Yaan Lagaga Hormarin - Baro Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024 (High Income Skills 2024)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 тра 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/YWI2AZ7FI5TNG1
    Yaan Lagaga Hormarin - Baro Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024 (High Income Skills 2024)
    Wesbites-ka aan kusheegay muuqaalka:
    ► Khan Academy: www.khanacademy.org/
    ► Alison: www.alison.com
    ► Skillshare: www.skillshare.com
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 121

  • @AhmedMohamedabdi-yj1cg
    @AhmedMohamedabdi-yj1cg 2 місяці тому +61

    Qofkii ugu horeeyay ee daawada pls like iisaar😂

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому +5

      Mahadsanid walaal, Guuleeyso

    • @maxamudsalax
      @maxamudsalax 21 годину тому

      Nh​@@Omarroshid

    • @maxamudsalax
      @maxamudsalax 21 годину тому

      ​@@Omarroshidbarashada carabiga

  • @user-zp4jb8fr9t
    @user-zp4jb8fr9t 2 місяці тому +23

    Muuqaalka oo kooban sxpyaal:
    1:Video editing
    2:luqad
    3:graphic design
    4:social media marketing
    5:content creation
    6:artifical intelligence

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 2 місяці тому +18

    4 sano ka hor ayaan qalin jabiyay, inta badana waan shaqeeyaa 2020-kii kadib Mushaar ayaanan qaataa, laakiin illaa hadda wax hormara ma samaynin, hadda ayaansan go'aansaday inaan guumaysiga bisha dhamadkeeda wax lasugo inaan ka baxo Ilaahay hayla garab qabto..
    Mahadsanid sxb

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 2 місяці тому

      Zxp iso QawO Aan is kaalmeysanee

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. 2 місяці тому +11

    KU SALI NABIGA SALALAHU CALAYHI WASALAM❤❤

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 2 місяці тому

      عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍

  • @user-ih6sh1zt5k
    @user-ih6sh1zt5k 2 місяці тому +6

    Iam multi language eng+arabic
    Xirfadaydu waa qoraalka iyo marketing wax ka aqaana video aditing hada baranya soo duceya m.a wiilasha somaliyrx garab bad utay runahanrii hore usoco pro 🎉❤❤❤

  • @user-oh9pc7cl5k
    @user-oh9pc7cl5k 2 місяці тому +7

    I'm webdeveloper full stack👊

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150 2 місяці тому +5

    Mahadsanid Omar Roshid waa inta aad sheegtay Xirfad la'aan waa hula aan. alx anigu waxaan leeyahay sadex Xirfadood.
    1:Web design
    2"Graphic Design
    iyo Digital Marketing dhamana waxaan ku bartay Onlline.
    Dhalinyaro hala daadlo oo xirfadaha xooga hala saaro

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 2 місяці тому

      Zxp iso QawO Ani video editing iO Graphic design ban wadaa waana kuwareeray talooyin ubaahanahay

    • @mohamoudabshir4139
      @mohamoudabshir4139 Місяць тому

      Sxb Axmed samatar halke kasoo qabtaa legend howlo badan kaarabaye.

    • @cabdishakuur74
      @cabdishakuur74 Місяць тому

      Mabaratey hada lpx​@@kingmudu9773

  • @amir_sports47
    @amir_sports47 2 місяці тому +9

    Video editing 🎉

  • @NuuxNaasiri698
    @NuuxNaasiri698 2 місяці тому +10

    Vedio editor + content creater I.a guuul

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 2 місяці тому +1

    Mahadsanid❤

  • @IbrahimMayoow
    @IbrahimMayoow 16 днів тому

    Thanks

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 2 місяці тому

    Thank you pro

  • @Noormultimedia1
    @Noormultimedia1 2 місяці тому +3

    Waxaan ahay video editor photography iyo graphics design waxana ku jiraa mudo 2sano ah Waxaana ahay content creator ciddi rabto hails soo xiriiro

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 2 місяці тому +4

    Content aad soo Gudbiso ayaa igu sababay inaa Tiro wax badan Salama ugaas stay tuned

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Mahadsanid walaal, Guuleeyso.

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 2 місяці тому +2

    M.a sxb keep going🎉🎉

  • @user-cp7ni7jv1s
    @user-cp7ni7jv1s 12 днів тому

    Alhamdulillah waxaan ku hadlaa 3 luuqadood oo ah
    Spanish
    English
    Somali 🎉
    Talow shaqo ma helaya ,allahu aclam 😮

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  12 днів тому

      Haa waad Ku helaysaa shaqo, Alle talo saaro raadi shaqooyin ka

  • @ibrahimafrica4879
    @ibrahimafrica4879 2 місяці тому +1

    Thanks teacher

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 2 місяці тому +6

    Xirfadaha waa muhiim ee dhalinyaro waqti u hura inaad xirfad barataaan.

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому +1

      Waa xaqiiqo midaas walaal.

  • @maxamedneres8
    @maxamedneres8 Місяць тому

    Big man omar

  • @user-bj4fw4nk8s
    @user-bj4fw4nk8s 2 місяці тому +3

    Anigu waxaan jecelahay xirfadaha intarntkaa lkn wax walba waa fududeyta alle

  • @Aadan_macruuf
    @Aadan_macruuf 2 місяці тому +2

    Ustd wllo,
    Shaqo la 'aan ayaa jirta ,
    Carabiga
    English
    Wn garanayaaaa ,hadane shaqo Lama haaya,
    Talada caawa aan kaadhageystay ,waxaa isiiyay mclin ibara computer ayaa waxa uu ugu yidhi skillska baro❤❤❤
    Mahadsanid ustad

  • @Musdha
    @Musdha 2 місяці тому +1

    Sxb xirfada aan baarto ii sheeg aaan ku dadaalo. Ilaa heer ka gaaro❤❤❤❤

  • @Isse_Recap
    @Isse_Recap 2 місяці тому

    Video Editing🎉 i soo booqo si aad ii qiimeyso 👍🙌

  • @MuuseGeedi-kd9ku
    @MuuseGeedi-kd9ku 2 місяці тому +2

    Camera man weriye editing darawal iyo xirfada kale ayan leyahay la yaabkuse wuxu yahay in an ku shaqeysan cilmigii kharashka iyo waqtiga ugu badan iiga baxay ee walidkay igu daaleen somalay xirfada xooga saara.

  • @QOLOFEY_8
    @QOLOFEY_8 2 місяці тому +2

    Thanks wllka❤

  • @Lovow
    @Lovow 2 місяці тому

    Waa muuqaal wax ka badali karo nolosha dhalinyarada

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 2 місяці тому

    Guuleyso bro Dhalinyarada hadaa Nahay dhiirogalin Wayn baa noo haysaaye❤👏

  • @CandiqadarCabdullahi
    @CandiqadarCabdullahi 2 місяці тому +3

    Waxaan aqanaa english sxb

  • @faqiirkibirzan7528
    @faqiirkibirzan7528 2 місяці тому

    Marketing

  • @user-farsamo
    @user-farsamo 2 місяці тому +3

    VIDEO EDITING

  • @AbdinasirMurqo-vb7lv
    @AbdinasirMurqo-vb7lv 2 місяці тому

    Intan kugu xirmey faaido yin baddan baa ka fa idey alle wax khayr hkuugu bedelo

  • @Zeki777
    @Zeki777 2 місяці тому

    Zxp kasoo hadal sida loosameeyo sheekooyinka ciyaalka

  • @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey
    @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey Місяць тому

    Only forex trading and cryptocurrency

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w 2 місяці тому +1

    Ustad please Facebook page kaso hadal sida lo xaliyo location ka.

  • @hasaniidle4256
    @hasaniidle4256 2 місяці тому

    Video editing and website

  • @mubaric-maax
    @mubaric-maax 2 місяці тому +4

    Sxib Ila so xiriir wanku dadwadaye zxp youtube imkan furtaye

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Instagram igasoo qaboo walaal.

  • @sacadfuaad8273
    @sacadfuaad8273 2 місяці тому +1

    Graphic design ayan xirfad uleeyahay

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 2 місяці тому

      Zxp Ani HdaN bartay meel Aan wx kabilaabo la'sanahay iso QawO

  • @sankaofficial4622
    @sankaofficial4622 2 місяці тому

    Zxp meel lagala so xidhidho ma leeday

  • @abounirmin152
    @abounirmin152 2 місяці тому

    Sxp link mashaqeynayo

  • @ozcarkhadar2798
    @ozcarkhadar2798 2 місяці тому +2

    Taliye waxan joga ethiopia 🇪🇹 maka shaqeeyaa Google adsanse ayaa taliye hadji aadka shakeeyo video kasoo samee

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Haa wuka shaqeeyaa walaal.

  • @zakariyemohamed143
    @zakariyemohamed143 Місяць тому

    XIRFADAHAN IYAGOO OFFLINE AH MAANA LA HELIN HORTA 6:56 😢

  • @maxamedmaxamud1622
    @maxamedmaxamud1622 2 місяці тому

    Sxb wxa nosoo galisa qabka tiktoka vedio quizka loosameyo waa iga codsi wall qali

  • @updalla5396
    @updalla5396 2 місяці тому

    Zhp vedio ka soo samee youtube qabka loo samaysto adigo sharaxaya anan wax kale ku darayn

  • @ZALMANCHANNEL1
    @ZALMANCHANNEL1 Місяць тому

    Pro programming ka so hadal

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 2 місяці тому +1

    Sxp dadka channelka ku xidhan dhan walba waa ka dhistay sida lacag loo sameeyo waa bartay kii seexanaya iyo kii hdda bilaabaya ee waxa ugu mihiimsan youtube waa themnail ee muuqaal ka soo samee sida lo sameyo

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Mahadsanid walaal, insha allah waansoo sameeyn muuqaalkaas.

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale 2 місяці тому

    I'm UA-camR🎉❤

  • @Maxamed-cx8zk
    @Maxamed-cx8zk Місяць тому

    Koronto

  • @cabdiraxmaancabdulqaadir2787
    @cabdiraxmaancabdulqaadir2787 2 місяці тому

    Sxbayaal wxn atkay soomali badan oo tidhaahda dropshipping somalia kama shaqreyo aniga dropshipping ayaan bartay waa xirfad aaad iyo aad ufvn wllhi ee barta

  • @MQayrFelisto114
    @MQayrFelisto114 2 місяці тому +1

    Xifrd ma lihi sekubrta

  • @user-zz9ik6dc3c
    @user-zz9ik6dc3c Місяць тому

    Video editing

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 2 місяці тому

    *adope ama cpct free ah qaabkee kuhalaya crack sxb thnks*

  • @SOOYAALKAXIKMADAHA-fu9bw
    @SOOYAALKAXIKMADAHA-fu9bw 2 місяці тому +2

    Waxa aan aqaanaa xirfada video editing

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 2 місяці тому

      Zxp iso QawO Aan is kaalmeysanee

  • @user-ff8kg7yv5r
    @user-ff8kg7yv5r 2 місяці тому

    please koorso kasooo samee google my business

  • @Cabdishakuur12783
    @Cabdishakuur12783 2 місяці тому

    Video editing ayaa aqaana

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics. 2 місяці тому

    graphic designer & social media marketer ayaan ahay alx.

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      M.a halkaas kasii wad walaal

    • @smartgraphics.
      @smartgraphics. 2 місяці тому

      @@Omarroshid waad mahadsan tahay walaal Omar Rashid

  • @Aadan_macruuf
    @Aadan_macruuf 2 місяці тому +1

    Waxa naciilay waa xirfad darada😂😂😂.

  • @boyin448
    @boyin448 2 місяці тому

    Shaqo laan ayaan ahy eee mahii haydaaa

    • @user-xc2cz6hi2r
      @user-xc2cz6hi2r Місяць тому

      Shaqo miyad u baahantahy wlalka xageed joogta

  • @Adkavic
    @Adkavic 2 місяці тому

    Ustad wxa ku weydina muqal sameyaha asiga miya so dubanayo video mase video ko kenay aye tahay shaqadisa in u habeyo un

  • @1XBETSERVICE1
    @1XBETSERVICE1 2 місяці тому +1

    Designer ayaan ahay alx

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      M.a waa xirfad qiimo badan halkaas kasii wad.

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 2 місяці тому

      Ani Hdan bartay iso QawO

  • @Maxamuudcarab1
    @Maxamuudcarab1 2 місяці тому

    Veido editing

  • @AboBoris
    @AboBoris 2 місяці тому +1

    Soo sameey sida loola xariiro

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Hyeh walaal mahadsanid

  • @user-vc2sp5uw9b
    @user-vc2sp5uw9b 2 місяці тому +1

    Wll ila tali alle Haka farxiye

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Walaal xirfadahn mid baro.

  • @user-nv8lc2hm7j
    @user-nv8lc2hm7j Місяць тому

    UA-cam

  • @user-vq8mr5ez5u
    @user-vq8mr5ez5u 2 місяці тому +1

    Wll digital marketing ayaan baranoya pls ma'igacanqaban kartaa wll

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Walaal online ka ayaad ka baran kartaa

  • @JEEGOOFFICIAL
    @JEEGOOFFICIAL Місяць тому

    Forex trading

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 2 місяці тому +2

    Tiktik shop vedio ka soo hadal ustaadi sida account loo sameysto 🙏😥

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому +1

      Hyeh walaal mahadsanid

    • @hassancr7839
      @hassancr7839 2 місяці тому

      ​@@Omarroshidplz ka soo samey ustaadi

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar0 2 місяці тому

    Udemy casho gaadhaya 1300 cashar ayaan ka haystaa oo ka bartaa kolba xirfad

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 2 місяці тому

    Dawarle malintii $50 alx

  • @Shamuure.......12601
    @Shamuure.......12601 2 місяці тому

    Waxan leyahay UA-cam 80k ma lay gadhsiin karaa wlll

    • @siciidduglas1772
      @siciidduglas1772 2 місяці тому +1

      Magacaaga horta isticmaal

    • @Shamuure.......12601
      @Shamuure.......12601 2 місяці тому

      @@siciidduglas1772 wan is ticmala sxp kan maha wa ku kale in lay garab qabto donaya

  • @Maryamahashi1234
    @Maryamahashi1234 2 місяці тому +1

    Anigo gabar ah xirfad nooce baran karaa?
    Intee ka baran kara
    Free miya
    Iga caawiya kaliya intas

    • @iqrociise1629
      @iqrociise1629 2 місяці тому

      Abyo video editing baro ama xirfada gacanta ❤

    • @Maryamahashi1234
      @Maryamahashi1234 2 місяці тому

      @@iqrociise1629 vedio editing Wan aqana cabcutka lkn side kuso bandhiga maxase u isticmala

  • @najkafilms718
    @najkafilms718 2 місяці тому +3

    Sxp instagram kaala soohadalnee maa.naso jawaabid?😢

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Mxaa kugu qoran walaal.

  • @SOOYAALKAXIKMADAHA-fu9bw
    @SOOYAALKAXIKMADAHA-fu9bw 2 місяці тому +1

    Waxa aan aqaanaa xirfada video editing

  • @SOOYAALKAXIKMADAHA-fu9bw
    @SOOYAALKAXIKMADAHA-fu9bw 2 місяці тому +1

    Waxa aan aqaanaa xirfada video editing

    • @Omarroshid
      @Omarroshid  2 місяці тому

      Waa xirfad qiimo badan sii xooji oo muuji talent gaaga.

    • @user-ye9ic1yv1i
      @user-ye9ic1yv1i Місяць тому

      Zxp Ana ubahan ilasoxidiidh