Hosow Muuqal ka soo sameey Please 《reused content》
    Waan fahmi la ahy wax laga wadee

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Рік тому +1

    Sxb hoosoiw xaasid ma tihid sida dadka qaàrkood ,waayo kuuma quuraan inaad wax kuu kordhaan,oo lama wadaagaa dadka rajo ka qaba ineey meel wax Laga heli karo ay la wadaagaa bulshada kale ee xiiseeysa ineey furtaan UA-cam

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 Рік тому

    Waxaan ahay you tube cusub waxaana Ku raja waynaaday inaan Guulaysta

  • @touropiarelaxs8821
    @touropiarelaxs8821 Рік тому +1

    Ctr Avd ma aabaaa sxp

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Рік тому

    Kabaro cunto fudud channel ka ❤💗💖💙🧡🧡🧡🧡💙💙💖💖💖💙💙🧡🧡🍇🍇🪴🍇🍇🍇🧡💙💙💖💖🍁🍁❤❤💗💗🌳💖

  • @baroibar
    @baroibar Рік тому

    Wllo maxa kuhelaya hadad gabar walasha ah ad qoralkeda aragto course wan iska bixinaya ijawab un wllo whatup qorala kudhigay magacayva w nadai

  • @MahamedAlicumar
    @MahamedAlicumar 10 місяців тому

    Linke maa shaqanyo inan ku soo xirabye

  • @ahmedwarfaa2737
    @ahmedwarfaa2737 Рік тому

    #Sxb waan kusalaamay waana kutaageeraa telka ma arki inaan kula soo xiriirana waan rabaa oo aan ku soo biiro ardaydaada

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Рік тому

    Mahadsanid Ustaad Hosow

    • @axmedtayga123
      @axmedtayga123 Рік тому

      Alan kuku dharshe adhafin ado subceriber iso dhaha mahane😢😢😢

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Рік тому +1

    walalo xageen kaala xidhiidha plz

  • @Safaabdilaahi-r5c
    @Safaabdilaahi-r5c 9 місяців тому

    Thanks

  • @Mmr728
    @Mmr728 2 місяці тому

    UA-cam aad hore u lahyd ma isticmali karta mana ka samayn karta lacag

  • @yrrufufyig
    @yrrufufyig Рік тому

    Tnx

  • @bilanbarwaqonline8220
    @bilanbarwaqonline8220 Рік тому

    Asc walal xageen kalasoo xiirira aniiga ayaaraba inaan youtube. Furto ee

  • @guledabdicasis8282
    @guledabdicasis8282 Рік тому

    Mahaad sanid Brother Hosow pro 🫵
    Waxad thy shaqso wanaago biyo dhigay video kasta so dhigtid intaso dhalin yaro ah aya wax ka fa id marka waxan kuleyahy. Hooray usoco bro

  • @jiyoo4207
    @jiyoo4207 Рік тому

    Hadey macqul tahay sida iPhone ka looga furto UA-cam channel please

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому

    735.78 yuurow meeqaa ah waaye Doolar ahaan walaalkay

  • @sadikfarah8381
    @sadikfarah8381 Рік тому

    Muuqaal qurux badan

  • @MOHNALTEofficiai
    @MOHNALTEofficiai 11 місяців тому

    Asc zxb waan ku sakame✔🙏✅

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 Рік тому

    Walaalo maxan sheegaya hadan UA-cam noqdo waa suale ?

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Рік тому

    Thanks brother

  • @ibramoha1674
    @ibramoha1674 Рік тому +1

    Plz osmaan youtup lake sameso wana kucawina tnks

  • @alibinali20
    @alibinali20 Рік тому

    Thanks a lot bro

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Рік тому

    Shukran

  • @loolymohamed4507
    @loolymohamed4507 Рік тому

    Wll kasoo hadal aden syed plz voidaw kasata waan kuu sooqoraa ee kasoo hadal

  • @Carabmedia2022
    @Carabmedia2022 Рік тому

    Ustaad, Aad baad ugu mahadsan tahay warbixinta aad nala soo wadaagtay, balse waxaa is waydiin mudan, 1000 Subcribers iyo sidoo kale 4k watch hours ma waxbaa laga baddelay??????

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish Рік тому

    Wll hada rabaa inaan furto tnks wl

  • @Ardaaabdi1
    @Ardaaabdi1 Рік тому

    Mahadsanid #Hosow Pro sxp waxaad kasoo hadashaa reused content

  • @SONIC_pubgmobile1
    @SONIC_pubgmobile1 Рік тому

    Sxp shorts lacgt malga sameya

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Рік тому +1

    Sxb telfka inuu iga jaban yahay aan umaleeyey markaan muqaalkaan daawaday, waa iga nixisay muqaalka sxb sidaan ka beddel haddii kale qof walba uu wadnaha istaago adaa ka masuul ah hehehe

  • @tatamo2023
    @tatamo2023 Рік тому

    Sxb UA-cam shorts nio Soo Samee sxp

  • @deeqoxusein9234
    @deeqoxusein9234 Рік тому

    Wllo plz gabadha somaliyeed canad lagu dilay kaso hadal wll 🙏🥺

  • @SacdiyoSaafi-n3r
    @SacdiyoSaafi-n3r 7 місяців тому

    Qof igu cawiya rabah UA-cam 😭

  • @NasraDiiriye-te7wb
    @NasraDiiriye-te7wb 6 місяців тому

    Asc walaao youtube wan ku cusubahay icawi

  • @funpreme624
    @funpreme624 Рік тому

    Wll waxaan kaa codsanaa videowga xigo inaa Ka soo hadasho 4'0000 saacad ee sharuuda UA-cam ka please

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka Рік тому

    Mahadsanid walaal